Soo Hor Caashaqa - Marshaale

  Рет қаралды 417,006

Madaale Productions

Madaale Productions

Күн бұрын

Пікірлер: 328
@muminali7696
@muminali7696 8 жыл бұрын
macalin iidle farah gaas sida music utumayo ee layaabka leh ayaa is oo jiitay walee music sidasaa loo tumaa am a waa layska dhaafaa bal dayaay somalaay sida wax loo kala kicinayo hambalyo iidle farah gaas well done bro
@heersareofficial8272
@heersareofficial8272 7 жыл бұрын
Mumin Ali kkkkk muusig haddaad wax ka taqaanid Axmed Saalax Qaasim Naaji iyo Professor Sheegow Bishaara maadan ilawdeen.
@wiilkaReerCigalle
@wiilkaReerCigalle 5 жыл бұрын
Siyaad BarreJR war adeer laftaadu ha ilaawin ABDISALAM JIMMY
@liibaanliiburuuj
@liibaanliiburuuj 4 жыл бұрын
@@heersareofficial8272 cabdisalam jimmy?
@raulmas1355
@raulmas1355 4 жыл бұрын
p
@omarismail1123
@omarismail1123 3 жыл бұрын
@@liibaanliiburuuj Jimmy hadad aqoonin wale wax badan ba ku dhiman ya waaye Albumka Tubeec AUN e u dib uso qaaday ninka tumay?
@abdullahihurre9843
@abdullahihurre9843 4 жыл бұрын
#Legend Uztaad Iidle Faarax Gaas... Adeer noolow inta nolol jirto... Waxaan garanayaa isagoo garab igu qaada anigoo wiil yar ah... Magaalo Kuntuwarey.. Garanayaa Garanayeee... Sifiiican bn uxasuustaa isagoo pianada tuma.... Adduun dad iswaayey wakhti aa kala geeyey from Garowe..
@Bashi869
@Bashi869 7 жыл бұрын
Allahayow raxmaanoow Iidle F. Gas noodaa waanu jecelnahay. what a talented musician. i do love him so much
@AhmedAhmed-tx6dj
@AhmedAhmed-tx6dj 7 жыл бұрын
Iidle Faarax Gaas waa macalin xaga musiga ah .waxaa baray pianada ama keyboard ka AUN Ciise Daahir Qaasim ,guitarka codka dheera nin Waaber ahaa oon magiciisii ilaawey .wuxuuna 1989-90 gii ka tirsanaa kooxdii Xasuus ee ururada shaqaalaha qeybta musiga oo uu guitarka codka dheer kaga dhawaajin jiray.
@dayibaxmed460
@dayibaxmed460 4 жыл бұрын
thank you sxb
@abdibasirmohamed9650
@abdibasirmohamed9650 4 жыл бұрын
Mudadaas kahor ayuu ka tirsanaa kooxdii Xusuus, sidaad sheegteyna gitaarkana wuu garaacaa.
@AhmedAhmed-tx6dj
@AhmedAhmed-tx6dj 3 жыл бұрын
@@abdibasirmohamed9650 bro Iidle Faarax Gaas si fiican baan u aqaan oo waa sidaan sheegay muusiga organka waxaa baray Ciise Daahir Qaasim (AUN) markaana wuxuu dhiganayey dugsiga dhexe ,guitar ka codka dheerna waxaa baray macalin Waaberi ahaa waa intuusan dugsiga sare dhameysan oo yaraan buu labadaba ku bartey.kooxda Xasuus na wuxuu ku biiray gurmadkiisii ka dib oo macalin ka ahaa Walaalkii oo Abwaan/gabyaa ah ahaa iwm.arintaas isagaba waad weydiin kartaa.
@husseinhaji9746
@husseinhaji9746 6 жыл бұрын
Who is watching 2018. iidle Really he is Wonderful Musician. Maarshaale big Respect Bro.
@akahiye22
@akahiye22 5 жыл бұрын
Wooow Fara kala baxa Hadaydan Sidaa Utumi karayn Musiga Macalin Aabihiis walhi waan yabay thanks Al-ustad Iidle
@rayaanmatan3040
@rayaanmatan3040 3 жыл бұрын
From Tiktok music sida loo tumaya caadi ma ah, he’s got skills 🔥
@mohamedabdi9491
@mohamedabdi9491 2 жыл бұрын
Xagaasan kasoo raacayba anuuu
@dalmardirie55
@dalmardirie55 Жыл бұрын
Which one is listening this elclassic song and wondering a magical music by musician Idle Farah Gas in 2023/2024, it's now popular in tik tok. God bless you all and give you all the good things you need, keep up the progress Allah is always with your side. 🙏🇸🇴
@artanhussein9568
@artanhussein9568 Жыл бұрын
More than 10 times
@xariiftuulolamaciilo7328
@xariiftuulolamaciilo7328 4 жыл бұрын
Inta ila aragtey inuu music kaga hadlyey like isaar 2020 waa laa yaabey
@AyaanleMuse-o2y
@AyaanleMuse-o2y 7 күн бұрын
Just 2025😂
@zak_Ninweyn
@zak_Ninweyn 4 жыл бұрын
Yaa tiktok kasoo arkay heestan🤔
@cumarugaas4768
@cumarugaas4768 4 жыл бұрын
Me
@MadaaleProductions
@MadaaleProductions 4 жыл бұрын
ii soo dir bal aan arkee kkk Ciyaal tiktok waaba tookh fiicanyihiin Facebook ga ii soo dhig
@mohamedkaapa4762
@mohamedkaapa4762 4 жыл бұрын
Hadhoow Bey I oran Layma heesine Leylama hadline Doob hurday baa ihelaye Aaahoobeey soo hor caashaqa Aaa aan heshiineee Ustad iidle faarax gaas Waxaanba ka helelaa qaabka uu u tumayo organka
@Farhan-dekk
@Farhan-dekk 4 жыл бұрын
hhhh haddan kasoo arkay bro
@ahmedmadarfarah2775
@ahmedmadarfarah2775 4 жыл бұрын
@@MadaaleProductions keep going bro iam Ahmed madar Farah gass
@adalimpire4128
@adalimpire4128 3 жыл бұрын
Macalin music ban odhankaraa ninkaan waa dhaafey talent Eedle gaas waxa adagana legend kale ah ninka heesaya big repect aadban ugu helay Amazing 🙏🎶😊
@zuldaanismaaciil9439
@zuldaanismaaciil9439 2 жыл бұрын
Inta Ila aragtay music inuu kaga dhareersiyay 2022 😍
@BashiirSalad
@BashiirSalad 3 жыл бұрын
Wllh Ninkaan Musicga Sidii Gaari Geera ayuu U,tateebiye Dhareer buu ka keenay Mcln❤️
@GorGor2023
@GorGor2023 3 жыл бұрын
iidle Faarax Gaas Cajaaib shiikhoow wa layaabay the legend 🙏🙏🎹🎹🎹🎹🎹
@Inna_mohamet
@Inna_mohamet 3 жыл бұрын
I've been searching for this video a lot I liked the way he played the piano😍🤴🏽
@amin3977
@amin3977 3 жыл бұрын
Even me wlhi he's legend iidle 💯🙏
@AhmedAhmed-tx6dj
@AhmedAhmed-tx6dj 3 жыл бұрын
Hadaad rabtid inaad ogaatid siduu u tumayo waxaad marka hore searching ku sameysaa Macalinkii Pianada ee kooxdii Dur-Dur band waayo waa AUN macalinkii Iidle baray pianada,weliba waxaad ku darsataa Iidle wuxuu si u garacaa Lite guitar ka.muusigana qoraal buu ku bartey isagoo yar oo dugsi dhexe iyo sare dhigta.
@AhmedAhmed-tx6dj
@AhmedAhmed-tx6dj 3 жыл бұрын
Hadaad rabtid inaad ogaatid siduu u tumayo waxaad marka hore searching ku sameysaa Macalinkii Pianada ee kooxdii Dur-Dur band waayo waa AUN macalinkii Iidle baray pianada,weliba waxaad ku darsataa Iidle wuxuu si u garacaa Lite guitar ka.muusigana qoraal buu ku bartey isagoo yar oo dugsi dhexe iyo sare dhigta.
@Inna_mohamet
@Inna_mohamet 3 жыл бұрын
@@AhmedAhmed-tx6dj thanks
@jasminej6281
@jasminej6281 2 жыл бұрын
Only Somali musician that studies how to play this he’s a legend
@yaasir1936
@yaasir1936 3 жыл бұрын
iidle farax gaas legend weeyi walaahi , keyboard ka inuu kaga kaga hadliyo wax yar buu u jiraa , isga iyo abdisalam jimi waa raga faro ku tiriska ah somali ku hadhay
@mohamedibraahim5909
@mohamedibraahim5909 Жыл бұрын
Who is watching on 2024 ?
@raaghenuur3228
@raaghenuur3228 11 ай бұрын
Iam enjoying it now bro 🔥
@AhmedeiroEiro
@AhmedeiroEiro 6 ай бұрын
hadaan tulo yar oo udhaxaysa south Sudan iyo sudanta Wayn ku dawanaya 😂
@Keena-diid
@Keena-diid 6 ай бұрын
Anna iminkan caasimadda qatar ee dooxa ku daawanayaa
@Mohamoud-Buuhoodlaawi12
@Mohamoud-Buuhoodlaawi12 2 жыл бұрын
Daa'uud ali masxaf badalkiisii weeye ninkan legend sallama.👋
@wiilkaReerCigalle
@wiilkaReerCigalle 2 жыл бұрын
DurDur band Somalia ayuu kamid ahaa ninkani Daauud isaguna Waaberi ayaan filayaa waa Labo Legend
@hamisare6735
@hamisare6735 8 жыл бұрын
omg war ninkan music si waalan buu utamay wlh masha alaah macalin macalin dhalay brother aaad baan uga helay really
@Keynaan-ss7us
@Keynaan-ss7us Ай бұрын
i watching heestaan monday.23.12.2024 17:54 fiidnimo saacada Europe 🫶🔥🥶🥷
@sheekeeye369
@sheekeeye369 3 жыл бұрын
Yaaa salaaaam Xusuuustiii Xasan aadan Samatar iyo Khadiijo Qalanjo legends cimriga rabbi ha u barakeyo
@bilaamuraad5616
@bilaamuraad5616 4 жыл бұрын
Iidle faarax Gaas waa nin hibo u leh garaacidda musica waxayna walaalayihiin abwaankii waynaa ee Bidde faarax Gaas.
@ahmedmadarfarah2775
@ahmedmadarfarah2775 4 жыл бұрын
Yes
@maslaxgoox412
@maslaxgoox412 3 жыл бұрын
Aderkay legend big musician Iidle faarax Gaas darwiish Dhulbahantenimo
@nimcomohamuud2025
@nimcomohamuud2025 3 жыл бұрын
War ninku ma daraawiizhbaa
@jakeyphillip3031
@jakeyphillip3031 3 жыл бұрын
@@nimcomohamuud2025 Haa.. was Dhuloos
@jakeyphillip3031
@jakeyphillip3031 3 жыл бұрын
@@nimcomohamuud2025 waa organiistihii kooxda Iftin
@AhmedAhmed-tx6dj
@AhmedAhmed-tx6dj 3 жыл бұрын
@@nimcomohamuud2025; Naalaye Axmed waxay walaalo yihiin AUN tee Gabyaagii Salleebaan Faarax Gaas (Salleebaan Bide).
@AhmedAhmed-tx6dj
@AhmedAhmed-tx6dj 3 жыл бұрын
@@jakeyphillip3031 aan ku saxee kooxdii Xasuus ee ururada shaqaalaha wuxuuna u garaaci jiray gitaarka codka dheer balse ka hor ayuu organka garaaci jiray waxaana baray Ciise Daahir Qaasim (Aun) oo ahaa macalinkii pianada kooxdii Dur-Dur iyo odeygii Sahra Dawo.markaa hadaad daawato siduu aun tee Ciise Daahir u tumi jiray organka waad fahmeysaa meesha Iidle ka keenay.
@joshvialba6474
@joshvialba6474 Жыл бұрын
Idle farax gas, (gas man faraha Allah kaa ma gooyo) words from legend (abdikadir kaskey)
@sayidcatoosh6515
@sayidcatoosh6515 3 жыл бұрын
Mclin iidle farah gaas organka Inuu hadlaa kasoo dhow nio axmed weli furinle adi maa wax baray cajiib❣
@warsanmedia3100
@warsanmedia3100 2 жыл бұрын
Alla muxuu Musition yahy mclinka fara fudud walee waa i shaafiyay 👌
@abdirizakyusuf3766
@abdirizakyusuf3766 6 жыл бұрын
Maxamed sheegoow bishaara & iidle faarax gaas wax halaga barto qaasatan waxaan lahadlayaa dhalanyarada cusub ee khibrada u baahan.
@ayuub8530
@ayuub8530 4 жыл бұрын
Waadhab labadaa baa musigi somalida haya
@mohamedfarah7325
@mohamedfarah7325 3 жыл бұрын
Abdisalaam Jimmy Ku dar macalim aabihiis weeye
@SareyFarah
@SareyFarah Жыл бұрын
Xusuusihiin ❤legend Hassan adan Samatar and khadiija khalanjo❤😊 Qaaraamiga inta dhageysata waa fara kutiris Axyaa hees❤Laxanka💯👌codadka❤ 💯👌HAKI CAASHAQA💯soohoor caashaqa❤😊 13/06/2023❤Talaado❤23:02m habeen saqdhexe❤ban Dhageysanayaa😊
@yaxyeismail5358
@yaxyeismail5358 4 жыл бұрын
2020 /March/5 inta ka danbysa 👍
@AhmedMShire
@AhmedMShire 4 жыл бұрын
Yaa daawanaya 2020! Macalin tumaya!!!
@faahiyechannel2410
@faahiyechannel2410 3 жыл бұрын
Macalin iidle meshedi ayu dhigay wuu kaga hadashiiyay wlhi🔥🥰
@mohamedabdiaziz5831
@mohamedabdiaziz5831 4 жыл бұрын
Walaalayaal adinka oo mahad san waxaan idiinka codsanayaa inaad iisheegtaan heestaan meel ay ku jirto oo aan kala degi kao mahad sanidiin 🙏🙏🙏🙏
@somalimusicport
@somalimusicport 4 жыл бұрын
, Xasan aadan samaatar iyo hawaro ayaa qaadee ku qor KZbin ka
@fatmamohammed1436
@fatmamohammed1436 3 жыл бұрын
Ma dhihi karo wan ku faraxsanahay balse waxan leyahay Allah ha ku so hadeyo macalinka ❤️❤️ afki ba juqada gabay
@fahadabdirahman9567
@fahadabdirahman9567 4 жыл бұрын
Isagoon dhalan buu tumi jiray kani kkkkkkkk
@ahmedyare2621
@ahmedyare2621 4 жыл бұрын
Heesta iyo musica caadiya ayn ugu mirqamay
@abshirpepe5896
@abshirpepe5896 8 жыл бұрын
kan biyaanada waw ka qeylisiyay caadi mahan wlhi macalin waw dhaafay .
@omarbibuqaay8003
@omarbibuqaay8003 3 жыл бұрын
Wali wuu khsashiyay🐅🐅🐅🐅🐅🐅🐅
@Siirmaqabe.
@Siirmaqabe. 3 жыл бұрын
The musician is Legend
@MadarJama-yd5pn
@MadarJama-yd5pn 5 жыл бұрын
Nin ka piyanada tumaya caadi mahaa wuu kaga hadliyey
@surejjamac8736
@surejjamac8736 4 жыл бұрын
Walahi bilahi Inaba cadi ma ahan waligey nin sida utumi yaqan ma arag
@yuusufdhanto8237
@yuusufdhanto8237 4 жыл бұрын
War ninku gacan macana allow gacanta haka goynin
@saacidyuusufqaacowtvschann7478
@saacidyuusufqaacowtvschann7478 5 жыл бұрын
First I greeted you, Ustaad marshaale last night I enjoyed sweet music haddii ay suurtagal tahay waxaan rabaa inaan lumber ama Facebook ika heelo marshaale
@habsan430
@habsan430 Жыл бұрын
From tiktok music salo tumayo cadi maha😂😊
@khabibfyzullah9020
@khabibfyzullah9020 4 жыл бұрын
Inta ila aragtey markuu ubaaqaayo ninka heesaaya like dhac iigusii🇸🇴🇸🇴🇸🇴♥️
@marshaalmuumin1466
@marshaalmuumin1466 4 жыл бұрын
Dadka calassic muusic macnahiisa fahansan ayuu ka mid yahay, waxa ka mida soomaaliya dad badan oo dadkii hore ah ayaa sidan kale u tumi kara, Iidle Thank you waaweynka kugu darey
@AhmedAhmed-tx6dj
@AhmedAhmed-tx6dj 3 жыл бұрын
Iidle yuuaan kuu dhuuman wuxuu muusiga u tumi jiray kooxdii Xasuus,weliba pianada waxaa baray Auntee Macalinkii Dur-Dur ee Ciise Daahir Qaasim oo ahaa odeygii Sahro Dawo.
@MinatoNamikaze-bn9so
@MinatoNamikaze-bn9so 7 жыл бұрын
midka soo qoraa waa play back adeer indhaha fur adoo kalle khalbigaad ka jirantahay
@suberabdi2403
@suberabdi2403 Жыл бұрын
Waaaw cajiib minall cajaa ibaat hambalyo hambalyo ustadka sida walida ah utumaya iyo fananka qadayaba hambalyo sidad iskula helaysan
@adamfoud4099
@adamfoud4099 3 жыл бұрын
Fanaanka waa dhogay heesta meeshaada IiDLE na waa LEGEND
@moclips6180
@moclips6180 2 жыл бұрын
Hebel wuu kaga hadalsiiyaa ban maqli jiray. Ileen waa sidaan. Stage kiiba isagaa xaday. Car adigoon dib u fiirin sheeg Koofida fananka uu wato kalarkeeda.😋
@yaxyemaxamed7282
@yaxyemaxamed7282 3 жыл бұрын
The best Musician idle Farah Gas long life legend You are Talented Musician🎹🎹🎹
@AadanAbdi-e1d
@AadanAbdi-e1d Ай бұрын
Darwiish iidle faarax Gaas 👍👍👍👍
@محمودآدمعبداللهالثانيادمعبدالل
@محمودآدمعبداللهالثانيادمعبدالل 2 жыл бұрын
Gaas. Caadi maaha laakiin jimmy nin la dhayal sanayo maaha ee fanka afka ha isu alinina macalinada ha isku garaacin please labadaba anaa aqoon u leh waa dad mudan ee kala daaya lakala safashada
@abdikarimsalah1649
@abdikarimsalah1649 8 жыл бұрын
Masha Allah Samatar alla ha sawaabiyo waxaasaa macalin music lagaa dhahaa caadi maaha..
@aymanmusic6721
@aymanmusic6721 3 ай бұрын
Càjaa iib shiikhow iidle faraax gaas good talante
@TheZackfilms
@TheZackfilms 3 жыл бұрын
Allaylahe wuu kaga hadliyay piano-di hadii indhaha inta laga xidho la dhaho garaac isla sidan uun buu tumi lahaa.
@jimcaalejagta9180
@jimcaalejagta9180 3 жыл бұрын
Wanka qayliyay iidle farax gaas❣❣🙏🤴
@Abdifitahabtidoon
@Abdifitahabtidoon 3 жыл бұрын
Erey lahjadada ah ha isticmalin sxb "hawa dhalisa cashaqa dheh"
@pukharimustfe4596
@pukharimustfe4596 3 жыл бұрын
Caleek Caleek Wllhi Waan Ka Helay Legend kaasi Siduu U Tumayo 🎶Music ga Fanaankasi Laftiisu Dab Yar Shidi Maayo ↩🎷
@mohamedfarah7070
@mohamedfarah7070 2 ай бұрын
Ninkaan wadan ha yimaado si uu heesa dhalinyarada maanta codad kala duwan ugu garaaco.
@cabdiraxmaansalebaanwayrax820
@cabdiraxmaansalebaanwayrax820 3 жыл бұрын
Inta daawanysa 2022 like dhac 👌
@IlwaadAbdurashiid4631
@IlwaadAbdurashiid4631 Жыл бұрын
Wow Waa hees ca,jaa,iib maxa maqalkeda igu batay muuqalkeda manta daawanaya 🥰
@Qaraamiyahan
@Qaraamiyahan Жыл бұрын
Axsan caleeg Soo dhawoow marwo!.🙏
@khadarcazka5337
@khadarcazka5337 Жыл бұрын
1:56 ilaa 2:56 Cajiib walee waa macalin iyo badh
@fankaiyosuugaanta5548
@fankaiyosuugaanta5548 6 жыл бұрын
the best Fanan cod aan caadi ahayn. soo badi heesaha sxb.
@abdishakurabdi5190
@abdishakurabdi5190 7 жыл бұрын
Akhyaarey dhalinyarada halabaro heeska meeshay kafuulayaan marka Kabanka istaago caado labartay waayahaan baa jirta in dhalinyarada ladhaho anaakusoo eegaya marka heesta halkaa kafuul sida ninkaan ugajeedaan waagihore dadka waala bari jirey axmed cali cigaal iyo cabditahliil Cabitaan beysoocabijireen markasey barteda kafuulijireen
@yasirkeey9503
@yasirkeey9503 6 жыл бұрын
Madaale heeskan postigeeda soo cosboneysii plz👏
@aweysgacalofficial3738
@aweysgacalofficial3738 8 жыл бұрын
Waah waah cod iyo musigaa idishay wlhi kala madhacaan
@asqarpoi8351
@asqarpoi8351 4 жыл бұрын
Alla ya cizak waa halaag faraha ka fudud ninka musica tumaya meel iska fadhiista cadceed, furinle& subxaanyo ama sidaan u tuma musica
@Abdirahman1
@Abdirahman1 4 жыл бұрын
Wakan warshadii painada soo saraty baa soo raacisay, mahaa noocan naqanay wlhii
@mohamedfarah7325
@mohamedfarah7325 3 жыл бұрын
Music nool ma iyagaa tuma kuwaad Magcawday programming system bay wax Ku wadaane live ma u garaaci karaan Sidan.
@shaficialinor1413
@shaficialinor1413 Жыл бұрын
Iidle faarax gaas laacib❤
@ahmedader4283
@ahmedader4283 3 жыл бұрын
Ninkan waa ustaad faraha ka xidhan hantina kaa bixin lahaa hada weeyoo bababam bamabam🥰 28 december 2021 alow cimriga noo dheereee😪
@iimaanhassan8095
@iimaanhassan8095 2 жыл бұрын
Macalin iidle farax alle haku barakeyo musicka cadi ma ma ahan🎹🎹
@gamingballpool1067
@gamingballpool1067 7 ай бұрын
Iidle farah abdi gaas abti noolow❤
@abdiweliadanibrahim9222
@abdiweliadanibrahim9222 4 жыл бұрын
Eedle yare waaw aad ayaad iiqancisay thanks bro
@zarianuh7373
@zarianuh7373 4 ай бұрын
Who’s watching 9/2024
@ismaijirmaa3544
@ismaijirmaa3544 2 жыл бұрын
wooooooow!!!!! if you can't beat music like abdisalam Jimi my friend leave it all types of musics and go to mosque for prayers.
@AbdinasirNaale
@AbdinasirNaale 2 жыл бұрын
This guy is Iidle Farah Gaas buy Abdisalam Jimmy was best musician in hes prime time.
@ahmedmadarfarah2775
@ahmedmadarfarah2775 4 жыл бұрын
Babaa iidle Farah gas😍😍
@laalaacade1692
@laalaacade1692 3 жыл бұрын
Yaa dhagaysanayo 2021 liketa dhac dhac
@AbdirashiidMohamed-ty6ww
@AbdirashiidMohamed-ty6ww 26 күн бұрын
Who is watching like 2025/1/7:10:48 Tuesday at night 😂😂
@jaajchannel
@jaajchannel 2 жыл бұрын
Cajiib walahay Maarshaale iyo Iidle faarax gaas xagay joogaan tolow ninka dambe waa reer Laascaanood heeso kalle masoo qaaday maarshaale nala soo wadaag please Hargaysa hooyadii fankii ayaanu adiga iyo idinkaba idinka soo salmaynaa anagoo badan
@wiilkaReerCigalle
@wiilkaReerCigalle 5 жыл бұрын
IIDLE FAARAX GAAS Macalin macalin dhaafay Music waa lagu raaxaystay Aniga ahaan somalida musicga tunta 1 - ABDISALAM JIMMY 2- CABDIWAHAB CANTAR NAAJI 3- IIDLE FARAX GAAS 4 - AXMED SAALAX QAASIM 5- SHEEGOW BISHAAR inteena kale aynu daawano hhhhhh
@AhmedAhmed-tx6dj
@AhmedAhmed-tx6dj 5 жыл бұрын
Wiilka Reer Cigalle TV ; Iidle F Gaas keyboard(organka) waxaa baray AUN Ciise Daahir Qaasim oo kooxdii Baka-baka (Dur-dur) ahaa,Gitaarka codka dheerna ( Lite guitar) macalin waaberi ahaa oon magiciisa ilaawey ayaa baray,waxaana macalin u ahaa AUN Abwaan C/qaadir Cali Cigaal (ciro) oo aad garaneysid .xilligaas Iidle dugsiga sare ayuu dhiganayey,markii dambena kooxdii xasuus (Xusuus) ayuu guitarka u garaaci jiray.markaa halkaas ayay ka degatay.
@adanbile4237
@adanbile4237 4 жыл бұрын
Iidle waxaanu tumini jiro, midba midka kale waa kaga daranyahay
@wiilkaReerCigalle
@wiilkaReerCigalle 3 жыл бұрын
@@AhmedAhmed-tx6dj thanks sxb Taariikh qurux badan ayaad noodul martay
@GorGor2023
@GorGor2023 3 жыл бұрын
Abduwahaab cantar naaji kudar azaguna caadi maahan 🎹🎹🎹🎹🎹
@wiilkaReerCigalle
@wiilkaReerCigalle 3 жыл бұрын
@@GorGor2023 Thanks sxb waan Hilmaamay waa ninka 2aad ayaan oran karaa marka la eego heesaha uu tumay siday u wanaagsan yihiin albumka Durdurada ee Jubba iyo Albumka DAJIYA ee samatar
@cabdirahmanhamud4802
@cabdirahmanhamud4802 7 жыл бұрын
yaaaaaa.salam walahi waxa aan dabecad &dhaqan ah in anan dawan dadka heesaha hore canjila ee dila ee ku ciyara heesaha fanintii hore lkn heeskan inaba cadii Maha waxana sura galiyay{ king of music}long life waxa nasiib leh dadka ninka musigan tumaya ku dhaw ama la saxiibka halku ku nool yahay macalinkan.waxan bixin naya 1000$haduu keno musiga furinle
@madarrush7135
@madarrush7135 6 жыл бұрын
Cabdirahman Hamud sxb ninkan waxa la dhahaa iidle faarax gaas wuxuu ku noolyahay wadanka Austarelia
@mohamedfarah7325
@mohamedfarah7325 3 жыл бұрын
Furinle waa aliflay music basic iyo tempa ma Tumi Karo
@elhadjji_zaak
@elhadjji_zaak 3 жыл бұрын
2021 From TikTok 🙌
@salimosiman1976
@salimosiman1976 2 жыл бұрын
hadhow bay odhan layma hesin laylama hadlin doob hurdey helay Hoo'beyey soo hor caashaqa Aaaaaa aan heshiine
@hassanroble998
@hassanroble998 7 жыл бұрын
God talent wa Xasan barta tagen codka
@Sinjiibiiiiiiimmmmmmmml10
@Sinjiibiiiiiiimmmmmmmml10 6 ай бұрын
Yaa usoo xasuus tegay oo daawanaya 2024😮?!
@boosadem6902
@boosadem6902 4 жыл бұрын
Ustaad Iidle Faarax Gaas waa Soomaalida faro ku tiriska ah ee Boongaha kaga hadal siisa. Fanku waa tiirka bulsho kasta udub dhexaadka u ah.
@Qaramimedia1
@Qaramimedia1 3 жыл бұрын
Waaaaw waar ninkaas tumayaa walee wuu tumey sidaasaa loo tumaa ama waa leyska daayaa aar nin ii geeya oo magacii thanks
@zakimohamed3228
@zakimohamed3228 10 ай бұрын
Wxaan qirayaa in mulaxan maclin iyo abwan Bide farah gaas uu tumisTa music kuraaxaysTay wx bdan 🙏🏿
@muqtarxumow1257
@muqtarxumow1257 2 жыл бұрын
Macalin Laba MA ahan war macalinkan wax halaga faaideyso
@abdikadarsomali7437
@abdikadarsomali7437 3 жыл бұрын
Who is watching 2021 Saan uradiyey heestan
@abdullahimohamedsaed242
@abdullahimohamedsaed242 3 жыл бұрын
Aad iyo aad uga raaxeystay muusigiiste fara fudud
@Fadximadarfarahgaaz
@Fadximadarfarahgaaz Жыл бұрын
Adeer se wax yeeshy❤❤❤❤
@ugaasgelle4455
@ugaasgelle4455 Жыл бұрын
Macalin weeye caadi buu uga hadalsiiyey music
@sidikshafi8275
@sidikshafi8275 Жыл бұрын
Whatching 2023 10 sept ... 3:05 AM
@hanad1408
@hanad1408 2 жыл бұрын
What a legend the music garacayo wx kale weyo wlhi
@Ùpdùlqaðìr
@Ùpdùlqaðìr 2 ай бұрын
Hadhow bey oran 😂❤
@WITAHOODIE-j
@WITAHOODIE-j Жыл бұрын
Wow
@goobemohamoud1806
@goobemohamoud1806 6 жыл бұрын
Wiilka biyanada tumaya aya iga yiibay waxad mooda inay shirkadii so samaysay so raacisay 🤔🤔🤔
@ugaasyare9466
@ugaasyare9466 6 жыл бұрын
GOOBE mohamoud 😂😂🤗🤗🤗
@mohamedhassen733
@mohamedhassen733 5 жыл бұрын
idle faarax gaas orgniste hore ayuu ahaa anigu 80 kii ayaan isku xaafad ahaan jirnay afrikan village meesh la yiraahdo .. nin ciyaara maah waagaas dadka fanaaniita sidaan xasuusto aad eyey oganka suu u graaco uga heli jireen .maalin dhoweyd oo aan wacay oday cabdule oo isna dhalinyardii xiligaa frikan villega kamid haa . iidle manoolyahay ,,organkii magaraacaa wali walaahay su aashaasuu i weydiiyay ... iidlle faarax.. gaas
@adanbile4237
@adanbile4237 4 жыл бұрын
Iidle 1989 IYO AFRIKA filij WAX LA TUMO OO AANU TUMINI MA JIRO, LAGUMA GAADHAYO. RAGGEEDII👍👍👍👍👍👍👍👍👍
@Abdirahman1
@Abdirahman1 4 жыл бұрын
Hhhhh gacan baan u taagay kaas, waa gudbay ninkaasi
@sadammaxamed2960
@sadammaxamed2960 3 жыл бұрын
War ninka iiisoo qabta aan hees ii tun idhaahdee😂😂
@abdullahi1515
@abdullahi1515 2 жыл бұрын
Legend's dadkeyaga long live 🔥❤💚🙏
@AbdallahAhmad-bi6ci
@AbdallahAhmad-bi6ci 10 ай бұрын
Caadi ma aha midka oorganka haya sidii ay ahayd ayuu uga qaylisiiyey oo heesta isagaaba madaxa ma dhaqaajiyey xusuus iyo waayo waayo
@AchillesEntertainment
@AchillesEntertainment 8 жыл бұрын
nice top Amazing voice
@malmo4235
@malmo4235 5 жыл бұрын
Reer Melbourne kobka qaaciga ayeey Marwalba qaadaan kkkk marshaale walle asagoo taksigii wada ayuu kusoo goostay alla MAXAAN aqanaa team iyo see utuntaan kkkkkk
@kamilacaydid4130
@kamilacaydid4130 3 жыл бұрын
Walal please marshaale mel igu sheeg 🥺
Wardheer - Miiraale . Qaaci. Music by - Ali kaban iyo abdinur
6:21
Madaale Productions
Рет қаралды 540 М.
GARTA  by Badacas ft Sallax
4:59
Madaale Productions
Рет қаралды 635 М.
«Жат бауыр» телехикаясы І 30 - бөлім | Соңғы бөлім
52:59
Qazaqstan TV / Қазақстан Ұлттық Арнасы
Рет қаралды 340 М.
Маусымашар-2023 / Гала-концерт / АТУ қоштасу
1:27:35
Jaidarman OFFICIAL / JCI
Рет қаралды 390 М.
Как Ходили родители в ШКОЛУ!
0:49
Family Box
Рет қаралды 2,3 МЛН
Waan Mabsuuday "Hees Macaan & Madal Boqran"
2:17
Chama
Рет қаралды 304 М.
ABDIFATAH YARE IYO AYAAN WADANI | SOO HOR CAASHAQA | OFFICIAL MUSIC VIDEO 2021
5:37
Heello - Booska, Sahra. Music by Iidle & Siciid jabuuti
9:27
Madaale Productions
Рет қаралды 272 М.
HUSEEN  ALI  MIRAALE HEES XUSUUSAH 2021
5:28
SHIINO STUDIO
Рет қаралды 1 МЛН
SAMATAR IYO QALANJO || SOO HOR CAASHAQA WITH LYRICS QAARAAMI XUL AH
10:40
GEEDI SHAAMBOW STUDIO
Рет қаралды 27 М.
Xasan Adam Samatar 🔥Iyo Heesta "BELEDWEYN"
14:40
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 4,1 МЛН
KABAN MACAAN KOOSHIN YARE HEESO XUL GEESGUUD MUSIC 1
58:09
Geesguud Media
Рет қаралды 2,5 МЛН
SAGALEY  by Cali muse (Cali kaban)
6:01
Madaale Productions
Рет қаралды 1 МЛН
«Жат бауыр» телехикаясы І 30 - бөлім | Соңғы бөлім
52:59
Qazaqstan TV / Қазақстан Ұлттық Арнасы
Рет қаралды 340 М.