Ma Aamineysid QOFKA Ka Dambeeyay Afduubka LAMMAANAHAN!! YAAB!

  Рет қаралды 81,251

Hosow Pro

Hosow Pro

Күн бұрын

Na Gaarsii 300K Subscribers - Mahadsanidiin
Halkaan Ka Iibso Cashirada :
Booqo Website-keyga :
Telegram Group : shorturl.at/lmqI7
My Facebook Page : www.facebook.c...
Follow me on TIKTOK. : www.tiktok.com...
Follow me on INSTAGRAM : / hosowpro1
QALABKAAN ISTICMAALO | MY GEAR
camera 1 : amzn.to/3jzeOSU
wide lense : amzn.to/37J7UrY
favo lense : amzn.to/3e0X7KR
camera bag : amzn.to/3mxGWIh
camera 2 : amzn.to/2JcsdUD
lense 1 : amzn.to/2TsiT0T
lense 2 : amzn.to/2JashEq
ND filter : amzn.to/2HDHDAS
gimbal Ronin : amzn.to/3kLRzXv
KAAMERAD UGU MACQUULSAN AAD KZbin KU BILAABI KARTO
Kaamirada iyo Lenseskeeda oo ka yar 500 dollar
halkaan ka iibso : amzn.to/3msP38U
kamerada drone ugu raqiisan : amzn.to/2HHoC0e
camera car holder : amzn.to/2TqGcYK
COMPUTER & DESK - KOMBUYUUTERKA IYO QALABAADKIISA
Macbook 16 : amzn.to/35HskiJ
Boorsadiisa : amzn.to/35FXwP1
miisyarihisa- staan : amzn.to/2HzBchQ
sameecadaha-headphone: amzn.to/3kBtnXq
monitorka : amzn.to/37IOq6P
macbook hub usbc :amzn.to/2TtiuuV
speakers : amzn.to/3oyCLOb
nalalka backgrounka : amzn.to/2TrpSqz
hard disk ssd 1tb : amzn.to/3e8AnZG
hard disk hhd 2 : amzn.to/3osXP8C
memory card 6 128 x2 : amzn.to/35CaeP4
memory card holder : amzn.to/34vx3o4
Qalabka CODKA - AUDIO
microphen 1 : amzn.to/3e0YtFp
lav mic - midrofanka qoorta : amzn.to/3ovrVIt
USB mic, Mic Miiska : amzn.to/34zq25U
wireless mic : amzn.to/3oxTkd2
voice recorder : amzn.to/37KGqlV
mic stand - birta micga : amzn.to/2Hx24zw
LIGHTS - LEERARKA AMA NALALKA
softbox raqiis ah : amzn.to/3jxqUfA
smart light apeture : amzn.to/35E1OGL
reflector : amzn.to/37Y0vp9
light gel : amzn.to/3dZgjsu
MUUQAALO XIISO LEH
CHALLENGE : • CHALLENGE WAALAN ! QO...
FILM QOSOL BADAN : • Somali Short Film 2019...
FILM JACEYL AH : • Somali Short Film | IL...

Пікірлер: 234
@hosowpro
@hosowpro 2 жыл бұрын
ISNIIN IYO INTERNET - Waxaan Dib U BILAABEYNAA ISBUUCA SOO SOCDA INSHA ALLAH.
@x.m33officialchannel31
@x.m33officialchannel31 2 жыл бұрын
Ok mcalin❤
@ikrannaasir6420
@ikrannaasir6420 2 жыл бұрын
Hye wll❤🥺
@x.m33officialchannel31
@x.m33officialchannel31 2 жыл бұрын
@@ikrannaasir6420 Asc
@abshiroomaar5541
@abshiroomaar5541 2 жыл бұрын
Wa sugeyna inshallha
@saabirdohajog4331
@saabirdohajog4331 2 жыл бұрын
Wn ku sugeyna ustad
@caskiinholegend1181
@caskiinholegend1181 2 жыл бұрын
kusaliya nabigeena muxamed scw
@lulmohamed4076
@lulmohamed4076 2 жыл бұрын
SCW SCW SCW SCW
@sanaaaxmed7934
@sanaaaxmed7934 2 жыл бұрын
Alxmdullh anaga dad islama nahay guurka kahorna wax tabasho ah lama ogola wana wax wanagsan waxwalba marke kaqarsonyihiin wa marwalba ad xiseneso in waxs qarson ad mar un aragto Ninkasna hadii u islam ahan laha waxas dhib ah musan isgalin lahen guurka kahorna inu waxsameyo kuma fakiri lahen
@maimunahassan204
@maimunahassan204 2 жыл бұрын
Wllhi waa arin qatara lkn gabadha ayaba ah gabar kuddayasho mudan waxan u rajaynayaa sidaas iyo kasii adag gabdhaha soomaaliyeed no jileec no jileec no jileeeeeec ogow nin ku shukaansada jileec waxba kuma lahan sheeko raqiisa haduu kula yimaado stop ku dheh noooooo jileeeeeeeeeec
@cawoismail2892
@cawoismail2892 2 жыл бұрын
Mashalaah mom barnaamijadaada waan ku xidhanahay dadka si aad ufiican ayaad wax ufaan diisaa hore usoco hooy♥️🌹🌹💯💯
@israahashi4594
@israahashi4594 2 жыл бұрын
Waaw masha Allah aboowe noo sobadi qisooyinka mahadsanid
@kafiyaabtidoon4043
@kafiyaabtidoon4043 2 жыл бұрын
war ninku mucjiseysanaya😂 waligey ismalaheyn qaar baa gaalada saa u adag naag adag bay aheyd ninkana fikrad shaydaanimo ayuu layimid macbuudow🤣
@amaaldaahir3820
@amaaldaahir3820 2 жыл бұрын
Kkkkk wax baqtiyo aha najaska
@fowsiyabashir5833
@fowsiyabashir5833 2 жыл бұрын
Kkkkkk nin lagu adkeeyu ahaa sheydaanka 🙏
@mandekwarfa4817
@mandekwarfa4817 2 жыл бұрын
Qisoyinka soo badii big Hosow❤❤
@farxiyoxaji3656
@farxiyoxaji3656 2 жыл бұрын
Ilaahow waxqer qabo nawafaji
@najahqaliqurux8411
@najahqaliqurux8411 2 жыл бұрын
Guulyso from Somaliland coom soon 18 may
@naturallive8867
@naturallive8867 2 жыл бұрын
Shaxari bu aha lakin naag adag ba heshay 😂✋🏾✋🏾
@deqofarah3136
@deqofarah3136 2 жыл бұрын
Kkkk very intelligent young man naag qaawan baa raacday oo tiri itaabanmaysid caqli buu isticmaal isyiri intaa kufsanlahayd
@adnaanalsharaapi6506
@adnaanalsharaapi6506 2 жыл бұрын
Keep up brotherkey 👋🙏🏻
@sahruj2haji239
@sahruj2haji239 2 жыл бұрын
Wlhi wa yaab!!😂 naag adag iga dheh
@iphone-kz2ws
@iphone-kz2ws 2 жыл бұрын
Wlhi gabar bira bay aheed🥰🥰🥰
@alihassanhussain905
@alihassanhussain905 2 жыл бұрын
Hosow keep going bro 💪 🙏
@shakowaaw1791
@shakowaaw1791 2 жыл бұрын
Hosow wll the moment of true 👍 isoo celi
@zeytuuniabdikarim2573
@zeytuuniabdikarim2573 2 жыл бұрын
Gaalba ha'iska ahaatee gabadha wey go'an adagtahay dad diinta İslamka heesta hada si sahlan kusamenayo arimahaas😅😅😅
@abshiroomaar5541
@abshiroomaar5541 2 жыл бұрын
This bad idea subanllha I like it that gail
@sucaadcannel5805
@sucaadcannel5805 2 жыл бұрын
Asc wllo is wrn tababarkii Baan u baahnaa
@x.m33officialchannel31
@x.m33officialchannel31 2 жыл бұрын
Hosow i love you always😍🙏🧡💚
@farihyaadanmohamoud6202
@farihyaadanmohamoud6202 2 жыл бұрын
Masha Aallh wallo hooruscoo 👍
@warsan11
@warsan11 2 жыл бұрын
Belaayo ku heshay intaas lee muu hawshaas dheer u galay gabadhiina ku waayey haddana denbi iyo xabsi🤔🤔
@naimaomar7865
@naimaomar7865 2 жыл бұрын
sanadkn hada dad islaanimo lagudhaly xita inta lisla dhumo iskadaye ido lakalajoge waxwalbo sameyn ila gabar imaan allah siiye moye
@saamquen7928
@saamquen7928 2 жыл бұрын
War nio naagtu rag bay aheed Walahi naagtasi fariid
@muaad4440
@muaad4440 2 жыл бұрын
Wll mcn waxad kasoo hadashaa qurbaha iyo wadama ugu wanagsan ee lagu noolan karo
@Inasuldan1235
@Inasuldan1235 2 жыл бұрын
Wll qurbo iska dhaaf wlhy anigu kugulama taliyeen 😢
@muaad4440
@muaad4440 2 жыл бұрын
@@Inasuldan1235 wll qalia maxa dhcy
@muaad4440
@muaad4440 2 жыл бұрын
@@Inasuldan1235 isheg wll qalia mawax qaldan baa jira wll
@halimajeylani9243
@halimajeylani9243 2 жыл бұрын
​@@muaad4440 iyada wsjogta adiga kuleh ifka sldha waxasid
@muaad4440
@muaad4440 2 жыл бұрын
@@halimajeylani9243 Haa wllhi soomalida dhan saas ah qof marku joogo wuu kuu xumeenaya😥👎
@bashirhassanfarah6575
@bashirhassanfarah6575 2 жыл бұрын
Keep going brother
@Ozziany
@Ozziany 2 жыл бұрын
Sami ASC Congo ayaan kaso salamaya, runti wanku raxaysta barnamijyadada side professional ka ah aad uso diyaarisid guulayso my brother
@saamiyamahad2227
@saamiyamahad2227 2 жыл бұрын
Republic congo or DRC tee joogtaa
@Saeedie
@Saeedie Жыл бұрын
Waasheeko,xiisoleh,hosow,wanakusalaamay,wll❤❤❤
@dheemanaxmed1882
@dheemanaxmed1882 2 жыл бұрын
Soo badi qisooyinka iyo sheekoyinka
@fardusa411
@fardusa411 2 жыл бұрын
Yaab badanaa qof natiisa iyo qof kuu jecelyahayba afduubay🤭
@keyfnuura5281
@keyfnuura5281 2 жыл бұрын
From Australia 🇦🇺 wow 😮
@maryamomohamuud6412
@maryamomohamuud6412 2 жыл бұрын
Ku adkeyn Lee muu usameeyey kkkk wuu roonyahey hadduu dhib ugeysanin ama ku kufsanin
@Xalimo421
@Xalimo421 2 жыл бұрын
Nin iyo sariir lugu dhexdood walaga yaabay.Aloow gbdhha no xifdi.
@GoatxKamal
@GoatxKamal 2 жыл бұрын
I 💚 ur videos my bro hosow
@muhannetmahdi1444
@muhannetmahdi1444 2 жыл бұрын
Hhhhh xaqiiqatan dhcado aad u cajiib ah bay ahayd... Afduubka inuu isagu gaystay waxan fahmay markay sheekadu maraysay qaybta godka uu gabadha ku riday, lkn waxa iga yaabisay waxay ahayd sababta ku kalliftay, waxa iga sii amankaagiyayna waxay ahayd go'aanka cajiibka ah ee gabadha!!! Mahadsanid walaal #Hoosow🙏🏽
@hajaramusa2442
@hajaramusa2442 2 жыл бұрын
Naag adag IGA dheh🤣🤣🤣👍
@uniquelife5616
@uniquelife5616 2 жыл бұрын
Number 1 🥰👋🏽
@saabirdohajog4331
@saabirdohajog4331 2 жыл бұрын
Taageera buuxa ku ahy sxp horey usoco
@Hibo6875
@Hibo6875 2 жыл бұрын
Hormar wcn wll lkn wa qiso yaab leh runti qisoyinkaaga aad baan oga helay hoosha guriga ku qabsada runti cidlo ma dareemo
@nimcokyf
@nimcokyf 2 жыл бұрын
😇😇😇😂😂😇😇 ninkan bollywod ayi aad udawan jiray ama asal ahan ayu hindi kaso jeedaa sheeko qosol badan wlahi 😂😂😇😇😇😇
@suhaybomer7241
@suhaybomer7241 2 жыл бұрын
Geesiga dhabta ah 😄😄
@sasiyosaasd5693
@sasiyosaasd5693 2 жыл бұрын
Waaa qooqiyoo qof ah bismilh
@dheemanaxmed1882
@dheemanaxmed1882 2 жыл бұрын
Guulayso usdaad aad iyo aad ayaan ujeclahay feyoyadada iyo janlkga hore usoco ❤❤❤💞💞💞💞
@marianabokar7809
@marianabokar7809 2 жыл бұрын
Ar ninaa waa waraabe silicaas muu wax ku raadiyey subxaanalah
@balgisamusa7359
@balgisamusa7359 2 жыл бұрын
Wan dhiman raban u uga shekeynayey ee iyadane for gacan baxsaned
@ikrannaasir6420
@ikrannaasir6420 2 жыл бұрын
Horay uscoc wllkay✌❤
@faizahassen4725
@faizahassen4725 2 жыл бұрын
Waa Cajiib waxayna Aheyd gabar adag
@arawelo9504
@arawelo9504 2 жыл бұрын
Nin walan bu ahaa 😄😄😄😄
@Saeedie
@Saeedie Жыл бұрын
Waasheeko,qosol,badan😮😮😮
@siamabdiris99
@siamabdiris99 2 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣 qosol badanaa istaqfurala nagtu gesisanydaa asal 😁
@Awalemustaphe1717
@Awalemustaphe1717 2 жыл бұрын
Isoo booqo youtubkeyga Insha,allah Wax faa ifo Badan Ayaan Idin soo Bandhigi doonaa
@Gift606
@Gift606 2 жыл бұрын
waanku sareyaa1isaa
@qadraomar7518
@qadraomar7518 2 жыл бұрын
Thanks pro
@halimacolow2233
@halimacolow2233 2 жыл бұрын
Istaaq furu laaah. Saan. Ufakeraaye. sheekada gadaal wax kale noqotay😂😂😂😂
@zubaida6307
@zubaida6307 2 жыл бұрын
naagtaasu shub bay eheed walleee asaguna wax aan ku qeexo magaran karo sheekada dhamaadkeedu waa qosol iyo layaab😂😂😂
@sk-hy4df
@sk-hy4df 2 жыл бұрын
#hosow inoo soo qabo ninkii #biyoonde sheekooyinkisi waa loo xiisee❤
@shaisakhalief4537
@shaisakhalief4537 2 жыл бұрын
Nijaasanaa ninka Naag gaal ah isma leheen o saas u adag baa jirta
@Saeedie
@Saeedie Жыл бұрын
Walaal,noosobadi,mahadsanid😂❤
@yaasiinfaarax3153
@yaasiinfaarax3153 2 жыл бұрын
Ariel castaro sheekadaas ayaan rabnay inaad noo soo gudbisid inshaa aalllaah
@Cebla99
@Cebla99 2 жыл бұрын
Si uu waxa usameyo muu dhibtas dhan umaraya aduun ,intu dhibtas marayey muu 1 sano iska sugo subxanallah
@haygawaanaga5995
@haygawaanaga5995 2 жыл бұрын
Manshalla wllo hory usoco
@aminanur110
@aminanur110 6 ай бұрын
Asc 😂😂😂 this is the funniest story, at same time field and With a little respect I have so far heard. You really made me laugh and made my day thank so much For sharing this story I can’t stop laughing JK.
@nasraahmedali6074
@nasraahmedali6074 2 жыл бұрын
Silac iyo wax la aan aa iskugu darsantay miskiin🤣🤣🤣🤣🤣🤣
@dreamgirl6116
@dreamgirl6116 2 жыл бұрын
Maxoo ka fa,idaa
@Kulanjoogtv
@Kulanjoogtv 2 жыл бұрын
viva team Liverpool ❤ one janis ❤ one goal ❤ #subscribe
@mahdimohamed7056
@mahdimohamed7056 2 жыл бұрын
Apaarpool 😆🤣
@hodandiamond5558
@hodandiamond5558 2 жыл бұрын
Kuwas koox maha waa digag 😂
@ynwa____queen7636
@ynwa____queen7636 2 жыл бұрын
Forever Reds💪🚩
@salmamohamed6113
@salmamohamed6113 2 жыл бұрын
War naagtu naagsana wax walbuu sameya go aangeda kaween hhh
@shekhismailaadan3024
@shekhismailaadan3024 2 жыл бұрын
Asc sxb Waxa kugu darsan qisada toos ubilow Vedio gan hordhaca nagacun. Tnks
@wardaxaashi-p5d
@wardaxaashi-p5d Жыл бұрын
❤ ninkan wan iska jeclhy wlhy❤
@ista-istar
@ista-istar 2 жыл бұрын
masha allah thank you 🙏
@لياااام
@لياااام 2 жыл бұрын
Case kii Johnny dep io amber heard maxay ku danbeysay noso gali please😊
@xuseenmaxamed820
@xuseenmaxamed820 2 жыл бұрын
Waan kuwata
@istareexomar4786
@istareexomar4786 2 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣 allah ninku nasiib xumaa walahay intaad sheeko soo daynaysay waa sheekada iga qoslisay ee hadana aan commenti ka soo bixiyo
@sayidka.6122
@sayidka.6122 2 жыл бұрын
5 comment ayaad kabixisay kanaalkaan. Maaha marki kuugu horeysay😅.
@ifka1414
@ifka1414 2 жыл бұрын
🤣🤧Naag adag waye taas
@tiktokboywllmaanka1212
@tiktokboywllmaanka1212 2 жыл бұрын
Wallal hosow kasoo hadal nolosha America ama yurube
@shukrishiresiyad2623
@shukrishiresiyad2623 2 жыл бұрын
Wcs wallo hosow
@reemahussein7104
@reemahussein7104 2 жыл бұрын
Wlhi waa yaaab bini aadam ka yaab ayuu leyahy bal waxas so dhib ah maxaa mariyay
@Rabiyownabadbaadi
@Rabiyownabadbaadi 2 жыл бұрын
walaahi waan fahmay in uu asagu ka danbeeyay
@dr.bilaniitaahmed6306
@dr.bilaniitaahmed6306 2 жыл бұрын
Hoooosow😍
@Saeedie
@Saeedie Жыл бұрын
Washeko,qosol,leh
@maryamomohamuud6412
@maryamomohamuud6412 2 жыл бұрын
Waa dhiman rabnaa hal mar aan is dhaafsho the wey uu usharxaayo. Kkkkkkkkk.
@mohamedabdul1986
@mohamedabdul1986 2 жыл бұрын
wiil hoog waaye kaas dhac batash darteed oo rafaad dheer usoo marsy
@tufaaxabdirahman1559
@tufaaxabdirahman1559 2 жыл бұрын
wllky cusman isniin io internet noo soo tabi
@qadraomar7518
@qadraomar7518 2 жыл бұрын
Keep going
@saafiali3454
@saafiali3454 2 жыл бұрын
Wa cajiib sheekoyinka noso badi wax aya laga faida
@SICIIDGAALERI
@SICIIDGAALERI 2 жыл бұрын
CISMAAN HOSOW🤍
@Hakiimi07
@Hakiimi07 8 ай бұрын
Waa sheeeko cajiib ah wlh
@naciimadiomond3505
@naciimadiomond3505 2 жыл бұрын
Wcs wllo
@MohamedIsmail-vl7el
@MohamedIsmail-vl7el 2 жыл бұрын
Sheekadu waxay ka fashilantey siduu ku imi meeshii gabadhu dhawrka saacadood ee baabuurka ah u socotey
@amaaldaahir3820
@amaaldaahir3820 2 жыл бұрын
Waxan kashakiyay marku dhahay shanqar ayan maqlay markan firi magayna jegada ligu dhuftay waba sojesate se jegada lagugu dhufta
@oaed7902
@oaed7902 2 жыл бұрын
Ninku xeelad xumaa 😂😂
@AishaSaid-zr7mg
@AishaSaid-zr7mg 4 ай бұрын
Kkkkkk xariif wye kaaas 😂fikrad xuma
@fardowsafanka6115
@fardowsafanka6115 2 жыл бұрын
Layaab??? tan oo kale majirtay
@farhiashireabdiahmed7640
@farhiashireabdiahmed7640 2 жыл бұрын
dad iya duur wx wlbo ka filo sharaftuna muslim iyo gaalo malahan markasey i dhihi donaan xoog baa wx leyga qaday
@fadumoibrahim3803
@fadumoibrahim3803 2 жыл бұрын
Mahdasanit
@maryanmuxumed8621
@maryanmuxumed8621 2 жыл бұрын
🥰🥰🥰❤bro masha allaha
@KaamilaCabdixamiid
@KaamilaCabdixamiid Жыл бұрын
Acuudu bilah wlhi wuiga yabiyey wlhi lkn waxarif sina doqon uah
@ugbaadqurux42
@ugbaadqurux42 2 жыл бұрын
😳 Ala yaab badanaa
@fatoumamoussa8569
@fatoumamoussa8569 2 жыл бұрын
Subxanallah wlhi wyaaab
@50jirpes12
@50jirpes12 2 жыл бұрын
kkkk inantu fariid ayay eheyd
GABADHAAN DAD AYSAN KA FILEYN AYAA SHIRQOOLAY
19:02
Hosow Pro
Рет қаралды 89 М.
LAYAAB ! Aabaha Ugu Nasiibka Darran - Sheeko Calool Xumo leh
18:29
New Colour Match Puzzle Challenge - Incredibox Sprunki
00:23
Music Playground
Рет қаралды 44 МЛН
A Child's Big Mistake Turned Into an Unforgettable Gift #shorts
00:18
Fabiosa Stories
Рет қаралды 43 МЛН
115 | Shaydaanka Siyaasadda | Buugga ugu saamaynta badan | Wabar.
23:52
Vlog Belgium 🇧🇪 ila iyo Netherlands 🇳🇱
9:54
Jaceelow jafow
Рет қаралды 13 М.
SIDEE UGU DIYAAR GAROWNAA BISHA RAMADAAN || SHEEKH MUSTAFE
28:08
SIRAADUL MUSTAQIIM
Рет қаралды 3,8 М.
CABDULLAHI MAXAMED NUUR: WAREYSI BUUXA  SHIRQOONKI SHAQADA
3:47:53
HANOOLAATO
Рет қаралды 1,2 МЛН
لماذا نصوم رمضان؟ | بدون ورق 105 | د.مطلق الجاسر
2:03:53
بودكاست بدون ورق
Рет қаралды 1 МЛН
New Colour Match Puzzle Challenge - Incredibox Sprunki
00:23
Music Playground
Рет қаралды 44 МЛН