HEES | Heedhe Gabadhyahay Heedhe |Faysal Cumar Mushteeg | Original + lyrics

  Рет қаралды 1,894,924

MAADEYS

MAADEYS

Күн бұрын

Пікірлер: 691
@hamduu11
@hamduu11 Ай бұрын
Waaa arooornimo sabdiya Taariikhduna eey ku beegan thy 23/011/24, magaalada Mugadisho/Somalia ku dhageeysanayaa salaan baan u dhaafayaa dadka gadaasheyda dhageeysan doona 🥰
@LMI-cs5qw
@LMI-cs5qw 8 күн бұрын
Wn jeclan lahaa heestan inaan codkayga luhu qaado Gmail aan kaga rasmiga ah ahayn halkan hoose iigu reeb
@AbdalahMohamed-n4z
@AbdalahMohamed-n4z 3 күн бұрын
Waan kaa qaaday aniga oo ay ii tahay habeen nimo maqrib ah. Salaadii markaan soo tukaday dabadees oo ay taariikhduu ii noqonayso caawa 31/12/2024 waxaan ki dhagaysanayaa. Somali galbed. Gaar ahaan magaalada dhagaxbuur. Xaafada cakaara❤
@JAMHAD10
@JAMHAD10 Жыл бұрын
Haddaan dayay hablaha kacay Midi waa hanfada Falan! Midi waa habeen dhalad! Midna waa habaar qabto! Mana hubo hal aad noqon! Marka hooy lagula gallo! Howli way dambaysaa!! Godka Eebe kugu jannee Faysal Cummar mushteg❤️
@ibrahimissack2764
@ibrahimissack2764 Жыл бұрын
@manlikezakaado6135
@manlikezakaado6135 9 ай бұрын
Micnaha mxa wye handada falan iyo habeen dhalad
@JAMHAD10
@JAMHAD10 8 ай бұрын
@@manlikezakaado6135 Hanfada falan = Naagta aan daganayn yacnii aan qof xasilan ahayn! Habeen dhalad = Mid Wanaagsan oo wanaagu biya dhigtay agteeda weeye ❤️
@RaxmaNuur-d1x
@RaxmaNuur-d1x 8 ай бұрын
Rabi naxariistii Janno ha siiyo Ustaad Faysal Cumar Mushteeg Waxa uu lahaa hibooyin doora oo hubaal qayb wayn ka soo qaatay dawrkiisii faneed iyo hal abuur ba . Mar kale waxa uu ka tirsanaa bahda tacliinta oo waxa uu ahaa macalin iyo bare sare oo dawr sharfan oo wax ku ool ah ka soo qaatay waxbarashada dalka Mar kale waxa uu ahaa shaqsi dunida in badan oo ka mida ku soo qaatay qaybo waayihiisa nololeed ah Tusan
@xaliimomaxamedonlineshop183
@xaliimomaxamedonlineshop183 7 ай бұрын
Jamhad10, aamin ilaahey unaxariisto fanaanka lkn xigmada ereyada waxay kasoo maaxatay waa abwaanka
@alhaajjiabubakar8713
@alhaajjiabubakar8713 Жыл бұрын
Alle hakuu naxariisto alfanaan faysal cumar musteeg mar waliba oo aan dhageysto heestiisaa xikmad ayaa ii ziyaada Yaa Ila dhageysanaya 17 /07/2023 Nairobi Kenya
@DigtorTolito-mk5eo
@DigtorTolito-mk5eo Жыл бұрын
Islii 24/7/2023
@MaxamedCali-v9l
@MaxamedCali-v9l 9 ай бұрын
Waxan dWNAYA2024 BIL RAMADAN AH MA DHIMATEY WALALE MISE WA NOOSHAHAY😢
@baarliin527
@baarliin527 7 ай бұрын
2/6/2026❤🎉😢
@calixasan9183
@calixasan9183 5 ай бұрын
30/7/20/24 maalin isniina from somalind ka sii ah gopolka saraar gaar ahaan caynapo cishe iyo maqrip dhexdood
@suldaanka7
@suldaanka7 Жыл бұрын
FAYSAL Mucar Mushtaaaq alla maxuu fanaan ahaa allaw kuu naxariisto bal waxaas wanaag murtiyeeda iyo codkeed daya❤
@abdihakinismacil143
@abdihakinismacil143 Жыл бұрын
Codkisii macana, Rabi Naxariistii janno ha siiyo janatul fardouwsa ALLA ha ka waraabiyo Aamiin Aamiin Aamiin
@mohamedsead3390
@mohamedsead3390 Жыл бұрын
Waxa sii macanaynaya laxanka sida uu ula haysto
@FatimaMahamett
@FatimaMahamett 6 ай бұрын
I.a heeskaan yar ee murtida io macnaha wata waxaan usoo laabanayaa markaan qofkaygii khaaska ii ahaa oo aan dunida iska calmanay helo i.a❤😢wakhtigu waa 02:34 habennimo bishuna waa 4/7/24❤goobtuna waa magaalada garowe❤ hadaad dabady dhagaysanyso saan usoo xasuusto oo asn u ilaawin like iisaar❤
@faizaabdi3673
@faizaabdi3673 5 ай бұрын
Qofkii ma heshay 😂❤
@FarahMohamed-ll5uu
@FarahMohamed-ll5uu 5 ай бұрын
Salan sare from kenya
@kiinayxasan2213
@kiinayxasan2213 5 ай бұрын
Insha alllh wa is heleysin
@OmarAhmad-f9z
@OmarAhmad-f9z 5 ай бұрын
Wayika xabibti xiligu waa 1:habeenimo bishu waa 25: 7:2024 gobtu waa balbala jabuuti maku imada genyadi nugal eey
@OmarAhmad-f9z
@OmarAhmad-f9z 5 ай бұрын
D
@abdallajama1377
@abdallajama1377 11 сағат бұрын
January 2 ,2025. Mogadishu, Somalia. Allahayoow hadaf yada aynu leenahay noo rumee. Sanadkan sanadkiisana horumar iyo barwaaqo nagu gaadhsii.
@Abdullahgii
@Abdullahgii 11 ай бұрын
Waa aroornimo Axad Taarikhduna ay kubeegantahay 21/01/24, Magaalada Nairobi/Kenya🇰🇪 kudhageesnaya. Salaan ban udhaafaya dadka gadasheda dhageesan doona heestan😍.
@Abdikadirhawadle
@Abdikadirhawadle 4 ай бұрын
Date 07/08/2024 waa habeen arbaaco baxeysa khamiisna soo galiyeso.mgaladana waa garissa ba ku dhageysanaya
@Abdullahgii
@Abdullahgii 4 ай бұрын
@@Abdikadirhawadle Salaamullah sxb.
@MaariyaBashiir-u3u
@MaariyaBashiir-u3u 4 ай бұрын
Manooshay
@Abdullahgii
@Abdullahgii 4 ай бұрын
@@MaariyaBashiir-u3u Haa😂.
@SacdiyaAlimuuse
@SacdiyaAlimuuse 3 ай бұрын
​@@MaariyaBashiir-u3u manoo shahay adigu 8 cisho kadib
@ibnuasad110
@ibnuasad110 Жыл бұрын
Faysal mar lagu yiri “maxaad heeso badan u qaadi weyday” wuxuu ku jawaabay “waxaan ahay fanaanka fanaaniintooda” yacni fanaaniinta ayaa u iman jireen si uu ugu heeso. Eebbe ha unaxariisto 😢
@Shujaac_gaming
@Shujaac_gaming Жыл бұрын
Kuma fahmin wll❤
@adowahmed9447
@adowahmed9447 Жыл бұрын
wuu qaaday
@cabdisalaancabdilaahi6354
@cabdisalaancabdilaahi6354 Жыл бұрын
@@Shujaac_gaming fanaaninta ayaa u iman jiray isna kamanka ayuu ugu heesi jirray
@abdicawilcabdihiirad6140
@abdicawilcabdihiirad6140 Жыл бұрын
​@@adowahmed9447waa rune ma heeso badana
@sakiizmail3034
@sakiizmail3034 8 ай бұрын
AHUN waxa uu maweelin jiray fananiinta
@abdihakimyasin6666
@abdihakimyasin6666 Жыл бұрын
Caawa heestan waxan ka dhegaysanaya magalada bosaso waa 1 habeenimo waa habeenimo jimce ah 8/7/2023 Xaaskayga jeclahy ee fahmo ayaa iyadana iga maqan cawa oo joogta cariga canada ee qaarada waqooyi America balse heestan Ayaan jecladay gaar ahaan ereyada ah Aduunyada hanwayn iyo hadii uu kalgacal jiro keena ugu horeeye heedhe inan yahay heedhe ❤ Allah dhib oo dhan haynka xijaabo fanankana rabi how naxaristo faysal cumar mushteeg
@fahmaayaansaid8542
@fahmaayaansaid8542 Жыл бұрын
❤❤❤❤❤❤thank you my husband farxdeyda rabi ha ikadyo hees qurxn weye heestan run hedhe inanyahow hedhe hudujecl jiro Kena ukuhoreya ❤ rabi ha unaxaristo fanankan
@ismalura3607
@ismalura3607 Жыл бұрын
Lamanahygii classmate kaygii allah isku kiin daayo marag anga ka ah hadu jcyl jiro kiina u horeeye 😘❤️
@mohamedhusseinabdi5454
@mohamedhusseinabdi5454 Жыл бұрын
@fahmaaayaansaid8542 and @Abdihakimyasin6666 iskuwara oo Ebe isku kiin daaa.
@naaifadam8005
@naaifadam8005 4 ай бұрын
Waa inkow 2 qof oo reer Bosaaso ah oo class mate ah oo isku dhaxa malaha waxad tihin dhalinti danbe. Ilaah haisku kiin barakeeyo. wakhtigayagi gabdhaha waxanu uhaysanay inay walaalo nahay oo anan isku yaaci kariin intaasna waa iga kaftan.
@ColaadM.c
@ColaadM.c Жыл бұрын
Waan hubaa meelahan oo kale in ay miiddu isugu timaaddo, waar waa laydin salaamay dadkii hore oo hadda nool baad tihiine.
@engneerismaaciil1406
@engneerismaaciil1406 6 ай бұрын
Legend wan ka qaaday
@ifka2877
@ifka2877 Ай бұрын
Waan kaa qadnay walal Salaam lamida ❤❤❤
@AbdullahiAbdiUmal
@AbdullahiAbdiUmal 3 ай бұрын
Waa 8 September 2024 waa hees aad cajiib u ah erayada, laxanka iyo codka fanaankii cajiibka ahaa ee AHUN Faysal Cumar Mushteeg, commentigaygan beryo kadib wuxuu noqon doonaa wakhti fog....
@ismalura3607
@ismalura3607 Жыл бұрын
Heestan wiil an isku wanagsanahy ba iso direy 17/07/2023 barqo isniin ah ban Galkacyo ku dhagaysanaya isaguna Canada bu jooga ana waxan ku leyahy hedhe wiilyahow hedhe bal an hindisaha isla eegno 😂❤
@xamseaxmed-d8i
@xamseaxmed-d8i Жыл бұрын
kkk u jawaab adna
@xasanmataan9471
@xasanmataan9471 Жыл бұрын
Erayadii axmed saleebaan bide
@XasanSheikh-px7xt
@XasanSheikh-px7xt Жыл бұрын
Udir adna heesti waynu kala fogaanay dee
@IssackabdiMuhumed
@IssackabdiMuhumed Жыл бұрын
@sawdaahmed3720
@sawdaahmed3720 Жыл бұрын
Hda hawshi wakala tuurnay mahio 😂❤
@AhmedBiif-j8z
@AhmedBiif-j8z 2 ай бұрын
AHN Faysal Cumar mushtiig waxaan Alle Uuga baryayaa inuu Naxariistii Janno geeyo Aamiin By. AHMED JAMAAL AJ. From Djibouti
@KhaalidIbraahin-h6l
@KhaalidIbraahin-h6l 11 ай бұрын
❤Eesh calaa Hees dheh😂. "ILLAAHAY ha u naxariisto; Al-Fannaan/ Macalin, Faysal Cumar Mushteeg. Aamiin...
@ASADABADIHAAJI
@ASADABADIHAAJI 6 ай бұрын
Heestan midhaha macan waxan dib uso boqon dona marka qofkeyga saxda is helno inzha Allah dhamantin kheyr ayan idin rajeyna somali❤😢 Mahamed
@faizaabdi3673
@faizaabdi3673 5 ай бұрын
Ma Is Hesheen qofkaagii😂❤
@Thegoodmuslimah
@Thegoodmuslimah 5 ай бұрын
@@faizaabdi3673😂😂😂😂
@Jiulize
@Jiulize 4 ай бұрын
​@@faizaabdi3673waar jeclida😅
@KheiroowMoalim
@KheiroowMoalim Жыл бұрын
Galab aad u qurux bdn cirkuna aay maquuto daruur robeed aayna tahay galab jimco aniguna aan fadhiyo guriga iradiisa aan shaah iyo daango cabaayo what a wonderful time 🎉❤ ayeey Ii darantahay heestaan heedhe inanyhy
@shaambulle5425
@shaambulle5425 Жыл бұрын
Ninyahaw kuu imaadee somaliya igu soo dhaweey i.a bro 😢
@Abdiwahliye
@Abdiwahliye Жыл бұрын
Yaa salaam waxaas kaaba heesa axsan saw
@ayaandhol3738
@ayaandhol3738 Жыл бұрын
Tiktok baan kasoo raacay heestan saan uraadinayay fananaka qaado wiil heesaha Qaraamiga dhageesto isheegy😢❤
@aidarusyusuf138
@aidarusyusuf138 Жыл бұрын
Heesaha qaraamiga ah ku qor , way badan yihiin Ada Kala Baran doona.
@FarahMwlid-ul3hu
@FarahMwlid-ul3hu Жыл бұрын
Aniga ayaa ku aqaana 80% heesaha qaraamiga ah dhooleey mana qayilo oky 😅😅
@ayaandhol3738
@ayaandhol3738 Жыл бұрын
@@FarahMwlid-ul3hu mala Huba m.a bartada kugu Salamay Ugaz🤴💛🤎
@kcabd8889
@kcabd8889 Жыл бұрын
Heestan dagaalka laascaanood baan kaso raacay askarta somaliland nin ah baa qaaday aan umalaynayo inu dhintay,codka iyo musiga jeclaaday midhaha Dan kamalihi
@CABDINASIRCabdulle
@CABDINASIRCabdulle 9 ай бұрын
Fanaanka qaada heestaa heefhe waa dararamle .
@yahya-wadani
@yahya-wadani Жыл бұрын
Subxaanallah wakaa fankii iyo murtidii iyo xikmadii erayada soomaliga dhabta ah, رخمة الله العمالفة الفن الصومالي الاصيل المرحوم فيصل عمر مشتيك و الموالف احمد سليمان بدى❤
@haboonhoodo2663
@haboonhoodo2663 Жыл бұрын
Heeskaan fanaanka Burco la yiraaho ee dhakhtar baysku keen qoray qaada ayaa ku bartay isagoo qaadi lkn faysal ayaan codkisa xabeebta leh kaga sii helay Aun❤
@abaasabdirahman1489
@abaasabdirahman1489 Жыл бұрын
Haa feysal mushtag ayaa Ku fiican Legend kaas kale bashaal bashaal buu uqaaday
@mubaarigfarxan5418
@mubaarigfarxan5418 Жыл бұрын
Heesta inbadan waan dayadayyaye ugu danabayn waan helay Erayada waxa leh axmed saleebaan bide oo nool alle cimriga ha udheereeyo mustteeg alle h naxariisto from raaxaysta😥😥🥰🥰
@cabdiqaadirjaamac4559
@cabdiqaadirjaamac4559 Жыл бұрын
Eesh qiyaasak walee waa qiiro waan isbadalaa markasta oo aan dhagaysanayo heestan waa ereyadii aabaha jacaylka ilaahay cimri dherer iyo qab hasiiye abwaanka weyn ee sidayda ahlul caashaqa ah axmad saleebaan bide iyo codkii dahabiga ahaa ilaahay naxariistii janatul fardawsa hawaraabiyee faysal cumar mushteeg waa hoobalkii reer hargaysa waar maxay xabaali rag haysaa ilaahayow uwada naxariiso aamiin aamiin aamiin
@mohamed__kader505
@mohamed__kader505 Жыл бұрын
Fananiintu dadka ayay u hesaan lkn faysal fananinta ayuu u heesi jiray Ahn
@Murtisame770
@Murtisame770 Жыл бұрын
Abwaan axmed saleebaan bide Laxamadiisu Mucjiso ayuu ku ahaa allaha xafido waa ninka ugu heeso iyo riwaayado badan soomaalida . Faysal cumar mushteeg oo fanaanka fanaaniinta ahaa oo codkiisii xabeebta lahaa ku qaadayana allaha Janeeyo waa mid kamida heesaha muusiga Dareenka Leh Saaranyahay dadka fanka Dhuuxa.❤😢
@farahmohamout
@farahmohamout 11 ай бұрын
Alle haku naxaristo Adeer waa heestii Aad Hooyaday Arooskeedi ka qaaday😢
@abdallemohamoud7880
@abdallemohamoud7880 10 ай бұрын
Ma faysal baa arooski hooyo ka qaaday
@hooyoqueen123
@hooyoqueen123 Жыл бұрын
Heesta inta radisay ee hore uwayday 😢❤
@abdisamedahmed1174
@abdisamedahmed1174 8 ай бұрын
Hadaan helay
@CabdilaahiCumar-u6v
@CabdilaahiCumar-u6v 7 ай бұрын
Tiktok bn ku brtay
@CaddeWeed
@CaddeWeed 3 ай бұрын
nookiye aaa ku dhagaysan jiray 2016
@Nimco-q9o
@Nimco-q9o Ай бұрын
Waa hees Cajiiba qofkii ii bareyna halkana ka salamaya Maxamed guleyso meel kaste Oo Aad joogto wakhti fiicn waan soo wada marne lakiin hadda waxan duco Aheyyn kuma Awoodo 😢
@khaliffrankenthal
@khaliffrankenthal 4 ай бұрын
Wa haben jimca tariikhduna ku began tahay 9.8.2024 waxan salamaya qofkasta ee qoralkan gaban akhriya waxan kula dar damaya ha ilaawin gerida,saladana tuko ❤
@updizhakuur2009
@updizhakuur2009 Ай бұрын
Waxaan Raadiyaba Waan Helay Faysal Cumer mushteeg aqoon sasa Uma Lahyn LkN hadda aad Baaan Ugarttey alle Sawtt Naxariistii Jano hasiiyo Faysal Cumar Mushteeg❤ waxan Dhagysanayaa Habeen Axad Soo Galayzzo 16/11/2024🎉
@MaryamNajmo
@MaryamNajmo Жыл бұрын
Heesihii hore waxay xambaarsanayen murti iyo xikmado waxa inta usii dhera 🎶 music xaadu ku istaagayso alle haw naxariisto faysal cumer mushteg🤲 Heestan dareen gaara bay xambarsanthy qof kasta ma fahmi karo♥️
@fadumoali7402
@fadumoali7402 Ай бұрын
Haa wlhay kuwa maanta waa akhas🤮
@hamseosman1758
@hamseosman1758 Жыл бұрын
__Erayadii iyo laxankii : Axmed Saleebaan Bidde __Luuqdii: Faysal Cumar Mushteeg __Taariikhda qabashada-|14. 4. 1972-kii|
@AbdirisaqMuuse-l7q
@AbdirisaqMuuse-l7q Жыл бұрын
@abdihakimsaney2423
@abdihakimsaney2423 Жыл бұрын
@@AbdirisaqMuuse-l7q❤
@mohamedabdifarah373
@mohamedabdifarah373 8 ай бұрын
Eryada waad saxday Ahmed s.bide lkn xalanku waa faysal sxb
@samawademaxamed46
@samawademaxamed46 8 ай бұрын
@@mohamedabdifarah373 sxb laxanka iyo codkaba waxaa iska leh axmed saleebaan bide faysal cumar heesta waxaa uuga horeeyay maxamed Cali burco faysal mardanbe ayuu ka Daba qaaday
@Maeyann9
@Maeyann9 7 ай бұрын
Kan aad sheegaysaana wa ayo never heard of him​@@samawademaxamed46
@Said-M0h-Said
@Said-M0h-Said Жыл бұрын
Fanka Somalidu cajiibsanaa heestan kala dhaqaaqa ah ee xaada ku istaajinaysa maanta iigu horaysa isma lahayn hees noocana ayaadan aqoon se maalinba hees ban barta fan ka Somalidu waa Badwayn❤ Faysal Cumar Mushteeq
@SamsamO-lb7hc
@SamsamO-lb7hc Жыл бұрын
Waxa allifay Ahmed Sulaiman Bidde, horranti 70kii
@ifk02
@ifk02 8 ай бұрын
Anigaba mar dhaw baan bartay hasa yeeshe heesaha heestoodi waye cajiib ❤❤❤
@yahyeahmed6719
@yahyeahmed6719 Жыл бұрын
Aduunyada han wayniyo ❤ Habrashiyo kalgacliyo ❤ Hadii uu jacayl jiro ❤ Keena ugu horeeyee ❤ Keena ugu horeeyee❤❤❤ Axsan Hees Iyo Cod
@MullerOfficial
@MullerOfficial Жыл бұрын
Aduunyad han wayniyo Habrashiyo kalgacaliyo Hadii uu jacayl jiro Keenaa ugu horeeyee❤
@Mohamed-wy4ky
@Mohamed-wy4ky 7 ай бұрын
Habrashiyo maahan ee waa "Hibashiyo".
@abdullahiahmed581
@abdullahiahmed581 Жыл бұрын
Dadkayaga 2023 dhagaysanaya xaqiiqdii kama caajisaysid codka halaasigaa iyo sida uu ula haysto music Everything Perfect 💯 Ilaahow kuu naxariiso waa habayn Isniin soo galayso 31/07/2023 Goobtuna wa Jigjiga ❤
@dr-abdala8041
@dr-abdala8041 4 ай бұрын
Waa hees Ereyada kujira aad u mug wayn yihin iyo laxanka oo cajiib ah😊Allah ha unaxariisto fananka
@Ahmeyowjubaa
@Ahmeyowjubaa Жыл бұрын
Mase hubo inaad hanan Iyo inaad han fududan Haween lama maleye Halka iga sax ❤🙌
@MullerOfficial
@MullerOfficial Жыл бұрын
@jamahussein6860
@jamahussein6860 3 ай бұрын
Marxuum Faysal cumer=Saaxiibkii=Ilaahow janadii Firdowsa kuweega ugu Sareeya gee,Aamiin Aamiin Aamiin,Yaaarabi,❤
@AhmedEiwal
@AhmedEiwal 2 ай бұрын
Ilahay haku naxariisto ader
@ibrahimabdi6399
@ibrahimabdi6399 Жыл бұрын
Haldoorkii la dayacay allah ya raxma raaximiin al fanaan faysal cumar mushteeg sido kle wuxuu ahaa macalin dad badan wax soo baray
@ahmedabdi6958
@ahmedabdi6958 Жыл бұрын
Waxaan dhagaysanaya anoo la midoobay qofki aan nolosha la qabysaday❤
@WardaFuaad-i3c
@WardaFuaad-i3c Жыл бұрын
Waaa malin khamis waa galab jawiga rooban waxan jogaaa hargeisa gaaar ahaaan xafada new hargeisa waaan qaylayaaaa waxan dhagaysanyaaaa faysal cumar mushteeg
@FatimaMahamett
@FatimaMahamett 6 ай бұрын
Ilaa hada maad qayishaa wll😢
@AbdurahmanAbdullahiomar
@AbdurahmanAbdullahiomar 4 ай бұрын
Cidade qadka😂
@maryanosmaan6710
@maryanosmaan6710 Жыл бұрын
From tiktok isoo raca heestaan waaba kahelay july -16 2023 😂😂😂😂
@kaledkck45
@kaledkck45 Жыл бұрын
Eesh qiyasak feysal cumar mushteeg wuxuu ahaa nin fanka hibo u leh macalin ahaa dal mareen Alle ha u naxariisto
@maryanhajii2973
@maryanhajii2973 5 ай бұрын
Hesta waxa iso diray wiil anu xirir naga dhaxeyo mudo 4sano ah waxan rajeyna inad noqoto ahaba ubadkeyga insha allh❤2024/7/31malin arbaco ah barqin ah hadana 🎉❤
@cabdiwalibeeroof2483
@cabdiwalibeeroof2483 Жыл бұрын
Aun Abwaan,fannaan iy9 mullaxamayste wayne al ustaad Mushteeg legend hore.
@inaapdihazzan6119
@inaapdihazzan6119 21 күн бұрын
Waaw Aun Ustaad Aun Faysal Cumar Mushteeg Hayeeshee Raggii Hore Waa kii yidhi hubsiimadda halna waa la siistaa 12/12/2024=decemper maalin Hargeysa soomalilnd Duhr Fadln like sarr
@izmahanindhojacyal4209
@izmahanindhojacyal4209 Жыл бұрын
Wali kalaman hadal Heesan kagagman tirin Warna maynu Kala helin 😢❤
@MohamedDahirAbdi-u6g
@MohamedDahirAbdi-u6g 20 күн бұрын
Waxaan soo booqday heeskaan 13/12/2024 waxaan rajeynaa fariintaan aragto wll qiima badan
@guledabdi4646
@guledabdi4646 Жыл бұрын
heesta xogteeda oo dhamaystiran siidaaya qaab qoraal ah intaydaan dadka lawadaagin heesta cida aliftay. cida qaadaysaya wakhtigii laqaaday. inta fanaan ee kadaba qaaday een iyagu heesta lahayn hadii ay jirto sabab heesta loo. qaaday qiso ay kusocoto thanks
@SamsamO-lb7hc
@SamsamO-lb7hc Жыл бұрын
Waxa allifay Ahmed Saleban Bidde, horraantii toddobaatankii
@haawodagan5472
@haawodagan5472 Жыл бұрын
Weli kaalaman hadal Heesne kaagamaan tagin 😢❤🎉
@abdifatahomar26
@abdifatahomar26 Жыл бұрын
Halna maynu kala helin!!!.
@haawodagan5472
@haawodagan5472 Жыл бұрын
@@abdifatahomar26 ha yeeshee raggii hore Waa kii yiri hubsiinada dhanba waala siistaa🙏
@Biraha44
@Biraha44 Жыл бұрын
Heesna kagama tirin
@AbdilahiMaxamed-gf3vd
@AbdilahiMaxamed-gf3vd Жыл бұрын
@@abdifatahomar26wedding
@AbdilahiMaxamed-gf3vd
@AbdilahiMaxamed-gf3vd Жыл бұрын
@@abdifatahomar26 wxxx
@SameecadAxmed
@SameecadAxmed 2 ай бұрын
Axya hees yaa ehelu murqaan unba fahmikara anga o ku sugan degmada qorilugud o murqaanku cirka marayna ani asxaabtay abdiwali❤ sameecad iyo anigo ah iska dhici wxan idi leenahay alle haynaga dhigo kuwi janada ku kulma😂❤
@cmcseylici6972
@cmcseylici6972 Жыл бұрын
Mana hubo halaad noqon Marka hoy lagula galo Howli wey danbeysaa! Axsan miro mulaxan and cod Allah yaa raxma feysal cumar mushteeg
@KedirHassen-i4u
@KedirHassen-i4u Ай бұрын
Ustaad abwan faysal alaya raxma runtii wuxu ahaa nin farobadan tiir dhexaadkii fanka somalia
@mohamoudyahya5536
@mohamoudyahya5536 5 күн бұрын
28.12.2024 remember allah haunaxariisto macalin faysal mushtèeg
@Abdifitahabdullahi8654
@Abdifitahabdullahi8654 7 ай бұрын
Hayeeshee raggii hore waa kii yidhi hubsiinada halna waa la siistaa Hindisahaa bal ila eeg. Alle ha naxariisto fanaanka
@TruthTellerMan
@TruthTellerMan Жыл бұрын
Waa markii ugu horaysay ee aan heestan maqlo. Aun faysal..hargaysa jaar baanu ahayn
@M.Cabdulle
@M.Cabdulle Жыл бұрын
Faysal Cumar fannaan codkiisa mid u dhigma aan la heleyn ayuu ahaa. Ilaahey ha u naxariisto.
@shanfoolahmed4992
@shanfoolahmed4992 Жыл бұрын
#UstuuratulMushteeg🙆 Meelahaa aYaan ku arkijiraY isagoo odaYgii reer burco ee #Caliburco ku kufsanaayo. Ama noocaa u heesa ama naga daaYa bilaa calaYkum🤌#WaYd+#MakaahilEmpire🙏💪👑
@abrahmanahmek2197
@abrahmanahmek2197 Жыл бұрын
3/12/2023 Austria 🇦🇹 Vorarlberg 4:45 habenimo Nachtschicht/ shaqo habeen Ba cawa kaga baxay san u dhagaysanayay Faysal cumar mushteeg ALLAHA u naxariisto .
@jamahussein6860
@jamahussein6860 3 ай бұрын
Marxuum xaaji faysel saaxiibkii ( janadii gee ilaahow adigaa jaliilee)❤❤❤.
@SamsamO-lb7hc
@SamsamO-lb7hc 2 ай бұрын
Murti iyo codba dheh . Allahayow u naxariiso dhammaabtood. Waa fankii aanu ku hano qaadnay
@axmedibro
@axmedibro Ай бұрын
Waxaan dhagaysanayaaa 2025 oo shan maalmo inaga xigto Rabi ha u naxariisto 😢
@hamsealiabdullahi7903
@hamsealiabdullahi7903 Жыл бұрын
Macallin Mushteeg rabbi haw naxariisto fannaan dadka fanka u dhuunta daloolaa wada jecelyahay weeye cod aad y macaan oo xabeeb leh buu lahaa❤
@MameAbdi-qx1gh
@MameAbdi-qx1gh Жыл бұрын
Wali kaalaman hadal, Heesna kaagamaan tirin, Warna maynu kala helin,, Ax yaa hees😢❤
@xiisoshorts9819
@xiisoshorts9819 Жыл бұрын
Mana hubo hal aad noqon Marki hoy lagula galo Hawli wey dambeysaa❤❤
@farhanshuuriye5060
@farhanshuuriye5060 Жыл бұрын
Faysal ayaa mar la waydiiyay, "Faysaloow heeso badan maxaad u qaadi wayday?" Waxa uu ku jawaabay "anigu waxa aan ahaa fanaanka fanaaniinta u heesa, markaa kolba sidii lay lahaa hees inoo qaad ayuu wakhtigu igaga dhamaaday". Allah ha u raxmado Fannaankii fannaninta.
@cabdifataaxdeeq7727
@cabdifataaxdeeq7727 Жыл бұрын
Walalkayow warkaas illaa intee ayaad hubtaa
@ElmiAbdullahi-qt7mw
@ElmiAbdullahi-qt7mw Ай бұрын
Wa heesta kaliya e dhan walba ka diyaarsan hadi ay tahy murti iyo laxan ba alla ya cizak yasalaam Allaha ku naxariisto feysal omar mushteq hadu jiro jeceyl kena ugu horeeyo 👌❤️❤️❤️🥰😢😢
@togavlog9526
@togavlog9526 4 ай бұрын
Xasuus gaar ah bay itahay qof aan aad u jeclaa jecel kaygii muqdisho Oo aan heestan u diri jiray ❤ wey is ogtahay gabadhaas aad ban u salamaya calaf ba nakala geeyay
@YussufIsmail-s4d
@YussufIsmail-s4d 16 күн бұрын
Hestan wxa kudagesan jire Qatar(Dukhan) hadane 12 malin 2025 kadimantahy magalada Garissa-kenya aya kusuganahy i.a Sanad qeyrkisa wato si nawad Allah nagugarsiyo❤
@Suudisuudi23573
@Suudisuudi23573 Жыл бұрын
Yawaduud Ustaadkii weynaa Fasal Cumar Mushteeg Allaw kuu naxariiso.
@ahmeddheere81
@ahmeddheere81 Жыл бұрын
Galab roobaeysan iyo Nairobi Aan ku dhageysanayaa Aduunyada han weyniyo Habrashiyo kalgacaliyo Hadii uu jaceyl jiro Keena ugu horeeyee Allaah yarxam Mohamed Cumar Feysal
@MukhtaarAadan-qs5mb
@MukhtaarAadan-qs5mb 8 ай бұрын
Heestan waxan Dhagysan jiray Markaan Lahadli Gabar Aan is jeclayn oy Daruurha wakkhtigu Nalaka qariyeeen Aduunku waa. Qabyo😢😢😢
@ShaaficiAhmed-w4j
@ShaaficiAhmed-w4j Жыл бұрын
dear my uncle alle hawnaxariisto aamin aamin aamin aamin aamin
@abdihakimhassan5907
@abdihakimhassan5907 5 ай бұрын
Heestan hadii Alle igu simo midhaydii qurxooneyd oo aanan imika gacanta ku hayn ayan uqaadi doonaa. Waliba cod macaan beri waa qalin jabintaydii jaamacada waa maalin salaasa ah 9/7/2024 Hadii naftu nagu sinto waan Tusi doonaa faaladan.❤
@faizaabdi3673
@faizaabdi3673 5 ай бұрын
Congratulations wll 🎉🎉❤
@mahamoudj7052
@mahamoudj7052 Жыл бұрын
This is not only old school.... It's real somali language ... But it's gone now
@koriye_channel
@koriye_channel Жыл бұрын
Afku weli waa noolyahay ee ani ga iyo adiga ayay masuuliyadi inaga saarantahay ilaalintiisa iyo kadaba tagiisa lkn intaad luuqad qalaad ku hal celinaysid waad ka sii fogaanaysaa uun
@gjwehliye4416
@gjwehliye4416 Жыл бұрын
Gone? How? That is a typical Somali we speak on a daily basis.
@AbdiAsiiz-tg3se
@AbdiAsiiz-tg3se Жыл бұрын
​@@koriye_channelsug why I in youth or We as wellw😅Wwwwwk out or we lw when lot little I we s alter smooth all ok our oops w was a
@ilyaasjawaase9720
@ilyaasjawaase9720 Жыл бұрын
Tani hees way dhaaftee aynu waxkale u bixino soomaalaay.❤
@Shujaac_gaming
@Shujaac_gaming Жыл бұрын
​@@koriye_channelwaa ruun sxb
@deeqmaxamedmaxamuud300
@deeqmaxamedmaxamuud300 Жыл бұрын
Hayeeshee raggii hore Waa kii yidhi hubsiinada Halna waa lasiistaa Hindisahaa bal ila eeg. Waa hoga tusaalayn aan waxba looga tagin murti iyo miro macaan intaba. Alloo kuu naxariiso Al fanaan mushteeg. Abwaankii samayayna cimrigiisa dheeereee ❤❤❤
@wiilkahargeysajecel8748
@wiilkahargeysajecel8748 Жыл бұрын
Axmed saleebaan bide aya sameeyey
@AbdilahiMaxamed-gf3vd
@AbdilahiMaxamed-gf3vd Жыл бұрын
@@wiilkahargeysajecel8748 and
@FihiimaMuxumad
@FihiimaMuxumad 2 ай бұрын
Waxaan heestan dhagaysanaya subax arroornimo ah oo 6:28Am maalin saalasa ah oon ana u diyaar garoowayo schoolka ku. yaala magaalada hargeisa waxaanan ahay fasalka afraad ee dugsiga sarre .....waxaan salaamaya cid kasta oo iga dambaysa sanado ka dib hadaad aragto qoraalkaygan oo aanan dunida saarnayn ama aanan noolayn ii ducee wllo faatixadana ii soo mar😊❤🎉
@engrashkaboy5772
@engrashkaboy5772 2 ай бұрын
Allah ha u naxariisto fanaankii habqariga ahaa ee faysal cumar mushtaaq heestan waxay ka hadlaysaa xaqiiqda nolosha dhanka lamaanaha waliba dumarka Midna waa lagu dagaa midna waa lagu qasaara labada laga ducaystana waa hanfada falan iyo habaar qabto Wali single ahay❤ allah waxan ka baryaya mid habeen dhalada oo khayr qabta igu beego ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@ifka2877
@ifka2877 Ай бұрын
Aduunyada Han weyniyo Habrashiyo kalgacaliyo Hadii uu Jacayl jiro Keenaa ugu horeeyee❤❤❤❤ Nin Han weyn waa Nin raga
@GuuleedWaarax
@GuuleedWaarax Жыл бұрын
Aduunyada hanweyn iyo 🌍 hadii uu jeceyl jiro ❤ Keena ugu horeyo 👩‍❤️‍👨 Wendifull old is gold wallhi
@MullerOfficial
@MullerOfficial Жыл бұрын
Aduunyad han wayniyo Habrashiyo kalgacaliyo Hadii uu jacayl jiro Keenaa ugu horeeyee❤❤❤❤❤❤😢😢😢😢😢❤❤❤❤❤😢😢😢😢😢
@maxamadqadiibmacalin1707
@maxamadqadiibmacalin1707 Жыл бұрын
Halaka Ad igaga taal hadi maysid adiguye😢 Erayadii 'axmad s bidde Codka xabeebta mcn leh faysal cumar😢AUN😢
@AxmedXaashi-zy2md
@AxmedXaashi-zy2md Жыл бұрын
Maxamed cali burco ayaan ku bartay heestan alla yaa raxma faysal cumar mushteg
@AbdiAbdi-gj8mg
@AbdiAbdi-gj8mg 8 ай бұрын
17/04/2024 italia erport palermo aya ku dhaysanay inta diyaradu ii imanayso faysal cumar ilahay ha u naxariisto
@ramlanor3713
@ramlanor3713 Жыл бұрын
Heestan tiktok isoo jecleesiyen anigoo waligee maqal☺️😋
@saliim8734
@saliim8734 Жыл бұрын
Heedhe gabaryahay heedhe heedhe gacaloy heedhe halka aad igaga taal way hibasho dheer tahe 🥺
@CabdiTukhe
@CabdiTukhe 3 ай бұрын
Caawa oo bishu taha 21,9,2024 waxaan ku dhagaysanayaa magaalada Herer ee dalka ethiopia oon arimo Caafimaad u joogo illaahay ha u naxariisto faysal cumar aamiin
@the_kaarto
@the_kaarto 5 ай бұрын
Inan waliba hadalkiyo Way taqaan Hanaankiyo Huga siday u xidhatiyoo Habka ay u fidhateee Heedhe gacalooy Heedhe Halka aad igaga taal Way hibasho dheertoo Halka aad igaga taal Haadi maysid adiguye Way hibasho dheertee Wali kaala maan hadal Heesna kaagaman tirin Warna Maynu kala helin... Alleh godka hakuu ifiyo❤Adeee
@Burcaawi_10
@Burcaawi_10 Жыл бұрын
Hogaamiye faneed ustaaad wayn alle haku nuuryo qabriga
@Khaleif7
@Khaleif7 Жыл бұрын
Saacadu Waa xili danbe Waxaan 4^5jeer ku ceshtay Heestan layaabka leh ee dhagtu ay iska rabto inay cabaar sii dhagaysato waxaan ku suganahay Magalada #izmir ee dalka turkiga Waxan kamid noqday kumananka qof ee Somalida ah ee bada jeexaysa dhanka Greece usocota
@sumayomt
@sumayomt Жыл бұрын
Nabad illhy kuku mootiyo meeshaad jeceshay qeer kafilo
@ubaxnasir4509
@ubaxnasir4509 Жыл бұрын
Dabada ayaan dhegeystey sidiokle waxan arkey safarka aad sheegeyso tolow manabad tagtey
@Khaleif7
@Khaleif7 Жыл бұрын
​@@ubaxnasir4509Mar kale ayaad dib isoo xasuusisay Heesti cajibka ahayd Haa inabti Safar dheer kadin ilahay wuuna nabad geeyay Alhm
@Khaleif7
@Khaleif7 Жыл бұрын
​@@sumayomtMahadsaniTd Walal QliH ducadadi ayu ilahy noo aqbaly ❤👏
@Haaaajiracabdle0249
@Haaaajiracabdle0249 5 ай бұрын
Nbd gal😊 wll
@fadumoali7402
@fadumoali7402 Ай бұрын
Bal eega heestaas midhaheeda iyo kaban ka saaran. Dadkii hore aqoon sare bay afsoomaaliga🇸🇴💯 u lahaayeen
@abdisalam4728
@abdisalam4728 Жыл бұрын
ilaahay ha u naxariisto waa fanaankii weynaa ee mahamed cumar faysal oo dadku u yaqaananan faysal cumar mushteeg waan kuugu hanbalyaynayaa sxbkay maadeys heestan waan doonaayay hanbalyo marlabaad
@abdisalam4728
@abdisalam4728 Жыл бұрын
Maadeys bal ila soo hdal
@kaysesahalofficial7226
@kaysesahalofficial7226 6 ай бұрын
Heesaha faysal cumar xigmad ayaa kuduugan alle hakuu naxariiso adeero
@hamseabdi4955
@hamseabdi4955 Жыл бұрын
Allah unaxariisto wadada ayaan kuma raa markan safar ahay .
@caydaruusxasan2232
@caydaruusxasan2232 Жыл бұрын
Allow kuu naxariiso Feysal cumar mushteek
@muusaguled4250
@muusaguled4250 Жыл бұрын
Naaxiyada waa sidii heesti Naagtii walaalkaa
@abdirahmanismail9086
@abdirahmanismail9086 Жыл бұрын
Fanaankii fanaaniita (Faysal cumar mushteg) Aux Cod halaasi ah oo dagan uu eebe ugu deeqay❤🌹👏💯🙏
@Cabdi_Indho
@Cabdi_Indho Жыл бұрын
FAYAL CUMAR MUSHTEEG. WAA WAXKALEB. HEESTA MARKII HORE WAXAAN MOODI JIRAY CALI BURCO LEEYAHAY.
@IzmahanAydiid
@IzmahanAydiid Жыл бұрын
Heestan waan so radiyeye marka arkay askari qaday Ilove you qarami❤😂❤❤
@Dabagaale
@Dabagaale Жыл бұрын
Kkkk ma goojacade
@IzmahanAydiid
@IzmahanAydiid Жыл бұрын
@@Dabagaale haa 😂😂🫡
@Khaleif7
@Khaleif7 Жыл бұрын
Tolow Askarigaasi hada ma noolyahy mise way leeftay yaa og dee !!😅
@Ahmedjib
@Ahmedjib 11 ай бұрын
​@@Khaleif7 xitaa haddii uu noolyahay waxba lama noola. 🤣
@abdulazizmahmoud7701
@abdulazizmahmoud7701 25 күн бұрын
Waa heestii uu qaadayey gumaystaha idoor intaan la iska xorayn.
@MukhtaarAadan-qs5mb
@MukhtaarAadan-qs5mb 8 ай бұрын
Alla Hakuu Naxariisto All fanan faysal cumar Mustaag Heestan Waxaan umaleeyaa in Ani LAY sameeyy hadaan Dayay Hablaha kacay midi Waa Hanafada Falan Midna Waa Habaar qaba Midna Waa Hapeen dhalad ❤ Mana hubo Hal Aad Noqon markii Hoy Lagula Galo Hawli Way Danbaysaaa 27April 2024 Cobale Ayaan ku dhagysnayaa Aduun waaya Badanaa😢😢 Fanaanku Wxuu Cabiray Gad Gadoonka Hapleheena. 😢😢😢😢
@Caaqibtube
@Caaqibtube 8 ай бұрын
Waxaan hees way dhaafeen❤❤ one thowsand love it
AUN cumar dhuule waa jacayl aboodiya
9:20
ONE WAY 99
Рет қаралды 104 М.
Мен атып көрмегенмін ! | Qalam | 5 серия
25:41
Арыстанның айқасы, Тәуіржанның шайқасы!
25:51
QosLike / ҚосЛайк / Косылайық
Рет қаралды 700 М.
Quando eu quero Sushi (sem desperdiçar) 🍣
00:26
Los Wagners
Рет қаралды 15 МЛН
RIFTOOR | MUSHTEEG | XUDAYDI | LYRICS
12:39
Qaraamyahan
Рет қаралды 69 М.
KABAN MACAAN KOOSHIN YARE HEESO XUL GEESGUUD MUSIC 1
58:09
Geesguud Media
Рет қаралды 2,4 МЛН
FaysalMuniir {HEEDHE GABADHYAHAY HEEDHE}
7:20
FAYSAL MUNIIR
Рет қаралды 461 М.
Caashaqa haween  by cumar dhuule
10:39
Hamse Ali
Рет қаралды 628 М.
Faysal cumar @ (markaad guurtaan Ana goostey)
8:41
Qarami Media Pro
Рет қаралды 348 М.
Buurbaa kugu gudbane, AUN.Cumar Dhuule iyo Maryan Mursal
12:30
Farhan Ali Halane
Рет қаралды 418 М.
Heestii Lacageey Lyrics Aun Faysal Cumar Kabankii C/muuse
6:06
laylis channel
Рет қаралды 370 М.
Xasan Adam Samatar 🔥Iyo Heesta "BELEDWEYN"
14:40
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 4 МЛН