GARTA by Badacas ft Sallax

  Рет қаралды 635,926

Madaale Productions

Madaale Productions

Күн бұрын

Gabdhuhu waxay ku faanaan
guri iyo nin yeelee
Waxa guugka kugu diray
Garan maayo aniguyee

Пікірлер: 230
@khalidnaagtisa6619
@khalidnaagtisa6619 5 жыл бұрын
Goobtan fadhistaba Mel geel kadhelmaday Ama goray ilmaha dhigay Ama gessi kucartamay Geedodi ahade maahan gurigoda Nyc song xasussti sangub alle yaraxmaa cigal nolol wacan kurajenayaa
@Diyaa88y
@Diyaa88y 4 жыл бұрын
Heesta magceed wll
@madadaalotv24
@madadaalotv24 4 жыл бұрын
@@Diyaa88y "Gabdhuhu waxay ku faanaan" by Lagen Axmed Cali Cigaal.
@superpoetry8704
@superpoetry8704 2 жыл бұрын
My kids used to listen foreign songs but they all moved to Somali songs, at least they can to their parents in their ancestrall language not in English. Thank you Madaale Productions team.
@zaralulu3669
@zaralulu3669 7 жыл бұрын
I used to listen this song getting ready to my lecture in the mornings 2008, and I was single that time so hestaan had special touch to me..n Half of the lyrics didn’t understand 😃but I love it...and how badacas enjoying with his hand moving dance
@waranle961
@waranle961 6 жыл бұрын
Aragsen Ali you are grown woman mar hadii heestan dhagaysan jirtay wa weenka tahy
@abdiahmed6217
@abdiahmed6217 6 жыл бұрын
My marqaan song still it’s 😍
@zaralulu3669
@zaralulu3669 5 жыл бұрын
Waranle Lee dhagesan jiray first year university maxaaa weeenka eh..😃😃😃😃
@zaralulu3669
@zaralulu3669 5 жыл бұрын
Abdi Ahmed waliyaaaa ongoing business
@boqoryare3774
@boqoryare3774 5 жыл бұрын
Aragsan enjoy the lyrics: Geedaha waxa jira guxun dhalo Baaso luga kaa gulanoo Gacma Nabar uyeele hadad tahay mid Gaariya iga daa gilgilashada, Goobtan fariistaba meel geel ka Dheelmaday ama goray ilmaha Dhigay ama goodir ku cartamay Gadiisii ahaadee, Garta ruux yaqaanoo gardarada ka Jeceloo anigoo garowdha leh Waxa tahay ka gudayee axdigeynu Goynay goormu kula xumaaday, Gabdhuhu waxay ku faanan guri in Loo Yagleelee waxa gooni kaa Dhigay garan maayo aniguye. I tried my best✌💥👏🙋‍♂️
@Qaraamiyahan
@Qaraamiyahan 3 жыл бұрын
Geedaha waxa jira Gocondho baasoo Lugaa kaa gulaaloo Gamcaa nabar u yeelee Hadaad tahay mid gaariya Haygu dayin gal galashada Goobtaan fadhiistaba Meel geel ka dheel maday Ama goray iLmaha dhigay Ama goodir xadhig galay Gedoodii ahaadee Goobtaad fadhiistaba Meel roob ku geylamay Ama aar gondaha dhigay Ama geesi ku cartamay Gedoodii ahaadee Gabdhuhu waxay ku faanaan Guri iyo nin yeellee Waxa guurka kugu diray Garan maayo aniguye Geedaha waxa jira Gocondhaale baasoo Lugaa kaa gulaaloo Gamco nabar u yeelee Hadaad tahay mid gaariya Haygu dayin gal galashada Goobtaan fadhiistaba Meel roob ku geylamay Ama aar gondaha dhigay Ama geesi ku cartamay Gedoodii ahaadee Gabdhuhu waxay ku faanaan Guri iyo nin yeelee Waxa guurka kugu diray Garan maayo aniguye Original-ka heesta waa Ahmed Ali cigaal.
@rowdahassan9455
@rowdahassan9455 Жыл бұрын
Thnks Abwe ❤
@Qaraamiyahan
@Qaraamiyahan Жыл бұрын
@@rowdahassan9455 Adaa Mudan Walaal Thankyou.👍
@capdiraxmaan3957
@capdiraxmaan3957 6 ай бұрын
Waad ifahnsiisey anoon fahmin walhy
@Qaraamiyahan
@Qaraamiyahan 6 ай бұрын
@@capdiraxmaan3957 Mhdsanid
@jibriilsiciidjabro3320
@jibriilsiciidjabro3320 5 жыл бұрын
Australia hoyga fanku yaalay wixii ka danbeeyay 2000 kun maantase ragan way kala foof tageen badacas madaxa qaaciga iga dheh waxaan dawaanjiray 2011
@Sinjiibiiiiiiimmmmmmmml10
@Sinjiibiiiiiiimmmmmmmml10 3 ай бұрын
Way ku raaxaysteen wlhi Addisababa. 2/11/2024.
@abdifatahmohamed7235
@abdifatahmohamed7235 9 жыл бұрын
dhamaantiin allaha idan daayo cimri dheer iyo caafimad qab allaha idinku simo waa asxaab calool saafi ah leh dhamntodba ee yaanan lagu mashqulin oo kuraaxaysta heesahoda
@MadaaleProductions
@MadaaleProductions 16 жыл бұрын
Thanks 4 your invite sis, get the uunsi, barkimooying and shaah ready 4 us
@BuulCaws
@BuulCaws 15 жыл бұрын
way isku dhacay, keliya mar ayuu faananku jiiday gabdhuhuuuuuuuuuuuuuuuu oo uu misic ga dhaafay, waxaanu odhan jirnay berigii aanu fanka ku jirnay FORETEMPO. sida kale waa perfect.
@awsalaad8567
@awsalaad8567 3 жыл бұрын
Haa.
@MadaaleProductions
@MadaaleProductions 15 жыл бұрын
They are not lip singing, every one knows Badda cas's voice... I recorded this and am telling you they are NOT..... Original song by Axmed Cali Cigaal
@sakimohamed2295
@sakimohamed2295 4 жыл бұрын
waa la arkaa in ay caadi u heesayan ee haku dawakhin soomaalidan
@zuperahmedcabdicasiis5823
@zuperahmedcabdicasiis5823 3 жыл бұрын
Bnn
@superpoetry8704
@superpoetry8704 2 жыл бұрын
Amazing, I'm feeling the excitement for the song. AA Igaal is a living legend BaarakAllaah.
@mohamadabdulqadir278
@mohamadabdulqadir278 5 ай бұрын
2011 aan daawaday heesta 13 sano kadib maanta daawanaya cimri caafimaad leh allah noo siyaadiyo
@Abdinasirramlitv
@Abdinasirramlitv 6 жыл бұрын
Waxan dhagaysan jiray heestan 2009 abdisalan badacas khatar...wakhtigas waxan jogay …. Buuxi melaha banan..
@nimcocali
@nimcocali 15 жыл бұрын
Bada cas waa fanan aad u cod macaan aroos u ka heesayay london baan jogay. Hees aad u macan weeye wiilasha halka isugu yinina way iska bashalayaan.
@somalilandpresstv
@somalilandpresstv 4 жыл бұрын
After 10 years ayan reply kuso gale tolow ma noshahy 😂
@najiibalpha9409
@najiibalpha9409 4 жыл бұрын
@@somalilandpresstv kkkkk my be
@kafia71
@kafia71 14 жыл бұрын
badacaas i like him he's great and this time are soo maraqaan wowoow waxasaa marqaaana ama waa laskaa daayaaa
@hogotolyrics2895
@hogotolyrics2895 2 жыл бұрын
Dadka 2022 daawanaya is muujiyo🥰🥰🥰👍
@abdulfatahqarshe476
@abdulfatahqarshe476 2 жыл бұрын
Xasuustii Axmed cali cigaal legend
@Gangstar612
@Gangstar612 16 жыл бұрын
Wallee ragan wey tumanyaan, inaba caadi maha, 2 marduuf oo qaad ah soo qaado kadib ku raaxeyso live music. lagama sheekeyn karo.
@Warmook
@Warmook 15 жыл бұрын
abaa heestaan oo kale jawi waaye walaahi waxa soo galiyay meesha thanks ku dheh walaahi waaba ku mirqaamay ala ya cizakum walaahi rageeda
@aminamahamed7340
@aminamahamed7340 11 жыл бұрын
Waaaaw wan la dhacy heesta waa runtiin gabdhuhu waku fanan iney guri yeshaan lkn ragiiba waxey noqdaan sidano miran marqan jadkaba naag u noqday marka gabr walba waxey rabta nin toosan oo muxtaram ah la socda
@mohamedamiin8241
@mohamedamiin8241 8 жыл бұрын
haaa waxaasaa mirqaana
@wdwscommittee1915
@wdwscommittee1915 5 жыл бұрын
Amina Mohammedee dee Waa Runtaa rag fiican Oo muqaadarad qaad iyo qurunkiisa cunin Oo balwad leheen wey buuxan Oo anigaaba ka mid ah Ee Waa sidaa Ee ragoo dhan maha walal mcn hana noo wada gafin
@qaranradiye
@qaranradiye 16 жыл бұрын
hees shidan cod waanagsan iyo fanaaniin shidan.
@absaakmahamud1526
@absaakmahamud1526 5 жыл бұрын
Badacas fanan xamasadoole go for word
@shaafimohamed1766
@shaafimohamed1766 8 жыл бұрын
Badda cas adi iyo fanaan niina kalaba waa salaaman tihiin halkaa kasii wada
@gulleidburaale2647
@gulleidburaale2647 2 жыл бұрын
Gabdhuhu waxay Ku faanaan Guri Iyo Nin yeelee Waxa guur Ka kugu diray Garan waayey aniguye Heestan saaxiibkay ayaa Aad u jeclaa Cabdirisaaq Ahmed khaldaan
@khalidosman6570
@khalidosman6570 5 жыл бұрын
Waayo waayo 🔥🔥🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇨🇦🇨🇦🇨🇦
@shiineakhyaar2714
@shiineakhyaar2714 3 жыл бұрын
Me too 🇨🇦🇺🇸
@lamiaomar5895
@lamiaomar5895 5 жыл бұрын
Mesha waxan wada gobtii Mj and isaaq😂😂😂 madexda mesha Waa Mj gobtu isma qariso
@alltheway2931
@alltheway2931 4 жыл бұрын
Mj ragoda iyo dumarkoda lama kala garto
@zuhaybaapdi1831
@zuhaybaapdi1831 4 жыл бұрын
@@alltheway2931 in ay hablahaygu Karti le yhin waa wax aad wada qirteen hada umay horeyn 😂😂 Thanks for the compliment dude
@matan3
@matan3 4 ай бұрын
2024 ilaa imka refer Melbourn waad na shidaysaan Maga Magaalo mirqaaan ❤
@ugaaz
@ugaaz 8 жыл бұрын
Wax badan baan raadinayay Video-gaan wlh Rag Culus oo is qabtay iga dheh
@abdikaremsaid9336
@abdikaremsaid9336 3 жыл бұрын
Ashqaraar 💙, waar Reer Melbourne waa dad islaama bal meesha waxa baashaal yaalla eega,
@abdikaremsaid9336
@abdikaremsaid9336 4 ай бұрын
Waa anigii 3 sano ka baci, kama caajiso heeskan 15-09-2024
@saadiaali6438
@saadiaali6438 2 жыл бұрын
Waa heesta ugu jeclahay waa hees culus
@geishafemmefeminin5951
@geishafemmefeminin5951 4 жыл бұрын
Mirqaan walan😁🤣💃
@farhiaismail1984
@farhiaismail1984 9 ай бұрын
Gobta faristaba sida goronyada ilmaha dhigay ama gesi ku cartamay gedisi ahaday best song
@Shekeye-u2c
@Shekeye-u2c 2 ай бұрын
Hestan 2007 la qade umleyna Abdisalan mclin badcas asigo he'skle ku qadayo arke isla dharkan 🤳
@Mofamisa77
@Mofamisa77 11 жыл бұрын
ahmed cali cigaal waaye heesta fanaanki horey u qadi jiray..
@rahmanvlogs2246
@rahmanvlogs2246 8 жыл бұрын
mohamed somali heesta magaceeda brother ma garanysa
@ismacilomar76
@ismacilomar76 8 ай бұрын
Wow Classic Reer Melbourne Labeentii Qaacigaa isu tagtay
@MadaaleProductions
@MadaaleProductions 16 жыл бұрын
This video was shot in Melbourne Australia 2006.... All the Clips u seen from this Qaaci even the ones uploaded by other ppl were shot and edited by me: MADAALE. when Abdisalaan Badda cas came to visit down under
@abdikaremsaid9336
@abdikaremsaid9336 3 жыл бұрын
Thanks man, I love this clip even more than the original clip.
@Burcaawi2010
@Burcaawi2010 3 жыл бұрын
Xeedho isku xaafad baan ahay Burco, he was really a well liked friend, but I didn't know that he was a great singer
@yoooo8214
@yoooo8214 2 жыл бұрын
These guys were really passionate about singing this song, and they were really marvellous.
@fadumoali7402
@fadumoali7402 Жыл бұрын
Waagi hore markan mobileku jirin dadku bulshaawi bay wada ahaayeen💯 Iminka qof waliba tlf buu ku foraraar😢
@user-pi5xs9gn8m
@user-pi5xs9gn8m 4 жыл бұрын
Badcas go ina adeero
@daadeheeye4175
@daadeheeye4175 3 жыл бұрын
Heesta ban Caawa Sanadka Cusub kusoo Dhawaynayaa....2022 Noo Noqo Kii Badhaadhe Noo Ah.....
@siciidaden9129
@siciidaden9129 9 жыл бұрын
waryaa mahaa sidasy sxb khibrad u yeloo hessssks ama u da badacas walaal
@nasrohasan4943
@nasrohasan4943 3 жыл бұрын
Xasuus adeer axmed cali ciyaal ❤❤❤❤
@zuhaybaapdi1831
@zuhaybaapdi1831 4 жыл бұрын
Wllshy every second time :Gabdhuhu waxaay kufaaanaaan guri io nin yele waxa guurka kugu diray garan mayo aniguye 🤔📞 Me : cml yeelo addo hadaynu nool nhy aroskyga waa la arkiye 😏🙅🏼‍♀️👩🏻‍💻📚📞 Hooyo : na waa runtede kayaac Gurigeyga haly faruqiyo 😎🔦 😂😂😂😂😂
@waxwalba1408
@waxwalba1408 3 жыл бұрын
Dee guri yeelo
@Abdikareem875
@Abdikareem875 3 жыл бұрын
Suhaybay channel kan 4 months ka hor ayad soo booqaray imika videogii labaad aad comment ka bixinayso wye 😂😂
@zuhaybaapdi1831
@zuhaybaapdi1831 3 жыл бұрын
@@Abdikareem875 😂😂 maaya wlle wa kan un o wa 4 months ago
@MadaaleProductions
@MadaaleProductions 3 жыл бұрын
@Zuhayba, Markaad doonto na soo booqo walaal, waan kusoo dhoweynaynaa.
@zuhaybaapdi1831
@zuhaybaapdi1831 3 жыл бұрын
@@MadaaleProductions mahdsanid wlle wnba ku xiranhy channel ka ♥️
@Justme_againu
@Justme_againu 14 жыл бұрын
caadi maahan waa fanaaniin walaahi kuwaan aaka sita ku fanaaniinta isku sheegaaya fanka ragaan aa fashilay soomaalidu fanaan waxeey u yaqaanaan ninka tiyaatar soo istaaga ee ladaawado oo heesa live u qada kuwaan aa ka codbadan kuwakale caadi maahan ma cigaal aa saan u qaadikara waan jadbooday walahi
@ifraaah
@ifraaah 14 жыл бұрын
kow kow ...nimanka cadi maha vivaaa badacas iyo kankaleba lkn maxa uu dhaxeya gedaha waxa jira .....................gacmaha nabar u yeloooo ma fahmin inta dhexxe...thnkz
@bulbulyare8872
@bulbulyare8872 5 жыл бұрын
Hadaad tahay mid gaariya igada gilgilashada
@maryamomohamed4584
@maryamomohamed4584 3 жыл бұрын
Fan Waa Kii hore
@Abma
@Abma Жыл бұрын
Wonderful like they say in Australia. Good vibes 🎉
@xamdiumal
@xamdiumal Жыл бұрын
I never tired to listen to this song I like their energy
@MultiMiido
@MultiMiido 12 жыл бұрын
qadar3000 bilaa caleek ha is kadeedin heesta midhaheedi waad kufsatee siday saxda ku tahay u daa
@ahmedjaamac3847
@ahmedjaamac3847 2 жыл бұрын
Alfanan badacas❤
@Abshirohaji
@Abshirohaji 15 жыл бұрын
xxxxxxxxxxxxxxxx i love his action go go cabdinasir macalin mansha allah nice song
@YAHYEXUSEEN-h5m
@YAHYEXUSEEN-h5m 6 ай бұрын
14 Sano kadib ayaan reply kuusoo galee manooshahay wallaal
@arafatsahardid1870
@arafatsahardid1870 8 жыл бұрын
Fanaaniintii dadka masraxiyada uga heesi lahaa maqaamaday ka heeseen...qaadkaasi muxuu nin raga inagala hadhay.
@nimco84
@nimco84 7 жыл бұрын
Arafat Sahardid absolutely 😂🤣
@siciidcalidacar2925
@siciidcalidacar2925 6 жыл бұрын
Zxp fanaaniinta Somali oo dhan midaan cunin ma jiro runtaa weeye zxp wuu kula hadhayaa bahalku
@ahmedhillaac8017
@ahmedhillaac8017 5 жыл бұрын
Hhhhhh heestii Axmed cali Cigaal ayay 2 Nin ku kufsadeen 🤣🤣🤣🤣🤣 2020 Gabdhuhu wxay ku faanaan Guri iyo yagleelee Wxaa guurka kugu diray .garan maayeo aniguye Markale Geedaha wxaa jira .gocondhaale baasoo ....... jaa gulaaloo Gacmaha nabad uyeelee..
@janodoonxaydh8907
@janodoonxaydh8907 3 жыл бұрын
Eesh calaa saaray
@Ali-xh4hg
@Ali-xh4hg 3 жыл бұрын
Heestii badda cas 12 sano ka diib weeli youtuba ayey ku jirta waaga biilash youtube download kow waan gaboobay.
@jabshe09
@jabshe09 14 жыл бұрын
kooxda fc marqaan caadi ma ahaan saan aa loo tuntaa qaaci ama waa la iska dhaafaa bada cas tempiiska culus
@qaaliluula9951
@qaaliluula9951 4 жыл бұрын
Abdisalan badacas codkiisa wa cajiib ❤️🇸🇴🇸🇴🇸🇴❤️
@adenciloon5177
@adenciloon5177 Жыл бұрын
Wax lamida ma arag bada cas heesta wuu ku enjoy gareeyey wlahi
@hamseyuusuf8964
@hamseyuusuf8964 3 жыл бұрын
Asxaabta mirqanka nice
@luulhassan1280
@luulhassan1280 12 жыл бұрын
caadi mahan heestan
@sahalos007
@sahalos007 15 жыл бұрын
mirqaaan man , cool loooool
@MadaaleProductions
@MadaaleProductions 15 жыл бұрын
AXMED CALI CIGAAL
@caatoyare7917
@caatoyare7917 4 жыл бұрын
Marqaan saan haka ahaato hadi kale marqaankaagu waa kucelis Aniga halaigu qoro marduufyo jaad ah 😃😃
@malmo4235
@malmo4235 4 жыл бұрын
Caato Yare 😂😂😂😂
@calaamad
@calaamad 15 жыл бұрын
Abdisalaam raggeedii fanaan da' yar oo culus.
@qaaliyusra7541
@qaaliyusra7541 Жыл бұрын
Waa heestii axmed cali cigaal xili hore waayo waayo
@abdirizakgamadid7201
@abdirizakgamadid7201 2 жыл бұрын
Eesh calaa xusus 28/06/2022 talada iyo wardher Cabdi salan mukhtar WHO in the house 🏠 axya xasus umi
@imaajyarre
@imaajyarre 13 жыл бұрын
caadi maha,,badacas and sallax........bashaalka melbourne iyo hameynka ka fariso magalada?? sana u fariisana satuarday and sunday,,,,,,on weekend ,,,,,,,,,,,,,,,,waan shidan nahay cadi maha
@abdikani08
@abdikani08 16 жыл бұрын
Gabdhuhu Waxay Ku Fanaan Guri Iyo Nin Yeelee Waxaa Guurka Kugu Diray Garan Maayo Aniguye!!!!! cajaaib dhalinta mirqaamaysa niyow aniga waaba la igu kari waayey qaadku waan ka ganacsadaa mase cuno...!1
@ayderaetn212
@ayderaetn212 3 жыл бұрын
ma bilowday qaadki hada
@najeepashir8039
@najeepashir8039 2 жыл бұрын
@@ayderaetn212 kkkkk
@KafeeyaXaabseyxirsi
@KafeeyaXaabseyxirsi 5 ай бұрын
15 sano ka dib wa sidee xldaadu
@abdikani08
@abdikani08 5 ай бұрын
@@KafeeyaXaabseyxirsi garaabada ma cafiyo 😂😂
@DiamondMed-rb9hr
@DiamondMed-rb9hr Жыл бұрын
2023 Man Alpha Billionaire ama millionaire oo Somali Aha ma jiiro yaab taalo maxa raggi dhameyay😂
@HALBEEGTRADE
@HALBEEGTRADE 8 жыл бұрын
xariifka shaati cadka qasab goobta lagu giliyey badacas caadi ma aha baroowo loogu dhiibay mic ku wad waa looga baxay .hahaha qosol is hayn waaye iga qabo kula walagu adkeeyey sxb ku jir meesha qofba maalin uu galayee
@xaalimo
@xaalimo 14 жыл бұрын
@birimoe hahah, they are as high is hell but not lip-synch, they are having way to much fun and they are good at it too:)..wld love it if my and some girlf frnds did this..minus the qat of course;)
@mariaindhoos1219
@mariaindhoos1219 8 жыл бұрын
walhi marqaaankaAn wa igusocda cawa
@mohamedabdullahi4652
@mohamedabdullahi4652 11 ай бұрын
Qaaci kamaacn waligeey ma dhagaysan badacas rageedii
@adenciloon5177
@adenciloon5177 11 ай бұрын
Yaazalaam wlahi wuu ku raaxaystaY
@nimcaanmohameddinimo8766
@nimcaanmohameddinimo8766 6 жыл бұрын
wwww ciyaalkii hore caways wacan 2018 ku haysta
@maryannur8512
@maryannur8512 10 жыл бұрын
cadi mahna heestan badacas nolawo inabeeh
@nasmacumar3406
@nasmacumar3406 2 жыл бұрын
Mirqan jibta lisla helay🥰
@aminaraabi2762
@aminaraabi2762 8 жыл бұрын
eesh calaa hees
@abdullahi1988
@abdullahi1988 15 жыл бұрын
qaadka waxbaa u weheliya saani marqaan ka wayn lol caadi maaha ragiina waa qayilayaa gabdhihiina waa wada single mother, Melbourne
@nabadraadshe
@nabadraadshe 16 жыл бұрын
Lovely video. Thanks mrMADAALE
@zackmohelmi
@zackmohelmi Ай бұрын
Maxaan ku raaxaystay heeska
@KamaalaxmedCali
@KamaalaxmedCali 7 ай бұрын
2013 ayaa iigu horaysay aan daawada heestan
15 жыл бұрын
waa wax lagu diirsado sida ay dhallinyaradaan u caweynayaan waxaase la yaab leh kuwa ka xun mase isweydiiyeen yaa wax idinka warsaday inaad ka hadashaan arrimahooda,haddi aadan ka helin maxad usoo booqatay yaa ku yeeray.siiba hablaha iska nacnacleeya oo halkaan ku war sheeko xumeeya please leave us give us peace of mind seek those you dream.
@cmcproductionxd9449
@cmcproductionxd9449 7 жыл бұрын
Waala qayilay hubkaan ayaa lagu Guileys Tay in laso saaro yaan badanaaa marqaan kii ayaa xoolo dad ow tusay in lagu yaaco ar jaadaa ar ii geeya 😂😂😂
@MyHaana
@MyHaana 14 жыл бұрын
kkkkk war wallahi ragu cadi maha waliba ka soke ma wawayn ayu cunay warba iskuma hayu hu hu hu ayuba ku jira iyo gacmo fiqfiiiiiiiiiq kkkkkkkkkk
@abdirizakgamadid7201
@abdirizakgamadid7201 2 жыл бұрын
Kkk aad iyo aad sharafey inaba caadi maha meel uu jooba iskama War hayo alayacisak waxasa mirqana
@abdigaileh8738
@abdigaileh8738 4 жыл бұрын
Daahiine school macawas bye burco . booraama
@idalahow
@idalahow 2 жыл бұрын
Message received : Mo love from Kenya ......Gabdhuhu waxay ku faanaan .....guri iyo nin yeelee.....Waxa guugka kugu diray......Garan maayo aniguyee
@simranqurux595
@simranqurux595 6 жыл бұрын
Mashallah
@barmadiinmalik1885
@barmadiinmalik1885 19 күн бұрын
21st Jan 2025❤
@612nasir2008
@612nasir2008 15 жыл бұрын
The One and Only Ahmed Ali Egal
@drGacayte
@drGacayte 16 жыл бұрын
nice video. heesti axmad cali cigaal
@yasmiinibarahim7548
@yasmiinibarahim7548 5 жыл бұрын
Axya hees adeerkayi
@cabdullahinuur9615
@cabdullahinuur9615 7 жыл бұрын
Heestan Aad & Aad ban u ladhacey
@ajaaya1964
@ajaaya1964 15 жыл бұрын
qatar waa rar holand gabar ayaa kaa heshay
@munajamal8210
@munajamal8210 6 жыл бұрын
Aniga xata kahelay nin Rageed buu u eegyahay
@abdirizakgamadid7201
@abdirizakgamadid7201 2 жыл бұрын
@@munajamal8210 aad iyo aad
@siciiddahir9296
@siciiddahir9296 9 жыл бұрын
caadi mahan
@Glock-Guy
@Glock-Guy 10 жыл бұрын
King Salah
@abwansuldanmuuseali
@abwansuldanmuuseali 13 жыл бұрын
waad heesteen baan is idhibee adeerayaal dee heestana.
@BasshiBoqor
@BasshiBoqor 10 ай бұрын
Heestaan waku xarakeysay wlhi adeer
@fadumoali7402
@fadumoali7402 Жыл бұрын
Videogan iyo kuwan marqaansan kun jeer baan dawaday😂. When you eat khat you get high😵‍💫
@jaamahassan63
@jaamahassan63 8 жыл бұрын
ala maxay wada mirqaamen labbadani lool asal weeyi
@ahmednaajiofficial8710
@ahmednaajiofficial8710 6 ай бұрын
What a song
SAGALEY  by Cali muse (Cali kaban)
6:01
Madaale Productions
Рет қаралды 1 МЛН
Waan Mabsuuday "Hees Macaan & Madal Boqran"
2:17
Chama
Рет қаралды 305 М.
When you have a very capricious child 😂😘👍
00:16
Like Asiya
Рет қаралды 18 МЛН
So Cute 🥰 who is better?
00:15
dednahype
Рет қаралды 19 МЛН
黑天使被操控了#short #angel #clown
00:40
Super Beauty team
Рет қаралды 61 МЛН
Baladwayn
11:06
Hassan Aden Samatar
Рет қаралды 1,2 МЛН
JOWHARA LUULA  by Xeedho
5:06
Madaale Productions
Рет қаралды 321 М.
Soo Hor Caashaqa - Marshaale
5:13
Madaale Productions
Рет қаралды 418 М.
QAACI.flv . AAD U MACAAN  GEESGUUD australia malbon
14:53
Geesguud Media
Рет қаралды 385 М.
Dhambal Caashad By Kastan iyo Amina Kuluc
7:21
Afaaro Somali
Рет қаралды 4,7 МЛН
Badacas - Kii Noo Hagaagee Noqo loo Hanweynyahay
5:01
liban farah
Рет қаралды 436 М.
Wardheer - Miiraale . Qaaci. Music by - Ali kaban iyo abdinur
6:21
Madaale Productions
Рет қаралды 541 М.
farxaan badacas iyo heestay hagarlii - YouTube
7:05
maxamed cali
Рет қаралды 230 М.
When you have a very capricious child 😂😘👍
00:16
Like Asiya
Рет қаралды 18 МЛН