No video

Madaxwayne Biixi Muxuu Abey Kala Kulmay Markii Uu Gaadhay Adis-ababa

  Рет қаралды 65,819

Bulsho News

Bulsho News

Күн бұрын

Madaxwayne Biixi Muxuu Abey Kala Kulmay Markii Uu Gaadhay Adis-ababa
Bulshotv - apps on google play - bit.ly/3gKGW4z
Follow bulsho television 24 hours news update channel
/ bulshonewstv
/ bulsho-tv
visit latest news Blogger tvbulsho.blogs...
All right reserved Bulsho tv news on youTube subscribe: bit.ly/3d2Q7Ls

Пікірлер: 512
@AY-bf7ec
@AY-bf7ec 8 ай бұрын
Wax ka xun majiraan in shaar diineed in tii la gashto in maamuul ama nidaam siyaasadeed lagu difaaco , kawii uga gadooday maamul xumana in lagu tilmaamu buqaad waa ayaan darada Soomaali haysata . (وإذا قلتم فاعدلوا ولو كان ذا قربى)
@sahanahagama1546
@sahanahagama1546 8 ай бұрын
Siyaad Barre na danbi ma gelindhe dadkii ku kacay baa qaldaa danbigana qaadaya noo caday
@hassanwarsama338
@hassanwarsama338 8 ай бұрын
afwayne waa kii dhaxalka ninka iyo naagta yidhi ha la simo oo quraanka ka hor imid waatii aakhiro loodiray
@mahmoudhersi4603
@mahmoudhersi4603 8 ай бұрын
​​@@hassanwarsama338 Ha ka leexan waxa lagu weydiiyey, ee Siyaad Barre diin kuma iinnan haysane maxaad ugu kacdeen adinka oo Reer Banii fulaan ah?
@a.m.9096
@a.m.9096 8 ай бұрын
Siyaad Barre waa Daaquud, ayado ka mid ah Quuraanka kariimka ayuu yidhi waa wax aan jirin, aayadaasii waxay ka mid tahay Surah Nisaa. Adna nin sidaasa baad taageersantahay.
@saylunsaeed668
@saylunsaeed668 8 ай бұрын
Ilaheey kacbso sheekh ilmaha iyo hoyoyinkii guryaha lagu dumiyey masajidadii ladumiyeu dadkii labaraqixiyey ee muuse saamiri leynayey kama aadan hadlinaantaad xuduid ufadwoneysas
@malakaaay
@malakaaay 8 ай бұрын
walaahay Diintii islam waa loo gafayaa. waa wax laga xishoodo wuxuu ka sheekeeyey oo akhlaaqda islam ka lid ku ah 💯😂😢
@yaakcon
@yaakcon 7 ай бұрын
MUUSAA XOOGAA SOO SIIYEY AMA AY ISKU REER YIHIIN. YUUSE XOOG KU HAYSAN KARAA?
@MuhammadAhmad-ki7jc
@MuhammadAhmad-ki7jc 8 ай бұрын
Soomalida xuduudoow waa deegaamadooda taasaa ka horaysay ta Ingriiska
@abdifatahhassan168
@abdifatahhassan168 8 ай бұрын
Wadaad xaal qaado waxba diin haku gaban kaaba qabiil baad tahay harti aragtaye car bal soonoqo
@mahdibiixi3512
@mahdibiixi3512 8 ай бұрын
Reer Sheekh Isaxaaq waalidii lagu sheegi jiray waa xaqiiq.
@maxamedcabdi4884
@maxamedcabdi4884 8 ай бұрын
Reer ha dhaleecayn ee hadaad diin garanayso waxa uu sheegay naqdi, hadaanad naqdin karayna raac
@samowsamale3490
@samowsamale3490 8 ай бұрын
Subxaana Laah maxaad wllo dad waalan noogu sheegtay Sheekh iyo Shariifba waanu leenahaye
@abdiqanihuseen1414
@abdiqanihuseen1414 8 ай бұрын
Somalia 🇸🇴waa mid midnimo waa muqadas Somalia 🇸🇴
@user-ev5uv9ig9f
@user-ev5uv9ig9f 8 ай бұрын
Alle ha ku soo hadeeyo
@abdifatahhassan168
@abdifatahhassan168 8 ай бұрын
Kula yaabi maayo in boootaan oo shiikh isaga kaaya dhigaad tahay qori soo qaado shiikh maahid
@user-dq8zc3rt3l
@user-dq8zc3rt3l 7 ай бұрын
Subxaanallah sheekh illaha kacabso unasoonoqo weli warajeynayaa in aad noshahay Shiikh qabyaakadu halkaa lagashay diinta waa markii iguhireysay subxaanallah
@laydhcaafimaad1814
@laydhcaafimaad1814 7 ай бұрын
Innaa lillaaahi wa'inna ileyhi raajicuun, Innaa lillaaahi wa'inna ileyhi raajicuun!😮 Kan ba hadduu Sheekh & Prof uu idiin yahay ilaahey haydiin naxariisto!
@halazubeyr5615
@halazubeyr5615 7 ай бұрын
😂annaga sheekh nooma aha waa sheekha muuse
@drs.yusrabile6023
@drs.yusrabile6023 7 ай бұрын
Madaxweyne muuse biixi waa halyey geesi qaran adaa guusha maanta ku suntan somaliland gaadhsiiyay in itoobiya somaliland aqoonsato ❤🙏🇮🇹
@habonhajiabdi8693
@habonhajiabdi8693 8 ай бұрын
Subhanallah ....Naarta wadaad ugu horreeyaan maqli jiray
@Osman-yh2te
@Osman-yh2te 7 ай бұрын
Sheekh Runbaad sheegtay jisaakalahu khayr
@abdinasirmohammed4595
@abdinasirmohammed4595 8 ай бұрын
Maansha allah shiikh alle ha ka jazaa i mariyo Somaliland Cadaw badan bay lee dahay oo ku nacay horumarkeeda iyo nabadeeda
@ahmedabdi5176
@ahmedabdi5176 7 ай бұрын
Bal sheekh waydiiya mouse biixi am snm maxay ugu kaceen dowladii somaliyeed taasina ma xalaal bay ahayd???
@shukrimumin7074
@shukrimumin7074 8 ай бұрын
Subxaanallah Allow nasug wadaadow hadaa Maxaad Dawladii soomaaliya ugu duusheen mida kale intaad Gala dagaalka tusaale u soo qaadatay Maad Adiga Muse bixii tusaale u soo qaadatid oo 9 bilood hub ku garaacayay gala dagaalka garaad ka maxaa ka horeeyey ee land aad difaaci gaysate Dee fidnada walaalka Muse biixi waydii waxaa qixiyay Muse biixi Allah SW wuu kuwaydiin doonaa eexdaa Inaa Lillaahi wa Inaa ileeyhi Raajicuun 😢😢😢
@xaqiiqadachannel5608
@xaqiiqadachannel5608 7 ай бұрын
jawaabta u qor ayaan is islahaa balse adiga ayaa u qortay inti aan islahaa qor hadalka marki uu bilabayay ayaanba dareema in uu u egyahay kuwii abu cubeyda caaynayay hana culumo jilayay
@ahmedabdi5176
@ahmedabdi5176 7 ай бұрын
Kani sheekh ma ehee waa jaahil aan ba iyo ta kala aqoonin
@nurqorane-od4oq
@nurqorane-od4oq 8 ай бұрын
Kanoo kale lama dhagaysto waa nin Islaamka Fasahaadinaya [Kkkkkkkk Professor aaaaaaa]
@muuseibraahim3637
@muuseibraahim3637 8 ай бұрын
Alla muxuu baabulkhayaano bariis uu ku cunay.
@nimconuurgeedi8315
@nimconuurgeedi8315 7 ай бұрын
MashaAllahtabarakaAllahAllahAllemiisankaxasanaadkahakuusaaro🤲🤲🤲rnunbaadsheegtey❤
@NimcoNuura-cx5pw
@NimcoNuura-cx5pw 7 ай бұрын
Masha’Allah tabaraka’Allah Alle miisanka xasanaadka ha kuu saaro🤲🤲🤲 runbaad sheegtey
@MaxamedcabdicaliMaxamedc-rh6tn
@MaxamedcabdicaliMaxamedc-rh6tn 8 ай бұрын
Shiikh maanta lama joogo !!!!
@sahanahagama1546
@sahanahagama1546 8 ай бұрын
Odaygan yaa qabrigiisa qodidoona dadkii laxasuuqay buu iyagii danbiga saaray muusena waa barii buu yiri
@zabrinmohamed4056
@zabrinmohamed4056 8 ай бұрын
dee idinku kuwii ad xasuuqdeen maxay ahyd 1988 xayawan may ahayeen bal e jwb idinku un isku mudee cay da nafa lkn runta ka hadal bal🤔
@user-eh7tv5og7w
@user-eh7tv5og7w 8 ай бұрын
Qamri iyo quad ba waxa uu buuxaa hargaysa dulmigana meshiinaa ugu daran ethobiankuna cisi iyo sharaf ayay ku leeyihiin somaliduna way ku dhibanyihiin adeer wax muqadas ah oo gaalsameeyay ma jiraan dadkaa meshaas ayuu ilaahay ku abuuray meeshaa ayayna daganaayeen waligood cid qasab uga dhigayso ma Jiraan waxa aad shegayso wax Adika idinka fidna badana malaha ee u daaya dhulkooda umadu waa mid ayagoo mid ah ayuu gaal u yimid wayna iska saareen marka waxaad u dig iyo damleedihiin waa umadaa in aad kala qaybisaan cider idinka yeelayso ma laha garaadkuna wuu ku saxsanaa in sharaftiisa iyo tan somaliba uu difaaco ee la adaa intiina ethobia
@abdirahmanhussein6230
@abdirahmanhussein6230 8 ай бұрын
waar naga amuus
@seed3966
@seed3966 8 ай бұрын
قولكك 😮 كلمة الحق تريد بها باطل 😮
@ibrahimali2860
@ibrahimali2860 8 ай бұрын
كلمة الحق يريد بهـا بالحق
@seed3966
@seed3966 8 ай бұрын
@@ibrahimali2860 وانت كاذب عظيم
@seed3966
@seed3966 8 ай бұрын
Somaliya hal dowlad yey aheyd yaa ku kacay fitnada dhigay maanta waa muuse bixi ina kaahin kuwaas kuwaas hala hadlo kani
@UmuHudayfa-qf7iq
@UmuHudayfa-qf7iq 7 ай бұрын
ManshaAllh jazakallahu khair shaikh xaqbad sheegtay lakiin dadkan sebanul akhirka jooga qabiil iyo nafsadoodu waxay rabtaa kala wayn xaqa ilahay subxanaAllh
@abdirizakali9820
@abdirizakali9820 7 ай бұрын
Wadaad siyaasi ah oo waliba qabiili ah, Allah kula xisaabtami doona
@camelcamel6495
@camelcamel6495 8 ай бұрын
WADAAD XUME YEELKADII.
@hodanibrahim1059
@hodanibrahim1059 8 ай бұрын
Bordel
@abdikadirbillemohamed1553
@abdikadirbillemohamed1553 8 ай бұрын
Dadkii kudhintay laascanod...masheek
@user-we7eb4lr5x
@user-we7eb4lr5x 8 ай бұрын
Sheekhoow. Taa. Waa. Arin. Gumaysi. Hanooga. Sheekaynin. Waxaas. Ma. Ah waxa rag. Kalawadaya. Hadii. Ad. Rabto. Hargasa. Ay godo. Laasa. Caanoodna. Way. Go oysaa.
@UmuHudayfa-qf7iq
@UmuHudayfa-qf7iq 7 ай бұрын
Oo boodh wayneyde yaa raba wabad walateen somaliland bad wax u dhimaysanbad is lediin waxba iska dhiimimayan ciirka la qabta tulada yar
@nimcoxasan3761
@nimcoxasan3761 7 ай бұрын
Adeer khamiis cad iyo goofi cad iyo gar cad aan ale iyo rasuulki aqoon baa tahey diin iyo maadina ma taqaanid qabiil baa qalbiga kaadegey sub xaana laah acuudu bi laahi mina sheydhani rajiim
@SayanabCarab
@SayanabCarab 8 ай бұрын
Bee naale adba dawdigii siyzaad dare gaalada usooraa cay
@cabdinaasirsalebaan6600
@cabdinaasirsalebaan6600 8 ай бұрын
Xuduudaha waxaa degan dadkii dhulka lahaa adiguna ingriisbaad kabo qaad u ahayd ingriiska
@hodanibrahim1059
@hodanibrahim1059 8 ай бұрын
Bordel
@mohamedabdishire4356
@mohamedabdishire4356 8 ай бұрын
Isticmaarki ingriska iyo talyaanigi xududaday korkeena ku samaysteen wa diiniyan miyad wadaad leedahay xatta inay na isticmarsadan wa diiniyan miyad leedahay!!!? Cajiib
@MultiFosia
@MultiFosia 7 ай бұрын
Suaal fiican weeye hhhhh
@user-br2jh8bu7r
@user-br2jh8bu7r 8 ай бұрын
Wllhi kan makii aamiin arkay amigo dhagaysan ayan famamayey in u faruuqyaha سبحان الله العظيم 😂
@ahmedjama778
@ahmedjama778 8 ай бұрын
Sanadkaas wuxuu la baxayey gadhka si uu ugu ekaado wadaad.
@abdirahmanmk1641
@abdirahmanmk1641 8 ай бұрын
Yur
@mohamedomer5061
@mohamedomer5061 8 ай бұрын
Qabyaalad iyo qudhun baa kaa buuxa haddii diin taqaano maxaad uga hadli weydey duqayntii Lascaanood lagu hayey.Intaadu haku deeqdo xuduudaa dhulkayaga mara ee soo soco haddii aad itaal hayso.
@matan1952
@matan1952 8 ай бұрын
Waad soo daahday sheekhow
@xasannuux5275
@xasannuux5275 7 ай бұрын
Mansha allah
@juleybiibmidganyare6057
@juleybiibmidganyare6057 7 ай бұрын
O MADAXWEENE XASAN SHEEKH ADIGA MA GAAAL BAAD U HEESATAAA SHEEKHOW WA ADIGA MUUSE OO KHAARIJI AH LA JOOGA OO TAAGEERSAN E
@shakra5104
@shakra5104 8 ай бұрын
Wacdiga ha idambeyo asaga stress ku furn yhy o bebta shega qalbiga ka og
@tfarahan27
@tfarahan27 8 ай бұрын
Mr. Caac stay away from politics
@CaliOog-ev8nr
@CaliOog-ev8nr 7 ай бұрын
لا حول ولا قوة الا بالله !!! Shaati diimeed buu ummadda ku waalayaa
@mohamudmohamud2534
@mohamudmohamud2534 7 ай бұрын
Daalim caruur iyo hopyooyin madaafiic la dhacayay hadaad ku taageerto la mid baa tahay sheekhna ma tihid
@samaronsaid4676
@samaronsaid4676 8 ай бұрын
This guy is very local man
@SiciidDheere-ob6kj
@SiciidDheere-ob6kj 8 ай бұрын
Adeer la jiifiyaana banaan la toosiyaana banaan sheikh tani waa diintii iidoorkee indhaha adkayde
@user-mk1ux6uu1p
@user-mk1ux6uu1p 8 ай бұрын
Maashaa allah Sheekh
@yuusufbaxaar109
@yuusufbaxaar109 7 ай бұрын
Wadaad xume
@user-bh1xu3ey3i
@user-bh1xu3ey3i 8 ай бұрын
Illaahay iyo rasuulkiisii midna ma taqaanid ,xaqa iyo baadilka ayaadan kala garanayn, Maadaaba aad qof noocaas ah tahay illaahay hakaa jaaso Mariyo.insha allaahu
@UmuHudayfa-qf7iq
@UmuHudayfa-qf7iq 7 ай бұрын
Xaqa ilahay xataa laydiin sheegi karimayo sabanu aakhir Allow xaqa iyo tawfiiqda na wafaji
@user-vp6xv2xv5r
@user-vp6xv2xv5r 8 ай бұрын
لايخاف لومة لائم وأما الخوارج بمسمياتها المختلفة فهم اشر الخلق والخليقة إيمانهم لا يتجاوز حناجرهم يرمقون الإسلام كما يمرق السهم من الرمية اللهم اجعل كيدهم في نحورهم اللهم اكفينا من شرهم ،جزاك الله خيرا ياشيخنا كفيت ووفيت
@IsmaaciilCabdi-oj9mu
@IsmaaciilCabdi-oj9mu 8 ай бұрын
asc walaalo ma wadaadbaa mise waa siyaasi bal kala sheeg adigu mahadsanid
@abusultan011
@abusultan011 8 ай бұрын
مثل هؤلاء العملاء للسلاطين كثر لا كثرهم الله. هذا المتعالم أين كان حين يرتكب سيده بيحي الجرآئم البشعة بحق أهالي لاسعانود... وهل كان من أصحاب القبور حين كانت مليشيات snm تغتال بشكل شبه يومي أعيان قبيلة طولبهتني...!؟ إذا كان مجرم الحرب ولي أمرك فلا أطال الله عمرك بعافية.
@user-ji3jy5wg4v
@user-ji3jy5wg4v 7 ай бұрын
​@@abusultan011عليك أن تحترم قادتك حتى يظهر بوضوح وبأدلة 100٪ أن القادة يتعارضون مع الإسلام وهذا ما تقوله السنة. لقد رأينا ما حدث للعراق وليبيا ولا نريد ذلك في أرض الصومال حفظ الله بلادنا وقادتنا
@maxamedxadhigle3975
@maxamedxadhigle3975 8 ай бұрын
waa rayiga jadiida
@suadismail7881
@suadismail7881 8 ай бұрын
Wadaadoow soomaaland aad sheegeyso markay dowladii dhexe ay kasoo horjeesteen MAGACEE LOO BIXIBAYAA TII AY BILAABEEN AYAANA MAANTA LOOLA DHAQMAY EE SOOMAALI WAA REER REER OO QOLI WALIBA MEESHII LAGU ABUURAY AYEY GOOSTEEN WAANA LAKALA BAXAYAA ISAAQNA AARGUDASHO AYEY SAMEEYEEN WAANA LA ISKA DIFAACAY Alhamdullilah
@faisal101ali4
@faisal101ali4 8 ай бұрын
Waa sharci darro
@sahanahagama1546
@sahanahagama1546 8 ай бұрын
Xasbiyallaahu wa nicmalwakiil
@sahanahagama1546
@sahanahagama1546 8 ай бұрын
Kan waa lagu denbaabaya subxaanallaah xabiyallaahu wa nickel wakiil
@fuadismail3487
@fuadismail3487 8 ай бұрын
MUNAAFIQ, ALLAAH UMMADDA KAA QABAY!!! SOOMAALI AYUU RABAA INUU QAYBIYO OO SHISHEEYE BAYLAH UGA DHIGO!!! BALAAYO KU ARAGTAY!!!
@abdulahiumer3661
@abdulahiumer3661 7 ай бұрын
Xishoon mysig oo qabyaalad baa ku sikhraamisay ee xaqiiqada dibugu noqo cilmiga alla hakaa madoobeeyee.
@wacaysjibril3595
@wacaysjibril3595 8 ай бұрын
Umad la dulmaayo yu khawaarij ku tilmaamaya. 😢😢😢
@Itzmojii
@Itzmojii 7 ай бұрын
Ar ayaa sheikh u ah subxanalaah
@bashehusien3810
@bashehusien3810 7 ай бұрын
The crisis sool caused by clanal intoxicated groups from outside. Before the residents of lasanod were loyal to somaliland .
@xaajimasaleh8837
@xaajimasaleh8837 8 ай бұрын
Sheeqan waa runtii oo qof ah waxaa uu ka hadley oo dhana waa sax wana sheeq ku abtisanaya xaqa sidey taheyna u sheegaya ilaahey cimriga, caafimaadka iyo cibaadadaba hakuu barakeeyo runta ayaad ehel u tahay xaquna wuu iman somaliland wey guuleysan xadkeedana wey soo xidhaneysaa insha allah xaasidiintii iyo cadowgii oo dhana wey baqtiyeen somaliland guul forever insha allah❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@shaikhmuqtaar7467
@shaikhmuqtaar7467 8 ай бұрын
WAR MEESHA WAXAA YAALA XADBENAADKA INGIRIISKA WAANA XAARAAN ASXAABTA BENTA KA DAAH
@nuradinali4156
@nuradinali4156 8 ай бұрын
Nin waalan oo maryo xidhan!!!!!
@hodanibrahim1059
@hodanibrahim1059 8 ай бұрын
Stupid malade
@mawlidabiib8749
@mawlidabiib8749 8 ай бұрын
Ciro ayaa kaa muuqata alle ka cabso.
@minursa02
@minursa02 8 ай бұрын
MaanshAllah, well stated Wise Sheikh.
@user-lw7up9oz6q
@user-lw7up9oz6q 7 ай бұрын
Subxaana laa xaqa in la cadeeyo weeye
@aminaahmed6388
@aminaahmed6388 8 ай бұрын
Waa yahay marked lahaden waxa nalay dawaladi ad rideen ķhalad bay ahad marķa
@wallyahmed6633
@wallyahmed6633 7 ай бұрын
Siyaad barri diintii wuu ka baxay waana gaaloobay mar haddii kitaabkii ilaahay uu beeneeyay yidhina waa la nasakhay waxbana kama jiraan 10 culima ahna uu ku dilay arrintaas. Malaha qof da' yar oo taariikhda garanayn baad tahee.
@user-jz6fd5wj9n
@user-jz6fd5wj9n 7 ай бұрын
Sheekh Kaaba Qabiil manta Imasaa lagu Siiyey Lacagtu biixi Soo qaadey Halkaa dhuunta Dheer wax laga liqo lagugu Dhufey
@ismailkadir9
@ismailkadir9 7 ай бұрын
😂😂😂😂😂😂😂waa umad dhan oo waalan, siyaasikooda iyo wadaadkooda
@hassenahmed1770
@hassenahmed1770 8 ай бұрын
Waa dadkay Israil wax soo bartay si ay diinta khalad uga faafiyaan.
@shukrijama5399
@shukrijama5399 8 ай бұрын
Ha bakhalayso😂😂😂😂😂😂
@mukhtarhaji1911
@mukhtarhaji1911 8 ай бұрын
wadaadka hadlaaya intaa hala waydiiyo
@axmed8798
@axmed8798 8 ай бұрын
Xggaad jirtay markii lasamaynayay 4.5ee lagu sargoynayay qabiilka iyada oo xadka iyo 4.5kaba aygaalaba samaysay
@BARFASOOR
@BARFASOOR 7 ай бұрын
WXY CULIMADA ISKU RAACEEN INA TAHAY JAAHIL MURAKIB O CULIMADA CEEBEYNAYA ORODO GAALKA BALAGTA LEH UUEERO 😂😂😂😂
@aminaahmed6388
@aminaahmed6388 8 ай бұрын
Sheikh waa sinbirir xaday sid isu dhaan
@salebanxaajiibrahim6220
@salebanxaajiibrahim6220 8 ай бұрын
waar nimanyahaw noocyo badanaa nimankan diinta sheegtaa se waxaan isleeyahay sheikhanaa ugu dhaw diinta siyaasiga ah
@nurqorane-od4oq
@nurqorane-od4oq 8 ай бұрын
Waar isku Xishoo islaamkana ka xishoo Diinta Islaamka Haka beensheeginee
@CamuudAwed
@CamuudAwed 8 ай бұрын
Waar waa culimadii la yaqaaney Ee Aan beloobin khayr illaah ha ku siiyo sheekh Cimriga Caafimaadka iyo Cubaadada ba Illaah hakuu wanaajo haba kuu barakeeyo🙏🙏🙏🙏✅💯✅💯✅🙏🙏✅
@guledgled8695
@guledgled8695 8 ай бұрын
Aamus muuse muslim ah waa mujrim ah oo diin layaway
@MohamedSaid-tn1px
@MohamedSaid-tn1px 8 ай бұрын
حتى لا تعرف ما هو سلاح 😂😂 ماهو سلاح الابيض وسلاح ناري؟
@zakariamaftux278
@zakariamaftux278 8 ай бұрын
Ilashay baa ku xisasbin doona lssscaanood baad garab ku siinaysaa dhiigyacab ina biixi
@xayndaabolol1301
@xayndaabolol1301 8 ай бұрын
Dadku juhalo ayay ubadanyihiin,dilka waxakawayn fidnada,fidnadana,waxadhigay galadagalka
@lazerlightgaming5334
@lazerlightgaming5334 22 күн бұрын
Shiikh isku shegow suaal nosheeg madax weynihii iyo calankii aylahad Somaliland xiligaad just gaalbaa idin gumeysanayey oo aad xanxabar saneden. Hada waxa madaxweyne idiin ag Xasan sheekh ha ka hor imana.
@awaaare718
@awaaare718 8 ай бұрын
Culimadu inbadan ayey ka hadleen arimaha jjra ee hada adigu hada aadka hadlayso lkn miyaan la'odhonkarin inaad la'habsaantay?
@MuhammadAhmad-ki7jc
@MuhammadAhmad-ki7jc 8 ай бұрын
Xuduud uu Muslim dajiyay mise mid uu cadawgaagu dajiyay!
@asheekh15
@asheekh15 8 ай бұрын
MUjrim ilaahay kafurtay weeye oo diintii ilahay been ku iibsanaya shiikh laguma shegikaro diintu mawaxay sheegtay xudud gaal gumayste ahi xariiqay indhiig lagudaduyo shiikh waxkama oga waashaydasn gadhlabaxay malakumawd baa kasohoreya sanad baan aamusnaa kulahaa mahada komadii kasobaxday waadkunoqonaysa insha'alaa yaashaydan
@cumarcali5512
@cumarcali5512 8 ай бұрын
Xaqu yaanu ku dhibi diintu gala dagaalka may sheegin iyo been waa lana gumaystaa
@a.i5630
@a.i5630 8 ай бұрын
War waxaan sheekh ma aha!
@axmed8798
@axmed8798 8 ай бұрын
Sheekhaw waxaan ilaahay &rasuulkiisu odhan hanoo sheegin
@abdulkadiradedhussein-cg4vn
@abdulkadiradedhussein-cg4vn 8 ай бұрын
Hoggaamiye muslim ah iyo dowlad islaam ah ayeey kasoo horjeesatay xukunka jabuuti ee maanta kama dheereen
@mohamedabotan9983
@mohamedabotan9983 7 ай бұрын
Habar Awwaal baa diinta 2023 naa baraaysaa miyaa?
@basidofficialchannel
@basidofficialchannel 7 ай бұрын
Kkk war sheekhu ma sida nuu ahaa
@dayibdheeg7418
@dayibdheeg7418 8 ай бұрын
agga war kani miyuu iska aamusu waa culamaau suldah nahaab ilahay kago'y
@anabelmi381
@anabelmi381 8 ай бұрын
Qofku haduu carabiga yaqaano macnaheedu maaha inuu diinta caalim ku yahay
@user-zk5qk6kg2k
@user-zk5qk6kg2k 8 ай бұрын
Shiekh ka waran hubkii cusla ee lagu garaacay lascanood
@Banuhashim237
@Banuhashim237 8 ай бұрын
KHAWAARIJ
@ismailjama3411
@ismailjama3411 7 ай бұрын
Halaga faaiidaysto sheekhan Waa nin cilmi badan ku dhan yahay
@MrNur1970
@MrNur1970 8 ай бұрын
Kan. Muuse. Ayuu. Sheikh. U. Yahay Wax. Macna. Ah. Ma. Sheegin 1-isticmaarkii. Wuxuu. Yidhi. Sax. Buu. Ahaa 2- KII siyaad. SNM tu. Ku. Baxdayna Sax. Buu. Ahaa 3- KII. Ssc. Kaga. Baxdayna. Snm Khalad. Buu. Ahaa. Markaa. Waa. Nin. Muuse. Yidhi. Sheikh. Baad. Tahay. Ee. Wax. Sheeg
@IslamicVideos0984
@IslamicVideos0984 8 ай бұрын
Diin ma taqaanid ilaahay ka xishoot Wagad dhimanaysaa waa lagu way diinayaa aakhiro waxaadCaamada ku shubayso
@sulubhassan2788
@sulubhassan2788 8 ай бұрын
Waar ninkani wAxuu hadalkiisii ku bilaabay War bixin baan bixinayaa Haddana qiila iyo qaal Buu kadhamaan waayey Waxuu kabaqayaa In uu coldoon badalo
Schoolboy Runaway в реальной жизни🤣@onLI_gAmeS
00:31
МишАня
Рет қаралды 3,9 МЛН
Kind Waiter's Gesture to Homeless Boy #shorts
00:32
I migliori trucchetti di Fabiosa
Рет қаралды 15 МЛН
Barnaamijka Xulashada Kaydka By Siciid Aadan Jaamac HCTV
30:29
Horn Cable Tv
Рет қаралды 337 М.
Boorama oo lagu soo bandhigay buugii Abwaan Xasan Sheekh Muumin.
11:43
Schoolboy Runaway в реальной жизни🤣@onLI_gAmeS
00:31
МишАня
Рет қаралды 3,9 МЛН