Indha Deeraley Waxay Aheyd Hindiyad Wareysi-Fanaankii Rashiid Bullo Q. 2aad & Xuseen C. Deeqsi

  Рет қаралды 25,564

War iyo Wacaal

War iyo Wacaal

Күн бұрын

This channel uploads an entertainment interview from Somali singers, Documentaries for Somali Issues like environmental problems, civic educations, interviews from politicians, panel discussions for social issues, Songs, culture, sometimes informative and awareness programs and etc.

Пікірлер: 20
@farhanshuuriye5060
@farhanshuuriye5060 Жыл бұрын
Rashiid Balluu Ibraahim, fanaan farshaxan ahaa, ALLA u naxariisto.
@AbdikariinAli-t2y
@AbdikariinAli-t2y 3 ай бұрын
Guryo cajiib ayu ahaa abwaan maekiiba saara halkeesa❤
@MohamedHassan-nw4yo
@MohamedHassan-nw4yo 4 жыл бұрын
Allahow kuu Naxariisu .Reer magaal ehlu Sharaf
@hudafuture1330
@hudafuture1330 3 жыл бұрын
Rashiid bullo ibrahim ilahow kuu naxariiso indha deeralley
@barremusse1464
@barremusse1464 5 ай бұрын
Wariyuhu professional ma ahan hadalka meela Cajiib ah ayuu ka dhex gelayaa
@mohamedcaatif6757
@mohamedcaatif6757 4 жыл бұрын
Allah yarxama ilaahow unaxariiso oo udanbi dhaaf.
@maxbuubyare6791
@maxbuubyare6791 5 жыл бұрын
Alla heesta idaalisey sow bullo ayaa sameeyay indhodeeraley 💕💕💕
@somalilandtayda3765
@somalilandtayda3765 5 жыл бұрын
Huryo ayaa sameeyay ee laxankuu sameeyay Rashid hullo ilaahay ha u wada naxariisto maxamed cumar huryo, Rashid bullo(baulu) iyo Hussein yusuf tarabi oo qaaday
@azizderia5698
@azizderia5698 Жыл бұрын
Huuryo ayaa sameeyey ee laxankuu saaray
@Siciid-m2k
@Siciid-m2k Жыл бұрын
Rashiid baluu Laxanka ayuu lahaa. Huryo ayaa sameeyay ereyada
@mohakuule4396
@mohakuule4396 4 жыл бұрын
anoo ooya bu yiri allha unxriiste fnnku🤩 allow jndii ku gee
@cqanioomaar4489
@cqanioomaar4489 3 жыл бұрын
♥️ Rashiid Balluuu ♥️
@abdirahimabdi6748
@abdirahimabdi6748 5 жыл бұрын
Ilahw u naxariiso
@qudhanjomedia
@qudhanjomedia 2 ай бұрын
❤❤❤❤❤❤❤
@invisiblehandsmaliby3266
@invisiblehandsmaliby3266 5 жыл бұрын
Mashallah Somaliland
@engmustafahassan3945
@engmustafahassan3945 3 жыл бұрын
Markaad socodka damacdee Deganida talaabada Miisaanka lagu daray Laafyaha la daawado Dadku waxey yiraahdaan Mey daarin ciidee Deymada xishoodkaa Markaad luqanta dadabtaa Kolba leygu didayaaa Oo leeyga darayaaa Indha deeraaaleey Dumar ugu fil rooneey Dayax shan iyo tobanaay Dahab lagu mataaleey Da'da todoba toban Gugan loogu darayaay
@fayomar9684
@fayomar9684 2 жыл бұрын
masha Allaha 👌👌👌👌👌👌🤣🤣🤣👍👍👍👍👍
@cqanioomaar4489
@cqanioomaar4489 3 жыл бұрын
اللهم ارحمه واغفر له
@asmaahmed5010
@asmaahmed5010 Жыл бұрын
Allow u naxriisto 😢
@yaasiinaburas8110
@yaasiinaburas8110 Жыл бұрын
Bulo.....bula.xaar...bulbul... Qof...tuulo..nagac...sarbeeb...?..To raadyow hargeysa
XIDIGAHA SNTV & FANAANADA MARYAN RUUN 08 01 2016
1:00:33
Somali National Television
Рет қаралды 4,3 М.
Running With Bigger And Bigger Lunchlys
00:18
MrBeast
Рет қаралды 136 МЛН
哈哈大家为了进去也是想尽办法!#火影忍者 #佐助 #家庭
00:33
火影忍者一家
Рет қаралды 125 МЛН
ТИПИЧНОЕ ПОВЕДЕНИЕ МАМЫ
00:21
SIDELNIKOVVV
Рет қаралды 1,4 МЛН
TAARIIKHDA FANEED EE MARXUUM RASHIID BULLO IBRAAHIM
1:03:03
MMC MEDIA
Рет қаралды 14 М.
Aaska Qaran oo Loo Sameeyay Marxuun Rashiid Bulo
6:48
Muliyo Media
Рет қаралды 3,2 М.
Taariikh La soo Maray iyo socdaalkii RW Cali Khaliif Galeeyr ee Roma 2000
1:09:50
Wareysi BBC Marxuum Rashiid Bullo Ibraahim
11:47
Mohamed Abdulaahi Farah
Рет қаралды 36 М.
RASHIID BULO HEESTI HAWEEYA MMC QAWL
9:55
mustafe macalin caydiid muuse
Рет қаралды 11 М.