"Maayir Mooge Hargeysa Intiisa Ha Maamulo Anna Inteyda Anaa Maayir U Sameynaya, Qolodii Xalay.......

  Рет қаралды 12,299

SAHAN TV

SAHAN TV

Күн бұрын

"Maayir Mooge Hargeysa Intiisa Ha Maamulo Anna Inteyda Anaa Maayir U Sameynaya, Qolodii Xalay Hadashayna Ma Matalaan Habarjeclo" Boqor Badmadow

Пікірлер: 145
@NasirOsman-y9e
@NasirOsman-y9e 6 сағат бұрын
Markuu Mayer Soltelco dhisayay Biixi yaa ku haystay oo lahaa maxaad u dhisaysaa MUUSE
@YasiinDheere
@YasiinDheere 4 сағат бұрын
Mahadsanid intan idhan laha ayad tidhi
@Ifraax-h5l
@Ifraax-h5l 4 сағат бұрын
HAA. NACDALYAHAY. YAA. DORTAY. MARKUU. ISKA. OOHINAYAY. ADEER. ANAGAA. DOORANAY. LAAKIIN. XAARAAN. BAYKATAHAY. MARDANBE
@abdilahiyusufyusuf3395
@abdilahiyusufyusuf3395 3 сағат бұрын
​@@Ifraax-h5lhadaad doodattay miyaanu ahayn nin inaadeerka ah mise cadow ayaad u taqanna? Annagu reer kulmiye hadddanu nahay mooge wuu na mataala
@abdirahman-b9l
@abdirahman-b9l 2 сағат бұрын
Waar taas isma waydiiyaa. Dadkaniye Yaanay nadam baajine waa dad badheedhsane
@MohamedDuale-l3u
@MohamedDuale-l3u 3 сағат бұрын
Sildan bad madow sax bad tahay... Ku soco. No maaha gudi kuwaasi...
@Janno190
@Janno190 2 сағат бұрын
Absolutely ictisaam ayay ahaayeen lacagtii Gadar to Somalia too jabuuti ayaa ku socita ma metelaan habarjeclo
@AdenDahir-h2k
@AdenDahir-h2k 6 сағат бұрын
He doesn't know which direction the sun rises..
@salebanfarah2497
@salebanfarah2497 6 сағат бұрын
Maayar mooge na waxba ha odhan waa nin xor ah oo soo saaraya madaxwaynaha umadu doonayso
@ApdiraxmaanIpnucabdiraxmaan
@ApdiraxmaanIpnucabdiraxmaan 4 сағат бұрын
Qabyaaladdu hawaarto guul kulmiye insha allaah markastaba 😂😂
@Ifraax-h5l
@Ifraax-h5l 4 сағат бұрын
Guul. Kulmiye. Faqash. Dhukur. Iyo. Suulcawro. Hadhacaan
@ASMAAHMED-sh9ho
@ASMAAHMED-sh9ho 5 сағат бұрын
Kulmiye dhulbahante baad shabaab ku sheegaysa maantana buur madaw ku tidhi waa ictisaam. Kulmiye wuu barooranaya samir iyo imaan qaata .
@user-sr86ui3xsuexi
@user-sr86ui3xsuexi 5 сағат бұрын
Dhulbahante Iyo Habar awal waa is barteen... Codka HARTI waa CIRO ❤
@hassanwarsama338
@hassanwarsama338 5 сағат бұрын
@@user-sr86ui3xsuexi laascaanood sanduuq lama dhigayo
@Ifraax-h5l
@Ifraax-h5l 4 сағат бұрын
DHULBAHANTE. WUU. KUEASAA. LAAKIIN. ANAGA. MAYA. DHILO
@ASMAAHMED-sh9ho
@ASMAAHMED-sh9ho 5 сағат бұрын
Habarjelo mar bay hadsha mar labaad ma hadsho muuse soomaaliland baa nacday .
@ApdiraxmaanIpnucabdiraxmaan
@ApdiraxmaanIpnucabdiraxmaan 4 сағат бұрын
Yanacaydee ader anigoo nin ordaya arka ninhurda kudoorsanmaayo yusra hartay 😂😂😂
@Halgame334
@Halgame334 2 сағат бұрын
BADMADAW SULDANKA GUUUD EE SUBEER AWAL
@FarahAbdiali-t9y
@FarahAbdiali-t9y 3 сағат бұрын
Walaahi isaga oo dibjira oo waalan oo shaxaad miidhan ayaan garanayaa goor loogu yeedhay boqor garan maayo
@cabdilaahimcawad
@cabdilaahimcawad 3 сағат бұрын
Dadka xaqdarada wadaa waxba ma arkaan aan ka ahayn waxay iyagu wataan, illaahayba sheegay inay xaqa caamo ka yihiin,
@najahdarajo4689
@najahdarajo4689 20 минут бұрын
Kulmiye Guul iyo gobanimo From SSB
@suhaybsaleban5120
@suhaybsaleban5120 5 сағат бұрын
Bacaac anaga oo habar awal ah baa ku leh ina mooge waxba kama qaadi kartid 😂
@user-horo
@user-horo 2 сағат бұрын
H/awal qaybta huubo ayaad tahay?
@NasirOsman-y9e
@NasirOsman-y9e 6 сағат бұрын
Hodho Hodho Heego
@ahashi7828
@ahashi7828 5 сағат бұрын
Maayairku ma Awal buu Kulmiye ahaa? Muuse biixi QUDHMIYE ee yaa qasab ku noqon kara QUDHMIYE?
@Yosef-ev6wl
@Yosef-ev6wl 3 сағат бұрын
anaku somaliweyn ayaanu nahe qudhmiyahad sheegayso hooyada u sheeg
@ahashi7828
@ahashi7828 3 сағат бұрын
@@Yosef-ev6wl Illaahay ha u naxariisto Hooyaday oo jano Fardausa ha geeyo Aamiin
@ApdiraxmaanIpnucabdiraxmaan
@ApdiraxmaanIpnucabdiraxmaan 4 сағат бұрын
Guuul somaliland Insha allaah markastaba guul kulmiye 🎉🎉❤❤❤❤
@salebanfarah2497
@salebanfarah2497 6 сағат бұрын
No more kulmiye
@HodanSamatar-w7s
@HodanSamatar-w7s 3 сағат бұрын
Wixii 30 sano cunaayseen wa layskaga dabo yimid e iimaanka Allah ku celiyo
@kaamilcali9731
@kaamilcali9731 2 сағат бұрын
@@HodanSamatar-w7s ilayn hunguriba ba ka hadlinaya muxu dadkan iiman beelen talaw ya masuul ka ah intaasi ay dhacdo
@Qarandhise
@Qarandhise 6 сағат бұрын
War xishood la ohinta iska daa
@hodanali285
@hodanali285 Сағат бұрын
Waa runtii Badmadoow
@AbdiMadar-sx5vu
@AbdiMadar-sx5vu 4 сағат бұрын
Ictisaam Maxamad kaahin ha ka adeegto haddii kale Amniga qaranka ha noogu wareejiyo Cisman-kujare
@kaamilcali9731
@kaamilcali9731 6 сағат бұрын
Maayirka afka ka dhig
@hajii2033
@hajii2033 2 сағат бұрын
maayirka anige wasna inadhillo
@kaamilcali9731
@kaamilcali9731 2 сағат бұрын
@@hajii2033 afxumada jooji sidii qof caafimad qaba u. Hadal
@kaamilcali9731
@kaamilcali9731 2 сағат бұрын
@@hajii2033 afxumada jooji sidii qof caafimad qaba u. Hadal
@mohamedgeelqaad4741
@mohamedgeelqaad4741 2 сағат бұрын
Waar ninyahow afxumidaa subxaanalah ​@@hajii2033
@hassansheikh-4395
@hassansheikh-4395 5 сағат бұрын
Iskala qaddee muuse oo la cun nafrkii kuugu dambeeyey ,indhahaagu wanaaga ma arkaan iyo isbedelka soconya ,H.j waa miduun waana taa cirro is garab taagtay ee adigu cid kale doono.oo jooji Oohinta.
@ASMAAHMED-sh9ho
@ASMAAHMED-sh9ho 5 сағат бұрын
Kkkkkk. Ninka wuu iska hadlay. Waar kulmiye labarka xejista. Kulmiye waa la nacay.
@Ifraax-h5l
@Ifraax-h5l 4 сағат бұрын
Adoo. Aya adee. Futadaada. Urso. Iyadaa. Nacayb. Kuugu. Filane
@AhmedAbdiOmarAhmed
@AhmedAbdiOmarAhmed 4 сағат бұрын
SAHÀN TV FAQASH,HABER JECLO WAA ICTISSAM.❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤IBRAHIM AIDID WUU SI SHEEGEH SHIRKAN...❤❤❤❤SOMALILAND WHAY GUULEYSAN❤❤❤❤❤❤❤SOMALILAND WAALA AQONSANAY ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@UmuHudayfa-qf7iq
@UmuHudayfa-qf7iq 3 сағат бұрын
Waxa muse tageer waya ma faqashba naga xishood hj manta waxanu dhisayna niinka tolkayo garxajiis waatan
@AyaanWaano
@AyaanWaano 3 сағат бұрын
Haa huwantaa xaarmaajo faqasha buuuuuufi huwanta xaarmajo
@abdihayd2924
@abdihayd2924 5 сағат бұрын
❤HORE BEEN MADOW ❤ MAXAA. MAAYIR. MOOGE. UDIIDAYA ❤INUU DHISO❤ CIRO❤ SOOLTEEKO ❤WUXUUDHISEY. MUUSE BIIXI❤. BAL ADIGU. ISUJAWAAB ❤❤. WAA. GROUP. HEEGO NAASDHEER ❤❤ MA METELO. REER. ❤ YAAN. LOOQABANIN❤. BEEN MADOW. IYO GROUPS KA HEEGO NAASDHEER HOOGTO
@Hanbal-f7w
@Hanbal-f7w 4 сағат бұрын
Sacad muusa sosary mayirka iyo barkhadba kagura garawga mudhmudhay
@GjFy-c6d
@GjFy-c6d 2 сағат бұрын
Yaaca waa citisaame maraykanka ciidan u doonta heegooy haydin bad baadiyee😂😂😂😂😂😂
@osmanmahamoudnuur1399
@osmanmahamoudnuur1399 6 сағат бұрын
Abti xishood mayarku xisbi buu ahaa ilayn e adigu dhexdhexaad noqo madaxdhaqameed baad tahay
@Ifraax-h5l
@Ifraax-h5l 4 сағат бұрын
ZHAA. IDINKU. FAQASHEEY. WAAD. ISLA. WADA. SOCOTAAN. HABARTIINA. ODAYGIINA. KAGURGUURANAYA. HAA. XITAA. KIIMAAYARKA. SHEEGANAYAY. DADKANA. WAXAAD. LEEDAY. DHEXDHEXAAD. NOQO. YAA. WUXUUSH. HUS
@abdikari2574
@abdikari2574 2 сағат бұрын
Kani waa Sirkhaan cid uu matalo ma jirto. Lama yaqaan cid caleemo saartay iyo cid uu matalo toona. Dibjir kasta lama waraysto.
@ducoqabe-z3b
@ducoqabe-z3b 4 сағат бұрын
Ninkani cidna ma metelo, afkiisa ayuu metelaa iyo calooshiisa , yaan loo qaadan in reerka sharafta leh ee uu sheeganayo uu metelo. qaladka saxaafada ayaa leh, wixii umada dhib ku ah waa in anay soo gudbin, waayo qiyaamaha waa la waydiinayaa😢😮
@abdirahman-b9l
@abdirahman-b9l 5 сағат бұрын
Waar maxaad la ooyeysaa adeer maada wadanka leh kaligaa Mooge kuwaalo waar xishood
@Between-earth-and-sky
@Between-earth-and-sky 3 сағат бұрын
Walaahi Buurmadow xalay buu qolyihii Maryaha Budhiiska lahaa toos u kala diray. Waa guul Sland u soo hoyatay. Somaliland shilintaa Ilaahay ka gurayaa waanay is cadeeyeen cadawgii oo dhami, waanan hubaa inay waxaa is huwan oo dhami ay guuldarraysanayaan 100%, laakiin waxaanan garanayn siday Mustaqbalka ummaddan ugu dhex noolaanayaan
@khaalidxuseen8371
@khaalidxuseen8371 5 сағат бұрын
Buur madaw iska dhaaf waa shaqsi halkuu dantiisa siyaasigaa ka arko inuu marana wuu ku saxsan yahay lkn maayarku waa lama taabtaan karaamaan u haynaa xisbigiisuu taageeray waa sax hargaysina llama daamood maaha tana isaguunbaa maayar noo ah taa daantaana isagaa mayar u ah qaladna anagu kuugu sacab tumi maynee adiguu kugu kooban yahay hadalkaasi
@mahadaydid5255
@mahadaydid5255 3 сағат бұрын
Boqor madow waa 2 keebaa ku horeeyay magacan waxbaa madow keebaase danbeeyay oo koobi ah?
@GjFy-c6d
@GjFy-c6d 2 сағат бұрын
Buur madaw baa horeeyay waayo kan sandakan uun baan arkay
@Adnan-bc1vk
@Adnan-bc1vk 5 сағат бұрын
WAA MURAARA DILAACII U DANBEEYAY😅😅😅😅😅
@faisalosman9906
@faisalosman9906 4 сағат бұрын
Waa dad aan naf lahayn ayagoon waxba hayn 0 haysta yey 0 kala jiidanayaan. Tolow qolo walba imisay heleysaa?
@abdirahmanlibaan5850
@abdirahmanlibaan5850 5 сағат бұрын
Kulmiye waa in cilaaj la geeya waa xaga dhimirka 😂😂😂😂😂
@Ifraax-h5l
@Ifraax-h5l 4 сағат бұрын
Labada. Keep. Ma duqa. Otisimka. Qaba. Mise. Kulmiye. Yaa. Cilaasha. Badhadhakh
@AyaanWaano
@AyaanWaano 3 сағат бұрын
Guuuuuuul somaliland somaliland somaliland guuuuul somaliland somaliland somaliland
@abdilahiyusufyusuf3395
@abdilahiyusufyusuf3395 3 сағат бұрын
Kulmiyoow waar waa la ina jabiyay wallahi way inagu jiifta ragna waa kii qirta jabkisa kana kaca waar aynu dib isugu nqonno
@ahlanhussien
@ahlanhussien 5 сағат бұрын
Waamaxay cabaadku dalka ma kelidiinba leediin takale ma caqliga dadkaad caayaysan solteco kiiyo mayarka hargeysa ah sawkii la socday muuse ee shaqaalaha u hayay ilaa maantana barbar taagan wamaxay hanjabadan 7 sano taagan yaa ka adkaydeen ??? Ma doqon dhadhamiso ka kiciwayda nagu noqoteen hodhodho
@QueenCawo-b2q
@QueenCawo-b2q 5 сағат бұрын
Kulmiye guul insha Allaah allaahu akbar ❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉
@ApdiraxmaanIpnucabdiraxmaan
@ApdiraxmaanIpnucabdiraxmaan 4 сағат бұрын
Insha allaah guul kulmiye markastaba ❤❤❤🎉🎉🎉🎉
@Halgame334
@Halgame334 2 сағат бұрын
INA MOOOGE WAAA TUUG CODKII CUDUDII DUBEER AWAL WUU BOOBAY CASHUUR AAD BIXIN KARTAAN MA JIRTO...
@ilyasabib
@ilyasabib 5 сағат бұрын
Hhh suldankani wa funny riwayadaha iyo fanka halagu daro, sificn bu inoga qosline
@Halgame334
@Halgame334 2 сағат бұрын
INA MOOGE GAWRACA SAKHRAD BAA LAGU DHALAYE
@CADNANCabdi-v9h
@CADNANCabdi-v9h 2 сағат бұрын
😂😂😂😂 waa nin qolofta ka wayn caqligana siqiir ka ah cuqdad wadaniba haysa😂😂😂😂😂
@kalshaalenews2427
@kalshaalenews2427 6 сағат бұрын
War Waxani Weriye Maaha Eyga Eygu Dhalay Suldaan Afka Jifi Ka Geli
@AhmedAbdiOmarAhmed
@AhmedAbdiOmarAhmed 4 сағат бұрын
WAR SHEEKO NOO DAHE❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@habanewaikaa2448
@habanewaikaa2448 5 сағат бұрын
Maskiiii aflaawe kkkkkkkk
@jaamacabdirashid6454
@jaamacabdirashid6454 2 сағат бұрын
Waa dibjir markaa subeer awalaw dibjirkiina qabta
@alitani5045
@alitani5045 5 сағат бұрын
Bqor buurmadow of habar jeclo knows the dark forces of cirro and haver yonis and how to defend and defeat them alone
@munasagal2496
@munasagal2496 Сағат бұрын
Hadaanu habarjeclo nahay ader garxajis banu dhisaynaa oo nala deegaan iyo wax qaybsiba leh
@sahraahmed-fv6rj
@sahraahmed-fv6rj 4 сағат бұрын
Habarjeclo waa hadashay iska laqa huunoy
@Waano-x9
@Waano-x9 3 сағат бұрын
HOO GAAFANAA ODAYGA MARFASHOOW 😂😂😂😂
@canbaro-p4r
@canbaro-p4r 5 сағат бұрын
Hj waxay ilowday in dadku xoryihiin cidaydoonaan u codeyan
@abdirahamanyusufabdi-cm7jo
@abdirahamanyusufabdi-cm7jo 5 сағат бұрын
Anshaxa iyo asluubta wadaniyadda ayaa ka maqan
@Janno190
@Janno190 2 сағат бұрын
Weriyahayn nacaska ah ee moodaya 4 tan tuug ee ictisaam
@KayseSaleeban-r3b
@KayseSaleeban-r3b 5 сағат бұрын
𝗼𝗼 𝗵𝗮𝗿𝗮𝗴𝗮𝘆𝘀𝗮 𝗵𝗮𝗹𝗸𝗲𝗲𝗲 𝗸𝗮 𝘁𝗮𝗴𝘁𝗮𝗮𝗮𝗮
@Ahmednourmohamed737
@Ahmednourmohamed737 4 сағат бұрын
wallo dee jigjiga yar miyaadan aqoon
@NasirSulub-t3p
@NasirSulub-t3p Сағат бұрын
Kan waa qof xanunsanaya
@IbraahimCawil-qe6bu
@IbraahimCawil-qe6bu 3 сағат бұрын
Haduu kulmiye raaci waayey maayirku miyaanu xor ahayn waa iska qarax oo iskadheh garxajis ayaan necbey doqonow waayo ciil qabe
@FarahAbdiali-t9y
@FarahAbdiali-t9y 3 сағат бұрын
Goormuu madax dhaqameed noqday kkk sawkii meherda ka sheekayn jiray maalinba meher boobi jiray
@ahashi7828
@ahashi7828 5 сағат бұрын
Ictasaam waa maxay? Muu waydiiyo?
@abdihashi9863
@abdihashi9863 4 сағат бұрын
Boqornimooy xaal qaado😂😂
@ASMAAHMED-sh9ho
@ASMAAHMED-sh9ho 5 сағат бұрын
Habarjeclo boqorkoodi baa hadlay . Cid ka saraysa ma jirto borobagaadho . Kkkkkkkkk.
@khalidmaax6712
@khalidmaax6712 4 сағат бұрын
Kani waa xoolo magaranayee muuse wuu tagay Kinning badan qaado
@roodacawad13
@roodacawad13 5 сағат бұрын
Ma maantaad ogaatay maayarka
@omarjama7627
@omarjama7627 2 сағат бұрын
Ictisam ma matasho Habarjeclo Waa Cadowga gudaha Kama soo horjeeda ictiraafka Somaliland taa ogaada dadkaygow Xirsi iyo ina Xaashi iyo Cirooy wataaan!
@JaamacAdheere-xm6xu
@JaamacAdheere-xm6xu 4 сағат бұрын
Badmadowow waxa hore uga hadashey1-dadii reer waaheen ee la geyneyey2-ninkii sacad muuse heyada ushaqeynayey eed tiri waa la afduubey 3-ninkii Aden Baradho ee tiri dhoofka ariga loo xirey oo tolka kaaga horyimid 4-iminkana Hargeysa yaad kala qeybineysa ma waxaad koontraad ku qaadatey isku dirka walaalaha Garxajis iyo Habr Awal
@mohamedosman6000
@mohamedosman6000 2 сағат бұрын
War ninkan ad wareysanaya wa kuwa ku mamey wax aaney lahayn, siyaasdda wa dan e qabiil maaha habrawlna waddani ayey so saareysa, muse wa laga khasaarey
@zupeeercade485
@zupeeercade485 5 сағат бұрын
Ooyinta iyo cabaadka dey😢😢😢
@maxamedyasiinkabacalaf2943
@maxamedyasiinkabacalaf2943 5 сағат бұрын
Joojiya tolky awalaw hadalka jilicsan hafashilmina
@sahraahmed-fv6rj
@sahraahmed-fv6rj 4 сағат бұрын
Bad madow iyo buurmadow isku sii daaya kkkkkkk
@mohamedsamotalis8173
@mohamedsamotalis8173 Сағат бұрын
================= CIYAAR BRAAZIILI AH ================= CODKA CIRRO = CODKA KAAH CODKA KULMIYE = WAXAA KU QASBAN OO SOO SAARIDOONA HA ( BILAA ABAAL). MA FAHAMTAY ICTISAAMOOOOOOW.....KKKKKKKKKKKKK
@mahametclaahi216
@mahametclaahi216 3 сағат бұрын
Miyaad ilowday ina Mooge inuu wadani yahay
@hooyoosman8308
@hooyoosman8308 2 сағат бұрын
Ictisaam is biirsatay habarjeclana ma metalaan
@AhmedAbdiOmarAhmed
@AhmedAbdiOmarAhmed 4 сағат бұрын
MUSSA BIXI GULEYSAN❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂❤❤❤❤❤
@faisalosman9906
@faisalosman9906 4 сағат бұрын
Waad kala dhimateen
@zupeeercade485
@zupeeercade485 5 сағат бұрын
Ma hoyadaaba hargeysa leh oromyow
@axmedyusuf8192
@axmedyusuf8192 4 сағат бұрын
Lacagta hargaysa dhextaalla ayuu leeyahay moogens la aantood ka shaqaynmaayo hargaysa
@burjilibax
@burjilibax 5 сағат бұрын
O solteco sawki janbeynarka wayn ahaa Walwaalate xerada gal zxp
@salebanfarah2497
@salebanfarah2497 6 сағат бұрын
Waar waxan oo kale lama waraysto bad madow layne muuse oo gabal u dumay ayuu adoon u yahaye
@CabdiRaxman-w4h
@CabdiRaxman-w4h 5 сағат бұрын
Inaalilahi wa inaa ileyhi raajicuun
@wheremagicat
@wheremagicat 3 сағат бұрын
Lumiye waa Lumiye kala qaybinti ayaay wali wadaan maa qusanayaan reer Somaliland uuf ayaay idiin tidh Mayar Mooge markaa hore Waddani ayu kuu soo baxaay uu Mayar kuu noqdaay dadkaa walidaa kala taag iyo aqoon laantaa iyo qabyaldaa Somaliland waa laa wada leyaay Qaranimo aya inaa deqda
@yousufabdi74
@yousufabdi74 4 сағат бұрын
Wadhadhaqle
@inanabiadam8766
@inanabiadam8766 6 сағат бұрын
Kan naf male wax ba laga ma qoro
@ugaskawadanka2623
@ugaskawadanka2623 3 сағат бұрын
Bad madaw burmadaw jiir madaw dadkan Diin iyo culumo maxaa tusay.
@yaxyecigal2345
@yaxyecigal2345 5 сағат бұрын
Waar neefbaad tahee dadka ka xishoo magaca noo daa
@abraQolkisa
@abraQolkisa Сағат бұрын
Dibjirkani miyaanu ogayn in uu mayarku yhy Wadani, takale yuu u haystaa Mayarka hargiesa u yhy mulkiile
@afrahhussein3136
@afrahhussein3136 4 сағат бұрын
Suldanka guud HJ suldaan Cabdilhi Suldan Cali ma siysaduu ku jiraa waa oday dhaqabeed sharaf ka muqato nin jaclaysi mayaqan maxaa ka galay xusbiyada
@inacarab2353
@inacarab2353 Сағат бұрын
Heego caqli xumaa 😂😂😂😂
@aminaabdi1166
@aminaabdi1166 4 сағат бұрын
Hodhodhoo
@AliAwadYonismohamed
@AliAwadYonismohamed 4 сағат бұрын
Hadaanu habarjeclo nahay waxaan leenahay viva wadani lagama yaabo inaanu cod siino mar danbe muuse shaani Anigoo ah nin reer daahir ah waxaan leenahay adeerkay maxamed kaahin kiniin buluug ku liq danta habarjeclo iyo danta reer somaliland una codee ciro iyo xaashi
@mustafeali8315
@mustafeali8315 3 сағат бұрын
Muuse dameer somaliland oo dhan baa nacday xitaa kuwii ugu xigay baa nacay waxana lagu nacay dhaqan xumadiisa
@nihaayamedia3493
@nihaayamedia3493 4 сағат бұрын
Markey muuse doorteen maxay ahaayeen.
@Khadar-h8b
@Khadar-h8b 31 минут бұрын
😂😂😂😂
@AyaanWaano
@AyaanWaano 3 сағат бұрын
Viiva somalilnd viiva somalilnd viiva viiva somaliland viiva viiva somaliland
@roodacawad13
@roodacawad13 5 сағат бұрын
Ciro caaccaac
@MohamedAhmed-bd4ug
@MohamedAhmed-bd4ug 5 сағат бұрын
Qof aan garanayn wuxuu ka hadlaayo weeye ninkani, maba fahamsana in mayor uu xisbi ka soo bixo....!!! .
@GUUL-t2m
@GUUL-t2m 5 сағат бұрын
Kolba jug soo riixa...
@HassannuurCilmi
@HassannuurCilmi 5 сағат бұрын
Maayar sidaa wax ka badal
@MubarikHuriye
@MubarikHuriye 5 сағат бұрын
Badmadaw waa dhuso
Kluster Duo #настольныеигры #boardgames #игры #games #настолки #настольные_игры
00:47
Зу-зу Күлпаш 2. Бригадир.
43:03
ASTANATV Movie
Рет қаралды 482 М.
iPhone or Chocolate??
00:16
Hungry FAM
Рет қаралды 59 МЛН
РОДИТЕЛИ НА ШКОЛЬНОМ ПРАЗДНИКЕ
01:00
SIDELNIKOVVV
Рет қаралды 3,6 МЛН
Habar Jeclo waxay katalisay Jiritanka Somliland & midnimad B. Isaaq
14:14
Kluster Duo #настольныеигры #boardgames #игры #games #настолки #настольные_игры
00:47