Cismaan Gacanlow (AUN) Ruuneey

  Рет қаралды 404,361

VivaSomalia1

VivaSomalia1

7 жыл бұрын

Please like and Subscribe
Mahad Sanid.

Пікірлер: 341
@saadaqcali2237
@saadaqcali2237 4 жыл бұрын
Yaa dawanaya 2020 waqti hore Mar uun wuu noqon doonaa qoralkeyga😓😓😓Allah na wafajiyo towfiiqda
@Ehel_Caashaq1
@Ehel_Caashaq1 4 жыл бұрын
AMEEEN SXB
@cilmiabdi9644
@cilmiabdi9644 2 жыл бұрын
2 years bu sii mrya durba sxp😯
@LiibaanCismaan-no7pm
@LiibaanCismaan-no7pm 5 ай бұрын
4 years 😂
@asadhasan6552
@asadhasan6552 2 ай бұрын
Ll😊l0l0l0l0l😊0p0000pl0pp​@@cilmiabdi9644
@abdifatahmohamed64
@abdifatahmohamed64 3 жыл бұрын
Somalia Rabiga Ha ISU Soo Celiyo Nabadna Ha Inooga Dhigo I love All My Somali People Thanks
@sahrasharif8220
@sahrasharif8220 5 жыл бұрын
This is my all time favourite Somali song.
@aliahmed867
@aliahmed867 4 жыл бұрын
Sahra Sharif me too. Were are you?
@maxameddeeq7647
@maxameddeeq7647 4 жыл бұрын
Heesta ruunay yaa ila dhagaysanaya 2020
@mohamedali-po3qj
@mohamedali-po3qj 22 күн бұрын
Ahu naxariisto Cismaan Mohamed C.kareem aameen yaa Rabbi
@tomwatson3551
@tomwatson3551 9 ай бұрын
Who else is that Oud the king oud Maxamuud Ismaacil Xudaydi rabi ha u naxariisto dhamaantood
@sultanhufane1051
@sultanhufane1051 3 жыл бұрын
Who watching Mars 2021?? Osman Gacanlow Somalie legend AUN
@januarySl2024
@januarySl2024 3 жыл бұрын
Sii daa codka libaaxa ka onkodaya Hawd iyo galoolka iyo bilcilka ka fooryaya. Waa codkii boqorka qaraamiga Cismaan Gacanlow, hobolka Nuux Muxamed, Habarjeclo.
@Wajaale64
@Wajaale64 5 жыл бұрын
I love this beautiful people with very rich history
@abdihassan5255
@abdihassan5255 4 жыл бұрын
... De
@badrikhar5613
@badrikhar5613 2 жыл бұрын
@@abdihassan5255 ll
@hamseali6585
@hamseali6585 7 жыл бұрын
alle ha unaxariisto cismaan cabdikariin maxamed(cismaan gacanlow) uu ka baxay fanka ee heesihiisa ka saara isagoo sheekh buu dhintaye
@zakariyeyahye5566
@zakariyeyahye5566 Жыл бұрын
Walow eynu dooliyo, Dibadaha wareeg-nahay... Walow eynu doolaal, Dal-shisheeye joog-nahay... Walow eynu diiftiyo, Daruufaha kasiman-nahay!!
@zakariyeyahye5566
@zakariyeyahye5566 Жыл бұрын
Hablo Gooni Loo Xuloo, Hablo Gooni Loo Xuloo, Hablo Gooni Loo Xuloo...
@khadarhasan7062
@khadarhasan7062 4 жыл бұрын
Anoo reer waqooyi ah hadana wlh markan arko calanka buluuga waxan niyaystaa somali oo mid noqotay Allahayow dadka somaliyed sharafted iyo calankodi uso celi . qolo kasta calan gara samaysatay aduunyo. Somalia uponce time it's a power of Africa.
@dr-abdala8403
@dr-abdala8403 4 жыл бұрын
Alla heestan jecliyaa anoo #India high school ah baan ka qaadi jirney daabuurka ardeyda Xusuus 😊
@user-yz8bs4tb3v
@user-yz8bs4tb3v 7 күн бұрын
2024ka ayaa ilaa dhegaysanaya
@hhhkkkylz9349
@hhhkkkylz9349 6 жыл бұрын
Yaa salaam cismaan aabahay bay galabti iyo fiidkii wada cawayn jireen kahor mudo intuuna geeriyoon wuxuu ahaa nin wacan oo cajiiba
@cabdaleyasiinoffacial7526
@cabdaleyasiinoffacial7526 3 ай бұрын
Fanaaniintii isaaq gaar ahaan h.jeclo ragii ugu cad cadaa buu ahaa ahun
@kalamaantv
@kalamaantv 4 жыл бұрын
Eebaw kuu naxariiso janatul kawraabi adiga awoode inchalah amiin amiin amiin Abwaan Cismaan Gacalaw
@zakariyeyahye5566
@zakariyeyahye5566 Жыл бұрын
Halistiyo Gantaallaha, Gaashaanka Warankiyo, Gucummaalle Aarkiyo, Goodkii Abeeskaba...
@maxbuubyare6791
@maxbuubyare6791 7 жыл бұрын
cismaan cabdikarim maxamed waa hobol kamida hoboladii ugu caansanaa fanka Somaliyed waxa uu kamida walalaha hargeysa iyo markii danbe waaberi cismaan cabdikarim waxa uu Ku dhashey burco togdheer 1935 se waxa uu Ku soo barbaarey berbara waxa uu dugsi quranka ka Haley berbera malcaamadii macalin maxamed isga iyo maxamed giriig waxay madadaalada u qaabilsanaayeen xisbigii xoriyad doonka SNL oo fanka ay u qaabilsanaayeen iyo maaweelinta dadka xisbiga Ku jira sanadkii 1955 ayuu galey good faneed shaqaalaha dawlada ingiriska hoostaga oo uu haystey abwaan saxrdiid jebiye 1958 ayuu Ku biirey koox faneedkii walalaha hargeysa cismaan oo Ku magac dheera cismaan gacanlow waxa uu ahaa hoboladii caanka ahaa lixdameeyadii oo heesi hiisa dhegeystaan dabaqadii sare ee siyaasiyiinta iyo ganacsatada lahayd waxa kale oo lagu xasuustaa qasiidooyinka iyo nebi amaanka maadaamo oo uu kamid ahaa xerta saalixiyada cismaan heesha talantaaliga ah ee ugu badan waxa laqaada xaliimo khalif magool cismaan 20 kii sano ee udanbeysey noloshiisa fanka uu ka baxay oo waxa uu noqdey wadaad qunyar socod ah oo waxa uu ganacsi Ku haystey sida LA iisheegay magaaladii u Ku dhashey ee burco 25 April 2013 ayuu ruuxdiisa gudoonsiiyey eebe cumri camirey nolosha 79 sano waxa uu Ku geeryoodey sh cismaan cabdikariim cisbitaalka qaranka hargeysa sida sharciga wadanku sheegayo shikhsi qaran marka uu baxo waxa toos u tebinya xafiiska qaranka laga maamulo kadib saxeexa qoyska marxuumka warqad furan oo ka soobaxdey guriga qaranka looga taliyo ayaa waxa lagu xaqiijiyey geerida marxuum cismaan cabdikariim maxamed oo lagu sheegay in uu ahaa odey qaran oo ka soo qayb qaatey dhismaha qaranka iyo dhaqnka somaliyed waxana looga tacsiyadeeyay geeridiisa shacabka Somaliland iyo ka soomaaliyeed guud ahaan waxa Ku saxexnaa kusimaha madaxweynaha ahna madaxweyne Ku xigeenka cismaan waxa uu ka tegey dad iyo duunyo dhaqan waxa uu guursadey dhowr dumar alle naxariistii janno haka waraabiyo aamiin aamiin
@xulkacaashaqa9032
@xulkacaashaqa9032 7 жыл бұрын
L
@saidojama1170
@saidojama1170 6 жыл бұрын
dhallaankii SNM thanks walal taariikhdaas macaan ee aad nala wadaagtay.
@adenfarah933
@adenfarah933 5 жыл бұрын
Waad kuu madsantahay walal ...taarikhdu maa dugowdo
@salanegal9529
@salanegal9529 5 жыл бұрын
Naclatoola calaankii Faqashta Laga Adkaaday.
@yassinaliabdi5797
@yassinaliabdi5797 4 жыл бұрын
Allah u naxriisto
@15310011
@15310011 5 жыл бұрын
Masha Allah.. Allah yarxam . Waa hees qaraami ah oo qiiro leh. Those were the days 😥😥😥. We were somebody
@khadarmoxmed.4906
@khadarmoxmed.4906 3 жыл бұрын
Cismaan gacanlow 2013 ayaa xabaalaha Naasa hablood ee bariga hargeisa lagu aasay alle hawnaxariisto. Heestan aad ayaan ujecalay runtii.😕😕😥
@mahadow
@mahadow 2 жыл бұрын
naxariistii Janno Rabbi ha ugu deeqo
@abdisalamwehliye9425
@abdisalamwehliye9425 2 жыл бұрын
Adduunyo!
@khadarmoxmed.4906
@khadarmoxmed.4906 2 жыл бұрын
@@mahadow Aaamin.
@dhagolaab6175
@dhagolaab6175 7 жыл бұрын
calanka umada soomaaliyeed hawaaro fanaankana ilaahay haw naxariisto huuno waa fanaan soomaaliyeed
@salanegal9529
@salanegal9529 5 жыл бұрын
Faqashtii baa Hiisaheenii Biliiqaystay
@alimacalin6748
@alimacalin6748 4 жыл бұрын
@Askar Dubbed hawiye waa kii drd kaa qabtay qabax yahy,ma adaaba jiri lahaa hadii miigi,wiilki xawaadle,duuliye ka,haay uusan jabuuti ka deji lehyn,inta dhiig somali u baqay adne saas baad niic lasoo leedahay
@mahammedsiad5563
@mahammedsiad5563 2 жыл бұрын
Waayo waayo Beri Samaadki ayaa nasoo xasuusisay, Illaahoow wadankeeni Soomaaliya Nabad nooga dhig. Aamiin 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🌹🇸🇴🌹🌺🌺🌺🌹🇸🇴🇸🇴🎵🎵🎵🎵🌹🌹
@zakariyeyahye5566
@zakariyeyahye5566 Жыл бұрын
Shan Ka Bilan Gayaankaay, Wada Shiiqineysaay, Sheed Mililicdaadii, Shiribtaa Nafteeduye, Shax Mirqaan I Gelisaa!
@Cabdicasiis-Gasle
@Cabdicasiis-Gasle 2 жыл бұрын
Heestan markasta way ii cusub tahay Aun cismaan gacanloo
@zakariyeyahye5566
@zakariyeyahye5566 Жыл бұрын
Shan Ka Bilan Gayaankaay, Wada Shiiqineysaay, Sheed Mililicdaadii, Shabaqdaa Nafteeduye, Shab Mareer I Gelisaa!
@Goljano18
@Goljano18 4 жыл бұрын
Yaa ila daawanaya 18 May 2020 ♥️
@zakariyeyahye5566
@zakariyeyahye5566 Жыл бұрын
Hablo Gooni Loo Xuloo, Garbasaarna Loo Suroo, Hablo Guudka Loo Firoo, Guntiinana Loo Xiroo.
@abdiyare5863
@abdiyare5863 7 жыл бұрын
Allah u naxariisto cismaan gacanlow fanaan qaalia buu ahaa
@abdiyare5863
@abdiyare5863 6 жыл бұрын
Adigana nowlaw abaayo mcn
@salanegal9529
@salanegal9529 5 жыл бұрын
Yaa Faqash this our son in Somaliland Republic Naclatoola calal Faqash
@zakariyeyahye5566
@zakariyeyahye5566 Жыл бұрын
Hablo Guudka Loo Firoo, Hablo Guudka Loo Firoo, Hablo Guudka Loo Firoo...
@zakariyeyahye5566
@zakariyeyahye5566 Жыл бұрын
Mid La Heli-Kareeynoo, Aan La Huri-Kareeynoo, Holcineeysa Qalbigoo, U Hugmeeysa Niyadoo, U Harraadsan Nuddeeydoo, Naftu Ku Hammiyeeysaa!
@qacqacosman5716
@qacqacosman5716 4 жыл бұрын
Allah ha u naxariisto Cismaan Gacanlow
@deeqkooshin10
@deeqkooshin10 6 жыл бұрын
Allah u naxaristo
@zakariyeyahye5566
@zakariyeyahye5566 Жыл бұрын
Inkastood Guhaadood, Hadba, Hadba, Hadba, Hadba Gebi Dhacleesood, Rucla Orad Ku Goobtood, Kaliil Harraad Gucleesood, Gaasas Heeggan Galisood, Guuta Aad Horjoogtiyo, Gooshash Ciiddan Hulisood.
@ragemsaid8697
@ragemsaid8697 4 жыл бұрын
Maandeeq ma Sidan baa u danbeysay in ay kala googoostaan ubadkeedii Irmaanteey maandeeqey Waa ino korayseenee... Inada dhawaan ii kacayaw Waan Idin eersaday e Namaydaan abaal Marin e Waa na ambinaysaan
@mysandwichmine7187
@mysandwichmine7187 4 жыл бұрын
Ddka u haysta heestan in siyaad barre xiligiisa wll maaha waaa Xoriyda ka hor 1954kii waa hoboladii iyo ufadii xoriyad doonka
@sidrasirad9475
@sidrasirad9475 4 жыл бұрын
Cimaan gacalow ilahow naxariisti jano sii beri hore heesaha iska dayaay isago sheekha ayuu dhintay
@biletaakuleeye6493
@biletaakuleeye6493 6 жыл бұрын
Reer koonfur ilaahay wanaaga iyo waaltinimada ha fahansiiyo
@ahmedyaasiin9984
@ahmedyaasiin9984 4 жыл бұрын
@Hussein Abdille - Personal Västra skolområdet resursenhet Angu waxba maanu layne idinkaana laayay markaasad waliba nagasiidaba nuusaysaan horta halkeed nagu adoon san jirtaan!!!!
@ahmedyaasiin9984
@ahmedyaasiin9984 4 жыл бұрын
Cadde Imikaad fahantay sheekada zxp sidaa u Fikir daaroodka iyo dir ba iska caliya iyo kuwa calooshooda u shaqayshtayaashaa ee anaga nagamidkaa iyagoo nool soo guba 😂
@mohamedshelare153
@mohamedshelare153 4 жыл бұрын
@@ahmedyaasiin9984 Magacaaga micnihiisa ma garanaysa
@jmbootaan3812
@jmbootaan3812 4 жыл бұрын
@Cadde soomaali waligeed makala go'ayaan , qabiil ayaad ka sheekeyneysaa hadii umad hogaamiye lagaaga dhigo ma sidan ayaad udhaqmi lahayd. Sxb ifahan maxaa inoo diiday ineynu noqono sida USA RUSSIA CHINA INDIA oo malaayiin kala diina ku nooshahay , ta noo diidey ma garaneysaa? ?? Waa tan aad ka sheekeyneyso, hawiye inabtidey ayey qaban sidoo kle habaryartey markaa anigoo isaaq ah iyo adigu xidid manahay? Sida silsilad oo kale ayeynu nahay sxb .
@maxamedcisman4343
@maxamedcisman4343 4 жыл бұрын
Aamiin walal aniga kamid ayaan ahay waana dareemayaa
@aminfarah6667
@aminfarah6667 4 жыл бұрын
#InawiriqWalaalwardheer Waddada loo maruu wad yaallaaye Wardheer dal wanaagsaneydaa Illahayow mar i tus mar koobaad Dalka Dadka oo Dacaado Siman✋🏾🇸🇴 Dadaalkood Dahabka dhoofiya Doqontuna ka duulaayn dawaafkeed Soomaliyeey Reer Wardheer ha la ogaado waa dad qadiyada Soomalidu ku wayn tahay 🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴❤️🇸🇴
@Ehel_Caashaq1
@Ehel_Caashaq1 4 жыл бұрын
Aad iyo aad sxb
@Maxchama
@Maxchama 5 жыл бұрын
Cuqdad nagama aha wllyaal reer koonfuroow hadaan nidhaahno aan dawlado yeelano, waxaa ilaahay adamaha siiyey karaamo iyo inay umadax banaanadaan aayahooda, anagana nagu ixtiraama oo yaan la idinka horayn aqoonsigayaga hadii kale wa ceebtiina wllkaa oo cid kale ka xigsato oo isku tusto inuu nasteex u yahay. Somali ha noolato♥️
@ahmedmumin2403
@ahmedmumin2403 4 жыл бұрын
Positive Side that's positive. adna u ogolow inay khaatumo iyo ssc go'aan oo jabhadaynta iyo joojiyaan noqdaana dad iyaga isu taliya haba taag yaraadaane. oo markay iyaga meel aadi waayaan haku soo doontaane.
@zakariyeyahye5566
@zakariyeyahye5566 Жыл бұрын
Hablo Gabayga Haawira, Hablo Geeraarka Hooriya, Hablo Gool Halbeegsada, Hablo Guusha Hiigsada, Hablo Haabta Gobonnimo, Hablo Geesi Hanankara.
@zakariyeyahye5566
@zakariyeyahye5566 Жыл бұрын
Hadba, Hadba, Hadba, Hadba Gaaf Wareegtood, Geesaha Duniddiyo, Dacallada Gabiibtaba... Geeskeenna, Geeskeenna, Geeskeenna Mooyee, Gayyikale Ma Jooggaan.
@januarySl2024
@januarySl2024 4 жыл бұрын
Libaaxa Habarjeclo ma geydiid in aad sheegato oo ku faanto codkiisa qaraamiga ee tolmoon. Calalkan murugada ee shayaadiinta Maraykan caabudaan ee aad xashiishka ka soo saartay ha marmarin hobolka !!!!!!
@sharifgeyre330
@sharifgeyre330 4 жыл бұрын
Allah yaraxma Cismaan abdikarin gacan low waa hees xasuusleh😭😭
@hobyocadey6193
@hobyocadey6193 2 жыл бұрын
Alloow soo aruuri oo isisoo aruuri soomaaliya waan jeclahay dafkayga
@zakariyeyahye5566
@zakariyeyahye5566 Жыл бұрын
Doontii Tahriibkuna, Weli eysan soo dibban, Daad-gurkii ubixiyo, Urugada dalkeeniyo, Umalkii dadkeeniyo, Doogtiina ee bogsan!!
@zakariyeyahye5566
@zakariyeyahye5566 Жыл бұрын
Adiguna Hablaha Badi, Heebad Baad Ku Dhaaftoo, Hagoog Baad Ku Dhagantoo, Hiil Baad Ka Dhigantoo, Hiigsi Baad Wax Dheertoo, Hubqaad La Dhalatoo, Waxaad Tahay Habbooneey, Mid La Heebinaayoo, Ishu Halac-Saneysoo, Ushu Eey Ku Hafatoo, Aan Horeyba Loo Arag!
@jmbootaan3812
@jmbootaan3812 4 жыл бұрын
Soomaali waa mid, Waxa ifahmi kara waa dad aad u yar inkasta oo aan isku keeni karin hadda hadana hal maalin waxaan arki doonaa ama jiri doonta soomaaloo midowday oo awoodeedii alle usoo celiyey. 👇like hadad igu raacsan tahay
@user-zc6ig1ep9q
@user-zc6ig1ep9q 4 жыл бұрын
Ilaahay somali wax noogu maa daro.markalee. Maarbaan.kuu luu goonay.
@jmbootaan3812
@jmbootaan3812 4 жыл бұрын
@@user-zc6ig1ep9q sxb dadku isku mid ma'ahan halka aad ka hadleyso iyo halka aan anigu kuwado isku meelba maahan, wax dhacay tiigsimaad maleh ayaa hore loo yidhi, sual yar ma waxad dooneysaa in qolo kastaaba meel oodoto mise qaran dadka ka dhexeeya,Midka aad dooroto ayaad tahay? !
@user-zc6ig1ep9q
@user-zc6ig1ep9q 4 жыл бұрын
@@jmbootaan3812 waa xaad hada kaa hadlayso.1950 Baan kaa hadlayenay.ee wax cusub.laa kaa lay.
@user-horo
@user-horo 3 жыл бұрын
Roob galbeed iyo qof dhintay midkoodna masoonoqdo soomaali maamul kadhaxayn doonannana suuro galimaayo oo awalba maamul kama dhaxayn kaliya soomaalida isku dayday ee maamulkeedii istidhi walaaladiin raadiya waxay ahaayeen (somaliland) oo runtii riyoonaysay balse riyadii beenbaybay noqotay oo 3dii kale way diideen inay soomaali maamul kudarsadaan kuwaas oo kala ahaa soomaali (kenya) NFD,soomaali (Galbeedna) Ethiopia,soomaali (Djibouti) hadaba labadii maamulka isku darsadayna riyadii (5)soomaali katoose oo laba isku soo noqon doona maaha,balse halbaa run ah taas oo qasab ah in soomaalinimo kashaxayso eray ahaan dhaqan iyo Diin oo la isdhex mari karo iyo wada dhalasho,lkn kala dawladnimo kala maamul iyo wada noolaansho rajadu waa taas walaalkayoow
@user-horo
@user-horo 3 жыл бұрын
@@jmbootaan3812 is aamin dambe majiri karo waataa soomaali ciiseba ootay intoodii yarayd sxb (Djibouti) ee ma waxaad ileedahay somaliland kaliya iyo somaali (koonfurbaa)soomaaliya? Bartiina jooga sxb oo ganacsiga iyo dhaqanku ha inaga dhexeeyo
@zakariyeyahye5566
@zakariyeyahye5566 Жыл бұрын
Mid La Heli-Kareynoo, Aan La Huri-Kareynoo, Holcineeysa Qalbigoo, U Hugmeeysa Niyadoo, U Harraad Qabto Nuddeeydoo, Naftu Ku Hammiyeeysaa!
@zakariyeyahye5566
@zakariyeyahye5566 Жыл бұрын
Hablo Gammaan, Farasna Laga Baxshoo, Hablo Geelna Loo Raroo, Hablo Geenya Laga Xushoo.
@waarimeysidewanaag8847
@waarimeysidewanaag8847 7 жыл бұрын
Yaa salaam yaa salaam dananka iyo deryanka muusig gobeed inuu yahad garan, ee ayan ahayn kuwa iska qalaada,,Qaran wasaaradiisa dhaqanku u dhisneyd bey ahayn soomaaliweynow noolow nacabkana ha jabo, aamin.
@abdicanada9489
@abdicanada9489 4 жыл бұрын
Fataal nimada you tubka kalax nio
@cabdicaydiid3320
@cabdicaydiid3320 4 ай бұрын
Heestan waxa qaaday Cismaan gacanlow. Allayaa raxma.
@cabdaleyasiinoffacial7526
@cabdaleyasiinoffacial7526 3 ай бұрын
Beeshiisuna ahayd Isaaq H.jeclo Solomadow
@cabdaleyasiinoffacial7526
@cabdaleyasiinoffacial7526 3 ай бұрын
Ahun Fanaaniintii isaaq Cisamaan gacanlow h.jeclo
@zakariyeyahye5566
@zakariyeyahye5566 Жыл бұрын
Hadba, Hadba, Hadba, Hadba Geed Har Weeyniyo, Goob Aadan Huriniyo, Goof Aad Hiratood.
@Walalgkvideography
@Walalgkvideography 5 жыл бұрын
2020 wa Marki igu xorese an maqlo Allah xa uu naxiiristo fanankan
@salladosman9344
@salladosman9344 5 жыл бұрын
2019 ayaan dhegaysan intii aan nolahay waan dhegaysan
@abdirahmanwaber6529
@abdirahmanwaber6529 5 жыл бұрын
yasalaam cusmaan gacanlow allaya raxma cuudka waxaa u tumaya heestan allayaraxma dhuule.
@abdikafiadanabdi7113
@abdikafiadanabdi7113 4 жыл бұрын
Hees Aan Aad io Aad ujeclahay❤️
@TheSamale
@TheSamale 5 жыл бұрын
Rip my brother long live Somalian people.
@warsaniyoweedhsan9417
@warsaniyoweedhsan9417 6 жыл бұрын
illahay hakuu naxariisto adeer😭😭😭😭😭
@macowbanaaqli6104
@macowbanaaqli6104 5 жыл бұрын
Inta dhimatay allaha unaxariistò anagana allaha inòó naxariistò 🤲
@cabdicaydiid3320
@cabdicaydiid3320 4 ай бұрын
Waa Qaraami asal ah oo qiiro badan waan qiiroodaa kolkan maqlo.
@osmansufi4066
@osmansufi4066 6 жыл бұрын
Alle ha u naxariisto cisman Mohamed cabdikariim gacanlaw waxaan xusuustaa gaadhigiisii hooldhan ka ahaa ee madoobaa hargeysa waxaanu isku iskuul ahay inantiisa Fatxiya quruxley sanad baan ka sareeyey harveysa rise (riis) girls standard 3 bay ahayd ana standard 4 baan ahaa waxaanu ahayn class kii wiilal ah ee iskuulkaa lagu daro markii kacaankii bilaabay co-education in hablaha iyo wiilashu isku fasal noqdaan waxa headmaster noo ahayd alle ha u naxariistee Leyla x cali kooshin oo dhimatay 1992gii gabadhii hablaha mutacalimiinta ah berrigaa ugu qurux badneyd suldaana dhalay aabaheed suldaan buu ahaa
@gedigudal3164
@gedigudal3164 5 жыл бұрын
Osman Sufi Hargeisaawi iga dheh..he was the only fanan with gaadhi kkkk
@engmohamedliban2322
@engmohamedliban2322 3 жыл бұрын
Inantisa maxaa uguurso weysay nio nasib bakufhafay wle
@osmansufi4066
@osmansufi4066 3 жыл бұрын
@@engmohamedliban2322 kkkkkkkkk sxb caruur baanu ahayn dee berigaa kkkkkk waad iga qoslisey
@queenfahima3996
@queenfahima3996 11 ай бұрын
Xaaji Cali Kooshin waa suldaanka Ciise Muuse
@hassandahir9693
@hassandahir9693 Жыл бұрын
Tariikhdu waa November 01, 2022 20 sano kadib hadii aan noolahay akhyaarey isoo qabta. Noloshu ha idiin wacnaato
@zakariyeyahye5566
@zakariyeyahye5566 Жыл бұрын
Daruustii Kitaabkiyo, Sunnadii daruuraba, Weli uusan daba-rogin... Dariiqii toosnaa iyo, Toobadiina daba-marin!!
@AhlamMoalim
@AhlamMoalim 2 күн бұрын
7/7/2024. Dhegeysi. Raaxo. Badan
@zakariyeyahye5566
@zakariyeyahye5566 Жыл бұрын
Walow eynu doobiyo, Dareen-malo awaal-nahay... Walow eynu dookhiyo, Darajada kasiman-nahay... Mmm, Mmm, Mmm, Mmm, Mmm, Mmm!! Www, Www, Www, Www, Www, Www!!
@qoslaayeali9392
@qoslaayeali9392 11 ай бұрын
Ya ila dawanaya 30_7_2023 ❤❤
@osmansufi4066
@osmansufi4066 7 жыл бұрын
kooxdii wallaalo hargeisa iyo Aun fanaan cusman mohamed abdikariin gacanlaw
@roblemaer4834
@roblemaer4834 6 жыл бұрын
Mahadsanid Cismaan. Ma Sakhaawadiin baad dhigan jirtay?
@hamsesaeeed1564
@hamsesaeeed1564 3 жыл бұрын
2020 from somaliland
@moffasaa1317
@moffasaa1317 2 жыл бұрын
adeero illahay haku raxmado🤲🏽
@abdiibrahim5050
@abdiibrahim5050 Жыл бұрын
cismaan gananlow ilaahay haku janadatulka markaan heesaha daawo bay raxmad igu da,aa
@xamzeali5369
@xamzeali5369 4 жыл бұрын
Reer waqoyi ilaahay hafahansiyo somalinimada
@mohamedshelare153
@mohamedshelare153 4 жыл бұрын
Waxan aad dhagaysanayso waa halkee
@shire1212
@shire1212 3 жыл бұрын
17 may 2021 absolutely classic,, Mr Cummar ummadnebi london Tw80dq,,,
@arowsomali3814
@arowsomali3814 5 жыл бұрын
Hobol kamid ah hobaladii waa beri it is wonderful
@shaadiyacismaanmohamed
@shaadiyacismaanmohamed 4 ай бұрын
Abo mcn alle hku naxariisto abahay fanka wu ka baxay asago shikha dhintey wxn jeclan laha in heesihisa lga saro🙏🥺
@abdirahmanwaber6529
@abdirahmanwaber6529 5 жыл бұрын
Yaasalam ninkii garanaya unba garan waa wayowaayo iyo fankii iyo ilbaxnimadii reer woqooyiga ka soo ifbaxdey dabadeedna ku butaacday koonfurta somaliya oo aan fan laga aqoon kkk
@besheirbuble186
@besheirbuble186 5 жыл бұрын
Bashiir cabdi mcln axmed Wxn jogaa south africa heestan markaan dhageysto wxn dareemayaa somalinimo AUN cismaan gacanlow
@Hw15243
@Hw15243 5 жыл бұрын
Naxariistii Janno allaha geeyo Asaga iyo intii la midka ahayd ee somaalinimadda xambaarsaneyd ama huwaneyd maxaa halyeey somaliyeed baxay allaha ha u wada dambi dhaafo kuligood!!!! Aamiin Sarmaangarow
@abdiaziizmoha5338
@abdiaziizmoha5338 5 жыл бұрын
fanka qaranka somaliyed 2018
@yuusufcandurbo6495
@yuusufcandurbo6495 5 жыл бұрын
Allah qaraamiyoow maxaad qalbi ruxdaaaa
@laylaraqiis3804
@laylaraqiis3804 4 жыл бұрын
Magalada geed kuyaalad midabkisa leedahay muxuboy🤝🌳🌵
@saadaqcali2237
@saadaqcali2237 4 жыл бұрын
Ok
@deej6269
@deej6269 4 жыл бұрын
Sawiradu waxy i xusiisyeen dadkeenii hope waxaan jeclaan Lahaina inadvertent kusoo dartaan gabdhihii uhoreeyey boloska oo Alan Kay mid aha
@abdirasaqmohamed6716
@abdirasaqmohamed6716 7 жыл бұрын
waayo waayo
@hafsasuliman1024
@hafsasuliman1024 6 жыл бұрын
aniga heestaaa aad ayaaan u jeclhaya
@zakariyeyahye5566
@zakariyeyahye5566 Жыл бұрын
Hawraarta durugsaniyo, Deylkii higgaadiyo, Hadalkii dahsooniyo, Hawadii ma sii deen!! Mmm, Mmm, Mmm, Mmm, Mmm, Mmm, Www, Www, Www, Www, Www, Www!!
@mahrezyare233
@mahrezyare233 3 жыл бұрын
Wadada loo maruu wad yaallaaye war-dheer dal wanaagsanaydaayeey Wardheer ❤🔥
@se1059
@se1059 4 жыл бұрын
Gaaroodi roob helay geedkii ka baxay iyo guudkeeda mala mooda gamaan faras yaa salaam❤
@ilwaadAbdurashiid4631
@ilwaadAbdurashiid4631 Жыл бұрын
2023 yaa ila daawanaya
@elmiyusuf396
@elmiyusuf396 2 жыл бұрын
cismaan gacanlow allaha u naxariisto
@hafsasuliman1024
@hafsasuliman1024 6 жыл бұрын
alle ha ku naxriisto wadaa ka tobad kentee
@rooblehasan4152
@rooblehasan4152 3 жыл бұрын
2.5.2021 yaa ila dhagaysanaya
@FarhiaFarah-wg5qe
@FarhiaFarah-wg5qe 8 ай бұрын
Nonononono wamaya Absuttlyyyy saxsax Runrun
@FarhiaFarah-wg5qe
@FarhiaFarah-wg5qe 8 ай бұрын
qatroisliina qiimobadan cadayyareey lagufarxeeeey marwoyareey dumaroo yareydataanaa yartaanaa tanaa tii lagaa sooooo dhawaystayoo dooqoo jeclaadayoo walee wacadala waleeneeey shaxshaxleeeey princseseseses Rasmi riyaaq rayxaaneey lagufarxeeeey qaasatan hablaha noocyadEeycaynyaasheeey facyaashay khayryaashay waanba dhaafaaba
@VisualQuranVideos
@VisualQuranVideos Жыл бұрын
Heellooy Heellellooy Heellooy Heellaloooy, Hir Aan Ii Dhoweeyn Ma Halabsadayeey! x2 Sidii Rucub Canab Raxmadi Ku Da'daad, Ruuneey Nafta Raaxadeed Tahay, x2 Gaaroodi Oo Roob Leh Geedihii Ka Bixiyoo, Guudkeeda Ma La Moodey Gammaan Faraseey x2 Magaalada Geed Ku Yaal Muxubbooy, Ayaad Midabkiisa Leedahayeey x2 Qaraamka (Qaraamiga) Inay Ku Qiirootiyo, Aan Qaado Qasiidadeediiyeey x2 Waddada Loo Maruu Wed Yaallaayee, Wardheer Dal Wanaagsaneydaayeey x2
@said.mohamed
@said.mohamed 3 жыл бұрын
Calan yar cisman maxamed cabdul kariim waxa
@dr_abdala8041
@dr_abdala8041 Жыл бұрын
Xusuus hestan waxan dhageysan jirey anoo #India joogoo arday High school ah daabuurka ayana kaqaadi jirney anagoo badan😊 Asxaabta badankooda hada wan kala lunay aduunyo 😢
@zakariyeyahye5566
@zakariyeyahye5566 Жыл бұрын
Himilada dareenkiyo, Heesaha durdurkiyo, Hiigsigii damiirkiyo, Haasaawe dumariyo... Mmm, Mmm, Mmm, Mmm, Mmm, Mmm, Www, Www, Www, Www, Www, Www!!
@shucaybmohamed7731
@shucaybmohamed7731 6 жыл бұрын
1:08 sawirkaa ama muuqaal aragaas waa SULDAAN YUUSUF CALI gii Hobyo ka talin jiray.
@mustafaabiib1916
@mustafaabiib1916 7 жыл бұрын
Qaraami waa Heesihii u horeyay ee Somalida
@awiawi2757
@awiawi2757 3 жыл бұрын
Aloox wayo wayo this is nearly my time wwww
Nin Daar Ku Jira Cismaan Gacanlow (AUN)
6:00
VivaSomalia1
Рет қаралды 147 М.
taariikhda somaliya 1950
26:40
Universal Somali TV
Рет қаралды 459 М.
Hees "Maxaad La Ooyday" cododkii marxuumiinta Gacanlo iyo Magool
9:17
Naf Ku Jecel Lyrics Sahra Axmed
8:39
VivaSomalia1
Рет қаралды 1 МЛН
Magool Hees macaan
8:24
VivaSomalia1
Рет қаралды 671 М.
Cismaan Gacanlow Iyo Xaliima Fatoosh 🔥 Iyo Heesta "MUXUBADA KALGACALKA"
8:09
Heello, Qaraami| Hibo-Nuura| Balwo Lyrics
6:15
Balwo Lyrics
Рет қаралды 157 М.
1972-kii  HEESTA: DHIGA LACAGTA DHAQA MAALKA FANAANKII AHN CISMAAN GACAN LOW
6:46
XULKA HEESAHA QARAAMIGA
Рет қаралды 9 М.
Cumar Dhuule---hele hele qaraami
9:16
Ahmed Hassan Mohamed Moyale
Рет қаралды 90 М.
ҮЗДІКСІЗ КҮТКЕНІМ
2:58
Sanzhar - Topic
Рет қаралды 6 МЛН
Say Mo - LIL BIT & 1 shot 2 (Waysberg Music Remix)
2:43
Waysberg Music🇰🇿
Рет қаралды 330 М.
LISA - ROCKSTAR (Official Music Video)
2:48
LLOUD Official
Рет қаралды 93 МЛН
Say mo & QAISAR & ESKARA ЖАҢА ХИТ
2:23
Ескара Бейбітов
Рет қаралды 1,4 МЛН
Sadraddin - Jauap bar ma? | Official Music Video
2:53
SADRADDIN
Рет қаралды 7 МЛН
Қанат Ерлан - Сағынамын | Lyric Video
2:13
Қанат Ерлан
Рет қаралды 3,3 МЛН