Masha alah wlashay duruus aanay xita lacagi anay no goynaynin ayan ka qaadanay ilahay ha kaa abalmariyo ilmaha marka qunyar lala hadlo wuu ku maqlaya lkn qaylo waxba kuma maqlan waan arkay gabadhayda waa afar sano markan sasabo way imaqlaysa marks kale way is adkaynaysa ilahay ha nagu asturo masuuliyad wayn aya dusha no saaran adigana ilahay abaalkaga jano ha ka dhigo❤❤
Masha Allah kheer ilaahey ha ku siiyo waa wax aan ubaahanaa inaa maqlo wallahy ❤❤
@Ifrah.Moalim28 күн бұрын
@@ikraanhaji3919 🥰❤️
@idilbiibaaye6319Ай бұрын
Maashaa allaaah tabaaraka allaaaah abaayo aad iyo aad ayaad u mahadsantahay bar naamij aad u fiican oo hadana muhiim zaa id u ah bulshadeena ayaa noosoo gudbisaa waxa ugu horeeya waa asaas ka ubadkeena sifiican loo dhiso si aan bulsho fiican i noqono ❤❤❤❤❤❤❤❤
@Ifrah.MoalimАй бұрын
@@idilbiibaaye6319 Adigaa mudan xbbtii 🥰❤️
@ubahaliomar2396Ай бұрын
masha alah alah ha ka abaalsiiyo aad ban u gubaahna mawduuca ilmaha dhagaha adaga wax yaalaha aad sheegaty qaarkooda waan idku arkay lkn waan joojinaya maanta laga bilaabo isha alah thanks huno
@Ifrah.MoalimАй бұрын
@@ubahaliomar2396 Masha Allah xbbtii hooyo qiimo leh 🥰
@asmamukhtaaribraahim643524 күн бұрын
Illhy garabkeena ha galo adigana jazaaa kallh abaayo❤
@SebrinaAdenАй бұрын
Masha Allah waa talo wanagsan jazakallh khair Abayo❤❤
@Ifrah.MoalimАй бұрын
🥰❤️
@ayaanmohamed3010Ай бұрын
Abaayo adaa naga maqna soo dhowow alle caqliga haku daayo❤❤❤❤❤
Xppti aad iyo aaad baad u mahadsantay mowduucyo aad u muhiima oo tarbiyada caruurta oo xoog ugu baahna baad ka hadashay markatana raadin jiraywaan ku dadala inaa isbadalo xanaaqayga aad u badan mana lcantroll karo lknse go aan qadanaa saa u joojin lahaa oo idku bari lahaa degenaanxppti hadii sida xanaaqa iyo qaylada loo yareeyo waan jeclaan lahaa inaa noo soo galiso rabiga raxmaanki ha ku xifdiyo adiyo familygaga
@Ifrah.MoalimАй бұрын
@@NajuuNajma-jc6fv Haye abayo wankaso hadlayaa insha Allah 🥰🥰
@sahroabdimire297Ай бұрын
Ilahay dulqadka hano adkeyo wlhi mid 3jir ah Manta Wan cunay San udilayay ilahow icafi😢😢😢
@@HAFZA142 Masha Allah tabarakallah gabar qiimo badan 🥰❤️
@fahimaali8217Ай бұрын
Thank you abayo ❤❤
@Ifrah.MoalimАй бұрын
@@fahimaali8217 🥰❤️
@kaltunahmed351828 күн бұрын
Xabibti shugran waxbadan ayan kafaidnay nosobadi❤
@Ifrah.Moalim28 күн бұрын
@@kaltunahmed3518 Haye xbbtii 🥰❤️
@FaadumoCqaadir-l3dАй бұрын
Masha alh
@Ifrah.MoalimАй бұрын
@@FaadumoCqaadir-l3d 🥰🥰
@nasrocaziz6703Ай бұрын
Jasakalah walalo
@Ifrah.MoalimАй бұрын
@@nasrocaziz6703 🥰🥰
@hamdiali1498Ай бұрын
Ilahay hano xafido carurta
@Ifrah.MoalimАй бұрын
@@hamdiali1498 Aamiin 🥰🥰
@ShukriAbdi-kl1wyАй бұрын
Aabyo thanks ❤❤❤
@Ifrah.MoalimАй бұрын
@ShukriAbdi-kl1wy🥰❤️
@aasmamaxamuud-yo4qrАй бұрын
Mash allh
@Ifrah.MoalimАй бұрын
🥰🥰
@fardowsamahamud272Ай бұрын
Tachsåmyke❤
@Ifrah.Moalim28 күн бұрын
@@fardowsamahamud272 🥰❤️
@IsraJama-jl5sfАй бұрын
Mahdanid abyo sidee ula saaxiibikara ilmahayga
@Ifrah.Moalim28 күн бұрын
@@IsraJama-jl5sf haye abayo wankaso hadla insha Allah 🥰
@somalionlineclinicАй бұрын
❤❤❤
@Ifrah.MoalimАй бұрын
@@somalionlineclinic 🥰🥰
@HabiboMoalinHusseinАй бұрын
Mahadsani
@Ifrah.MoalimАй бұрын
@@HabiboMoalinHussein 🥰🥰
@simrannimcan521427 күн бұрын
😢😢aniga waan qeeyliyaa gbdheda wana 3 jiir plz ika caawi xita wan garaaca wan ka shalaya hbn waqti danbe aya ooya mxa i dishay io wx yaalo kale mana ihi gbr ee mantay caqabad heesato dhanka xaajigega io dhan kasto wana qeeyliya wxna jiira 23 jiir wan iska yaba waqtiyada qar gbdheda wxey i dhehe mama aamus aamus waba xishoda markas😅 subxnllh ilahyow ika dulqad wxn mar dhaw aya isku arkay ma ehen qof xanaq io qeyli baadan wxba La i dhihi jiiry qof dagan oo dulqad badan aya tahay lkn mantay💔💔💔😢
Wllhi waa naxasiista hadii àan kuqaylyo cid imaqlaysaayi majirto hadii aan si naxariisle ula hadlo waalay maqlaa ani taasaa iishaqaysay😊
@Ifrah.MoalimАй бұрын
🥰🥰
@Raliyaibrahim-xt2zxАй бұрын
Same Abayo
@SafiaSheikh-b4uАй бұрын
Abaayo alha kusharfo marka kowaad marka labaad abaayo waxaan heystaa gabar sandki 8ayaa udhamaanayo waxaan lo maleyaa 5jir weyna caafimaadqabta maogi waxa kakhaldan abaayo pales maka soo hadli kartaa
@Ifrah.MoalimАй бұрын
@@SafiaSheikh-b4u Mahadsanid abayo. Gabadha Cuntadeeda iyo hurdadeeda wa sidee?
@SafiaSheikh-b4u29 күн бұрын
Abaayo sifican cunto uma qaadato malintina hurdo maogola
@Zeynab-t5nАй бұрын
Sacdi walbo waxa so dhigto wn dhagetaa wlhi allha ka abal mariyo mcnto❤
@Ifrah.MoalimАй бұрын
@@Zeynab-t5n xbbtii 🥰❤️
@Zeynab-t5nАй бұрын
@Ifrah.Moalim qeyb weyn bad ka qadatay wlhi tarbiyada ciyalka aniga hada Hal gabr oo 5 bilod jirto ban heysta wax kastana wn qortay si an u si barato ❤🥹💋
@FartuunXasan-cq6poАй бұрын
Abaayo ilmaha isrixo xiliga umusha max sabaabo maxase lagudaweya
@Ifrah.MoalimАй бұрын
@@FartuunXasan-cq6po Saxarada hadeysan adkeyn haka walwalin abayo wa normal caruurto dhan wa sidaas
@Farxiyomahamed-v5qАй бұрын
Abaayo nosobadi casharadaan aad bay no anfacayaan
@Ifrah.Moalim28 күн бұрын
Haye xbbtii 🥰🥰
@intisar2630Ай бұрын
MashaAllah abaayo, this is very good channel. Jazakillah khayran
@Ifrah.MoalimАй бұрын
Thanks abayo 🥰🥰
@ZaynabAbdi-b3sАй бұрын
Asc abaayo WhatsAppkaga masoo qorikarta?
@Ifrah.MoalimАй бұрын
@@ZaynabAbdi-b3s Haye abayo link ayan so dhigayaa insha Allah 🥰
@AsiyaDahir-fh5xuКүн бұрын
Naaska see loga jara nin wayn o 1io 8bil jira majclayn inan kajaro lkn wuxu keenay wxkasta inuu naaska kuxiro sexan mayo ila naaska an siiyo mahe
@Qaalixirsi9977Ай бұрын
Maxaa sababa in cunugu 4 jira waxkasta uu isku sifeeyo uu dhahao ani. waxaas aa ahay xumaan iyo samaan ba
@Ifrah.MoalimАй бұрын
Attention iyo in la amaano ayu tabayaa abayo waxyabaha wngsn ku amaan in badan adiga marwalba la raadso amaanto marku wax qaldan isku tilmaamana sida dagan maya ma tihid ee sidaan ayad tahay ku dheh