SIDA UGU FUDUD EE CARUURTA JADWALKA HURDADA LOGU SAMEYO

  Рет қаралды 2,574

Ifrah M Moalim

Ifrah M Moalim

Күн бұрын

Пікірлер: 76
@xilkasabuukar9275
@xilkasabuukar9275 21 күн бұрын
Jazzakallahu khair xbbti Allaha ku barakeeyo❤
@fadumomohamed2113
@fadumomohamed2113 14 күн бұрын
Masha Allaah❤ ukhtii ifraax shukrn runtii waxbadan baan kaa Faaidnay
@fortunemohammed2526
@fortunemohammed2526 19 күн бұрын
Masha’Allah abayo Allaha ka abaal mariyo ❤aad aa ii dhiiro galisa, wax badana waka faa’iiday🙏🥰🫂
@hamdixiischannel1482
@hamdixiischannel1482 25 күн бұрын
Maa sha Allaah walashey mar dhaw baan kugu soo biiray Hadana Alx wax badan baan kaa faaiiday Ajir Allaha kaa siiyo.
@Ifrah.Moalim
@Ifrah.Moalim 24 күн бұрын
@@hamdixiischannel1482 Mahadsanid xbbtii so dhawow 🥰🥰
@Nasroali-n9k
@Nasroali-n9k 24 күн бұрын
Jazakallah khayer🥰
@fadumomohamedabdi4959
@fadumomohamedabdi4959 23 күн бұрын
Mahadsanid wlshy ❤❤❤ intaan kugu xidhna waxbadanbaan kaa faaiday runtii
@naimaahmed3268
@naimaahmed3268 25 күн бұрын
❤❤wa mahdsanthy abaayo ifrah Vedio yada mid ima dhaafo runti jazakalah qeyr abayo Vedio gi gabdhaha prt 2 aaway
@Ifrah.Moalim
@Ifrah.Moalim 25 күн бұрын
Wanso galinaaya qaali lnsha Allah 🥰❤️
@shamsiinaali8908
@shamsiinaali8908 24 күн бұрын
​@Ifrah.Moalim Mahadsanid walal miizaanka xasanaadka allah kuu saaro Adiga meeqa caruur baa kuu jogta walal
@aishafamily5814
@aishafamily5814 24 күн бұрын
Masha Allah abaayo thanks ❤
@Ifrah.Moalim
@Ifrah.Moalim 24 күн бұрын
@@aishafamily5814 🥰❤️
@Keyfcaddey
@Keyfcaddey 25 күн бұрын
Shukran Dr Ifraah macalimadayna illah haku sharfo
@Ifrah.Moalim
@Ifrah.Moalim 24 күн бұрын
@@Keyfcaddey Shukran quruxey 🥰❤️
@SaadiaHassan-m3w
@SaadiaHassan-m3w 24 күн бұрын
Masha Allah abaayo thanks
@Ifrah.Moalim
@Ifrah.Moalim 24 күн бұрын
@@SaadiaHassan-m3w 🥰❤️
@sitiaweis7592
@sitiaweis7592 21 күн бұрын
Thank you so much abaayo waxaad noso sameysa sidaa jadwalka loo hagajisto dalna waa iidilay jadwalna iima hagaago iyo sida caruirta loo baro afkasomaliga English language ayaa kuguso jawabayaan
@Qamar-123-y7o
@Qamar-123-y7o 24 күн бұрын
Asc abyo ilaahay khayr haku siiyo ilmaha bustaha iska tuura ban ku dhibanahay bustayaasha loogasho magacooda ama sawirkoda maila wadaagi kartaa ado raliya
@Ifrah.Moalim
@Ifrah.Moalim 24 күн бұрын
@@Qamar-123-y7o Wcs abayo sleeping bag toddlers size ilaa 5 sano aya la helaa
@IsraJama-jl5sf
@IsraJama-jl5sf 18 күн бұрын
Asc xbbti wax ijooga wiil yar sadex jir ah baryahan danbe wuxu sameenaya qalqalinimo badan sida in aan laseexin karin cuntada wuusan uso fadhiisanan marka aan wax usheego si cad ayuu idiida sida inuu idhaho hooyo kuma jeceli ee idaa wuxuu rabana oohin inuu ku helo ayuu rabaa manta dhan ciyaar ayuu rabaa inaan geeyo hadii kale fadhiga iyo sariiraha ayuu kaso boodaya wax kasta oo aan kudhaho hooyo jooji ma fiicna inaad boodboodku wuu diidaya maqaan waxan saladkasta wan uduceeya ila tali abyo adoo raali ah
@iqromuhudin
@iqromuhudin 25 күн бұрын
Masha Allah thnks❤❤❤❤
@Ifrah.Moalim
@Ifrah.Moalim 25 күн бұрын
🥰❤️
@gabarhiiran6774
@gabarhiiran6774 23 күн бұрын
Waa mahadsan taha ❤
@LionelXuseen
@LionelXuseen 25 күн бұрын
ماشاء الله mahadsanid qli
@Ifrah.Moalim
@Ifrah.Moalim 25 күн бұрын
🥰🥰
@khadiijoabdulkadir4757
@khadiijoabdulkadir4757 23 күн бұрын
Mahadsanid abyo
@Fartuundaacad
@Fartuundaacad 24 күн бұрын
Jazakallahu kheer
@Ifrah.Moalim
@Ifrah.Moalim 24 күн бұрын
@@Fartuundaacad Sido kale qaali 🥰🥰
@kaltunahmed3518
@kaltunahmed3518 25 күн бұрын
Masha alh shugran wallio ❤
@Ifrah.Moalim
@Ifrah.Moalim 24 күн бұрын
@@kaltunahmed3518 🥰❤️
@AsmaCabdiqadir
@AsmaCabdiqadir 25 күн бұрын
Jasakalahu khaur wllo
@Ifrah.Moalim
@Ifrah.Moalim 24 күн бұрын
@@AsmaCabdiqadir sido kale xbbtii 🥰❤️
@iqrohusein7194
@iqrohusein7194 23 күн бұрын
Thnks My dear sis 💕Wax badan Baan ka faida ajar alh ka siiyo Addun aqirba
@Umuibtisam-m9f
@Umuibtisam-m9f 12 күн бұрын
Abayo wa mahd santahy gabr laba sano jirta i jogta wey oyihin badan tahy tv ku walan tahy hada ka dameso dhulkey isla dhice malinte hurdo maku karyo haben shan sac bey gari
@jihaanmohamed782
@jihaanmohamed782 24 күн бұрын
Mahadsanid walashay❤
@Ifrah.Moalim
@Ifrah.Moalim 24 күн бұрын
@@jihaanmohamed782 🥰❤️
@nasronura
@nasronura 24 күн бұрын
mahadsanid abaayo
@Ifrah.Moalim
@Ifrah.Moalim 24 күн бұрын
@@nasronura 🥰❤️
@AminoBashir-g4h
@AminoBashir-g4h 24 күн бұрын
Masha Allah
@Ifrah.Moalim
@Ifrah.Moalim 24 күн бұрын
@@AminoBashir-g4h 🥰🥰
@deqaaally697
@deqaaally697 25 күн бұрын
Mansha Allh
@Ifrah.Moalim
@Ifrah.Moalim 24 күн бұрын
@@deqaaally697 🥰🥰
@KhayroYuusuf
@KhayroYuusuf 17 күн бұрын
Apayo soobadi
@hamdaayan893
@hamdaayan893 22 күн бұрын
Ifrah wll anigu waan kudhibanahay hurdada ilamahayga waa laba caruura 3sano takale 5 bilood bay kujirtaa anigaaba stress miidhan noqday maantoo dhan way ooyaysaa tawayn hadaan is idhaa hala seexiyo
@HassanmuhumedMahir
@HassanmuhumedMahir 25 күн бұрын
Waad mahadsanthy abaayo ilmaha hurdada maalinti ma muhiimbaa Hal saac ilaa laba saac mise waan ka daaya oo habeenkii uunbaan horay u seexiyaa
@Ifrah.Moalim
@Ifrah.Moalim 25 күн бұрын
Wad seexin kartaa hadii ay habeenkina waqti hore seexanayaan lkn hadad dareento in hurdada habeenku ay ku adkeneyso ka yarey hurdada maalinti 1 saac cml seexi 14:00 🕑 ka kici
@munaahmed9769
@munaahmed9769 25 күн бұрын
Wall Ado mahadsan wiil afar Sano iyo badh jira ADHD kaso hadal sida Lola dhaqmo 🥰🥰🥰
@Ifrah.Moalim
@Ifrah.Moalim 24 күн бұрын
@@munaahmed9769 Haye xbbtii insha Allah next week 🥰
@Awoqali-c1y
@Awoqali-c1y 24 күн бұрын
Fiidka markan seexiyo wll marmar habeynki 2oclock or 3 ayey soo kacayn hadana 7 oclock ayey ku noqonayan
@Ifrah.Moalim
@Ifrah.Moalim 24 күн бұрын
@Awoqali-c1y Hadey so kacaan xata sariirtoda haku jiraan aamusa dheh ayaga la qabsan doona iney hurdada sii wataan
@Awoqali-c1y
@Awoqali-c1y 24 күн бұрын
@Ifrah.Moalim hye wll
@lafooleyare5945
@lafooleyare5945 24 күн бұрын
Abaayo malinki markay hurdaan caruurta habenki hore umasexdan
@Ifrah.Moalim
@Ifrah.Moalim 24 күн бұрын
@@lafooleyare5945 Hurdada maalinti kaso yarey abayo 14:00 hurdada ka kici
@galadahmed7294
@galadahmed7294 25 күн бұрын
Manshallah
@Ifrah.Moalim
@Ifrah.Moalim 24 күн бұрын
@@galadahmed7294 🥰🥰
@CaddeeyaCabdullaahi
@CaddeeyaCabdullaahi 24 күн бұрын
M.a🎉
@Ifrah.Moalim
@Ifrah.Moalim 24 күн бұрын
@@CaddeeyaCabdullaahi 🥰❤️
@marymjey-
@marymjey- 24 күн бұрын
Abayoy canug 5bil maalinki dhan 1saac oo xarir masexanaya badana wuu sojeda macadibaz
@Ifrah.Moalim
@Ifrah.Moalim 24 күн бұрын
@@marymjey- Inu naaska afka ku haayo miyu jecelyahay
@Awoqali-c1y
@Awoqali-c1y 24 күн бұрын
6 oclock ayey iseexdan marmar 8 sacadod ama 6 ayey hurdan 3 year iyo 1year iyo 8month naska ayn nuujiya babyga yar lkn every 2 hour
@Ifrah.Moalim
@Ifrah.Moalim 24 күн бұрын
@Awoqali-c1y Masha Allah abayo baby-ga adiga inu ku helo darted ayu uso kacayaa ayan filaa
@hamdaayan893
@hamdaayan893 22 күн бұрын
Wll mashallah sideed jadwalka ugu habaysay mida kale 1sano 8months ma 4months baa udhaxeeyee
@Awoqali-c1y
@Awoqali-c1y 22 күн бұрын
@@hamdaayan893 thnks wll malinti yaaney kuseexan marka wuu kuu saxmaya Maya qli mid waa 3 jir midna waxn ka waday sanad iyo 8bilood ayey jirta
@hamdaayan893
@hamdaayan893 22 күн бұрын
@Awoqali-c1y wll maalintii ma seexiyo ta 3jirkaa 7am ama 8am kiciyaa 10pm bay gaadhaysaa ayadoo ooyaysa mida kale 5months kujirtaa wankudhibanay hurdadeeda ayana
@Awoqali-c1y
@Awoqali-c1y 21 күн бұрын
@@hamdaayan893 ala wll sida walee wan ugu dhibanan jiray 7am markay kacdo malinti sacad ayeyba iseexata wll habeynkina fiid ayey dhacda Hawada usaar insha allah ha soo dasho Subax kasta waxan schoolka geeya ilmaha ugu weyn ayagana marka wan sara hawada alx fidka ayey seexdan marka wll Illahay haku fududeyo wll wey iskala qabsan awlada illahay hainoo barakeyo
@somalionlineclinic
@somalionlineclinic 25 күн бұрын
❤❤❤
@Ifrah.Moalim
@Ifrah.Moalim 24 күн бұрын
@@somalionlineclinic 🥰🥰
@sumeyaabdi9176
@sumeyaabdi9176 20 күн бұрын
gabadheyda 16bil kudhex jirta marka hurdadeda ma fcna cunto
@Aimaabdirisaq
@Aimaabdirisaq 25 күн бұрын
Abyo ilma yar oo 4 bilod jira hesta hadana aad bey u hurdo xuntay maxaa sameyaa
@maan-dhis7808
@maan-dhis7808 24 күн бұрын
Abyo bar maqtirba ila cishaha dhexdooda seexi way kula qabsanysaa
@marymjey-
@marymjey- 24 күн бұрын
Kula mid ahay maalinki dhan 1saac oo xarir masexanaya😊
@Aimaabdirisaq
@Aimaabdirisaq 24 күн бұрын
@@marymjey-sorry wlhi wa xanun
@Ifrah.Moalim
@Ifrah.Moalim 24 күн бұрын
@@Aimaabdirisaq Wankaso hadlaa abayo insha Allah caruurta 18 bilood ka yar
@kidschannel9511
@kidschannel9511 23 күн бұрын
Mashallah abyo thank you so much
GO BACK TO SCHOOL DJIBOUTI
12:27
Abdala Jamaal Vlogs
Рет қаралды 351 М.
SIDA ISKAAGA RIDAY 30 KIILO STEP BY STEP 💪
22:05
Qamar Bint Amiir
Рет қаралды 23 М.
Гениальное изобретение из обычного стаканчика!
00:31
Лютая физика | Олимпиадная физика
Рет қаралды 4,8 МЛН
Don’t Choose The Wrong Box 😱
00:41
Topper Guild
Рет қаралды 62 МЛН
MADAX ADEEGA CARUURTA | 6 TALOOYIN, TARBIYADA CARUURTA
16:05
Ifrah M Moalim
Рет қаралды 10 М.
What is autism?
1:51
CliniKids
Рет қаралды 13 М.
ASHO OO TIRII FARXIYO QALNIN CALOSHA AH AYEEY SABABSATAY
26:36
Asha&Shay family
Рет қаралды 33 М.
Daraadan kuu gaar ah: Billawga Sanadka 2025 - Some advice for you in 2025
19:10
TARBIYADA CARUURTA | BARBAARINTA UBADKA | PARENTING TIPS
15:00
Ifrah M Moalim
Рет қаралды 7 М.
HERGAB XUNAA SOCDO ALAABTAN HEALTHY GA AH ISKUGU ROONADA👌
16:50
Qamar Bint Amiir
Рет қаралды 17 М.