LIL BALIIL - LAST SONG (REACTION)

  Рет қаралды 56,375

Hosow Pro

Hosow Pro

Күн бұрын

Пікірлер: 202
@LilBaliilofficial
@LilBaliilofficial 4 жыл бұрын
🙏🙏🙏 respect ✊
@maddaale8199
@maddaale8199 4 жыл бұрын
waad Ka Baxsatay
@hosowpro
@hosowpro 4 жыл бұрын
Keep Creating bro.
@somfilmandmusalsal1202
@somfilmandmusalsal1202 4 жыл бұрын
Liil baliil sxb wlhi wan ku wata hosow asigna aad ayan u tageraa
@jacelowyare7439
@jacelowyare7439 4 жыл бұрын
Ilahey dartiis baan ku jeclhy baliilow 😭😭❤👈
@Garasho
@Garasho 4 жыл бұрын
Eebow hosow wakuwata
@missworld9170
@missworld9170 4 жыл бұрын
iga qor hossow waxaad noqonaysaa waqtiyada ugu soo dhaw the one and only ay somalida u qirto falaqeeyaha ugu fiican wll dayax baad tahay dayaxa uma baaahna inuu dadka tusiyo iftiinkisa waa qasab way arkayaan wll mcn hore u soco
@Garasho
@Garasho 4 жыл бұрын
My bruder 🙏🙏🙏😍😍
@hosowpro
@hosowpro 4 жыл бұрын
weldone DOP Garasho
@kingbiriq
@kingbiriq 4 жыл бұрын
Hoosow and garasho Waa youtuberada kalaiya an jeclahay inad ku raxeysto muqaladooda idin aminsanahay zxp-yal
@dhugashoofficial4514
@dhugashoofficial4514 4 жыл бұрын
kzbin.info/www/bejne/b4qXiZupZsp3bZI Wali ma dhacday ama ma smaysay in aad badbaadiso xayawaan dhibaataysan' ila DAAWO muuqal kan adaa arki doonee' Wali dadka qaar ayay ku danbaysaa naxariisti Nin Dhoobo ka Badbaadiyay Deero / Dadku kala wanaagsan. ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@MohamedBuskutOfficial
@MohamedBuskutOfficial 4 жыл бұрын
Hoosow bro wanku wata reaction sharaftiisa bixisay legend horay usoco
@hosowpro
@hosowpro 4 жыл бұрын
thanks bro
@rijaal4rl
@rijaal4rl 4 жыл бұрын
Inta Ku Faraxday Reaction-ka Hosow Like 👍 Guuleyso Prother Hosow cade
@manalcadey6407
@manalcadey6407 4 жыл бұрын
M.a wll qali hassow congratulation horta 100k waxa noga dhiman wax yar insha allh wn garena team hssow hada ahy wkufaraxsanhy reactionkada wku hesta thnks wll horey u soco one love all somali❤✋
@mohamedapdirashedali4405
@mohamedapdirashedali4405 4 жыл бұрын
Garasho production Abdi mohamed Waa xidig dhalinta somaliyed usobaxay o walipa hubki calamka lagula tartami laha 💯❤💯🙏🏽
@ayanomer9456
@ayanomer9456 4 жыл бұрын
This is my second video I saw from you wlhi I have never seen someone who describes or gives reaction like you. It’s like you’re in English class and you analyzing word by word a book. Dadka kale bixiya reaction they’re actually boring keep going bro wlhi I love your reactions
@kingmc82
@kingmc82 4 жыл бұрын
Heesta legend garasho kashaqeeyay ninkaas caadi maaha nice song waaye qiso leh
@hajidheere8025
@hajidheere8025 4 жыл бұрын
Walal subscribe iisaar
@kingmc82
@kingmc82 4 жыл бұрын
@@hajidheere8025 waa kuusaary sister
@dayibaweys8987
@dayibaweys8987 4 жыл бұрын
Reaction igu horeeya heesta __ liil balii __ inta ila araktay __ like __ blz __ 😍😍
@hajidheere8025
@hajidheere8025 4 жыл бұрын
Dayib Walal subscribe iisaar
@dayibaweys8987
@dayibaweys8987 4 жыл бұрын
@@hajidheere8025 waad iga mudan tahay
@ruunali9703
@ruunali9703 4 жыл бұрын
@@hajidheere8025 wlshy ana waa ku sarey igama dalpn lkn somlinimo kugu sarey queen
@momy1432
@momy1432 4 жыл бұрын
Legend hosow reactionkaga ad ayan uxisiye sidad ufalan qayso Coming 100k incha allah ✋
@asmaahmed6082
@asmaahmed6082 4 жыл бұрын
Msha allh hamblyo Osman hosow 92k afka u saraanthy Kala duwanaanshaha videogan iyo kii hore waa very different hmblyo wllky
@madinamaxamed4928
@madinamaxamed4928 4 жыл бұрын
Keep going. I love watching your beautiful videos. You're doing great as a contect creator.
@M.OZIL4
@M.OZIL4 4 жыл бұрын
*Anigu heesta waxan ka xumay inaa gbdh somaliyeed lagu idhahado Don.t never come my grave iyo don’t wanna see Your Face* *respect ✊🏻 hooyo Somaliyeed*
@ramadaanmxd4608
@ramadaanmxd4608 4 жыл бұрын
somali reaction ayeey iska maqashay ayago aan aqoon u leheyn waxa ey ka hadlaayan this is how u do it🔥🔥
@amaniqueen6813
@amaniqueen6813 4 жыл бұрын
Ilahey amarkiis reactionka hosow aniga aad ban u jeclahay wayo wucuu uga faloda si dagan qeylo iyo macna daro dherada aan ku jirin xaqedana wuu siiyaa meshedan hees walbo wuu dhiga waxan kaloo ka helaa sida aad u soo xulato heesaha shegoyinka quruxda badan ku jiraan good job wll
@ikhlasabdalle2939
@ikhlasabdalle2939 4 жыл бұрын
21h iyo 23k veiws waku faraxsanha wayo waxan arki jiray 3days ago 3k veiws hp hormar wacan chanalkan si gaara ujeclahay wayo waxyaabo tayo iyo micno leh ba laga soo daaya si cilmiyaysana looga so fikiray 🇸🇴♥️💯
@abdirahmanissak1191
@abdirahmanissak1191 4 жыл бұрын
Legend Haasow Pro.. Best somali musician waye.. MashaAllah ❤️
@ramasqueen3986
@ramasqueen3986 4 жыл бұрын
Waw wlh osman hosow waan jeclahay hadalkiisa ayaaba ku deeqayo walalkey hore usoco👏
@abdirahmanarale
@abdirahmanarale 4 жыл бұрын
Hosow #Reaction wad kusoo baxaysaa Wanku wataa keep going👌
@abdirashiidkhadar1454
@abdirashiidkhadar1454 4 жыл бұрын
Waaaw video qurux badan iyo reaction qurux badan duubistiisu gaar ahan blur ka background kujira waan ku haystaa
@ladanladanish9223
@ladanladanish9223 4 жыл бұрын
Wooow!!! Hees daren leh waye wlhi, hosow keep going
@husniali4870
@husniali4870 4 жыл бұрын
Waxa aa ku siyyey reaction 100% dhanka xushmada qofka 100% waxa aan ku rajeynaa inta dambe iyo kuwa kale aad reaction ka soo samey doonto in aad sidaan ku wado waad gaareysaa waliba bilaa shuruud aniga kuma aqaan balse dad bdn aan daawado reaction bixiyo waad ka wanaagsan thy soma qaadan ceebta qofka waad neh siisay wax qabadkiisa thnks bro keep subcribe neh wan ku saaray🙏
@kingupdalla8495
@kingupdalla8495 4 жыл бұрын
I can't wait 100kun brutha hosow✌✊
@KhaLeDhaykal47
@KhaLeDhaykal47 4 жыл бұрын
Brother lilbaliil keep going abdi garsho legned keed going hosow bro keep going love You❤👑👍
@hassanibraahimaadam9375
@hassanibraahimaadam9375 4 жыл бұрын
Hosow Pro Maanta Ka Hor Maan Arag Reaction-kaaga Xaqiiqdi Waxaad Tahay Shaqsi Qibrad Dheyr Ka Haysta Reaction-gareynta Heesaha Noocan Ah, Aniga Oo Raali Ah Ayaana Rukuntay Qolkagaan😀 Keep Going Pro Hoosow🥰🙏
@updywahidhussien6270
@updywahidhussien6270 4 жыл бұрын
Qabab wax loo duubo inaa soo bandhigtid jeclaan si aan kaa fa'ideysano 👏
@naimaqurux7053
@naimaqurux7053 4 жыл бұрын
Hosow pro inankan qosolkisa jag wlhi 💛💛💛 m.a pro
@abshiradanahmed
@abshiradanahmed 4 жыл бұрын
Wallaahi this video on fire 🔥🔥🔥🔥
@kingrashka4749
@kingrashka4749 4 жыл бұрын
Osman Hosow waxaad tahay nin ku dayasho mudaan i like the way your doing the reaction ❤️🙏 respect
@hoodocali421
@hoodocali421 4 жыл бұрын
mansh allah wlo hanbalyo 100k waa uu dhow nahay
@mursalmohamed5204
@mursalmohamed5204 4 жыл бұрын
100k hossow wax yar baa ugu hadhay ee bal 2021 intaan la gaarin hala gaarsiiyo
@zakariyekaariiste1516
@zakariyekaariiste1516 4 жыл бұрын
Hossow keep goin bro Full respect🙏🙏🙏
@kun-kamadun4809
@kun-kamadun4809 4 жыл бұрын
Wlkey hasow hope you will get #100subscribe as soon as possible 🥰💋🥰💋
@lashkanogemer199
@lashkanogemer199 4 жыл бұрын
Jecliyaa sidaa reaction u bixisid hossow ♥️
@apdi_fatah_zaamofficial1710
@apdi_fatah_zaamofficial1710 4 жыл бұрын
HOSOOW KEEEP GOING BRO QALI💥💥💥💥💥💥💥💥💥
@eg4l719
@eg4l719 4 жыл бұрын
Reaction ka saxda ahi wa midkaan.! Thank u hosow.!
@Mubarikmoha
@Mubarikmoha 4 жыл бұрын
Hoosow 🚨🚨waxaad mooda adiga iyo ninka ladhaho Rock stone Juhdiga iyo reaction-da badan aad galiseeyn fanka somali ama Dhankan iyo wax duubista wlh mira dhal fcn aad joogtan Muuqalada somalida wxbadan iska badal dhanka Storyline runtii Hambalyo sxb aad baan kuu tageray🙏🙏
@zakiaaje6526
@zakiaaje6526 4 жыл бұрын
Best reaction bro💪🏾
@mohaentertainment
@mohaentertainment 4 жыл бұрын
Best reaction Hoosow hala gaarsiyo 100k wuu uqalmaaye
@Cambaraluul21
@Cambaraluul21 4 жыл бұрын
osman hosow reactionadisa aad aya utagera heestan lilbalilna isagey ka hadle 🙏🙏🙏
@hajidheere8025
@hajidheere8025 4 жыл бұрын
Quman Walal subscribe iisaar
@abdulqadirabdiaziz7426
@abdulqadirabdiaziz7426 4 жыл бұрын
Hosow reaction kaga wa jeclehey sxp horey usoco
@Daryeelhooyo
@Daryeelhooyo 4 жыл бұрын
Hosow reactionska siwacanbad usamysaa keep going bro
@zahrociideey7137
@zahrociideey7137 4 жыл бұрын
Masha Allah wallal hore u soco 100 insha allah mardhaw
@calijapoi717
@calijapoi717 4 жыл бұрын
Wow Reaction aan ka helay❤❣🙏
@zubermahdi144
@zubermahdi144 4 жыл бұрын
Amazing Reaction bro ✊🏾🔥🔥
@abdifitaaxmaxamed3208
@abdifitaaxmaxamed3208 4 жыл бұрын
Hosow👑 my pro🙏 keep going 👣
@hajidheere8025
@hajidheere8025 4 жыл бұрын
Abdi fitax Walal subscribe iisaar
@abdifitaaxmaxamed3208
@abdifitaaxmaxamed3208 4 жыл бұрын
@@hajidheere8025 ok my sister
@sahinoffical8335
@sahinoffical8335 4 жыл бұрын
Hossow oo balil reactionka bixinayo wle mesha rag baa isu helay two legend oo Aan si qaaas ah u taagero ithiin🙏🥰
@abdalahabdalah5611
@abdalahabdalah5611 4 жыл бұрын
Best Reaction Keep it bruh
@cawocali4218
@cawocali4218 4 жыл бұрын
Hadal uma baahna meesha marhadii garasho jogo hore usocoda garasho cabdi and Osman hosow wlalayal gulaysat qadarin ayaad mu dantihiin
@alphakhaan8626
@alphakhaan8626 4 жыл бұрын
Hosow legend KZbinr aan caadi ahayn iga dheh
@vaarkudhiigle
@vaarkudhiigle 4 жыл бұрын
Keep going proooooo👏👏👏👏👏😘
@hajidheere8025
@hajidheere8025 4 жыл бұрын
Mupaarik Walal subscribe iisaar
@siyoriinafalhadhussein6770
@siyoriinafalhadhussein6770 4 жыл бұрын
Hosow qof an jilinkisa jclhy😍🤗
@hajidheere8025
@hajidheere8025 4 жыл бұрын
Siyoriina Walal subscribe iisaar
@istarahmed9326
@istarahmed9326 4 жыл бұрын
Osman hosow 2018 up to now subscribers u ahy waligena maku arkin qalad sidokle share out qof usamenayo ma arkin bro waxa thy waku ognahy aniga iyo in bdn wlh welcome 100k subscribers hamblyo wllky🥰😇
@jeetcae592
@jeetcae592 4 жыл бұрын
Osman hda wixi ka danbeya kugu xirnahay wn jeclahay raga runta jecel sidado kle🙏💝
@aishasulymaan3648
@aishasulymaan3648 4 жыл бұрын
King of reaction❤
@omaari155
@omaari155 4 жыл бұрын
Hosow sxb marka qoraxda ay qabaneso najuu taas badalked l b inuu fadhiyo iney kasii qurxaned makula tahay madama asiga uu leyahay qoraxdan fadhiyay waxaan ufiirsado maahan heesta darted ee waa inaan hubo adiga inaan waxka faa idayo 🙏🙌
@CumarAxmedCumar-p2r
@CumarAxmedCumar-p2r 2 ай бұрын
Who is watching 2024😂❤
@sharmarkeabdi3997
@sharmarkeabdi3997 4 жыл бұрын
N bisha meeey aya leesku ogaay in 100k lagaaraaayee asxaabtada weey jiifteene kaca dheh Horay usoco
@yasirabdalla7584
@yasirabdalla7584 4 жыл бұрын
Best reaction hossow pro
@abdiwahidten2484
@abdiwahidten2484 4 жыл бұрын
Hosow 100K in kabadan kuu rijynaa kuu lyzo
@hamzaabdikani5059
@hamzaabdikani5059 4 жыл бұрын
Respect bro reaction hit. The best reaction
@mizz_ayanbashir9687
@mizz_ayanbashir9687 4 жыл бұрын
big KZbinr & legend fanan 🙏🏼🙏🏼🙏🏼
@noorkaofficial8210
@noorkaofficial8210 4 жыл бұрын
Good reaction keep going bruh
@abdiwahabhajir4900
@abdiwahabhajir4900 4 жыл бұрын
nin culus hoosow keep going brother
@mascuudjaamac4214
@mascuudjaamac4214 4 жыл бұрын
Wcs ye ye ye ye team hossow pro keep going my fans best reaction my Legend hosssow pro thanks man 👍👍👍👍👍👍💖💖💖💖💖
@faadumodheman7020
@faadumodheman7020 4 жыл бұрын
Walhi reaction waan sugayay runtii aadbaan ujeclay horey usoco wlky hosaw
@birimofood1146
@birimofood1146 4 жыл бұрын
Dadka reactionka logu talagalay waa hosow oo kale si aqlaaq leh uu u bixiyaa.
@xariiftuulolamaciilo7328
@xariiftuulolamaciilo7328 4 жыл бұрын
Real waryaaaa 🙏🙏🙏
@asmaadahir7923
@asmaadahir7923 4 жыл бұрын
Waqtiga ima hiilin walina maniyd jabn Wwww 🔥🔥
@farihaabdirahman818
@farihaabdirahman818 4 жыл бұрын
Hosow pro waxad samaysay best reactoon
@MusabbarreOsman
@MusabbarreOsman 22 күн бұрын
Who is watching 2025😂
@munawarabdi1164
@munawarabdi1164 4 жыл бұрын
Hosow brother nin wx bdan og ayaa thy🔥
@hajidheere8025
@hajidheere8025 4 жыл бұрын
Munaw Walal subscribe iisaar
@hasnanoordeman5828
@hasnanoordeman5828 4 жыл бұрын
wa kahlay heest wa qiiro badanthay wlahi 👌👍😢😭
@askarjr7158
@askarjr7158 4 жыл бұрын
Eeboow #Garasho gacmaha wakugu duceeyay🇸🇴🙏
@firdousadam9475
@firdousadam9475 4 жыл бұрын
Reaction kaaga caadi maaha👍
@mohamettdiraac5378
@mohamettdiraac5378 4 жыл бұрын
u are producer hassow brouh
@shamsamaxmed6862
@shamsamaxmed6862 4 жыл бұрын
Wcs wll wlhy aadbanku sugaa inaad so hadshid yanii waku tegaraa keeping
@hajidheere8025
@hajidheere8025 4 жыл бұрын
Shamsa Walal subscribe iisaar
@kowsaryuusuf8076
@kowsaryuusuf8076 4 жыл бұрын
MY brother ♥️♥️♥️
@GAANI.
@GAANI. 4 жыл бұрын
wow amazing🙏
@hosowpro
@hosowpro 4 жыл бұрын
Thank you 🙌
@mkedaar07
@mkedaar07 4 жыл бұрын
Eeshcela Felaqayn wacan oo qiimo leh. Runtii heesta ayaad reaction iigu macaanasay 😂 😆
@samiwilsomaliyed35
@samiwilsomaliyed35 4 жыл бұрын
lilbalil respect 🙏
@drdiinledmd2768
@drdiinledmd2768 4 жыл бұрын
Sxb waxaa tahay ruux wanagsan waxan kaacodsanayaaa in aad soo saarto video yo jacayl iyo dareen katurjumaya 🔥
@mohameddhalahow6825
@mohameddhalahow6825 4 жыл бұрын
Lil balil waxkale waaye hestaas waa Hees QIIRO LEH
@qadarcaaqil7020
@qadarcaaqil7020 4 жыл бұрын
Amazing wan wataa hestaa🔥👌
@nimconadarbeauty
@nimconadarbeauty 4 жыл бұрын
Asxabeey so boqda channel keyga subscribe igu cawiya iyo like mahadsanid 🙏
@abshiradanahmed
@abshiradanahmed 4 жыл бұрын
Keep going 🇸🇴❤️
@warsamebulle2158
@warsamebulle2158 4 жыл бұрын
i like ur reaction bro
@sheekadaDahab
@sheekadaDahab 4 жыл бұрын
Anaga Soomaali haddaan nahay waxa furiinka nagu badiyay waa in dhalinyaro qiimaha guurka aqoon is guursadaan! Lil Balil iyo Amel waxey ahaayeen aan dhihi karnaa right person wrong time 😭😭 Please guryihiina dhaqsi haku dumina weliba markey ilmo imaadaan sababrka hala badiyo ciyaalka Noloshooda danbe halaga fakaro
@abdinajiibyare9380
@abdinajiibyare9380 4 жыл бұрын
Love noo saaar nio
@YuusufShuaib77
@YuusufShuaib77 4 жыл бұрын
Hossow pro salute ❤
@zushsikatun4532
@zushsikatun4532 4 жыл бұрын
So cute 🥰
@mohameddek9551
@mohameddek9551 4 жыл бұрын
Reaction without jealous nooloow bro adigiyo liil baliil labadiinuba
@fatmahaji4077
@fatmahaji4077 4 жыл бұрын
Hees diyarsan waaye dhan walba wxn leyahay hormar wacan liil baliil
@Yahhyea4
@Yahhyea4 4 жыл бұрын
Reaction Wanaagsan Ayaad ka Bixisay adna✋🏽👌🏾
@harunabdielmi5807
@harunabdielmi5807 4 жыл бұрын
This songs 🎵 👌 Best reaction hosow thnks ❤
@amatarahmana5027
@amatarahmana5027 4 жыл бұрын
Wlken 100k gaar siino waxba ugama harin asxaaby
@hassankfibashiir1310
@hassankfibashiir1310 4 жыл бұрын
🙏respect🙏🙏🇸🇴
@calakasomalia
@calakasomalia 4 жыл бұрын
Ee bro intuba filmaanta ku daawan jirney wax cusub kuma aragno lkn horey usoco dheh..
@hanadrached4917
@hanadrached4917 4 жыл бұрын
Videoga Loma kara harin legends ba isugu tagay
Taageerayaasha Trump Oo Selena Gomez Oohinteeda Ku Maadsadey.
9:43
Tuna 🍣 ​⁠@patrickzeinali ​⁠@ChefRush
00:48
albert_cancook
Рет қаралды 148 МЛН
BAYGUYSTAN | 1 СЕРИЯ | bayGUYS
36:55
bayGUYS
Рет қаралды 1,9 МЛН
Baaba jeey oo suaal adag weydiyay lil baliil iyo king ck live
15:40
SOMALI CLıp SHORTS
Рет қаралды 2 М.
EMARAADKA FASHILAYAY CIRO BANAANKA KEENAY
12:11
waridaad TV
Рет қаралды 28 М.
ANSHAX v KEEYOW ? Labada HEES Ee MILITARY !!
17:15
Hosow Pro
Рет қаралды 38 М.
FARXAD C.XAKIIN OO SOO FICNANAYO
17:55
SOMALI UPDATE CHANNEL
Рет қаралды 1 М.
LIL BALIIL LASt Song KING CK REACTION
8:14
King Ck Films & Vlogs
Рет қаралды 233 М.
Najmo Nashaad | RAGBAAN CAASHAQA DAREEMIN " Reaction"
11:39
Hosow Pro
Рет қаралды 36 М.
Қай тараптың қатысушысы жобадан кетеді?😳 Бір Болайық! 08.10.22
10:19
Бір болайық / Бир Болайык / Bir Bolayiq
Рет қаралды 60 М.