HEES | Sidirigam | Maxamuud Cali Burco | Original | Lyrics

  Рет қаралды 604,068

MAADEYS

MAADEYS

Күн бұрын

Пікірлер: 255
@WALAALAHAHARGEYSA
@WALAALAHAHARGEYSA 3 жыл бұрын
Marka muuqaal iyo ereyo is leh laysu kaa dulsaaro,Hoobal M Cali burco, oo heesihiisii barisamaad ,burburkii kahor noogu danbaysay laguu xasuusiyo waa (Maankiyo madaxaa ikala maqan dee).Mahadsanid Maadeys Channel Keyd duug ah iyo dheemman baad soo qodaysaaye.
@qoryoley2606
@qoryoley2606 3 жыл бұрын
Pppp
@siiciidcismaan1498
@siiciidcismaan1498 3 жыл бұрын
Waayo wayoo yaasaalaam ax ya
@hassanalifourreh6885
@hassanalifourreh6885 3 жыл бұрын
P
@chimsa9386
@chimsa9386 3 жыл бұрын
11
@nasyadeuanyeong8707
@nasyadeuanyeong8707 3 жыл бұрын
Aniga maantana iigu horaysay laakiin hadaad ilaa wakhtigaa soo dhagaysatay kolay xusuus kugu kicisay sida uu markaa wakhtigii kuu ahaa sida adoo markaa la nool labadii waalid hadaad waalid lahayd da yaraan qurux iyo hami iyo riyooyinbkugu jiray dalkii oo nabada ahaa jacaylkii caruurnimo iyo wax wada wanaagsanaa xusuusta dad badan oon maanta noolaynba
@abdulkadirkadiye646
@abdulkadirkadiye646 3 жыл бұрын
1987 ayaa iigu danbeysay SAA uradinayey maanta ayaan helay cajiib 25 years thanks sxb
@naciimomagamed9386
@naciimomagamed9386 3 жыл бұрын
Caadi mahan heestaan wllo
@adanjamakahin1671
@adanjamakahin1671 3 жыл бұрын
Anba in badan baan raadinayay fanan Mohamed Ali Burco heestan wuxu ka qaaday heestan programkii heesaha hirgalay hirgalay oo lagu qabtay theartrekii muqdisho , waxana garaacayay musiga kooxdii hobalada waaberi. Waa heesaha ugu laxanka fiican. Saaxiib nin heesaha yaqaan aad u egtagay mr Abdiqadir kediye.
@salaadoaxmed7641
@salaadoaxmed7641 2 жыл бұрын
1998 dhashay aniga wana dhegey saha ha hees ila fac
@ridwanali-sw5we
@ridwanali-sw5we Жыл бұрын
1997 deh
@abdirisaqalicabdullahi3188
@abdirisaqalicabdullahi3188 Жыл бұрын
Jacaylku wuxuu leeyahay xanuun daran waana dhadhamiyey suntiisa waana ku guuleystey qoftii aan jeclaa caruurtayda hooyadood Aamina Axmed ugaas ❤🎉✌
@cabdishukuur1407
@cabdishukuur1407 9 ай бұрын
Maxamed Cali Burco, Ilaahay caafimad iyo cibaado suuban haku arsaaqe hada ayuu i dheeg fadhiya anago afurkii markaa ka soo af qaadnay, makhaayad uu shaah ka cabayey baan ana fadhiya. Hargaysa xaafadda dumbuluq, makhayaadda Nugaal.
@danahedkufilanedabsan4396
@danahedkufilanedabsan4396 3 жыл бұрын
Ilaahow laba kasto is jecel isu sakhiroo hakala fogayn 😭😭😭😭😭🤲🤲🤲🤲🤲🤲
@yasinshuceyb397
@yasinshuceyb397 2 жыл бұрын
Aamiin Aamiin ❤️
@AhmedAbdi-pt1em
@AhmedAbdi-pt1em Жыл бұрын
Gabar aqli badaneeey illhy haku ogaado amiin
@dhuuxyarechannel1486
@dhuuxyarechannel1486 8 ай бұрын
😢😢😢😢
@drabdihakimmohamoud9634
@drabdihakimmohamoud9634 3 жыл бұрын
Eeshcalaa waa ashqaraar muusigu, soomaalaay heeso ma tahy tani. Waxay usoo music eegtahy heesta uu qaado axmed mooge ee damaq jacayl.
@maryamaadam8271
@maryamaadam8271 3 жыл бұрын
Waaw subaxi bu guriga na hormara salaada hore maxamed cali burco alle cimriga iyo caafimadkaba hawbarakeeyo
@abdirahmanmohamedahmed1989
@abdirahmanmohamedahmed1989 3 жыл бұрын
Hargeysa miyaa wll goobta
@abdirahmanaadanaadanabdira1578
@abdirahmanaadanaadanabdira1578 3 жыл бұрын
Laascaanood
@najaxnalkaofficial6532
@najaxnalkaofficial6532 3 жыл бұрын
Sacadan saan ku sugnay alle o kaliya og allow isahal arintyda🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲😭
@ifoozasalad2454
@ifoozasalad2454 3 жыл бұрын
Mcny ila so hadal
@ifoozasalad2454
@ifoozasalad2454 3 жыл бұрын
Anigaa wax wngsan ku shegaayo oo xlada aadku jirto so maray
@najaxnalkaofficial6532
@najaxnalkaofficial6532 3 жыл бұрын
Shukran xbbti se ku hela
@najaxnalkaofficial6532
@najaxnalkaofficial6532 3 жыл бұрын
Ok mcnto thnks
@bile5784
@bile5784 3 жыл бұрын
Ma hungoobo Samiroo Wll markasta samirka badi isaga guusha ku horsedaya qof xuna nolosha hableena uma qalmo wax kastuu haysto qurux iyo maal Qofkii dabin qoolana isaga ku danbayn Wixi cawimaad ah dhaqale ama waxkale Heebaan5577@gmail.com Guul gabdhayaga somaliyed dhamantood wa dahab
@kaafisoqueen7121
@kaafisoqueen7121 3 жыл бұрын
Waa 1/1/2021 Waa habeen waayuhu marqaati iiga dhigeen meherka wiilkii aan somalida ka doortay iyo soo afjarida xiriirkayagii 3dii bishii 8aad 2017 soo bilowday😭 waxaan ilahay uga baryaya inu qoys baraaro ka yeelo anigana qalbiga iiga reebo noloshayda dambena ii qurxiyo.😥 Mahadi haka gaarto intii tuntay heesta , fanaanka qaaday iyo bahda maadaysba😥 Calaf iyo sedkiisana ruuxna seegi maaye💔💔💔💔😥😥😥😭😭😭
@mohamuudsaacid2931
@mohamuudsaacid2931 2 жыл бұрын
Baddal khayr qabo walaashay
@dhuuxyarechannel1486
@dhuuxyarechannel1486 8 ай бұрын
Waa nin iyo waagiiye wllo ale qalbiga hakaaga reebo😢😢
@Bagagac
@Bagagac 2 ай бұрын
aduun xaalkaa baa
@khadiirjamaalcaydiid8697
@khadiirjamaalcaydiid8697 Жыл бұрын
Waa heesti uu kaga qayb galay barnaamijki hirgalay muqdisho 1973 sida uu sheegay isaga ayaa ilaabay ila dib laga xasuusiyay maxamed cali burco hada wuu iskaga baxay fanki alle haka aqbalo tawbada
@mohamedhilowle3384
@mohamedhilowle3384 3 жыл бұрын
Erayada Cajiibka ah waxaa ka mid ah "Ma hungoobo Samiroo" " Sadaqada reer ma marisee" "Calaf & sedkiisana isa seegi maayaan"
@danahedkufilanedabsan4396
@danahedkufilanedabsan4396 3 жыл бұрын
Caashaqu cudur weeye haduu ku haleelo daawadiisu wa dabiibka ama dabiibtada aad is mudataan 😭😭🤲🤲allow adaan ku wakiishey😭😭😭😭
@cabdiwanbar2032
@cabdiwanbar2032 2 жыл бұрын
Adiga miyuu ku hayaa
@abdulkadirkadiye646
@abdulkadirkadiye646 3 жыл бұрын
Waa aamiin la Ahay heestaan BAAD maqli doontaa cajiib 25 kahor iigudanbeysay thanks sxb Ka soogaliyey.
@هوميدسائيد
@هوميدسائيد 3 жыл бұрын
Maashaa allaah maxamad cali burco , ilaahoow barakee , cod Yuu alle ku manaystay . From gaalkacyo_galmudug
@ismaaciilcusmaanbashiirism2347
@ismaaciilcusmaanbashiirism2347 Жыл бұрын
Maansha ALLAAH axsan dareen luuq halaasi ah lagu ladhay muusig fadhiya lama helaan MAXAA WAX INAGA LUMAY soomaali wali maynaan waan toobin dad la'aan waynaa
@cadaawesiciid9815
@cadaawesiciid9815 3 жыл бұрын
Madays sxb aaad iyo aaad ayaan kusalamy kacanta alle kuma jaro sharaf ayaaa iga mudan tahay hees igu socota ayaaaa mesha soo galisay dadkii hore wlhi inay dad ahayen ninkii wax fahmaya ayaa wax loo shegaa war hestaan miyaa hesaheyn ayadoo kabana ninkii dhagaysta maryahoba tuuraa ❣️❣️❣️❣️❣️❣️🙏
@ahmedabdi3366
@ahmedabdi3366 3 жыл бұрын
kappe adigu maryaha ma tuuratay hhhh walle dadki hore dad tayo io macno leh bay ahaayen de
@cadaawesiciid9815
@cadaawesiciid9815 3 жыл бұрын
@@ahmedabdi3366 sxb inta jeer ee heestaan aaan kusooo ceshtay matir san to ❤️🌺🌺🌺🌺✅
@cadaawesiciid9815
@cadaawesiciid9815 3 жыл бұрын
Qofkii jacayl oow soo maray ayaaa fahmee ama ow haayo ✅madays sxb waxaaa tahay somalidii hore wax micna leh ayey ku hesi jireen ama hadal xigmad leh raga dumar ayaa dhameyay ❣️❣️❣️❣️❣️❣️❣️❣️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️❤️🙏😭
@anabali6890
@anabali6890 2 жыл бұрын
Mya ee ragaa wax dhameeyay
@BashiirSalad
@BashiirSalad 2 жыл бұрын
Maxamed Cali Burco-Sidirigam Erayadii: Cabdulqaadir Muuse & Laxankii: Maxamuud Ismaaciil(Xudeydi) Waxaa La Qabtay 23/06/1973Kii Waxaana Uu Kaga Qayb Galay Tartankii Heesaha Hirgalay Oo Jimce Dhaaf Lagu Qaban Jirey Golaha Murtida & Madadaalada Oo Weliba Si Live Looga Baahin Jirey Radio Muqdisho.
@khadiirjamaalcaydiid8697
@khadiirjamaalcaydiid8697 Жыл бұрын
Sida uusheegay hirrgalay wixi aan ku galay laxanka aniga laha ayu idhi fanaanku
@abdisalam4728
@abdisalam4728 3 жыл бұрын
salaan sxbkay maadeys yaa kale dee waa ina ali burco iyo heestii isaseegnay siduu sheegay isagu waa heestii ugu horaysay ee uu kagag qayb galo heesaha hirgalay oo uu kaalinta koowaad ku soo qaaday wlldone ina ali burco
@RashadShire
@RashadShire 7 ай бұрын
Ma koobaad ayuu galay 🫡
@muhammadsheikh676
@muhammadsheikh676 3 жыл бұрын
Maxamud burco top fanaan muusik iyo cod is waafaqsan tiiranyo ka muuqato thanks maadeys qoralka
@adanjamakahin1671
@adanjamakahin1671 3 жыл бұрын
Mahadsanid Maadey Chanel. Waxan ka xumahay nasiib darada ku dhacday generationka cusub oo ah nasiib umay helin inay soo Gadhan fanka qiimaha laha sida heestan imika uu ku heesayo Mohamed Ali Burco. Dhalintan imika waxay soo gaadheen heesihii somaliga oo la far geliyay oo noqday heeso rap ah, ama play back oo hal piano lagu garaacayo. Waxaasna heesa lama odhan karo ee waa rap music. Ka bogta codkan macaan ee alfanan Mohamed Ali Burco , laxanka Nouh amour Ismail ( xudaydi), Erayada waxa leh sidan maqlay Abdiqadir muse. Councillor Adan Jama kahin Uk
@libanmohamed1842
@libanmohamed1842 2 жыл бұрын
fanku waa kii hore heestani waa heesaha latabayay kuwa kale oo badan ayaa maqan , waad ku mahadsantihiin soo noolaynta fankii qiimaha lahaa ee soomaaliyeed, Maadays horay usocda caawa waa 20/10/2022 waxan ka dhagaysanayaa Canada 🇨🇦 😔
@sacadsaleebaan5314
@sacadsaleebaan5314 2 жыл бұрын
Heestan markaan dhagaysanaayo waan ilmeeya balan ilaahay maxamd cali burco
@kayseismail6935
@kayseismail6935 3 жыл бұрын
Sln saaxiib heesta yaa meherka kugu xidha raadi iyadoo dhamays tiran tnks
@abwaanabuurcaashaq2280
@abwaanabuurcaashaq2280 3 жыл бұрын
Sidey noqon Alaa ogee Isa seegnay gabadhaa Somalida kadoorte😭😭 hada ayay iigu dhacday
@abdinejibmohamed8142
@abdinejibmohamed8142 Жыл бұрын
Dunidaan ugu jeclaa iyadana marwalba waxay ahayd mid idareensiinaysa inay ii jeceshahay intaan jecelhy in kabadan balse cidlay igaga dhaqaaqday ninkale xaasikisa weeye nolol mida ugu qurux badan baan kuu rajeeyay maida waan jecelhy marna xumaan uma rajayn karo 😢
@NAIMA-co6hk
@NAIMA-co6hk Жыл бұрын
Sorry wll 🥺❤️
@ahmedaseyr547
@ahmedaseyr547 3 жыл бұрын
Sirmo qabe ninkii ahna Rabbibaa u sahanshee. ...... ..... Sidirigam.
@saynabyalmaas
@saynabyalmaas Жыл бұрын
Sababti jeceylka san ku neflo oo idil saabaleyn daradeed ilmo igu salameyn✍️✍️🥺 Ma hungobo samiro sadaqo reer ma marise calaf iyo sadkisane ruxne saagi maye🤲✍️✍️✍️ Sir ma qabe nin kisane rabi baa u sahan she garan weydey samahe nabsigaa kuso celin 😢😢🎉 Sidey noqon alle oge isa segney gabadhan somalida kadorte🔥💃🫶🇸🇴👈 Heestaan cajib waaye runti ereyadedne wey qalbi hadlayaan amuraha alle hano saqiro👋🤲🥰
@MrLooyaan
@MrLooyaan Жыл бұрын
مبدع ورائع في زمن من اروع، ،،،، حفظك الله الاسطوره محمود علي برعو
@kayseismail6935
@kayseismail6935 3 жыл бұрын
Salaan sxb heesta yaa meherka kugu xidha oo dhamays tiran bal raadi tnks
@eng-mohamedmohamudahmed8676
@eng-mohamedmohamudahmed8676 3 жыл бұрын
Siday noqon Allaa og Isasa seegnay gabadhaan Soomaalida ka doortay.
@jasminehassanahmed304
@jasminehassanahmed304 3 жыл бұрын
Heestan qufki jacel so maray ayaa garanay allow qalbiyada is jecel isku keen inta haysanin jaceel sii ruunti heestan aad iyo aad itabatay ❤️
@ayahadam8299
@ayahadam8299 3 жыл бұрын
mashallah ma aqaan in hees loo dhihi karo laakiin heestan erayada laxanka iyo musikada gidigood wey kala daranyihiin hada daasado madaxu kugu xanuunaayo ayaa la tunta erayo iyo cod na iska daa
@munaahmed0119
@munaahmed0119 3 жыл бұрын
Siday noqon allaa oge isa seegnay wiilkan soomali ka doortay Allahayow jaceylkey igu guule mar un
@uhadalchannel7418
@uhadalchannel7418 3 жыл бұрын
Anigaba isiseegnay kaandoortay lkn 17sano kidib uuiishegay inuukaxunyaha arintaas to late
@adenismailsanweyne3370
@adenismailsanweyne3370 2 жыл бұрын
Sorry walal
@ifk02
@ifk02 7 ай бұрын
​@@uhadalchannel7418aduunka sas ah ❤❤❤
@Wariye_mohamed_deck_dorale
@Wariye_mohamed_deck_dorale 11 ай бұрын
♥️sidey noqon alaa ogee isa seegnay gabadhan somalida ka dorte 😭
@drsacadhussein4154
@drsacadhussein4154 3 жыл бұрын
Ereyo aad u macaan iyo codkii halaasiga ahaa ee maxamud cali burco
@abdullahim9503
@abdullahim9503 3 жыл бұрын
Heesaha aan fahmaayo waa kuwaan. Maadeys😍👍
@CabdiqadarMohamed-df8wl
@CabdiqadarMohamed-df8wl Жыл бұрын
Waaaaw sahradan jeclana sxbaded.bey
@Lodwarcity
@Lodwarcity Жыл бұрын
M-ali Burco legend weyn buu ahaa❤❤
@abdirahmandahirmohamud6193
@abdirahmandahirmohamud6193 2 жыл бұрын
Siday noqon Alla oge Isa-seegnay gabadhaan Soomalida ka doortaye. Burco baxar baxuur buu ahaa, heestaan maanta iigu hor, walow aan fannaanka hoaray u aqiinay. Cimri dheer iyo cafimaad adeer Burco.
@qadafinuur
@qadafinuur 3 жыл бұрын
Waxaa Cajiib Igu Noqday Muusiga Kabanka Cuudka Organka Durbaanka Waxaa Sida La Yaabkale Isku Dhax maraya Badda Iyo hirarka Kolba Soo Fakan Haya xeebaha ceceedu ku Ladhantahay Jawigu waayo waayo ku wacanaa
@anzaladaawe829
@anzaladaawe829 3 жыл бұрын
Heesta macanka waxa uyelaa waaa sida lotumayo musiga iyo laxanka iyo forida organka calool xanuun ayey kugu ridee
@abdiman1164
@abdiman1164 3 жыл бұрын
,,,,......... Siday noqon Allaa ogee Siday noqon Allaa ogee ISA seegnay gabadhaan Somalida Ka doortee . Yaa salaam Ma anigey iga hadleesaa Toloow????
@sheekeeye369
@sheekeeye369 3 жыл бұрын
Yaaa salaaam maqalka iyo muuqaalka heeestu cajaaibsana maadeys mahadsanidiin
@mahdiofficial5975
@mahdiofficial5975 3 жыл бұрын
Hestan laxanka waxey iskaga egyihiin hees ow qaday AUN ISMAIL MUSE QALINLE
@AbdiazizSaidAhmed
@AbdiazizSaidAhmed 3 жыл бұрын
Waxa aad isugu leaxan eeg yihiin heeska DAMAQ JACEYL ee Axmed Mooge qacda hore.
@mahdiofficial5975
@mahdiofficial5975 3 жыл бұрын
@@AbdiazizSaidAhmed sax walal mcn
@shukricadullaahi5469
@shukricadullaahi5469 2 жыл бұрын
Ax💔💔💔 waxad moda in aniga laa igu talagalay qalbi jaabka iga soo garay jacayl illahow qumane iso xuul 🤲🤲
@mohamednuurxuseen
@mohamednuurxuseen Жыл бұрын
Wll wax kasta dhamad ayay leeyihiin ilhy qalbiga hakuu qaboojiyo 😢
@shuaybmgobyarey7879
@shuaybmgobyarey7879 3 жыл бұрын
Waad ku mahadsan thy zxp soo noolaynta fankeenii cudoonaa
@umuraage2984
@umuraage2984 3 жыл бұрын
Bal tolow waa yaabe maanta xageen ku maqnaa thanks wllalkey.
@cqaadirmaxamad2390
@cqaadirmaxamad2390 2 жыл бұрын
Asxaabta wxaa iga jaahil bixisiin erayga eh sidirigam dhowr hees ku maqlay micnahiisa ii shega qofki garanaayo
@mohamedrashiid7275
@mohamedrashiid7275 2 жыл бұрын
Waa arin ladhammeysto sxb wax guul laga gaadhey macnaha weeye sxb
@dailyxiin
@dailyxiin 3 жыл бұрын
MahadsaniT Huno 😍👑
@rock_diamond9475
@rock_diamond9475 3 жыл бұрын
Cawo meel kasta wa i hor ordaysa
@cabeysaney7689
@cabeysaney7689 3 жыл бұрын
Kaleexo gabadha haka xishoodsiinine. Libaax
@xamdixisclahi5588
@xamdixisclahi5588 3 жыл бұрын
Waaah waah heesihii hore waa kuwo wadnaha tabanaayo 💘
@adenismailsanweyne3370
@adenismailsanweyne3370 2 жыл бұрын
Waa hees aad u macan really it touches me Who is listening with me this song July 3rd 2022
@beelizabdullahi1839
@beelizabdullahi1839 2 жыл бұрын
Madeys guleyso ee sides nogu soul codka m c Burton musical xueydi miracle c qadir dhere wa rer hargeisa mahadsanid
@Daryeelbulsho1
@Daryeelbulsho1 3 жыл бұрын
Cajiib siday noqon allaa ogee 😭😭😭
@herzamandamutluolsunzaidda9147
@herzamandamutluolsunzaidda9147 3 жыл бұрын
War zxb qaramigah waad ku tuuratta ileeen
@RashadShire
@RashadShire 7 ай бұрын
@@herzamandamutluolsunzaidda9147😂😂😂
@RashadShire
@RashadShire 7 ай бұрын
3 years bay tala heestan maxan beri hore u heli waayey 😢
@zeryustoaden5457
@zeryustoaden5457 Жыл бұрын
15 .9.2023 ayaan daawanyaa iyadoo layga guursaday midaan jeclaa😢
@Americanguysimps
@Americanguysimps 2 жыл бұрын
MashaAllah Waa hees cajiib ah
@munaahmed0119
@munaahmed0119 3 жыл бұрын
pageka ugu horeyo heesta inay i quseysa mooda alla jaceyl xanuun badana
@calicabdilahi5915
@calicabdilahi5915 3 жыл бұрын
Allfanaan maxamud cali burao
@Ahmeto536
@Ahmeto536 3 жыл бұрын
Sabaalayn= Gacanta oo madaxa lagu salaaxo siiba caruurta.
@Naasirjaama-o9p
@Naasirjaama-o9p 7 ай бұрын
Waanu wada qayilay walee maxamed Cali Burco
@uptherhmnizmail9157
@uptherhmnizmail9157 2 жыл бұрын
Only lgend le hestan yaqam Hada soo boqoto like👍dhac kusi 2022 19 may habeem jimce ah 7:57
@abdirahmanaadanaadanabdira1578
@abdirahmanaadanaadanabdira1578 3 жыл бұрын
Waa hees macaan
@mohamednuurxuseen
@mohamednuurxuseen Жыл бұрын
Siday noqon allaa ogee isa seegnay gabdhaan soomalida ka doortee 😢😢😢
@abdihaji6830
@abdihaji6830 3 жыл бұрын
Siday noqon alla oge Isa seegnay Gabadhaan somalida ka doorteee!!!!!!!!!! Way oo way
@ismailabdi7461
@ismailabdi7461 2 жыл бұрын
Axsan hees Erayo maacaan ❤
@abdiaziizmsalah846
@abdiaziizmsalah846 3 жыл бұрын
Well done, Maadeys❤
@belladiini6712
@belladiini6712 3 жыл бұрын
Alla ilahay ha cafiyo Ali buurco
@MudaneSooyaal
@MudaneSooyaal 3 жыл бұрын
Sidey noqon Alla oge isa seegnay gabadhan soomaalida kadoortay كأنه يحكي عني😎
@ibrahimmohamed2813
@ibrahimmohamed2813 Жыл бұрын
Isa segnay gabadhan Somali kadortee, this part kills mi
@maxamedcabdiwalicali1182
@maxamedcabdiwalicali1182 Жыл бұрын
Waah waah Hees iyo bar
@Somali_Star_Tv_1
@Somali_Star_Tv_1 3 жыл бұрын
Waw excellent editing 👋💞🥰😍🙏
@Ayuobbile
@Ayuobbile 10 ай бұрын
Waa goor galab waqtigu waa 18:19 bishu waa February 2 deeda goobtu waa uganda 🇺🇬inaba caadi maaha heestaan🥺
@asiyamohamed4896
@asiyamohamed4896 10 ай бұрын
10 bari ayan ka danbeya waqti iyo wayo aya halkn ikenay mnta✊ Aduun iyo akhiro guul ku rajayna wll
@hanadabdullahiaden9617
@hanadabdullahiaden9617 3 жыл бұрын
Legendary ❤️😍😍
@danahedkufilanedabsan4396
@danahedkufilanedabsan4396 3 жыл бұрын
24/7/2021 jly sabti yaa ila dhagaysanaya😍😥
@yussufhassan5265
@yussufhassan5265 2 жыл бұрын
Dowladii waa la burburiyey qiimo majirto maanta
@lagahelofficial5531
@lagahelofficial5531 3 жыл бұрын
Woow libaax waan ku wata wlhya hdii kun llike qf qudha bixin lahaa waad iga mutay sa ty lknse srry mid kaliyaa awoodaaa lknse sxb wxan ku lyhy horu mar wcn heestaa meel bay itabaty 2016 xasuus 😭💘
@bashiiradem4568
@bashiiradem4568 2 жыл бұрын
Old is always Gold.
@mohamettahmettjama4278
@mohamettahmettjama4278 2 жыл бұрын
Masha allh maxamed cali burco legend
@ebhead101
@ebhead101 2 жыл бұрын
Adeero cali burco ❤
@nothing.c.tu.u
@nothing.c.tu.u Жыл бұрын
Maafayyska adeer igalatag waan isnaaaanaaye
@Kaydgabyaa
@Kaydgabyaa Жыл бұрын
Hawl fiican hanbalyo
@hoyomcnto9570
@hoyomcnto9570 3 жыл бұрын
I'm in love with someone 😣 my happy Soul
@mohaqadar6544
@mohaqadar6544 3 жыл бұрын
soomaaliyeey qaacidada ah "inaan qarino qarino qofka aan jecelnahay" halkeen ka keennay?! aduunka kale kama jirto sheekadaan kaliya annaga!!
@hoyomcnto9570
@hoyomcnto9570 3 жыл бұрын
@@mohaqadar6544 waxa sababay qofkas wad kalaharikartaan la aminaya marka
@cabeysaney7689
@cabeysaney7689 3 жыл бұрын
Waad heli insha allah haddii uu kheeyr kuu yahay.
@abdullahiyow8425
@abdullahiyow8425 3 жыл бұрын
@@hoyomcnto9570 abyo wiil fcn raadso insha alah wad heli doontaa, gbdh heesahan dhagysanaayo wa gbdhihi gobta ahaa ee hore walee😪🖤, lkn waad Guumysowdeen😂
@xisaabiyehakiye6653
@xisaabiyehakiye6653 3 жыл бұрын
@@abdullahiyow8425 You are so rude, dude. Habalaha afxumada kala tag.
@beergeelofficial7548
@beergeelofficial7548 3 жыл бұрын
HAAAAAAAAAAAAAAAA Libaax Sanla' joogiyo siiGiYo MaroodiGa Socod sheer ku kulannoo Isoo Wada DhaweeyE Madaxa KuDaGaya EreYo Isku Aadan OMurti LeH marka MaQaSho
@jamamahamud7982
@jamamahamud7982 3 жыл бұрын
Heestan waxaa soo cusbonaysiyey wiil da'yar oo layirahdi ahmed qooryare
@maadeys
@maadeys 3 жыл бұрын
Haa sxbkay qooryare wuu keenay runtii.
@nastehmohammed8383
@nastehmohammed8383 3 жыл бұрын
Wll Maxa kuqoran hestas uu soo cosboneysiye
@adanjamakahin1671
@adanjamakahin1671 3 жыл бұрын
Kuwaasi wa waxa heesaha qaribay cusboonayn lahane.
@mawliidelmihaange7574
@mawliidelmihaange7574 Жыл бұрын
It's February 16th 2023 staying Uganda 🇺🇬 special capital city Kampala, inshalh guul.
@ZadikabdiZadik
@ZadikabdiZadik Жыл бұрын
Siday noqon Allaa oge isa seegnay gabartaan somalidan ka doortee💔💔😭
@Somali_Star_Tv_1
@Somali_Star_Tv_1 3 жыл бұрын
Horey usco pro 🙏
@nasrarabi7643
@nasrarabi7643 2 жыл бұрын
Dadkii waxfahmayey ee fiicnaa jacaylka fyaqaaney aduunka waynooga soo horeeyeen wakhtiguna noo ma saamixin in aan la jaanqaadno
@maakibdheere9156
@maakibdheere9156 3 жыл бұрын
Yaa Yaqaan abwaanka Hee’sta iska leh
@laafa_cadde
@laafa_cadde 3 жыл бұрын
Waxaan filaaa sxp abwaan c qaadir muuuse lugey inuuu lehy erayadaan quruxda bdn
@mrfilfil4370
@mrfilfil4370 3 жыл бұрын
Wll iha caawiya Heestan miyaanay isku laxan ahayn heestii uu qaaday axmed mooge ee ahayd AAN DAMAQ JACAYL
@yussufhassan5265
@yussufhassan5265 2 жыл бұрын
Ereyada iyo laxanka iyo kuwa garaacaya dambigoda ilaahy haudhaafo waxbay noo reeben
@naciimomagamed9386
@naciimomagamed9386 3 жыл бұрын
Waaaw what a beautiful song
@ismaciilaxmednuur6900
@ismaciilaxmednuur6900 Жыл бұрын
isa seegnay gabadhaan somalida ka dortee alla heesuha qaar maxay nolosheena ka hadlayaan 2023 maalin galab ah jawigu roob roob yahay bey heesta tan ii baxeysaa
@ilwaadabdirisaq7489
@ilwaadabdirisaq7489 Жыл бұрын
Siiday Noqon allaa oge isa seegnay wiilkan Somalida ka doortee..... 14.5.2023
@asiyadiriye1566
@asiyadiriye1566 3 жыл бұрын
Ma hungoobo samiroo sadaqo reer ma marisee
@yasinshuceyb397
@yasinshuceyb397 2 жыл бұрын
MAADEYS TOP 10 🎧🎤✔️
@osmandahir1328
@osmandahir1328 3 жыл бұрын
#MAADAYS SXB waxan kuleeyhy biladaa mudantahay horay usoco
@WAAYAARAGMedia1
@WAAYAARAGMedia1 10 күн бұрын
📻 Yaa alabtaan kadhageeystay
@Garaad1000
@Garaad1000 3 жыл бұрын
Sxb Nabi amaanka Sulfa ee Ergadii Furqaan iyadoo Dhameystiran hadaad heyso soo gali fadlan
@cabdifataaxcabdiqaadir3084
@cabdifataaxcabdiqaadir3084 3 жыл бұрын
Jacayl layga dhacay hadane aragii igala tahriibay bn soo xasuustay
maxamud Cali burco
4:33
Haaruun ahmed Haaruun Honest
Рет қаралды 11 М.
coco在求救? #小丑 #天使 #shorts
00:29
好人小丑
Рет қаралды 120 МЛН
maxamed cali burco
7:21
nimco liina Ak
Рет қаралды 83 М.
HEES | Sumaddii Dhulka | Cumar Shooli | Original + lyrics
10:25
Khadra Daahir - Waa Bixiso Oday "Original"
9:54
Gu`Roon Jire Media
Рет қаралды 307 М.
daa,uud cali iyo maandeeq hees sidii webi durdurayoo orginal +lyrics
11:43
Hassan adan samatar somalii song nonstop VOL 2
28:35
Somalii Nonstop
Рет қаралды 442 М.
Maxamed Cali Burco | Heestii Xaawo
4:39
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 29 М.