Laxanka Beerdilaacshe hadii uu Kabanka Saalax Q. Naaji u garaacay oo erayada xidhiidh weyn ka dhexeeyo wxan u maleyn in isla isagu kabanka uu garaacayo. Se qofkan ay xaga dhexe ku sheegayso ee Sabriye iyo jabiye u kala saari waayey inuu tumayo ayaan maleyn . Se lkn Sulub gabadhan uu sidaas oo dhan ugu cataabayey magaceeda ma la sheegay "Hadii dadku ayaamo tirsado ,aniga aragagaago ayay ii tahay " Waa jacayl halkii ugu dembeysay oo ka noqod lahayn. Markale : hadey maqan thy oo magaceeda la sheego cuntada uu cunaayo wey u macaan thy " Waa cajaa'ibaadka Heeska qaraamka ku jira. Sharfanid walal " Khabiir Qaraami " nin aan aad ugu bogay baad thy oo sioi wacan Channelkiisa ula socda , wakhtigayga 7 hours halkan baan ku qaataa
@khabiirqaraam7935 Жыл бұрын
Kabanka Waxay ila tahay Inay lee dahay Sabriye Xasan Sabriye Great inuu tumayo baan filaya, Sulub Cumar gabadhuu jacaylka daran u qaaday gabar ay ilma abti ahaayeen oo la oran niray Caasha Ruun waana asagii lahaa Caashaay calooshayda caabuq baad marisaye Hadaba culay iyo cidaad mariyoo Bal inaan caafimaado ha ii celin.
@AliAbdirahman-q4i Жыл бұрын
Gabadha abwaanku jeclaa waxa la odhan jirey asli sidaa waxa ii sheegay xasan goonle oo degan reydab khaatumo waa degaankii jacaylku ku haleelay iyo deegaankii abwaan sulub cumar axmed AHUN