Maah maahyo xiisa leh iyo Barnaamijkii Af iyo Hiddo

  Рет қаралды 17,446

LAAC TV

LAAC TV

Күн бұрын

Пікірлер: 65
@jamalfaras5063
@jamalfaras5063 4 жыл бұрын
Labadani way isku soo baxeen, ma hoos ayay isugu dhigeen, iga daba geeya warka
@bnabadoon7381
@bnabadoon7381 4 жыл бұрын
Mahadsanid waa barnaamic wanaagsan waayo in dhaqanka iyo afkaba loo helo dad horumariya sida IGARRE runtii waa masuuliyad wada saaran dadka soomaaliyeed oo dhan waayo haddii aynaan xil iska saaran waa inaga dabar go,ayaa illaahay kama dhigee AMMAANA ALLAH
@sharifmoha1070
@sharifmoha1070 3 жыл бұрын
ManshaAllah daqanka somliyed ba so noleyneysan ,bahal higle afur kumaheshiso toljeclina kuma kalatagto ,wamida anaga somalida na haysato
@iqrafoundation236
@iqrafoundation236 4 жыл бұрын
Maasha allaah guulaysta igarre iyo hodman iyo dhammaan hawl wadeennada LAAC TV Dardar galiya barnaamijkaan MAHADSANIDIIN
@fogaanarag7077
@fogaanarag7077 4 жыл бұрын
Igare dhaqan yaqaan horta maah maaha yuhu. Tix dhinac bay kanoqonkaraan waayo gabayada qaar lagala soo baxaa qaarn meleha qamiyad tiraabay noqonyaa.takele xigsiint xulasho naleh waa marka xasku kadhimato tii reerku ku garta uun ku horan رمضان مبارك علينا وعليكم بالخير والصحة والعافية
@AliIbrahim-fc4hb
@AliIbrahim-fc4hb 4 жыл бұрын
Xidid wadayaal waa xumaan wadataal Micnaha dadka xididka ahi mafiicna inuu isla dego waayo mid waliba midka kale xumaantiisa ayuu arkayaa dabadeedna waa leysnacayaa ama leys karhayaa Mahadsanidin
@mursaladan1375
@mursaladan1375 4 жыл бұрын
igarre iyo hodman waa idin salaamay magacaygu waa mursal aadan cali dhawaaq waxan jooga magaalada xingalool ee gobolka sanaag soomaalia maahmaah yada waxan ku dari laha xoolo haddii eebbe kula doono dadkooduu ku siiyaa xuunshuba tukay tuurta u lushaa raggu waa xilo gube iyo xilo wal waal
@abdikaremjamac2121
@abdikaremjamac2121 4 жыл бұрын
masha allaha ad ad ayu u xisa badan yahay
@cakulemedia330
@cakulemedia330 4 жыл бұрын
Mnshallah igarre Yaasiin iyo Hodman cadceed Alle ha idin sharfo halkaa ka sii wada Alle ha idinku guuleeyo
@garmaalchannel7064
@garmaalchannel7064 4 жыл бұрын
1: Xadhko geel ma wadda xejaan hadday xejaana ma wadda xidhaan. 2: Xabaallo waalid baa xoolo laga baxshaa amma ( lagala.) 3: Xoolo lama cunee dadkoodaa ayaa la cunaa. 4: Xarrago dumar xanuun maleh. 5: Xornimo adaa ku noole iyadu kuguma noola. 6: Xaajo ninkii leh baa xidha. 7: Xaajo waa nin leh u godo. 8: xisaabi xil malaha haddan la xumayn. 9: Waa maahmaayo hore oo jirra todobadaasi 10: Xaglo geel gunti ma xejo _______________________________ kuwana aniga ayaa isku dayey hal curuntoodda hadday ku jirraan kuwo hore amma ay wadda yihiin kuwo hore ii soo sheega, se hadayna ahayn oo ay yihiin kuwo cusub min fadlikuma walaalaay abaal marin idinkam rabee xaqooda hal curineed halka masuujin 1: Xaajo xumi xasuus kugu reebtay 2: Xili waliba xasuus muddan leh 3: Xaajo (xaajadii) guracani waa xiddido gays. 4: Xaajo xun xanuunkeedda nin gooyaale. 5: Xoolo ninkii leh ma xejistaan. 6: Xoolo isma xejiyaan se ninkii leh. baa xejiya. 7: Xaq waalid u xansheernaantiisu waa xarrago aduun iyo xurmo Aakhiro.
@xariirmahamud7567
@xariirmahamud7567 4 жыл бұрын
Maah-maahi Waa Diin Shanaad Baan Maqli Jiray, Tix hadii Layidhaahdo waxay ka Shabahdaa oo Kaliya Qaafiyadda, Ninka Af-tahanka ahina Wuxuu Ku qurxistaa Hadalkiisa Balse Waa Hawraar Murtiyeed Uruurisano Xikmadaysan Aniga Feker Kayga. Hodman iyo Igarre Hanbalyo Waxaad Hesheen Xubin Aanu Tabaynay
@roopledhere8456
@roopledhere8456 2 жыл бұрын
maasha allaah waxaa soonoolaysen afkeenii iyo dhaqankeenii laakii su.aal banwaydiinayaa ninka igare inantan qaaliga ah eehodman magabadhbaa mise waa inan su.aasha ah mahmahdu matixbaa misewaa tiraab igare iyo hodmaneey waaxi magacayguwa roble xasan oojoga togdheer
@mursaladan1375
@mursaladan1375 4 жыл бұрын
igarre iyo hodman aad ayaan idinku hambalyaynaya horey u socda
@galbeedalicafi4486
@galbeedalicafi4486 4 жыл бұрын
Maan sha allaah laac tv waan ka helaa sidaad afka u taqaniin
@calicabdullahi1217
@calicabdullahi1217 4 жыл бұрын
Mashaa allah waxa badan baa kafa iday soobaysha wllayaal
@khadarmohamed229
@khadarmohamed229 4 жыл бұрын
mansha allah hore usocda thanks
@ZiciidYaasiin
@ZiciidYaasiin 9 ай бұрын
Masha allah ❤❤❤
@faqandhexaajixandule8688
@faqandhexaajixandule8688 4 жыл бұрын
Igare waan inidin salaamay dhamaan tibin bahda laac vy
@meeldaaq5116
@meeldaaq5116 3 жыл бұрын
maasha allah
@haawoqaranofficial9001
@haawoqaranofficial9001 3 жыл бұрын
Magacygu waa hamda haji jgah jariiban . Waa 1.xasid maxayaado 2.xaal alaa og xajana ninkii galy
@walirastaproduction5678
@walirastaproduction5678 4 жыл бұрын
Mashallah halkaas kasiiwada u hiiliya afkiina hooyo
@Haremon-u3k
@Haremon-u3k 2 ай бұрын
Waad mahadsantihiin
@maryamroom7417
@maryamroom7417 4 жыл бұрын
Masha alah
@yussufosman7881
@yussufosman7881 4 жыл бұрын
Masha Allah
@Mohamed221k
@Mohamed221k 4 жыл бұрын
Masha alaa ale ha idin barakeeyo
@abdirisaqahmed8321
@abdirisaqahmed8321 4 жыл бұрын
Asc igare iyo inaantu waa labo aftan waad mahadsan tihiin ee halkaa ka haya
@mohamedibrahim7653
@mohamedibrahim7653 4 жыл бұрын
Xeradayadu waa wada ul oo ul la qaado maleh ma aha maahmaah waa xujo
@kediraahmed7895
@kediraahmed7895 4 жыл бұрын
Maasha Allah wan ku farxay
@hormuudsoomaalia5522
@hormuudsoomaalia5522 4 жыл бұрын
Sifiican baan idiin lasocdaa laakiin fidyowyadiina dhererkaan kunacay
@S.A.12789
@S.A.12789 7 ай бұрын
Asagoo ilaa xarafya Y xagee kaheleynaa wlaalayaal ??????
@bashirtv985
@bashirtv985 4 жыл бұрын
Maahmaahyada waa tiraab sida u maleenayo tix waa gabayada iyo waxii la mid ah xalaal iftiin ayaa la qashaa
@sammadhiiqmedia4093
@sammadhiiqmedia4093 4 жыл бұрын
Suurta gal ma tahay in kuwo cusub la sameeyo sababtoo ah awalba Rag ayaa sameeyay kuwaas
@abdushuriye6590
@abdushuriye6590 4 жыл бұрын
Wan jeclahay...... mahmahyaha
@maskaxdoojiye2305
@maskaxdoojiye2305 4 жыл бұрын
Koley ku tahy ri qamamtyna nin walba taladiisaa lagu sii dayaa from laas anod awowgey ayaa baxshee u duceyaa
@nimcokayf7516
@nimcokayf7516 4 жыл бұрын
Maansha.aallh
@AhmedAbdi-sahan
@AhmedAbdi-sahan Ай бұрын
Waxay raacsay tahay tixda Aniga fikirkayga maxa yeelay Tiraabta wa hadal iska caadi ah Oo aan murti laheyn
@muctasimchannel5402
@muctasimchannel5402 4 жыл бұрын
Aniga waxaa idinka codsanayaaa in aa noo fasirtaan maah maahyada
@abdirisaqahmed8321
@abdirisaqahmed8321 4 жыл бұрын
Waa tiraab
@issebuthyar2796
@issebuthyar2796 4 жыл бұрын
Aad baad u mahadsantihiin waa ciise axmed oo laascanod idinkalso hadlaya igarrow zhp waxan idinku baraarujinaya adiyo saaxiibada kula daadihnaya inaad samaysan sharax maahmaayaha ah oo waayo dhalinteenu afkii hooyo waa dayaceen anigu marka waxan dhihi lahaa qof sadexad oo u sharaxa dhinta amba u faahfaahiya sida cabdi shukri oo kale saasan ku talin lahaa saaxiibayaal waadna ku mahadsantihin waa barnaamij aad u qiima badan ninkaa cabdi shukri dhilinta sharaxaada halagu daayo
@abdilafrah8274
@abdilafrah8274 4 жыл бұрын
Randständige Foto Tarife Abraham Link
@cabdicasiis5425
@cabdicasiis5425 4 жыл бұрын
Xisiisan laxusho. Waa dhab
@mohammedabdi8740
@mohammedabdi8740 4 жыл бұрын
Mah mahdu waa tixda.lakiin saxibayaal ? Maye mah mahihii maygu kuwani waa kuwii maxaad tidhida ee afka kadaayo exashada oo dee maygiina keena ama af maymaygii
@haawoqaranofficial9001
@haawoqaranofficial9001 3 жыл бұрын
Afka toos aya logabarnyaah
@umaqalidiyoabuqalid
@umaqalidiyoabuqalid 4 жыл бұрын
Haa walal adiguna isoo bokho yutubka uma khalid
@axmemuxumed2423
@axmemuxumed2423 2 жыл бұрын
Kawaran
@umaqalidiyoabuqalid
@umaqalidiyoabuqalid 4 жыл бұрын
Waan ka helay wasax
@salmaanofficial368
@salmaanofficial368 4 жыл бұрын
Xantaada xiinkeeda kuma baxa
@kherdoonofficial5947
@kherdoonofficial5947 4 жыл бұрын
Xoola quureed was laqaataa hadal quureed se lamaqaato Saasweeye
@abdinoorhassankono
@abdinoorhassankono 2 ай бұрын
Maxasanid😮😅😊😢
@AhmedSheikhabdi2222
@AhmedSheikhabdi2222 4 жыл бұрын
Zaluuto azxabta laac tv
@abdiqani6339
@abdiqani6339 4 жыл бұрын
Xoola quured waalaqaata soor quureedse lama qaato noofasira
@bashariibnubashari9583
@bashariibnubashari9583 4 жыл бұрын
labadina waa iskeentene maad iskuyacdan 😂😂😂😂😂
@abdushuriye6590
@abdushuriye6590 4 жыл бұрын
Gelna wa gel wixi goyana wa gel
@adnisheikhmohamedshukri7625
@adnisheikhmohamedshukri7625 4 жыл бұрын
89mk0
@Frieghtfriend
@Frieghtfriend 4 жыл бұрын
X daa kusocota
@baresalad1103
@baresalad1103 4 жыл бұрын
Kkķkkkkk Dad iska amusay mxd dhadeen
@haradigeedalein9740
@haradigeedalein9740 4 жыл бұрын
Xigsiisan.xuladho.maleh.waa.geri.dabaded
@abdikanimahamud2561
@abdikanimahamud2561 4 жыл бұрын
M, a soomaligu hiil wuu rabaa
@huseinnur6949
@huseinnur6949 4 жыл бұрын
Maa shaa Allah Alle hadin barakeeyo
@galbeedalicafi4486
@galbeedalicafi4486 4 жыл бұрын
Kkkkkkkkkkkkkk
@samiyasam6932
@samiyasam6932 4 жыл бұрын
Magacigu waa saamiya cabdi cateeye oo joogtaa imaradk carabta ( balan habenimo jarmado arooryay ledahay oodaa dhacamad saay ukala sareyan baa loo Kala guura nin fadhigaga arkaa looma Sara joogsado ninan ku furayn yaanu ku raniin )
@EngDeeq789
@EngDeeq789 4 жыл бұрын
Masha allah
maah maahyo iyo murti sheeko@XULKAXIKMADAHA
58:59
XIKMADAHA
Рет қаралды 15 М.
Maxamed Baashe - Baadisooc: Maanso-ku-maahmaah!
1:02:04
Star Media Corporation
Рет қаралды 17 М.
One day.. 🙌
00:33
Celine Dept
Рет қаралды 44 МЛН
快乐总是短暂的!😂 #搞笑夫妻 #爱美食爱生活 #搞笑达人
00:14
朱大帅and依美姐
Рет қаралды 13 МЛН
Hoodie gets wicked makeover! 😲
00:47
Justin Flom
Рет қаралды 138 МЛН
Waakan Waraysigii  Xiisa Lahaa ee aad Sugayseen
21:53
LAAC TV
Рет қаралды 4,4 М.
Maahmaahyo iyo sheekooyin hal-ku dheg noqday Idaajaa
21:31
Waddani Somali Tv
Рет қаралды 87 М.
Maah-maahyo xiisa leh, taxane cajiib ah daawo
10:01
LAAC TV
Рет қаралды 115 М.
Dayaxa Maaris Oo La Dagayo (WARBIXIN XIISO IYO QOSOL LEH )
10:06
Boramanews Bnn
Рет қаралды 219 М.
One day.. 🙌
00:33
Celine Dept
Рет қаралды 44 МЛН