Barnaamijka Xulashada Kaydka By Siciid Aadan Jaamac HCTV

  Рет қаралды 335,518

Horn Cable Tv

Horn Cable Tv

6 жыл бұрын

KALA SOCO HCTV
FACEBOOGE PAGE:-bit.ly/2FHhLxc
SUBSCRIBE MY CHANNEL:- bit.ly/2s6WKu2
WEBSITE:-
KALA SOCO HORN CABLE TV WARARKI UGU DANBEEYEY , HEESO , MUSIC, IYO WALIBA DHACDOOYINKA.
KU XIDHNOW HORN CABLE TV GOOR KASTA IYO GOOBKASTA

Пікірлер: 126
@rahmahussein4964
@rahmahussein4964 3 жыл бұрын
Ragi raga ahaa inta dhimatay ilaahay jannadi ha geeyo inta nool cimriga iyo caafimaadka iyo arsaaqada ha u siyaadiyo
@manraxmamawala4108
@manraxmamawala4108 4 жыл бұрын
Inta 2020 daawanaya like ta iisara
@susichan3292
@susichan3292 3 жыл бұрын
Like ii saar hadii daawanayso 2021
@sharifhashim2816
@sharifhashim2816 4 жыл бұрын
Abwaan cabdi qays waxa kamid yhy akaabirta awliyada ilaahay cimriga hau barakeeeyo
@CadnaanNaasir
@CadnaanNaasir 8 күн бұрын
Xageed ku ilowday gaariye Xageedku ilowday xasan ganay Xageed ku ilowday ismaaciil Xayd afloo
@jamesanimation8222
@jamesanimation8222 3 жыл бұрын
Xuquuqda waxa iska leeh RTD Djibouti maha in HCTV ay sheegato waayo waxaad tihin TV weyn wa in dhowrtan xaqa TV yada kale
@abdiazizjama4290
@abdiazizjama4290 26 күн бұрын
Waxay ahaayeen niman rag ah , intii dhimatay allah u naxariisto .
@mustafeafyare7
@mustafeafyare7 3 ай бұрын
Alle ha ka abaal mariyo dhaxalka at uga tageen una reebeen dadkooda 🤲🏽🤲🏽🤲🏽🤲🏽🤲🏽
@abdirahmanfaarah3912
@abdirahmanfaarah3912 2 жыл бұрын
Ninka ugu abwaansan ugu daacadsan ugu soomaalisan uguna aqoon yahan san waa maxamed ibrahim warsame hadraawi ilaahay caafimaad iyo cimri dheer ba ha siiyo isaga iyo inta ka nool ragan intii dhimatay ilaahay ha unaxariisto janatal fardawsana haka waraabiyo
@MukhtarIbrahim3
@MukhtarIbrahim3 23 күн бұрын
Ahun hadraawi sida islaamuhu geerari jire
@libanbile8125
@libanbile8125 4 жыл бұрын
Ana malinta jogey Djibouti
@abdihassan894
@abdihassan894 4 жыл бұрын
Walaal tariikhdu waa goorma markay abwaniindu xaga fadhiyeen??
@canacabeofficial3915
@canacabeofficial3915 4 жыл бұрын
Waa bayn
@canacabeofficial3915
@canacabeofficial3915 4 жыл бұрын
Anaa Aqan Liiban Bile
@munamawe3l016
@munamawe3l016 2 жыл бұрын
23/mar/2022 OLD IS GOLD ❤
@abwaanmurtishiiladan5439
@abwaanmurtishiiladan5439 4 жыл бұрын
Wallahi abdi qays waa iga qosliyay hhhhhhhhh waanku macaanaynayay ku lahaa
@zermaahir186
@zermaahir186 4 жыл бұрын
War ninka nasiib umaynaan yeelaan marka anu gaboobin
@zermaahir186
@zermaahir186 4 жыл бұрын
Imika gaariye iyo ibrahim gadhle iyo duncarbeed ba way dhinteen raga halka fadhiya ale haw naxariisto
@Who_are_you900
@Who_are_you900 4 жыл бұрын
AaMiin aamiin
@apdyrahmandimariya1871
@apdyrahmandimariya1871 4 жыл бұрын
Aamin
@somalidiscovery8733
@somalidiscovery8733 2 жыл бұрын
Heersare ragii rag rag ahaaa
@sougeuhsaid3951
@sougeuhsaid3951 3 жыл бұрын
xaquuqda barnaamijkan waxa leh RTD idaacada wadanka JABUUTI tass inad sheegtaan aya ka maqan barnaamijka
@haykalchannel4303
@haykalchannel4303 6 ай бұрын
Hello 2024🎉
@maxamedaxmedibrahin6597
@maxamedaxmedibrahin6597 4 жыл бұрын
waaku mahadsan tihiin dib uxusuusinta taariikhda duuga ah
@chamaabraham5088
@chamaabraham5088 3 жыл бұрын
Abwaanadii qarnigii 20th century cimri dheer iyo caafimaad Ayaan u rajeynayaa inta nool
@engmustafahassan3945
@engmustafahassan3945 3 жыл бұрын
Waxaan ka yaabay burcadnimada muuq-baahiyaha Horn-cable, waayo xuquuqda waxaa iska leh RTD.
@mericanbadass5299
@mericanbadass5299 3 жыл бұрын
Djibouti waxa iska leh somaali, why is french the official language? Adeer wa laydin xoogaya wax ka qaad HCTV
@abdirazakaden808
@abdirazakaden808 2 жыл бұрын
Jabuti wa sax waxa igaga si daran dowlad somaliya la isku odhan jiray hhhhh
@asmaahmed6830
@asmaahmed6830 4 жыл бұрын
Abwaano qaaliya
@cabdiqanidhagaxkariye7488
@cabdiqanidhagaxkariye7488 4 жыл бұрын
Asc
@abdulahiahmed5067
@abdulahiahmed5067 4 жыл бұрын
abdi qays jinkayga la coloobayn akakak abwaan sare from burco
@nasyadeuanyeong8707
@nasyadeuanyeong8707 4 жыл бұрын
Acuudubilaah dhe dee
@xoogseef9643
@xoogseef9643 3 жыл бұрын
Xar ila xar
@cabdilaahishafeec2447
@cabdilaahishafeec2447 3 жыл бұрын
Ragii Qarnigaa kunoolaa gayiga soomaaliyeed ee in dheer garadka ahaa dulmidiid kana ahaa
@hassannour1133
@hassannour1133 4 жыл бұрын
Kkk masha allaaah
@cabdilaahishafeec2447
@cabdilaahishafeec2447 3 жыл бұрын
Halyay yadii keena diidka ahaa
@haangemedia3947
@haangemedia3947 7 ай бұрын
20 Dec 2023
@muxumedgeedi9361
@muxumedgeedi9361 4 жыл бұрын
Yaa salaam 👍👍👍👍👍
@alifarah7332
@alifarah7332 4 жыл бұрын
2020 somali legends
@safiya0986
@safiya0986 Жыл бұрын
Abaalkiisa jano abwaan gaariye
@user-gq6mp6ni8i
@user-gq6mp6ni8i 7 ай бұрын
Ragii raga ahaa😢
@abdiibrahim7370
@abdiibrahim7370 3 жыл бұрын
Abdi qays alle Haku xafido nin cajayiba weeye
@NoradinAbdi-pi5kn
@NoradinAbdi-pi5kn 2 ай бұрын
519
@sharifhashim2816
@sharifhashim2816 4 жыл бұрын
Kkkkkkkk cabdi qays caadi maaaha
@khadarak1293
@khadarak1293 4 жыл бұрын
Waa imisa
@cabdilaahishafeec2447
@cabdilaahishafeec2447 3 жыл бұрын
Halyay.yadii gumaysi diidka ahaa ee soomaaliyeed
@daahiradanhersi595
@daahiradanhersi595 3 жыл бұрын
Waa ragii dadka soomaaliyeed iyo dalkaba jebiyey ee isku diray oo qabiil ku kiciyey dadka soomaaliyeed
@Mousnoe-wf5cs
@Mousnoe-wf5cs Жыл бұрын
xaquqda ama copyrights barnamijkan waxa iskale RTD Djibouti. waa barnamijki TIXMAAL. Waxa wacnay inaad soo galisan ood anaad qariin Logada. It's really disappointing such a Great tv to hide and deny the owner
@aarkamaantamedia2461
@aarkamaantamedia2461 4 жыл бұрын
Abwaanin qaaliya alle haydin dhawro inta nool intii dhimatayna alle haw naxariisto Wllayaal subiscrup ii saara miskiinbaan ahee
@nasirgahayr879
@nasirgahayr879 4 жыл бұрын
Siinlaydi ay kacaanka isasegen wale silsilad qaliyay ahayd
@museadan2109
@museadan2109 4 жыл бұрын
Nimankani jeegaan ka wayn ee waxkale so qaado!!
@kaynaan.
@kaynaan. 3 жыл бұрын
Aar maxaa rag culculus meesha fadhiya.
@abdiweliali2945
@abdiweliali2945 3 жыл бұрын
Ml
@maxamedcawilciise8280
@maxamedcawilciise8280 2 жыл бұрын
Waa xilima muuqaalkani
@nasirgahayr879
@nasirgahayr879 4 жыл бұрын
Siinlaydi ay kacanka isasegen wale silsilad qaliyay ahayd
@fowzihapiip3217
@fowzihapiip3217 3 жыл бұрын
Waar niYow towrada waad dawakhiseen
@mohamedbashe8631
@mohamedbashe8631 3 жыл бұрын
Reer konfuredka caytamaya waxan leyahay nooga leexda abwaanada idinka dhaansan cuqdade
@omarxaaji4914
@omarxaaji4914 2 жыл бұрын
Magan gakyo siyaasadeed baan ku joognaa
@hamseofficial7116
@hamseofficial7116 3 жыл бұрын
Intii daawatey 2020
@omarxaaji4914
@omarxaaji4914 2 жыл бұрын
22 june 2022
@libanbile8125
@libanbile8125 4 жыл бұрын
Han malinta jogey
@cabdilaahishafeec2447
@cabdilaahishafeec2447 3 жыл бұрын
Ragii Rag ahaa
@ahmedabdi4842
@ahmedabdi4842 2 жыл бұрын
Allah ha u naxariisto dhamaan intii dhimatay
@maxamedjaamac1489
@maxamedjaamac1489 4 жыл бұрын
Maxed Jamac
@maxamedjaamac1489
@maxamedjaamac1489 4 жыл бұрын
Maxed Jamac o
@apdikhaaliqmoha693
@apdikhaaliqmoha693 3 жыл бұрын
Ok
@libanbile8125
@libanbile8125 4 жыл бұрын
Anna hoogs
@abdiawed7724
@abdiawed7724 4 жыл бұрын
h
@bileabdillhi7087
@bileabdillhi7087 3 жыл бұрын
Plagiarism iyo deception ayad samyseen HCTV
@namiin3034
@namiin3034 2 жыл бұрын
What are you talking about plagiarism, how do you know they didn't get permission from jabuuti tv🤔
@craxmaanmuuse510
@craxmaanmuuse510 3 жыл бұрын
AAAKHIRADAA WAYNAYD LAYS WAYDIIYEE HA BAQAN IN LAYS WAYDIIYANA WAY TAHSY. JAWAABTAADII WAXAY ISUGU SOO AROOOOOORTAY. WAAA IIILKAA DALOOLA. WAA DHIMASHADA IYO IIILKAA LAYS DHIGAYO. JAWAAAB BSY AHAYD NIN WALIBANA CILMIGIISUUN BUU LA KAASHAN ANNNNNA WAXAN IDHI WAA AAAAKHIRA YOOM. LAST DAY. SHIIIIIIIKHYADAA MARKAA SOO GALIYOO ODHAN TODOBADA SAMO EE INAGA SARAYSA AYEY KU YAALAAN JANADA IYO CADAABTU LABA KA MIDA. CARSHUGUNA WAA KA SAREEEYA. MARKII MOHD LA DHEELMIYEY BAA LA SII TUSAY TODOBADA SAMABA.
@abdulahiahmed5067
@abdulahiahmed5067 4 жыл бұрын
kkkkkkkkkkkk
@asadasad8191
@asadasad8191 6 жыл бұрын
Ha
@suleimanyare1276
@suleimanyare1276 3 жыл бұрын
FABR0
@abdikadarelmi9183
@abdikadarelmi9183 2 жыл бұрын
Eesh qiyaasak
@najmaxiis5517
@najmaxiis5517 3 жыл бұрын
Rrr
@jamesanimation8222
@jamesanimation8222 3 жыл бұрын
Barnamijkan Djibouti ayu ka bixi jirnay chacabka reer Djibouti raali kama ahyn waxana loo bixiyay xanta maydka oo Lola jeeday siyad bareh kkkkk kk walahi wan xususta 1994/1995 ayay ahayd
@ayaanmohamed1862
@ayaanmohamed1862 3 жыл бұрын
😀😀😀 o tariikhda o laga shekeya ma xanbaa
@shankaroonland7480
@shankaroonland7480 3 жыл бұрын
Ha nagu dul samaynin beenta maanta ka hor baa Laga maqli lahaa ummadaa dhan, ku fahanay waxaad tahay
@jamesanimation8222
@jamesanimation8222 3 жыл бұрын
Wax been ah ma sheegin ee magaca barnamijkaas so sheeg wa marka kobaad Mida labaad RTD Djibouti ayu ka baxay markasay horn cable sareen
@mericanbadass5299
@mericanbadass5299 3 жыл бұрын
@@jamesanimation8222 propaganda iyo been. Waa lagu fahmay.
@amineroyal7118
@amineroyal7118 3 жыл бұрын
@@jamesanimation8222 waa runtaada ee meeshan faanka loo soo fadhiistay ilaa wariye isku sheegu ma garanayo barnamiijkan ay Aboubakar Moussa iyo Rirache ay daadihinayeen waa sababtaa ay u jarjareen ee uu low quality u noqdey videogiiba
@khaliidcbdiaxmedkhamiis3594
@khaliidcbdiaxmedkhamiis3594 3 жыл бұрын
0lp
@maryamaibrahim5420
@maryamaibrahim5420 3 жыл бұрын
Hada maxad haysan Subxanallah Aragodan kanaxay Folxuma laga dhaxlaa Qabiilka
@ismailjama178
@ismailjama178 3 жыл бұрын
Ma Abwaanada ayaadl abwaanada ayaad aragooda ka naxday? Balaa kaa hugmeysa!
@warsamewaberi3792
@warsamewaberi3792 3 жыл бұрын
Waar tuugtan reer hargeisa iyaa naga qabta barmaamijkan RTD Djibouti baa duubtay 1995 kii reer Hargeisa waxay ku qorteen HCTV copyright
@ibraahinmahamuud4843
@ibraahinmahamuud4843 Жыл бұрын
Maansha Allah Waa waxgaradkii somaliland
@AsadAli-le2ms
@AsadAli-le2ms 4 жыл бұрын
long live somalia.
@mohamedessa338
@mohamedessa338 4 жыл бұрын
It’s not Somalia.
@mahamedabdillahi9283
@mahamedabdillahi9283 4 жыл бұрын
Toobin isaaqa oo xalqad hees u fadhiya Toban hawiye oo xalqad subcis u fadhiya
@saidabdi73
@saidabdi73 3 жыл бұрын
Hhhhhhh
@caashaqalbi882
@caashaqalbi882 3 жыл бұрын
Stubiod
@Axmeddaahir_
@Axmeddaahir_ 4 жыл бұрын
Cuqdad baa isugu keentay meesha
@abdinajiibmustafe1575
@abdinajiibmustafe1575 4 жыл бұрын
Caruur maxay ka taqaan murti Wiil yar baatahay Ha sal fududaan
@apdyrahmandimariya1871
@apdyrahmandimariya1871 4 жыл бұрын
Ciyal baad thy wryaa adigay cuqdadi kuhysaa sugantanad garanayne😡
@abdinajiibmustafe1575
@abdinajiibmustafe1575 4 жыл бұрын
@@apdyrahmandimariya1871 waa maxay Cuqdad ma eray lagugu shubaybaa
@mustafesaed3852
@mustafesaed3852 4 жыл бұрын
Lizq bø
@zakisamehofficial7372
@zakisamehofficial7372 3 жыл бұрын
Gus ad jaqdad rabtaa
@mohamudaliabi5890
@mohamudaliabi5890 4 жыл бұрын
Iidoor ladnaday baa xaarsaydhinayey lalamana qasan waasidaa warkude
@fardusaw9688
@fardusaw9688 4 жыл бұрын
Xasad maya aflax ilahay baa hibada siiyee miyad cawryi.
@shankaroonland7480
@shankaroonland7480 3 жыл бұрын
Inangumeed Allah doori iidoor lafta timirtuu tufo ayaad muudmuudsanjirtay
@mohamudaliabi5890
@mohamudaliabi5890 3 жыл бұрын
@@fardusaw9688 mayee waan wasayaa sidaydii adaankaa bilaabi hhhh
@mohamudaliabi5890
@mohamudaliabi5890 3 жыл бұрын
@@shankaroonland7480 waanu isgaranaynaa waxayihiinba waan arkaa waad oslantee lambarka iiqor huno
@shankaroonland7480
@shankaroonland7480 3 жыл бұрын
@@mohamudaliabi5890 waar hays hafrin orgiga iidoor baa ku saartee
Barnaamijka Xulashada Kaydka By Kuraase HCTV
37:32
Horn Cable Tv
Рет қаралды 229 М.
Hadraawi___ Maansaddii DIBADYAAL
31:42
Tixraac
Рет қаралды 408 М.
ПРОВЕРИЛ АРБУЗЫ #shorts
00:34
Паша Осадчий
Рет қаралды 5 МЛН
KINDNESS ALWAYS COME BACK
00:59
dednahype
Рет қаралды 159 МЛН
Best KFC Homemade For My Son #cooking #shorts
00:58
BANKII
Рет қаралды 49 МЛН
Эффект Карбонаро и нестандартная коробка
01:00
История одного вокалиста
Рет қаралды 8 МЛН
QALINAJABINTA DUFCADII 2AAD EE XUFAADA MADARASADA DEEGAANKA SANQOOLE
15:26
WARBAAHINTA NOLOSHA ISLAAMKA
Рет қаралды 90
SILSALADII SIINLAY OO DHAMAYSTIRAN | HD
49:09
Tuse Technology
Рет қаралды 92 М.
Gaariye oo Taageeray Khaliif Sh. Maxamed.
14:43
Hassan Horri
Рет қаралды 86 М.
Abwaan maxamuud dheeg iyo waayahiisii noloshiisii siyaasada iyo fanka
27:08
Deeleeey
24:01
Salma Abdisamed
Рет қаралды 386 М.
meecaad miigane
10:54
Abdi Agalab
Рет қаралды 704 М.
Iliyas Kabdyray ft. Amre - Армандадым
2:41
Amre Official
Рет қаралды 1,3 МЛН
akimmmich (feat. Turar) - UMYTTYŃ BA?| official lyric video
2:54
akimmmich
Рет қаралды 2,8 МЛН
Nurmuhammed Jaqyp  - Nasini el donya (cover)
2:57
Nurmuhammed Jaqyp
Рет қаралды 136 М.