ma ogsoon tahay faraca rasuulka Ma Ka Midtahay Dhashii Nabiga CSW

  Рет қаралды 19,435

Badbaado Channel

Badbaado Channel

Күн бұрын

ma ogsoon tahay faraca rasuulka Ma Ka Midtahay Dhashii Nabiga CSW

Пікірлер: 154
@Hooda36
@Hooda36 5 жыл бұрын
SCW SCW SCW SCW SCW SCW SCW Jazakallahum khairan sheekh Allah haku xafido oo haku sharaf aduun iyo aakhiro 💚💭❤👏👏
@inspiringquotes5320
@inspiringquotes5320 5 жыл бұрын
Qofka ka tagaa salaada wuxuu leeyahay 15 ciqaabood. Nabi MUXAMED (SCW) waxa uu yiri: Qofka ka tagaa salaada wuxuu leeyahay 15 ciqaabood,waxayna kala yihiin sidan hoos ku xusan: Lix ciqaabood nolosha ayuu ku muteystaa Saddexna marka uu dhinto. Saddexna marka qabriga lagaliyo. - Saddexna maalinta qiyaamaha. Lixda nolosha uu ku mutaysto 1.Cimrigiisu ma barakeysmo noloshiisuna waa mid nasiib xun. 2. Ducadiisa aqbal ma,aha oo carshiga alle ma gaarto. 3.Wajigiisa waa laga tirtiraa astaanta dadka fiican,murug iyo shido ayuuna daris la,yahay inta uu noolyahay. 4.Waxaa lagu ciqaabayaa waxkasta oo illaah abuurey. 5. Ajar fiican uu sameeyo ma lahan. 6.Laguma daro ducada dadka fiican. Saddexda ciqaabood ee marka uu dhinto la mariyo 1.Wuxuu dhintaa asaga oo ceeboobay kana shalaynaya maalmahii xumaanta kaga tagay ee aduunka. 2.Wuxuu dhintaa isaga oo baaheysan. 3. Wuxuu dhintaa isagoo oon hayo,haddii uu biyaha badaha oo dhan cabo oon ka bi’i maayo. Sadexda ciqaabood ee qabriga 1.Allaah wuxuu isku ciriiriyaa feerihiisa illaa ay midba mid ka kormarto. 2.Waxaa lagu shidayaa korkiisa dab aan wax lagu masaalo laheyn. 3.Waxaa uu Allaah u soo diraa mas qaniinaya oo la yiraahdo “geesi” kaas oo qaniina subaxii ilaa duhurka katagida salaad subax owgeed, Duhurkii illaa casar ka tagida salaada duhur owgeed sidaas oo kale ayey salaad walba socon. Markii uu halmar qaniino wuxuu qofku dhulka hoos u galayaa 70 yards.(subxanallah)’ Sadexda maalinta qiyaamaha 1.Allaah wuxuu usoo diraa qof raaca oo cadaabta ugu jiida wajigiisa. 2.Allaah wuxuu ku firdhiyaa caro oo wajigiisa hilibka ayaa ka dhaca carada rabigiisa darteed. 3. Allaah wuxuu ku xukumaa xukun adag oo waxaa lagu tuuraa cadaabta. Kuwa aan tukan salaada Subax : Nuurka wajigooda waa laga qaadaa. Kuwa aan tukan salaadaDuhur: ajarka fiican ee lacagtooda waa laga qaadaa. Kuwa aan tukan salaada casar:xooga jirkooda waa laga qaadaa. Kuwa aan tukan salaada Maqrib:ciyaalkooda ma,aflaxaan. Kuwa aan tukan salaada Cisha:nabada jiifkooda waa laga qaada. ALLAH hakuu naxariisto aduun iyo Aakhiraba,gaarsii dadka aad taqaano ILLAAH ajir hakaa siiyee”’) salaadana aan ku dadaalno walaal,walaalaha mu’miniinta ahna ku boori. (INSHAALLAH). Fadlan walal hadii aad wax ka faaidey subscribe iisaar mahadsanid
@abdiqadirmacalin312
@abdiqadirmacalin312 5 жыл бұрын
Mashaa Allaah. Allah haynaga dhigo kuwii Jannatul fardowsa Allah geeyo Inshaa Allaah
@abdiqadirmacalin312
@abdiqadirmacalin312 5 жыл бұрын
Allah dambigeena hadhaafo. Allah qabriqa haynoo nuuro Allah sakaraatka iyo Su'aasha haynoo dhib yareeyo Allah jidka siraad orod haynagu mariyo Allah waalidiinteena ha u naxriisto Allah waalidiintoodii ha u naxriisto Allah inagana haynoo naxriisto Aamiin yaa Allah aamiin
@safiyobarre8744
@safiyobarre8744 5 жыл бұрын
Hamdi
@nabiilabdihersi6266
@nabiilabdihersi6266 5 жыл бұрын
king caaqil Yare mahadsanid wllo
@mowfarah4254
@mowfarah4254 5 жыл бұрын
Masha allah
@fatxieapdihakim6918
@fatxieapdihakim6918 5 жыл бұрын
Jasakumullah qayr sheeq Allaha ku barakeyo Aduun iyo aqiraba Amiin ya Allah
@aminakeyf407
@aminakeyf407 5 жыл бұрын
Masha Allah jasakalahu qeyr shiikh ajir iyo xasanad Allah kaa siiyo faafinta dacwada islaamka
@samadoon313channel6
@samadoon313channel6 5 жыл бұрын
Maasha alah sheikh maalmahaan dambe waa la qariyaa oo lama jeclo in aay la sheego laakin runtii xaq baad ka warantey kheyr badan alah haku siiyo salawaatu rabii wasalaamuhu caleeyhi w.w.w runtii waad sidaad ooga hadashey faraca saadada waa sayid xasan labo ayaa ka farcaantey xasanul mathnaa iyo zeyd bnu Hasan sayid Hussein na caliyu zeinul caabidiin baa ka farcaamey sidaas baay ifka KU joogaan dhashii iyo dhiigii xabiib nuur muxamad salilaahu caleeyhi wasalam alah haka wada raali noqdo ehlubeyt ka
@mulkiabdi4514
@mulkiabdi4514 5 жыл бұрын
Jizaakalahum. Wajizaa sheekh abdulahi faaruuq alaha ku barakeeyo aduun iyo aaqiro ilaahow aamiin
@samirasiman2503
@samirasiman2503 5 жыл бұрын
Ayeeyadey ayaa asharaaf ah sida hooyadey iisheegtay ilaahey ha unaxariistee. balse aniga maba ogown asharaafta cidey yihiin.maalinwalbo chanelkaga wax cusuboo wanaagsan ayan ka baranaa jazakalah kheyr akhi.
@sadiamohamed15
@sadiamohamed15 5 жыл бұрын
Maasha alaah xaqiiqda ayaad ka hadasgey alaah ha kaa ajar siiyo khawaarij baa keentey Asharaaf ma jirto iyagoo musliska ashahaadanaayo bireeyo. Umadii ayey wareeriyeen waxaad maqleysaa sheekhooy Asharaaf ma jirtaa khawaarij baa sheekh loogu yeeraa waa kuwii diley sayidinaa Cismaan oo kitaab aqrinaatyo. 👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍👍 mowqifka khawaarij wuu iska dhamaan 700 hal maalin gubay oo shiiley hilbahooda
@Axmedshiine1996
@Axmedshiine1996 5 жыл бұрын
Nabigamuxamed(caleyhi salaatu wasalaam) 😍ku saliya
@abdiahmed5203
@abdiahmed5203 5 жыл бұрын
Masha ALLAAH shiikhaw RABIKEEN haka abal mariyo anakana kuwa qata ALLAAH hanakadhiko insha muradkena RABIKEEN SUBXANUHU wa tacala insha ALLAAH amiin cafimad iyo cimri iyo cibada suban awlaad ficn o khayr qabta insha ALLAAH amiin cafimad qabta cimri dheer insha ALLAAH amiin iyo cimri insha ALLAAH amiin
@munamohamed4410
@munamohamed4410 5 жыл бұрын
SCW jazakallah qayr Sheikh
@sacidoabdikheir7971
@sacidoabdikheir7971 5 жыл бұрын
Shukran sheekhow
@hamsunhoney7158
@hamsunhoney7158 5 жыл бұрын
Masha Allah Ilahay hakuxafido ustaadna NNKH NNKH NNKH NNKH NNKH NNKH NNKH NNKH
@sumayasiman315
@sumayasiman315 5 жыл бұрын
Masha Allah mahadsanid
@fardowdo30yaayamaxammed6
@fardowdo30yaayamaxammed6 5 жыл бұрын
SCW. SCW. SCW. SCW. SCW SCW SCW. SCW. SCW HABIIBULLAAH♡♡ ♡♡♡♡♡♡♡♡♡ KHEYRU. KHALQIL LAAH.♡♡♡♡♡♡ NUURULLAAH ♡♡♡ ♡♡♡♡♡♡♡♡♡ ILAAHOOW. KUWII UU . USHAFEECO. ♡ QAADO. NAGA DHIG ILAAHOOW. KU WII WABIGA. KOOWSAR UU . KA WARAABIYO NAGA. DHIG AAMIIN i LAAHOOW ♡♡♡♡ ♡KUWII. JIDKIISA KU. DHINTO. NAGA DHIG. AAMIIN
@muqtaarmohamed4444
@muqtaarmohamed4444 5 жыл бұрын
Wararka
@1somalia132
@1somalia132 5 жыл бұрын
Jaza kallaah ya shaykh
@sahraabdi102
@sahraabdi102 5 жыл бұрын
Masha Allah jazakallah kheyr
@kikialemu7
@kikialemu7 5 жыл бұрын
wcs wrwb mashaallah tabrakallah xayakallah ehlul khyrka
@fardowsaubax1975
@fardowsaubax1975 5 жыл бұрын
Mashaalah jazakalaah khyr aniga kadhashay asharaaf lkn allaah aktisa waxa logu dhawanayo wa acmaashada
@ishacaddycaddy3669
@ishacaddycaddy3669 5 жыл бұрын
Sax
@nimohass1919
@nimohass1919 5 жыл бұрын
mansha Allah sheikh but little reminder please when you guys talking about prophet peace be upon him and his family or companion please do not put human picture instead maybe masjid, ocean or some beutiful nature because any kind of picture is degrading our beloved prophet and his companion may Allah please with them amiiin and i believe its haram too Allah knows better.
@hasandaahir309
@hasandaahir309 5 жыл бұрын
Mansha Allah si wanaagsan u hadal aqooni ka muuqato
@mowfarah4254
@mowfarah4254 5 жыл бұрын
Qafuu rabakum akii sawirkaan sad nabiga scw aad ku mataleysaan carada alle qof arkey oo nool majiree walalayaal illahey ka cabsada
@فطومبنتامير
@فطومبنتامير 5 жыл бұрын
Shukran shiiq
@haweyaabdi1008
@haweyaabdi1008 5 жыл бұрын
Scw MashaAllah jazakallah khair sh illahey haku xifdiyo
@alahayowarligeygukiiisraac4225
@alahayowarligeygukiiisraac4225 5 жыл бұрын
Ilaahow kuwii uu u shafeeco qaado naga dhig nabigeenU SCW 💕☪️
@inaaxmedxasan319
@inaaxmedxasan319 5 жыл бұрын
Shiiq hooyadeey ayaa ah waxeeyna heeysataa aftirsiimo galaayo bin xasan
@sadaqahmedmuse4579
@sadaqahmedmuse4579 5 жыл бұрын
Mashallah
@sundusmohammed8030
@sundusmohammed8030 5 жыл бұрын
Jazekallaahu kheyr Sheikh Cabdullahi
@amu9176
@amu9176 5 жыл бұрын
*_Sundus Mohammed_* wll SUBSCRIBE iisar adoo Mahatsan ku khasaarimaysid Channelkaygee
@nimcomaxamed9602
@nimcomaxamed9602 5 жыл бұрын
Shugran sheekh
@raxmaruun6367
@raxmaruun6367 5 жыл бұрын
Masha Allahb sheikh jazakallahu kheyr
@yahyemohamoud2062
@yahyemohamoud2062 5 жыл бұрын
*صلّو حبيب الله* _محمد صلى الله عليه وسلم_ ...❤
@mariyaxasan6983
@mariyaxasan6983 5 жыл бұрын
Masha allah shikh
@abdiqadirmacalin312
@abdiqadirmacalin312 5 жыл бұрын
NABI MUHAMMAD (SCW)
@caish3987
@caish3987 3 жыл бұрын
صل الله عليه وسلم❤
@fatomhassan6701
@fatomhassan6701 5 жыл бұрын
حبيبي يارسول الله
@AbdirahimLMK
@AbdirahimLMK 5 жыл бұрын
Walaalo xushmad daro waayo inaa sawir aa kadhikto nabika inta aad xoga dawasho radineso Ha danbaabin dhowr sharafta nabikeena
@ifrahabdullahifrah644
@ifrahabdullahifrah644 5 жыл бұрын
MashAllh MashAllh ilhy haka raali noqdo shikh
@cumarbashiirmaxamed383
@cumarbashiirmaxamed383 5 жыл бұрын
Mahadsanid
@ikraanmaxamed5671
@ikraanmaxamed5671 5 жыл бұрын
Masha Allah
@filsanali3946
@filsanali3946 5 жыл бұрын
Scw
@salmoxasan8666
@salmoxasan8666 5 жыл бұрын
Jasakallahu qeyr
@ayancaday29
@ayancaday29 5 жыл бұрын
Scw scw scw masha allaah
@shukriinalihaji3634
@shukriinalihaji3634 5 жыл бұрын
Scw scw scw scw scw scw Masha Allah Allaha ku xafido
@umufaaris8179
@umufaaris8179 5 жыл бұрын
Masha Allah scw scw scw scw scw scw scw scw
@faadumoabdi4429
@faadumoabdi4429 5 жыл бұрын
Jasaka allah
@MERA__GHAR
@MERA__GHAR 5 жыл бұрын
Masha allaaah
@jihansharif5708
@jihansharif5708 5 жыл бұрын
nabigeena suuban salawaatulaahi wasalaamuhun calayhi
@naadiyasaid6451
@naadiyasaid6451 5 жыл бұрын
Sheikh fadlan waxan.donaye inad inad ilataliso fadlan halke kalasoxiidhidhi kolay diintu wamacan waxbadan rabta in.laga ogaado ama.su alah halkana.kusodhigi insha alaah
@khadijafarah3644
@khadijafarah3644 5 жыл бұрын
Scw scw scw 👍👍👍👍👍
@kikialemu7
@kikialemu7 5 жыл бұрын
Uadeegso Qalinkaaga Fidinta Dintaa iyo islaaaaxa UMada Muslimiinta ✍📖📚َ كَلِمَتَانِ خَفِيفَتَانِ عَلَى اللِّسَانِ، ثَقِيلَتَانِ فِي الْمِيزَانِ، حَبِيبَتَانِ إِلَى الرَّحْمنِ: سُبْحَانَ اللهِ ا لْعَظِيمِ، سبْحَانَ اللهِ وَبِحَمْدِهِ(🌷 Mshalllah...📖....Mashallah 👉 Cawa Waa habeen 🍒 👉 Jimca🍒hadi rabi idmo Ah ee aan badino. 💕💕 👉 Saliga nabiga ❤ c.s.w Ku Sallinta nabiga c.s.w Waxay ka mida tahy 👉 Cibaadoynka kuwaa uugu Fadliga badan uuguna 👉 Qiima badan loona Baahany 👉 Qofka Muslimaka ah inuu 👉 Badasado kuna dadaalo 👉 Inshllh ka faaidaysi Wngs ❣❣ اللَّهُـمّ صَــــــلٌ علَےَ مُحمَّــــــــدْ و علَےَ آل مُحمَّــــــــدْكما صَــــــلٌيت علَےَ إِبْرَاهِيمَ و علَےَ آل إِبْرَاهِيمَ اللهم بارك علَےَ مُحمَّــــــــدْ و علَےَ آل مُحمَّــــــــدْ كما باركت علَےَ إِبْرَاهِيمَ و علَےَ آل إِبْرَاهِيمَ إِنَّك حَمِيدٌ مَجِيد Wallfilh KHyrka Jcl 👉 🏽 ixasuusi aan ku xasusiisay KHyrka ☝Allaa drtis Baarkallahfikum 📝☕
@sodabiryar7580
@sodabiryar7580 5 жыл бұрын
Scw scw scw scw scw💕💕💕💕💕scw💕💕💕scw scw csw 💕💕💕
@RaadMedia
@RaadMedia 5 жыл бұрын
جزاك الله خيرا
@sahraqasin5124
@sahraqasin5124 5 жыл бұрын
Masha alah
@متععقلك-خ4خ3ظ
@متععقلك-خ4خ3ظ 5 жыл бұрын
*جزاك الله خير يااخي😊*
@mayamohamed415
@mayamohamed415 5 жыл бұрын
Sheikh plz marka rasuuulkeeni mohamed csw ka hadleysid plz sawirada soo sareysid xaga hore iskadaa ma ficna iyo nebiyada plz ka daa asc
@mumtaazcfalifaarax8061
@mumtaazcfalifaarax8061 5 жыл бұрын
Kuwa somaliya joogo na shiiqow asharaafta maxay yhn turki lee ku shegtee mahadsanid
@ubaxiina196
@ubaxiina196 5 жыл бұрын
scw scw masha allah
@abdiahmed5203
@abdiahmed5203 5 жыл бұрын
ALLAAHU AKBAR ALLAAHU AKBAR ALLAAHU AKBAR
@safiyamohammedabdule8789
@safiyamohammedabdule8789 5 жыл бұрын
salalaahu caleyhi wasalam
@فردوسشريف-ن7ث
@فردوسشريف-ن7ث 5 жыл бұрын
😍😍😍💖💖💖
@AhmedAli-zr7mm
@AhmedAli-zr7mm 5 жыл бұрын
أللهم صلي على محمد وعلى آله وصحبه أجمعين
@wardazamawi7421
@wardazamawi7421 5 жыл бұрын
Asc Sheikh fadlan sawiradan ka qaad mawduucan waayo sawirka ninkan aad meesha soo saartay waa sawir lagu faafiyay media oo ay ku sheegaan inuu yahay rasuulkii laftiisi scw markaa fadlan dad fudud baa jira ama iska jaahilina oo si sahala wax ku rumaysta kuwas oo markay clipkagan dawadan rumaysan kara inu yahay nabigi scw madama aad ado ahlu baydi ka hadlaya soo saaratay JAZAK ALLAHU KHAYR SHEEKH
@safiyashariff4515
@safiyashariff4515 5 жыл бұрын
😢😢😢😢😢😢
@hamdamahumed9395
@hamdamahumed9395 5 жыл бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw
@abdelakeynaan5256
@abdelakeynaan5256 5 жыл бұрын
Asc sxb waxa jiro kuwo u dhashay Yaman oo la dhoho sayidin
@abdisalanfarah9487
@abdisalanfarah9487 4 жыл бұрын
Csw xabiibullaah csw
@zamzamibrahin7528
@zamzamibrahin7528 5 жыл бұрын
SCW❤SCW❤SCW❤
@fatimaibrahim4945
@fatimaibrahim4945 5 жыл бұрын
masha allah wamaxadsanthy
@MotionBubbleTV
@MotionBubbleTV 5 жыл бұрын
Shugran alle ha ka ajarsiiyo. Asharaf waxaa ah ciyalkeyga . Iguu duceeya in ogaan salaada dinkana alle uu fudeeyo . Suaal ? Dhulka jasiradda ah oo muslimin baddan ku dhamaneyso . Wax igaa yaabshay ayaan arkay . Ku sabsan jasiraddan enghlan .jwb ama soo duub dadka sii logaa faiddo.
@Fatma.bella31
@Fatma.bella31 5 жыл бұрын
Walalayaal Sawirka aad ka aragtaan video ga waxee sheegtaan inee farac rasuulka SCW yihiin ee ma ahan rasuulka SCW inoo ugala jeedo Sheikha.yaan la dambaabina.
@moyeeydahooy4576
@moyeeydahooy4576 5 жыл бұрын
First like first view first comment
@hodanjamac4343
@hodanjamac4343 5 жыл бұрын
شكرا ن لك استمرا
@ayanali-zs7rz
@ayanali-zs7rz 5 жыл бұрын
Asharaf somalia eba degan ustad kuwas run miya nasabkas.shukran
@habiboibrahim1715
@habiboibrahim1715 5 жыл бұрын
masha allah sheq ani sharaf ayan ahay
@sadiamohamed15
@sadiamohamed15 5 жыл бұрын
CSW CSW CSW CSW CSW jazaaka laahu kheyral jazaa ku wii howdka nabigeena ka caba alle ha inaga dhigo dhamaantee umatu mohamed ayaa nayah. Waa run Asharaaf wadan aan facarooda joogin waa yartahay boqor Xasanka Marooko waa asharaaf.Jordan, masar Yema siiba mukala caruurtey aabahood markuu tagey oo abtirsadey dhalasha wey sii yeen Turki Soomaliya Zeylac bey ka soo galeen Ethiopia 13 toolo ayey ka degan yihiin hada ayaa 2 ama 3 degmo la siiyey 13 mashaaiikh hal qoys ah ayaa jirey oo sheekh shariif Cabdinuur qaarigeenii uu ka dhashey. Marka wadankii ay ku dhasheen ayey ka tirsan yihiin lkn yaa tahay waxaan ka wada simanahay inaan niraahno Asharaaf ayaan ahay yaa ka tahay Xasan ama Xuseen aniga Xasani baan ahay alxd caruurteydana waa Xuseeni oo ha-al cali hada awoowayaasheen Soomaliya ayey yimaadeen Soomali baan nahay Soomali Asharaaf ayaan ka nahay sida Soomalida qabiil usheegtaan dhalaso ahaan.
@ayaanfaraax5300
@ayaanfaraax5300 5 жыл бұрын
Scw scw scw
@safiyashariff4515
@safiyashariff4515 5 жыл бұрын
❤❤❤❤❤❤❤
@shidaadalialiyoow1503
@shidaadalialiyoow1503 5 жыл бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@soomaliproduction3891
@soomaliproduction3891 5 жыл бұрын
scw
@hasannimo2011
@hasannimo2011 5 жыл бұрын
Asc sheikh waan kuu salaamey anigana ashraaf aan ahaay
@sumeya7887
@sumeya7887 5 жыл бұрын
Scw. Scw. Scw. Scw. Scw
@xilkascade
@xilkascade 5 жыл бұрын
Alxm anigaa kamid ah alla beydka alxm
@mohammednoor7774
@mohammednoor7774 5 жыл бұрын
Shukran jazaka'allah
@rahmamuallim9548
@rahmamuallim9548 5 жыл бұрын
scw scw
@maxamedcali5572
@maxamedcali5572 5 жыл бұрын
scw scw scw
@Mahamedhaybe17
@Mahamedhaybe17 5 жыл бұрын
😍😍😍😍
@abdimuhudin1566
@abdimuhudin1566 5 жыл бұрын
wllow wadan walba niyey ku noolyihiin wadankeese u bdnyihiin
@mumtaazcfalifaarax8061
@mumtaazcfalifaarax8061 5 жыл бұрын
Scw scw scw scw ❤❤❤❤❤❤
@ayanahmed7141
@ayanahmed7141 5 жыл бұрын
ma sha alah sheqow aniga iyo ehilkeyga aaku abter sano nabimuxamad scw
@engabdurashiid9371
@engabdurashiid9371 5 жыл бұрын
Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw Scw
@hindabushaale170
@hindabushaale170 5 жыл бұрын
scw scw scw scw scw scw nnkh
@ishacaddycaddy3669
@ishacaddycaddy3669 5 жыл бұрын
Walahi ban kudhartee anaa asharaaf ah shegashona igama ahanee low an ku arkilahaa hortaada ayan kugu abtirsan lahaa ilaa xasan ibnu cali
@marianadam6298
@marianadam6298 5 жыл бұрын
asha caddy caddy masha allah abaayo
@fardowdo30yaayamaxammed6
@fardowdo30yaayamaxammed6 5 жыл бұрын
ahlul. bayt. ka. waa. jeclahay♡♡♡♡♡. ♡♡♡♡♡♡♡♡♡♡♡♡♡♡ilaahoow ila. kulmi. aduun iyo aakhiro. aameen waxaan. aamin. sanahy. ahlul. bayt sidii. loogu. laayay iraaq. karbala . kufa ineey. san. dib. ugu soo. noqon. . dhul. shisheeye. intii. kahartay. xasuuqii karbala. dhulkii. bara. kees naa. oo sacuudiga. ineey ku noolaayeen. marka. waayaabe wixii. idhaamo. iisharxa ma. somaliya. inteey. yimaadeen. ee. afsomali. barteen ee ka guursadeen meey ku. far cameen ??????????????????? aniga. waxaan. aamin. sanahay firkii. faadumo. ra ineey. sacuudiga eey. kufarcameen ilaa. hadana. eey. sacuudiga. kunool yihiin . alaahu. aclam allaahu. aclam. waana. jecelnahay. ilaaheey. habara. keeyo. meel. ee joogaanba. ahlul. bayt ka ♡♡♡ ♡♡♡♡♡♡♡♡♡ ♡♡♡♡♡♡♡♡♡
@فطومبنتامير
@فطومبنتامير 5 жыл бұрын
@@fardowdo30yaayamaxammed6 Maya. Abaayo ahlul beytka meel kAsto ayaa joogaan sacuudiya lee MA joogaan asharaaf bin xasan asharaaf jiro MA aha الاشراف باعلوي asharaaf bin calawi
@فطومبنتامير
@فطومبنتامير 5 жыл бұрын
Asha caddy caddy Masha Allah abaayo
@فطومبنتامير
@فطومبنتامير 5 жыл бұрын
Dadkane asharaaf bin xasan sheeganayaan waanka yaabi
@nuuranuura7603
@nuuranuura7603 5 жыл бұрын
Scw scw scw scw
@Jacfar45
@Jacfar45 5 жыл бұрын
Sheekh ma ahan inaad background qof aan Nabiga ahay ama aan gaarin inaad ka dhigato
@MMHaji1
@MMHaji1 5 жыл бұрын
Horta walaal intaad views raadinayso dambi ha galin. Rasuulka miyaad ka matalaysaa coverka aad saartay wajiga hore ee muuqaalka?
@abshirahmed1550
@abshirahmed1550 5 жыл бұрын
Somalidu ma Caaraba marka ?
@safiyashariff4515
@safiyashariff4515 5 жыл бұрын
😂😂😂
@kikialemu7
@kikialemu7 5 жыл бұрын
csw csw csw csw
@bushranajma4627
@bushranajma4627 5 жыл бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@abuukarmamoow6345
@abuukarmamoow6345 5 жыл бұрын
Scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw scw
@СсСа-п1й
@СсСа-п1й 5 жыл бұрын
Scw Scw Scw
@mumtaazcfalifaarax8061
@mumtaazcfalifaarax8061 5 жыл бұрын
Afganistaanka ayaa ku abtirsadaan umalaynaya
SHEEKO AAD U CAJIIB BADAN@ABDIHAKIMPRO
15:19
ABDIHAKIM PRO
Рет қаралды 3,4 М.
«Кім тапқыр?» бағдарламасы
00:16
Balapan TV
Рет қаралды 130 М.
Don't look down on anyone#devil  #lilith  #funny  #shorts
00:12
Devil Lilith
Рет қаралды 43 МЛН
Synyptas 4 | Жігіттер сынып қалды| 3 Bolim
19:27
Qiso Cajiib ah  Oo ku Saabsan Qoyska .
2:31
Abdullahi Yuusuf Al-Gedaawi
Рет қаралды 616
KIISKA SAHRA IYO SAAXIRADII JAWHAR!@SawdaBillan
1:08:17
Sawda Billan
Рет қаралды 57 М.
FILO PART 129
30:03
Abukar Mahdi
Рет қаралды 69 М.
«Кім тапқыр?» бағдарламасы
00:16
Balapan TV
Рет қаралды 130 М.