Xulka Heesihii Hore #3

  Рет қаралды 158,082

LBchannel

LBchannel

Күн бұрын

Waa Qaybtii sadexaad ee heesihii hore
25 Somali old school songs.
(51) Saado Cali
(52) Xareedo
(53) Cabdi Maxamuud
(54) Marwo Maxamed
(55) Cabdinaasir Macalin
(56) Maandeeq
(57) Cumar Shooli
(58) Caasha Cabdoow
(59) Bashiir Cali Xuseen
(60) Baxsan
(61) Cabdiqaadir Yuusuf Bagaag
(62) Sahra Dawo
(63) Maxamed Yuusuf
(64) Saafi Ducaale
(65) Cabdiqaadir Xasan Nageeye
(66) Aamina Feer
(67) Cismaan Maxamed Gacanlow
(68) Aamina Camaari
(69) Axmed M Good shimbir
(70) Maxamed Jaamac Joof
(71) Saynab Cige
(72) Maxamed Nuur Giriig
(73) Axmed Mooge
(74) Binti Cumar Gacal
(75) Muuse Ismaaciil Qalinle

Пікірлер: 60
@nabadraadshe
@nabadraadshe 11 жыл бұрын
Mahadsanid suldaan Qawdhan. Hoboladan aad heesahooda halkan ku soo bandhigtay waxa aan si gaar ahaaneed u salaamayaa hobolka Bashiir Cali Xuseen ee aan xilli dheer meel wada joognay, xagga da'da waxaan nahay ood-wadaag!!!!
@mahdiubaxside3779
@mahdiubaxside3779 5 жыл бұрын
"Hadaad adigu ladan thy inaaan liiito ma og tahay" waa dareen xanuun bdn wlh
@ibrahimahmed281
@ibrahimahmed281 9 ай бұрын
Hesihii hore wa yahiin lkn waxa kamaqan fananintii ugu fecnay ee qadi jeray hesa qaramiga ah
@nazwaffen9219
@nazwaffen9219 4 жыл бұрын
LUUL-JEYLAANI BAA KAMAQAN IYO BANAADIR. NAGA-DAAYA LAAN DHEERNIMADA👉HADAAN CAJALADAHA XAAFADA LAGU DUUBAY👉HALKOO IYO 2 NOO GALIYA CAMAL👏.
@LBchannel
@LBchannel 4 жыл бұрын
NAZ WAFFEN Sxb Anigu Laan gaaban iyo mid dheer toona ma aaminsani. Waxaan aamin sanahay in dadku siman yahay. Luul iyo banaadiriba waxay ku jirtay Xulka heesaha #2 iyo Xulka heesaha #4. Waxaan kaloo soo bandhigay 7 sano ka hor xul u gaar ah heesaha Banaadiriga oo ka koobnaa 25 heesood. Waxaan ka saaray janalkayga wiigii la soo dhaafay, sababtoo ah laba heesood oo xulkaa ka mid ah ayaa waxaa sheegtay shirkad magac gaalo ah leh. Heesaha waxaa lahaa kooxdii DURDUR.
@haweeyaslnd2167
@haweeyaslnd2167 10 жыл бұрын
sida laba walaalah inaan noqono waa libin sida layla iyo qays inan noqono lama huraan ana lahasho awgaa ma ladoo hurdad baas lixda saac habeenimaa lilaw laygu heesa hadaad adigu ladantahay inan liito ma ogtahay mise waaban lumayoo lurku weygu kaligay
@abdifitahmudugboy1831
@abdifitahmudugboy1831 5 жыл бұрын
M.a fananin qaran
@galayr05
@galayr05 11 жыл бұрын
Heer sare waa heeso macaan noo soo badi heesaha noocan ah oo isku lifaaqan.
@jeneralsooyaal3447
@jeneralsooyaal3447 11 жыл бұрын
waxeey eheed inaad labada fanaan ee wada heesayaba aad magacyadooda wada sheegto kolba hadaad hees la wada qaadayo soo galisay intaas ayaa iga talo ah
@adanyusuf4150
@adanyusuf4150 5 жыл бұрын
Caawa xasuus kalay 2019 dhamaneso
@faysalyuusufmahamuudabdi7760
@faysalyuusufmahamuudabdi7760 5 жыл бұрын
Alahayow qiyaamaha kuwa jaadka qaata naga dhig
@jinniekercheval3845
@jinniekercheval3845 10 жыл бұрын
INABA DUCO AYAAD QABTAA WADDANKII BAAN KUSOO XASUUSTAA MARKASTA. HOOYO THAT I HAVEN'T SEEN 25 YEARS MY BROTHERS AND SISTERS
@LBchannel
@LBchannel 10 жыл бұрын
Mahadsanid
@yimyam06
@yimyam06 11 жыл бұрын
waaaw waaw fanaaniin waa kuwii hore
@xman10004
@xman10004 10 жыл бұрын
miss my country..runtii
@boramarealestate
@boramarealestate 6 жыл бұрын
Woooow😁 somali legend
@magicMgedi
@magicMgedi 11 жыл бұрын
Caadi Ma ahan sxbkey Waad mahadsantahy.
@maxamedibraahim6808
@maxamedibraahim6808 7 жыл бұрын
heesihi bore ee saado cali www , com lb channel
@CabdisiyadCabdisiyad
@CabdisiyadCabdisiyad 3 ай бұрын
Wayahay
@nabadraadshe
@nabadraadshe 11 жыл бұрын
Suldaan aad & aad baad ugu mahadsan tahay soo bandhigidda heesihii hore & kuwii dhexeba. Dhammaan magacyada hobolada waa sida aad sheegtay ee waa adiga dubbaha madaxa musmaarka la dhacay!! laakiin heesta #57 ma aha beerdilaacshe ee waa Cumar Shooli ee bal naga hubi suldaan Qawdhan.
@safiashikh9599
@safiashikh9599 5 жыл бұрын
Walaal guul baan idin rajeynayaa Howl weyn baad u heysaan bulshada soomaaliyeed
@mustafeaden1575
@mustafeaden1575 11 жыл бұрын
yaaa salaaaam LB CHANNEL GACAN IYO LUG AYAAA KUU TAAGEY
@haweeyaslnd2167
@haweeyaslnd2167 10 жыл бұрын
heesta 57ee la dabaalo caashaq ninka ku qaadaya beer dilaacshe maha waa cumar shooli
@iluvxamar
@iluvxamar 10 жыл бұрын
Waxaan ahaayo Nin Hanadoo Fulinaayo Howshee May Hagar Baxdaa Axyaa,,,, I was born in the wrong time,,,, Wish i lived back in 80's! Thank you Lb Channle
@saciidoa1105
@saciidoa1105 8 жыл бұрын
Wawa nice song
@dogoblebancade8963
@dogoblebancade8963 11 жыл бұрын
Heesta 58 Caasha Cabdoo Keliya Miyaa Mise Fanaan kale baan la qaadaya LB Qawdhan , bal Soo bandhig Iyadoo Dhan, Insha allaah Waa Codsi,
@ilkacasewa2114
@ilkacasewa2114 8 жыл бұрын
Lb Sxb heesta 55 ee Cabdi nasir Macalin o ah bilaash laguma dharte so baas iyado dhames tiran
@nazwaffen9219
@nazwaffen9219 4 жыл бұрын
8:17 Qoftaa baa fax ka-ah👉Hoobiye baa ku dhacay inta kale Oo 👉Codka👂.
@AdemMAli
@AdemMAli 8 жыл бұрын
waxaan u baahanahay heestii hibo nuura ee ahayd {muxuu nacas ku faana fariid waxaanu yeelayn}
@alihassan-ry7sn
@alihassan-ry7sn 9 жыл бұрын
Sxb codsi heeesti magool Wali daaad ma kula tagay ooo dhamaystiran mahaysaa thanks
@LBchannel
@LBchannel 9 жыл бұрын
Sxb heesta wai daad ma kula tagay magool kumaan ogayn ee waxaa ku luuqeeya labada fanaan ee kala ah Cabdilqaadir Xasan Nageeye iyo Xareedo Ismaaciil Duniya. Heestaa waan hayaa ayadoo dhamaystiran waanan kuusoo bandhigi doonaa hadaad doonayso.
@alihassan-ry7sn
@alihassan-ry7sn 9 жыл бұрын
Thanks sxb LBchanel aaad bn u daneynayaaa heesta
@LBchannel
@LBchannel 9 жыл бұрын
Black lover Sxb heestii wali daad ma kula tagay waan soo bandhigay. Halkan riix--->>> kzbin.info/www/bejne/Y4nEc3VulrB7aJY
@magicMgedi
@magicMgedi 11 жыл бұрын
Codsi sxb, Axmed Mooge Gaasira. 18:25 heesaas oo complete ayaan kaa codsanaa.. Mahadsanid
@qoorqoor5911
@qoorqoor5911 4 жыл бұрын
IMISAA ADOO KALE ARJI ILA TIMIT OOFIN MAYO AAN ARI
@samadoonsamadoon5363
@samadoonsamadoon5363 6 жыл бұрын
Samatar aka maqan mesha
@abdullahimohamud97
@abdullahimohamud97 6 жыл бұрын
61 hadii la helayo
@moderninformation7931
@moderninformation7931 8 жыл бұрын
lb chanel sxb waxan doonayaa hees ay wada qaadaan saafi ducaale cali iyo xasan diiriye faarax oo ay waqti hore iigu dambaysay meel iigu sheeg
@haweeyaslnd2167
@haweeyaslnd2167 10 жыл бұрын
diiriyoow walaal nimo eey dadniman wadaagnaayee nin inaabti daacadahoo damqadaan ku moodaaye waase laygu kaadirayee aheey ah good old days
@Ikraaminos
@Ikraaminos 11 жыл бұрын
Ereyadana waxaa sameeyey AUN Alustaad Cabdalla Nuuradiin
@nazwaffen9219
@nazwaffen9219 4 жыл бұрын
MUCAARADKA🌠DALKUNA WAA 8:26
@sahraluujiyano6
@sahraluujiyano6 11 жыл бұрын
Heesta dusha hayga xagane ladabaalo caashaqa waxaa qaadaaya Cumar Shooli ma aha Beer Dilaacshe
@qaaliqaali7143
@qaaliqaali7143 8 жыл бұрын
Woow
@jabaayeofficial1351
@jabaayeofficial1351 8 жыл бұрын
sxb heesta uu qadayo axmed maxamed good shimbir oo ah hasha mali jiray horadada wacned aniga hayee sxb wa codsi hesta iso radi
@LBchannel
@LBchannel 8 жыл бұрын
Jabaaye sxb heestaa waxaan janalkayga kusoo bandhigay taariikhdu markay ahayd Jan/12/2011. Halkan guji ---->>>> kzbin.info/www/bejne/hHywppJ9gq6qe5o
@yaasmiinyuusuf7110
@yaasmiinyuusuf7110 5 жыл бұрын
Heesta 57 aad waa cumar shooli madaalaha hobolada waaberi
@mahamedwardi2996
@mahamedwardi2996 5 жыл бұрын
Waa fanaan qaran
@ayuubfarhan5208
@ayuubfarhan5208 11 жыл бұрын
bancade heesta 58 caasha\o cabdow lee qaado ugaas intaa ka ogahay
@cawalehaji584
@cawalehaji584 8 жыл бұрын
heeso shidan
@maryanqanciye74
@maryanqanciye74 7 жыл бұрын
cashoo cabdow 58 codsii
@caraaycaraay7516
@caraaycaraay7516 6 жыл бұрын
Fadhlan wll heesaha qoraal ka dhig si dhalinta uku faa iido waa hadaad awoodid mahadsanin
@LBchannel
@LBchannel 6 жыл бұрын
Caraay Caraay sxb waa fikrad wanaagsan, laakiin wakhtigaa igu yar oo wakhti badan ayuu qoraalku u baahan yahay.
@faysalyuusufmahamuudabdi7760
@faysalyuusufmahamuudabdi7760 5 жыл бұрын
Kkkkk heesti waatii aan arooska kaqaaday sanadii 1926
@abdullahimohamud97
@abdullahimohamud97 6 жыл бұрын
71 hadaad lifaaqeedasa hayso wll
@kananhashi8078
@kananhashi8078 8 жыл бұрын
Lb sxb codsi heeska 56 maandeeq if you can do it for me I would appreciate it thank you sxb
@LBchannel
@LBchannel 8 жыл бұрын
+kanan hashi You are big fan bro. I will upload it for you when I get time inshaa allaah.
@kananhashi8078
@kananhashi8078 8 жыл бұрын
+LBchannel Lb thanks sxbkay you're awesome
@LBchannel
@LBchannel 8 жыл бұрын
+kanan hashi Thanks sxb.
@abukarabdi4220
@abukarabdi4220 Жыл бұрын
Zero manicure
Xulka heesaha Sahra Axmed #2
14:11
LBchannel
Рет қаралды 70 М.
Best Axmed Mooge & Maxamed Mooge, Heeso kaban Macaan by Somali Literature Media.
2:21:17
Blue Food VS Red Food Emoji Mukbang
00:33
MOOMOO STUDIO [무무 스튜디오]
Рет қаралды 33 МЛН
Underwater Challenge 😱
00:37
Topper Guild
Рет қаралды 47 МЛН
Nurse's Mission: Bringing Joy to Young Lives #shorts
00:17
Fabiosa Stories
Рет қаралды 16 МЛН
Towradatan Barakeysan & Qeyska Stereo
3:17
KACDOONKA BULSHADA
Рет қаралды 880 М.
MIYAAN XALAYTO JIIFSADEY
12:40
Khaliif Magool - Topic
Рет қаралды 2,9 М.
Xusuus Hore: Heeso Qaaraami ah oo Xul ah 1965 Mix HD
38:24
Qarri Jiqood
Рет қаралды 69 М.
Xulka Heesaha Kuluc (R I P)
10:02
LBchannel
Рет қаралды 52 М.
Xulka Heesaha Tubeec (Qaybta 1aad)
9:54
LBchannel
Рет қаралды 101 М.
Xulka Heesaha Magool #2
15:23
LBchannel
Рет қаралды 16 М.
MA DOONAYAANEY - Axmed Cali Cigaal & Waaberi -Raadraaca Fanka.wmv
8:13
Kinsi X Adam Iyo C/llaahi Cumar Xarrago 🔥Iyo Heesta "BARASHO"
15:55
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 404 М.
Blue Food VS Red Food Emoji Mukbang
00:33
MOOMOO STUDIO [무무 스튜디오]
Рет қаралды 33 МЛН