SAGALEY by Cali muse (Cali kaban)

  Рет қаралды 1,006,773

Madaale Productions

Madaale Productions

Күн бұрын

Sagaley mid kula siman
Wali lama samaynoo
ifka looma saarin
Sintana laguma qaadine
Alla Sagaleey

Пікірлер: 416
@cisiidsaalax716
@cisiidsaalax716 4 жыл бұрын
Gabadhah sagal layiraahdo like 👈 iisaara😂
@aliabdullahi4165
@aliabdullahi4165 3 жыл бұрын
Cali muse waxan eheen daris 20001di qol igu dhagana dagana kaligiis marmarka qaar iska tuman jiray heesaha wuxu idhihijiray soo xasuuso hees ama qaad ana tumayo ma aqoon sida loheeso lkn wan isku dayijiray cali sxb hd arkeso qoralkeyga waxan ahay hd nin oday ah wan koray wagi ilmoyar ayan aha hadase ilmo leyahay aabo ayan ahay mahadsanid xasuus quruxbadan melwalba aduunka kajoogto wanku salamaya..tx cali biid
@qaraamiqaaci1984
@qaraamiqaaci1984 2 жыл бұрын
Xagee ahayd? Ma jabuuti?
@aliabdullahi4165
@aliabdullahi4165 2 жыл бұрын
@@qaraamiqaaci1984 itoopiya addis abeba.khol igu dhagana dagana allah unaxaristo fanaanki shamuuri uhu imaan jiray ...
@abdulahiaynab797
@abdulahiaynab797 Жыл бұрын
​@@aliabdullahi4165wllhy xusuus ayay ahayd alle ha idin xafido aiga iyo fanaankan codka macaan waxaan filayaa hadda Qurbaha ayuu jiraa
@najibdiibe9598
@najibdiibe9598 6 жыл бұрын
Sagaley mid kula siman Wali lama samaynoo ifka looma saarin Sintana laguma qaadine Alla Sagaleey waana sabab jcylow wadnaheyga suranee naftiisa caashaqa sidaan ahay ma mooyee Alla Sagaleey salaantaada oo qura aa kaa salweynow zamzam i deeqdee Alla Sagaleey sagaley sed iyo calaf ninka oo ku siiyo haduu sagaal qado intee seexan karayaa Alla Sagaleey suuradaada quruxdiyo socodkaaga laafyaha kolkaa gacanta seedhaa jiririco i saaqdee Alla Sagaleey
@libaanjama4059
@libaanjama4059 4 жыл бұрын
Walle aniguu illhay isiiyay sagal oo waan ku badhaadhay allow iidaa
@icetay521
@icetay521 4 жыл бұрын
Abdi qadar Diibe thank You saxiib 👍😍
@xasan.jaamac
@xasan.jaamac 4 жыл бұрын
'''NAFTAYDII SIR CAASHAQU'
@Moa353
@Moa353 4 жыл бұрын
Alla sagaleey ma ahan waa HADDE SAGALEEY ! Haduu sagaal wado, Hurduu seexan karayaa waaye not intuu seexan karayaa lol
@mohammedahmedfarah6894
@mohammedahmedfarah6894 3 жыл бұрын
Sxp copy iisoo dheh qoraalkaada mhsnd
@MadaaleProductions
@MadaaleProductions 15 жыл бұрын
SAGAL, is a Female Somali name it means: Clouds, speacialy at the sunset when they shimmer with the rays of the seting sun.
@jablibaax
@jablibaax 5 жыл бұрын
Erayada abwaankii laha ?
@mohamedabdikadir6939
@mohamedabdikadir6939 4 жыл бұрын
@@jablibaax waxa lahaa oo qaaday heestan clahi (tagayo) oo ah ninka ruwaayada if iyo aakhiro ku matalaya macalinka , waxa uu joogaa hargaysa Somaliland, waana sarkaal ka tirsan ciidanka qaranka
@fariidtv7127
@fariidtv7127 3 жыл бұрын
Mohamed Abdikadir ciidanka gobolka MashaAllah 🇸🇴
@ayaanmohamed1862
@ayaanmohamed1862 3 жыл бұрын
@@fariidtv7127 🤣🤣🤣🤣 ciidanka gobolku wa kuwe ma kuwaad ku jirtaa
@maxamedaxmedxasan8256
@maxamedaxmedxasan8256 3 жыл бұрын
You Can Realy Imagine Person if You Can Use this App in 2008 Abto Now 2021 Somalia Adiga Camal U Baahan Tahay Xaqiiqdii🥰😍❤
@gorgor5149
@gorgor5149 6 жыл бұрын
Wooow magaca Sagal waan jeclahay ala sagalay like
@killerkid2195
@killerkid2195 12 жыл бұрын
what i like about ali kaban is that he looks so relaxed and ordinary. no stupid dress and all that. music is about talent not dress and make ups
@abdifatah-Yare
@abdifatah-Yare 7 жыл бұрын
Sagal waa magac aan aad ujeclahay af-soomalina ah ,insha allaahu kolkaan gabadh dhalaan ugu wanqali doona. 😍 Sagal💜💜💜💓
@sagaldhool521
@sagaldhool521 5 жыл бұрын
Masha alah hh
@abdirahimsh.abdalla3736
@abdirahimsh.abdalla3736 4 жыл бұрын
Anaa kaaga horreeyay Sagal Abdirahim ifkay joogtaa
@sagalahmett5692
@sagalahmett5692 3 жыл бұрын
Wlllo ha bixin wllhi 😂gabar fudud noqon gabdha wax Dheer 😭ana dadka idhahan lkn hadad jecelatay ubixi gabdhan edada u ahay ❤️ allah dhowree 🥰
@cfataxmohamed8517
@cfataxmohamed8517 3 жыл бұрын
hda mdhshy pro
@sagalmohamed4944
@sagalmohamed4944 2 жыл бұрын
🥰🥰🥰🙏🙏
@caanobooro1446
@caanobooro1446 5 жыл бұрын
April 2019 intii jiifka ku dhageeysaneesa like ta igu sharaf wll mcn
@sagalinaabdi4696
@sagalinaabdi4696 8 жыл бұрын
Wwwwww caadi ahan afkada caano lagu qabey heestan asxaabteyda baa ii qaado markey I arkan allaha ii daaye ❤️❤️
@abdiisimusse263
@abdiisimusse263 7 жыл бұрын
Sagalina Abdi can I get your snp
@khalidomar3578
@khalidomar3578 6 жыл бұрын
Alla sagaaleeey
@muhanadcade8580
@muhanadcade8580 4 жыл бұрын
Sagalina Abdi masha Allah hampalyo wall qali
@derekdonnelly3247
@derekdonnelly3247 2 жыл бұрын
Im Irish 🇮🇪 and I love this guy ❤
@omaarimusic9953
@omaarimusic9953 2 жыл бұрын
How? Cmon bro i dont want to be rude but i dont think u r Irish
@geelegeedi2948
@geelegeedi2948 9 жыл бұрын
The guy who playing the kaban is a professional.
@mohamedabdi8713
@mohamedabdi8713 5 жыл бұрын
You feel it to the full extent right😁
@liibaanlidhere8225
@liibaanlidhere8225 4 жыл бұрын
Absolutely
@barlinosman5042
@barlinosman5042 4 жыл бұрын
@@mohamedabdi8713 we.q
@hamsewarsameh.muhumed5677
@hamsewarsameh.muhumed5677 2 жыл бұрын
Sagaleey sad iyo calaf Midkii uu ku siiyaa Hadii uu sagaal qado Mudduu seexan karayaaa 💯♥️😘
@iftiinshemedia1353
@iftiinshemedia1353 6 жыл бұрын
Salantada oo qudha hubqaadka sad wayno Ala sagaley 25 march 2018 hadi aad wali dhagysto like
@maxamdbashiir8903
@maxamdbashiir8903 5 жыл бұрын
Ninkani fanaan dhaba weeye laysma xaasido kowo badan oo la amaan ayuu ka cod macaan yahay anigu heesahiisa waan ka helaa
@kinghindiholish1016
@kinghindiholish1016 4 жыл бұрын
Alayaacisaka fananku cod macanaa man sha allah hees iyo badh fanan kan hada xguu jogaa 29 marz 2020 saacadu tahay 22:53 wadanka Switzerland yaa Daawonaya like hyla dhaafin plse ilaa 2025 ka 🤣🤣🤣🤣🤣
@somalivlogs6780
@somalivlogs6780 5 жыл бұрын
who is still Watching 2019 😊😊😊😊😊😊😊😊😊
@ahmedbule5582
@ahmedbule5582 9 жыл бұрын
Waah waah wayo cusub soo noqoy jacelkii nice song
@mohdyzee
@mohdyzee 14 жыл бұрын
I can't get enough of this song it has stuck in my head walee!! sagal waxbey qabtaa!!
@sagalmahadmaxamed3824
@sagalmahadmaxamed3824 Жыл бұрын
2023 dawanaya magaceyga alla sagaleyy❤️😍🥺
@keynanfan7012
@keynanfan7012 4 жыл бұрын
Hada kahor waxan jecladay gabar la oran jiray Sagal abdifitah oon isku iskool eheyn dalka Keyna magalada Nairobi sanadku marku aha 2011 ilaa 2012 umana sheegan jaceylkegi, wxay ehed my first love walhi marka hada maqlo magaca sagal ayadi baan soo xasus, sagal I miss ya 💔💔
@sagalgeedh9014
@sagalgeedh9014 Жыл бұрын
Sorry 😢
@keynanfan7012
@keynanfan7012 Жыл бұрын
@@sagalgeedh9014 🙏🏽🙏🏽
@Kurbo_gaming_x77
@Kurbo_gaming_x77 5 жыл бұрын
Suuradada quruxdiyo socodkaga laafyaha kolkaa gacanta seydhaa Jiririco i saaqda ALLA sagaley .💔 Qiimaha iyo tilmaanta erayadaas ka warama
@farxaanahmed1014
@farxaanahmed1014 Жыл бұрын
Another level weeye zxp
@Kurbo_gaming_x77
@Kurbo_gaming_x77 Жыл бұрын
@@farxaanahmed1014 4 sano kadib isoo celisay wllka
@qadarsaeed
@qadarsaeed 5 ай бұрын
Aad iyo aad walaahi 🙏🙏
@siciiddahir9296
@siciiddahir9296 8 жыл бұрын
sagaleey sad iyo calaf nin ka uuuuuu ku siiyaaa hadii uuuu sagaal qado wuu seexan karayaaa best word's
@abdirahmantimajilic8330
@abdirahmantimajilic8330 4 жыл бұрын
Hurdo seexan karayaa
@mosalah._5166
@mosalah._5166 3 жыл бұрын
Alla heestan caawa maxay murqaanka ii daartay,hargeisa ayaan ku mirqaamayaa,nus jebis ahi wuu igu tagay,faladh kalena hadaan maagan ahay,caano geeliina wan so dhawestay,oo agtayday yaalaan. Jawigaan ku jiro lagama shekayn karo,10 June 2021.hadaad daawanay like bush kusii.
@mosalah._5166
@mosalah._5166 3 жыл бұрын
Habeen kale iyo jawi mirqaan oo heestanu ii daartay,Alloox. Goobtu waa hargeisa,ammintu waa 22:26 pm,mirqaanku cirkuu isku shareeray. Fri,03 sep,2021
@mosalah._5166
@mosalah._5166 3 жыл бұрын
Caawa iyo habeen kale,waa 10:12pm ammintu,hadda ayaan bilaabay jaadka heestan ayaanan ku bilaabay. Walow aan caawa soo daahay,roob ayaa nakala xidhay aniga iyo mirqaanka,goordhawayd ayaan qayb GAAFANE ah haleelay. Alla yaakhalik.
@mohamednur1416
@mohamednur1416 5 жыл бұрын
alla sagalaeey. heestaan waxaan ku xasuustaa walaashee aan iska inta aadmi nuuxsado ugu jeclaa Sagal Abrihranman, Abaayo Ilaah janada kuwa loogu bishaareyo hakaa dhigo.
@huseinahmed5083
@huseinahmed5083 4 жыл бұрын
Mohamed Nur 😭😭😢😢 alaha una xaristo sxp
@qadarsaeed
@qadarsaeed 5 ай бұрын
Oooh alah yaa rahma walaashay faaduma AUN saan ujeclaba ixasuusisay dhamantod alaha unaxaristo
@abdihakimmuse9447
@abdihakimmuse9447 8 жыл бұрын
heestan walhi Waa heestan ugu jecelahay heesaha waxan ku xasuusta sxbky mustafe Guuleid Mustafe Gaabow👏👏👏👏👏👏👏
@samirsadat5700
@samirsadat5700 2 жыл бұрын
Wow, I’m Somalian and I loved this 👌🏼 Love from somali land
@sagalmohammed7576
@sagalmohammed7576 5 жыл бұрын
Waa heesteyda markaa maqlo waa iska farxaa intan nolhy dhageysan dona 🎸🎧
@oneworld3034
@oneworld3034 4 жыл бұрын
Sagal Mohammed ma inantii heesta loo qaadayba
@adenceynte5520
@adenceynte5520 3 жыл бұрын
Sagaley walashey ayaad isku magactihiin madax ayaad ii saarantahay 🤞🤞🤞🤞
@AhmedMohamed-tn5yg
@AhmedMohamed-tn5yg 2 жыл бұрын
Sagaleeey salaam
@AhmedMohamed-tn5yg
@AhmedMohamed-tn5yg 2 жыл бұрын
@@sagalmohammed7576 sax xasuustaa. Geela lagu xero geeyaa dee
@AhmedMohamed-tn5yg
@AhmedMohamed-tn5yg 2 жыл бұрын
Sagaleey tolow halkee baad kasoo ciyaar gudday
@asmaaqueen7064
@asmaaqueen7064 4 жыл бұрын
2020 ya dhegeysanaya habenkii labade Eida💋
@abdisalanmahad6094
@abdisalanmahad6094 2 жыл бұрын
2020 ayan dhageysanay
@dantella5945
@dantella5945 3 жыл бұрын
🔥🔥Sagal 😎😎✌🏾magaceyga wan jeclahay😍😍
@GorGor2023
@GorGor2023 2 жыл бұрын
Yaa mucalim ustaad abdinuur fardo fuul wa ninka organka tumayah madaalayaashii australia salan sare meel walboo aad joogtaan legends 🇦🇺🇦🇺
@nabardaarshe6276
@nabardaarshe6276 2 жыл бұрын
What an art of music man! Not most people can't do this work. good job Boss!
@abdirisaqmohamoud8740
@abdirisaqmohamoud8740 4 жыл бұрын
Wow top song , musica , kabadnka sida organka iyo cuudku uwada dhacayan , iyo codka originally ka ah ee aan lahayn wax mixer ah ama aalada codka lugu qurxiyo Iyo sida fananka kalsoonidu uga muuqato , waxas baa fanan la dhehaa de 👏👏👍 anagay hadba maryo xun xun oo ku dhegan Iyo timo kala dhaadheer noo samaysanaya iyo cod mixer lamariyey Iyo muscic dheguhu kugu dilcayana waxan ujeeda kuwa maanta faniinta isku sheegaya , shit !!!!👎 21-1-2020 , waxan qoraalka dhaxal uga dhigaya caruurta dhalan doonta 20 sano danbe ee soosocda Insha allah si ay u arkaan nimankan habakay unoleyne fanka kii hore oo kale !!!!
@sabriinali6739
@sabriinali6739 6 жыл бұрын
Magucu siduu u qurux badan yahay ayan aaminsanahay cidii ila wadaagtana inay ay qurux badan tahay sidayda 😍😍😍sagAl😍😍😍
@luulsharaf6881
@luulsharaf6881 10 ай бұрын
WooW ustaad Cali Muuse Cali Kaban Ustaad Siciid Kaban Ustaad Abdinuur Asxaab Waqti Hore igu Dambeysay 2008 iyo Magaaladii Melbourne iyo Walaalkeey Shirwac Ninka Duubaya Vedio Quruxda Badan Aad ayaa idin Wada Salamayaa Waxaan idinka Soo Salamayaa UK 🇬🇧 🥰🥰
@maxamdbashiir8903
@maxamdbashiir8903 5 жыл бұрын
Waah waah waa heestii sagaleey magaasaaba ka helay
@harunsaiddiraac9397
@harunsaiddiraac9397 3 жыл бұрын
That is what we call pure talent! Eesh-qiyaasak Ali kaban the way you are beating the Oud❣
@ishwaqahmed900
@ishwaqahmed900 6 жыл бұрын
Beautiful song walaahay wooòow
@moali4995
@moali4995 6 жыл бұрын
Who is still watching 2018 👆
@mohamedcali6002
@mohamedcali6002 6 жыл бұрын
me
@abdulfarah5240
@abdulfarah5240 6 жыл бұрын
Mo Himmilo I am
@hanadmohamed9909
@hanadmohamed9909 11 жыл бұрын
salaantaada oo qudha dulqaad ka sadwaaynoo sam sami i deeqdoo ala sagaleeey eeesh calaa hees musik qabooow nic cod thanks ali kaban
@qadarsaeed
@qadarsaeed 5 ай бұрын
Absolutely true 💯 percent 💯 percent
@somaliqueen10
@somaliqueen10 14 жыл бұрын
woooooooooooooow mansha allah waa hees macan iyo codba thanks mrMADAALE soo badi heesaha kabankaa waan ka dabeynaa hadan nahay bahda somali weyn thanks agian bro
@micnamalahan
@micnamalahan 13 жыл бұрын
waaw masha allaah Ragga Kabanki wey soo nooleeyeen shaqo wacan dhamaantiin iyo waliba mrMADAALE oo noo fududeeyay anaga oo goobta lagu heesayay ka maqan aan sahal ku daawano .
@iqbaaljalaqsan8598
@iqbaaljalaqsan8598 4 ай бұрын
Wana sabab jcylo wadnahayga surano naftaydi sir caahaqu sidaan ahayba moyee❤😢😭❤️
@hassanmohamed7258
@hassanmohamed7258 2 жыл бұрын
Heestaan waxaan ku soo xusuustaa my dear sister Sagal cadey Oo ku magac dheer Black Queen 👸 Me ilyaas Raajaa
@dalmarmohamoud1067
@dalmarmohamoud1067 4 жыл бұрын
Cali saxib qaali ah marna rer Melbourne isla nahay big respect 🙏🙏
@ahmedbarre7
@ahmedbarre7 6 жыл бұрын
Sagaley mid kula simn wali lama samaynoo Sintana laguma Qadin Ala sagaley❤
@sagalgeedh9014
@sagalgeedh9014 Жыл бұрын
Me sagal ❤beautiful
@kinghindiholish1016
@kinghindiholish1016 3 жыл бұрын
Sagaley Qof kula siman wali lama Sameynoo wlee hees iyo badh ayay ahayd heestan niyow ninkan meel ku sheega caaawo ay tahay Taarikhdu 15 bisha 1 /2021 yaa ila daawonaya plse like and Reply 🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤❤❤❤❤❤
@baidoa1000
@baidoa1000 14 жыл бұрын
Very marvelous song with pure Somali Kaban, they would enjoy with their instruments in either Mogadisho or Hargeisa, had there been a strong Somali central govt. Thanks brothers.
@Khadari2013
@Khadari2013 4 жыл бұрын
1/25/20 hameyn sabti Ah 🔥❤️
@faizaahmed5220
@faizaahmed5220 8 жыл бұрын
what a talent! love this man. he is de one and only after cumar dhuule cali.
@ishwaqahmed900
@ishwaqahmed900 6 жыл бұрын
Faiza Ahmed haa waa hees qalblga taabanaysa buufka mac abaayo
@hawd13
@hawd13 16 жыл бұрын
waaaw heeso fiican baa laga soo tuurayaa australia eeh, yaaba reer australia ka filayay tan iyo wax la dhigma ba hehe...MRmadaale many thnx bro!
@yahyamohamed7126
@yahyamohamed7126 8 жыл бұрын
maashaa alaah alfanaan cali kaban iyo asxaabta kaleba good job alaha idin xafido
@ila4293
@ila4293 7 жыл бұрын
Xasuuuuus Ayeey galisay Qalbigeeeyga Heeestaaaan Jaceylkaaga koowaad marna ma tirmo xqq.
@khuuriye
@khuuriye 6 жыл бұрын
iNa AbDuLLaHi xusuus yaraanti ah😂😂😂
@AhmedAli-uq6cz
@AhmedAli-uq6cz 5 жыл бұрын
Wr isku mid baynu nahaye, maxaa inagusoo aadiyay?
@sagalaadan5312
@sagalaadan5312 3 жыл бұрын
😘😘heestan aan heesa uguh jecelhy😂
@geelegeedi2948
@geelegeedi2948 4 жыл бұрын
The guy playing the Uad is amazing. Any one can sing
@LabeentaBulshada
@LabeentaBulshada 9 жыл бұрын
YAA ALLAAH! Innaba caadi maaha heestan waa mid dareen i galisay VIVA ALI MUSE
@xwocabdixasan1236
@xwocabdixasan1236 2 жыл бұрын
The first day I heard this song was almost 13yrs back since that day up to now I feel wonderful
@yusufkinggulaid5467
@yusufkinggulaid5467 10 жыл бұрын
The slightest hand stroke I get goosebumps best lyrics
@saafari100
@saafari100 9 жыл бұрын
me too..lol
@halbeegmedia3585
@halbeegmedia3585 6 жыл бұрын
Waah waah!! Walahi Axsan hees Tan maalin walbo Waan ku marqaamaa walahi Hees Weey dhaaftay Mashallah War Waa fanaan banaanka ku dhacay Yasinkoow🖐👏
@abdiqanifaraskacadmohamed8711
@abdiqanifaraskacadmohamed8711 3 жыл бұрын
Waa heesahii murqaanka wow
@lunabranwen
@lunabranwen 2 жыл бұрын
Beautiful. ❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@sagalb9780
@sagalb9780 4 жыл бұрын
ax ax yaa sagal my name love 💓
@sagalirshad7134
@sagalirshad7134 6 жыл бұрын
Magaceygii 💖💖💖
@hajikhadar5914
@hajikhadar5914 4 жыл бұрын
Sagaal ma qadaa sagaleey Socodkaaga laafyaha Gacmaha ma saydhaaa Salaantaada oo qudha ..........sagaleeey
@box5319
@box5319 2 жыл бұрын
Sagaleeey
@xanuunjacayl6735
@xanuunjacayl6735 6 жыл бұрын
I'am Remember a long time ⌚ Ago but Today a New Still 28/Nov,2017 😍🖤
@Drqalaaye
@Drqalaaye 14 жыл бұрын
mahadsanid mrMADAALE and ali muse
@drGacayte
@drGacayte 16 жыл бұрын
Cali muuse caadi maaha. rageedi dheh. Thnx 4 sharing mate
@jamalmohamed8766
@jamalmohamed8766 4 жыл бұрын
Sagaleey sad iyo calaf Ninka uu ku siiyaa Haduu sagaal qado Hurda wuu seexan karayaa Ala Sagaleey!
@jamalexiingalool8701
@jamalexiingalool8701 6 жыл бұрын
Sideeda kale waa hees ku macaan in lagu dhageystoo jawii aad uu dagan
@blackboy6414
@blackboy6414 5 жыл бұрын
20th Dec 2018. Happy New year 1st January 2019 Sagakeey
@hassankhaan8881
@hassankhaan8881 7 жыл бұрын
Haliimoy midkula siman wali lamasameeno ifkana wali loomasaarrine Sintana laguumaqaaaddine Alla Haliimooy
@zahraabdi4498
@zahraabdi4498 6 жыл бұрын
Hassan Khaan www good
@muslix1147
@muslix1147 6 жыл бұрын
zahra abdi Zaharaay midkula mida, Wali lama sameynoo, Ifka looma saarin sintana laguma qaadine Alla Zaharooy.😀👌👌👌
@kalabaidhospital6019
@kalabaidhospital6019 6 жыл бұрын
Sagaley hees wanaagsan
@abdisomalitv9542
@abdisomalitv9542 5 жыл бұрын
2019 who is here?
@mascudsalad7092
@mascudsalad7092 6 жыл бұрын
War yaa sagal la dhaha wanba iska jeclahay magan like isar
@sagalb9780
@sagalb9780 4 жыл бұрын
@mascudsalad7092
@mascudsalad7092 4 жыл бұрын
sagal B Mel laga so radiyo so qor he
@hajiabdu
@hajiabdu 14 жыл бұрын
It must be Garaboo day..lovely song.
@zuleikhaahmed7220
@zuleikhaahmed7220 2 жыл бұрын
This oldie sounds so good! ❤🔥❤🔥😍
@liibaanliiburuuj
@liibaanliiburuuj 2 жыл бұрын
Waaw one day ago
@hamsemohammed5417
@hamsemohammed5417 8 жыл бұрын
alaaa yicisak waleeee waad cod macaan thy plse adooo quraaan ku akhriyaaaa ka ficnan lahayd
@el-seyidy6663
@el-seyidy6663 8 жыл бұрын
+Hamse Mohammed waa qaabka ugu wanaagsan ee dadka wax loogu sheego mashallah bro
@mohamedrooble6474
@mohamedrooble6474 6 жыл бұрын
Hamse Mohammed fikir wanaagsan waan rajaynayaa inay gaadho fariintaasi
@momohamed6478
@momohamed6478 5 жыл бұрын
War naga amus qaarbadoon cod macaan oo quraan akhriya waa buxaane..
@wowso4
@wowso4 15 жыл бұрын
woow i love dis song .........
@saqajaanwaalen700
@saqajaanwaalen700 11 жыл бұрын
My compliments to all three musicians.
@kinghindiholish1016
@kinghindiholish1016 4 жыл бұрын
Oh song love u this Song wlaahiga ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@AhmedAli-uq6cz
@AhmedAli-uq6cz 5 жыл бұрын
+Sadarkaasi waa run o +Markaan sagal maqla baa +jiririco i saaqdaa 😂😂 Waxanse u malaynayaa inan sagal la oran jirin ee ay iskala baxday 😅😅😅😅
@aishaalicia1794
@aishaalicia1794 3 жыл бұрын
Noma sana salute king kaban
@hanieali1058
@hanieali1058 2 ай бұрын
Inta ani 2024 heestan baraty oon ka heshay😂❤
@aminafarah3584
@aminafarah3584 6 жыл бұрын
Heestan xasuus garay igu ledahay Aduunka qofkan manta ujeahay ayaa Iso diray markan bilabaynay shekada 🙏
@runsheeg1xbet969
@runsheeg1xbet969 4 жыл бұрын
Habeen talaada ah 4/1/2020
@abshirbade6515
@abshirbade6515 8 жыл бұрын
ala yacizak sagalay mid kula siiman wali lama sameyno wana sabab jcyl
@shaakirfarxaansuudi6785
@shaakirfarxaansuudi6785 7 жыл бұрын
love you so much sagal qaali
@mogadisho404
@mogadisho404 15 жыл бұрын
daaaanm dais nays song bro woow i like that song bro nays one wooow
@abdilaahipersia528
@abdilaahipersia528 9 жыл бұрын
Ali Kaban Waad Ka Baxsatay Walee Inaba Caadi Maaha
@mohamedhukun8212
@mohamedhukun8212 9 жыл бұрын
Abdilaahi Persia caadi maha
@moali4995
@moali4995 6 жыл бұрын
Alla sagaleey walee Waa cajiib Cali Kaban
@kbsushabeel9365
@kbsushabeel9365 6 жыл бұрын
Gabdbyda kuzo xazuuuzta sagal ifka sami kujog ppeh uuuuumc🌷🌷🌷❤👄👄👄
@taharkataharja1717
@taharkataharja1717 2 жыл бұрын
Waa Midhaha Mirqaanka. Taa ku Caliyow. Sowtu Raxma!! Afkaaga Caano lagu Qabay
@zaakirsomali1
@zaakirsomali1 2 жыл бұрын
2022/ February/ 5 wali waan dhagaysanaya
@ismaciljmaal6159
@ismaciljmaal6159 9 жыл бұрын
xasuus. weyn. ayaa. galy. runtii. oo. africa ah. alla yaa cizag. sxp qali
@dailyxiin
@dailyxiin 4 жыл бұрын
MADAALE legends....👑🎻🎵
@qorane10
@qorane10 12 жыл бұрын
wow what song... sagaleeey
@AliMohammed-ce2lv
@AliMohammed-ce2lv 9 жыл бұрын
Well done boowe
@thesisisisters3574
@thesisisisters3574 5 жыл бұрын
Ala sagaleeey😭❤️😍
@hamsaadam1064
@hamsaadam1064 7 жыл бұрын
Erayadas si doodaan uqaatay waatan hees💯
@HankaSare
@HankaSare 14 жыл бұрын
Waaw!! Afkaaga Sagal lagu qabay!!
@asalkagahagafin4049
@asalkagahagafin4049 10 жыл бұрын
Incredible
@minhajsiyat6332
@minhajsiyat6332 3 жыл бұрын
Cajab inoso badiya mahadsanidin
@apo4417
@apo4417 3 жыл бұрын
HeztaN wxan dhagezanaYa 12 kadib 2021/20 aY aY mxaN uxizaY oon badi gobaY cwaN helay sidi baN uxifdisanhay mrkan dhagesan jiray sabi ban aha mnta wa anigan 20jirka ah 🤤🤤✋🏻😭
GARTA  by Badacas ft Sallax
4:59
Madaale Productions
Рет қаралды 623 М.
Abdiqadir Kaskey iyo Heestii Ambiyo
8:08
nvr4getyou
Рет қаралды 543 М.
啊?就这么水灵灵的穿上了?
00:18
一航1
Рет қаралды 51 МЛН
Inside Out 2: ENVY & DISGUST STOLE JOY's DRINKS!!
00:32
AnythingAlexia
Рет қаралды 18 МЛН
Officer Rabbit is so bad. He made Luffy deaf. #funny #supersiblings #comedy
00:18
Funny superhero siblings
Рет қаралды 19 МЛН
KABAN MACAAN KOOSHIN YARE HEESO XUL GEESGUUD MUSIC 1
58:09
shiino1000
Рет қаралды 2,3 МЛН
Boholyow New Song Ali Kaban
7:16
Madaale Productions
Рет қаралды 266 М.
Wardheer - Miiraale . Qaaci. Music by - Ali kaban iyo abdinur
6:21
Madaale Productions
Рет қаралды 528 М.
Fallaadhihii Jacaylka
7:07
DrGurhanShow
Рет қаралды 2,3 МЛН
Maalmaha qaloocaa | xasan aadan samatar |lyrics
10:00
ciiro warsame
Рет қаралды 803 М.
Buurbaa kugu gudbane, AUN.Cumar Dhuule iyo Maryan Mursal
12:30
Farhan Ali Halane
Рет қаралды 321 М.
Mubaarak Octobar - Heesta - Yaxyax - Astaan Music 2021
6:59
Astaan Music
Рет қаралды 1,6 МЛН
Soo Hor Caashaqa - Marshaale
5:13
Madaale Productions
Рет қаралды 391 М.
Baladwayn
11:06
Hassan Aden Samatar
Рет қаралды 1,1 МЛН
啊?就这么水灵灵的穿上了?
00:18
一航1
Рет қаралды 51 МЛН