MA DOONAYAANEY - Axmed Cali Cigaal & Waaberi -Raadraaca Fanka.wmv

  Рет қаралды 660,432

Liban Warsame

Liban Warsame

Күн бұрын

Пікірлер: 418
@mrabdikarim371
@mrabdikarim371 7 жыл бұрын
walahi hestan markan dhageysto waan ilmeyaa waliba abahay ayan xasusta oo dalka dafacisa udhintay alle yaraxma Somali hanolato
@duraan126aliyare4
@duraan126aliyare4 7 жыл бұрын
Kahiye Hassan sxb ilaahay aabe ha unaxariisto ninkasta tariikhda qoraysa waxaana ugu sharaf badan kii dhul kiisa udhinta
@mohammedadem7879
@mohammedadem7879 7 жыл бұрын
kahiye xasan walaalo aabe allah unaxariisto janadii ferdoowso ayuu insha allah kawaraabayaa adiguna thank you qiiradaada soomaali nimo
@mrabdikarim371
@mrabdikarim371 7 жыл бұрын
Mohammed Adem thnx sxp
@isaaqlaaantiiwaqooyiiyokoo8575
@isaaqlaaantiiwaqooyiiyokoo8575 7 жыл бұрын
Kahiye Hassan Sxb illhy ha u naxariisto aabaha , Su,aal sxb
@mohamedmohamedjamal2905
@mohamedmohamedjamal2905 7 жыл бұрын
Kahiye Hassan waa sax bro aniigaba ma dhalaan xiligaan dhiiga iqadaay thanks bro
@Maidamoham
@Maidamoham 5 жыл бұрын
Heestan qalbiga iga taabaty💋2019 yaa wali dawanaya yala dhaafin likta
@mohamedkarey7692
@mohamedkarey7692 5 жыл бұрын
SOMALIANATIONA
@anisoabdullahi9186
@anisoabdullahi9186 5 жыл бұрын
Aniga kama daalo😓
@dhuhabdilahi3759
@dhuhabdilahi3759 5 жыл бұрын
Me
@abdowali463
@abdowali463 4 жыл бұрын
Heestani wa mid dhiiga, dhuuxa iyo dareenka qofkasta oo wadani Somaliyeed ah kicinaysa, kuna abuuraysan dhul jacayl iyo in laga fogaado qabyaalada. Cadawga umadda Somaliyeedna isha lagu hayo.😭🇸🇴✊
@nuurdhuudhi7477
@nuurdhuudhi7477 5 жыл бұрын
😭😭😭😭😭😭😭😭😭Walahi o bilaahi oo talahi hadaan xil ka qabto Somalia 🇸🇴 waan babi in qabiil iyo qurun in sha allah
@mohamedomar-ul5gy
@mohamedomar-ul5gy 5 жыл бұрын
🤣🤣🤣😂 midnimo.dhimatay
@soomaaliyasoomaalibaaleh2934
@soomaaliyasoomaalibaaleh2934 5 жыл бұрын
@@mohamedomar-ul5gy Stupid
@araleisak4048
@araleisak4048 3 жыл бұрын
Qof walboo damiir somalinimo iyo islaanimo dhab ka tahay oo jecel wanaaga ummadaan loo tashtay waqtigaanba loo siineyn oo odey dhaqalodoon ayaa marba kii jeebka wax ugu shuba so saara marka hore hala sameeyo urur aan dagaalmeyn aqliga ku kasbada shacabka
@habibaali5794
@habibaali5794 5 жыл бұрын
Maalin tii Heestan la Qaadayey DIGNIIN bay ahayd MAANTA se Dabinkoodii bay nu ku dhacnay😭💔🇸🇴
@munaaraye3098
@munaaraye3098 9 жыл бұрын
Guys, Dalka inaguu inoo baahan yahy wlh.... Si qaas ah Dhalin yarada rag iyo Dumar leh ubadkeena kuma korin karno qurbaha, mana u qalmaan iney maraaan silcii aan inaga marnay dhalin yaranimadeena Organization aan ku mideysan nahy aan sameyno
@inaugaaswarfaa3751
@inaugaaswarfaa3751 9 жыл бұрын
Abaayo Somalida dhalinyarada dhagaha ayaa sunta cayayaanka loga buufiyey marka dhiigooda maba kaco qurbaha iyo tuugsiga ayaa wadankooda uga roon Nabad dal shisheeye muxu u taraa inta wadaniga waa in yar oo fara ku tiris ah
@abdulljama4591
@abdulljama4591 8 жыл бұрын
+Muna Abdi qaati ba laga tagan yahay dadka qurbaha ka yimi oo siyaasada wadanka majara habaabiyey wadamada aad qaxootiga ku tihiin jooga intaa isxaan nagu fala
@inaugaaswarfaa3751
@inaugaaswarfaa3751 8 жыл бұрын
+Wiil bari Adigu ma madeenta Somaliyeed baad ka talineysaa mise kala faraqsananta Somaliyeed Qurbaha ma wadanbaa mise waa dareenku joog dadka sodhawee hanoqon macangag
@abdulljama4591
@abdulljama4591 8 жыл бұрын
huuno wn soo dhawayn runtii inta dhab ay ka tahay waxqabadka umadda soomaliyeed
@hahababa9736
@hahababa9736 7 жыл бұрын
waa sax wlha
@khadiijahannah689
@khadiijahannah689 7 жыл бұрын
ala ciil badnaa madxdeena weey is ku mashquul san yahiin anagane waa nala kal jarjarayaa allow umada mid ka dhiga itoobiyo xun hakuu taliso illah waxaan ka baryaa inuu umada soomaaliyed qalbigooda mid ka dhigo allahuma aamiin
@zayidmeeaad8660
@zayidmeeaad8660 7 жыл бұрын
khadiija hannah allaaah hauhiiliyo dalka dadka xaqa ilaahay
@hodanabdi849
@hodanabdi849 5 жыл бұрын
Aamiin 😥😭😔
@cabdimalikdiiriye
@cabdimalikdiiriye 7 жыл бұрын
This song makes me cry 😭 my Allah Bering somali together aaamiin
@qadrodagan4775
@qadrodagan4775 7 жыл бұрын
allow dib noo miday anagoo cilmi iyo caafimaad qab ah iyo dalka &dadkoo nabadaa sanad kaan sanad qeyr wata soomaalina sinaanteeda wata allow bishaaro iyo dowlad jirto dadkeedu simanyhy allow naga dhig allow dowlad goboleeda dowlad qura kadhigay
@kaltunelmi2596
@kaltunelmi2596 6 жыл бұрын
Chu chutv
@mohamedabdullahimacalinkaa2266
@mohamedabdullahimacalinkaa2266 8 жыл бұрын
i feel cry when i hear this song and i have never seen unity of somali bt actualy i love my country the land of somali community my Allah give peace to my land
@draxelliam9012
@draxelliam9012 8 жыл бұрын
+Mohamed Abdullahi Macalinka Abdullahi Macalinka amiin yaa rabi...same bro
@nuurcumar1175
@nuurcumar1175 7 жыл бұрын
asalkaagi ayaa garac ahaay wy isaaq ayaa thy lkn soomaali ayaa dib idiin garaaci doonta inshaa allaah isaaq soomaali ayaa kabadan kaqaada cagaha ciida soomaaliyeet boonyahay gabooyadaa
@isaaqlaaantiiwaqooyiiyokoo8575
@isaaqlaaantiiwaqooyiiyokoo8575 7 жыл бұрын
Nuur Cumar Garacdii Xaawa Taako iyo Dhashii Afweyne Anaa Adiga iyo Soomaliyaba Wasa Mxaad La Hadhey Idinkoo Soomali oodhan ah iyo Oromadii Sheekh Biliso Miyaanu ISAAQ Idin Wasin Sida Naagaha Waar Anagaa Duminay Dawlad Ku Sheegii Markii Horena Idiin Dhisnay Naagayahow AFKA Noosha Ahi Ma Ragg Baad Isu Heysataan 30sano Ayaad Dhisan Kari La,dihiin Maamul Koonfureed ood Heshiisiin Kari La,dihiin Laba Xaafadood ood u yeedhateen Ciidamada Ethiopia iyo Amisom markaad waydeen RAGGANIMO iyo Xiniinyo aad Ku dhisataan Gurigiina oo Naagihiinii Hortiina Ku Wasaan ciidamada ETHIOPIA, BURUNDI, KENYA, UGANDA, NIGERIA, SWAZILAND, Ma AF Aad ISAAQ ugu Hanjabtaa kugu yaal Duliyahow Damiirkii Raggu Ka DHINTEY 1991kii Horta Ciidamada Ethiopia iyo Amisom Iska Xoree Markaa Isku Day Inaad Ragga Qoodha Ah ee Baarqabka Ah Soomalida Isku Dhereriso ee Reer Sh ISAXAAQ dhiladii Sarajooga kugu dhashey WASE ,wan aqaan sida loo edbiyo Midgaha Daarood daba jilic iyo Boonta Mareexaan !!!!!!!!
@saidosman5803
@saidosman5803 7 жыл бұрын
Mohamed Abdullahi Macalinka Abdullahi Macalinka Amen incha Allah
@faisalabdi7069
@faisalabdi7069 6 жыл бұрын
Am 58 years old grow up in Mogadishu and lived USA half of my life i become emotional and shed tears when i heard this kind of somali patriotic songs,because i feel home sick and also it reminds me old good and glory days of Somalia.may allah bring peace,prosperity and blessing back to Somalia.
@khadiijahannah689
@khadiijahannah689 7 жыл бұрын
allah waxaan ka baryayaa inuu umada soomaliyed qalbigooda hal kadhigo allahuma aamiin
@kananhashi6368
@kananhashi6368 10 жыл бұрын
I just cry cry cry and cry when I heard songs like this thanks Adeer cigaal this song describes the situation we are in right now after the 26 years I lost hope wallahi
@dinisrealm3240
@dinisrealm3240 7 жыл бұрын
keep hope a live sxb. don't ever give up until your last breath. dhankay ka baxdaa, waa bakayle qaleen.
@adamshineadamshine5894
@adamshineadamshine5894 5 жыл бұрын
Kuwii danahooda sameysan jirey
@hagimohamoud6653
@hagimohamoud6653 Жыл бұрын
@@adamshineadamshine5894 Waxaa laga wadaa SSDF, SNM & USC. Ragii isticmaalay qabiilka si ey Siyaad Bare uga ridaan xukunka. 2023 maxey ka hayaan jabhadihii wadanka burburiyey oo maxey ka faaideen?
@czalaaanhazzan9749
@czalaaanhazzan9749 8 жыл бұрын
Allow Somalia qabiil wax la dhaho ka saaaar
@najmaabdiwali379
@najmaabdiwali379 7 жыл бұрын
Aaamiiiiin
@fadumohassan9108
@fadumohassan9108 6 жыл бұрын
Allow somali wahabka ka qaad oo ilaahow midee cadowgoodana ilaahow jebi
@abdihassan5738
@abdihassan5738 5 жыл бұрын
Amiiin Amiin Amiin
@alwaysbetruthful
@alwaysbetruthful 2 жыл бұрын
Dadka qaar ba leh heestaan inay maanta ka hadlaysa lamoodaa, waana run. Heestaan waxa laqaaday bilawgii 1980'gii waxaana loola danlahaa SSDF iyo SNM iyada iyo heesta "dad bay meeli bugtaa"
@najmaabukar4381
@najmaabukar4381 6 жыл бұрын
This is a great song which I really admire and one day I want to see somali I'll let my people to be United be strong pray to Allah that one day somali is going to be back to life insha Allah ..pray Allah 💕💕❤️💓 help each other and stay strong😍😍😍😍😍 🙏🥀💋💕💕💕💕
@puntlander10
@puntlander10 10 жыл бұрын
Alla Heestu micna badanaa! Qofkii qaran Soomaaliyeed ku caqlisaday sida maanta wax u socdaan og, soo ma ilmeynayo???
@ahmedhaybe7352
@ahmedhaybe7352 6 жыл бұрын
hadaanu nahay soomaaliland waanu ka raysanay qadaad wayn
@mohamedshakaal1545
@mohamedshakaal1545 5 жыл бұрын
@@ahmedhaybe7352 hadaanu nahay isaaq dheh dhul iyo dad kaa badan dusha ha saarane xagee isugu keen qoraysaan
@abdifatahsheikhahmed
@abdifatahsheikhahmed 10 жыл бұрын
HESTAN WAXAAD MOODAA INEY TILMAAMAYSO SOOOMAALI SHARAF LEH OO DULINIMO LOOGA DIGAAYO ALLOW NA DABA QABO
@dinisrealm3240
@dinisrealm3240 7 жыл бұрын
Abdifatah Taagane, sax weeye
@abdirahmanhusien6174
@abdirahmanhusien6174 5 жыл бұрын
Dadka dowlada diidan waa hawiye ayagana dowladii siyad bur buriyey guryihii danta guud xoog ku hysta
@mohamedomar-ul5gy
@mohamedomar-ul5gy 5 жыл бұрын
anagu ma duleysnin 30kii sano.e somali madaysnayn ayaanu gumaownay
@fadumohassan9108
@fadumohassan9108 6 жыл бұрын
INSHA'ALLA dullobi mayno dad boqolkiba boqol muslima baynu nahay weynuna midobi cadowgeenna ha jabo laakin waa lneynan niyad jabin taagerada u weyni waa ducada yeynu deyn
@burhaanali5196
@burhaanali5196 5 жыл бұрын
Yes abaayo inshalah aaamiin Yaa Rabi
@axmed_deeq
@axmed_deeq 3 жыл бұрын
Ku Mahadsanid walaal sida qalbiga iyo niyadda aad noogu dhisayso inooga duceyneyso inuu dalkeenu hagaago.
@honeylondon1
@honeylondon1 9 жыл бұрын
HOREEY I JUST CAME BACK FROM MOGADISHU THE BIRTH PLACE MY LIVE I AM WHITE ENGLISH WOMEN WHO WAS BORN IN MOGADISHU LATE 1970 IT WAS MY DREAM TO GO BACK TO VISIT MOGADISHU AFTER WE FLED 1990'S I VISITED OUR PROPERTY WHERE I WAS BORN NEAR HOSPITAL MARTINI I CRIED AND MET SOME REFUGEES WHO LIVED THERE, THEY WERE NICE AND TOLD ME THEY WILL MOVE OUT ANY TIME WE WANT IT BACK I WILL GO BACK AGAIN TO MOGADISHU IT WAS SAVE AND HAD A LOVELY SUN TAN AT LIDO BEACH , GOLDEN SAND WORM SUN, PRICELESS 
@munaaraye3098
@munaaraye3098 9 жыл бұрын
+sabriina bush Hope u enjoyed your visit at Mogadishu. I think to u, Mogadishu is more than a city, since u were born and grew up there. My people aren't that much bad and they'll give u back your land, whenever u need it.
@abdishakurabdi5190
@abdishakurabdi5190 9 жыл бұрын
+dacad dulmane walle gabadhaan waa British ingiriiska hadaadan fahmin waxay tiri qof cadana oo somalia dabayaqadi 70naadki kudhalatey marka meshay kudhalatey ee hospital martini ayay tiri qaxoti ayaan ku arkey wana kanaxay waxana jeclahay xeebta liido dalxiiskeda meel natural ah absolutely waakaxumahay inaaan dalkena gacantena kuburburiney hadana aanan hayn wadadaan kusoo kaban lahayn
@abdishakurabdi5190
@abdishakurabdi5190 9 жыл бұрын
+dacad dulmane aad iyo aad dad badan oo qurbaha dacasku kudhacayo baa habeen iyo maalinba dalki dhibaato kahurinaya, waxayna ubadan yihiin dad aan waxba kafaaidin nabada aduunka maanta kajirta
@abdiqafarabdalla
@abdiqafarabdalla 8 жыл бұрын
sabirina always home is urs feel free
@hodanhashi6096
@hodanhashi6096 8 жыл бұрын
how sweet
@dr_abdala8041
@dr_abdala8041 Жыл бұрын
Kuwii Somali dulaysan jirayee.. Kuwii Qabiilka ku doodi jiray😭Waa wax taagan wlhi hada!!
@mohamedibrahim-nj3hm
@mohamedibrahim-nj3hm 7 жыл бұрын
WAAN OGNAHAY DADKA NOO DIIDAN IN AAN DOWLAD NOQONA WAA GAALO SIIBA DADKA LABAXAY REER GALBEED OO TAGEERO ALSHABAB IYO DOWLADA DADKEENI WAA DHAMADAY YA ALLAH WAA NOOLA TASHTAY MARKI AAN TASHAN WEYBNY, MARKA ILAHEY TALADIISA KA WEYN AAN DUCEYNO WALALYAL INTA AFKA SOMALIGA KU HADASHO, DAD WADA DHASHAY AYAA NAHAY WALHI, 1QOOMIYADA NAHAY, ILAHEY HANAGA SOO GAARO WAXAA NAHAY DAD DUNIDA KASII DHAMAANAYA YAAAA ALLLAH!
@abdinurhassan4356
@abdinurhassan4356 5 жыл бұрын
Abwaan Sangub ayay maskaxdiisa ka soo maaxatay Alloow caaafimaad sariic ah ku sii
@hassanmire1452
@hassanmire1452 2 жыл бұрын
AUN Sangub ma lahayn heestan. AUN Abdi Muxumad Amiin ayaa heestan miraheeda curiyey, waxaana laxanka muusiga lahaa kuna luuqeynaya Axmed Ali Cigaal Cayme. Heesaha waddaniga ee caanka noqday ee uu alifay Abdi Muxumad Amiin waxaa ka mida: 1) Kol haddan hantiyey howshii dalkee 2) Dhiig miirad inuu dhammaado isku dheri ahaano. 3) Cimrigii jiryow 4) Ururka Caafimaadka 5) Geediga wadaay 6) Muufo Macaan Muufo 6) Tol weynaha hantiwadaagga 7) Waxan Dhiiri loo qaban hadal kuma dhammaadee! Intaas ayan ka xusuustaa
@abdinurhassan4356
@abdinurhassan4356 2 жыл бұрын
@@hassanmire1452 u dad badso arintan heesta Sangub baa lahaa.
@daruurcuratay1969
@daruurcuratay1969 Ай бұрын
Sangub ayaa miraha lahaa.
@waarimeysidewanaag8847
@waarimeysidewanaag8847 7 жыл бұрын
mahadsanid adeer, Abdi shakurow, waxaynu mareyna imtixaan umaduhu maraan, sidan dhimashada u aaminsanahay(yaqiinta)Alle idanki baan u rumeysnahay nacabka iyo ciidankiisu iney jabayaan, xalaashuna soo hari, suugaanteena qayimka ahna eyan eexane, tilmaanto waxna toosiso, Allow iimaanka nagu sug.
@xabeebxabeeb8052
@xabeebxabeeb8052 6 жыл бұрын
Ahmed c cigaal heesta luuqdeeda iyo musicada waad qurxisay laandheere bannaan deggay baad tahay, laakiin erayada heestaan qaaliga ah yaa noo sheega abwaankeeda
@umuriim261
@umuriim261 7 жыл бұрын
hestan manta waxan usoradiyy waxan maqlay shir sacudiga uqabtay uleyahy somali waxa loqeybinaya kenya iyo ithpia walahi somali illahow cadageda qabo yarabi lakin madhaceyso in an hostagno dalgaalo ah anago muslimiin ah
@AhmedMohamed-qm4ox
@AhmedMohamed-qm4ox 3 жыл бұрын
Abwaan cigaal ilaahey ha kudhowro waxaan jeclaa siyaasiinta dalka ineey dhageestaan heestaan hadii darajo lagu helayo hees waa labarka koowaad adiga iyo samatar waan idin jeclahay somaalina wY idin jeceshahay moshii moshii
@baladiofficial6764
@baladiofficial6764 9 жыл бұрын
masha alaaah afkaaga caano macaaan lagu qabay insha alaah somali waligeeed way guuleysan .cadowgeena hoos hoos big respect our somalian and somali country ♥♥♥ Somali soomali baaa leh ♥♡
@abduqaniyasin8611
@abduqaniyasin8611 7 жыл бұрын
Hadda way nagu dhacday dowlad la'aan. kamana aynan digtoonan!!😢😢😢😢
@shamcuun2
@shamcuun2 8 жыл бұрын
viva Somalia no Al shacab iyo qabiil viva wax ii dacad u ah
@dahirnlr3430
@dahirnlr3430 5 жыл бұрын
1976 ina cigaal ba qaday .haday joogtaa heestan waxay ka hadlayso
@yusufjamac596
@yusufjamac596 10 жыл бұрын
Walahi ilin ayaa iga soo dadata markan dhagaysto heesaha wadanigaa
@fatimamahamed9112
@fatimamahamed9112 4 жыл бұрын
Somaliya ha nolaato 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴💪💪💪💪💪
@cabdirisaaqmuuse6998
@cabdirisaaqmuuse6998 9 жыл бұрын
Waa Hees Qiima Badan Allow Somali dowlad nimadeedii U Sooceli iyo Karamadii Ay Lahayd
@dinisrealm3240
@dinisrealm3240 7 жыл бұрын
Aamiin wllo.
@mahmoodissa2725
@mahmoodissa2725 8 жыл бұрын
masha allah allaha somali Dib isugu soo celiyo aamiin yaarab
@somalidhalada1960
@somalidhalada1960 5 жыл бұрын
😭😭😭😭😭 maba doonayaan ineynu doowlad ahaano ke daran cadawga gudaha mase ka dibada soomaliyeey??? Waa inaan duliga laduleeystay irhaanadooda diidno al shayaadiin waa dhamaanayaan mar dhawe 10/22/2019🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴♥️♥️🇸🇴🇸🇴🇸🇴👩‍🎨👩‍🎨👩‍🎨👨‍🎨👩‍🎨👩‍🎨👩‍🎨👩‍🎨🇸🇴🇸🇴🇸🇴👈cawaale kuwuu gumaysigu diran ogaa difac adagbaa kaa jira isha allah lagu soo dhicimaayo
@abdifatahnadir2421
@abdifatahnadir2421 Жыл бұрын
Xaadaa igu kacdo heesaha wadaniga markaan dhageysanayo, wadaniga dhabta waxaan u aqaanaa CIIDANKA XOOGA DALKA 🪖 🎖 🇸🇴
@rahsomali
@rahsomali 11 жыл бұрын
Thank you AHmed Ali Egal.. my allah keep you from harms.
@xurriyo16
@xurriyo16 7 жыл бұрын
subhanallah Idk who disliked this amazing song I think these immoral people hates SOMALI PEACE😤😤 Nice very Nice song wallah love it very much Somali guul iyo gobonimo Geesi hanoolaado ✊✊👏👈❤💋⚘🌹😍😍😍😗😗😗
@zayidmeeaad8660
@zayidmeeaad8660 7 жыл бұрын
nize thatz thrue
@nuurkahaz3942
@nuurkahaz3942 7 жыл бұрын
Waa Kuwo Cawaan Ah.
@hassanmohamed8370
@hassanmohamed8370 7 жыл бұрын
Xuriyo Mire waa kuwa an kala aqoon Dislike iyo Like
@hahababa9736
@hahababa9736 7 жыл бұрын
wa sax
@hassanmohamed3769
@hassanmohamed3769 7 жыл бұрын
kuwo somali aheen ubadi, shisheeye
@zayidmeeaad8660
@zayidmeeaad8660 7 жыл бұрын
evertime if u hear this song may be tears on eyez everone by somalifullness
@gaadacoahmed2371
@gaadacoahmed2371 3 жыл бұрын
Ilaaah ha unaxariisto erayadi cabdi muxumed amiin
@mohamedibrahim5151
@mohamedibrahim5151 10 жыл бұрын
mahadsanid walaaloc=cigaal waad iga ilmaysisay hadii uu tubeec siyaad bare raysal wasaarihi hore e soomali mohamed ibrahim cigaal adeer ragii wadaniga ahaa wau dhamaadeen hada waxaa isku soo haray kaliya jaahiliintiiii waa akhiru zamaaaan bal ila eega sida dadkaa isku jeclaayeeen war ma dadka ayaan dadkii ahayn mase wixii hore
@filsanfaceedkaroon1843
@filsanfaceedkaroon1843 5 жыл бұрын
Abwaanki sameeyey muxuu sii saadaaliyey balada Somalia Ku soo socotay.
@shanyamari3989
@shanyamari3989 7 жыл бұрын
My people love your country very much and it's people, and don't give up hope
@AMATALLAAH-qd3pq
@AMATALLAAH-qd3pq 5 жыл бұрын
Mabadoonayaan Inaynu Dowlad lahaannee, Kadigtoonaada Dabinkaas Dadkayagoow Waa Hadallo Culus 💝💙💪💪💪💙💙💙👈💖💙👍💙💝💙💙💙💙
@elmiabdalle89
@elmiabdalle89 6 жыл бұрын
ayaan dooneynin kuwii qabiilka ku doodi jiray aynu dilno aynu dagaalne 😓 dal waxa dunshaa wa qabiil iyo qurunka allow soomali mid qura kadhig💓
@mahadmohamed2808
@mahadmohamed2808 6 жыл бұрын
Inkastoon aan joogin waqtigii a an dowladi quwada lahayn oo burburki a an dhashay hadane waxaan dareemaya wadankeyga inuu ii baahanyahay lkn nasiib xumo waxba uma qaban Karo waayo hadaan isdhaho wadankaaga wax u qabo waxaa laleeyahay waa reer hebel anaguu noo danleeyahay hawla kaluu wataa wadaninimo Kama aha lkn waxaa sameeyaa inaa u duceeyo waqti kasta wlhi allow wadanka noo hagaaji wuu inaga badanyahay a am in aamin
@Last_King2023
@Last_King2023 5 жыл бұрын
*_LONG LIVE SOMALIA 🇸🇴♥️_*
@mustafaddow2160
@mustafaddow2160 10 жыл бұрын
masha allah wlhi darenkayga ayey kicisay wlhi waa hees macaan oo wadani ah waxana dareemi kara qof waba oo leh dareen wadanima leh
@sahracismaan5433
@sahracismaan5433 5 жыл бұрын
Warhoy soomalay heesto inagay inagu socota dhalinyaroy kacotoosa
@AhmedMohamed-yb4ux
@AhmedMohamed-yb4ux 6 жыл бұрын
wan oyay hestan markan maqaly alle soomali midoba inag day qabilka hal 😅😂😂😂😂😂😂😂😂😂🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@jamajacafe
@jamajacafe 6 жыл бұрын
Waxaan u hambalyaynayaa Muna oo bilaaway pagekan, waxaana ka garan kartaa in ay si dhab ah u doonayso in Alle u soo celiyo Somaali haybadii ay laheed, inta qof oo ay heesta iyo halka Muna uu taabtay. Waxaan idinku biirin oo kaliya in aan anigu idil la qabo aragtidiina iyo doonista in aan maalin arko Somalidii midoowday, ee idinkuna Alla barya oo u duceeya. Waxaa hubaal ah in maalin aynu arki doono riyadaas oo rumowday! Amiin, Somalia Ha noolaato!!!
@suleman6303
@suleman6303 6 жыл бұрын
iLaahoow waad awoodaa in aad shacabkayga soomaaLiyeed ka saarto qabyaaLada ooo dawLad awood badan noo abuurto amiin iLaahow soomaLi siLica ka dhawr somalia iLaahoow hagaaji
@wardi6
@wardi6 13 жыл бұрын
Wallee waa run gaaladu ma doonayaan ineey Soomaaliya dowlad ahaato! VIIVA somalia love my country unconditionally""
@sayidalug7893
@sayidalug7893 7 жыл бұрын
AAWAYE SARAA KIISHII DAACADA DALKOODA U AHAA AAWAY BILE RAFLE GUULEED
@abdulazizmuuse6839
@abdulazizmuuse6839 7 жыл бұрын
wardi6 77kkkkkkkkkkkk???????
@xamseaadanxirsi1776
@xamseaadanxirsi1776 3 жыл бұрын
Heestan waxaa sameyey aun Abwaan cabdi muxumed amiin
@abdikarinadan7063
@abdikarinadan7063 Жыл бұрын
Maya. Waa Abwaan Meecaad Miigane Ow Maacaleesh. Alayaa raxma
@abdirahmanali2348
@abdirahmanali2348 Жыл бұрын
Maya waa abwaan cabdi bashiir indha buur soo raadiya haduu noqon waayana abaal marin baa iga diyaaara.
@daruurcuratay1969
@daruurcuratay1969 Ай бұрын
Sangub ayaa sameeyay walaal.
@mohameddaudahdar
@mohameddaudahdar 10 жыл бұрын
waayo waayo cigal heesihiisi wakhtigii inqlaabka kacaankii 21 October
@amiirsaab603
@amiirsaab603 10 жыл бұрын
Waa hees xusuus mud an runtii dad aqlile ayaa fahmikara lkn Somali waxjira maahan qabiilbey Qur'an kubadasheen
@abdirizakdalmar3175
@abdirizakdalmar3175 6 жыл бұрын
Allow.ku naxariiso Abdi muxumud Amiin abwaan.wax badan.sii ogaa
@geellegaaboow4959
@geellegaaboow4959 5 жыл бұрын
Waa ereyaddii AUN Abwaan cabdi muxumed amiin sidaas ogaada soomaalida cusubeey
@abdifarahsomali3007
@abdifarahsomali3007 3 жыл бұрын
Cabdilahi ciise sangub baa leh erayada beenta jooji
@daruurcuratay1969
@daruurcuratay1969 Ай бұрын
Singub ayaa leh wll
@cabdulqaadiraden5907
@cabdulqaadiraden5907 5 жыл бұрын
Somaalia hanolato 💪💪💪💪🏳🏳🏳🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🏳🏳🏳
@salladosman9344
@salladosman9344 3 жыл бұрын
Heestan 2021 xaalada taagan xitta waa lagu cabiri karaa.
@json-fk4sy
@json-fk4sy 5 жыл бұрын
Runtii ani shakhsi ahaan wxn ka mid ahy dhalin yarda malaayinta kor u dhafysa oo aan arkin dawlad somaliyed oo dhisan oo wxn ka mid ahy dhalintii dhalaty bur burka ka dib . Ilhy wxn ka bar yayaa inu sharftii somali dib ngu so cesho hal maalina ilhy haka dhigee inan arko dawld soomali leedahy oo midaysan baryda eebena mhn mid laga quusto🙏
@burdhiinle1
@burdhiinle1 13 жыл бұрын
mansha allah alow somali u naxariiso
@duqowpoiofficiall9237
@duqowpoiofficiall9237 3 жыл бұрын
Hees Qalbiga TaabnYso 2021 inta dhagYsanYsa Like
@ahmedabdirisaaq7567
@ahmedabdirisaaq7567 2 жыл бұрын
Erayadi Alaha unaxariisto cabdi muxumed Amin
@sayalxamdullilah4605
@sayalxamdullilah4605 7 жыл бұрын
heestan waxan u arkay barnamijka ayanle xuseen oo ka shaqeeya unversal tv waa wariye soomalinimadu ku dheertahay alle cimrigiisa ha dheereeyo ayanle waxan jeclahay wariyaasha somaliyeed in au isagoo kalle noqdaan
@cayuunijey5012
@cayuunijey5012 7 жыл бұрын
Hestaan Ayaanle Husein waa ka horeysay waxaa la qaday waagii kacankii barakeysnaa
@صالحموس-و5ق
@صالحموس-و5ق 5 жыл бұрын
Kuwii ubadkooda inkaari jiry Kwii ardyda ka oo hin jiry 😥
@cabdisalaanwarsame9448
@cabdisalaanwarsame9448 Жыл бұрын
Walaalaha soomaalida ah ee dalkooda jecel iyo dadkooda meelkasta oo aad dunida uga nooshihiin waxaa idinku waajib ah inaad ubadkiinna bartaan afkooda hooyo(afka soomaaliga) berri ka fikir mustaqbalka ubadkaaga.
@kulmanhussein548
@kulmanhussein548 4 жыл бұрын
wlahi waban ilmen jire ano clss 5 ah kenya iyo Ethiopia aya somali kalagosanayo ayn maqle ano kenya qaxoti ku ah lkn manta wa 2020 alx sansan nabd iyo madax wanagsn ayn hesana alx
@cwahabgoley7960
@cwahabgoley7960 8 жыл бұрын
maasha alaah wlh waa hees qiiro igelisay
@abdirashidmohamed7314
@abdirashidmohamed7314 6 жыл бұрын
WAA RUN SHEG HEESTAN SOOMAALIYEED IS WAANSADA KU QUSII QAADDA MiDDA mAANTA TAAGAN WAASLAMA CALEKUM
@saidhajinour2271
@saidhajinour2271 4 жыл бұрын
Walaashay heestaan maanta TAAGANTAHAY
@FarhiaFarah-wg5qe
@FarhiaFarah-wg5qe Жыл бұрын
As. YaawaayE, Familyyyyyy Yartaanaa tanaa qiimobadan cadayyareey
@foxybrown7575
@foxybrown7575 5 жыл бұрын
AXEEY XAAX SOMALIYOO, 2019, 05,26.
@baazijama1945
@baazijama1945 5 жыл бұрын
Dowladi o jirta heestan la qaday inay ogayen waxa so socday baad Moda 🤔😢 hobaladi wabari 🥀❤️ 👏 UN sangub as asihi hobalada adne alow kunaxariiso 😥🙏 & itii dhimatay
@alwaysbetruthful
@alwaysbetruthful 2 жыл бұрын
Heestaan waxa laqaaday bilawgii 1980'gii waxaana loola dan lahaa SSDF iyo SNM, waxaa lamid ah heesta "dad bay meeli bugtaa"
@addull1
@addull1 9 жыл бұрын
Yaa salaam waxaasaa hees ah wadani.waa taariikh aan la illobeyn.
@barakbarir8916
@barakbarir8916 10 жыл бұрын
this is good one!!
@maxamedrabiic5408
@maxamedrabiic5408 9 жыл бұрын
sax wlh muna cabdi anaguu noo baahanyahay Dalka ee aan dhalinyaradeena mid noqono oo hal hadaf aan yeelano wax badan ayaan qaban Karnaa runtii fadhiga halaga kaco ee aan ra'yi isku darsano xilligeenii baa la joogaayee
@Geelwanaaje
@Geelwanaaje 12 жыл бұрын
Wallaahay qalbigaan ka dareemayaa macnaha ay lahayd dowlad nimadu kumana caqlisan dowladdoo jirta. Allaah dabadhilif iyo waxay u adeegaanba ha naga qabto soomaali haddaan nahay.
@jacfaribraahim5988
@jacfaribraahim5988 6 жыл бұрын
walahay heestan markan dhagaystay waxa igu istagtay ilmo dhihi mayo waan idinka wadani sanahay lkn waxaan la ilmeeyay wadankaygu siduu ahaa iyo siduu manta yahay ilaahow somaliya midee
@Ismaaciilreermiyi
@Ismaaciilreermiyi 3 жыл бұрын
Soomaaliwaa Walalo Diida Gumsysiga
@mahamedabdillahi9283
@mahamedabdillahi9283 10 жыл бұрын
qofka somaliya maanta ka war hayaa waa dhab inuu ku ilmaynayo heestan iyo xiligii la qaaday macnaheeda iyo magacyada laynoo bixiy ax iyo way
@abdirahman6719
@abdirahman6719 10 жыл бұрын
heestaan ma mooda manta in ay ka hadlayso 30 sano ka dib waxaad umalaysaa maantadan aan joogno in la qadayoo ay ka turjumayso
@ahmedmohamed-sx6ms
@ahmedmohamed-sx6ms 3 жыл бұрын
Haa wlh
@cabdifitaaxmahamuudaliwama103
@cabdifitaaxmahamuudaliwama103 3 жыл бұрын
Hestaan hada ayay taagantahy allaha naga bixiyo dhibka Waxan moodnay in anaga le aan is hayna oo mucarad iyo muxafad un ay jogta lkn gesaha iskama firin ama caqligena maba kuso dhicin inayba jiran dad dowladnimadena ay dhib kutahay hadaan ukufnana aay noo dhamaatay Allaha naga saaro dhibka Rer galbed iyo africa wa ujabnay Lkn illah ba wax walba kawayn
@ismailyasin3866
@ismailyasin3866 11 жыл бұрын
waa run abwaan !
@abdinurhassan4356
@abdinurhassan4356 4 жыл бұрын
Abwaan Sangub dhaxal waara ayuu nooga tagay Illaah ha u naxariisto.
@RashidAli-ow3jp
@RashidAli-ow3jp 2 ай бұрын
@alwaysbetruthful Heestan waxaa la qadey 1972 Weligaa tariikhda ha qaldin
@dr-abdala8403
@dr-abdala8403 3 жыл бұрын
Waa run' Maba doonayaan inaynu aduunka wax la qaybsano ?
@halgankanolosha8298
@halgankanolosha8298 9 ай бұрын
1-1-2024 markii cadowga ethiopia dhulkeena soohunguriyaysay ayaan sooraadiyay heestaan.
@adunkasomalilandbaaugunecb3095
@adunkasomalilandbaaugunecb3095 7 жыл бұрын
allow mar labaaad naga dhig dowlad xoog badan oo awood leh
@isaaqlaaantiiwaqooyiiyokoo8575
@isaaqlaaantiiwaqooyiiyokoo8575 7 жыл бұрын
adunka somaliland baa ugu necbahay nacala dhalaye Reer Somaliland Baa Dumiyay Dawladiinii oo Burburiyey Soomaliya Waligaana Duligaa iyo Ciidamada Ethiopia iyo Amisom Baa Ku Wasaya Adiga iyo Dumarkiina Dib oo Danbeysana Dad Xora uma Noqoneysaan Anagaa Sidaa Idiin Galnay Waliba Ina Godane Idiin Soo Dirney SI Uu Idiin Xasuuqo Imikana Wxaa Idin kala Qeybsadey Dawlado Shisheeye Intaad Nooshihiina Waxd Ku Jireysaan DULIGAA iyo GUMEYSIGA !!!
@E25-e2w
@E25-e2w 4 жыл бұрын
@@isaaqlaaantiiwaqooyiiyokoo8575 ilahay hakuso hanuniyo
@mukhtarawad3863
@mukhtarawad3863 5 жыл бұрын
Viva United Of Somalia
@abdulkadirmohamedyusuf
@abdulkadirmohamedyusuf 3 жыл бұрын
Allow dalkeena Nabad iyo Barwaaqo ka dhig😢✋
@abood4477
@abood4477 9 жыл бұрын
sabriina welcome back to your home country and god bless you
@AhmedMohamed-qm4ox
@AhmedMohamed-qm4ox 3 жыл бұрын
Abwaan yaa runta loosheegaa kuwa dhintay iyo kuwa jira ilaahey ubadkeena ha dhowro moshii moshii
@abdirasaaq154
@abdirasaaq154 7 жыл бұрын
Somalidu xasuus ku nool Bay noqotay
@muniir3654
@muniir3654 8 жыл бұрын
Ilmada iskuma celin karo ma garanayo wax aan wadankayga u qabto nothing to do with my country just crying immisa sano oo kale ayaan kusii jiri karnaa dhibta allow hogaan daacad ah nasii allow shacabka Soomaaliyed quluubtooda midee oo dantooda garansii
@drmudey9151
@drmudey9151 3 жыл бұрын
Waa waano qufkii wax maqlaayo
@alihassanisse4237
@alihassanisse4237 2 жыл бұрын
Ilaahow somali mid kadhig wax badn aya naga haleysane
@nasradagan7528
@nasradagan7528 7 жыл бұрын
adan yare ana sido kle ayanle ayaa sosii dayay sidaas ayan kusoo radiyay allow somaliya sacid
@aweyselmi1210
@aweyselmi1210 4 жыл бұрын
Waxa comments ga qorayan wa isficneenayaan but suaashu waxaytahee Halkan wakuwadaficanahee waamaxay sababta wadankan loodhisilayahee 30 yrs inkabadan inta anlayabanahee wa intaas everybody meshaan ficnan ayumujinayaa aniga marag askariqaran iyo wasirmidna kumanan garowsan somalia oo dowlad ah _____ allah ayakasugayna isbadal
@majdi309
@majdi309 13 жыл бұрын
ma doonayaaneey inaynu dawlad ahaano! ayaan doonayn? kuwii dhiigeena durduuran jiray!, kuwii danahooda samaysan jiray!! aynu dilno aynu dagaalnee ka digtoonaada dabka dadkaygoow. allahu akbar! may allah bring back our glorious days. indeed he's capable of doing it.
@idirisabuukar2355
@idirisabuukar2355 Жыл бұрын
🇸🇴 🇸🇴 Soomali ha nolato 💪
@Gammuure
@Gammuure 12 жыл бұрын
@xusuushore, Wasiirkii gaashaandhiggu (Fiqi) waa nool yahay. Lkn waxaa dhintey wasiirkii arrimaha gudaha iyo amniga qaranka AUN.
@duqowpoiofficiall9237
@duqowpoiofficiall9237 3 жыл бұрын
Wll caawana ma nooshahY 2012 baa comment soo qortaY
Maxamed Salebaan Tubeec iyo Hibo Nuura : Geesiga Dhulkiisa
7:54
Maxmuud Sanyare
Рет қаралды 1,1 МЛН
SOMALI WAA KUMA HEES WADANI AH OO AAD U QIIMO BADAN DAAWASHO WACAN
14:21
GAFDIID GAFDIID
Рет қаралды 100 М.
НИКИТА ПОДСТАВИЛ ДЖОНИ 😡
01:00
HOOOTDOGS
Рет қаралды 2,3 МЛН
Я сделала самое маленькое в мире мороженое!
00:43
Кушать Хочу
Рет қаралды 4,7 МЛН
VAMPIRE DESTROYED GIRL???? 😱
00:56
INO
Рет қаралды 8 МЛН
Ha noogina | Dagaalkii 77 itoobiya iyo soomaaliya | Hobolada Waaberi
6:44
Ruun
9:04
Release - Topic
Рет қаралды 333 М.
Nin Ku Siray Wax Kuu Sheeg - Hobolada Waaberi
10:46
Qaranimo QOL
Рет қаралды 725 М.
Father Siad
5:33
Release - Topic
Рет қаралды 417
Dhulka soo anigu ma lihi with lyrics hoobaladii waaberi wadani
7:10
GEEDI SHAAMBOW STUDIO
Рет қаралды 162 М.
Hees wadani ah !!
7:48
CMD Tv
Рет қаралды 318 М.
Jeeshka yagu: Gafka uma dulqaatan gardarada ma yeelan, geerida ma diidaan.
7:47
НИКИТА ПОДСТАВИЛ ДЖОНИ 😡
01:00
HOOOTDOGS
Рет қаралды 2,3 МЛН