Alla magane ninkan MAADEYS wuu iga yaabsaday ee maxaan ku abaal mariyaa tollow, waa halkii ciidamada ee Mr. MAADEYS derajadiisii Xidig baan ugu daray oo SARREEYE GAAS baa n u dallacsiiyey..kkkkk...keydka ummadan la kala qoqobtay ee inba meel lagu xaraystay suugaantooda adigaanu kugu ognahaynee darka u joog aad haqabtirtide.kkkkkk
@maadeys4 жыл бұрын
kkkkk mahadsanid mudane
@mohamedabdullahiahmed99604 жыл бұрын
Hees iyo badh weeye....
@engabshirkable28714 жыл бұрын
Ilaahay dartii subscribe iigu saar walaal 😢😢😢
@aliosman84184 жыл бұрын
Adeer pagekan maaha meelihii ciyaalkan danbe subscribe ka dadka ku wareerin jireen ee waxaa hala soo gelin meesha adeer liibaane 😂😂