Maayirkii iyo Maayir ku xigeenkii Boorama oo xilkii laga qaaday.

  Рет қаралды 31,742

MM Somali TV

MM Somali TV

Күн бұрын

Kala Soco Warar Iyo Barnaamijyo Hufan, Doodo Ku Salaysan Xaqiiqda, Barnaamijyo Arrimaha Bulshada Ah oo Tayadoodu Heer-sarayso | Kala Soo Xidhiidh MM Somali TV +252-63-3422223 / 65-7000186 Ama Info@mmsomalitv.com | Website: www.mmsomalitv.com | Sidoo kale waxaad naga helaysaa Satellite Ka Thaicom 6 DVB-S, Frequency: 3960 Mhz, Polarization: Horizontal, Symbol 2022 rate: 26.667, | Markasta Iyo Meelkasta Ku Xidhnow MM Somali TV.

Пікірлер: 60
@abiibabiib4108
@abiibabiib4108 Ай бұрын
Waa sax in sharciga laga qaado. Sharcigu ha sareeyo si shacabku cadaalad u helo. Guul magaaladan Boorame Iyo guud ahaan Somaliland.
@aqoonyahan4059
@aqoonyahan4059 Ай бұрын
Idinkuna xilka iska casila ama magalada wadooyinkeeda naga hagajiya, baaburtiba naga jajabtee, Buuray noqdeen wadooyinkii. ama cagafba mariya ha isku sinato unee.
@user-si5sf4my9o
@user-si5sf4my9o Ай бұрын
SOMALILAND REPUBLIC FREE FREE VIVA VIVA VIVA !
@xaliimaaxmed1045
@xaliimaaxmed1045 Ай бұрын
Bagga walle kaasi mid mahayn
@user-qx9rp5yn5k
@user-qx9rp5yn5k Ай бұрын
Guuuuuuuuuuul Guuuùl Abniga MAGAALADu khatar.ayuu.ku.jiray. Waa Sharci in laga qaado xilkaa❤❤❤❤❤
@user-qx9rp5yn5k
@user-qx9rp5yn5k Ай бұрын
Sharcigu hashaqeeyo maasha Alaah❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@SuhaipXhaka
@SuhaipXhaka Ай бұрын
Yeeeeeeees🎉
@Aw88-c1r
@Aw88-c1r Ай бұрын
Waddani waxa hore looga qaaday Burco, Oodwayne oo ah 2 meelood oo waddani xoog ku lahaan jiray. Booramana waa tan duhur cad laga qaaday. Waxa ku hadhay Kaliya Ceerigaabo.
@user-qx9rp5yn5k
@user-qx9rp5yn5k Ай бұрын
Sax waad lahesheenv❤❤❤❤❤❤
@hashim4226
@hashim4226 Ай бұрын
Great , self-Government and democracy in action!!!
@ConfusedFlamingos-vf5ib
@ConfusedFlamingos-vf5ib Ай бұрын
Guuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuuugugugugugug
@user-qx9rp5yn5k
@user-qx9rp5yn5k Ай бұрын
Yes yes yes Sharcigu ha shaqeeyo❤❤❤❤
@cabdinaasirjamaac6010
@cabdinaasirjamaac6010 Ай бұрын
Hambalyo
@jamaahiirwase
@jamaahiirwase Ай бұрын
Isku Shaandhayn Wacan!
@SamarooncaliSam
@SamarooncaliSam Ай бұрын
Magaalada borama waxaa kasocday horumar ka dhismaha mayir baradhe dadkii ayuu dhismayaashii ka joojiyay isagoo dhulka la iibinayo lacag badan saaray iyo top plane dadkii ayuu gaajo kudilay ilaahay hana dhaafiyo kulmiyena guul
@user-qj6qp6tr9v
@user-qj6qp6tr9v Ай бұрын
xilkailaaheen hala qabto. aamiin dalka daacad u noqda.
@Qadaro223
@Qadaro223 Ай бұрын
Waa sax hadii uuna waxba soo kordhinayn masuulka xilka hayaa waaa in laga tuuro
@SamarooncaliSam
@SamarooncaliSam Ай бұрын
Maayirkii hore wuxuu joogay 3 sano wuxuu qabtay majirto waxaan umalaynayaa in uu shaxaadkiinii ka dhuuntay waxay jecelyihiin mid maalinwalba la jooga oo ay shaxaadaan
@user-jj9gl5yd1w
@user-jj9gl5yd1w Ай бұрын
Dhamaan tiin Waxaa tihiin Adoomo ii door
@sharmaakhecisman8878
@sharmaakhecisman8878 Ай бұрын
Xildhibaanka habka doorashu u dhacaysa Hagayay sharci uma laha in uu shaqaadaa qabto
@GQ-sz2xn
@GQ-sz2xn Ай бұрын
Nimadka wa mid qaldan wa in mayar ka iyo ku xigen doorasho toos ku yimada xildhibanada golaha deeganka iyaga gaar loo doorta Gudoomiye gobalkana isna dorasho ku yimada
@falisa576
@falisa576 Ай бұрын
Dad gaara ba isha lagu hayaa lagana Adag yahay Ayago dhan baa tuug ah yaa la xisaabtama kuwa dadka xaqooda ka Taajiray e hargaysa jooga gafanaha Noqday wa koox yar dawlad isku Magacawday
@Ahmed_Rainfall.10
@Ahmed_Rainfall.10 Ай бұрын
Hargaysa ma dadbaa jooga Borama waa meel dad hagaagsan joogaane
@abdillshimohammed968
@abdillshimohammed968 Ай бұрын
Boorama waaaa in faqashta jabtay laga safeeyaaaa
@AxmedCabdirahman-v1l
@AxmedCabdirahman-v1l Ай бұрын
Ilaahay mid dadka wax u Tara haha dhigo
@NimaIlmi
@NimaIlmi Ай бұрын
Asc
@cashaqsoor
@cashaqsoor Ай бұрын
Sheeko ma waxaa idin So gashay Siyasad xumadii Kuliye
@MaxamuudMaxamed-sm3ub
@MaxamuudMaxamed-sm3ub Ай бұрын
Guul somaliland guul kulmiye
@jamaadnuura10
@jamaadnuura10 Ай бұрын
Ma kii Mudaharaadkii Ooyaaye abaabulayaa laga qaaday?
@khadaribrahim5254
@khadaribrahim5254 Ай бұрын
who is next
@MrWadhaf
@MrWadhaf Ай бұрын
Cad haddii la cunni meeshii Macbaa Laga cantuugaaye Cayilo yili loo tuureybaad calafya moodeene Doqoniimo loo cumaamadoon ceebi taba taalo Waa waxa Boorama curyaamiyee sharafna ceebeeyay
@SamarooncaliSam
@SamarooncaliSam Ай бұрын
Waxaa ku xiga caaqil hoolay ninkii biyaha lagu soo koriyay
@mohamedmuse3892
@mohamedmuse3892 Ай бұрын
Waan soo dhaweyneynaa in mayor loo doorto mayor qabile
@dalaisacgibril5899
@dalaisacgibril5899 Ай бұрын
Xisbi dhacaya 3bilood ka bacdi in lagu biiiro oo maayar la noqdo waa fikir fiican waayo waxa lacagta kambaynka kulmiye kaligii buu cunayaa maayarka cusubi
@UmooH
@UmooH Ай бұрын
Muuse Handaraab inuu masuul umada xil u haya ka qaado mooye wax qabad kale ma yaqaano
@sharmaakhecisman8878
@sharmaakhecisman8878 Ай бұрын
Mee xooghayihii degmada ee daadihinlaa nidaamka iyo habka ay u dhacayso Riditaanka moyerka Iyo doorasha gudoomiyaha cusub
@mohamedhimilo6064
@mohamedhimilo6064 Ай бұрын
Raqi taa maaha
@mohamedabdillahi2633
@mohamedabdillahi2633 Ай бұрын
Waa dambi sharciyeed waa gaf
@user-un1ws9tz1t
@user-un1ws9tz1t Ай бұрын
waar kan gabilay haka qaadaan
@hodanmeecaad685
@hodanmeecaad685 Ай бұрын
Yarkan rabiile ma badhasaabka gobolkaa
@AbdirishiidYasiin-sz7br
@AbdirishiidYasiin-sz7br Ай бұрын
Kulmiye ayaa ka adeegty wadani
@abiibabiib4108
@abiibabiib4108 Ай бұрын
Maad fahmin. Jooji Qaybinta
@AbdirishiidYasiin-sz7br
@AbdirishiidYasiin-sz7br Ай бұрын
@@abiibabiib4108 maxa la qaybinaya ader
@oibrahim6981
@oibrahim6981 Ай бұрын
You are right mudane
@aminaabdi1166
@aminaabdi1166 Ай бұрын
Qudhmiye qaran qaawiye ayaa intaa naf mooday
@AbdirishiidYasiin-sz7br
@AbdirishiidYasiin-sz7br Ай бұрын
@@aminaabdi1166 dowlada ka xizhod
@fayselhassen4681
@fayselhassen4681 Ай бұрын
Hadii Lacagtii Lagu murqamayay Uu yareeyay, miyaad ka Tuurteen😂 Nin wax Qabanayo Lama Rabo Ee waxa La.raba Nin Aan waxba Qaban Oo Lakiin Xerta mirqaanka U Fiican
@arahmanhuseinkahin8033
@arahmanhuseinkahin8033 Ай бұрын
Waar waad fashilanteen wax idinka dhaca eeg afarbilood ka dib sidaas iyo si ka xun ayaa la idinku Samaynayaa
@mohamedmuse3892
@mohamedmuse3892 Ай бұрын
Sifo sharciya ayey umareen
@abdifatahmusa764
@abdifatahmusa764 Ай бұрын
Subag weel ku daatay sina uma xumaado.
@Fadan613
@Fadan613 Ай бұрын
Subag weel ku daatay sina uma xumaado
@mohamedmuse3892
@mohamedmuse3892 Ай бұрын
Aqlabiyadii golaha
@user-nq2nx3uh6l
@user-nq2nx3uh6l Ай бұрын
Mayirka berbera hala bedelo
@sharmaakhecisman8878
@sharmaakhecisman8878 Ай бұрын
Meeday aqoontii gobolka boorame lagu tuhmayay
@HargaysaawiMaxamud
@HargaysaawiMaxamud Ай бұрын
mooge isha ku hay dhawaan
@Mo_Daud.2
@Mo_Daud.2 Ай бұрын
Taasi dhicimayse waxa kadhow muse in laga qaade
@Mahmed-td2bk
@Mahmed-td2bk Ай бұрын
Sheeko kulmiye maxay liitaan wadanka dhamaa ee lagu wareejiyey ayey qeybi maqan tahay markasay dawlad hoose iyo nin necbeysi ku meeraysanayaan waar umada u cadeeya wixii ka dhacey goojacade umada u sheega waxay ku sugan yihiin ciidanka laynaga heysto
@mahamedyasiin633
@mahamedyasiin633 Ай бұрын
Wixinuba isma dhaantane meesha dhafa 😂😂
@sharmaakhecisman8878
@sharmaakhecisman8878 Ай бұрын
Guduumiyaha gobolku ku sidaa uu kalfidhiga u qabtay wax badan ayaa ka khaldan
@user-lh6yk4sy3o
@user-lh6yk4sy3o Ай бұрын
Mayirka Hargeisa igu sawiir hala ka qaado xiilka Mayerka dronka waata 😅
ПРИКОЛЫ НАД БРАТОМ #shorts
00:23
Паша Осадчий
Рет қаралды 3,6 МЛН
Nurse's Mission: Bringing Joy to Young Lives #shorts
00:17
Fabiosa Stories
Рет қаралды 16 МЛН
QOOMKAAN MA LACNAD AYAA KU DHACDAY?
13:32
ANNAGA PRODUCTİON
Рет қаралды 61 М.
BUUNDO | EP7 |  Xildhibaan Mohamed Abiib
48:39
Mohamed Omer
Рет қаралды 144 М.
VOA Somali Radio Idaacadda Subaxnimo 9.09.2024
20:25
WS Somali
Рет қаралды 8 М.