Abaayo waxaa la dhahaa sporthalle xaafad wallbo ku taala
@fatmaaffow25243 ай бұрын
Waxbadan Ayan oyaa
@nagad-t8o3 ай бұрын
Adunyo waydhamanaysa oyinta badan kumaficna marka murugoto xasuusa geerida iyo ln laguwarayn adun marka akhiriradada kudadaal ha oyin iskuday inad farxad kunolato wllo qali
@nasriinofficial3 ай бұрын
in laysku celiyo in la nafisa ka fiican
@nagad-t8o3 ай бұрын
@@nasriinofficial ha lakim marwalba oyinta wajigaga badalaya wllo qali aniga adan kudidaya hoyo 3awlada kaliged korinaysa tahay marka ogow rabi aya kulajira qali walashay tahay aniga kulamid ahay wan oyi jiray waxan hada ogaday in kaligay god galayo malmaha ilahay farxad kuqado noloshada
@ayaangeedi-n1t3 ай бұрын
Wax si hadaa arka oo calool xuma hure iga qabaneee
@umusafabeuty83583 ай бұрын
Had akadib hadaysan naqaban xataa wa iska ken keneyna oyinta😅
@nasriinofficial3 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂😂
@Naimaelmi79773 ай бұрын
Malintii dheh imasa osaa waaba xogeena oyinta wllh
@qaaliyusra75412 ай бұрын
Abaayo hatusin caruurta oohintaada waayo wey niyad jabayaan mana kudreensiinayaan hadhow markay xoogaa soo weynaa daan waxbarashadaa kaxumaanaysa inay kugu ad adkaadaana khatar ayaad ugu jirtaa illaahay talo saaro
@mahdianuura12263 ай бұрын
very armaajo😂😂
@QoflaTravel3 ай бұрын
Asc. Abaayo waa ku slmy adi iyo ilmahaan haberyarta iyo eedada u ahey. Maansha Allah hooyo wngsan ayaa tahay. Aniga aad iyo aad ayaan u ooyaa mar marka qaar kkkk.
@Qalbidhaya123 ай бұрын
Nasriney wali kuma hayo iso qabo wll waynagi balansanyne
@nasriinofficial3 ай бұрын
Abaayo isoo qabo waku iloobay waxa kugu qornaa 🫣
@Qalbidhaya123 ай бұрын
@@nasriinofficialqalbi snapka eeg farintayda😊
@Qalbidhaya123 ай бұрын
@@nasriinofficialwn kula so hadlay wllo eeg farintyda