Madaxweynaha DDS Md Mustafa Omer oo Maanta Soo Kormeeray Laamida Cusub ee Godeey Iyo Qalaafe.

  Рет қаралды 25,981

SSTV

SSTV

Күн бұрын

𝐀𝐁𝐎𝐔𝐓 𝐒𝐒𝐓𝐕
SSTV is an independent and impartial news and entertainment channel on KZbin, founded on November 14, 2013. It is a 24 hours News and entertainment Channel that brings you the latest breaking news and events as it happens, political analysis, entertainment, business news, and technology, within the Somali peninsula, the Horn of Africa region, and the world at large.
𝐎𝐮𝐫 𝐕𝐢𝐬𝐢𝐨𝐧:
Our vision is to be Horn of Africa’s leading news and entertainment channel on KZbin.
𝐎𝐮𝐫 𝐌𝐢𝐬𝐬𝐢𝐨𝐧:
Our mission is to inform and empower the public with 24/7 accurate news, in-depth political analysis, cultural programs, and entertainment.
𝐎𝐮𝐫 𝐯𝐚𝐥𝐮𝐞𝐬:
We see ourselves as being: Human, Trustful, Honesty, hardworking, Courageous, Credible, Diverse, impartial, and Independent.
𝐎𝐮𝐫 𝐜𝐨𝐧𝐭𝐚𝐜𝐭𝐬:
Tel: +𝟮𝟱𝟰 𝟳𝟮𝟮𝟮𝟬𝟭𝟴𝟯𝟴
Email: sstvsomali@gmail.com
Our KZbin channel: / sstv2
Facebook: / sstvrasmi
𝐂𝐡𝐢𝐞𝐟 𝐃𝐢𝐫𝐞𝐜𝐭𝐨𝐫
Mr. Noor Abdi

Пікірлер: 70
@mrjamac
@mrjamac Ай бұрын
MAANSHA ALAAH WADADA SOO GAARSIYA INSHA ALAAH WARDHEER IYO TUURDIBI IYO DEKADA GARACAD
@kingcayfo7470
@kingcayfo7470 Ай бұрын
Insha allah wayso gari
@Maakhirland
@Maakhirland Ай бұрын
Madaxweyne DdSI Waxa Lagaaga Baahanyahay ,,, Wadadii isku Xidhilahayd Wardheer ilaa Buuhoodle & Wadadii Wardheer ilaa Galdogob Markaa Waa Guul usoohoyatey Labada wadan iyo Deris wanaaag insha allaaaah ,,
@AnasCabdi-w3r
@AnasCabdi-w3r Ай бұрын
Ilaahayaw itoobiya kabadbaadi
@ZamzamCabdi-n3u
@ZamzamCabdi-n3u Ай бұрын
Sheer
@dodorara9532
@dodorara9532 Ай бұрын
Maan sha allaah madaxwaynaha dadkiisa dalkiisa jecel ee daacada ee lagu yaqaan nabada daacada dulqaadka allaah ugu deeqay guulayso aduunka intaad joogto sharka xaasidka cadawga kuwa dulmiga iyo xaqdarada xadgudubka ku caan baxay ee is ogayn oo u muuqan dulmiga ay umada islaamka ku hayaan allaah ha kaa xijaabo sharkoda ka qarsoon iyo ka muuqda khayr allaah ha idinku siiyo dadkina dalkiina
@kingcayfo7470
@kingcayfo7470 Ай бұрын
Mshaa alah.
@ShukriOmar-g3n
@ShukriOmar-g3n Ай бұрын
Maansha alaah ilaahayoow noo siyaadi barwaaqo nabada horumarka
@ahmad6967
@ahmad6967 Ай бұрын
xoriyad baa ka horaysa😂😂😂2025 ayaa lagu gumaysdaa
@CilmiYooska
@CilmiYooska Ай бұрын
M.shalah
@sahraismail2230
@sahraismail2230 Ай бұрын
Gaadiid iyo geelba waan naacay o gooday gaacalan u jeeda khuunyar soocoodkiyo qaamuunsiigan ku raaco khaboowga waabiigiyo qaalaafeey kuu dhaalaate🎉🎉🎉🎉❤❤❤
@kawsarmuxumed7814
@kawsarmuxumed7814 Ай бұрын
Guulayso madaxwayne
@sahalmohamed3477
@sahalmohamed3477 Ай бұрын
Very humble man and doesn't have any body guards around him and I think he will manage between the somali clan's problem with justice and wisely......!!!!.
@MOHAMUDIbrahim-mz4wv
@MOHAMUDIbrahim-mz4wv Ай бұрын
Masha allaah guul weyn weyo mar hadaaba DDS lamiyo loga safrayo
@jamahussein6860
@jamahussein6860 Ай бұрын
❤waa guul ,waa guul ,waa guul, gobonimana gaadhnee , gayigeena gayigeena guushii, waan aan gaadheynaayee😅,hees weeye, cagjarow isdhowroo❤.
@ubahabdiub7636
@ubahabdiub7636 Ай бұрын
Mansha Allah laakiin biriijka waxaad modaa inuu yahay cabsi cabsi sababtoo ah lugaha aad bay u dhuudhuban yahiin
@fadumomusse2132
@fadumomusse2132 Ай бұрын
Masha Allah 🎉
@faizajama1874
@faizajama1874 Ай бұрын
Godey Gacalo iyo Qalaafe maanshaa Allah labo magaalo oo aad qaali igu ah
@AliHassan-hb1bn
@AliHassan-hb1bn Ай бұрын
Waddo marka ladhisayo xeryo ama gole lagu nasto ayaa loo sameeyaa ama iyo meelo xooluhu ka gudbaan iyo tabeelayaal.
@AadanAbdi-e1d
@AadanAbdi-e1d Ай бұрын
Maanshallaah Guul iyo Gobanimo Viva D5
@abdiseko2637
@abdiseko2637 Ай бұрын
Qalafe ilaa feerfeer ilaa shilaabo goorma lahagajinaya
@Raho339
@Raho339 Ай бұрын
💙💙💙💙
@GggfFtffy
@GggfFtffy Ай бұрын
Allah ha xiftiyo wa halyay dhab ah 😊
@ogaaloge3281
@ogaaloge3281 Ай бұрын
Madax weynihii ugu horeeyey jeemis xiran oon arko 😂
@SafaMarwa-ww8wc
@SafaMarwa-ww8wc Ай бұрын
Soomalidu. Daraf ilaa. Daraf. Haday. Dalkooda. Aaminaan. Oo. Hagaajistaan sharaf ayey. Lshaan lahaayeen
@abdikafarismail375
@abdikafarismail375 Ай бұрын
Madaxwayne maad eegtid wadadii wardheer galaadi
@AsadAhmed-p9p
@AsadAhmed-p9p Ай бұрын
Wey imaneysaa waliba ilaa gaalkacayo lamiga kale ku xireysa darood power
@Johnniedallas214
@Johnniedallas214 Ай бұрын
Masha Allah
@aminaali2334
@aminaali2334 Ай бұрын
Maasha allaah quruxbadanaa ❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@ahmadseaman3487
@ahmadseaman3487 Ай бұрын
masha Allah one love somali
@Johnniedallas214
@Johnniedallas214 Ай бұрын
Goday waxay ku filnan karta geeska Africa o dhan rashinkeda hadi investment fican lagu sameyo insha Allah
@AminaAbdullahi-r1f
@AminaAbdullahi-r1f Ай бұрын
SaaS baban helikarnaa halaguwado. Marshall allah
@Shin-wu4mi
@Shin-wu4mi Ай бұрын
masha Allah keep going 💎💎💎💎❤️❤️❤️❤️🌻🌴🌴🌴🌴🇬🇶🇬🇶🇬🇶🌺🌺🌻💎🕋💎❤️🕋🌺🇬🇶🇺🇸🇺🇸🇺🇸🇺🇸❤️💎❤️❤️❤️❤️
@bashirsheikabdibashircabdi2559
@bashirsheikabdibashircabdi2559 Ай бұрын
Hormar lagudiirsado
@shukriahmed7769
@shukriahmed7769 Ай бұрын
Maanshaa Allaah Thank you madax weyneheena Mustafe 💚💚💚❤️❤️❤️‍🩹❤️‍🩹❤️‍🩹💕💕💕🩵🩵✌️✌️✌️✌️
@LivingMissile
@LivingMissile Ай бұрын
Ogaden state of Ethiopia
@SAHALABDiBOULALE
@SAHALABDiBOULALE Ай бұрын
HAMPALYO HAMPALYO HAMPALYO. MUDANE MADAXWEYNE MUSTAFE MUXUUMED CUMAR. MADAXWEY HEEY. GAA. DOWLADAA DEGGAAN KAA SOMALIDA ETHIOPIA. MUDANE.MUSTAFE. MUXUUMED CUMAR. HADDII AAN. NAHAAY. QABIILKA CIISEE. MEEL KAS TAA. OO. Kalaa. Joogan
@Abdiwaliaxmedidlejibaax
@Abdiwaliaxmedidlejibaax Ай бұрын
Asc sstv waan idin salaamy ❤❤❤❤❤
@Burcolove
@Burcolove Ай бұрын
Kani hooyadii baa la wasa waa madaxweyne reer
@Lagdheera
@Lagdheera Ай бұрын
Waa runta ileen wasirkeena waa qabilista weyn waye
@MubarakFarah-f2d
@MubarakFarah-f2d Ай бұрын
Waan Soo Dhawaynaya
@AbshirMohamudmaxamed
@AbshirMohamudmaxamed Ай бұрын
Madaxwynhihi ugu fiicna taarikhda DDS uguna wax qabadka badna MD wayne mustaf cimrigagu dhera
@WarsoCabdi
@WarsoCabdi Ай бұрын
Siilkiii hoyadiii
@SafaMarwa-ww8wc
@SafaMarwa-ww8wc Ай бұрын
Soomaalidu. Dhaqaalaha. Ay. Ku bixinayaan dagaalka haday. Dhulkooda. Ku bixinlshasyeen horumar. Ayey. Gaadhi lahaayeen
@maxamedmaxbuub5891
@maxamedmaxbuub5891 Ай бұрын
Wadada qalaafo caadi ayaa loo dhisaye wadada hargeelle iyo godey halloo kuur galo
@berdilacashe283
@berdilacashe283 Ай бұрын
Midaas marabaan iney dhisaan walaale ..dadkaas yaaba usojeedo iyagaba hadey heysanin cid uhadasho o udoodo ..meshan dadki lahaa ba uqeyliye
@XafsoYusuf-f6s
@XafsoYusuf-f6s Ай бұрын
❤❤❤❤❤
@abdikafarismail375
@abdikafarismail375 Ай бұрын
Madaxwayne mustafe waa caaqil
@awiladen7814
@awiladen7814 Ай бұрын
🙏🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@ShugriIbraahin
@ShugriIbraahin Ай бұрын
💚💚💯💯💯💯❤❤❤❤🇬🇶🇬🇶🇬🇶✅
@HanadMohammed-f1h
@HanadMohammed-f1h Ай бұрын
Guuuuuuuuul Iyo Gobanimo Guuuuuuul Iyo Gobanimo Guuuuuuuul Iyo Gobanimo Guuuuuuuul Iyo Gobanimo Guuuuuuuul Iyo Gobanimo Guuuuuuuul Iyo 💪💯💪💯💯💪💪💯💪💯💯💪💯💪💯💪💯💪💯💪💯💪💯💪💯💪💯💪💯💪💯💪
@Johnniedallas214
@Johnniedallas214 Ай бұрын
Goday gacalo ❤
@mahamedmuuse3464
@mahamedmuuse3464 Ай бұрын
Halyay mudtsfe guuul
@SafaMarwa-ww8wc
@SafaMarwa-ww8wc Ай бұрын
Waa dhul barwaaqo. Dadkiisu ka baahanyahay
@UteGiblan
@UteGiblan Ай бұрын
Meeyay wadooyinka faafan Ee AWBARRE IYO LAFACIISE , WAJAALE
@Beru700
@Beru700 Ай бұрын
Cagdheer dhiigii shacabka masakinta ah ee dacawalay lagu xusuuqay ayaa gacmihiina ku yaal .gaalo ayaad tihiin . Xusuuqa maaha mid la ilaali doono waana loo aari donaa dadkii aad xaqdarada ku dishen
@SaidMuhamett
@SaidMuhamett Ай бұрын
Adeeer adiga iyo waxa kula midka ah oo nabad diidka saasa la idin galaya iyo si ka daran dacwaley waxay ku talaa ogadenia waxay lamid sida jigjiga iyo wardher iyo dhagax buur qofki dhulka ogaden kusol xad gudba talaabo sharci baa laga qadaya geedaha qaar aan la daaqin. Baa jirta
@UteGiblan
@UteGiblan Ай бұрын
Dalka kumade waa inaan ka gonaa viva oromia
@AxmedAxmed1234-ru6ot
@AxmedAxmed1234-ru6ot Ай бұрын
gus daarood ayaa kugu jira ilaa yoomu diin
@UteGiblan
@UteGiblan Ай бұрын
@ Gus-male STATE WAANU ka go’anaa adu iska wad cayda adoonyahay
@Lagdheera
@Lagdheera Ай бұрын
@@AxmedAxmed1234-ru6ot aniga. Horay baan uu sheegay 3qabil darood iyo hawiye isaaq wa munafiqin waye wax hormar laa yirahado ma ogalo Alishabab ayga ka daran
@MakoFarax
@MakoFarax Ай бұрын
Kolay xadhig ba ku sugaaye ayaamo yar iska dashadaashood ina garacow faqash yahay
@daljireali4783
@daljireali4783 Ай бұрын
Qolada wali Qalfoofkii Siyaad Barre dagaalka kula jirta miyaad ka mid tahay😂
@rashkaoa9521
@rashkaoa9521 Ай бұрын
Reer cuqdad land miyaa tahay soomaali weey idin nacday uf beey idin tiri
@MYM1199
@MYM1199 Ай бұрын
Kaalay xidh dee. Ma ina iley baad mooday. Kan 5million oo ogaaden ah iyo 5million oo cise ah ayaa udhimani hadaad aduunka oo dhan soo kaxaysatid qalfoof watow.😂😂
@FADXIUGAAS
@FADXIUGAAS Ай бұрын
Daba cayuun daalan wasakh
@FADXIUGAAS
@FADXIUGAAS Ай бұрын
Daarood ayaad uhaysaa baafka lakaalay aan dhadhamine
BOLI | XAAFADA SOOMALIDA ADIS ABABA ETHIOPIA
13:00
Dhakhtarrr
Рет қаралды 149 М.
Buurta Dahabka ugu weyn ee aan Booqday - I visited the Biggest Gold Mountain in the Country
17:25
Quando eu quero Sushi (sem desperdiçar) 🍣
00:26
Los Wagners
Рет қаралды 15 МЛН
“Don’t stop the chances.”
00:44
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 62 МЛН
Гениальное изобретение из обычного стаканчика!
00:31
Лютая физика | Олимпиадная физика
Рет қаралды 4,8 МЛН
Isbadalada iyo Kacdoonka ka socda Africa, Prof Abdiwahab
53:20
Quando eu quero Sushi (sem desperdiçar) 🍣
00:26
Los Wagners
Рет қаралды 15 МЛН