Ma isu deyi kartaa inaan soo saarto dilaaga rasmiga ah ee diley gabadha? Kiis Yaab leh .

  Рет қаралды 22,946

MUNASAR MAXAMED

MUNASAR MAXAMED

Күн бұрын

Пікірлер: 98
@cawaaleafrax
@cawaaleafrax 10 ай бұрын
MUNASAR WALAAL WAXAA TAHAY NIN AAD UGU GARGAARA DADKA TABAALEYSAN WAANKU TAAGEERSANAHAY 100/100 SUAASHAN ANIGA MAKA JAWAABI KARO ALLAH SUBXAANA WATACAALA TUHUNKA WAA DAMBI AAD U WAYN AYUU QUR AANKA NOOGU SHEEGAY MALA AWAALNA KUMA JAWAABI KARO DEMBI BAARAYAASHA AQOONTA U LEH KUNA QAATA MUSHAARKA AAN U DEYNO
@AbdirahmanShiekh-qp9qj
@AbdirahmanShiekh-qp9qj 10 ай бұрын
Asc Alla og horta lakin askariga haduuna ,wax jirin shil wa dhacaye muxuu ubaxsaday mu sheego tusale lasowareray iyo wixi lamid ah?
@ayaanwarsame8264
@ayaanwarsame8264 10 ай бұрын
Aniga waxay ila tahay in marka hore dambi baadhista laga billabo xidhiidhkii telefon ee ugu danbeeyey ee dhax mara 3doodaba ka dib gabadha si xirfidaysan iyo xanuujin yar loo waraysto si ay xaqiiqada u sheegto. Waxa laga yaabaa gabadha hada la hayo iyo askariga inay heshiis ku ahayeen in ay kharijiyan marxuuumada qorshohoodii xumaana fulay. Illaah baa og xaqiiqada dhiigu ma qarsoomo.
@hamdih9551
@hamdih9551 10 ай бұрын
Asc.Ninkii gabadha dilay horta isagu waa Dambile bale sababta ow Dambiga ugaley waxa laga rabaa,iney sheegto gabadha lahayo.2 hadey saaxiibteed,tahay &hadiiklaba maxay utagtay ayadoon amnigu&ehelada marxuuumada,imaanay ooy usheegin saday wax u dhaceen, haddaba agiga waxay ilatahay inaad&aad loo dabagalo gabadha lahayo si xaqiiqga loo ogaado. Waad mahadsantahay sidaada fursada noo siisay
@hdhdhhhdhhfjgkd6193
@hdhdhhhdhhfjgkd6193 3 ай бұрын
Allaahu calam balse shirqool ayay u dhigeen gabadha allaha u naxariistee SaaS ayay u eg tahay
@HalimaSalat-r9h
@HalimaSalat-r9h 8 ай бұрын
Walal waxataxay nin ad adkisa ushaqeyo kibgoing ayan kulayahy walakey dallkaga marwallbo inagarab istagnani donto🙏
@munayousuf-ct4hl
@munayousuf-ct4hl 10 ай бұрын
Anigu waxaan aaminsanahay gabadha nool ayaa rabtay inay saaxibteed qaarajiso ninkana way khiyaatay qoriga ayey ka qaaday iyada oo iska dhigaysa inay qoriga Barbarayso askariguna wuxuu ogaaday inuu labo Debi galay debiga kowaad inuu raacay qof shacab asagoo shaqo qaran kujira debiga labaad inuu udhiibay qorigiisi kadibna waa baxsaday gabadhana ayaa kadambeysa in saaxibteed dhimato waayo waxuun bay sameeyn lahayd gurigeeda howyari isagama tagteen
@abdimohamud-gq1si
@abdimohamud-gq1si 10 ай бұрын
Asc munasar Wax kama layiraahdo majiraan ee shirqool ayeey ku dhimatay Alla ha u naxariisto
@Abdullahiomar-cu8wn
@Abdullahiomar-cu8wn 10 ай бұрын
Scw askariga ha maqnaado laakiin hada qoriga wax lagu dilay hada boliska maa haayo MISE askaiga fakadka ah ayaa wato?
@Farhan-dd7mh
@Farhan-dd7mh 10 ай бұрын
Niyow aniga ahaan shekadan ayadon waqti bdn iga qaadan wexeba ila noqote in gabadha xiran iyo askariga is ogyihiin gabdhaane loo tashtay shirqoolne mesha lagu geye sbbto ah haduba soraacay uuna shakiye wuu awoday inu labadoda isla dilo waa hadu asaga shaki kuyimid inte wada socden,lkn in gabadhan ladilo tan xirane ee cararto isagane baxsado ayaa keneso ine isla ogaayen sheekada hadesan isla ogeeyn askariga iyo gabadha xiran waxan qabaa inu labada gabdhoodba dili karay iyadane sfcn halosii wediiyo isagane halaso qabte tiirka hala geyo nacalad haku dhacdee
@HaaruunAbdulRazak-mf2lp
@HaaruunAbdulRazak-mf2lp 4 ай бұрын
Aallah ha u naxariisto Aamiin wllshe
@Iqlsomar
@Iqlsomar 10 ай бұрын
Munasarow wax labari laha dhan adi aya sheegte.Lkn wax ugu muhimsan gabadhi laqabte inlaweraysto oodad qibrad inaybaritan xad dhaaf in lagu sameyo .,ninki fakaday in laso qabto oo saldhiga lakeyno…waa aragtidayda✍️
@amranyasin6840
@amranyasin6840 10 ай бұрын
ilaahey ha unaxaristo gabadha mida xigta ilahay yaa xaal og waxa laga yaba in lashil qole gabadha oo mobil laga qadanaye ama uu damce ey diide inee raacdo kadib uu dile ilahay xaqa haso saaro inshaa allaah
@HaabiilLove
@HaabiilLove 10 ай бұрын
Baarista ugu fiican waxaa waaye in cameradaha meesha kudhow oo ccv camerada la fiiriyo tan labaad gabahda la soctay hadii lahaayo su,aalo hala weydiyo si loo ogado gabdhan kaliya sida xabada loogu dhuftay mida sedexaad askariga xabadiisa hala raadiyo inuu dilayna halaga xaqiijiyo hadiiba laga dhax arki karo qorigu kudily ine xabadeda isleyihin waa intaas dambi baaristeda
@ahmedjibril5355
@ahmedjibril5355 10 ай бұрын
Asc Munasir Mahamed Geyska furihiisu kama dheera Gabadha xidhan Xamdi waayo dilku Markuu dhacay Gurigeeda ayay tagtay iyada oon riboodgarayn.
@IdirisCabdi-sx2cd
@IdirisCabdi-sx2cd 20 күн бұрын
Asc sxb sare suuqaxolaha canshuur xoga,lagalaqataa ekwrn arintaas
@Tasniim1
@Tasniim1 10 ай бұрын
Kolay wixii dhacay Allah baa og. Laakiin armuu askarigu gabadha dilay marba haddii isagii la la’yahay? Sidaana gabadhan loogu soo qabtay maadaama ay isla socdeen. Tan xidhana halawareysto iyadana sida wax udhaceen. Wa Allahu Aclaa wa’aclam.
@shaxshaxlowgaxafada
@shaxshaxlowgaxafada 10 ай бұрын
Allaha unaxariiso Gabadha walashena Ah
@halimaqueen8067
@halimaqueen8067 10 ай бұрын
Wixii jira Allah ayaa og walal lkn qiyaas ahaan ninka wax dilay ma carareen haddii uu gabdhaha u ka shaki ee waxaa cad in askariga iyo gabadha carartay ee gurigeeda iska gashay oo aamustay iney is ogaayen oo gabadha shirqooshay gabadhaan ee koronta halooga sheegsiiyo aniga wax kale ma sameeyen
@OdayGo-t6c
@OdayGo-t6c 10 ай бұрын
Ilaahey kasokow qoriga ayaa dilay hadey kutalakal ahey xataa . Digaagu waa askariga
@saidamohamed1424
@saidamohamed1424 4 ай бұрын
Gabadha xiran afkeeda halaga soo guro waxa dhacay koley waxbey ogtahay tan kale askariga far baa ku mudan becouse haduunan wax ogeyen maxuu la cararey so asagana far baa ku taagan gabadha dhimateyna alaha u naxariisto
@Hassanmohamedomar-se4nu
@Hassanmohamedomar-se4nu 4 ай бұрын
Well.sax.wax.uma.sheegin.saaxjib
@Qaasimqani4
@Qaasimqani4 10 ай бұрын
Ilahey dambigena ha dhaafo gabdha xiran aya ka dambeyse in la dilo marxumada askarigana ficilka ayu geyste wa qiyasteyda 😎
@dr.ahmedhersi2639
@dr.ahmedhersi2639 10 ай бұрын
Ninka baxsaday iyo Gabadha nool waa in la’wareesado oo labaaro xiriirka ka’dhaxeey sida Telephoneda, diriska , dhaqooyinkooda si loo helo xog
@abdiladiif3076
@abdiladiif3076 10 ай бұрын
Best reporter
@CabduqaadirShamad
@CabduqaadirShamad 10 күн бұрын
Wa ugu dhow in ey is u gaayen wa in is ogayen gawadh xeran iyo askariga
@alaatalokufilan7191
@alaatalokufilan7191 10 ай бұрын
Hadii uu dabin ka baqaayo 2bada wuu wada dililahaa laakinn waa arin leysla ogaa oo badha Lagu shiqoolaayey ALLAhU YACLAM
@MiskimaxamadAxmad-w6y
@MiskimaxamadAxmad-w6y 10 ай бұрын
Bismillah ilahay ayaa naga og wixii jira lkn hadii an isku dayo gabadhan waxay u egtahay inay wax ka ogayyd dilka gabadha kle indha heeda markad fiiriso sida rux naxsan okale
@mohamedismailIbrahim-u8j
@mohamedismailIbrahim-u8j 10 ай бұрын
Allah ayaa naga og
@NolowNoolow
@NolowNoolow 4 ай бұрын
GABADHAN NOOL IYO ASKARIGA AYAA IS OGAA DHIIGEY KA CABEEN HADHAWNA XABAASHA AYEY KALA SOO BIXI DOONAAN WAA HUBAAL WAA DHIUGYO CABYO HIV AYEY QABAAN😊😊😊😊
@AbdulAli-f6s
@AbdulAli-f6s 10 ай бұрын
Waxi xaqiiqo ah Allah aya og
@siyaadxasan4184
@siyaadxasan4184 20 күн бұрын
Aniga wxey ilatahy arintan horta maahan arinkama ogo yaran labo sadexdoda kamid ah wey is ogaayen sababto maeysan kala cararen hadii anay lug kulaheyn wxaa dici karto labo kamid ah in ay wax kadhexeyen qofka sadexadna u kudhexjiray sida arimo guur ama xiriir jcl Hadii midaa ayasan jiran wxaa dhici yarto in askariga lamishimaye oo uu lafahmay
@noormohamud-it6ml
@noormohamud-it6ml 10 ай бұрын
Dil walba markuu dhaco waxaa la tuhmaa dhibanayo qufka uugu dhawaa marka uu dhibka dhacayay si toos ah iyo si dadbanba askariga waa tuhunka koowaad gabadhana kan 2baad mise shirqoole bale baaritaanka kama hor dheceno
@shukriali0765
@shukriali0765 10 ай бұрын
Run ahaan xaqiiqada Allaa nag og lkn gabadha saaxiibadeed la dilay, waxay ahayd in ay suuxdo ugu yaraan, markaas tuhun ma geli lahayn lkn hada far baa ku godan.
@QaalikaadKaad
@QaalikaadKaad 10 ай бұрын
haday baritahy maxay ufakatay wll munasar aniga gabadhaan kashakisanahay xataa nin kanah hasoo qabto si dag dag dag..rabiyoow unaxariiso🤲🤲🤲 jaalayaaal😭💔💔😭
@CabdiFaarax-o9o
@CabdiFaarax-o9o 21 күн бұрын
Sxb walis oga ba is leyahay anig wayo 2doda ayo dili Kari sxb lkin qubu dilay qufna wey bax satay wa fahmi karta sxb munasrow
@aaminaabdullahi685
@aaminaabdullahi685 10 ай бұрын
Gabadha halasooxiro waayo hadii Ayaan waxka ogayna maxay ucaradhayga may lamaha abniga usheegto
@MamaNeymar
@MamaNeymar 10 ай бұрын
Min yahw dowal kama jirto wadanka hadey dowal jirto cadaal baa la heli lahaa
@qureshasheikh0963
@qureshasheikh0963 10 ай бұрын
Asc wxa dhici karta iuu madam uyaqaney 2badooda oo uqiyamey gabadhaan uadeegsadey amauu kugadey isobixi isomara caml oo udiley shirqool wayo haduu fakadey asagaadiley mha gabadha lakiin ukugaadey gabadhaan waayo musan baxsadeen
@user-mk1gp2cw7o
@user-mk1gp2cw7o 10 ай бұрын
Koley hadii qofla haayo kiosks maafududyahay askariga haduu isdifacayey ma baxsadeen gabadha lahayana tartiib guriga iskamagaleen weyqeylinlaheyd ee koley gabadhaan iyo askariga ayaa shirqooley oo askariga iyo gabadhaan waa isla ogyihiin
@maxamuudcaddow6251
@maxamuudcaddow6251 10 ай бұрын
Waa shirqool gabadha ladilay loo dhigay
@guledtv4250
@guledtv4250 10 ай бұрын
Askariga gabadha xiriiri kala dhexeeyey murana wuu dhex maray kedib gacan qaad gabadhii bu dilay Gabadha la hayo waa sxbteed is second suspect And they know each other live same area Is very easy case
@MohamudDek-f8u
@MohamudDek-f8u 10 ай бұрын
Waxaana ogayn oodan goob joogee ka ahayn ama aanan cadi ula joogin Ale ayaa og balse khaqa ale haku hanuuniyo
@abdiwahaababdirahmaan-hq1cx
@abdiwahaababdirahmaan-hq1cx 10 ай бұрын
Gadha dhimatey ayaa lashir qoole waxaa shieqole gabadha ayaa kadabeyso jwb
@abdifatahnor1338
@abdifatahnor1338 10 ай бұрын
Allah ha u naxariiisto 3 qof way is yaqaaaaneeen Dil baa dhacay Gabar aaan dhiman way baxsatay Askarigiii waaa bax saday Marxiuumada maykeeeda in la baaaro ahayd Askarigi 2 habloood xiriiir shukaaansi ka dhaxeeeyey Mid ayuuu fara xumeeeyey Markaaaa ta noool wax og
@munaabdi9351
@munaabdi9351 10 ай бұрын
Runtii kiisku baaritaan dheer buu ubaahanyahay waayo waa arin isku murugsan si aan jawaab kuusiiyo waa inaan helaa tafaasiil iyo xogo hor leh saa awgeed askarigii baxsadey warkakeen gabadha nool war kakeen goobjoogayaashii warkakeen qaabkeey u ekayd meesha dilku kadhacay warkakeen meydka korkiisa xagtimo ama nabro aan xabada ahayn ma kuyaalaan maydka xabadu xagay kagataalaa xabadu markey ku dhacaysay gabadha ma soo jeedey mise wey siijeedey yani xabadu xagay kabaxda maxaga wajiga mise xaga dhabarka gabadha dhimatay intaan nagtu dayn dad kor yimid majiraan aqoon nooceeya baaka dhaxaysey sadexda ruux qaraabonimo darisnimo iyo haasaawe maka midbaa aqoonta kadhexeysay and many more questions are needed to be answered please do more investigations about the case thanks bro
@AweisMaye
@AweisMaye 10 ай бұрын
Madaaa labada gabdhood iyo askariga isyaqaaneen Malaga yaabaa askariga iyo marxuumada aywada shee kaysan jireen? Ogabadha had xiran iney heshiisiiso loo aadey kadibna lay after dhaafey midaasaa ugu dhow
@AyaanJama-m4m
@AyaanJama-m4m 10 ай бұрын
Aniga qiyaas dayda waa in nin ka uu yiri iisoo wad saxiib daa oo laga yaabee inuu masayray gabdhaani na way ogayd oo ayadaa soo waday maxuu u cararay hadii uu san danbi lahyn ????
@osmaanmayoow4799
@osmaanmayoow4799 10 ай бұрын
Aniga waxaan aaminsanahy inay tahy gabadha ladilay iniii ninka ladhahy waan ku kenaa lacag isii waxa kadhiman…………..markii lokenana ay marxumada is fahmi wayeen waabi asago dhahayana ay ku dhacday xabo ogowna saan aminsanahy 3daxduba balwad ayy lee yihiin
@LaylaAxmed-wl6hi
@LaylaAxmed-wl6hi 29 күн бұрын
انا لله وانا اليه راجعون الا حول ولا قوة الا بالله العلي العظيم 😢😢😢😢
@Ixasanm2Ixasanm2-yk9ge
@Ixasanm2Ixasanm2-yk9ge 10 ай бұрын
Subaxnalah 😢
@samirasahra1747
@samirasahra1747 10 ай бұрын
iLaahay.Ha.UNaxariisto.AMiiN
@Gedow1
@Gedow1 10 ай бұрын
Sxb gbdha iyo askari aya heshis ahaa gbdhas dilkeda we isku ogayen sawbto gbdhn hade sxbted gama lo dile meydka kama tagten
@abdirahmaanabdulla8133
@abdirahmaanabdulla8133 10 ай бұрын
yaanlaga hordhicin.
@maymuunbootaan69
@maymuunbootaan69 10 ай бұрын
Aqoonta gabdhaha iyo ninka askariga ka dhaxeesay waalakala qaadayaa marxuumada shaqo kuma lahayn askariga mana aqoon lkn naagta imminka police ku hayo iyo ninka baxsadka ah oo askarigaa aqoonta ka dhaxeesay waa 💯 askariga iyo naagta hada ciidanku hayaan shirqool eey u hashiiyeen marxuumada baa jira 100kiiba 85. In ayaga oo wada dhan xabadu si shil ah ugadhacday oogabadhu ku dhimatayna waa 75. In tuuko am dadkale soo weerareen oo askarigu shakiyeyna sidaas darteed xabada uriday ooaay gabadha kudhacdayna waa 100 kiiba 3 percent 😢
@FarxaanBashka2
@FarxaanBashka2 10 ай бұрын
0:18 0:21 0:21 0:21 0:21
@Farhan-dd7mh
@Farhan-dd7mh 10 ай бұрын
Gabadha xiran hade ku cadaadane uu shakigeyga sax noqdo ine isla ogaayen ayadane waxba nadhaanto kan dilaye 15 xabsi hakagu xukumo madaama esan gacanteda kudilin lkn shirqooshay
@samarhasanmohamed2820
@samarhasanmohamed2820 10 ай бұрын
gabdha dhimatay in lashir qolay ila ektahy alaha unaxresto🎉
@adonallah
@adonallah 10 ай бұрын
Waxaa Jira kisas Badan oo sida aad maleyneyso aan aheyn mar hadi la ogyahay dilaga warku wa dhan yahay malada badankeed waa dambi ayuu ilaahey yiri
@zahraahmed4461
@zahraahmed4461 10 ай бұрын
Somaliya dad bahalo ah oo raxmadii ka guurtay ayaa kubatay gaar ahaan Muqdisho,shaley waxaan arkay video laba wiil oo yaryar is dagaalayo midna uu wato bir dhuuban marka waxuu isku dayaa in uu qoorta uu ka geliyo ,waxaase kadaran oo aan layaabanahay ilaa iyo hada dadka meesha wada taagan oo fiirsanaayo oo aan kala qabaneynin subxaana Allah wali way qoslaayaan xasbiya Allah wa nacmalwakiil
@saalimshariif3964
@saalimshariif3964 Ай бұрын
Illaahey ayaa og kuma dambaabi karno
@maxamuudlucky5274
@maxamuudlucky5274 10 ай бұрын
Shaki wayn aya jiro sheekdan wxy ubahanthy maskax dagn😢
@ramlayuusuf7536
@ramlayuusuf7536 10 ай бұрын
Gabadhan baa wax shirqooshay Somali ya wax sharci majiro maalin cad baalaysdilaa ee halatoogto labadooda
@nasramoalim820
@nasramoalim820 Ай бұрын
Wax aysan masuuliyinta qabanin bey dhalinyaradan qabteen run qeyr allaha siiyee munaser iyo c/css ilin tirba billad dahab ah bey mudan yihiin
@HoryalkaDalkaHoryalkaDalka
@HoryalkaDalkaHoryalkaDalka 4 ай бұрын
Waa kiis qabiil ku sabsaan
@MaxamedIsaag-x7n
@MaxamedIsaag-x7n 11 күн бұрын
Marxuumada waa lack shir qooley
@alaatalokufilan7191
@alaatalokufilan7191 10 ай бұрын
Wey iska cadahay in ay gabadha ladiley lashiqooley
@MahdiAli-ms5rf
@MahdiAli-ms5rf 6 ай бұрын
Xamdi axmed iyo askariga ayaa Is ogaa
@IbrahimAli-c4d
@IbrahimAli-c4d 10 ай бұрын
Asc wr, xamdi iyo ninka baxsaday askariga ah , 2baduba waa dambilayal sababtuna waxaytahay dilka iyo dhawaqa xabada kadib,askarigu wubaxsaday xamdina waxay iskudayday inaybaxsato oo walasoqabtay shakiga uguwayni waxuyahay maah maahdi somaliyeed ee oranaysay caryaan habardilinoo baxsanin taasi waxay kutusinaysa ninku inuahaa dhagarqabe xamdina ahayd gabadha gabadhii shirqoshay oo goobta ugukentay ninka askariga ah sikastaba haahate qisadan ama falkanokale waxuu kadhacay muqdisho xaafada wardhiglay xiligii farmaajo,
@IbrahimAli-c4d
@IbrahimAli-c4d 10 ай бұрын
Sikastanb xamdi iyo askarigu waxay heshiisku ahayeen dilka gabadhaan marxumada ah waxalaga yaba askariga iyo gabadha dhimatay inay ahayeen nin iyo xaaskisihore oo masayr iyo isfahamwaa kadhaxeyay waxakalo lagayaba xamdi laftirkeda inuu xiriirhoose oo jacayla kaladhexeyay askariga sidaasna ay xamdi usogacangalisay maskintan
@IbrahimAli-c4d
@IbrahimAli-c4d 10 ай бұрын
Kiiskaani waxushabahaa kiuskii kadhacay mudug dhankeda waqoyi 2badii nin ee gabadha mindida kugowracay dhank budlaan ninkamidana raadkiisii laaqonsaday kiiskasuu shabaha waana intabadan maseer falkanokale
@AbdulkadirBookh-j3v
@AbdulkadirBookh-j3v 10 ай бұрын
Askariga marka la soo qabto ayey runta soo baxeyso
@MuhammedYuusuf-bo2uh
@MuhammedYuusuf-bo2uh 10 ай бұрын
Xamdi axmed salaad iyo gabadha
@AbdulAli-f6s
@AbdulAli-f6s 10 ай бұрын
Waa laba danbile weyo waa dile iyo soo xuraansato
@IbrahimAli-c4d
@IbrahimAli-c4d 10 ай бұрын
Soomaludu waxay kumahmahda warjiraba cakaro ayuimandon baarista aan kawarsugno oo yeynan kahordhicin marhadi xamdilahayo ninkina ugobt kabaxsaday sheekadu waysoo afjarantay
@abdurashidhershiabas6491
@abdurashidhershiabas6491 10 ай бұрын
Waxa ay ila tahay in labada gabar uu saaxib la wada ahaa kadibna masayr dartii ay u dishay tii kale kadib marki ay qoriga ka qaadatay askariga
@abdiazizibrahim9402
@abdiazizibrahim9402 10 ай бұрын
Gabadha xiran haday shirqooshay gabdha dhimatay xilaga uu dhacayay falka sooma raacdeen goobta lagu dilay marxuumada goobjoog maysan ahaateen waxay ilatahay falka dilka inuusan ahayn mid lasii qorsheeyay waxaa dhici karta in qilaaf horay u jiray ama mid cusub ka dhex qarxay gabadh iyo wiilka sidasna dilku kudhacay gadha xiran horay u ogeed lakiin arin dil keeneysan aysan u heesan markuu falka dhacayna ay shoogtay gurigeedana hoos ka xiratay dambiilaha koowaad waa ninka matkhaatiga koowaadna waa gabadha.
@hdhdhhhdhhfjgkd6193
@hdhdhhhdhhfjgkd6193 3 ай бұрын
Wey shirqoolen ee halabaaro naagtaan haddii ay ogen maxay guriga u gaashay . Askariga ayaa tan nool ayay u eg tahay in ay kadembeysay hala waresto naagtaan wax badan ay ka ogtahay
@cabdullahicadde7640
@cabdullahicadde7640 10 ай бұрын
Waxey iila tahay askariga shaki dareemey waxaa sababsadey marxuumada kadibna wuu cararey gabadhaan xog badan ayey haaysaa abukaate dudaaye ha wareysto
@abdiwahaababdirahmaan-hq1cx
@abdiwahaababdirahmaan-hq1cx 10 ай бұрын
Askariga lacag ayaa lasiiyeye
@ibrahimhajibare4308
@ibrahimhajibare4308 10 ай бұрын
Xalka wa inta maskaxdagan logafirsada wayna fudadahay sida lo ogadi wayo gabdaha 2 daba maydimanin
@AbdulAli-f6s
@AbdulAli-f6s 10 ай бұрын
Waxa dilka ku wada heshii askariga iyo gabadha la qabatay waa dhagar loo maleegay marxumadad
@abdinuurmohammud1474
@abdinuurmohammud1474 22 күн бұрын
ANiGWAYIlATAHAY GABDhUh ASKARIG EAY SHIRQOLEEN KADIBNA XA BAD lOoWADAY ASKARIGAAYAAKUDHACDAY GABADHA
@IbrahimAli-c4d
@IbrahimAli-c4d 10 ай бұрын
Xiligii farmaajo wardhiglay waxalagu dilay gabar ilmoleh waxana dilay nin aan marnaba lagafilanaynin oahaa macalin iskool waxuna dilka ugaystay xaaskiisihore oo aymudo kalamaqnayeenwaxuna usomaray gabarkale saxibteda inukulaheshiyay inay usoo shirqosho kadibna guridhexdisa ayuuku ceejiyay
@abdurashidhershiabas6491
@abdurashidhershiabas6491 10 ай бұрын
Tan xiran oo nool ayaa loo haystaa tii dhimatay madama ninki uu baxsaday xogta dhabta ah gabdha nool aya hayso xaqiiqda
@ahmedmohamedibrahim5674
@ahmedmohamedibrahim5674 10 ай бұрын
Askariga armaa la qafaashay
@AbdibasedOsman
@AbdibasedOsman 5 ай бұрын
Haduu iskariga baxsad yahay naag tan aya shirqol u dhigtay baske adkarigan ma baxsadeen hadu ogen wa shirqool adiga soo kaxee gabartan waxban uga bahaynay ama an waydiinaye ama gabafh
@AbdiAliFaroole-jm4qp
@AbdiAliFaroole-jm4qp 8 ай бұрын
Sxb hada ka hor ayaad arrintan ka hadashey
@ashaoali8020
@ashaoali8020 10 ай бұрын
Askrigg gabadha dhimatay ciilow uqabey marka gabadhaan ayaa u sooshirqooshay . Naagta yaan lasiideeyn gadii çadaalad larabo English ku wexeey dhahaan manslaughter.
@aweesdanbiil8623
@aweesdanbiil8623 4 ай бұрын
FAHADO YASIIN DUMAR DIILE AND KUFAAR FIRGAAJO SHARBO YAHUUD TUUGSADE CABTOY XABIBUL QANISIIN AND XABIBUL MAJNUUN 🇳🇬 MUSQUL DHEXDEEDA KU BAQTINAYAAN SIDI KUFAAR AFWEYNE CML😅😮😢😂
@habiboabdi8839
@habiboabdi8839 10 ай бұрын
Wax kasta xamdaa cadeyn karta
@queenema216
@queenema216 10 ай бұрын
way shirqooshey
@NuuraCumar-zo8vd
@NuuraCumar-zo8vd 10 ай бұрын
Smog. Raigyg. Wilma. Walshirqoli. Rant. Walosodir. Gabdhah. Isnwuisdifacy
@ashaelimo5079
@ashaelimo5079 10 ай бұрын
Asc taleefankooda Hal la baaro sadaxdooda
@MahdiAli-ms5rf
@MahdiAli-ms5rf 6 ай бұрын
Xamdi axmed iyo askariga ayaa Is ogaa
My Daughter's Dumplings Are Filled With Coins #funny #cute #comedy
00:18
Funny daughter's daily life
Рет қаралды 33 МЛН
Good teacher wows kids with practical examples #shorts
00:32
I migliori trucchetti di Fabiosa
Рет қаралды 13 МЛН
Хасанның өзі эфирге шықты! “Қылмыстық топқа қатысым жоқ” дейді. Талғарда не болды? Халық сене ме?
09:25
Демократиялы Қазақстан / Демократический Казахстан
Рет қаралды 338 М.
GALKA SIINAY IYO XUKUNKA RASAAS TOOS AH OO AY QABATAY CAMERA-DA AMNIGA.
18:56
Somali National Television
Рет қаралды 47 М.
كيف تنجح العلاقات مع ياسر الحزيمي | بودكاست فنجان
3:03:09
GABAR BESHA SACAD AH OO DAHAB IYO 11k$ LAGA DHACAY OOHIN AFKA FURTAY
30:17
My Daughter's Dumplings Are Filled With Coins #funny #cute #comedy
00:18
Funny daughter's daily life
Рет қаралды 33 МЛН