Maansada Daba huwan (Abwaan Maxamed Ibraahim Warsame - Hadraawi)

  Рет қаралды 73,317

The Academy for Peace and Development

9 ай бұрын

Maansaddan abwaanku waxa uu kaga warramay nolosha iyo waayaha ku gaddaaman, gaar ahaan tii aynu hore ku noolayn iyo tan iminka siday isu-beddeshay

Пікірлер: 51
@user-zd9sw4xn6j
@user-zd9sw4xn6j 24 күн бұрын
Marka hore dad baad ahayd Dad dadaal leh baad ahayd Dad garasho leh baad ahayd Daymo saxan baad ahayd Afartaa ma duuduubine Dow cad ma mariyey Ma deel qaafine Ma solay docdiisa Dib hadaan kugu soo noqdo tixda Darajaad lahayd daab leh e Marse hadaa lagu duugoo Qabri lagugu diheeyey Daa imkaan baryaynaa Inuu durduradii janada Kugu deeqee Ducaysan xagayaga Rabi dowsan ku mari 🤲 Alle ha kuu naxariisto adeer 😢🤲
@Abdikahinshukri-gx2cb
@Abdikahinshukri-gx2cb 15 сағат бұрын
war waxaan sideed uso qortay jeebkaaga miyaad kala imaatay
@Abdikahinshukri-gx2cb
@Abdikahinshukri-gx2cb 15 сағат бұрын
loo
@aminaahmed5903
@aminaahmed5903 14 күн бұрын
Dadkii soomaaliyed ee sharafta lahaa wadaniga ahaa abwanka ahaa gabyaga ahaa mufakarka ahaa damiirka lahaa. Dabayaqadiisii ayuu ahaa hadrawi RABBIYOOW Awoodaada ugunaxariiso Aamiin yaa Rabbi.
@axmedmaxamed5798
@axmedmaxamed5798 13 күн бұрын
Aamiin yaa rabi
@ridwanbare
@ridwanbare 5 күн бұрын
Eebow kuu naxariiso Abwan hadraawi
@ahmedmohamud9095
@ahmedmohamud9095 Ай бұрын
Ilahay hanaxaristo dhaxalbuu katagay ❤❤❤
@user-ni6bl9oy7q
@user-ni6bl9oy7q 4 ай бұрын
Ilaahayow unaxariiso hadraawi
@ShamsanAliQalib
@ShamsanAliQalib 2 ай бұрын
Aamiin... yaa RABBI AL-CAALAMIINA; yaa ALLAAH
@user-yx5fz3fb3r
@user-yx5fz3fb3r Ай бұрын
Ilaahoow u naxariiso abwaan hadrawi iyo dhamaan inti dhimatayba musliminta ba guud ahaan ba
@Nuursaciid-qb4yy
@Nuursaciid-qb4yy Күн бұрын
Allaah haunaxariiste abwaan hadraawi. Meesha uuyiri: nabi ibraahiin-calayhi assalaam- ayaa allaah raadiyay, qisadaa kujirta suuratu ancaam. Macnaheeda halafahmo, nabi ibraahiim horay iyo dambayba mu,umin buu ahaa muwaxid, muslim, xaniif(xuma kafog) waliba nabi iyo rasuulba ah. marnaba iimaanka kama shakkin.
@abuhanaan9009
@abuhanaan9009 Сағат бұрын
Dee isba Ma odhan wuu Ka shakiyey
@salmantransit8568
@salmantransit8568 3 ай бұрын
Ilahay ha unaxariisto anoo yaaban ayaa weedhsame isoo dhaweeyay kadibna hadraawi siiraacay
@housseinyacin5603
@housseinyacin5603 23 күн бұрын
❤ machaallah84,c est moi Al hadji houssein Ahmed douale gouled barreh,paix a son âme en ce jour très chères au musulmans du monde (aeafar/ Al hadji abwan Mohamed Ibrahim warssame Amin ya allah janatoul fardoussa ya allah❤❤
@naimoahmedsulieman8054
@naimoahmedsulieman8054 18 күн бұрын
Alle naxariista janno haka waraabiyo, qabrigana haw wasiciyo
@axmedmaxamed5798
@axmedmaxamed5798 13 күн бұрын
Ilaahow u naxariiso abwaankeni
@jamiilacilmi77
@jamiilacilmi77 5 ай бұрын
Allha unaxariisto abwaan hadraawi Wuxuu ahaa nin xikamad badan
@husseinhared
@husseinhared Ай бұрын
Man sha aĺhal caqil darajo dadmino alla ku siye xigmad caqli alla kusiiye alla ka dhigey xikmad ka dhigay haatuf waxa ebbe caqil somali ebbe siyay xigmad allaw qabrigaga nuur salax rabiyiyow qal bigaga nuur nuri allow waxad ahed xigmad qof alla siyay xigmad allow ku naxariiso amiinamiin❤❤❤❤❤❤❤❤
@YuusufCalicismaan
@YuusufCalicismaan Ай бұрын
Qaqqaqqaqqqqqqqqqqqqqq
@MohamedHassanqolombi
@MohamedHassanqolombi 23 күн бұрын
Illahay.qabriga.ha.gu.nouro.amin
@Faaqiddari
@Faaqiddari 4 ай бұрын
Alaha unaxariisto abwaan maxamad ibraahin warsame hadraawi
@maxamed8867
@maxamed8867 26 күн бұрын
Ilaahay ha kuu naxariisto
@housseinyacin5603
@housseinyacin5603 Ай бұрын
❤machaallah84,c est houssein doux,paix a son âme Al hadji hasraoui Amin ya allah❤
@Faaqiddari
@Faaqiddari 4 ай бұрын
Aamiin alaha unaxariisto
@user-qq1xd2gd5s
@user-qq1xd2gd5s 9 күн бұрын
Allaah u naxariisto kitaabkiisa midagta Allaah ka siiyo janatul fardowso allaah ka waraabsho qoyski iyo qaraabadii ow ka geeryodayne samir iyo iimaan allaah ka siiyo Ileeyn lama meeriyee hadii malagaadi kalay musbaax aan damin qabriga ku mudo midigtana kitaab maxamed keenii naflaha midkiisii ugu mudnaay Scw mariinkiisii maroo ilaah mici kaaga yeel oo malaaig sideedi noqo
@user-xp2yx5hr1s
@user-xp2yx5hr1s 8 күн бұрын
2024😂
@Abdifatah-co9up
@Abdifatah-co9up 8 ай бұрын
Allah ha unaxariisto Xaqiiq
@liyopaypoon6281
@liyopaypoon6281 2 ай бұрын
Ilaahay ha unaxariiisto
@AbdullahiAhmed-ct9lk
@AbdullahiAhmed-ct9lk 8 ай бұрын
Ilaahay ha naxariisto aamin
@AhmedMohamed-he1dl
@AhmedMohamed-he1dl 3 ай бұрын
Alle yarxam
@ahmedmohamud9095
@ahmedmohamud9095 Ай бұрын
Masham Allah was waano wax wayn kahadlaysa
@user-mc6ow3ge8s
@user-mc6ow3ge8s Ай бұрын
Ilaahow kuu naxariiso
@user-dh7nk6ee8h
@user-dh7nk6ee8h 25 күн бұрын
Xamasada ninka kiciso garab la an mahi abo la an nah mahi tagero wadan wataas quraysh iyo yahuud isdhashay ya helo Walahi wa macaan aqoon aqli Somali udaa
@sayidcali2970
@sayidcali2970 Ай бұрын
Allah ha ha naxariisto abwaan hadraawi idinku na mahadsanidiin lkn heesta jabaqdeeda nagadaaya fadlan
@jonidiasamidze8454
@jonidiasamidze8454 9 күн бұрын
Tugada yurub iyo madaxda yurub kla saar
@mustafeedejalaf3670
@mustafeedejalaf3670 5 ай бұрын
Ilaahayow u naxariiso
@Faaqiddari
@Faaqiddari 4 ай бұрын
Maya maya
@user-dh7nk6ee8h
@user-dh7nk6ee8h 25 күн бұрын
Jirista luuqada aya haysan nin maqan malahan Sheikh ya maidinka ficne wa wax laga shaqeyo 😊
@HassanMrMugabe-nm1sr
@HassanMrMugabe-nm1sr 8 ай бұрын
Alle ha ku naxariisto waa runta nin ka magaciisa Charles Darwin dadka ku sheegay danyeer baa dhalay jamacada lugu dhiga yurub
@user-dh7nk6ee8h
@user-dh7nk6ee8h 25 күн бұрын
Abwaan
@user-dh7nk6ee8h
@user-dh7nk6ee8h 25 күн бұрын
Wan furtay qasnadahoda iyo quluubta al nas Somali Abdullahi ina Issa qabo
@ABSHIROCabdule-nk6uf
@ABSHIROCabdule-nk6uf 6 ай бұрын
Masha allaah❤❤❤❤ Alaah unaxriisto abwaan hadraawi❤❤❤
@user-bw4wz8me9g
@user-bw4wz8me9g 8 ай бұрын
Cabdi kamiil
@Faaqiddari
@Faaqiddari 4 ай бұрын
Waxaan maalin iri xoog baan leeyahay sadaqo iguma baxdo waa run ale baa haya wax ideeqa
@user-dh7nk6ee8h
@user-dh7nk6ee8h 25 күн бұрын
Wardadka halai isiyo lacagta wa cilmi yahanine idhisa wadanka boqortoyo waidin dagalamnaye siwalba xanaqena wanagsi ba kawadnaye
@user-dh7nk6ee8h
@user-dh7nk6ee8h 25 күн бұрын
Waka dhuxaya soo tuur
@user-dh7nk6ee8h
@user-dh7nk6ee8h 25 күн бұрын
Odayga guri halo dhiso ilmohada nh hala idhaqaleyo
@user-dh7nk6ee8h
@user-dh7nk6ee8h 25 күн бұрын
Saar😂 mi Sir ruxaanta Ruuxda kaliya taqan uqari mise Iraq
@markcaa2942
@markcaa2942 3 ай бұрын
Waxgarad kana waxay odhanayaan DOQON YOHOW DIB HAWCELIN Dadka soobaraarugay😂😂😂
@amalianasrani894
@amalianasrani894 2 ай бұрын
Saxiibow soo adigii dawladii somaalieed afka ku dumisay Dowladii somaaliyeed ayaad qaawisay hadana dadkale dowladoodii iyo dhaqamadoodii ayaad usoo dhigatay. Saxiibow waad soo taabatay darbigii cadaa
@jaamacfaarax2375
@jaamacfaarax2375 Ай бұрын
Malaxda ilaahay ha kaa keeno.
孩子多的烦恼?#火影忍者 #家庭 #佐助
00:31
火影忍者一家
Рет қаралды 47 МЛН
ИРИНА КАЙРАТОВНА - АЙДАХАР (БЕКА) [MV]
02:51
ГОСТ ENTERTAINMENT
Рет қаралды 13 МЛН
БОЛЬШОЙ ПЕТУШОК #shorts
00:21
Паша Осадчий
Рет қаралды 9 МЛН