LEEN FUDUD WAAYE! XARAAN KU XAJI KUNA CUMREYSO SHEEKHOW! LAKIN SUG HADAGDAGIN EE DAAWO

  Рет қаралды 54,454

Dulmi Diid

Dulmi Diid

Жыл бұрын

LEEN FUDUD WAAYE! XARAAN KU XAJI KUNA CUMREYSO SHEEKHOW! LAKIN SUG HADAGDAGIN EE DAAWO
Join this channel to get access to perks:
/ @dulmidiid
FOLLOW DULMI DIID CHANNEL FOR RELIGIOUS TEACHINGS, REACTION VIDEOS, SOMALI PUBLIC FIGURE INTERVIEWS, THE LATEST NEWS AROUND THE WORLD, DIFFERENT STORIES, PRAYERS AND THE EMPOWERMENT OF SOMALI YOUTH
IF YOU WANT TO TALK TO THE SHEIKH JOIN THE CHANNEL AND BECOME A MEMBER WHICH GIVES YOU ACCESS TO HIS NUMBER AND MANY OTHER PERKS
SHARE WITH YOUR FRIENDS AND FAMILY ALL VIDEOS AND CONTENT WHICH CAUGHT YOUR INTEREST AND SPREAD THE GOOD MESSAGE MAY ALLAH REWARD YOU AND THEM AMIIN
#ShMaxamedDulmiDiid
FOR FURTHER BUSINESS INQUIRIES CONTACT THE SHEIKH THROUGH HIS EMAIL
Dulmidiidchannel@gmail.com
DULMI DIID CHANNEL KALA SOCO DIIN, MAADI, WACYI GALIN BULSHO, REACTION WAAQICEENA KUSAABSAN, QISO, DUCO, TAAGEERADA SHACABKEENA TABAALEYSAN & GUUD AHAAN DANTA SOOMAALI MEEL WALBEY JOOGAAN DAL IYO DIBADBA,
HADAAD DOONEYSO INAAD SHEEKHA LA HADASHO JOINKA KORE KU DHUFO KUNA SOO BIIR HALKAASAAD NUMBERKIISA KA HELEYSAA
BARNAAMIJKA AAD KA HESHO LA WADAAG WALAALAHA KALE ALLAH HAKAA DHOWRO SHAR & SHEYDAAN ADIGA & INTAAD JECESHAHAY. AAMIIN
#ShMaxamedDulmiDiid
WIXII TALLO IYO TUSAALE AHNA NOOGUSOO DIR
Dulmidiidchannel@gmail.com
Subscribe to my other Channel where I talk about tech gadgets #electric cars, #camers, #mobile #phones, #tablets, #computers, #watches, #laptops, #airpods, insurance, Trading212, Plus500 trading loans, mortgage, credit, lawyer, donate, degree, hosting, claim, conference call, trading, software, recovery, transfer, gas, electricity, classes, treatment, bitcoin, bitcoin news, investing, ecommerse, crypto, currency, #Tesla, Apple.
/ @dulmidiidclips
MAHADSANID.

Пікірлер: 232
@runneymohamedomar5237
@runneymohamedomar5237 Жыл бұрын
Jazaka Allahu kheir
@sulekaabdi3224
@sulekaabdi3224 Жыл бұрын
Culumad ilahay ha no xafido Amiiin
@mubaarikcabdiaxmed8684
@mubaarikcabdiaxmed8684 Жыл бұрын
Shukran akhiii
@habibokhalid9679
@habibokhalid9679 Жыл бұрын
عن النعمان بن بشير رضي الله عنه قال: سمعت النبي صلى الله عليه وسلم يقول: «إن الحلال بيِّن وإن الحرام بين، وبينهما أمور مُشْتَبِهَاتٌ لا يعلمهن كثير من الناس، فمن اتقى الشُّبُهات فقد اسْتَبْرَأ لدينه وعرضه، ومن وقع في الشبهات وقع في الحرام، كالراعي يرعى حول الحِمى يوشك أن يَرْتَع فيه، ألا وإن لكل مَلِك حِمى، ألا وإن حِمى الله محارمه، ألا وإن في الجسد مُضغة إذا صلحت صلح الجسد كله وإذا فسدت فسد الجسد كله ألا وهي القلب».
@mynameisdhaqaneahmedxagar8374
@mynameisdhaqaneahmedxagar8374 Жыл бұрын
Warkaan hubiya ar amaa codka lajar liisku keenay
@nooranoora722
@nooranoora722 Жыл бұрын
Asc sax weye shiqow
@mynameisdhaqaneahmedxagar8374
@mynameisdhaqaneahmedxagar8374 Жыл бұрын
@@nooranoora722 💓
@fmg63772
@fmg63772 Жыл бұрын
Jizaakallaah khayr sheikh dulmidiid
@halimamohamed8090
@halimamohamed8090 Жыл бұрын
ان الله طيب لا يقبل الا طيبا
@malabey197
@malabey197 Жыл бұрын
Saxiiix
@shaxshaxlowgaxafada
@shaxshaxlowgaxafada Жыл бұрын
ماشاء الله
@shaxshaxlowgaxafada
@shaxshaxlowgaxafada Жыл бұрын
ماشاء الله
@Sulub1234Ali-hs9mo
@Sulub1234Ali-hs9mo Жыл бұрын
Jasaakalaahu khayr.
@user-nw5wt4ek4f
@user-nw5wt4ek4f Жыл бұрын
جزاكم الله خير الجزاء أحسنت بارك الله فيك
@user-sx6sw3ci1z
@user-sx6sw3ci1z Жыл бұрын
ماشاء الله يكفينا هذ الحديث الشريف الصحيح (متفق عليه)
@aminamohamoud4591
@aminamohamoud4591 Жыл бұрын
Ma ilaahaybaa lasirayaa xaj ma kuwaajibin qofkii aan xoolo uu ku aado haysan subxaan allah walee waa yaab
@somaliland6718
@somaliland6718 Жыл бұрын
WAHAABISIM waa gawrac iyo dhiig .. Islam is peace and love
@fouzianuura2327
@fouzianuura2327 Жыл бұрын
Waxaasi Waa diinta Wahaabida... Salaamaad
@fatimahashim5596
@fatimahashim5596 Жыл бұрын
SHEEKH BARBARAAWI WAA SHEEKH SHEEKHNIMADIISU DHABTAHAY KUMAMASHQUULO QABYAALADA SIDA DULMI DIID SHEEKHOW SOOMAALILAND WAALAGAANACAY ICAFI WAANUSOOMANAHAY
@DAARUSUNNA
@DAARUSUNNA Жыл бұрын
cilmiga barashuu u baahanyahay walahi naxaa yeelay maalin kasto wax cusub ayaan maqleynaa kkkkkkkk
@cabdiraxmanmaxamed3093
@cabdiraxmanmaxamed3093 Жыл бұрын
Waaa runtaa cilmigi waa barsho goormaad ogaatay masaladu inay jirto iyo in kale cilmi baa ka horeeya
@Mustafe..1st
@Mustafe..1st Жыл бұрын
Mashallh tabaaarakalh jasaakalhu khyr
@maryannnnn942
@maryannnnn942 Жыл бұрын
Maashaa allah sheeq maxamed qeeyr allah ha ku siiyo si fiicanaad noo fahansiisau
@safasaed7715
@safasaed7715 Жыл бұрын
Illahey ka bakh Hadalka ha jar jarin
@adammohamed5339
@adammohamed5339 Жыл бұрын
اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا ونبينا محمد وعلى اله وصحبه اجمعين
@anabanabhassan7556
@anabanabhassan7556 Жыл бұрын
Subaxnallah Subaxnallah ilawo xaqa nawafaji amiiiiin amiiiiin amiiiiin amiiiiin yarabi
@qadroahmed4255
@qadroahmed4255 Жыл бұрын
Maasha alaah sheeq filmi diid ilaahey haku bara keeyo
@zeinabumu.hamza.1233
@zeinabumu.hamza.1233 Жыл бұрын
Masha.allaah tabaraka llaaah sheikh jazakallahu kher waa siideen samen laha katag wixi ku shaki geliyo oo waxad ada waxan shaki kujiiriin
@umuyahya
@umuyahya Жыл бұрын
Jazakallah Khair sheikh allaha ku barakeyo culimadeena dhan allaha noo hifdiyo
@jiijodaqere8881
@jiijodaqere8881 Жыл бұрын
kzbin.info/www/bejne/q5KxaYSDapukebs
@sainabomar7658
@sainabomar7658 Жыл бұрын
Asc maashaa alaah jazakualaahi Qayr alaha ku xifdiyo sheeqow waan. Fahansiisay.
@happyprofessional2100
@happyprofessional2100 Жыл бұрын
Subxan allaah
@baraarug969
@baraarug969 Жыл бұрын
duul culimo wareerisay hadaad maqli jirtay waa soomaali masaakiinta 😭😭😭
@hubsasho
@hubsasho Жыл бұрын
Hhh
@somaliland6718
@somaliland6718 Жыл бұрын
Wahaabisim is evil and blood ... Islam is peace and love
@saynabdaye7382
@saynabdaye7382 Жыл бұрын
Qaldaan qeer maa ka sugee
@shucaybabdalla9014
@shucaybabdalla9014 Жыл бұрын
Tani wareerin ba maaha ee masala jirtay culimaduna waligood way kahadjireen شافعي أحمد مالك
@halimahassan1523
@halimahassan1523 Жыл бұрын
SUBXAANA LAAH, aduundaya tana ma noo dhimanayd.
@maslah345
@maslah345 Жыл бұрын
Waa aakgiru saman
@mohamedibrahim8753
@mohamedibrahim8753 Жыл бұрын
Ajar iyo xasanaat Alle hakaa siiyo sida faxfaxsan uga hadashay 😊
@Somali-One
@Somali-One Жыл бұрын
Wll wuu sii akiidey ee muusan faahfaahin. Hal aayad oo baneeneesa muusan keenin. Lacag la xaday ansax kuma noqoto cibaado Alle. Aqbalaadana marwalba ilahay ayaa iska leh ee wax sheekh baneenkaro maahan
@ismailali3501
@ismailali3501 Жыл бұрын
Cilmiga Allah ku ziyaadiyo
@dabayltechnologies4961
@dabayltechnologies4961 Жыл бұрын
Sual Ayan qabaa sheikh Allaah yebarek fek
@atika7411
@atika7411 Жыл бұрын
Subxaanallaah reer Hargeysa way ka sii dareen ee shiikhu waa hargeysaawi saan jeclahay
@zayaamad3080
@zayaamad3080 Жыл бұрын
Bal reer Hargeisa oo dhan baad tidhi way ka soo darayaan. Kumaanu saamixin
@ogaaloge3281
@ogaaloge3281 Жыл бұрын
Warkii la sheegay xaguu kaa maray Shiqa isaga sidaa ma oran lkn tusaale ayuu usoo qaatay culimada qaar ineey sidaa qabaa Kadib hadakiisa ayeey soo jareen
@atika7411
@atika7411 Жыл бұрын
@@ogaaloge3281 ilaahey hasoo hanuuniyo dhamaan
@atika7411
@atika7411 Жыл бұрын
@@zayaamad3080 ilaahey hasoo hanuuniyo dhamaan
@zayaamad3080
@zayaamad3080 Жыл бұрын
@@atika7411 ilaahay adiga cuqdada aad u qabtid reer Hargeisa ha kaa daweeyo af dheerayd eh.
@nafisaahmed8560
@nafisaahmed8560 Жыл бұрын
Subxaanalaah yaa cadiim ilaaheey ha nagu saladin xaraan aan ku xajino xalaal ayaankusoo cimreesanay xajkana ilaaheey ha inooga darin xoolo xaaraan ah yaa rabi salalaahu calayhim wasalima watasliima scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@istahilabdi2722
@istahilabdi2722 Жыл бұрын
Wcs wllo 😍 ♥
@mawlidhoussein7072
@mawlidhoussein7072 Жыл бұрын
قال رسول الله صلى الله عليه وسلم: (( دع ما يريبك إلى ما لا يريبك ))
@Ayan-le4hb
@Ayan-le4hb Жыл бұрын
SUBXAANALAAH SUBXAANALAAH SUBXAANALAAH.
@abaneymahamuud9615
@abaneymahamuud9615 Жыл бұрын
Asc Salallahu Caleyhi Wasalam Allha kuxfdo
@ayansalad7561
@ayansalad7561 Жыл бұрын
Shiikh jisaaka llaah
@cabdalexaji4588
@cabdalexaji4588 Жыл бұрын
Sheekhow, hadal iyo dhammaan intii uu sheekh Berberaawi sheegay umbaad sheegtay.
@ssahracabdullahi5263
@ssahracabdullahi5263 Жыл бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@ayansalad7561
@ayansalad7561 Жыл бұрын
Subxaan llaah subxaan llaah
@bhaashi1622
@bhaashi1622 Жыл бұрын
Idoor dabacyuun waa reer bucur baceer macaa wadaadatooda waa shayaadiin
@ashheart9761
@ashheart9761 Жыл бұрын
Shaki yaqiin ayaa ka wanaagsan.
@maslah345
@maslah345 Жыл бұрын
NABIYU LAAHI MUXAMED CSW
@mahamedabdimajid1038
@mahamedabdimajid1038 Жыл бұрын
اللهم صل وسلم وبارك على سيدنا وحبيبنا ونبينا محمد وعلى آله وصحبه وسلم تسليما كثيرا
@zeinabhajiyassin9293
@zeinabhajiyassin9293 Жыл бұрын
Subhanallah
@muhudiinmaygag2345
@muhudiinmaygag2345 Жыл бұрын
imanka alakaqad
@zeinabhajiyassin9293
@zeinabhajiyassin9293 Жыл бұрын
Maxaad ii habaareysaa maba itaqaanide sow qof muslim Ah ma tihid walalow habaar kugu jawaabimaayo e alle fadligiisa igu nabad geli
@madobeyaremadobe9818
@madobeyaremadobe9818 Жыл бұрын
Ilaahaaa ceeb kanasahan walaa xowla walaa quwwata illaa billaahi allcaliyu allcadiim
@mohamednur3681
@mohamednur3681 Жыл бұрын
war barbaraawi sheekh mä aha waa sarqaan yaa yiri waa sheekh
@cabdiraxmanmaxamed3093
@cabdiraxmanmaxamed3093 Жыл бұрын
Oo waad hubtaa hada hadalkaasi waa halis
@gigachad9879
@gigachad9879 Жыл бұрын
Hadda qofkastaa intuu dukaan jabsado oo lacag ka xado waa kusoo xajjin karaa miyuu sheekh Barbaraawi noo fadwooday. Waa cajiiiiiiiib!!!!!!!!!!
@ahmedadamahmedahmedadamahm8216
@ahmedadamahmedahmedadamahm8216 Жыл бұрын
Wll muuqaalka waa la jarjaray sheekhuna waraysi mar danbe laga qaaday ayuu ku faahfaahinayaa arrintaas.
@abdihakinadan4447
@abdihakinadan4447 Жыл бұрын
صل الله عليه وسلم رمضان مبارك أمة اسلام حكايه جذيذ في شيوخ هرعيس الصومالية صبحان الله
@abdihakinadan4447
@abdihakinadan4447 Жыл бұрын
شكرا شيخ ظلم ذيذ
@GC21701
@GC21701 Жыл бұрын
وإما اخونا (Dulmi Diid) وَنحَذِّرُكُمُ اللَّهُ نَفْسَهُ
@Dr.MohamedHassan1
@Dr.MohamedHassan1 Жыл бұрын
تصحيح الاية:- قال الله عز وجل -: {وَيُحَذِّرُكُمُ اللَّهُ نَفْسَهُ وَإِلَى اللَّهِ الْمَصِيرُ}، وقال تعالى أيضًا : {وَيُحَذِّرُكُمُ اللَّهُ نَفْسَهُ وَاللَّهُ رَءُوفٌ بِالْعِبَادِ}.
@suleymaanabdulahi2355
@suleymaanabdulahi2355 Жыл бұрын
Maansha, Allah tabaarakalaah SheeQ ilaah Haku xifdiyo maalin iyo Habeenba Diinteena waa Diin ♥️ Nasteexo ah ♥️ 💖 ❤❤❤❤❤❤❤
@nasturanastura4015
@nasturanastura4015 Жыл бұрын
Wax walba walal arki
@jiijodaqere8881
@jiijodaqere8881 Жыл бұрын
Kaliibka uu ka hadlayo waa la soo jarjaray waka shiikh oo ka jawabayo kilibka la warejinayo baraha bulshada
@jiijodaqere8881
@jiijodaqere8881 Жыл бұрын
@@nasturanastura4015 kzbin.info/www/bejne/q5KxaYSDapukebs
@jiijodaqere8881
@jiijodaqere8881 Жыл бұрын
kzbin.info/www/bejne/q5KxaYSDapukebs dhagayso adiga xaqa fahmayo
@aliabdalla1623
@aliabdalla1623 11 ай бұрын
NASTEEXO MAXAA AH. XOOLO LAXADAY BAA LAGUSOO XAJINAAAYAAA. SHIIKHA UNASTEEXEE. UNA SHEEG SAAS MABANAANA
@malaakyakub2559
@malaakyakub2559 Жыл бұрын
Subxanallah arintaan waligay ma maqlin !! Maalan kasta wax cusub Ayaan maqlaynaa?
@siraadsiciid9123
@siraadsiciid9123 Жыл бұрын
Subxaanallaah subxaanallaah
@munaabdi2116
@munaabdi2116 Жыл бұрын
Waa duni aakhiru samaan, culimooy dadka sidan udhasma, xaaraanta iyo tuugada ha dhiiri galinina.
@COD-MIIR.
@COD-MIIR. Жыл бұрын
😮
@gigachad9879
@gigachad9879 Жыл бұрын
Waa
@difaacqaran8181
@difaacqaran8181 Жыл бұрын
subxana llaah
@baraarug969
@baraarug969 Жыл бұрын
marka waxaad naleedihiin miyaa dadka dhaca kadibna ku xajiya oo sadaqeesta? 😢
@ssahracabdullahi5263
@ssahracabdullahi5263 Жыл бұрын
Hhhhh haaaaaa
@ssahracabdullahi5263
@ssahracabdullahi5263 Жыл бұрын
Aniga ha iga bilawiin lkn
@nasturanastura4015
@nasturanastura4015 Жыл бұрын
shardiga sow ma aha Inu awoodo
@cabdiraxmanmaxamed3093
@cabdiraxmanmaxamed3093 Жыл бұрын
Diinta baro yaan lagaaga adeegin sheikh barbaraawina wax cusub lma iman wll
@HamzeOsman
@HamzeOsman Жыл бұрын
kabo hadii aad xaddo, masajidka aad ku tagto salaadi aad tukatay way ansaxaysaa hadi lagu yidhahdo, ma waxa lagu yidhi kabo soo xad. salaadu way ansaxaysaa unba lagu yidhi, kabaha danbigoodina wuu ku dal saaranyahay. tanna waa la mid, lacagta aad xadday waa kugu xaaran, lkin xajki wuu ansaxayaa, lkin waa xaraan wana khalad inad lacag xaddo ood xajka ku tagto.
@batulahussein797
@batulahussein797 Жыл бұрын
Subxaanallaah
@awisaed-dl7my
@awisaed-dl7my Жыл бұрын
geeeeesinimo
@encrypted983
@encrypted983 Жыл бұрын
فكيف يستجاب له؟
@COD-MIIR.
@COD-MIIR. Жыл бұрын
0:59
@nuuracayuuni3204
@nuuracayuuni3204 Жыл бұрын
War culimada afka hakutaagine adinka maxa idin diidan inaa diinkiina barataan culimada waa Aadamo wey qaldami karanee hadey xaqa asibaan ay ijtihada laeo ajar ayleyihiin , hadey ijxihaadkodo qaldamo hal ajar uu alle sinaya , adinka qiyaamo marka laidin dhaho maxa diinkiina ubaran weydeen maxa ilahy ushegeysaan barbaraawi nobartay maledihiiin diinkeena Aan barano culimada durida kadayaa subxanallah 😢
@canabcabdixersi9151
@canabcabdixersi9151 Жыл бұрын
Sumxana laah. .dadaka yaan la fasahaadiin
@nimcomahamud3057
@nimcomahamud3057 Жыл бұрын
قال رسول الله كل جسم نبت فى الحرام فا النار اولى به
@nimcaan175
@nimcaan175 Жыл бұрын
Caafimaadkiisa halabaadho shekha
@MohamedIsmail-vx9ue
@MohamedIsmail-vx9ue Жыл бұрын
WARAYAA MUNAAFAQ C/LLAAHI IBUN UMAY BINU SALOOL. AYAAD TAHAY
@aminamohamoud4591
@aminamohamoud4591 Жыл бұрын
Qofkii wax xado gacanta halajaro soolama dhihin
@FarhiaFarah-wg5qe
@FarhiaFarah-wg5qe Жыл бұрын
System
@noradinosman6951
@noradinosman6951 Жыл бұрын
Dulmi doon. Dulmi doon. Masaladan waxa fiqhi oo ijtihaad ah. انظرو ما إورد النووي في المجموع واتركو الجدال غير نافع
@alifreemann5440
@alifreemann5440 Жыл бұрын
Sh/m.dd qer alaahhakusiye suaaal somaliya waqtiganlajogo xujeeydi wala adkeyay musuqmasuqdartiis qokiwaxalagaraba uguyaraan 4.00.00kun akubexeyso qofkina ASO ehelkisanaftisa dengelinayo markowkasolabtana asiga iyo ehelkisilawadabahanyahay lanawadaqameysanyahay xijkaswasidee
@GC21701
@GC21701 Жыл бұрын
Br: Barbaraawi ma aha nin ehel u ah mas Aladan
@saynabdaye7382
@saynabdaye7382 Жыл бұрын
Tuugo hala noqdo caadi ah waaye😮😮
@FarhiaFarah-wg5qe
@FarhiaFarah-wg5qe Жыл бұрын
Xalaal ah.nonsesesesesee
@andirihiimmohamedsheekh
@andirihiimmohamedsheekh Жыл бұрын
War vidwowga waa la jarjarey ee ha ku wareerina 😅😅😅
@sharmaarke-Nabane
@sharmaarke-Nabane Жыл бұрын
Raganimadaa rag looma dhiibto Diinkaaganna rag looma dhiibto Diinkeena Suuban aynu barano walaalayaal
@somalihanolato741
@somalihanolato741 Жыл бұрын
Aniga waxan maqlay dayta xitaa inaad ku xajida ma wanaagsana haduuna qofka aad ka qaaday raali ka ahayn ku fasaxin markaad imaato unaad sinayso waxay horta ugu murmayaal xadid xaj dulni iyo cibaado hadadan ha6san xaj ha aadin
@sahraahmed5164
@sahraahmed5164 Жыл бұрын
sheekh qabyalad
@caamirmaxamad5969
@caamirmaxamad5969 Жыл бұрын
Shiqoow kuwa maarka uuw ramadanka imaado waxwalba qaali kadhiga kasoo hadal
@Gangstar612
@Gangstar612 Жыл бұрын
Tuug umrah sameysanyaa 2023 waa sheeko waalan. Feeding our children future thieves spent $50,000 on Haj and umrah expenses.
@officialsuhuur9061
@officialsuhuur9061 Жыл бұрын
insha alaaaha joooji beeenta adigoooo aaan wax hub saniin aaad daka u sooo gudbineyso beeen baaadna ka sheeeg tay maxaaabiiis tiii dhawaaan sooo maaali laaan sooo qabatay
@suadibrahimosman5899
@suadibrahimosman5899 Жыл бұрын
Asc qofkii deen lagu leeyahay. Hajj ma tegi karaa.
@hodanc6255
@hodanc6255 Жыл бұрын
Xaqunas. Hadad ku dhimato lagama cafinayo dayntu wa khatar
@xamdanmaxamed328
@xamdanmaxamed328 Жыл бұрын
Hhhhh sheekhu ma dhihin waa la jar jaray vedioga 😅
@ashidabdulla4598
@ashidabdulla4598 Жыл бұрын
Dad badan oo loogu sheekeyey alshaab baa khawaarij ah oo dimoqraadiyad aaminay ayaa dìinta faafiya.
@shaficicabdiguuleed
@shaficicabdiguuleed Жыл бұрын
Warkaan izka hupi zheekhow ha izka raacin cod lasoo jar jaray
@ibrahimali250
@ibrahimali250 Жыл бұрын
سبحان الله kukastaa cimaamada ayuu iskasoo qaatay wuxuu doonana iskasheegay
@shaakiraali1984
@shaakiraali1984 Жыл бұрын
Ka daraan maqli jirey waa kanoo kale dadkuba ha soo hadeen si at waajibka isaga gudaan
@macruufmaxamedcisman7467
@macruufmaxamedcisman7467 Жыл бұрын
Soomaliyeey diintiina barta maalinkasta ayaan wax cusub lalayaacine
@maxamedibrahim5790
@maxamedibrahim5790 Жыл бұрын
Wax cusubiba majiree Jahligii baa batay . Heer lagaadhay waxyaabihii aasaasiga ahaaba in shaki kagalo qofka
@aliabdi3689
@aliabdi3689 Жыл бұрын
Calanka aad soo dhigaysaa kamadhexeeyo somalida
@osmanwanaag8132
@osmanwanaag8132 Жыл бұрын
👌👌👌👌👍👍👍👍👍👈👈👈
@geeskaafrikaga3842
@geeskaafrikaga3842 Жыл бұрын
Nooc uu yahayba maanaan fahmin ninkan sheekhan. Wuxu dhiirigalinayaa xaaraanta.
@mrbukari2993
@mrbukari2993 Жыл бұрын
Anigu yaabaY ninkan shiikha sheeganaya waxaan ku ogaa isaga oo siyaasad dhex or dee manta Diintiibuu U soo dhigtay
@sacdiyanur7583
@sacdiyanur7583 Жыл бұрын
Kuwa sogoogootay waxaa dhicikarta ineey yihiin kuwar raba ineey xalaashadaan Xaaraanta eeyheystaan. Xaaraantana waxaa ugu xun Coolo Yatiin ah ooba ah tan uguxun Macbuudkoooooooooooow
@khalidmataan
@khalidmataan Жыл бұрын
kzbin.info/www/bejne/q5KxaYSDapukebs
@batulahussein797
@batulahussein797 Жыл бұрын
Aniga oo diinra baranin waxaan malii jiirey oo laygu soo koriyey mal xaran iyo ayuuto mana lagu xiijin karro mana sadaqeysan karo
@DAARUSUNNA
@DAARUSUNNA Жыл бұрын
dadka xaaraanta wadaadkii u fududeeyay dambigooda ayuu keeyahay sh barbaraawi ayaana soomaali soo dhax dhigay
@habibokhalid9679
@habibokhalid9679 Жыл бұрын
Somali diintooda habartaan sheikh hel bayirida haiskadaayan
@maxamuudxuseen8436
@maxamuudxuseen8436 Жыл бұрын
Masalada qofka kahadlayaa waa inuufahmaa walagama maarmaan .ansixida xajka iyo xaaranta dhaxaltoyadu way kaladuwan tahay .afcaasha xajka ee uusameeyay wasax laakiin xaarantu umabanaana waana danbi .walaba masalo kaladuwan .waana masalo fuqahadu kahadlaan
@Aliibrahimali249
@Aliibrahimali249 Жыл бұрын
Xaaraan markasta waa xaaraan
@casharissaq8184
@casharissaq8184 Жыл бұрын
Video lasoo jaray waaye
@somaliland6718
@somaliland6718 Жыл бұрын
WAHAABISIM waa gawrac iyo dhiig .... Islam is peace and love
@COD-MIIR.
@COD-MIIR. Жыл бұрын
0:48. Lakiin Si Xaaraan ah iyo Gacan kajar?. Miyaa Xajka ku aad Eebe Yiri. Wadaadkaan waa 007.
@GC21701
@GC21701 Жыл бұрын
Caamada waxaa jira waxaan looga sheekay. Shubahaadna in caamada lagu abuuro ma aha diintana loo fududeeya ma aha.
Heartwarming Unity at School Event #shorts
00:19
Fabiosa Stories
Рет қаралды 24 МЛН
Опасность фирменной зарядки Apple
00:57
SuperCrastan
Рет қаралды 11 МЛН
Duco loo akhristo cabsi kasto iyo haddii cadow shaydaan ama bani aadam ay kuu tashtaan
11:14
Imam/Dr. Hassan Jaamici, Ph.D.
Рет қаралды 40 М.
Akhlaaq aan la aqbali karin: Falanqaynta kiiskaan: Raali gelin @dhaqaaqaaddhaxashidee
14:30
Sucaad Nur - Qualified Mental Health Therapist
Рет қаралды 33 М.
Ka digtoonow ilmaha adeeca amarka@DulmiDiid
11:35
Sucaad Nur - Qualified Mental Health Therapist
Рет қаралды 4,8 М.
The cat chose the right one 🥰🥳😸
0:32
Ben Meryem
Рет қаралды 48 МЛН
Smart Sigma Kid #funny #sigma #comedy
0:40
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 19 МЛН