AXMED CALI CIGAAL HEESTA WADNAHAAD LA BAYDHAA

  Рет қаралды 409,548

Maal TV

Maal TV

7 жыл бұрын

★ ★ ★Maalchannel ᴴᴰ★ ★ ★
💕 💕 💕 ✔ Subscribe ✔ Share ✔ Like ✔ Thanks 💕

Пікірлер: 80
@bashirmursalissabotan1475
@bashirmursalissabotan1475 Жыл бұрын
Dadkoo baahi qaba abaar ay bes joogaan xilliguu ku beegnaa guga oo ballaadhoo bari iyo galbeed baaxaddiisu gaadhoo. Xareeddii la buuxsadey baadkiyo caleentuna carradii ku baaheen barqadharag la joogoo dhallintiyo barbaartuna bartamaha habeentii batar ay waceen yaan baadiyooboo barbarkaad jirtaa baan bisinka u hayaa barkhad iyo bishaarooy ballankeennu dhigannaa Hawd iiga baaqee wadnahaad la beeydhaa ku bariidinaayee wadnahaad la beeydhaa ku baafinaayee ma berisamaateen ? ma berisamaateen ?
@yonishassan4131
@yonishassan4131 4 жыл бұрын
Cigaal Wallee Fanaan dhameystiran, codka tolmoon, Fasiixa Erayada Aqoontiisa Academic ga ah ee musiga, laxamadumiisa Hab jiliinkiisa. Masha Allah the perfect guy Noo nolow Legend Ahmed Ali Cigaal.
@mohamedshiine6957
@mohamedshiine6957 2 жыл бұрын
Cigaalow hadda waxaa inoo heesa Socdaal iyo Balbalaarka waa iska xaal aduune nolol adunyo iyo mid aakhiraba allaha kuu qurxiyo.
@indheergaradwaxweydii8656
@indheergaradwaxweydii8656 4 жыл бұрын
Axmed cali cigaal runtii waa fanaan qaaliya waa haybadii qarankii somaliyeed waxa kasii nool Marwalba oo aan stress dareemo waan dhageystaa please like me wllo
@gcc8058
@gcc8058 4 жыл бұрын
Barbarkad jirtaa ban bisanka uhaya
@mulkiahmed2699
@mulkiahmed2699 3 жыл бұрын
@@gcc8058 ppppopppppppppppp
@khaalidjoof6113
@khaalidjoof6113 3 жыл бұрын
Erayadii Cabdi Cali Weyd oo ahaa abwaan reer Hargeysa ah
@cabdicali7512
@cabdicali7512 3 жыл бұрын
Waa ereyadii cabdi cali weyd AHN. laxankii iyo codkii ax c cigaal
@abdala7882
@abdala7882 3 жыл бұрын
Waa heees marqaan heestan🔥
@khaalidofficial7092
@khaalidofficial7092 3 жыл бұрын
Caawa ayaaan ku mirqaamayaa wlhi❤❤👏👏👏
@abwaaniidlechannel5891
@abwaaniidlechannel5891 Жыл бұрын
Saacatul qaafiir 04:14/Thu,6/ October in 2022 ugaanda magaalada mbale Hameen xaaladuhu ijeex jeexeen xataa biilkii wali waa kor😂😂 like saar ❤
@abdullahiguled
@abdullahiguled 2 жыл бұрын
Ahmed Ali Egal Legend isku darsaday hibooyin badan oo ay yar tahay Qof wada nasiibsaday, nooloow intay nololi jirto
@abdiaziezcolofornia8553
@abdiaziezcolofornia8553 5 жыл бұрын
Axmed Cali cigaal axyaa hees iyo beri samadkii waaberi dhalintii fanka qiimaha uyeeshay
@ashamahdi8952
@ashamahdi8952 Жыл бұрын
Axmed Cali Cigaal cimrigii ha dheeraado.🌹🌹🌻🌻
@serahmed5346
@serahmed5346 4 жыл бұрын
Qof aad fanka u dhex galay ee fankii hore iyo kii danbeba la socda ayaa fahmi kara falsafadda iyo quruxda ku dhex jirta fanka Axmed Cali Cigaal.
@naaji75
@naaji75 3 жыл бұрын
Yaa kumurqaamy saacadaha dame marka lakala aamuso
@AhmedMohamed-tn5yg
@AhmedMohamed-tn5yg Жыл бұрын
Aun abwaan cabdi Cali wayd Heestan iyo boodhari caashaqu inuu batalaale inuu dhigay ma moogtahay
@bbastudent7904
@bbastudent7904 2 жыл бұрын
Axyaa hees heeskan bal eega sida toolmoon Ee fanaanku uqadayo iyo ereyada miiskanka leh allow fan ma, ahay fankii hore
@mahamudyahye5596
@mahamudyahye5596 7 жыл бұрын
Woooow waa hees mirqaaan kkkķkkkk away saaxibul mirqaankii
@cabdiraxman6731
@cabdiraxman6731 5 жыл бұрын
heeee heee wa ikana ana ka mid ah kkk
@dr.ahmedragehmohamed7973
@dr.ahmedragehmohamed7973 10 ай бұрын
Wallee ragga iyo waayuhuba ma sinna,' iminkana faladdagan iyo sicdaal ayaa caacda nagu haya"
@user-pb3jh4cs3e
@user-pb3jh4cs3e 10 ай бұрын
Ustad Ahmed
@MrLooyaan
@MrLooyaan 2 жыл бұрын
مبدع ورائع في زمن من أروع، ،،،، حفظك الله الاسطوره احمد علي عجال
@user-pb3jh4cs3e
@user-pb3jh4cs3e 10 ай бұрын
Ustaad Camilla lejen Ada fanka abiihisa ah allow kudhor c qiloow caqil
@abdullahiguled
@abdullahiguled 2 жыл бұрын
Ahmed Ali Egal the Legend of all times
@hanadhilawle7592
@hanadhilawle7592 6 жыл бұрын
eshcalaa hees Axmed cali cigaal axyaa fanaaan
@user-pb3jh4cs3e
@user-pb3jh4cs3e 10 ай бұрын
Usstaad ahmed❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@abdirizakrasaas2214
@abdirizakrasaas2214 5 жыл бұрын
Runtii markaan fakar iyo cidlo dsreemo waxaan ku tuurtaa Hees uu Axmed cali cigaal qaado gaar ahaan kuwa kamanka ama cuudka
@marwayusuf4280
@marwayusuf4280 5 ай бұрын
Hees macaan❤🎉
@m.a.seeqrte-to3po
@m.a.seeqrte-to3po Жыл бұрын
Wwwwwwwwwwww.m.a.axmed.cali.cigaal.legends.alh.ku Xfdo
@engdeeqsaleebaan7928
@engdeeqsaleebaan7928 Жыл бұрын
Ereyadi cabdi cali caabdiilahi wayd
@elyashashi4026
@elyashashi4026 2 жыл бұрын
Legend all time Cigaale
@abdirahmanomar1391
@abdirahmanomar1391 Жыл бұрын
Eeshcalaa hees boqorka codka axmed cali cigaal
@nasiryusuf7960
@nasiryusuf7960 4 жыл бұрын
Ahmed ali cigal ahsan sood macan
@M.Duran71
@M.Duran71 Жыл бұрын
Allah yaa cizak maanshaa Allah
@khalafyare1260
@khalafyare1260 7 жыл бұрын
👏🏽👏🏽👏🏽👏🏽👏🏽 wow waa heestaa qaadka kuu bartay xasusus
@khadracisman1849
@khadracisman1849 6 жыл бұрын
Khalaf Yare kkkkk
@nastehoalimohamed1397
@nastehoalimohamed1397 6 жыл бұрын
Khalaf Yare wax ficn kumaadbaran ooof
@khalafyare1260
@khalafyare1260 6 жыл бұрын
Nasteho Ali mohamed hhh huno mar hore ahaayd hada sh baab ahay
@housseinmahamoud6708
@housseinmahamoud6708 6 жыл бұрын
Waah waah.allaa ya cisak
@Faysaxasanjaamac
@Faysaxasanjaamac 4 жыл бұрын
Khalaf Yare
@omaradan8062
@omaradan8062 6 жыл бұрын
Ax heestan macaan lyric Masha Allah
@chaseleonel7389
@chaseleonel7389 2 жыл бұрын
i dont mean to be offtopic but does any of you know of a method to log back into an Instagram account..? I was dumb lost my account password. I love any tips you can give me
@marwayusuf4280
@marwayusuf4280 5 ай бұрын
Heestani waa xasuus bari samaad
@cabdiganacsade8647
@cabdiganacsade8647 2 жыл бұрын
Axmed cali cigal
@Ahmed-wd3wo
@Ahmed-wd3wo 6 жыл бұрын
Eshcalaa hees waan la mahad celineynaa
@somalileopard6223
@somalileopard6223 5 жыл бұрын
Baabulaha Libaaxiyo, Heestan Anti bay ahayd Cigaal waxa uu berigaas Bisinka u Hayey Barbarka Ssdf jirto, hasayeshe wadani buu ahaa Hadana uu yahay umadu u siman tahay, waa Fanaan naadir ku ah kuna ahaan doono weligeed Fanka Somaliyeed
@somtelltd8717
@somtelltd8717 3 жыл бұрын
Erayada tolow yaa lahaa?
@abdullahiguled
@abdullahiguled 2 жыл бұрын
@@somtelltd8717 EREYADII AHN Abdi ALi weyd
@sir__cmc
@sir__cmc 4 ай бұрын
@@somtelltd8717 cabdi cali wayd
@tijaabicodkaaga1963
@tijaabicodkaaga1963 Жыл бұрын
Jiibta iyo jaanta laysla helay hadad maqashey waa markano kale
@mustafadark3287
@mustafadark3287 3 жыл бұрын
Migan ayuu ahaa
@MadarCabdi-jt7fq
@MadarCabdi-jt7fq 3 жыл бұрын
😍😍🤩🤩😘😘🤩🤩🤗🤗
@bideadan5570
@bideadan5570 4 жыл бұрын
Heestani caadi maha wadnaha ku baydhi hadad 6 jeered dhegeysato Bal ila eega
@searchrightthings.947
@searchrightthings.947 3 жыл бұрын
Heesahaba micnha wata,
@Ahmed-wd3wo
@Ahmed-wd3wo 6 жыл бұрын
Waan ka mahad celineynaa
@safiyacaday1657
@safiyacaday1657 3 жыл бұрын
Asc
@maxmadcabdi5826
@maxmadcabdi5826 3 жыл бұрын
Maxamad cabdi
@MadarCabdi-jt7fq
@MadarCabdi-jt7fq 3 жыл бұрын
😍😍😍😍😍😎😎😎
@NOURMOHAMED-lg8sc
@NOURMOHAMED-lg8sc 3 жыл бұрын
Somalia hanoolaato
@ibrahimosmailali4565
@ibrahimosmailali4565 2 жыл бұрын
Can
@maxamedmire6550
@maxamedmire6550 Жыл бұрын
Hee
@caadilmaxmed2552
@caadilmaxmed2552 7 жыл бұрын
waa Heesaha mirqaanka sxb
@housseinmahamoud6708
@housseinmahamoud6708 6 жыл бұрын
My favorite Somali singer. Thanks Mudug Boy
@cawildarood5673
@cawildarood5673 5 жыл бұрын
CaadiL Maxmed wooow
@cawildarood5673
@cawildarood5673 5 жыл бұрын
Axmed Cali cigaal
@yaasmiinhasan1881
@yaasmiinhasan1881 4 жыл бұрын
Haaaa
@munacabdi3121
@munacabdi3121 4 жыл бұрын
Waaaaw
@mceeri7238
@mceeri7238 3 жыл бұрын
Heesra Xayaysiisks ka Daa Waxyow
Axmed cali cigaal &heeskii Candaliibka la hadloo
9:56
Qarami Media Pro
Рет қаралды 294 М.
УГАДАЙ ГДЕ ПРАВИЛЬНЫЙ ЦВЕТ?😱
00:14
МЯТНАЯ ФАНТА
Рет қаралды 3,4 МЛН
39kgのガリガリが踊る絵文字ダンス/39kg boney emoji dance#dance #ダンス #にんげんっていいな
00:16
💀Skeleton Ninja🥷【にんげんっていいなチャンネル】
Рет қаралды 8 МЛН
Saynab X. Cali Baxsan Ahun &  Maxamed Yusuf Ahun | Heesta | Kaban
13:42
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 68 М.
Axmed Cali Cigaal | Saddex Heesood & Kaban Macaan
14:50
Madiix Official
Рет қаралды 87 М.
HEESAHA QARAMIGA AH EE LOGU JECELYAHAY AXMED CALI CIGAAL
6:42
YAASIIN BALBALAADHSHE
Рет қаралды 537 М.
Sida dhamastu geedaha dhirta oga saraysaad with lyrcs
12:23
GEEDI SHAMBOW TUBE
Рет қаралды 1,3 МЛН
Adduunyooy Xaalkaa Ba' (Kaban) || Maxamed Mooge Liibaan || HD +Lyrics
9:03
QARAAM CHANNEL
Рет қаралды 1,4 МЛН
Hees Sidirigam    . Maxamed cali burco
10:29
Abdelaziz Dacar
Рет қаралды 19 М.
Kaban | Legdamaay Adduunyooy | Axmed Cali Cigaal
7:27
ALOOL
Рет қаралды 58 М.
Smart Sigma Kid #funny #sigma #comedy
0:26
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 6 МЛН
DO YOU HAVE PARENTS LIKE THIS?
0:19
dednahype
Рет қаралды 42 МЛН
Это ежегодное настроение 😉 #tiktok #юмор #жиза #funny
0:10
Ангелина и Тая
Рет қаралды 2,8 МЛН
Waka waka #4 🤣 #shorts
0:15
Adani Family
Рет қаралды 14 МЛН
え、、、!
0:11
美好秋人
Рет қаралды 17 МЛН