Mumin seed waa qanjid aan wax faaido ah u lahayn qaranka sidii loogu lisay qaranka waxba umuu hanbayn. Intii uu wasiirka ah wasaaraddi loo xilsaaray wuu xaalufiyey. Waa bal Iman laawe. Wax badan ayaan uga soo joogay. Maalinti xilka laga qaaday ayuu bilaabay in uu reer awdal kiciyo maaha nin neef lomay la weydiiyo
@masuulofficial701410 ай бұрын
Mshaaa alh ninkaa aanu abtiga unahay waa nin rageed wlhi aad ban ugu diirsaday warkiisa waxaanan leeyahay kugu maalay abti keep going ciidankan iyo waxan magaalada dhex wareegayana kabaha ayaanu la mari doonaa bi idmu lah
@AbdirashiidMohamed5610 ай бұрын
Mansha allaah awadal xabashi marabno
@zuldanahmed348210 ай бұрын
Madaxwaynaha awdal state 🎉🎉🎉🎉
@MuxumedXaaji-c9d10 ай бұрын
❤
@seed396610 ай бұрын
Somaliya allaah ha u gargaaro is naceyb waxba gordhin maayo aan burbur aheyn iyo cadow loo cararo maryooleey 🎉🎉🎉
@suhaybsaajid10 ай бұрын
mudane axmed mumin saed labka kiisa adag guul iogobanimo
Axmad muumin seed libaax hare usoco waanu ku garab taaganaye🎉
@yousufsaeed9210 ай бұрын
Sida aad wax u Suaaleyso Ma fiican.
@abasmohamud134810 ай бұрын
Asc soomaalay meel walbood dunida kajoogtaan waa ku salaamantihiin walaalayaal. Marka labaad wasiirka kheir Allah ha siiyo waxaa ka muuqataa akhyaar nimo iyo akhlaaq iyo asluub sida uu hadlaayo waa cajiib runtii si gaarana waan usalaamaya masha Allah. Mida kale aniga waxaan kasoo jeedaa NFD markii gayiga somaliyeed iigu horreysay ee aan somaliya ama somaliland ama jigjiga aan cagta dhigo waxay ahayd October 2022 runtiina wallahi aad iyo aad ayaan uga helay anigoo London kasoo safray ayaan jigjiga baabur kasoo raacay oo wajaale kasoo galay somaliland ilaa aan hargaysa imid kadibna diyaarad ka raacay from hargaysa to Mogadishu markii dambana isla wadadii umbaan kusoo laabtay. Wallahi aad iyo aad ayaan uga helay dhulka somaliyeed anigoo soo dhawayn cajiiba kala kulmay dhamaan ummada somaliyeed oo dareemaayey in aan ahay shaqsi muwaadin somaliyeed oo uun dalkiisa ku dhex safraayo oo marnaba aan arag wax dhibaato ah from jigjiga to Mogadishu. Wallahi somaliland waa dhul qurux badan waxaana aad iyo aad iicajabiyey wadada laamiga ah from wajaale to gabiley iyo dhulka cagaaran ee beeraha ee wadada laamiga hareereheeda ah runtiina waligay isma lahayn dhul sidaas uqurxoon ayey dadkayga somaliyeed leeyihiin aad iyo aadna waan ugu farxay oo Allah kabaryey inuu usiyaadiyo walaakahay somaliland . Shukran walaalayaal reer somaliland iyo guud ahaan umadda somaliyeed ee walaalaha. Walaalayaal siyaasad waa halkeeda lkn mar walbo waa in aan xoojinnaa somali nimada oo iskaashana Sababtoo ah waxaan awood kuyeelan karnaa isjacayl iyo walaaltinimo iyo is ixtiraam Sababtoo ah markaad qofka somaliyeed ee walaalkaa ah aad ixtiraamto ayaad adigana sharaf iyo cisi iyo ixtiraam helaysaa lkn aad walaalkaa somaliyeed umuujiso nacayb iyo xaasidnimo ogow adigana nuxur yeealan maysid. Walaalayaal waana diinta islamka ah siday ay qabto. Mahadsanidiin dhamaan asc Kind regard Abbas Ali from London
@khadaraidid287010 ай бұрын
Awooowo dalka wax kasoo dhex baxay dhalin yaro cadaab oo kale uu hadalkoodu yahay masha Allah keep going bro waxa aan kuu rajeynayaa inaa chance u hesho wareysiga madaxweyne isha Allah 😂hadal gafkiisu siduu noqon donan sii sawiranayaa
@inanabiadam876610 ай бұрын
Masha Allah ❤❤❤ Guul.
@AbdiAhmed-fd9ps10 ай бұрын
Maashallah xildhibaan, kan yar wariyaha BEERKA KU DHUFO.
@hidesideofficial21210 ай бұрын
Masha Allah
@deenjama521110 ай бұрын
Waa wareysigii labaad ee wariyayaasha beesha dhexe ay si akhlaaq daro ah ay u wareysteen Axmed Mumin. Su’aalahaas maad weydiisid Muuse Biixi haddii aad wariye daacad ah aad tahay.
waa hadal wanaagsan lakin badal maxaad haysaa mashruc horumarineed iyo ictiraaf meeluun ka keen ama waxaad didaysaan jirin !!! madaad didaan saxil iyo sanaagba waa diyaar mashallah
@DR.EidHAwrliqe10 ай бұрын
AXMED MUUMINOOW MAAHMAAH AYAA WAXAY AHAYD (AQLIGAAGA OO YAR AAMUSBAA LAGU KABAA) WAXAAN KU ODHANLAHAA WAXAAN WAXAAN MEESHA QABANAYN AFKAA LAGALA MAAGAAYE MAANGAAB INAAD TAHAY AYAAN MURAN KA TAAGNAYN
@mohamoudsaid47110 ай бұрын
somaliland guul iyo gobonimo
@xuseenibrahim407010 ай бұрын
Xabashii may may waxa kale isheeg Dib uu curusho 1977 I com back hargeyso aniga leh sxb ma ilowdeen Horwadenkii ah Koofii oo ahay dawladaha ugu awod wayned enkariis ah Ethopia waay huruda hadii diida waa gumuuc rasaas axmed guureey ayaa ka so horeeya amxaraa
@xuseenibrahim407010 ай бұрын
❤❤❤❤
@xuseenibrahim407010 ай бұрын
Midniimoo somalinimo lakiin Ehopia now walaa barbara hadi qadado mida xamar ayaan siinaa aniga ethopia ❤❤❤ madxda miyaay ilooween 1977 1974 Ila 1946 xasuusta Tariiq Amxara
@fuaadyusef10 ай бұрын
Af qadhmuun
@ahmedibrahim-i3t7c10 ай бұрын
Asc axmed muumin seed habaqin waan ku agjoognaa meesha ha lagukatago meesha
@nadiamohammed533010 ай бұрын
Baqniin maxaya mataqaabaa qofta aqionta keh habkuu u hadlo mase taqaanaa qofka jaahilkaa siduu u qaaqleeyo ileen waa tanagmadhane haduu baqayo hargeeysa madegeen mana kasoo dhex hadleen adeer
@AbdillahiFarah-y4h10 ай бұрын
Mr Wasiir, muumin seed iyo wariyaha soo hor faydhiyaa, isma dhaa maan labaduba waa labo ka liita ama ka ahnaanan af somalig waxay ubaahan yihiin ina tababar u qaataan sida waraysi sitaasadeed loobixiyo, iyo sida loo waraysto.
@bishiali167110 ай бұрын
Wasiirka iyo.wariyuhuba wey saxan yihiin
@barwaqo779110 ай бұрын
Kani wa wariye bila akhlaq ah , waraysi foolxumaa qofku
@abiibabiib410810 ай бұрын
Inna Muumin seed siyaasi maaha ee waa nin dadka maran habaabiya. Waa nin Xaaraan Quute ah. Waa nin dadka iyo dalka doonaya in uu isku Diro. Axmed Seed ha dhaco oo dhulka ha haas maro. Dadka reer Somaliland wax aan isdil ahayn uma hayo.
@kaahosahal623810 ай бұрын
Ama oromo ahaaw ama Oromo taakeer Taako kamid ah Baddeena Arki meeysid.
@NimcoSiciid-te8ey10 ай бұрын
Hadaa ma kuwiinaa xaraan cunin idinkaaba xanuuno kaqaaday
kaliya waa xildoon qadiyad badne dan kama le reer awdalna dan uma hayo
@doublea462010 ай бұрын
Kan yar wareeysiga ma yaqaan. Waa inuu tababar kale soo qaato. Suaalo isku mid ah ayuu ku celcelinaya. Ta kale na, habkiisa wareesiga waa hab sheeko-maqaaxiyeed.
@hajii203310 ай бұрын
col 15:18 15:18
@abdulkadira407510 ай бұрын
CIIDANKA LOO DIREY BORAMA. WAXAY U CABURIN RABAAN SIDIII LAASCAANOOD, OO KALE.
@waalayaabaywaalayaabay913010 ай бұрын
War Idoorka dhulkiina ka saara nijaasta free samaroon
@funnyanimal88510 ай бұрын
25:00 This guy is the best example for somali politician🤑🤑🤑 corruption with 2 legs😂😂🤑🤑
@canbaro-p4r10 ай бұрын
Saylacban layabana hadana gadabursi ma lughayayy kahadlayan dhulbalansi yaab
@hassansaididle578210 ай бұрын
Libax waa ruun hadalka walhi.
@HilaaHilaac10 ай бұрын
Ninkan madaxweyenaha ayaa huunku kaga dhigey.😂😂😂 Markii muuse xilkii ka qaaday maxuu mar walba uu edeynayaa madaxweyenaha ileen xilku waa meerto oo malin walba ninbaa haya. Ma keligii ayaa dowlada xil ka hayey? Maya weeye jawaabtu wasiro badan oo xilka uu hayey qaranka oo laga qaaday ayaa jira madaxweyenahan tv uma soo fadhiistaan oo ma xagxagtaan.
Madaxwayne ku xigeenku naftiisa uun buu matalaa waayo waa mayd . Maydna . Ta kale laadka muuse kama soo hadho
@abdisamadmohamoud10 ай бұрын
wllhy ahmed muumin seed hadad joojin waydid hadalada aad ku hadlaysid madaxan kaa tooganayna adoo samaroona ayaad doonaysa inaad is hortagto muuse biixi caar mardanbe warbahinta ka hadal
@cabdullahicabdi808310 ай бұрын
Etopiyaan iska dhigaayo somali 77 xasoos sidii hore hadaa ka xoog badan nahny
@masuulofficial701410 ай бұрын
Kkkkkkkk car hadaad nin raga tahay toogashaad sheegaysaaye bal telephone kiisa uun soo garaac bal wlhi Inaan adiga iyo muuse jaahilba madax idinka jari naagayahaw naaguhu dhaleen ee inan gumeedkii
@Kalamudii428910 ай бұрын
Walahi gurigii uhoreeyay wuu amaahday wuxuuna ka amahday in gur yaha dhisa
@khafajeibro982510 ай бұрын
SIYASADU SAXIB JOOGGTA MA LE LAKIN DAN JOOGTA AH AYAY LEDAHAY
@adama257810 ай бұрын
NASIIB DARRO KU HABSATAY UMMADDA REER AWDAL IN MAANTA XOOG LOO ISTICMAALO DHULKOODANA CADOW HADIYAD AMA XARAASH LOO SIIYO , MAXAA LOO SIIN WAAYAY XIIS IYO MEYDH‼️⁉️ WAA SU’AAL MADAXA DAALINAYA⁉️
@ادمادم-ط1ظ6ض10 ай бұрын
Muuse daba socde muxui sheegsayaa waa ximaar dhuusayaa
Ninkani ma soomaalibaa mise waa oromo afsoomaaligaa ku adag waa af garooc
@fadumowarsame398510 ай бұрын
Wariyuhu sualihisa way qaladnyin
@seryu820410 ай бұрын
Weriye su aalaha qaarkood ku ma jirto in aad weydiiso shakhsiga lehwixii uu ka shaqaysto eaayo waxa ay shaqadeeda tahay in ay wydiiso su aalahan iyo meesha uu lacagtan ka keenay laakiin weriye ma aha inaad nin masuul ah aad gasho arimihiisa iyo xoolihiisa waayo dawladu wey weydiin karta waaney ogaan kartaa laakin suxfi ma ku jirto su aalaahi in siduu doono masuuliyiinta uu wax u weydiiyo
@haweeyamaxamed349310 ай бұрын
MMTV KAN WAA IN SHAQO LAGA QABTAA NINKAN WHY LOO QABAN WAAYEY DULIGA AH DADKA MARIN HABAABINAYA
Waar waxan aad ku hadalaysa waa afkii soomalilaya wasiirkan aad sheegaysan markii horaba Eri ayuu ahaa farmaajo markii uu u zaxeexay maxaad uga hadli wayaday😊
@bishiali167110 ай бұрын
Afka somaliya muxu ahaa ma dhulkiisii ayaad rabtaa inta gadatid inuu amuso caqli alle qaad doqon aan damiir lahayd tahay somaliya haday janada gasho ma cadaabtad galaysaa, dowalad ma noqonysid waligaa dhaqan jamhada iyo calooshii u shaqeystaayasha ayaad leedihiin dhul iyo bad iyo dad ayan amxaaro siin caqliga kama fekertan sidii arigii baad iska dabagshaan kuwa liita
Kuwan yaa yiri waa weriyayaal weligay ma arag wax ka sisals xun waxaan filayaa su’aalahooda waxaa ka muuqda in ay aad u baqayaan sidii wax kunool Koonfurta kuuriya.
@ahlanhussien10 ай бұрын
Fashiluu fashiluu fashiluu
@Kalamudii428910 ай бұрын
Muunin miyaad ilowday ducadii sh samaroon waa lahelay miyaad ilawday
@nuradinaahmed529210 ай бұрын
Calooshada isaga shaqayso jaale
@aliissa23310 ай бұрын
Ina Muumin seed ! Waa hadhkaa labadii galin!!!. Waxba ha ka soo qaadin!! Waa siyaasi sheegta ! Maalinba Waad halka ha uu ka qadinaayo!!!.waa ragii ka faaiiday Mushaharkii uu somaliland ???
@KassimAre10 ай бұрын
Ahmed seed talabo sharciya halaga qado isaga qurbajoga latashada isagana dhaqalaha loso maririya marka talabo sharciya halaga qado
@cismanmahamed487210 ай бұрын
dhegàÿsaysta iqow
@mohamoudsaid47110 ай бұрын
🎉kani waa nacaas bal eega beenta u sheegayo kani waxa u la caqli yahay kursiga
@yaasiincumarxuseen60610 ай бұрын
Weriye rug cadaaya
@maxamedmaal849410 ай бұрын
Warninkan muuse ayaa waalay waayo muu mudnay in wasiirnoqdo
@ahmedabdi936810 ай бұрын
Wariye waa lagu ogyahay muuse in aanu talo qaadan wada tashi qaadan ergo diidyahay
@abdisamadmohamoud10 ай бұрын
ahmed muumin wllhy nacsba tahay muuse biixi ayaa waxka dhigay adoo samaroona oo wasiirka dhigay hadanu Nahay sacad muuse weliba jibriil aboko oo reer xareeda wllhy hada xbad ka ridan boorama waa idin xasuuqayna meela u qaxkadana ma jirto baki dila ila boorama anaga deegana mardanbe hada boorama ka dhigtan mudaharad arru iyo boolisku waxy amar ku qaban in madaxa laydinka wada toogto
@abuubakarabdirashiid594010 ай бұрын
Caaac 😂😂😂 sacad muuse oo dhan reer nuur ayaa kugu filan malaha borama waxaad moodaysa meel aad leedahay ama aad qabsan karto rag jibriir yoonis ah ayaa leh wallahi jilib ma kid ah ayaa gabilay ilaa hargaysa kaa saari niicey aamus laangaab borama meel waligeed la qabsan karo maaha yaanay reer halas ku xasuuqin
@hony-b6l10 ай бұрын
Ileyn ciirtaa dhamaa caydaa yaqaan
@mowlidabdi920910 ай бұрын
Odayga waad ku adkaysay weriye, laakiin si deggan buu uga jawaabay su'aalihii oo dhan.
@dalaisacgibril589910 ай бұрын
Mudane arinta badu uma baahna talo badsi in lasoo hadal qaado ayaa xaaraan ah, ninkii laga maqlo xabashi ayaa imanayaa badda hala dilo baan odhan lahaa
@medahmed819110 ай бұрын
Wada hadal waa xaran Wariyahu ma oga abi ahmad horo ayuu damacisu u sheegay
@dalaisacgibril589910 ай бұрын
Ninkan wariyaha ahi maxaa ka qaldan waar ninka waydii waxa jooga hadda, wax tagay waa tagay
@Seeykulatahy10 ай бұрын
Wariyahaan waa nin iska dhigaayo inoow isagu yahay laandheere. Ninka mayor ka ah waa nin aqoon badan oo go ah. Wariyuhuna waa qabiili cuqdadaysan.
@maxamedcaydaruus992910 ай бұрын
Waa loosoo dhiibay waxa uu waydiinaayo
@zaynabzaynab10 ай бұрын
Suaalo baayakh ah baad ku wareerisay ninka.
@HassanBasri72510 ай бұрын
Goormuu saxan yahay goormuu qaldan yahay😂😂😂😂
@ahmedyuusufgamaadiid637910 ай бұрын
kan ma wariyaa wanba yaabay wariyoow xaal qaado xaq umalahn in uu waydiiyo su.aal personal affiars ma xeer ilaaliysa
@wiilsomaliyeed971610 ай бұрын
Tuug illaahayba uma xil qarin
@halimamumin364310 ай бұрын
Madaxweynaha waad la shaqeeyn jirte. Ma markaad shaqo weyde baad cabaadeysaa?