Hoooooooy war waxaa jiro wax layiraahdo Dark Web qofka waa ladilaa waa na lajarjaraa video laga duubaa kadib video gaas dark Web lagu faafinaa lacag badan lagu helaa. Somaliyee wax barta
@nasroabdikadir33146 минут бұрын
Alla illhow adiga mahad leh oo ninkan dhagartiisi fashiliye koleey haduusan illhay ka hadashin gabdhii yareed ee mamo waris illhay haunaxristo dhamantood cidna wax kama ogateen ninkan dad badan wa ku sirmi lahayeen oo nin sida u qurxoon oo bulshadii ku dhex jira mxa laga fahmi karaa😧i beleive dad badan uu taba baray oo la shaqesanaye ayaa jiraan
She is doing shopping and helping him to hide and then he killed he . Maybe but Allah aya oog
@ruunmoh4 сағат бұрын
سفاح الجيزة so xasuustay wlhi
@yussefdirshe89534 сағат бұрын
maxaa ayada nin ajinabi ka ah u geeye Diin xumada naheeyso ayaa sabab u ah waxaas oo dhan
@ismailfami41684 сағат бұрын
Air bnb....?what was she doing there?? 🤔
@ZalebanAhmed-c1r5 сағат бұрын
Codku ma shaqaynayo wll lama Maqlayo meelaha qaar
@malakaaay31 минут бұрын
hashim is against humanity, and he is devil 😢😢😢Allah bless all officers working hard to bring justice for those whom lost their beloved ones . 🙏 . ❤ and ✌️ for all Kenyans 😢 ameen
@hawo542 сағат бұрын
Away dharkeeda
@Maka-k8l4 сағат бұрын
Iney akjigta maheeyn mujrumka
@AbdirahmanAbukar-f7s5 сағат бұрын
Asc
@AminaGAli4 сағат бұрын
Haashim waa dadqal wuxuu la mid yahay Nin cadaana oo magaciisu ahaa Jafry Damar (white American ahaa) wuxuu cuney 16 qof oo 15 madaw ahaayeen halna ahaa cadaan.
@nasra-y3f3 сағат бұрын
War kan caadi maahan subxaana laah
@isramaxamed496356 минут бұрын
waxa laga yabaa waacabud shaydaan way buuxan soomalida isjira 😢
@yasminali744 сағат бұрын
Subxanallah
@rayaanomar72263 сағат бұрын
Ninkan waxa laga yabaa inu ka kanacsado dadka jiirkoda, lakin arintan dad badan aya so gale doono oo qofkan galiges waxa ma suben gaaro marki warki jiraba cagaro uu iman.
@shukrimumin707426 минут бұрын
Subxaanallah waa dad cune juudaan ku dil Shaydaan fircoon ah
@Farhiya-yj4ir45 минут бұрын
War ninkan aniga wan ka shakiyey inuu dad cun yahay ayan filaya 😳
@Xilwa_Xaggi3 сағат бұрын
Najaynaa
@sahra62794 сағат бұрын
Anigoon Afrika joogin baa naxdin baqdin ku sugan
@OmarFarah-x4l4 сағат бұрын
Maxaa nairobi dalxiis u aadi maysid miyaa kkk
@dhashisheekhisaxaq95144 сағат бұрын
Meel kasa wa laysku cuna ee is ilaali😅
@ruunmoh4 сағат бұрын
Xataa america iyo yurub iyo carabta waa leeyihn ninkaan cml africa lee mahan😢
@mkch-f4y4 сағат бұрын
Warka sooda aduunba hadlaaye
@ibrahimabdimohamed16514 сағат бұрын
Gabadha waa loo diiday iyo mudadii gacantiisa ugu jirtay .... Bal is qabadsii hadalkaas.
@somalicookingculture40145 сағат бұрын
Subxanllaah Subxanllaah Subxanllaah 😢😢😢😢😢😢😢😢
@Qaraaxaysi25Сағат бұрын
Waa macquul inuu rakaato kuhaystay uu kufsaday oo video kaduubay madama uu ciil qabe ahaa oo gabadha heerku udiideen markuu soodoontay😢 waaba dhiigyacab hakusoo doonto oo cidla hakugu helo gabal gabal ayuu ujarjaray Allahu akbar waxaa khasab ah wlal in gabadhaas xog badan ayka haysay sidaas ayuuna udilay sababtoo ah gabadhu waxay herkoda katagtay kadib intii ladilay mama waris Allah unaxariste 24bisha sidookale 29 bisha supermarketka ayay uga adeegaysay sidokale numberkeda ayuu isticmalayay waxaa macqula inuu kuyidhi taksigayga ayaan kuqaaday niman xoog badan kadibna waxay dileen mamadi anigana wax shaqo kuma aanan lahayn oo waxan ahaa taksiile la shirqoolay ookali ah halkaasna gabadhu ayka aaminto waa hadaan uga cudur daarno inaysa waxba ogayn ama waxa macqula markay arimihiisii soobaxeen sidokalena inuu dilay xaaskisi soobaxday maadaama ay gabadhani jeclayd ninka inay shakiday kadibna uuyidhi iikaalay anaa kuusharixi supermarket iisoomar ama casho iikeen kadibna way jeclayd ee ay sidaas ku aamintay mar haday gacantiisa gashayna ayku adkaatay si ay mardanbe ugasoo baxdo😢😢 illaahay hakuu naxariisto abayo ehelkaagina samir iyo iman hakaasiyo gabdhoow is ilaaliya oo raga aad lashekeysanaysan iska hubiya oo checking badan mariya before marriage😭Allahu aclam
@warsamemohammed94224 сағат бұрын
Ilaahbaa ka shifey ninkan kurka halaga jaro. Ilaa iyo hadda 5 gabdhood bu diley.
@ugaskawadanka26233 сағат бұрын
Laba kiilo way ka muuqan lahaayeene wuxu dhurwaa armuu ahaa geed is mariyay
@mandeqomar77133 сағат бұрын
Adkatay 😮 wa qof dad cun ah keligina manoqon karo ninkaan dad kale ayaa Lasha qeysto wa silsilad taxana ah ,wey dhici kartaa in u yahay Oromo dad cun nimada kuso bartay Itopiya mise Hargeisa 😮
@ayanbadan88322 сағат бұрын
Allahayow unaxariiso Qabrigoodana uwaasiciyo Marti la jecelyahayna ka dhig Allahuma Amiiiiin 😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢😢
@nasroabdikadir33154 минут бұрын
Reerka gabdha dhalay oo gabadhooda oo maqan telephonkeeda ninka kaso hadlay an police ka inform gareynin ayan la yabanahy in ninka la radinaye wey ogayeen oo dilkii hooyada iyo gabdhheda aya ka horeeye
@saxaneali7891Сағат бұрын
So sad serial killer baa helay
@marianosman25155 сағат бұрын
Sow tay la socotay ee lawada sheegay
@warsamemohammed94224 сағат бұрын
Ma filayo inay ogeyd inuu dad cun yahay ninkan hala baaro inuu walna.inuu drug qadan jirey.
@abdigafaryusuf84173 сағат бұрын
Not human malaa waa Jin dad cun ah wax aan la rumaysan Karin unbelievable
@ugaskawadanka26233 сағат бұрын
Nimankaa ree jabuti iyo dirdhaba ee ciise hala waydiiyo inuu yahay waraabe geed is mariyay iyagaa hawlahaa khabiir ku ah.
@RewKey-p5p3 сағат бұрын
Xanuun buuqabaa waa dadka dilaagaa
@AnabSidi5 сағат бұрын
🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲🤲😭😭
@rodahassan9294 сағат бұрын
Horta ninkan in uu Somali yahay yaa huba somalidu wax ma hubsadaan
@abobasement3463 сағат бұрын
Kan muxuu ku hadlayah war nagah dah nijaskan hilbah watah
@QadarAbdiyussuf27 минут бұрын
Hilibka wu cunay wa eray aan dhagaha u ficnayn xaqiiqa wa mujrim lkn waxa inu death dilay waxa ja horaysa inaan naloba shegin inay gabadh maqan tahay ilahay umada haka qabto
@Nuurah9513 сағат бұрын
Walee waa yaab, nin aduunya joògow maxaa aragti kuu laaban, wax aanku hadlo ma aqaan.
@itzManha1253 сағат бұрын
Murimiinta mugooh ma ku yara dadkeena iska ilaasha ragaan dhiig cabyaasha ah dumar land 5 uu dileye xaaskiisa horo dilaye hadnah 3 hadnah 1
@Aminaseben-vu6jg3 сағат бұрын
😢😢😢😢😢😢😢
@hibaqahmed44052 сағат бұрын
Walee kan waa Jeffrey Dahmer ka soomaalida bisinka alla muxuu dad soo laayay intaan la ogayn baa ka badan bay ila tahay
@leilaabdi5442Сағат бұрын
ninkaan somali ma ahan dad cunka ah ninkaan DNA halaga qaado najaaska