Macmacaanka Shumiska

  Рет қаралды 29,545

Hamada Ibrahim

Hamada Ibrahim

3 жыл бұрын

Asc dawadaha sharafta leh.
Maanta waxaa ogata shumiska saa umaleeneesay inuusan eheen 🤦🏽‍♂️.
#shumiska2020#Shumis#Shumiska
Macluumaadka ku saabsan
qz.com/614261/the-intriguing-...
anthropology.net/2007/03/09/w...
www.unlv.edu/news-story/kissi...
www.nytimes.com/2007/05/06/we...
news.bbc.co.uk/2/hi/middle_eas...
www.verywellmind.com/philemap...
• Why Do We Kiss?
Daawasho iyo aqris wacan ❤️
Igu Caawi Inna muuqaalo fiican soo sameeyo
/ hamadaibrahim

Пікірлер: 468
@ahmadinhodhalxa497
@ahmadinhodhalxa497 3 жыл бұрын
Noi qof somalia o sidan KZbinr u ah oo san wax uso jediyo wa radin jire wllhi mntana tiktok kaso racay🌹🙏
@hamadaibrahim7424
@hamadaibrahim7424 3 жыл бұрын
👊🏾😂😂alxamdulillah maanta waa is helnay
@FatimaFatimayusuf-cl3fh
@FatimaFatimayusuf-cl3fh 4 ай бұрын
Wallahi sxb xamada dib uso labo didi❤😂 waki xisnay ❤❤
@abdikhaniibraahiimhaaruun197
@abdikhaniibraahiimhaaruun197 3 жыл бұрын
nio tiktok kaga so racay😂funny thy wlhi
@doglas5660
@doglas5660 3 жыл бұрын
ياخي وربي زعلت انه الفيديو خلص لاااااا متعه على فايده وربي شكراا ❤️❤️❤️
@hamadaibrahim7424
@hamadaibrahim7424 3 жыл бұрын
حبيب قلبي والله ❤️🙏🏽😄😄
@mahamedaliyi4308
@mahamedaliyi4308 3 жыл бұрын
Tiktok ayaan kaso raacay i like wlhi sida fican ee aad wax usoo jeedinaso wayna kaamuuqataa inaad tahay nin waxbadan akhriyay 😁 never look back brother 👊😍
@ninismood123
@ninismood123 3 жыл бұрын
Bini adamka waa saqaajamiin 🤣🤣🤣niyahow tiktok kaa soo raacay mowduucyo muhiim ka hadashaa
@hamadaibrahim7424
@hamadaibrahim7424 3 жыл бұрын
🤣🤣🤣💜🙏🏽ku so dhawoow channelka
@faisoaxmed1874
@faisoaxmed1874 3 жыл бұрын
Hada inuu ku dhaha shumiska waa wax xun maku raacsan tahay cudur hadu shumis kugu dhacayo ama leys guursaden meeqa cudur ayaa laga kala qadaa galmada
@hamadaibrahim7424
@hamadaibrahim7424 3 жыл бұрын
@@faisoaxmed1874 wll mcn aniga ma dhihin shumiska wa sax ama waa qalad. Qof walba suu rabo uu ugaatay. Negativeka iyo positiveka aa ka hadaly. Macluumaadka hada aqrin leheed wax fahmi leheed inay bacteriada 🦠 kuwo faa’iidu leh aa ku jirto oo jirkaaga difaaceyso.
@khadiijashoole6547
@khadiijashoole6547 3 жыл бұрын
ماشاء الله عليك أخي الله يحفظك مو معقولة طريقة طرحك فريدة يسعدني متابعتك. موضوع رائع
@hamadaibrahim7424
@hamadaibrahim7424 3 жыл бұрын
الله يكرمك 🙏🏽❤️. حياك ربي اتفضل
@Inspire3hub
@Inspire3hub 3 жыл бұрын
U ar amazing bro. I like ur energy
@M.Kheyre
@M.Kheyre 3 жыл бұрын
Bro keep going Wlhi waxa badan ayaan ka faiday alxm thank you so much bro waxan jeclan laahaa inaa so badiso video yadan camal wan ku wadtaa bro 💯❤ never give up
@hamadaibrahim7424
@hamadaibrahim7424 3 жыл бұрын
Allah yacizak boqorow
@ismailmohamed6194
@ismailmohamed6194 3 жыл бұрын
zxp Somalida fahansii micnaha vlog iyo ujeedada loola jeedo waa dad jaahiliina keep going bro 🥰
@hamadaibrahim7424
@hamadaibrahim7424 3 жыл бұрын
Noooo bro. Somalida badankood waa dad wax yaqaan ah. 🤣lkn waxa ee jecelyihiin in loo badiyo ee rabaan 🥰
@muhammedabdi4015
@muhammedabdi4015 3 жыл бұрын
Bonobo hku daysanin waa dhumesa from geedi sahan chanell keep going zxp👍
@hamadaibrahim7424
@hamadaibrahim7424 3 жыл бұрын
Ku soo dhawoow masuul 🤣🙏🏽
@yasir6093
@yasir6093 3 жыл бұрын
mid kamid ah Daawadahaaga sharafta leh oo ku leh Talent leedahay hore u soco
@hamadaibrahim7424
@hamadaibrahim7424 3 жыл бұрын
Allah yacizak masuul 🙏🏽🤗❤️
@liverpoolfc1772
@liverpoolfc1772 2 жыл бұрын
Wlhi every time I’m sad I watching you wlhi you make me funny every time 😂😂 big fun 🤩
@nawaladam8292
@nawaladam8292 3 жыл бұрын
In love with your humor
@Aragsanmedia
@Aragsanmedia 3 жыл бұрын
Walaal Keep Going Barnaamijyada aad Afkeena Hooyo 🇸🇴 Noogu soo Gudbiso aad baan kaaga Mahad Celinaynaa 🤗
@hamadaibrahim7424
@hamadaibrahim7424 3 жыл бұрын
Boqorow adaa kun jeer ku Mahadsan ❤️🙏🏽ku soo dhawow
@fure9777
@fure9777 3 жыл бұрын
From Tiktok geep going
@MascudandHafsaFam
@MascudandHafsaFam 3 жыл бұрын
Great content, 🎥 and editing A1 bro keep rocking
@hamadaibrahim7424
@hamadaibrahim7424 3 жыл бұрын
Thank you so much fam. I appreciate your support 👊🏾❤️
@unboxinthings5784
@unboxinthings5784 3 жыл бұрын
Yooow youtuber kan o kale loo bahanyhy you made my day 😂😂😂😂😂
@hamadaibrahim7424
@hamadaibrahim7424 3 жыл бұрын
Masuul waa ku mahadsantahy hadalkaaga shrafta leh 🙏🏽♥️
@MuscabHasan
@MuscabHasan 3 жыл бұрын
Keep going pro wax badan ayaa kaafaaidy pro
@abdiwaliaamusane978
@abdiwaliaamusane978 3 жыл бұрын
Msh allh hore usoco aqoon aya kamuqta wll 👏❤️
@maryamaosman4481
@maryamaosman4481 3 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣🤣🤣wlhi waa fuuray you make my day awdheere
@ibrahimdalbac5170
@ibrahimdalbac5170 3 жыл бұрын
War zxp balaayo thy hore usoco keep going kuma dhahaye🤣😂🤣😂🤣😂🤣😂😂
@hamadaibrahim7424
@hamadaibrahim7424 3 жыл бұрын
🤣🤣🤣🙏🏽
@nageeyeh1150
@nageeyeh1150 3 жыл бұрын
Keep going pro
@Shopping-online
@Shopping-online 3 жыл бұрын
Meilleur canal 🔥
@cawadmedia9411
@cawadmedia9411 3 жыл бұрын
Niyow wlh cilmi ka buxo sxp thnks wx badan ka faidey TikTok kaso raace sxp 👍👍👍
@hamadaibrahim7424
@hamadaibrahim7424 3 жыл бұрын
Mahadsanid masuul. Ku soo dhawow channelka bro
@arahman3655
@arahman3655 3 жыл бұрын
Wll . Keep ahead . You are soo funny and smart man
@hamadaibrahim7424
@hamadaibrahim7424 3 жыл бұрын
Thank you
@dhulkifl1494
@dhulkifl1494 3 жыл бұрын
Zxp wlhi intaa imaqalantin keep going TikTok baankasoo arkay muqaaladaada
@muuqaalis5924
@muuqaalis5924 3 жыл бұрын
walbe inta dhadhamiyaan warbixin kaa siin lahaa umaddan ma tihid hore u soco abti
@hamadaibrahim7424
@hamadaibrahim7424 3 жыл бұрын
Masuul Waa mahadsantahy 🙏🏽🤣👊🏾
@ahmetqadi2054
@ahmetqadi2054 3 жыл бұрын
😅🤣😅🤣bidaar nin adag k.going zxp aad baan igahelay mawduucyadaada wll. Weliba qaabka macalinkeya ITga baad isusoo qaab eegtihiin. Nin adag❤❤
@alaymani6002
@alaymani6002 3 жыл бұрын
War saaxib wallahi saan page kaga u radinayay wad yaabaysa waniga iminka helay ❤❤❤❤
@hamadaibrahim7424
@hamadaibrahim7424 3 жыл бұрын
Ku soo dhawow masuul 🤗🙏🏽
@alaymani6002
@alaymani6002 3 жыл бұрын
@@hamadaibrahim7424 aadbad u mahadsantay saaxib, laakin nio barnaamijyadaadu aadbay u koobanyiin inaad badisana wan jecla hal qisoo aan kula jeclaystay inaad ila eegtan wan rabay inaan ku tuse halkeen kala so xidhiidhi karra saaxiib
@bashiircabdukadir9852
@bashiircabdukadir9852 3 жыл бұрын
war nin kaan xageeh kaso baxay yaabay aniguye somalida maantay istic maasha barah bulshad qof san cml ah wali markin bro guulayso waxa fiican baad so bandhigtay maanshalaah
@hamadaibrahim7424
@hamadaibrahim7424 3 жыл бұрын
Mahadsanid masuul 🙏🏽♥️
@khadarali1233
@khadarali1233 3 жыл бұрын
😅New subscriber tiktok kaso racay wll horay usoco ino soo badina videoska nocan oo kle ah
@hamadaibrahim7424
@hamadaibrahim7424 3 жыл бұрын
Waa igu ogtahay masuul
@Moogane
@Moogane 3 жыл бұрын
Brother waaan kuwataa keep going
@mohamedmursal6280
@mohamedmursal6280 3 жыл бұрын
Waaraqori lixle dheeere ah arkoyaa wa kaftaN Bro Hka CajisiN walhi youtupe ado kla loga pahan yahy legends never die ✋🤩😍
@hamadaibrahim7424
@hamadaibrahim7424 3 жыл бұрын
Mahadsanid masuul
@cabdiraxmaanabiib2705
@cabdiraxmaanabiib2705 3 жыл бұрын
Dadkii meeshan lahaa baa imaaday waaar alle haku sharfe wan ku wadana indr eee hore usoco hhhh
@Alexander-hi5vx
@Alexander-hi5vx 3 жыл бұрын
The outsider one of the best i ever read
@maslaxcabdi9607
@maslaxcabdi9607 3 жыл бұрын
Runtii waxbadan baan rajeyn inaan kaafaa'iido macalin. Guul
@user-nr1ur5lv7m
@user-nr1ur5lv7m 3 жыл бұрын
keep going men
@Burcadjr
@Burcadjr 3 жыл бұрын
Waku tagera bro 🦁
@mustafali11
@mustafali11 3 жыл бұрын
mash allah pro keep going
@qaalisharaf8366
@qaalisharaf8366 3 жыл бұрын
From tiktok 😍❤️
@jibriilhamari8414
@jibriilhamari8414 3 жыл бұрын
Mazha allh soo jeedin khataraa ayaad leedahy hore usoco bro ha caajisin
@hamadaibrahim7424
@hamadaibrahim7424 3 жыл бұрын
InshaAllah masuul ✅🙏🏽♥️
@jibriilhamari8414
@jibriilhamari8414 3 жыл бұрын
@@hamadaibrahim7424 thanks hayaankaaga dheerna allaha kula garab galo🤲❤
@xaqiiq5601
@xaqiiq5601 3 жыл бұрын
You are the best 👌🏽👌🏽😂😂😂😂
@shimbirtayar48
@shimbirtayar48 3 жыл бұрын
Saqajaanki iyo saqajamadi bilawday aweyn 😂😂😂😂😂😂😂😂 waa ku wata keep going
@hamadaibrahim7424
@hamadaibrahim7424 3 жыл бұрын
Sax soo ma aha 👊🏾🤣
@shimbirtayar48
@shimbirtayar48 3 жыл бұрын
@@hamadaibrahim7424 haa🙏🥰
@maxamedcabdimaxamed4158
@maxamedcabdimaxamed4158 3 жыл бұрын
Mucjisada you tubekaa tahay ustaad waxbadana kaa kororsanay guuleyso I.a
@hamadaibrahim7424
@hamadaibrahim7424 3 жыл бұрын
👊🏾♥️
@suldaanzamiir6290
@suldaanzamiir6290 3 жыл бұрын
De rock stone ma wllkaa baa sxb wlhi waa isku egtihiin xitaa hadaLka😂😂
@dalqafsahal
@dalqafsahal 3 жыл бұрын
our legend
@Mohamedukun
@Mohamedukun 3 жыл бұрын
Ustaaad Hamada waxad uqalanta billions viewers iyo billions subscribers ❤️
@hamadaibrahim7424
@hamadaibrahim7424 3 жыл бұрын
Waa ku mahadsantahy masuul
@Emir-200
@Emir-200 Жыл бұрын
😂😂😂😂😂 You are funny😂😂😂❤
@aklyrics9614
@aklyrics9614 3 жыл бұрын
You make my day
@hamadaibrahim7424
@hamadaibrahim7424 3 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣🙏🏽
@yaasirmontana1297
@yaasirmontana1297 3 жыл бұрын
Another level 👉👉👉👉
@naani0935
@naani0935 3 жыл бұрын
Keep going ✅
@saamiyacabdirahman4825
@saamiyacabdirahman4825 3 жыл бұрын
Wllhi nin wax badan laga fa,idayo ayad tahay muna faysal barnamij ay dubaysey kugu so hadal qaday halkasan kaso raacay anuuna👆keep going leader ✊
@hamadaibrahim7424
@hamadaibrahim7424 3 жыл бұрын
Soo dhawow wll qali. Barnaamijka magicii ?
@saamiyacabdirahman4825
@saamiyacabdirahman4825 3 жыл бұрын
@@hamadaibrahim7424 rudwaan aarka media ayad iska dawn karta wll
@sahankaguusha3448
@sahankaguusha3448 3 жыл бұрын
Maasha allah. Tik Tok ga Ayaan kasoo arkay kadibna kusoo raacay si aan u dhammeysto video ga
@dagancabdullaahi8625
@dagancabdullaahi8625 3 жыл бұрын
Hhhhhh wacdalla cilmiyaa kaa buuuxo 🤣🤣🤣🤣from tik tok asxaabtaada cusub 👍
@hamadaibrahim7424
@hamadaibrahim7424 3 жыл бұрын
Ahlan wa sahlan 🙏🏽👊🏾❤️ku soo dhawow 😄
@murrojk3947
@murrojk3947 3 жыл бұрын
Maclumad wngsn thnkz ayeeyo adna nagu kala wada sani xal maaha
@hamdahassan1073
@hamdahassan1073 3 жыл бұрын
😂😂😂😂walky hore usoco
@hamadaibrahim7424
@hamadaibrahim7424 3 жыл бұрын
🙏🏽♥️
@caatoyare1483
@caatoyare1483 3 жыл бұрын
Wlhi cadi ma tihit nio keep going🤣🤣👍👍❤️
@fartuunabdala1464
@fartuunabdala1464 3 жыл бұрын
Www waku faraxsanahy ina chenalkaga kuso biro wll horay usoco🤩
@hamadaibrahim7424
@hamadaibrahim7424 3 жыл бұрын
Ku soo dhawoow wll
@Mohamed-jz6pg
@Mohamed-jz6pg 3 жыл бұрын
From Tiktok❤🙏
@MohamedAhmed-yb6xb
@MohamedAhmed-yb6xb 3 жыл бұрын
Mxaa umalese odiga maswista wata 😂😂😂istaqfurulah
@BATMAN-cb8dh
@BATMAN-cb8dh 3 жыл бұрын
Woww
@y.s.g7568
@y.s.g7568 3 жыл бұрын
Wllhi adi cml waa kuwaan u baahanahy funny + faa’iido ❤️
@hamadaibrahim7424
@hamadaibrahim7424 3 жыл бұрын
Soo dhawow masuul
@dagan12349
@dagan12349 3 жыл бұрын
Manta ay igu horeyso channel kan waan la dhacay
@hamadaibrahim7424
@hamadaibrahim7424 3 жыл бұрын
🤣🤣🙏🏽❤️
@c58pro50
@c58pro50 3 жыл бұрын
Aqas calay erayga iga qosol siisay kkkkk thank you
@hamadaibrahim7424
@hamadaibrahim7424 3 жыл бұрын
Ada mudan masuul. 🤣🤣
@maryamjama2912
@maryamjama2912 3 жыл бұрын
Nio KZbin kaaga waan Ku haystaa 😋🤩🙏
@hamadaibrahim7424
@hamadaibrahim7424 3 жыл бұрын
Ku doo dhawow masuul 😄👊🏾
@ahmedxoosh9104
@ahmedxoosh9104 3 жыл бұрын
war nio wllhi khatari baatahay channel kaagana nin aan sxpo nahay baa ciwaankiisa isiiyay waana layaabay shumiskana waan jeclaaa lki hada waxaan leyahay akhas kkkkk
@sahronuur3935
@sahronuur3935 3 жыл бұрын
Wllhi zxb vedioyasha dhan WA wada firsaday wax Bana Ka faaiday thank u
@hamadaibrahim7424
@hamadaibrahim7424 3 жыл бұрын
🙏🏽♥️♥️♥️
@Aishali95
@Aishali95 3 жыл бұрын
سؤال يستحق التفكير الصراحة 😂😂😂
@salmasiad1093
@salmasiad1093 3 жыл бұрын
Wlhi maclumad badan oo faaido leh ayaa laga helayaa channel 😏
@hamadaibrahim7424
@hamadaibrahim7424 3 жыл бұрын
Ku soo dhawow 🤗
@user-ho8if6tp5m
@user-ho8if6tp5m 3 жыл бұрын
Zhp wallhi professor ayad ku wacan thy waayo waxba waad fahanseenaysaa luuqad jidheed dadka soo jeedanayana waad leeday m.s
@hamadaibrahim7424
@hamadaibrahim7424 3 жыл бұрын
Mahadsanid boqorow 🙏🏽
@mariaahmed8617
@mariaahmed8617 3 жыл бұрын
From tiktok 😊
@hamadaibrahim7424
@hamadaibrahim7424 3 жыл бұрын
Welcome
@somalimusic4591
@somalimusic4591 3 жыл бұрын
Keep goin zxip walahi waxad leedahay hipo Waxan kaa soo helay tik tok Wanku tagare bro keep goin again Hadhow markad heer gaadho hana ilabin plz Bye ❤❤
@hamadaibrahim7424
@hamadaibrahim7424 3 жыл бұрын
Igu ma ogid saas. Dadka jisaarka yaqaanan ma ihi
@somalimusic4591
@somalimusic4591 3 жыл бұрын
@@hamadaibrahim7424 Haye zxip thanks Malinkasta new video soo dhig
@HOBAALMEDIA
@HOBAALMEDIA 10 ай бұрын
U r amazing owdheere muuqalkas kasto inaa na gasho xaq miyaa😂😂
@noorgamer2263
@noorgamer2263 3 жыл бұрын
IGa Mushaar Badan😂 Kp going Sxb
@hamadaibrahim7424
@hamadaibrahim7424 3 жыл бұрын
Waa mahadsantahy masuul 😄👊🏾
@jibriilak7169
@jibriilak7169 3 жыл бұрын
Team Tiktok le nahay wana ku wadana 🤣🤣🤣🤣🤣🙏🙏🙏🙏
@hamadaibrahim7424
@hamadaibrahim7424 3 жыл бұрын
🙏🏽👊🏾🤣
@hamzeapokor7575
@hamzeapokor7575 3 жыл бұрын
Kani cilmi iyO funny ayuu isku darsatay 😂😂😂😂😂
@xafsacabdiraxmaan4047
@xafsacabdiraxmaan4047 2 жыл бұрын
Masha allah dheh
@salmaanxamdi4448
@salmaanxamdi4448 3 жыл бұрын
Pro noo soobadi videoyada maxa badan ka Faiiday 🧐🧐😎😎😎🤓🤓
@maryamacawilcismaan5892
@maryamacawilcismaan5892 3 жыл бұрын
Ar ninyahoow waa isoo jiidayday wlhi wax bdn ka faaiday from tiktok
@hamadaibrahim7424
@hamadaibrahim7424 3 жыл бұрын
Ku soo dhawow wll 🤗
@maxamuudcade8937
@maxamuudcade8937 3 жыл бұрын
Waan ku wadana bro 100k ku sugayaa
@hamadaibrahim7424
@hamadaibrahim7424 3 жыл бұрын
Afkaaga allah noo aqbalo
@filfilo__
@filfilo__ 3 жыл бұрын
Shiiraa hadane 😣🥺 hamada waad na waaleysaa bilahi 😭😂
@firdhivlog5636
@firdhivlog5636 3 жыл бұрын
Yow you made me think twice. I mean does it worth it? Properly yes 😃
@hamadaibrahim7424
@hamadaibrahim7424 3 жыл бұрын
Yes it does. But is it tho ? 😏
@abdinoorkulmiye7775
@abdinoorkulmiye7775 3 жыл бұрын
Ayeeyo maad guursatid qosolka iga dhameysey
@hamadaibrahim7424
@hamadaibrahim7424 3 жыл бұрын
🙏🏽♥️
@Shabi7m
@Shabi7m 3 жыл бұрын
Kkkkkkkkkk Waraa Ayeeyo Taladeeda qaado😀😀😀 Ee guurso muga..!😂
@hamadaibrahim7424
@hamadaibrahim7424 3 жыл бұрын
Sharafudiin Abdullahi 🤣🤣🤣👊🏾InshaAllah
@apduraxmanfeysal3342
@apduraxmanfeysal3342 3 жыл бұрын
Wllhi zhp funny thy tiktok kaa sooracay😂😂😂
@badrazosman2670
@badrazosman2670 3 жыл бұрын
You’re so funny 😂
@hamadaibrahim7424
@hamadaibrahim7424 3 жыл бұрын
Mahadsanid wll 🙏🏽😄
@somaliachannal5442
@somaliachannal5442 3 жыл бұрын
@@hamadaibrahim7424 Anoo adi KushiDan MaseeXdo😰😰😰Mar dhawna Dalkaa Joogtid ImaaN Rawaa MacQuul miyaa Inaa Kula Kulmo😰😰😰😭
@hudaahmedbulaale7258
@hudaahmedbulaale7258 3 жыл бұрын
From tiktok kasoo racay funny tahy
@aisharuz9046
@aisharuz9046 3 жыл бұрын
💕
@fartuunmaxamedmaxamuud6100
@fartuunmaxamedmaxamuud6100 3 жыл бұрын
Nimanka qaar waxay aamin sanyihiin cudurka shimiska ksoo rci karo inuu kalsooni yhy cudurda meel fog lga sugyo afkaaga haku keensanin dheh nin runsheegaa thy wlhi
@sadioyusuf6691
@sadioyusuf6691 3 жыл бұрын
Haberyer aad baad iga qoslisiisey Kkkk horo uga soco
@hamadaibrahim7424
@hamadaibrahim7424 3 жыл бұрын
👊🏾♥️🤣
@nasirabdullahi4128
@nasirabdullahi4128 3 жыл бұрын
Bro hore u soco Saan ayee u bahan tahay somaliya in youtube ka aqoon so soo doonto kal iyo laab waan ku aaminsanahaay 3 madaxa maalin videos cusub share iyo like waan kugu dadaaleena
@hamadaibrahim7424
@hamadaibrahim7424 3 жыл бұрын
Waa ku mahadsantahy masuul. Allah yacizak 🙏🏽
@fardowhassan5738
@fardowhassan5738 3 жыл бұрын
Kkkk gacanta 'dhabanka 'iyo afka ma isku mida jawab
@farhanabdullahi3
@farhanabdullahi3 3 жыл бұрын
From tiktok
@Thommack
@Thommack 3 жыл бұрын
Adigaa adi waan kaa qeeliyey war subscribe bilaa shaki ayaan kuu saaray wlhi 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
@hamadaibrahim7424
@hamadaibrahim7424 3 жыл бұрын
🤣🤣🤣🤣soo dhawow masuul
@abdirisakjibril6331
@abdirisakjibril6331 3 жыл бұрын
Cilmi ayaad noo soo gudbinaysa adoo naga qoslinaya, u did well bro 😂
@hamadaibrahim7424
@hamadaibrahim7424 3 жыл бұрын
Thank you so much bro 🙏🏽😄
@malableeymanka1540
@malableeymanka1540 3 жыл бұрын
Hhh wlhi funny tahay hore u soco
@hamadaibrahim7424
@hamadaibrahim7424 3 жыл бұрын
Mahadsanid wll
@mimiadi2076
@mimiadi2076 3 жыл бұрын
9:58 هههههههههههههههههههههههههههههه يسعدك ربي
@hamadaibrahim7424
@hamadaibrahim7424 3 жыл бұрын
🙏🏽👊🏾🤣🤣🤣
@abdiladifahmed8053
@abdiladifahmed8053 3 жыл бұрын
@Hamada Ibrahim pro walhhi manta kahor maku arkin islamanta wax bdn ayaan kaa faa iiday m.a tnxs Hore usoco sxp noosoo badi fadlan muuqaalada 😱
@hamadaibrahim7424
@hamadaibrahim7424 3 жыл бұрын
InshaAllah masuul ✌🏽😇
@abdiladifahmed8053
@abdiladifahmed8053 3 жыл бұрын
@@hamadaibrahim7424 Adigoo mahad san wxaa jirto Arday bdn oo ubaahan ineey bartaan luqada Englishka plssssss noo fa iideey Nolosheeena wxabarashadena Ayee kamid noqotay waanu kusugeynaa pro xamar ayan kaso salamayaa
@kingvlogs.
@kingvlogs. 3 жыл бұрын
Iskilaaji wllkie🔥
@akariimyusuf2322
@akariimyusuf2322 3 жыл бұрын
Waa iska dagdagaa haha tiktok kaasoo raacay 🤣
@abdiqani4719
@abdiqani4719 3 жыл бұрын
Keep going
@abdiaziizmohamed5116
@abdiaziizmohamed5116 3 жыл бұрын
Wan kugu soo biirey gudoomiye mnta wixi ka danbeysa ✋🏾😂🥰
Waa Ku Jeclahay
14:53
Hamada Ibrahim
Рет қаралды 33 М.
Walwalka Aduunka
12:49
Hamada Ibrahim
Рет қаралды 29 М.
Double Stacked Pizza @Lionfield @ChefRush
00:33
albert_cancook
Рет қаралды 88 МЛН
Inside Out 2: Who is the strongest? Joy vs Envy vs Anger #shorts #animation
00:22
Kacaanka Dowlada ( 1/2 )
11:26
Hamada Ibrahim
Рет қаралды 30 М.
Caadada Haweenka iyo Fahamka Ragga.
12:43
Hamada Ibrahim
Рет қаралды 37 М.
DAGAALKI 1AAD EE ADUUNKA
14:52
Hamada Ibrahim
Рет қаралды 73 М.
Sababta ee Somalia 🇸🇴 dowlad ugu dhalan la’adahay
9:16
Hamada Ibrahim
Рет қаралды 51 М.
Waa maxay Wormhole ?
8:16
Hamada Ibrahim
Рет қаралды 33 М.
Ganacsiga qarsoon ee internetka (#darkweb)
12:57
Hamada Ibrahim
Рет қаралды 62 М.
Burburki Soviet Union
9:14
Hamada Ibrahim
Рет қаралды 24 М.
3 Sababood single-nimada ee qasab tahay
7:19
Hamada Ibrahim
Рет қаралды 15 М.
Learn Git - Full Course for Beginners
3:43:34
freeCodeCamp.org
Рет қаралды 500 М.
Universe ka WAA MAXAY ?
12:26
Hamada Ibrahim
Рет қаралды 23 М.
Stay on your way 🛤️✨
0:34
A4
Рет қаралды 15 МЛН
Summer shower by Secret Vlog
0:17
Secret Vlog
Рет қаралды 10 МЛН
La emociones de Bluey #歌ってみた #bluey #burrikiki
0:13
Bluey y BurriKiKi
Рет қаралды 40 МЛН
настоящий чемпион
0:59
QorabogTV
Рет қаралды 8 МЛН
ПОМОГИ РАЗБУДИТЬ ПИЛОТА 😱😱
0:16
ДЭВИД ЛАВА
Рет қаралды 4,3 МЛН