Macallin Gaariye iyo Hummaagyada Kinaayada iyo Xuska, 1995 Abijaan

  Рет қаралды 79,669

Boobe Yuusuf

Boobe Yuusuf

3 жыл бұрын

Macallin Gaariye iyo Hummaagyada Kinaayada iyo Xuska, 1995 Abijaan

Пікірлер: 58
@AwrkiiCirka
@AwrkiiCirka 2 жыл бұрын
Ilaaheey jamadii fardoso Ha igeeyo Abwaan Gaariye wuxuu ahaa Aabihii afsoomaaliga
@axmedtimacade4693
@axmedtimacade4693 3 жыл бұрын
Ale haw naxaristo adeero abwan maxamed xaashi dhamac gaariye
@FarxancaliSandhere
@FarxancaliSandhere Ай бұрын
Allaha u naxaristo
@mowgayare916
@mowgayare916 3 жыл бұрын
Allah ha u naxariisto macalinkaagii maxamed xaashi dhamac
@noahD1636
@noahD1636 Жыл бұрын
من كل بستان ورده... ياسلام الله يرحمه ويسكنه فسيح جناته
@mohamedsmailhydar7102
@mohamedsmailhydar7102 Жыл бұрын
Ameeen
@kujdagfawczdd9026
@kujdagfawczdd9026 3 жыл бұрын
Eebbeheenna ha kuu naxariisto Gaariyow, waxa aad ahayd qofkii qudha ee i jecelaysiiyay suugaanta Soomaaliyeed!.
@fatihaybe2815
@fatihaybe2815 3 жыл бұрын
Alle ha u naxariisto...He is so genius. He's missed! Ilaahay qabriga ha u nuuro. what a Legend ?!
@alimoscowadanhaguuleysatok1544
@alimoscowadanhaguuleysatok1544 6 ай бұрын
🎉❤🎉❤🎉
@mohamedsmailhydar7102
@mohamedsmailhydar7102 Жыл бұрын
🎉🎉🎉🎉🎉thanks again Boobe Yusuf Ducaale. Ahmed Yusuf Ducaale :- Saaxiibkaybuu ahaa. We know each other.,:- كنا نستمتع في الشرم الشيخ ●المنتجع السياحي الشرم الشيخ ●♡♡♡♡ Not center bitrisburg.
@ehelcaashaqstudio8971
@ehelcaashaqstudio8971 3 жыл бұрын
IlaaHay ha u naxariisTo isaga awood LeH isagiyo wixii islaam AhBa ee dhinTay inTeena Noolna maalinTaynu missaalkooda joogno AllEH Ha inooga daba NaxariisTo isaga wayno Waaxide aaamin aaamiin inshaa AllAHU TacaaLa bi idnillaaHi Kariim Aaamiin Yaa Rabbbal CaaLamiin aamiiin sallallaaHU CalayHi Wa SallaM
@cabdiraxmaanmaxamuud2487
@cabdiraxmaanmaxamuud2487 3 жыл бұрын
Waa cilmi wanaagsan oo aan u baahnayn walaal Boobe. Indheergarad Soomaali ka baxay Abw. Baresare M.X.Dh. gaarriye AHUN
@AliAhmed-mf9hf
@AliAhmed-mf9hf 18 күн бұрын
Afxakame naag Cali duullane u doonnayd uu boobay. waana Naaleeye Axmed labduba. naagtuna waa Habar-jeclo. tafadhiig
@dibiiledibiile168
@dibiiledibiile168 3 жыл бұрын
Manshaa ALLAHA waa wada xusuus ALLAHA HA U NAXRIISTO MUJAAHID GAARIYE AAMIIN
@xasancaateeye4453
@xasancaateeye4453 3 жыл бұрын
Qaasim walle waa khatar alla haw naxariisto labadoodaba
@muuminad3143
@muuminad3143 3 жыл бұрын
Allah haw naxariisto oo dambigiisii ha dhaafo qof qiimo badan ayuu ahaa
@MrQoolaab
@MrQoolaab 3 жыл бұрын
Abwaanku xaga qisooyinka qaar buu khalday,N1.Qisada Qabaalka iyo Aadan Gallaydh waa isku mid oo fidmada oodhamiba qabaal la dalooliyey bay ka kacday.Nr 2.Ninka lagu eedeedyo Qisada Gar-addag la baxdeyna waa Af xakame ee maaha Cartan Boos. N3 Afxakame waa Cali Naaleeye Axmed,Cali duulana waa Jibriil Naaleeye.Thanks
@mo.ziyaad6216
@mo.ziyaad6216 Жыл бұрын
Wad mahadsantahay wl sidaan filaayo qisada waa la wada yaqaana muhiim maaha ee ujeedadu waa xuska
@AliAhmed-mf9hf
@AliAhmed-mf9hf 18 күн бұрын
waa dad yaqaan . dal yaqaan . suugaanyahan.
@mahamudcali552
@mahamudcali552 2 жыл бұрын
Ale ha unaxariisto
@khadaribraahim3628
@khadaribraahim3628 2 жыл бұрын
Alah ha.unaxariisto
@axmedtimacade4693
@axmedtimacade4693 3 жыл бұрын
ilahay naxaristii jano ale haka warabiyo aamiin aamin aamiin aamiin aamiin yaa rabi
@hqaali9525
@hqaali9525 2 жыл бұрын
Asc wr wb waa ku salaamay al ustaad boobe waxaan idinka codsan lahaa dadkiina soo joogay waayo waa in aad taariikhda soo uruuurisaan si aad dhaxal inooga tagtaan jiilka yar yar waad mahadsan tahay.
@saleebaanaadan8325
@saleebaanaadan8325 3 жыл бұрын
Alle ha u naxariisto
@axmedaden1655
@axmedaden1655 3 жыл бұрын
allaa yarxamoh allaa yarxamoh
@wehelcaashaq5397
@wehelcaashaq5397 7 ай бұрын
Gaariye wxu ahaa Muc-jisadii afsomaliga , illhw u nxriiso
@saadaatmuuse111
@saadaatmuuse111 3 жыл бұрын
Alla xikmad badnaaya odaygu
@abdullahimohamed8746
@abdullahimohamed8746 11 ай бұрын
Illahay ha u naxariisto isaga iyo intii dhimatayba…
@bedermohammed143
@bedermohammed143 3 жыл бұрын
AHUN Abwaan Gaariye
@khadarducaale1584
@khadarducaale1584 Жыл бұрын
Young wasiir beileh sitting with him! Abidjan
@ahmeddaad7684
@ahmeddaad7684 3 жыл бұрын
Gabayii xuseen dhiqle anwaanku qayb yar buu ka tagey wuxuu yiri ana waa qeyb libaax mida aad igu khasbaysaan qaadinimadii dariiqo iyo hadaan qanimadii waayey qadayeey aduunyo uma socon ee waad I qaxarteen labadii qof ee nagaga haray qoofihii dumarka tii quruxda rooneyd hadey cali la qooqayso qudhoo kaliyaa nagu hartoo qalabku noo yiile tana qaata naadoba rag bey qaac u shidataaye
@captainaydarus
@captainaydarus 3 жыл бұрын
Hal Libaax Dhirqadey Oo Jidh Iyo Dheefba Ka Idleeyey Ha Dhuran Dhurwaagii Laftuu Dhuuxay Eersadey
@keydsomedia7282
@keydsomedia7282 2 жыл бұрын
Good
@Clahi.fana23
@Clahi.fana23 Жыл бұрын
Qoraa Boobe Yusuf Ducaale wuxuu boqolkiiba boqol ku Mahadsan yahay inuu inala wadaagay hantidan tirada badan leh (Somali cultural assets) oo dhamaan dhaxal u ah shacabka Soomaalidda meel kastaba ha joogane. Sido kalena waxaan kusoo gabagabeynayaa AUN abwaan Maxamed Xaashi Dhamac (#Gaariiye) oo ahaa hal-doorkii uma Soomaalidda sooyaalka taariikhda soo maray.
@khadarducaale1584
@khadarducaale1584 Жыл бұрын
Young wasiir beyleh
@buraale134
@buraale134 2 жыл бұрын
Aduun iqatal wa xiqmad cajiiba oo caan baxday
@Yaasiin.aburaas
@Yaasiin.aburaas 8 ай бұрын
Iniyar.hadii.gariye.ku.dhigtey..in.xawayaanku..wax.ka.hadlaan.laxidhidho.nolosheenu
@Yaasiin.aburaas
@Yaasiin.aburaas 8 ай бұрын
Suugaan ta.iyo.sida.ay.marwalba.ula.socoto.savanka.joga.hadii.la.illaaliyo.xigmada.inta.leh..uma.maleeyeen.dheeftu.xataa.in.ayku.jirto..somali.sit's.stay.uMa.qaadaan.badi
@ladanjogdher3105
@ladanjogdher3105 Жыл бұрын
😭😭😭😭😭😭😭
@Yaasiin.aburaas
@Yaasiin.aburaas 8 ай бұрын
Yaasiin.aburaas
@mohamed88466
@mohamed88466 3 жыл бұрын
Ma kii cuqdadeysnaa baa channel kan samaystay Gaarriye Allah ha unaxariisto
@Said_or_Fahad
@Said_or_Fahad 3 жыл бұрын
Maxaad dhibsatay?. Siyad barre "Afwayne" naanaystii loo wada yaqaanay ayay ahayde
@mohamed88466
@mohamed88466 3 жыл бұрын
@@Said_or_Fahad may siyad shakhsi buu ahaa lkn dad iyo dal idil buu muujiyaa nacybka uu u hayo oo wax ay ku sameeyeen aanay jirin
@fardushurre1668
@fardushurre1668 4 ай бұрын
​@@mohamed88466ilaa ay oromo noqdeen nacaybkii Umad dhan ay u qabeen😂
@geeleahmed1725
@geeleahmed1725 2 жыл бұрын
ILAYN XIRSI AMIIN MIDGAAN AYAA DILEY
@mo.ziyaad6216
@mo.ziyaad6216 Жыл бұрын
Xirsi amaam midgaanba dilay reer ka mida reeraha habaryoonis ayu la dagalayay aya la yidhi
@asadlionish
@asadlionish 3 ай бұрын
Ragga uu Ismaciil Mire tiriyay dhammantood marka laba nin laga reebo waxay ahaayeen Dhulbahante .
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari 6 ай бұрын
AHUN
@moafku-xoogle8376
@moafku-xoogle8376 3 жыл бұрын
Abijaantuna mxy ahayd Ustaad??
@omardiin358
@omardiin358 3 жыл бұрын
waa caasimada ivory cost abidijan.
@muusaguled4250
@muusaguled4250 Жыл бұрын
Bisinka
@nasibyare5042
@nasibyare5042 3 жыл бұрын
Aniga afsomaaliga iyo waxa uu macneenayo kaariye waxba Kama fahmin. Xiligan lamarayo 2020 gabay , iyo geeraar toona muhiim ma ahan. Waayo gabaygu wuxuu hoga tusaaleeyaa noloshii reer miyiga jiilkeenaan cusub na waa magaalo joog markaa hadii larabo gabaygu in uu macno yeesho waa in lagu dabakho nolosha magaalada.
@ahmedmohamedgaheyr7544
@ahmedmohamedgaheyr7544 3 жыл бұрын
Hhhhh waqti kata oo la joogo lagama Maarmo maansada zhpow
@mustafeabdi8483
@mustafeabdi8483 3 жыл бұрын
Kkkkk Gurmad baad Afkaaga uga baahantahay!
@mo.ziyaad6216
@mo.ziyaad6216 Жыл бұрын
Ujeedadu gabayba ma ahayne naxwaha afka somaliga ayuu ka hadlayaa naxwahana lagama maarmo magaalo iyo miiba
@user-np5uy4mv7y
@user-np5uy4mv7y 10 ай бұрын
😂😂
@qadrmoe7067
@qadrmoe7067 Жыл бұрын
Su''aal aan jawaab loohayn ayaan qabaa: Geerida wax garadkii reer Somaliland 20ki sano ee lasoo dhaafay macid baa kulug lahayd!!!
@abdullahimohamed8746
@abdullahimohamed8746 11 ай бұрын
Wallahi ma ogi ma waa la dilay ayad isleedahay
Silsiladi Siinleey oo Dhamaystiran : Abwaano Somaaliyeed ku dhan
1:37:01
Abwaan Gaaroodi
Рет қаралды 294 М.
🤔Какой Орган самый длинный ? #shorts
00:42
Sigma Kid Hair #funny #sigma #comedy
00:33
CRAZY GREAPA
Рет қаралды 37 МЛН
Llegó al techo 😱
00:37
Juan De Dios Pantoja
Рет қаралды 56 МЛН
Ujeeddooyinka Curinta Maansada iyo Macallin Gaariye, Abijaan 1995
18:06
LUUQADA AFSOMALIGA - ABWAAN GAARIYE AUN
35:56
RAAC TUBE
Рет қаралды 39 М.
HADRAAWI | JACBUR | (ISA SUDHAN)
29:20
Abdirahman Derajo
Рет қаралды 640 М.
Maansadii:- ERGO.// Abwaan Gaariye.
25:26
Hal Abuur channel
Рет қаралды 124 М.
Gaariye1
1:27:55
Hilinkatoosan Raac
Рет қаралды 211 М.
Macallin Gaarriye iyo Hummaagyada Buunbuuninta iyo Sarbeebta
10:09
Boobe Yuusuf
Рет қаралды 21 М.
Притворилась БЕРЕМЕННОЙ 😱 #shorts
1:00
Лаборатория Разрушителя
Рет қаралды 5 МЛН
НРАВИТСЯ ЭТОТ ФОРМАТ??
0:37
МЯТНАЯ ФАНТА
Рет қаралды 7 МЛН
Waka Waka 😁 #funnyshorts #rianashow
0:14
RianaShow
Рет қаралды 26 МЛН
😬 Мам Дай Хлеб 🍞 #shorts
0:38
AOneCool
Рет қаралды 2,7 МЛН