"Madawxeyne Xadhiga Siyaasiga Ahi Wuxu Keenaa Cadaawad Iyo Uur Xumo"Xil Guruuje

  Рет қаралды 4,829

Horn Cable Tv

Horn Cable Tv

Күн бұрын

#HORNSAT #HCTV
KALA SOCO HCTV
KALA SOCO WARARKII UGU DANBEEYEY BARNAAMIJYO TAYO LEH IYO FANKA IYO SUGAANTA SOOMALIYEED, KU XIDHNOW HCTV
WWW.HCTV.TV

Пікірлер: 48
@roodacawad13
@roodacawad13 2 ай бұрын
Weligii kulmiye ha jiro ha joogo
@omarfarah586
@omarfarah586 2 ай бұрын
Intaa in aad dhaanto ayaan moodayey. Ina Cumar Dool waa dal iyo dad burburiye waa hadal meel waayey kani waa ciyaal suuq
@ismacil9022
@ismacil9022 2 ай бұрын
Guruje horeba caloxumo way kugudhamayd inta laxidhaba wa qaran dumis
@KassimAre
@KassimAre 2 ай бұрын
Wasakha uguween ayaad tahaay guruje qabiliiya.
@FaisaAbdi-d8u
@FaisaAbdi-d8u 2 ай бұрын
Gure je waxan kumodayay inaad inta dhantid inka uyeedha ya xasan sheikh ayaad usoo araranaysa
@yaxyeali6330
@yaxyeali6330 2 ай бұрын
Kan xaaraanta lacagta ay inaga qaadanayaan ee uu cunayo ayaa wajiga ka muuqata wajigaa alagubay
@umuahmadmohammed1368
@umuahmadmohammed1368 2 ай бұрын
Waar waad ogtahay waxa lagu xidhay ninkaasi ee iska daa doqoniimada . Qabyaalada iska daa. Ninkaasi Waa dambiiley. Isla xishooda Nina yohow oo dadka qabyaalada ka daaya 😢
@omarfarah586
@omarfarah586 2 ай бұрын
Ina Guruuje ninkan ha daaficin dalka burburinaya
@Abdillahi-qt7oj
@Abdillahi-qt7oj 2 ай бұрын
Waa qarandumiyaha koowaad ee loo.khaldamay in uu baarlamaan galo.
@maxamedxadhigle3975
@maxamedxadhigle3975 2 ай бұрын
naxli reerku maxsy isku raaceen hooyo cayga waa wax ugub
@abdirahmanlibaan5850
@abdirahmanlibaan5850 2 ай бұрын
Aad iyo aad xariga siyaasiga waa la jiifiyana banaan la joojiyana banaan xisbiga kulmiye caayda reeraha iyo dadka wanaagsan lacag ku bixiyaa 😂😂😂😂😂
@SuratMaidah
@SuratMaidah 2 ай бұрын
Cadawga Gudaha (Waddani)
@Shukri20267
@Shukri20267 2 ай бұрын
Cayda iyo Galla den iga ee Qaranka laga galo waa kala laba,hadii gal denbi Qaranka ka gasho waxba lagugu ixtiraamimaayo
@dulmar9139
@dulmar9139 2 ай бұрын
Nin kaa laxidhay iyo cidkasta oo xidhi taankaa khalad u arktaaba was cadawga somaliland ee halagu daro
@ahaiban1
@ahaiban1 2 ай бұрын
Guruje wuu isku xaaray
@roodacawad13
@roodacawad13 2 ай бұрын
Kani denbi weyn ayuu falay dib u raac hadaladiisii qaran dumis
@NimcoNuura-cx5pw
@NimcoNuura-cx5pw 2 ай бұрын
Akhas bal eega dadkan siyaasiyiin isku sheegaya ee sharciga iska weyneysiinaya, Waar isku xishooda!!!!!
@xarirmaxamed9291
@xarirmaxamed9291 2 ай бұрын
ORODOO SOO RAAC KULIGIIN MID MUCAARIDA IYO MID MUXAAFIDA KULIGII WAA FASHILMAYSAAN WALAAHI WAAD FASHILANTEEN
@FaisaAbdi-d8u
@FaisaAbdi-d8u 2 ай бұрын
Waa la xidhaya wixii edab daran
@Asalcabdalsaciid
@Asalcabdalsaciid 2 ай бұрын
In aad soofadhiisato ood ka hadashid xadhiga Dool waan sugaynay waayo waxa uu aminsan yahay ayaad la qabtaa intii aad u soodhiibtay ayuu yidhi waxa aad ka gubatay waa hadladaadii xildhibaan qasaaro sit back oo cashuurta canalayda cun
@umuahmadmohammed1368
@umuahmadmohammed1368 2 ай бұрын
Waar waad ogtahay waxa lagu xidhay ninkaasi ee iska daa doqoniimada . Qabyaalada iska daa. Ninkaasi Waa dambiiley. Isla xishooda Nina yohow oo dadka qabyaalada ka daaya 😢 at aan ayay qabil ku hadal indaer
@jaamabiixibiixi8385
@jaamabiixibiixi8385 2 ай бұрын
Shaadhkii qabyaalaad la baxday
@soomaalilandxassan8084
@soomaalilandxassan8084 2 ай бұрын
Kani waa is leef lgurujow nagadaa gurujaynta laba wajilaynta
@abdiali319
@abdiali319 2 ай бұрын
Guruje waxa haya Mental illness. Waa naanaab doqon ah.
@jamuuriyadasomalilandhanoo4591
@jamuuriyadasomalilandhanoo4591 2 ай бұрын
Yusra hartiyeey oohinta joojiya
@faah-l2d
@faah-l2d 2 ай бұрын
kan waa jaahiil madhan sharciga wadaanka oo la jabiya oo lagu xidho yar iyo wayn ma kala lahaaa iyo magac baan leeyahay
@mohamedliban7544
@mohamedliban7544 2 ай бұрын
Nin xumaato koolkooliyaw waad ka soo dhici
@xaalidahir8268
@xaalidahir8268 2 ай бұрын
Faqash fataal Hoyadaa usheey dameeryow !!!
@saeedali6699
@saeedali6699 2 ай бұрын
Geesi masha allah
@jamaadnuura10
@jamaadnuura10 2 ай бұрын
Munaafaq guruujeeye qabiilayste wuu is cadeeyay horaase loo ogaa.
@fardusmophamed6367
@fardusmophamed6367 2 ай бұрын
Waar dee kan xildhibaanka ahi waagii hore wuxuu ahaa xildhibaanka keligii laga dhegaysan jiraye imika wuu isku dhexdaatay bal waxa uu u doodayo eega waar maxaad doonaysaa inaan beri ku nasabcaayo ayaad u doodaysaa sidaasaad xildhibaan ku tahay bac bac iyo is dilbaad u codaysay
@rashaabdallah7400
@rashaabdallah7400 2 ай бұрын
Waar ka fadhiiso miidiyaha wacad qabe khaain ilaa khaain
@slfirst5058
@slfirst5058 2 ай бұрын
Waan gartay bishii bey gaadhay, hal mar bu bill waliba hadla, oo saxaafada uu wada yeedha, waa xariiff, shaqeyso ind, busaarado ayaa jireh
@RahmaYousuf-lg6qz
@RahmaYousuf-lg6qz 2 ай бұрын
Hayaay libaaxi wuu xanaaqay maintain.
@NOREDIN666
@NOREDIN666 2 ай бұрын
Aduunyo waalan . KZbinr , Qaadwale weliba xashiishad lagu xanto inu iibin jirey oo Siyaasi weyn oo Somaliland ah. Gutuuje wad so walanysa.
@abdiali319
@abdiali319 2 ай бұрын
Maldahaada iska daa oo ku dhac Ina Cumar Dool qalad malaha ee halasoo daayo. Huwan qudhun ah ayaad tahay.
@abdiali319
@abdiali319 2 ай бұрын
Ma in dagaal la qaado ayaad doonaysaan, sawdinkii dagaalka ka soo horjeeday!!!!!
@mahmoudalsoumaly3680
@mahmoudalsoumaly3680 2 ай бұрын
Adeerka aya ka madaxe usheeg in tababar loo furo iyo decipline ay ku bartan nidaamka police ka.
@dayroday8133
@dayroday8133 2 ай бұрын
Kii dameeraha qaliy jiray ayaa xildhibaan laga soo digay
@xogtadahsoon9581
@xogtadahsoon9581 2 ай бұрын
Nacas
@saadhussein5466
@saadhussein5466 2 ай бұрын
Xilbaan GURUUJE run buu kahadlaa lkn yaalalahadlaa? 80jir qudbadjeedanaya oo nacalaa aabahaa iyo walidka kuyaal waa waayeel sacsacey
@mohmednuur237
@mohmednuur237 2 ай бұрын
Neef ayaad tahay idka hadlay 😂
@awalederia9601
@awalederia9601 2 ай бұрын
Qudhmiye waxaa u hadhay waa 4 billod cidda u donoo ha'xidho wayo waddankii dhamaa ayan gacantiisa kujirin muuse siyaasad xumada local ka ahii waataa sabaabtay in Qudhmiye hargeisa dhafiwayay
@NOREDIN666
@NOREDIN666 2 ай бұрын
Muuse waa Somalilander waxa kaso hor jeeda waa anti Somaliland ama Somaliland diid.
@CamuudAwed
@CamuudAwed 2 ай бұрын
Xildhibaan guruuje horta xildhibaan Somaliland karaamo iyo sharaf weyn ku dhex leh baad tahay runtii laakiin malaa xildhibaan kanu siyaasi maahayne Yutuber magacaneenii iyo sharaf teeniiba diley Oo dhulka jiiduu ahaa Oo in la dawaado iyo in Uu views helo ka door biday karaamada Dal kiisa ta Dad kiisa iyo tiisaba wuxuu ahaa malaha Nin weyn Oo Illah Oon sharafta ka qaadin isagu iska qaaday bal dhegeyso xildhibaan markuu social media sida dadka Akhasu wanaaska ah Ee baraa bulshada ku dhex waashay ka hadlaayo adaa yaabi doona e Xildhibaan, kan iyo noociisa tooni wax loo hadlo ama loo doodo maahee haku karaamo seegin Oo yaanuu ku wasakhayn
@Adnan-bc1vk
@Adnan-bc1vk 2 ай бұрын
MUUSE IYO CARUURTIISA WAA LAGA AARGOOSAN OO LA CADAABI DOONAA MARKOODA TUUGTA
@jamaadnuura10
@jamaadnuura10 2 ай бұрын
Bal nacaskaasi Kiu difaacayo eega.
@kawsaribrahim5517
@kawsaribrahim5517 2 ай бұрын
Waar shut up munafaq baad tahadey do your job cadowga ka soo kicinay shacabka ee ciidanka qaranka ka didn’t dacayad ee shacabka kalaqabinay waa laxidhay wadanka waxa ka talisa dollar lascanood dadka galiya cadowga iyo argagaxisad adiga kookaha so shut up cadowga gudah wadani waa iifon waa faqash waa tuugu ilaahey ha idinka qabto umada xiris , inxashi, iyo ururka ixtisaam iyo tuugta noo fadhida barlamank ee aa ka tahadey adigu number one stupid walks waa lag qabanay wadank iyo odayaashi carmine ha ee koofiyad bacalyaah ah Guul Somaliland guul mujahid muuse biixi iyo dawladiisa iyo ciidanka booliska ee aan nabad galyad noo haya iyo ilaahey S XT iyociidanka qarank iyociidanka SSB❤
ПРИКОЛЫ НАД БРАТОМ #shorts
00:23
Паша Осадчий
Рет қаралды 5 МЛН
1ОШБ Да Вінчі навчання
00:14
AIRSOFT BALAN
Рет қаралды 6 МЛН
So Cute 🥰
00:17
dednahype
Рет қаралды 49 МЛН
ПРИКОЛЫ НАД БРАТОМ #shorts
00:23
Паша Осадчий
Рет қаралды 5 МЛН