MA ISDHIHIN GURI SAAN U QIIMO JABAN AYAAD KA HELI DOONTAA XAAFADDA UGU QURUXDA BADAN GARASBALEY MCNE

  Рет қаралды 5,630

Ajmal Services

Ajmal Services

Күн бұрын

Пікірлер: 16
@kamalali79
@kamalali79 9 ай бұрын
Ramadan kareem Asc abaayo sacdiyo xasan waan ku mahadsanid walaasheey video yaasha quruxda badan ee marwalba aad Nala qeebsado ilaah hakaa siiyo ajir iyo xasnaad ilaah haka siiyo walaasheey Amin Amin Amin howl fiican ayaad u heysaa dadka soomaaliyeed mahadsanid markale walaasheey sacdiyo xasan abaayo sacdiyo xasan waan ku salaamay mahadsanid walaasheey video yaasha quruxda badan ee marwalba aad Nala qeebsado iyo macluumawdka qiimaha guryaha ku yaala magaaladeena muqdisho ilaah haku dhowro Amin Amin Amin mahadsanid markale walaasheey sacdiyo xasan
@abdirisaksugulle2810
@abdirisaksugulle2810 9 ай бұрын
Meeshaaan aasaas mayaalee waa in kor loo qaadaa oo qarash kale lageliyaa😊
@nuryousuf5147
@nuryousuf5147 9 ай бұрын
acudubilah garas baley $43kun hayey $20kun xitaa majoogo yarabo durkaas Ramadan Mubarak somali maxamad
@dhacdada
@dhacdada 9 ай бұрын
Hayeey meeshaas amni maha walahi dad kasoo guuray ayaa arkay
@waqtiwanaagsan4232
@waqtiwanaagsan4232 9 ай бұрын
Dhulkasto oo qaali ah, maxaa u tiraah jaanis aan hayaa.? 43 kun raqiis mahan oo Garasbaalay ah.
@xasansiidii6656
@xasansiidii6656 9 ай бұрын
Maasha allaah ❣️
@DaudOmar-g4x
@DaudOmar-g4x 9 ай бұрын
Ramadaan Mubaarak
@fiirifiiri1665
@fiirifiiri1665 9 ай бұрын
Ramadan Mubarak, Booska masjidka ku dhegen ee aad hore usoo gelisay. Qiimo qaali ah kusoo gelisay. Waxaana lagu gaday 30,kun. Farqi weeyn ayaa u dhaxeeysa. Weliba kaasaa laamiga 3xaad ka ahaay. magaalada lacag la,aan ayaa ka jirto ee 35k ma qaadanayaan?
@nuroducale7302
@nuroducale7302 9 ай бұрын
Masha allah.
@kralsom
@kralsom 9 ай бұрын
Ramadan mubarak abaayo
@AMBITIONM33
@AMBITIONM33 9 ай бұрын
Waa ku kaligaa
@abdikassim4256
@abdikassim4256 9 ай бұрын
Meeshaas iyo $43000 macnaha sidaa muu raqiis kuyahay
@taaha1680
@taaha1680 9 ай бұрын
Laamiga Afgooye aada maaha ee waa duurka gadaale. $20K xitaa uma qalmo sorry. Mahadsanid dadaalkada.
@IbrahimBarkade
@IbrahimBarkade 9 ай бұрын
Fadlan fududey ader
@ayubactionmovies9046
@ayubactionmovies9046 9 ай бұрын
Very good fursad
@ahmedsiyad1057
@ahmedsiyad1057 9 ай бұрын
Hal sac bey dadka ku qadane in la fahmo biyo dhacada bisinka hadalka so gabi
WAA SIDEE NOLOSHA REER MIYUGU DHABTA AH ‘’🤔  ?
31:18
Maaweel
Рет қаралды 785 М.
Ila Lugee Ilaa Magaalada Galkacyo Xilli Habeen ah.
23:22
Bilicsan Daily
Рет қаралды 807
fursad mida ugu wanaagsaneet owladada dhaxal ureeb ka faa ideysi wacan
2:40
midnimo construction
Рет қаралды 2,7 М.
Gobolka Ugu Somalida badan Belarus 🇧🇾
15:37
Cadnaan Cadceed
Рет қаралды 3,7 М.
Dekedda Muqdisho oo 40 sano kaddib heshay qalab muhiim u ah.
17:28