maasha allah abyo cimigaga allaha kuu siyaado qodobada ka dhawaajisay waa run aniga cunug maserka aawgiis hdlki iiga dhagay asigoo hdlayay waana ka gudbay dadaal dheer kadib wxan ku leeyahay hore usoco waa ku farxsanahay in aan helno gabadh soomali ah aa arihan naga caawiso hambalyo kuleyahay🎉❤
@Ifrah.Moalim2 күн бұрын
Shukran xbbtii so dhawow 🥰❤️
@faadumo44549 күн бұрын
جزاك الله خيرا abayo🙏
@aichahassan928410 күн бұрын
Jazakallah kheir
@Ifrah.Moalim2 күн бұрын
🥰❤️
@DaganMaxamud-v3i10 күн бұрын
Masha allah
@Ifrah.Moalim2 күн бұрын
🥰🥰
@MunoCumar-i8b10 күн бұрын
Shukran jazakallah Mcnto
@Ifrah.Moalim2 күн бұрын
Muno cadey 🥰❤️
@gabarhiiran677410 күн бұрын
Thnks abaayo waa ku farsanahay Inaa ku dawado waayo waxaan ahaya hooyo cusub jaceyl in ee so sarto ilmo wangsan ❤
Baba siir maha ee wa wax nux nuxsanayo dixiri u eg mesha saxarada kala qabo hos firi ada arkayo kanini aya lasiya hada ku aragto habenkina firi
@somalionlineclinic10 күн бұрын
❤❤❤
@DaganMaxamud-v3i10 күн бұрын
Abayo waxaa ijogo wil yar oo 3 Sano iyo bar jiro hadalkisa Mala fahmayo wuu hadlaa Lakin fasex Mahan maxaan sameyaa oo la iiga Bahan yahay shukran abayo mcnto
@Ifrah.Moalim2 күн бұрын
Hadalada ka sax abayo marku si qaldan u dhoho adiga sida saxsan ku dhawaaq marwalba wukaa baranayaa 🥰
@muniiromank83719 күн бұрын
Asc wall waxa ijoga gabar hal sano iyo Sagal bil jirta hoyo aabo waxa ahen ma dhahdo marka caano dheh wey xishonee afke qabsanee sedee ku hadal barikara oo xishodka ugu babi yaa se hadalka igu barato ilmo faced wey hadlan
@Ifrah.Moalim2 күн бұрын
Ku dhiirigali abayo si joogto ah maalin walba ereyo sahlan bar ugu celceli markey dhawaaqa so dhaweyso u sabci hadey xishootana wax attention ah ha siinin maxad u xishoone ha dhihin kasi soco