No video

WAAH WAAH , WAXAA SAA JACAYL AH. AMINA CABDULLAAHI & MAXAMED AXMED KULUC

  Рет қаралды 370,654

Jaalle Allamagan

Jaalle Allamagan

Күн бұрын

Пікірлер: 128
@Saynababoqran
@Saynababoqran 3 жыл бұрын
Waxaay ahayd magalada dhagaxbuur Wiil aan ilmo ader ahayn oon is jeclayn 2012 ayaa wuxuu aaday miyga si geel ay baadi ku lahaayeen u soo fiiriyo wuu isoo booqday mobilkiisii iyo furihii gurigisa anigu ii dhiibay inta uu ila dardaamay ayuu waan xasuusta isga oo ilmaynaya goor duhur ah ayuu iga tagay3 bil ayuu maqnaa 30 sano way igaga badnayd Markuu iiyimid ayuu heestan oo uu warqad ku sooqoray intii u miyga jogay ii keenay ismaanan calfan lkn xasuutiisii way igu dhaxnooshahay💔😭
@armaanakram7189
@armaanakram7189 3 жыл бұрын
Jacalku waaa hanti aan dadku wada hysan alla haku xiftiyo wl
@nasimoshiikh3482
@nasimoshiikh3482 3 жыл бұрын
Walalo maxa idinku dhacay o isku calafan wayden 😭😒😨
@araleisak4048
@araleisak4048 3 жыл бұрын
Qof qadarin u haya jacaylka ama dareemaaya ayaad aheyd lagama helo gabdhaheena sidaasoo kale
@araleisak4048
@araleisak4048 3 жыл бұрын
@@armaanakram7189 hanti qimahiisa dadku inta badan garanin siiba ummadeena reer miiga ah ee reer miiganimada magaalooyinka la jooga
@inaaadam4641
@inaaadam4641 7 жыл бұрын
Waa hees aad u macaan waxanad ku jirtay riwayadii (ninba timo xamar oo hadana xiir)waxanad wada lahaa boon xirsi iyo mecaad migane labadaba alle naxarista jano haka warabiyee.iyo Waliba moha,Ed ahmed kuluc alleya raxma a Amina c/laahi alle cimriga ha u barakeeyo
@maxamedaxmed2422
@maxamedaxmed2422 2 жыл бұрын
Kuluc
@mohamedyare1917
@mohamedyare1917 2 жыл бұрын
@@maxamedaxmed2422 ale ha unaxariisto Kuluc
@alhaajjiabubakar8713
@alhaajjiabubakar8713 5 жыл бұрын
Wlh sida dowladeeni uburburtay ayaa fankeeni uburburay Alle ya raxma boonxirsi Axmed gaceyte yuusuf M axmed kuluc WLH iyaga iyo ragaan maanta joogaa farqi aan lasookoobikarin ayaa udhaxeeya
@Who_are_you900
@Who_are_you900 3 жыл бұрын
Update ba la noqday kkk Kun kn shilin wa liin dhanaan Shan tankun shishiid kukeen 😀😀
@SalahAliAbdi
@SalahAliAbdi 4 жыл бұрын
Waayahey bal keeeen Waakane bal hoooooo Waaye haygu sii deyn wuu nagaa dhaxeeyaahe Waan hayaa xareertee ha ubaqanin Yuu cunin waraabahu ka ilaali weeraha Waayahay Way nakaa hadaba way nakaa Way naka hadaba way nakaa Way nakaaaaaaaaaaaa Dad waa dadkii hore wlle
@guushamarinkeedahaybso7558
@guushamarinkeedahaybso7558 5 жыл бұрын
2019 farta soo taag ☝️💑 inan wada jirnaan jeclaaa
@nuurfareey198
@nuurfareey198 5 жыл бұрын
Aniga 👌
@beerlulaahmed320
@beerlulaahmed320 3 жыл бұрын
☝️💯
@safiyalowra6510
@safiyalowra6510 4 жыл бұрын
Woow Heeso Waaa Heesihii Hore Dadna Waa Dadkii Hore😍😍😍😍
@alifoodare9705
@alifoodare9705 6 жыл бұрын
Waa hees kamida heesaha aan ugu jeclahay heesaha afkeyna hooyo. Allaha u naxariisto Kuluc, Aaminana cimrigeeda Allaha dheereeyo.
@aliismail8049
@aliismail8049 6 жыл бұрын
Alla yaraxmu axmef gacayte yusuf/gaboobe. Laxan cajiiba oo mcn ayuu saaray .heestan iyo dhamaan.heesahii ku jiray.riwaydaaa ninba timo xamer .ey,curiyeen labdii jilaa .miciid iyo boon . AUN DHAMASN MACAA KULUCE AAAMINANA CAFIMAAD ALLE HA SIIIYA E AAMIIN.
@abdulahmed908
@abdulahmed908 5 жыл бұрын
Good song
@FarahFarah-dn5ur
@FarahFarah-dn5ur 5 жыл бұрын
Ruwaayadii Ninba Tima Xamar hadana xiir, Ereyadii Miicaad Miigane Aw-maacalesh iyo Boon Xirsi Boowdo-gaab (labo maja'jilistayaal oo aad u sareeyay) ilaahay ha u naxariito dhamaan intii geeriyootay,,,
@khaalidabdi7575
@khaalidabdi7575 2 жыл бұрын
Shukran riwayadaan inaad gashan filyaa
@mukhtarothman2184
@mukhtarothman2184 7 жыл бұрын
waa erayadii abwaan Boon xirsi alle ha u naxariistee aamiin
@nuuro8336
@nuuro8336 3 жыл бұрын
Yaa dhagesanayo Sunday, February 28, 2021 @ 7” 08 PM waa hees waayel ah alaha u naxariisto intii gaboon ah ee dhimatey
@ahmedliban7035
@ahmedliban7035 2 жыл бұрын
Me and the date is 24.01.2022
@xirsiamaan
@xirsiamaan Жыл бұрын
Ilaahay haw naxariisto labadaba. Aamina cabdilaahi sanadkan bay dhimatay
@johhnmeyzon906
@johhnmeyzon906 5 жыл бұрын
laxanku waa gacayte waa mucjisadii aabihii boqorkii laxanka somalida
@abukarbadalgarad8189
@abukarbadalgarad8189 4 жыл бұрын
Waaaw amina abdulaahi iyo kuluc aalaah ya cizik
@yahyeilkacaze8583
@yahyeilkacaze8583 4 жыл бұрын
Heestan waxan had igo goor u qaadi jiray xaaskaygan jecalay markii aan sheekaysan jirnay.....
@Mohamednegeye
@Mohamednegeye 4 жыл бұрын
Maalin axad ah taarikhda 28/6/2020 Waqtigu 4:36 galabnimo. Hees aan ka helay
@salebanciise2654
@salebanciise2654 4 жыл бұрын
Woooof caleeeeg. Waxaan wadeee wadee Isla Waayijiay . Ayaamahaga oo wacan Wakhtiga Oo San.
@nzsomalitv3775
@nzsomalitv3775 6 жыл бұрын
Waa erayadi AHUN ..abwanki wayna majajilayste bon xirsi bawdyo gaab
@cabdixasssanmaxamed1559
@cabdixasssanmaxamed1559 4 жыл бұрын
Inta daawanayso sanadka csb 2020 farta soo taaga
@safiyalowra6510
@safiyalowra6510 4 жыл бұрын
Waah Waah Waxaasaa kaaa Jaceyl ah Woooow
@araleisak4048
@araleisak4048 3 жыл бұрын
Sax Safiya dadkii hore jacaylka dhabta ah yaqaaney hada jacaylka reer westareyka ama reer galbeedka nagu soo naaxay afka baarkiisa ah I love you me too dear oo been ah
@ismailalihasan9519
@ismailalihasan9519 2 жыл бұрын
Waah waah waxaasa jcl ah 💖💖💞💞💓💕💕💝💝 yaa dhageysanayo maalmaha Xoriyada🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴26ka juun 2022
@ahmedliban7035
@ahmedliban7035 2 жыл бұрын
15.2.2022. Come back to hargeisa
@Banaadirpoy
@Banaadirpoy 2 ай бұрын
Inaan wadajirnaa dabeetana sidaa walaalaha shanta ee wadaaga calan isu weheshana Waxay dhegaysanaya maanta oo abwaanka umadu uu leeyahay xamar iyo garoowe amraar ayaa kaaga wanaagsan Wale la kala aragti fog
@abdirisaaqtimoabdirisaaqti4343
@abdirisaaqtimoabdirisaaqti4343 2 жыл бұрын
Waxa aan wadeen wadeen Isla waayi jiray waa Ayamahaga oo wacan Wakhtigayga oo san Maxmed iid cabdi dheere nin fanka waxka yaqana
@mohamouddauud9827
@mohamouddauud9827 4 жыл бұрын
14:27 malin jumco ah Hees Caqiibo leh
@shidanecismaan3840
@shidanecismaan3840 5 жыл бұрын
7/72019 habeen axad ah saacaduna tahay 3:14 🎸🎸🎸
@hananalisa2587
@hananalisa2587 4 жыл бұрын
Ueeh
@najaxyasin2529
@najaxyasin2529 6 жыл бұрын
Waaah waah axyaa hees iga dheh♡♡
@ismailyasin3866
@ismailyasin3866 5 жыл бұрын
Waaah waaaaah waxaasaa jaceylah
@fardoowsaismaciil4540
@fardoowsaismaciil4540 7 жыл бұрын
Waah waah waaxaa saa jaceeyla
@khaliifmohamed5781
@khaliifmohamed5781 10 ай бұрын
Wah 2023
@woodmanstudio5176
@woodmanstudio5176 6 жыл бұрын
Murtidu waa hanti nin walba uusan heli Karin heeskan waligiis maduqoobayo
@maxamedbakayle6247
@maxamedbakayle6247 Жыл бұрын
Alle haw naxariisto dhamantod
@Qofnaba.
@Qofnaba. 5 жыл бұрын
Hees kamida kuwan ku aqliyaystay Waxan Ka xasuusta Maye iwad shekada allaw Ku naxriso
@adnanaare3569
@adnanaare3569 4 жыл бұрын
Wah wah 2019
@abdihassan3836
@abdihassan3836 4 жыл бұрын
Fanaantii hore oo kale lama heli karo
@Abaasshakeeti3421
@Abaasshakeeti3421 6 ай бұрын
Still2024/mar/03 time 03:55 hwenimo axad ah 🫡👍 Qofba wayahisa ileen mel ku wapo Waynu kala fogane mian ku waramy
@yusufguled1527
@yusufguled1527 5 жыл бұрын
Mansha allaah hada jacayl ubahan tahay uu ku hayo iyo hadii wadani ad uxisto cajaa ib
@abdirashidahmed6458
@abdirashidahmed6458 5 жыл бұрын
WAAGII LEYLA IYO QAYS WIXII KALA WAR MIYAAD KA HAYSAA, HEESO WAA KUWII HORE RUNTII
@ahmedfaisalabdillahi6461
@ahmedfaisalabdillahi6461 5 жыл бұрын
Ina jacaylku waynayahay Wadadadu xadiiska Sida ay kawariyeen Wax layidhi asxaabtii Wiilasha indhaha gabadh Waayel kaheli jiray Waati usaartee Ugu keentay weelkiii EZHCALAA ERAYO.!!
@abdullabdhu3853
@abdullabdhu3853 4 жыл бұрын
"Wiilashaa indhaha gabar waayeel kaheli jiray waatii u saartee ugu keentay weelkii" ? YAA Ii FASIRI KARA waa yaabanehe ilma aderayaloW
@dr.abdulmajidbotan6661
@dr.abdulmajidbotan6661 4 жыл бұрын
Erayo naga da,weyn
@nadaaxaraaf4891
@nadaaxaraaf4891 3 жыл бұрын
Waa sheeeko faneed jirtay. Wiilbaa gabadh odhan jirey indhahaga ayaan ka helaa. Mudo markuu inantii ku wareeriyay sidaa ayay. Maalinkii danbe indhaheedii oo sinxi ku jira u keentay oo tidhi hoo waa kuwani. Laakiin waa humaag sheeko oo loo eekaysiiyay run iyo wax dhici kara. (fiction narration story.) Waa sidaan u fahmay.
@fahmi1435
@fahmi1435 3 жыл бұрын
Waqtigii khilaafdii cumar binu khadaabay dhacdey
@abdulkadirkadiye646
@abdulkadirkadiye646 3 жыл бұрын
Waa aakhiro janada dhexdeda wiilasha indhaha daban aayada suratul insaan .wayadhufu ileyhi wildadanu muqaladuun idaraaytum tumaraytun waxa moda dahab iyo qalin .halkas kasoqaten heesta thanks
@uptherhmnizmail9157
@uptherhmnizmail9157 2 жыл бұрын
Qrmi is my fv
@siciidkarmasuge4140
@siciidkarmasuge4140 6 жыл бұрын
waah waah waxaasaa jacayl ah
@hagardaamochenell4176
@hagardaamochenell4176 7 жыл бұрын
Waxa aan wadi iyo wadi ayamahaga owacan waqtigeygo san allalow ku naxariso
@abaadircali1454
@abaadircali1454 5 жыл бұрын
Dagalkiisoomaalilaaniyosoomaaliy
@aminabdisalem3401
@aminabdisalem3401 3 жыл бұрын
Asc eraydii meecaad miigane iyo laxankii Ahmed gacayte.
@cabdullaahiyaasiin1982
@cabdullaahiyaasiin1982 Жыл бұрын
heestani cawa ay tahy sanadka cusub xaqiqdii aad ayaan uga helay
@samafala
@samafala 5 жыл бұрын
Qofba waayihisa Ileyn meel ku waaboo weynu Kala foganee miyan kuu waramey Weli?
@mussaali3549
@mussaali3549 7 жыл бұрын
waah waah
@fardoowsaismaciil4540
@fardoowsaismaciil4540 7 жыл бұрын
Waaw
@mubarigbulshaawi4679
@mubarigbulshaawi4679 4 жыл бұрын
2020 like saar
@asadulaah6301
@asadulaah6301 5 жыл бұрын
Waanwadaagnay.caashaqa waxdaadailaqabo Waayahee.balk
@user-ik8hw8pu3k
@user-ik8hw8pu3k Жыл бұрын
Waah Waah waxaas jacayl ah
@drsacadhussein4154
@drsacadhussein4154 4 жыл бұрын
Murti cajiiba dad waa dadkii hore hadalna waa intuu yidhi
@siciidcabdilahi1007
@siciidcabdilahi1007 3 жыл бұрын
illahay how naxariisto m a kuluc insha allah
@khadarmohamed2676
@khadarmohamed2676 4 жыл бұрын
Heesta waxaa midhaheeda leh xuseen xirsi caddib boon xirsi riwaayaddii ninba tima-xamar
@nimcaanhassan1301
@nimcaanhassan1301 3 жыл бұрын
Wwah wah waxasajacyl
@salebanfarah9882
@salebanfarah9882 7 жыл бұрын
Family
@ramadanmoha3726
@ramadanmoha3726 4 жыл бұрын
Waaaw
@mohamedahmedgaab4309
@mohamedahmedgaab4309 7 ай бұрын
Wadda-joog ragg wakhtibaa diidey Guuliyo sebaan Gob-dad Ahayo samaha wadda jeclaa maxaa malmaha wakhtigu kala fogeyeen hubaal.4/2/2024 -Habbeniyo Hargeisa.
@abdilahihassanali9320
@abdilahihassanali9320 4 жыл бұрын
Very good
@hannaabdi3763
@hannaabdi3763 6 жыл бұрын
Mayee mayee iiwad sheekada!!!
@abu-suhailalogaili2769
@abu-suhailalogaili2769 4 жыл бұрын
Waah waah waxaa SAA jacal ah
@araleisak4048
@araleisak4048 3 жыл бұрын
Hana sheekadee laguu wadaa
@maxameddeeq6162
@maxameddeeq6162 6 жыл бұрын
hees iyo bar iga dheh 24/8/2018
@blackboy-lf8rr
@blackboy-lf8rr 6 жыл бұрын
ayaamahaaga oo wacn wakhtigayga oo san😧😧😧😧💕💕💕💕
@salebanciise2654
@salebanciise2654 4 жыл бұрын
Axyaaaa Ereyo Really.
@nadaaxaraaf4891
@nadaaxaraaf4891 3 жыл бұрын
Curin sheeko iyo tusaalayn si heersare ah loo habeeyay loona soo gudbiyay.
@mohamet_fouzi4504
@mohamet_fouzi4504 2 ай бұрын
1/7/2024
@nololwcn2658
@nololwcn2658 6 жыл бұрын
Hees jacayl ah miyaan kudoorsanayaaba midkle
@dalmar199
@dalmar199 6 жыл бұрын
Milgo mahamoud lyrics ?
@watching6805
@watching6805 6 жыл бұрын
Milgo chnel hees aad umacaan masha allah
@Cartan7
@Cartan7 6 жыл бұрын
somali waqooyi music heesha
@asalhargeisa3668
@asalhargeisa3668 5 жыл бұрын
Wali sidii baa somaliland dhuunta kuu fadhidaa
@gargarabdullahi8865
@gargarabdullahi8865 Жыл бұрын
I have
@omarmunye6290
@omarmunye6290 4 жыл бұрын
Qofba waayihiisaa ilayn meel ku waagoo weeynu kala fogaanay ee miyaan kuu waramay weli naahooy, mayee mayee ii wad sheekada........
@farxiyoluulofficiall697
@farxiyoluulofficiall697 4 жыл бұрын
Inaan isku weheshana sida walaalaha shantaa walee dad waa dadkii hore
@abdishukri4612
@abdishukri4612 5 жыл бұрын
Like igu qabo zxpyal intii iga dambaysa
@HIDDAHAOFFICIAL4220
@HIDDAHAOFFICIAL4220 5 жыл бұрын
Yuu cunin waraabu ka ilaaali weeraha!!!
@Boqorada-qaniga
@Boqorada-qaniga Жыл бұрын
Apdiaziiz inan WADA jiran jecla
@dualeabdiwarsame9911
@dualeabdiwarsame9911 3 жыл бұрын
Himilo faya-dhowre zoonotic civic education awerness deaf language arts center unhcr UNICEF who ministry of health somalia borders control
@abdiaskar7117
@abdiaskar7117 7 жыл бұрын
waa hees cajiiba
@sharafxaaji1047
@sharafxaaji1047 4 жыл бұрын
Sida wll shanta wadaga calan wado aura mara riyas maanta majirto
@dabiyobiyo9880
@dabiyobiyo9880 3 жыл бұрын
Wijigaaga Nuurka lihi miyuu i widh widhi jiray Intaas Halay fasiro bal Wa Cajiiib e
@ahmedmohamud6950
@ahmedmohamud6950 4 жыл бұрын
Heeso waa kuwii hore
@Salmanjamacsalmanjamac
@Salmanjamacsalmanjamac 3 жыл бұрын
Asc
@HassanAli-yk3rc
@HassanAli-yk3rc 7 жыл бұрын
heesa macaan weeye waahwaah
@abdiabdinasir2628
@abdiabdinasir2628 6 жыл бұрын
Alow jana fardowsa gee lamailaawaan
@khadliosman1478
@khadliosman1478 5 жыл бұрын
Waah waah waa xigmadii soomaaliland ugaara oo hibo eebe usiiyay Waah waah waxaasa jacayla
@mahuraann
@mahuraann 5 жыл бұрын
Ereyo qiimoleh abwanki iyo boon xirsi
@ibrahimabdirashid4785
@ibrahimabdirashid4785 4 жыл бұрын
Alaaha u Naxaariisto waa fananint somaaliyed ee kuwaan mahaa washay
@muxudinhassan7409
@muxudinhassan7409 3 жыл бұрын
Kuluc
@ismailibrahim5993
@ismailibrahim5993 3 жыл бұрын
Best
@muxudinhassan7409
@muxudinhassan7409 3 жыл бұрын
L
@adamdeer4539
@adamdeer4539 3 жыл бұрын
Y
@ruqiyocabdullhihaaji1833
@ruqiyocabdullhihaaji1833 3 жыл бұрын
Wwh waxs jcyl
@ayanlehabadiraliabadirali3727
@ayanlehabadiraliabadirali3727 4 жыл бұрын
Heso waa kuwi hore
@carafadcabdi9326
@carafadcabdi9326 3 жыл бұрын
Lafahii hore
@ruqiyocabdullhihaaji1833
@ruqiyocabdullhihaaji1833 3 жыл бұрын
Wwh waxs jcyl
@araleisak4048
@araleisak4048 3 жыл бұрын
Waxaasaa jacayl ah hada jacaylkii afka baarkiisa kii gaalada ahaa I love u me 2 ayaa soo baxay laakiin abaayo adoo heesaayo ku dhagaystey masha Allah waaye codkaaga yaad u qaadeysey heesaha?
Ahmed Gacayte Amina Abdilahi - sabaalo
8:38
somalijecle
Рет қаралды 2 МЛН
Секрет фокусника! #shorts
00:15
Роман Magic
Рет қаралды 61 МЛН
The Joker kisses Harley Quinn underwater!#Harley Quinn #joker
00:49
Harley Quinn with the Joker
Рет қаралды 39 МЛН
Пройди игру и получи 5 чупа-чупсов (2024)
00:49
Екатерина Ковалева
Рет қаралды 4,7 МЛН
Maandeeq iyo Gacayte "Sir Jacayl"
12:49
Qaaci iyo Qaraami
Рет қаралды 462 М.
amina abdilahi hirsi  heestii ambabax
5:53
ADAL MEDIA
Рет қаралды 1,5 МЛН
Maxamed Axmed Kuluc Iyo Xaliima Khaliif Magool 🔥Iyo Heesta "INDHA DARAANDAR"
10:48
WAAH WAAH WAXAASAA JACAYLA KULUC IYO AAMINA CABDILAAHI BY GEEDI SHAAMBOW STUDIO
11:28
Sida dhamastu geedaha dhirta oga saraysaad with lyrcs
12:23
GEEDI SHAMBOW TUBE
Рет қаралды 1,3 МЛН
Amina Cabdilaahi & Axmed Cali Cigaal | Ambabaxay
11:07
Caweyska Dalmar
Рет қаралды 148 М.