Taariikhda Cusmaaniyiinta

  Рет қаралды 43,699

Hamada Ibrahim

Hamada Ibrahim

Күн бұрын

Asc daawadaheyga sharafta leh.
Ku soo dhawow channelka wll 🙏🏽♥️
Subscribe. Like. Share. ♥️
Macluumad ⬇️
en.m.wikipedia...
www.britannica...
military.wikia...)
www.britannica...
www.encycloped...
www.history.co...
www.history.co...
www.discoverma...
www.silk-road.c...
www.britannica...
www.ducksters....
api.nationalge...
Social media ⤵️
/ mieraaj.hamada
...
/ mieraaj
vm.tiktok.com/...
📧
mieraajhamada96@gmail.com

Пікірлер: 329
@bahalkumar7909
@bahalkumar7909 3 жыл бұрын
ASC channel kaliya e wx laga fa'ido ino yahy hada igu raacsanthy ❤🙏🏻
@MohametH-p3l
@MohametH-p3l 3 жыл бұрын
Hamada nin talanti leh aqoona u dhertay hore usoco
@sakariyexuseen8593
@sakariyexuseen8593 3 жыл бұрын
Kuma aan dhgaysteen hdaadan Ahayn qof wax akhriye waxna baadha zxp guulayso
@AbdirashidSidcali
@AbdirashidSidcali Жыл бұрын
Mashaalah
@MTrades_edu
@MTrades_edu 3 жыл бұрын
Oodheere ALLAHA ku sharfee taariiikha TATARKA inoo soo diyaari.
@Kinhtete
@Kinhtete Жыл бұрын
abdulmejid III waanigan the third
@suhayb_saanjo
@suhayb_saanjo 3 жыл бұрын
Waxn Soo qoraba wan kasi wayay Balse Aw dherow Intas haku joojin Wan Hubaa inad meel gadhi donto
@axmedcumar8907
@axmedcumar8907 3 жыл бұрын
Suldaanki ugu dambeeyay ee cusmaaniyiinta suldaan c/xamiid || kaligii baa u baahan in laga hadlo xamaadow 33 sano ayuu yuhuuda iyo europe oo isbahaystay kahor taagna falastiin
@hamadaibrahim7424
@hamadaibrahim7424 3 жыл бұрын
Sax wll. Lkn waa taariikh aad u dheer. Inta. Kaliya aa ka soo qabtay
@khalidhassan6
@khalidhassan6 3 жыл бұрын
M.a sxp, lkn cashar ahaan ayaan ku qadanay dowlada cusmaaniyiinta , waxa uu ku juraa manhajka dowlada soomaaliya__dugsiga sare fasalka 4aad waan ku mahad san tahay
@Yahyebashir2012
@Yahyebashir2012 3 жыл бұрын
M.a ustaad keep going Cabaasiyiinta soo raaci like haaruun A rashiid
@activepubg6196
@activepubg6196 3 жыл бұрын
dawadashada ka hor aanba ka helay video
@fatimashiineshiine6342
@fatimashiineshiine6342 3 жыл бұрын
Masha allaha guulàd ku faraxdid allaha ku gaarsiiyo🤲🤲🤲❣
@wiilkapubg6356
@wiilkapubg6356 3 жыл бұрын
ow dheere wax baan kaa faaiday lkn kuwii aan aqaanay baa iga kala firdhisay eber! doqoni kuma salaanto.
@usamayj6524
@usamayj6524 3 жыл бұрын
Aw dheerow dhibka nga daa ee video noo soo badi
@munirakhalil5379
@munirakhalil5379 3 жыл бұрын
Somali Mohamad isoduceya wa xanusnhy 🙏 Awdhere waku salame adigana❤
@maaweladacaruurtacaruurfar5442
@maaweladacaruurtacaruurfar5442 3 жыл бұрын
Ilah haku cafiyo
@jaallemoha9724
@jaallemoha9724 3 жыл бұрын
Ilaahey haku caafiyo abaayo macaanto
@hamadaibrahim7424
@hamadaibrahim7424 3 жыл бұрын
Balaayo soo socoto allaha kaaga xijaabo
@luulmuuse7065
@luulmuuse7065 3 жыл бұрын
Wan sugaaye wlhi Owdheere Doqoni kuma salamto
@smile-fv2pe
@smile-fv2pe 3 жыл бұрын
Awdheere Tarikhda somaliya dadka bar TARIIKHDII ADAL
@mahamedabdul1
@mahamedabdul1 3 жыл бұрын
Owdhere funny 😂🤣
@Yasiinamoore
@Yasiinamoore 3 жыл бұрын
1 Dislike MaJiro wlhi masha allah keep going
@kingrk9663
@kingrk9663 3 жыл бұрын
Oodhere balan aataqaana 🤴🏿🤴🏿 wkuzugayy masuul 👤👤
@muraad4k322
@muraad4k322 3 жыл бұрын
Alle maxaa F4 kuso qaatay waliba chapter one maadada history
@محمدالامين-ح5ت6د
@محمدالامين-ح5ت6د 3 жыл бұрын
Taarikhda islaamka nosobadi جزاك الله خيرا ❤❤🔥
@muhanadckariin9042
@muhanadckariin9042 3 жыл бұрын
Sxbk sharaftaleh no sojeedi salaxudin pls
@Garasho
@Garasho 3 жыл бұрын
haheey more
@hamadaibrahim7424
@hamadaibrahim7424 3 жыл бұрын
♥️👊🏾😄
@mohamedallynor7787
@mohamedallynor7787 3 жыл бұрын
Saxib macaan tariiiqda tataarka noso gudbi hadey macquul tahy
@kim_alishaaxmad1669
@kim_alishaaxmad1669 Жыл бұрын
Umaweyintiina plz kasoo hadal oo dheerw
@mohamedabdalla7811
@mohamedabdalla7811 3 жыл бұрын
AW DHEEROW WAAN KU WATAA
@kim_alishaaxmad1669
@kim_alishaaxmad1669 Жыл бұрын
Cusmaanyinta waaba fahany lkn cabaasiyinta iyo umaweyintiina naka soo gar bixi oo dheer
@mrabdu1805
@mrabdu1805 3 жыл бұрын
Supreme
@yonisxasan5636
@yonisxasan5636 3 жыл бұрын
First one pro
@abdijibarAj
@abdijibarAj Жыл бұрын
Ow dheere welcome back soo sameey sidaan waa boring waan caajisnay wax macno leh aan daawano waa weynay firfircoonidaada ayaan u xiisnay aida aan caajiska lahayn ee aad muuqalada inoogu soo gudbin jirtay
@abdirisaqadam5990
@abdirisaqadam5990 3 жыл бұрын
Ustaad owdheere taariikhda tataarka inaa video kasoo diyaarisid ban rajeenayaaa
@ayuubyaxye4258
@ayuubyaxye4258 3 жыл бұрын
Niyoow adiga ma istaagi kartid miyaa😅😅😅😅😅
@cabdulahiibrahim8835
@cabdulahiibrahim8835 3 жыл бұрын
wll cismanuyiinta goorme Egypt lawereegeen
@qoraneofficial3613
@qoraneofficial3613 3 жыл бұрын
somaliyane tariikh ayey leedahy weyna soo noqoni I.a
@shaahidabdull4071
@shaahidabdull4071 3 жыл бұрын
Iga babi.......😁😁 nin aan kadaalin baa thy Legend
@indhacel3398
@indhacel3398 3 жыл бұрын
ASC Oodheere LOVE ii saar ✌
@maxamedchannel7090
@maxamedchannel7090 3 жыл бұрын
I am ready
@somaliofficial6386
@somaliofficial6386 3 жыл бұрын
soo jeediyadaheena sharafta leh wanku wataa
@nuradinyuzuf1158
@nuradinyuzuf1158 3 жыл бұрын
Hamaada waxay vedio wadax ku bilowday calamadi mazonia
@drhassan2369
@drhassan2369 3 жыл бұрын
hamaada waxaa hubaa inaa malin un kula kilmi doono marka ay riyadeyda ii rumoodo wakula kulma anoo heer gaaray ku imaaaha🥰😇alle dartiis ku jeclhy
@fatimashiineshiine6342
@fatimashiineshiine6342 3 жыл бұрын
Me too anan hormarkaas leee incha allah🤲🤲🌺
@hamadaibrahim7424
@hamadaibrahim7424 3 жыл бұрын
Soo dhaween sharfan aa igu leedahay masuul ♥️
@yaasmiincabdullahi3724
@yaasmiincabdullahi3724 3 жыл бұрын
Hamada muqalada cml nosoobadi wall tariiqda mahadsanid
@Abdinajib11
@Abdinajib11 3 жыл бұрын
buuga taariiqda f4 ayaan kuqaatay walaahi
@mowlisyusufmatan
@mowlisyusufmatan 3 жыл бұрын
Sida ad wax u sharxeyso qof ay wax badan u bilabanyihin un ba fahmi kara 😆
@XasanMarko-rr3lr
@XasanMarko-rr3lr Жыл бұрын
Sxp taariikhda khalid bin walid soo daa
@zeinfuadchannel8664
@zeinfuadchannel8664 3 жыл бұрын
SAAN BA ISKULKA UKU QAATAY TARIIQDA CUSMANIYIINTA WLHI WA QATAR WAAN KA HELAY
@mahamedcumar4744
@mahamedcumar4744 3 жыл бұрын
Subscribe keyga lacag ku rabaa Hamada hadii kle xafadada kugu imanaa
@hamadaibrahim7424
@hamadaibrahim7424 3 жыл бұрын
Soo dhawoow 🤣🙌🏾
@hajimohamed431
@hajimohamed431 3 жыл бұрын
Tariikhda noo soo badi tasaan ku haysanaaye
@abdirahmaan1233
@abdirahmaan1233 3 жыл бұрын
Hamada sxb aad ayaad umahadsantahay kun iyo kowjeer waayo marwaliba waxaad kasoo hadashaa cashirada aan iskuulka kuqaadano maadada taariikhda fasalka f4 thanks pro🤩😍🥰🥰🥰
@aarmanlyrics1186
@aarmanlyrics1186 3 жыл бұрын
THAT DID YOU MIN THE CONQUEROR
@jaallemoha9724
@jaallemoha9724 3 жыл бұрын
Sxb walhi barnamijta taariikhaha aad Ka sameyso aad iyo aad ayaad ugu fiican tahay ee inoo soo badi barnamijta noocan ah
@pleasecallmelastking6008
@pleasecallmelastking6008 3 жыл бұрын
Qof hadal kuwalanayo makula ekahay.
@emranaliabadalla408
@emranaliabadalla408 3 жыл бұрын
Nin lawaayy 😅😅😅😅 ow dheere
@c58pro50
@c58pro50 3 жыл бұрын
Oowdheere inkastoo kasoo daahay muuqaalka hadana codsi wataa muqaalka kan xiga waxaa noosoo diyaarisaa taarikhda andulus iyo halkeey kudambeeysay
@mustafcabdirahmaan1357
@mustafcabdirahmaan1357 3 жыл бұрын
OO dheeroo dan aa kaa leeyahay intaa lagaa helaaa
@ismailyoung1639
@ismailyoung1639 3 жыл бұрын
First One baan noqday❤️ Aawdheere👌
@BAASHEBULZHAWI
@BAASHEBULZHAWI 3 жыл бұрын
Muuqalkan waa loo baahanyahay
@warbaahintadhacdo7560
@warbaahintadhacdo7560 Жыл бұрын
4:05 Webiga Danube oo dhabarka dambe ka mara Magaalada Bakhmut maanta waa furin dagaal, oo Ruushka ayaa kula dagaalamaya Militariga Ukraine.
@najiibhappy6130
@najiibhappy6130 3 жыл бұрын
Sxb qofka seddexaad
@kingapdala
@kingapdala 3 жыл бұрын
Jankis Khan ka soo hadal
@King_bulshaawi_21
@King_bulshaawi_21 3 жыл бұрын
M.A ayeeyo koris
@salaharmy1149
@salaharmy1149 3 жыл бұрын
Aw dhere Anna ka dher max kled,hy
@dhoolxashi5447
@dhoolxashi5447 3 жыл бұрын
@somalifx100
@somalifx100 3 жыл бұрын
😂
@Aishabella-xs4pt
@Aishabella-xs4pt 3 жыл бұрын
بايزيد الاول " بالصاعقة" owdheere 8 mint wax aan sanad soo qadaneyne
@allinho3414
@allinho3414 3 жыл бұрын
First ✌😁👊
@delcash
@delcash 3 жыл бұрын
Good
@sadiaabdi8574
@sadiaabdi8574 3 жыл бұрын
Wn ku xiiisnay awdheere ♥️
@amranabdullahi1898
@amranabdullahi1898 3 жыл бұрын
Waxaa sugnaaba waa tariikh da Somalia ❤️🇸🇴
@Mr.B......
@Mr.B...... 3 жыл бұрын
War maanta shaahii noomaad shubin awdheere
@hamadaibrahim7424
@hamadaibrahim7424 3 жыл бұрын
Muuqaalka soo socdo
@Mr.B......
@Mr.B...... 3 жыл бұрын
Iinsha allah
@PlzSubscribe_Like
@PlzSubscribe_Like 3 жыл бұрын
*"Qofkasta oo taariikh leh waa inuu soo noqdaa"* Othman Empire LIke
@nimcushyusuf5760
@nimcushyusuf5760 3 жыл бұрын
Kly adi koronto makugu dhagan se cml😂😂
@hamadaibrahim7424
@hamadaibrahim7424 3 жыл бұрын
Haa 🤣🤣🤣
@abdilahiyusuf5779
@abdilahiyusuf5779 3 жыл бұрын
Xog Badan Baan Kaa Faaiday lkn Qorigaa Kaa Danbeya Maad ii sheegtid Ma Cithmaniyinti Ayuu Kaso Hadhay
@x.qirink120
@x.qirink120 3 жыл бұрын
افضل افضل افضل حكام كانوا الدولة العثمانية 🤍
@Ahmed_somali_6
@Ahmed_somali_6 3 жыл бұрын
Waxan soo xasuustey mclinkeygii ustaad jeylaani alle ha barakeeyee. Waxaan ku so qaatey form four.
@abdulaahiahmedaddow6855
@abdulaahiahmedaddow6855 3 жыл бұрын
Xmad waxa ubahanahy muqlki area 51 Waan waye maxaa kuqoran plz iso jwb ✍am linki rply igu sogal🙈
@abdulaahiahmedaddow6855
@abdulaahiahmedaddow6855 3 жыл бұрын
Maxa ku qoran videoga xmda
@faizaali59
@faizaali59 3 жыл бұрын
👍👍👍👍👍👍
@realhabboon
@realhabboon 3 жыл бұрын
Mahadsanid saaxiib
@iamdarboweyne8926
@iamdarboweyne8926 3 жыл бұрын
Brother hamada waa ka xumahay malmahaan kuma soo raadinin. Sorry brother
@hamadaibrahim7424
@hamadaibrahim7424 3 жыл бұрын
Big boss. Iga raali noqo. Aniga cita waa mashquulay.
@cabdiwali8205
@cabdiwali8205 3 жыл бұрын
Korban iskala socona owdheerow si fcna waad iga washe😂🤣😂😂
@luulaastv2836
@luulaastv2836 3 жыл бұрын
MASHA ALAAH WIKL SOMALIYEED OO CAQLI IYO AQOONBA KU DHEHANTAY.............WAXAAN KAA SUGNAABA WAA INAAN KAA MAQALO GEESIYAAL MUSLIMIINA OO QARNIYO KAHOR GAALADA ILAAHAY DIIDAY DHEGTA DHIIGA UDARAY...DAR ILAAHAY BAAN KUU JECELAHAY NOO SOO GUDBI GEESIYAASHI MUSLIMIINTA AHAA EE KUFAARTA XAARKA KU CELIYAY
@libanabdi7945
@libanabdi7945 3 жыл бұрын
5:20🤣🤣🤣
@abdalla7253
@abdalla7253 3 жыл бұрын
Sxb silk-road ma suuqa madoow ee ONLINE-ka ahaa baa mise waa mid kale.
@hamadaibrahim7424
@hamadaibrahim7424 3 жыл бұрын
Waa mid kale
@maxamedsaalax5121
@maxamedsaalax5121 3 жыл бұрын
Mr hamada intogaaga waa iiga gadan yhy wllka
@najaxsomaali8885
@najaxsomaali8885 3 жыл бұрын
Walaalow hadalkaada dhan waa boobsiis waaye xogaa noo daji
@hamadaibrahim7424
@hamadaibrahim7424 3 жыл бұрын
Haye wll
@najiibmaajid4047
@najiibmaajid4047 3 жыл бұрын
Hadaan Aw dheerow Wx Kuu shego ima Aaminaysid Balse Wlhi Aniga Io Wlky Ayan Hal Mar wxn AraG Nay Natification Kaa socda Adiga anagoo qosleyna ayaana SooGalnay🤣 Blse Wxn Kuu Nahy Tagere
@hamadaibrahim7424
@hamadaibrahim7424 3 жыл бұрын
Mahadsanid boqorow ♥️😄
@najiibmaajid4047
@najiibmaajid4047 3 жыл бұрын
Sideen KuLa Soo Xiriira Bro Wxn Ahy Arts Stream 👍
@qadrahhh7637
@qadrahhh7637 3 жыл бұрын
Asc saaxiib horumar wacan pinned ii saar
@eriknaaja
@eriknaaja 3 жыл бұрын
Hamada Pro MuuQaaladada MaluGu DaaLayo WaLee In LaGu TaaGeerano Waa Istaahishaa Horay Usoco👑
@mariarabla5197
@mariarabla5197 3 жыл бұрын
Mudooyin badan ayan baranayay walina kama helin fahanka aan caawa kahelay awdheere wadmahadsantahay
@hamadaibrahim7424
@hamadaibrahim7424 3 жыл бұрын
🙌🏾♥️😄
@abdiqani3260
@abdiqani3260 3 жыл бұрын
Xamaada aw dheere wax badan ayaaan kaa sugaaayay barmaaamijkan
@farhiyaali5043
@farhiyaali5043 3 жыл бұрын
Cashir 3 sano an qadanaayay ayo 9 daqiiqo ku dhameyay you’re legend 👏🏻👏🏻👏🏻 well done
@entertaimentshow9320
@entertaimentshow9320 3 жыл бұрын
awdhere tariikh anakaba waan lee nahay ee noga shekey
@hamadaibrahim7424
@hamadaibrahim7424 3 жыл бұрын
Waa igu ogatahy
@abdullahiisak10
@abdullahiisak10 3 жыл бұрын
Ar oow dhere san kugu xisnay lee
@hamadaibrahim7424
@hamadaibrahim7424 3 жыл бұрын
Qamiis kastw igu xisaabtan 🙌🏾
@sagalhassan4313
@sagalhassan4313 3 жыл бұрын
Film ahaan ayaan ku daawaday Osman
@abdirizakmohamed8346
@abdirizakmohamed8346 3 жыл бұрын
Wa alleykum salam w w
@shiremuka3293
@shiremuka3293 3 жыл бұрын
Markahore mahadsanid . Wxaa badanaa jiilka hader jooga loogu sheekeeyaa ama labaraa xadaradiihii kaladuwanaa ee reer galbeedka . Moduucan wxuu ahaa mowduu aan aad ugu riyaaqay wxaana rajaynayaa Kan iyo kuwo kahadlaayo xadaaradihii islaanka ee kaladuwanaa inaad kasoohadlidoonto .mahadsanid
@hamadaibrahim7424
@hamadaibrahim7424 3 жыл бұрын
InshaAllah wll qali
@abdillahiabdirahman5837
@abdillahiabdirahman5837 3 жыл бұрын
Asc carona mowduuc kasosamee
@hamadaibrahim7424
@hamadaibrahim7424 3 жыл бұрын
Waa ka soo sameeyay
@jibriilak7169
@jibriilak7169 3 жыл бұрын
Genghis khan Mowduc ku sabsan ino so gudbi Macalimu ama oowdheere 🙏🙏🙋‍♂️
@Inspire3hub
@Inspire3hub 3 жыл бұрын
Haha saxp cod qatar ayaat leedahay gadaala ka gartee
@hamadaibrahim7424
@hamadaibrahim7424 3 жыл бұрын
🤣🤣🤣
Language Review: Arabic
21:44
Language Simp
Рет қаралды 278 М.
Maasuuniyada ( goormeeh/sababta/ulajeedada )
15:24
Hamada Ibrahim
Рет қаралды 67 М.
Every parent is like this ❤️💚💚💜💙
00:10
Like Asiya
Рет қаралды 16 МЛН
Brawl Stars Edit😈📕
00:15
Kan Andrey
Рет қаралды 58 МЛН
🍉😋 #shorts
00:24
Денис Кукояка
Рет қаралды 3,5 МЛН
DAGAALKI 1AAD EE ADUUNKA
14:52
Hamada Ibrahim
Рет қаралды 76 М.
Sababta ee Somalia 🇸🇴 dowlad ugu dhalan la’adahay
9:16
Hamada Ibrahim
Рет қаралды 53 М.
Kacaanka Dowlada ( 1/2 )
11:26
Hamada Ibrahim
Рет қаралды 31 М.
Russia & Ukraine
12:02
Hamada Ibrahim
Рет қаралды 26 М.
Caadada Haweenka iyo Fahamka Ragga.
12:43
Hamada Ibrahim
Рет қаралды 38 М.
Maraykanka Wuxuu Jizyo Siin Jiray Dowladii Cuthmaaniyiinta |
15:44
Every parent is like this ❤️💚💚💜💙
00:10
Like Asiya
Рет қаралды 16 МЛН