22,3,2024 waa habeen jimce ramadaan ah allow unaxariiso axmed gacayte yuusuf Faadumo abdilahi maandeeq caafimaad iyo cimridheer alle hakusiiyo adna
@suhraad324 жыл бұрын
Qalbi saaf iyo wadne dhiig socodba hanadow wll wn ka simanahy❤️ Maandeeq💋 mamo aan aad u jeclhy weeye runti Ahmed gacayte dadki hore marka la soo qaado waa ninka igu horeya aan aad u jeclhy heesihisa ilaahy naxariistii jano ha ka waraabiyo 🤲
@jonasmk82313 жыл бұрын
👍🏼
@hanadyare68993 жыл бұрын
Aamin wll Alle qabriga ha u nuuro isaga iyo dhamaan ilma moogeba iyo dhamaan fanaaniinteeni inaga baxday Gacayte wa adeerkay wll barasho wanaagsan
@nawaadxusen98794 жыл бұрын
maamo maandeeq cisi iyo sharaf ku noolow Alle ha unxaristo gacayte waa snadki 3aad si xidhiidha u dhgysanayo 03/09/2020 jimce 23:10 ❤
@saeedlover24579 жыл бұрын
hees aan dhageysto waa heeska dhamaan jidhkayga xaada ku taal kiciya ..Alle haw naxariisto AHmed Gacayte ..Alle cimrigeeda caafimaad iyo cibaado fiican alle ha siiyo Maandeeq AAAmmmmmmeeen
@khadarneymar18937 жыл бұрын
walahay waan yaba jacayl waka ilahay hawnaxaristo gacayte mandeqna ilahay ha xafido
@mukhoabdirah30736 жыл бұрын
Saeed Lover hees iyo badh ayan u arkaa
@aliabdirahman6678 жыл бұрын
Two legends Gacayte and Maandeeq. Alle haw naxariisto gacayte,
@cadnanm.mascuud50527 жыл бұрын
Alla cod ku manaystay labadoodoba Faduumo mandeeq cafimaad Ku waar Alle ha uu naxariisto Axmed gacayte
@mohamedismail1048 жыл бұрын
HEESTA OO QORAALA Allahey sahlee Mas'allooyin iyoo jaceyl soconayaa Sibiriq igu ridee sadkaa siiyay markii La i saaqayoo Si fudayd ah buu Iigu sare tegoo Anba waan sigtee Sidaan ahay bal eeg? Caad iyo sir baad hadalka u sartoo warka saaftayoo ima seegganee Waa sixir jacayl mana soo dhaxee anba saban horuu sidaa ii galuu saranseeran iyo sahwi igu ridee Sabab caashaq bay sare kicisayoo salka kama fadhiya oo waana lay sitaa Saqdadhexe hurdada amba selelayoo maan saadsannine waa wax i sugoo i sinbiidhayoo si yar igu helee Qalbi saafiyiyo wadne dhiig socdaba safiyaay illayn waan ka simannahoo Siduu kuu hayaa anna lay suroo saableyda iyo seedaha dhammaan Ku samaysanyoo Igu sare tegyee Aday sama faloo daacad u socdoo surmi aan qabaad iga saartayee Abaal aan sugiyo sahay baad tahee Mahad samir wanaag- -na is raacso oo anoon kaa samrayn adna igula soco Anba subax horaan kuu sahan tegoo adoo ila socdaan ku saadaaliyee Samadaa furneyd sidaan wax u arkoo waad igu sintood iina samirtayee sidaad jeceshihiyo waa samo warkii HARGEISA FANKA SUUGAANTA MEEL LAMIDA MA ARAG CAASIMADAA HIBO AYUU ALLE U SIIYAY WANAAG OO DHAN
Wow cod macaane add viva fadumo abdillahi kahine mandeeq iyo marxume fanaki weyna ahmed yusuf kayde
@kaysecade54333 жыл бұрын
Waaaw hes macan iga dheh
@sayiid7988 жыл бұрын
qalbi saafi iyo wadna dhiig socodaba safiyeey ilayin wayinu ka simane...... Yaslaam ninba waa yidhi ma afka hiliib ku cunay aya korankor ku cuuna waxan kawada dhagahan aan heesaha ku dhagayistay aya kuwa hada iska qayil qayilyaya ku dhagayista waa maya ilahay janatul fardows aya uga barayay inu ka waraabiyo Amiintana igulaso xoojiya
@AhmedAhmed-ez6nz6 жыл бұрын
Aamiin aamiin aamiin
@givemeabreakplease74159 жыл бұрын
Allaheey Sahlee Ma Salooliyoo Jacayl soconayaa sibiq igu ridee--Sad kaa siiyey markii la i saaqayoo----Allaa yacizak--JANATUL FARDOOWZA IDIM ALLAH
@alidhoodhe8 жыл бұрын
absolutely
@alidhoodhe8 жыл бұрын
Waa sixir jacayl mana soo dhaxee Anba senben horuu sidaa iigalooo waa sixir jacayl manansoo dhaxeee ........ alle how nariisto gacayte
@waxjirasheeg1349 жыл бұрын
masha alaaah waaa hees dareeemi karo qafkiii jaceyl wax ka yaqaan dhamaan dareemahayga waxay u qashuuceen codka macaaan fanaaaniinta alaha janatul fardowso ilaaahow
@khaalidbaashe80512 жыл бұрын
Kaydkii u gaarka ahaa RADIO HARGAYSA intaan la midayn idaacadahii iyo fanaaniintii labada RADIO
@anissahassan8046 жыл бұрын
Gareth iyo mandeeg the really beautiful mashallah illahu ha haku naxriisto axmed gahyte
@abdishakourshakti73645 жыл бұрын
Whose Gareth ? Inaader Magiciisu Waa Axmed Gacayte Yuusuf AHUN
@Hamdamowlid55 жыл бұрын
Heestan waxan ku xasusta markn primary school dhigay jiray alifdoon schol iyo asaxaab qaaliya oonan ilaawi doonin ala wakhtigu qurux bdnaye markaa hargeysa mxy dad aan jeclaa wakhti ku so wada qaadany wakhtiga 😢😢😢😢😢
@khadarmaah69335 жыл бұрын
Hada xagad ku noshay quruxey hargeisa miyad ka carartay mise wali waad ku noshay
@sharmarkejamadiriye68604 жыл бұрын
Alifdoon primary ala maxaan subax hormaray wakhti badn anigo HTI ku socda
@nimanabdi70324 жыл бұрын
Maxamed Abdi alifdon alle u naxariisto Mujahidka logu magac daray Schoolka jaar banu ahayn 2000s
@samiology72075 жыл бұрын
Waxaan ku faraxsanahay in aan maanta maandeeq caadi ula kulmay wlhi waan jecelahay maamadaas
@@marisacillahi1537 maandeeq london ayay jooga beri dhexdaasa ayay hargysa timi qaa gabdh aad u gacan furan Hotel anagoo fadhina hargysa lu yaala ayay noo soi gashy anagoo dhalinyaro badan ah cabaar ayay nala kaftantay markii danbe Qadar lacag ah ayay na siisay Alle gobsanaaa maanderq alle cinriga haq dheerey
@nimanabdi70324 жыл бұрын
@@cabdirashiidmawel1143 been maad sheegin sxp Jaar baanu nahay Hargiesa masjidka gurigoda ku xiga iyada bixisa wuxu u baahdo
@qacqacosman57163 жыл бұрын
Allah ha u naxariisto
@abdishakourshakti73645 жыл бұрын
AHUN Ahmed Ga,ayte Yousuf Rageedii Buu Ahaa Maandeeqna Markan Waxay Ahayd Xiligay Ugu Codka Macaanayd Codkeedu Khafiif Aan Dawan Ku damqaya Lahayn Maasha Alah La Iskama Heeso Ee Waa Natural Hibo Eebe Bixiyo Weeyi
@nuradiinsaedmohamed85544 жыл бұрын
2020/12/1 ayan dhagaysanayaa sir jacayl hees qaliya aadbanu jeclahay hubaal
@abdiqani48387 жыл бұрын
Heestan qof walba oo jacal hayo way tabanaysa meel uu ogyahay lkn abwaan kii sameeyay waxd moda inu igyahay oon igu sabsantay qofkan jecelay ayaan ka rajaynayaa i love 💘 by
@blackwolfwolf25108 жыл бұрын
What a beautiful song. peace Ahmed gaceyte and Mom Mandela. Somaliland Republic
@jonasmk82313 жыл бұрын
Sawtu raxma Maandeeq ❤️
@abdurahmanshiikh69232 жыл бұрын
Inda hees la Qaado waxaan oran karaa waa mida Qura ee ugu wanagsan uguna Jawi dagan Gaceyte iyo Maandeeq Gaceyte allaha U Naxariisto maandewqna Cimri dheer iyo cfmd allaha siiyo
@omarhassan76276 жыл бұрын
Waxaasaa fan ahaa.Eesh calaa cod , Gacayte iyo Maandeeq top legends , 18.02.2018 ayaan dhegaysanayaa.
@jonasmk82316 жыл бұрын
omar hassan 🍁
@hanadyare68993 жыл бұрын
ka sheeke socdaal iyo balbalaadhka wa duni abaheed wastay imika hhh
@abdullahiali98992 ай бұрын
24/10/2024 waxaan jooga kenya i like this song it's my favorite
@Abdi_Iskooj6 жыл бұрын
walhi heestan waa hees qaaliya mhdsanid youbuterka soo galiyay
@sharmaakemuhumed10598 жыл бұрын
Woooow esh calaa hees maandeeq
@mukhtaarmaxamed18414 жыл бұрын
Waa sixir jacayl mana soo dhaxeee
@fardowsoxueeen52194 жыл бұрын
hees dareen leh 😍😘
@Qofnaba.5 жыл бұрын
Aabahay Iyo Hooyday Way iga nasiib Badanyeen mar haday Heesahan Iyo Nimcadan Kuso qateen waqtigooda Halka aana Xasusutoodi Kolba qurub Yar Meel Ka Helyao
@cabdiwaal8858 жыл бұрын
wow cadi maha allaha unaxaristo fanin waa kuwihore kuma waa qotoqoto
@fuaadmohumed36788 жыл бұрын
heesta sir jacayl ninkii ku murmayaa ha ii yimaado waa erayadii ilaahay ha u naxariistee abwaan Muxamed cumar huryo laxankii ilaahay ha u naxariistee fanaan axmed gacayte codkii maandeeq iyo gacayte 17 ogos 1966 ayaa lagu duubay reedyow hargeysa
Inaadeer waa xaafadii AUN Aabahay Maxamuud Haybe loogu magac daray.Waxaanan ahay nin gacayte aad u qiimeeya aqaanana taariikhdiisa AUN..
@fuaadmohumed36787 жыл бұрын
Ishack Mohamed degmada maxamuud haybe ex guuryasamo waa gobtii heestan abwaan huryo ku alifey gacaytana laxanka ku saaray guri ku yaalla dhinaca bidix ee albeerkada bidhaan oo ay deganaayeen maandeeq iyo sooraan oo markaa is qabay 1965 ilaa 1967
@awkodahir20197 жыл бұрын
Ishack Mohamed SOOW MAAHA WALLAAL
@hakimasheikh61346 жыл бұрын
fuaad mohumed 6ďd6 f7dd first tdddddddfdf7dd f7dd ddddd6fffddddf7ddd Dr8dd fire dfdddd Dr fffred f$6ďd6 I was fdddffdtdf first fdďd66dddddddďdfddfdfdďd66dddddddďdfddfdďd dffdd6dddddd# defrauded
@muxiyotimacase30402 жыл бұрын
Salaan sare ciyaal maxmuud haybe ex jarato
@abdihakimosman8237 жыл бұрын
Codka maandeeq waa cod dahabi ah
@asmaabdi6158 жыл бұрын
illhy ha u naxariisto fananiinta dhamntood
@haki6176 жыл бұрын
Waxba kama fahmayo ereyada but anyway Nin ka cod macaan ma arag waa dad cod macaan 😍😍
@Ducaysanetv Жыл бұрын
anigaa kuu tafsiirayee hay moganan
@AyaanAbdirashiid4631 Жыл бұрын
@@Ducaysanetv inoo fasir he
@zihaambarwaaqo866010 ай бұрын
Somali maha tihid miya waxy ma fahamyo erayo faseexa ayay ku heesayan ka bax somalida marka 😅
@ahmedyusuf60507 жыл бұрын
Maandeeq waa mar la arag.....codkeedu inaba caadi maaha.
@abdirashidahmedali64217 жыл бұрын
maanta hees ma jirto dadna Waa kii hore hadalne Waa intuu yiri
@garaaraxmed11017 жыл бұрын
Allaha unaxariisto intii dhimatay inta noolna c\maad cibaado leh
@jonasmk82314 жыл бұрын
2020 yaa daawanaya
@xasankulmiyeexetramist89897 жыл бұрын
Iyo hada waxaynu dhegaysanayno 2018 Ayaa ila dhegaystay hestan
@jonasmk82316 жыл бұрын
Xasan Kulmiye Exetramist 👋
@marisacillahi15376 жыл бұрын
Zxp ani
@nuuraabdilahi33707 жыл бұрын
Anba subax horaan kuu sahan tagoo adoo ila socdaan ku saadaliyee ax yaa xasuus heestn waxa qoraal iigu soo qori jiray wiil aan aad isku jeclayn subax walba nasiibkuna iskaaya qorin 2012
@cabdiraxmaanxuseenserpia32758 жыл бұрын
alla yaraxma ilaahow u naxariiso
@yaaskashaati39577 жыл бұрын
alla yaa raxma
@senyorafahad77358 жыл бұрын
maandeeq yaraanteedii cod macaanaydaa...
@روكاحسن-و3س8 жыл бұрын
senyora fahad ج
@daalacbarkhad36787 жыл бұрын
fanaaniintii hore waxay isku darsadeen cod iyo ereyo mcn iyo music halaasiya kuwan hada jiraana waxay isku darsadeen cod xumo iyo ereyo qaldan iyo music isku wada mida
@ahmedjama56935 жыл бұрын
Ana hay sexnee Ma saalooniyo Jaceyl soconayaa Sibiq igu helee Sakatiyey marki lay saaqayo Sifudaydabu igu saratako Anba waan sigtee Sidaan ahay fadhid Gaceyte Caadiyo sirbaa Habalkaba sargoo Warka saaftayo Ima seeganee Waa sixir jaceyl Marna soo dhaxee Anba Saban horuu Sidaa ii galoo Saraaseran iyo Sahwi igu ridee Maandeeq Sabab caashaqbay Sarakicisayo Salka kama fadhiyaoo Waana lay sitaa Saqda dhexde hurdada Anba selelayo Waan saadsanine Waa waxay cusuboo Isinbiidhayo Siyar igu helee Gacayte Qalbi saafi iyo Wadna dhiig socdaba Safiyey ileyn Waan ka simanahoo Sidu kuu hayaa Ana lay suroo Saablayda iyo Seedaha dhamaan Ku samaysanyoo Igu Sara tegyeey Maandeeq Aday samafalo Daacadu usocdoo Surmi aan qabaad Iga saartayee Hadalaa sidiyo Sahaybaad tahee Mahadsand walaal Da israacsanoo Anoon Kaa samrayn Adna igula soco Gaceyte Anba subax horaan Kuu sahan tegoo Adoo ila socdan Ku Saadaaliyee Samadaa furayd Sidaan wax u arkoo Waad igu sintood Iina samirtayee Sidaad jeceshihiyo Waa same warkii Dhamaad.
@abdirahmanibrahim67065 жыл бұрын
Allow uwada naxatiiso wey wada geeriyoodeen janadii fardawsa hela
@knaanburcawwi45594 жыл бұрын
Ahmed gacayte iyo mandeeq Labada fanaan an ka danbeeyo fanka somaliyed waxay ka yihiin hugaamiye
alaha u naxariisto fananin sharf lahe ahayene kowii ka danbey wa ciyalka xafade
@yuusufismail74218 жыл бұрын
Amba subax horaan kuu sahan tagoo adoo ila socdaan kusaadaaliyee. Axmed gacayte yusuf gacan kaxaqdaran ayaa ku dishay hargeysa 1988 .ilahow kuu naxariiso ...