MACDANTA LAGA HELO SOOMAALİYA WAX KA OGOW

  Рет қаралды 77,010

ANNAGA PRODUCTİON

ANNAGA PRODUCTİON

Күн бұрын

Пікірлер: 86
@dhhol77
@dhhol77 2 жыл бұрын
Lkn nasiib daro waxas oo dhan waaka gajeysnhy maskiin macluul u dhimato ayn ka nhy Illhow rabbiyow rabxmanow na garadsii kheyraadka aad nagu maneysty🤲🏼🥺
@updallaupdy4327
@updallaupdy4327 2 жыл бұрын
One day we get
@Sagaar_Online
@Sagaar_Online 2 жыл бұрын
Masha'allah Soomaaliya nabad Allaha nooga dhigo
@abobasement346
@abobasement346 2 жыл бұрын
Somaliyah waxaa lagu mashquliyay dagal
@arimahabulshada5406
@arimahabulshada5406 2 жыл бұрын
Waxa Somalia heeysto waa mucjiso alle u wado Balse Somalia waxaa ku yar aqoonta hadii dadku aqoonta iyo taadiikhooyinka lala wadaago waxaa saxiix ah in eey hormarryso Somalia waxaa ku badan madax adeega Iyo ismaqal la'aanta iyo faan aan meel jirin Somalia alle ayaa meel u wato meeshuu alle noo wado meel kheyr leh Allah ka dhigo aamiin markii alle loo rumeeyo si sax ah aan shaki ku jiran alle nasrikiisa waa in nasiin alle hanaga dhigo kuwa diinta si sax ah ugu dhaqmo aamin aamin
@Shamsoxaaji670
@Shamsoxaaji670 2 жыл бұрын
Walal Allah haku barakeyo fahansii soomaalidu waxay Talo ka yaqaanin isdile Iyo dagaal
@hasan-tx8cl
@hasan-tx8cl 2 жыл бұрын
Sawirka Dhagaxa kowaad muxuu yahy waan haystaye
@basharyare1157
@basharyare1157 2 жыл бұрын
Mahadsanid walal cilmi baarista noo sameysay
@najahdaud6147
@najahdaud6147 Жыл бұрын
Ilahow soomaaliya midaa yaa rabi🤲🤲🤲🤲🤲🇸🇴🇸🇴
@abdikariimabdikariim1651
@abdikariimabdikariim1651 2 жыл бұрын
Sxb aqliga alah hakuu barakeyo culumadenu cadabta iska ilaaliya ayey quraanka kabarteen
@jamgentlegman902
@jamgentlegman902 2 жыл бұрын
Mahadsanid in badan...Abshir ayaad soo bandhigtaa mar-kasta... Mahadsanid
@hassanahmed7680
@hassanahmed7680 2 жыл бұрын
Ustaad allaha ku barakeeyo soo badi barnaamijyadaan
@zakarieabdurahman7706
@zakarieabdurahman7706 2 жыл бұрын
Mahadsanid sida aad nooga faa'ideysay Kheyradka dalka
@4d63
@4d63 2 жыл бұрын
Insha allah inaan soo saaro ayaan rajaynaya
@cumarmaxamed4915
@cumarmaxamed4915 2 жыл бұрын
Maasha allaah waa ra,yi wanaagsan
@Easy_way1
@Easy_way1 2 жыл бұрын
Somalia wa Cawaan oo waliba cawanimadeenu wan Dafirnaa Qabyaalad iyo Argagixiso + maamul Gobaleedyo Tuugo ah ba Hog inagu riday
@Ramadan-ng4lb
@Ramadan-ng4lb 2 ай бұрын
Mashallah mashallah Allah Akbar Somalie of fédéra mashallah
@mohamedabdilaahi7339
@mohamedabdilaahi7339 2 жыл бұрын
Mashaa Allah Mr cabdirashiid run ahaantii waxaan kuugu Tilmaamo magaranayo aqoonyahan qaybatan aad Bay noo anfacaday kasoo same qayba 2aad
@ebrahimaden7664
@ebrahimaden7664 2 жыл бұрын
Masha allh mzul sre noo soo badi 🥰
@fardowsofilsan4191
@fardowsofilsan4191 Жыл бұрын
صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم صلى الله عليه وسلم
@basharyare1157
@basharyare1157 2 жыл бұрын
mudane waxa kaa codsana sida laamiga waxa laga carada laga sameyo.iwm iyo warshadah loo isticmaalo muqaal ka soo sameye fadlan
@hassanxariirwarsame6729
@hassanxariirwarsame6729 2 жыл бұрын
MAHADSANID. ALLAHA MIDEEYO SOOMAALI.
@ahmedsaedyusufahmednur1640
@ahmedsaedyusufahmednur1640 2 жыл бұрын
Wadankeena somaaliya gaar ahaan dhanka koonfurta waxaa ku habsaday wadamo shisheeye hadaba marka aad fiiriso goobaha ay degenyihiin wadamada reer galbeedku meelaha ay saldhigyada ka samaysteen dhamaantod waa meelaha ay ku jirto macdantu iyo dhagaxaanta qaaliga ah sida gobolada shabeelooyinka hadaba waxaa meesha ka maqan dawladii fahmilahayd ujeedada qarsoon ee ay reer galbeedku u joogaan wadankeena halka dadkii somaaliyed ee dhulkaa degenaana lagu mashquuliyay waxyaabo aan dan u ahayn
@iidajama82
@iidajama82 2 жыл бұрын
Wll anigaa arakaay meel uu ka buuxo dahabku oo somaaliya ka mida lkn yaa garanayaa waxaaynu talo ka naqanaa qabyaalad iyo dagaal
@boobs2231
@boobs2231 2 жыл бұрын
waa xage wll
@ahmedsaedyusufahmednur1640
@ahmedsaedyusufahmednur1640 2 жыл бұрын
Waa xagee sxb meeshaasi adiga oo nooga faaidaynaaya
@maryammb7064
@maryammb7064 2 ай бұрын
​@@ahmedsaedyusufahmednur1640😂
@PinaBinianimals
@PinaBinianimals 11 ай бұрын
ilaahayow umadaan soomaalida dalka waxba umatarooyan inay burburiyaan mooye
@axmedshafici2958
@axmedshafici2958 2 жыл бұрын
Bro hadaa rabo inaa macdanta barto oo kashaqeysto kulyadee ii fiican pls isoo jwb
@CabdulahiqalifNuur
@CabdulahiqalifNuur 3 ай бұрын
❤❤❤ masha Alah
@axmedwaliaadan5437
@axmedwaliaadan5437 10 ай бұрын
Dad faqiir ah oo dul nool dal qani ah Nin gaajaysani waa gun
@ahmedcade5139
@ahmedcade5139 2 жыл бұрын
Thanks brother good Job 👍
@BERDILAACSHE
@BERDILAACSHE 2 жыл бұрын
Madaxda soomalida dhan wlhi rikaato aya lagu haystaa wa la og yhy taa
@fiskafiska7147
@fiskafiska7147 2 жыл бұрын
Ustaadi cilmiya geoligy mxa uu faido lee yahay
@majid7024
@majid7024 2 жыл бұрын
Dhagaxyo siman oo sida luulka oo kle ah lkn madow baledweyn ayaan ku arki jiray, xitaa gabdhaha walalahay ayaa mararka qaar gariir ama shabkod ku ciyaari jiray. Dhagaxda caadiga ah way ka yara culusyihiin. Madow ayaa u badan lkn mid mid casan iyo cadan isku jiro ayaad arkaysa.
@mafmacruuf
@mafmacruuf 2 жыл бұрын
Mahadsanid libaax
@ahmedsaedyusufahmednur1640
@ahmedsaedyusufahmednur1640 2 жыл бұрын
Anigu waxaan ilaa hada layaabanahay xagee aadaan dadka somaliyed ee caalamka wax kusoo barta ee wax kusoo barta cilmiga Khayraadka dhulka ku duugan iyo petroleum Maxay dalka u imaan waayeen maadaama ay wadamo horumaray wax kusoo barteen mise waxaanay baranin aqoontaa aan soo sheegay
@musadaqsalaadcalimusadaqsa3717
@musadaqsalaadcalimusadaqsa3717 2 жыл бұрын
Please caqliga hashaqeeyo somalia qeeraadka aan ka shaqeeno Please
@nuhmohamed7521
@nuhmohamed7521 2 жыл бұрын
Well people of Somalia 🇸🇴 most of them made CHANCE 🙄 Their CHANCE 2 be a PASSENGER instead 2 be DRIVER .
@nuhmohamed7521
@nuhmohamed7521 2 жыл бұрын
Sorry I mean they made a CHOICE most of them and that CHOICE them 2 be a PASSENGER instead them 2 be DRIVER
@capcutedits5533
@capcutedits5533 2 жыл бұрын
Y can't you just use your somali language
@samirr546
@samirr546 2 жыл бұрын
Foostooyin bariis caawimo ah lagu kariyey aydoo naloo qaybinayo Badana malay dadkale ka guranayaa ayaa nala sawiray markaas baa layiri soo caawiya Badan buuxdana iyagaa leh mana fahmayaan sida looga dabto malayga. Khayraadka aad ka warami cidii soo ogaatay baa qaadan Kuwa Soomaali layirina baahi bay kaga tegi.
@mohaalikaar
@mohaalikaar 7 күн бұрын
Waayahee Somali Aqoontaas leh majiro ayey lamicno tahay
@muniirocabdisaciid2024
@muniirocabdisaciid2024 2 жыл бұрын
ustaad weyfii cantahay laakiin qabiil meelgey
@Barre66
@Barre66 7 ай бұрын
Walaal warbixinta waa la dhacay xoogaa afka hooyo xooji (nuxaas) waa carabi afsomaliga waa (maar) (Shakli) waa carabi afsomali (qaab)
@MaxamedCawil-p5u
@MaxamedCawil-p5u 11 ай бұрын
Asc sxb waxaan hayaa dhagax
@maxamedyare7708
@maxamedyare7708 2 жыл бұрын
Wxn ku arkay shalay badda liido
@zakarieabdurahman7706
@zakarieabdurahman7706 2 жыл бұрын
Dhagaxda macdanta nooca meteorite ka xeebaha malaga helaa walaal
@CabdiShide-m6l
@CabdiShide-m6l 4 ай бұрын
Nuuxcayada aad sodhiogten waa hayaa ee ila soxiriir
@AhmedMohamed-cn7xn
@AhmedMohamed-cn7xn Жыл бұрын
1:Copper = somali wa (maar) 2: bronze = wa (maarta cad)
@saa7298
@saa7298 2 жыл бұрын
🎉🎉
@updirahmanupdulahi4283
@updirahmanupdulahi4283 2 жыл бұрын
Mahad sanid zhp❤️
@Hinraaz777
@Hinraaz777 2 жыл бұрын
Reer wanla wayn waan Idin salaamay...halaga faaideesto hee macdantaas.
@kingahmed8839
@kingahmed8839 2 жыл бұрын
Maba yanan xitaa hadeey ogadaan wey isku dagaali.
@kulmiyemohamed-zw4ef
@kulmiyemohamed-zw4ef Жыл бұрын
Wa kusalamey mrka hore,mida kle su al ayn wata wana naga jahil bixi bal facultiga loyaqano Agriculture qfki baran rabo, mxa loga bahanyhy السلام عليكم
@jaamacjarmaljj5024
@jaamacjarmaljj5024 2 жыл бұрын
Ustaad Waxaad Marwalbe Usloogudbisa dadkeena MOWDUUCYO muhiim Ah oo waliba kusalaysan Waxaa nahay iyo Waxaan haysano Ka SOMALI,Ahaan💯🙏 lkn ciddii FICIL ahaan ubadali lahayd baa Dadkena kuyar! Wax wey dhagaystaan oo Dawadaan ookaliya😢
@deeqocumar2439
@deeqocumar2439 2 жыл бұрын
300k i.a wll Allaha nabad kuuku geeyo
@maxamedaxmed2752
@maxamedaxmed2752 2 жыл бұрын
Wll world cup ka kasoo hadal please
@mokhtarjumaale8566
@mokhtarjumaale8566 Жыл бұрын
Somaliya waqabta warshat birta waxa laka furaya moqdisho
@wardhaglow
@wardhaglow 2 жыл бұрын
👊
@ilyasahmed3938
@ilyasahmed3938 2 жыл бұрын
Somalia waxa laga hela noocyo kala Duwan o macdan ah sida dahab iyo dheyman dhidal io gaas iyo dhagaxan qaali iyo I.W.M WA Dal qani ah lkn waxa Ku nool Somali oo ah dad aan aqoon sida loga fa ideysto nasiib xumo ayaga ayaba is dilayo waxa Ku dhex nool khawarij argagaxiso ah ilahey Somalia xor haka dhigo
@khadaraxmad5684
@khadaraxmad5684 2 жыл бұрын
maan shaa.alaah
@CabdiShide-m6l
@CabdiShide-m6l 4 ай бұрын
Wad sabkadsa idsodir
@sultanlife5385
@sultanlife5385 2 жыл бұрын
NABAD IYO NOLOL WAS GOOD
@mohamedsheiknourhassan897
@mohamedsheiknourhassan897 2 жыл бұрын
وأنزلن الحديده فيه بأس شديد ومنافع للناس .. balse hadji umadeenu ayan ogaynba sow nasiib daro ma,aha
@blessingchanne1866
@blessingchanne1866 2 жыл бұрын
Mareykanka heshiska somalia iyo shabaab wu diida lkn tplf iyo Ethiopia majirtoo
@AliHassan-hb1bn
@AliHassan-hb1bn 2 жыл бұрын
Aryaa dheeraan rabaa, aryaa anigana lacagaan rabaa, anaa idinka fcn saa badaraan rabaahe, aryaa anigana waxaan dilaan rabaa.
@yusuffuad6206
@yusuffuad6206 Жыл бұрын
KHayraadka dalka eebe dhigay Aynu ka Faa'iideysano
@CabdiShide-m6l
@CabdiShide-m6l 4 ай бұрын
Wala waxahaye dhagxa xagen kusso hagajiya
@olujoogabdi9207
@olujoogabdi9207 2 жыл бұрын
Qofkii koobaad ayaaan ahay
@dhaqanemedianews1570
@dhaqanemedianews1570 2 жыл бұрын
Soomaali Haday Nabad Heshana Uma Diyaarsana Inay Ka Faaidaysato Nimcada Dhex Ceegaagta
@abdimalikmahamud278
@abdimalikmahamud278 2 жыл бұрын
Team washamsi aawey heee shaqada waan wadnaa plz from Malaysia 🇲🇾
@xaawocabdulle9032
@xaawocabdulle9032 2 жыл бұрын
Mahad sanid ustat dahabka sidee loobaaraa
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 2 жыл бұрын
SHARE
@mahamudh6983
@mahamudh6983 2 жыл бұрын
Dhagaxaaanta birta ahi agtanada wy ka buuxaan
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 2 жыл бұрын
LIVE
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 2 жыл бұрын
FACEBOOK
@yasincabdikani6579
@yasincabdikani6579 2 жыл бұрын
Wll dhagaxyaanta biraha Inaan biro nadiifa ubadalo kulel intee le eg ayay ubaahan yihin
@nimcaanmuxumed6398
@nimcaanmuxumed6398 Жыл бұрын
1300 degree
@fartunmohamed8079
@fartunmohamed8079 2 жыл бұрын
LIKE
@updirahmanupdulahi4283
@updirahmanupdulahi4283 2 жыл бұрын
So padi vidio nocan ah
@YurubFarxaan-e9l
@YurubFarxaan-e9l Жыл бұрын
🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@kuhaddal
@kuhaddal 2 жыл бұрын
luqadee nagula hadlee waa maxay nuxaas
@xasancabdi389
@xasancabdi389 Жыл бұрын
hhh
SİDDA LA İNOOGA GUMEYSTO MASKAXDA WAX BADAN KA OGOW
18:30
ANNAGA PRODUCTİON
Рет қаралды 27 М.
Mom Hack for Cooking Solo with a Little One! 🍳👶
00:15
5-Minute Crafts HOUSE
Рет қаралды 23 МЛН
How to treat Acne💉
00:31
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 108 МЛН
XİKMADA UU ALLE DOOFAARKA İNOOGA MAMNUUCAY WAX KA OGOW?
11:54
ANNAGA PRODUCTİON
Рет қаралды 78 М.
Sida loo gurto Macdanta Dahabka ee Sanaag.
7:22
MM Somali TV
Рет қаралды 62 М.
WAA HUBANTI HADDII SOOMAALI DHAB AH AAD TAHAY INAAD DAMQANAYSO
26:28
HBN Online TV
Рет қаралды 83 М.
Dhagaxa Dhulka Kusoo Dhacaya Awoodiisa & Xaqiiqda Dhabta Ah
23:55
Dhacdooyinka Caalamka
Рет қаралды 231 М.
BADDA SOMALİA MAXAA KU QARSOON? 3 XAQİİQO
11:21
ANNAGA PRODUCTİON
Рет қаралды 85 М.
BBC Somali Radio Idaacadda Subaxnimo  16-01-2025 #somalia
30:20
Somalia Radio News
Рет қаралды 6 М.
FEYSAL ROOBLE OO 35-SANO DAGANA LOS ANGELES | MUCJISADA DABKA
30:37
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 88 М.
BUURTA DAHABKA
20:17
Caalin Abyan
Рет қаралды 18 М.