"Madaxwayne Intii Kuugu Hadalka Xumayd Ee Aan Aniguna Ku Jiro Banaanka..." Boqor Buurmadow

  Рет қаралды 29,867

Horn Cable Tv

Horn Cable Tv

Күн бұрын

Пікірлер: 58
@Ahmed_Rainfall.10
@Ahmed_Rainfall.10 3 күн бұрын
Boqor Buurmadow waxaan kaqoray ereyga, "Reerkaa ninkaa qudhaa uqooqane udaa"🙏 Ani maxaad ii xidhi wayday oo cad weeyi🙏
@FarxaanaxmeddhuuxDhuux
@FarxaanaxmeddhuuxDhuux 3 күн бұрын
Ala yaa cizak Boqorka boqoradooda Habar jclo waa gobta isaaq maashaa alaah
@xasannuux5275
@xasannuux5275 3 күн бұрын
Mansha allah
@KhadraAhmed-u7i
@KhadraAhmed-u7i 3 күн бұрын
Maasha Allah ❤❤Boqor Buurmadaw Allah ku xifdiyo
@guuleedabdi3329
@guuleedabdi3329 2 күн бұрын
Boqor Buurmadow Ku Soo Dhawoow Dalkaaga. 🎉🎉🎉
@aminamusa5517
@aminamusa5517 2 күн бұрын
Masha allaah wallee waa hadal nin gobbah hadalkaagu boqorow maanta ataan ku qiray geesinimo waxaanu u baahnayn halkaa nin gala wakhtigeedii na waad soo gaadhay alle ga ku garab galo
@SeynabMuuse-sn3gw
@SeynabMuuse-sn3gw 9 сағат бұрын
Salalaahu caleyhii wasalam
@abdiaziizahmed7827
@abdiaziizahmed7827 3 күн бұрын
BUURMADOW WELI DAACAD MAAHA WAXAA KA MUUQATA BEEN IYO XUMAAN ILAAHEY SHARKIISA HA INAGA LEEXIYO WAA QOF XUN OO MUNAAFAQ AH
@mohamedAliElmi-v4b
@mohamedAliElmi-v4b 3 күн бұрын
Buurmadow wuxuu lacag Ka cunayaa(muuse oromo) rerkiisana wacay igu shubi doonan ciro waana Arki I.a
@KoosHassan-w9s
@KoosHassan-w9s 2 күн бұрын
@@mohamedAliElmi-v4bxanuun reer ayaa kumadax maray
@abdilkarimmohamed6808
@abdilkarimmohamed6808 3 күн бұрын
mashallah
@hassanmohamedegue9762
@hassanmohamedegue9762 3 күн бұрын
Masha Allah Nolow.
@cartancartan8452
@cartancartan8452 3 күн бұрын
Muse bixi wa nin adag marka lagu leeyahy wa ziddan Ilaa hda boqorka wali ma casuumin mana ujeedo😂
@baaxmediaproduction18
@baaxmediaproduction18 2 күн бұрын
Boqorku wa nin rageed
@abdiqanitriple914
@abdiqanitriple914 3 күн бұрын
hal qabiil oo doorasho qabsanaayo xxxxxxxxxx waa iga qosliseen horey u socda
@mustafexasancalikaabanka4332
@mustafexasancalikaabanka4332 3 күн бұрын
allaa nasiiyay meel aad kaliga ka taliso hadaad wayday qaxoontow ha cowryin allxamdulilaah cidaad garanaysan ka kaxaystay wadana ka mariyay soona eegayn kkkkk
@IssackMohamedsSheikh-ji4yu
@IssackMohamedsSheikh-ji4yu 3 күн бұрын
Intan arkay buurmadow manta ayuu run sheegay aniga dibadan jooga, INA Abiib na wa kuu xiran yahay sax ma ahan
@mustafexasancalikaabanka4332
@mustafexasancalikaabanka4332 3 күн бұрын
hadalka hadanad sidaa u hadlayn boqorka iska aamusa
@flawlessness7
@flawlessness7 2 күн бұрын
Runtii boqorka midna wnku dhalilaya midna wanku amanaya
@BaasheCabdi-p7i
@BaasheCabdi-p7i 3 күн бұрын
ninkaasi wuxuu rabaa in booramana laga casuumo oo looga yeedho
@ilyasxusen-q2m
@ilyasxusen-q2m 3 күн бұрын
Baryo iyo sharcigii dalka waydhaftay shaqda muuse biixi
@ragemu-c6q
@ragemu-c6q 3 күн бұрын
Dulmiga muse hadaad ogolaataan. Dulmi Guul ka dheer:
@mustafexasancalikaabanka4332
@mustafexasancalikaabanka4332 3 күн бұрын
nin rageed weeyi boqorku kuwa casuumay xasan yare iyo wuxu wataa xayawaan weeyi runtuu u sheegay rijaaal
@aaminaaxmed9375
@aaminaaxmed9375 2 күн бұрын
Baqorow awalba wuu afxumaa lamana xidhijirine waxkaluu kudarsaday
@fahiimae7336
@fahiimae7336 3 күн бұрын
Ilaahay SWT qooqa iyo kibirka ma ogala . Wixii shacabka kicinaaya ee nabada wax yeelaaya waa fitno oo waa in layska qabtaa.
@fahdiabdilahi7692
@fahdiabdilahi7692 3 күн бұрын
Masha allahe wale boqor ayaad tahay cidi ugu hordhigtey hubka arab ayey ahayd
@rahiidrahka8862
@rahiidrahka8862 3 күн бұрын
😂😂sheeko daroodka inuu soo qaato muxu uga jeeda iidoor laynama yidhahde reer shiikh isixaq ba naayla yidhahdaaye
@Cadii-skadhig
@Cadii-skadhig 3 күн бұрын
Xishood boqor
@KadanAliIsa
@KadanAliIsa 3 күн бұрын
Oo boqoraw inanka hadii dambiyo aan afxumo ahayn lagu haysto ka warran. Boqorow naga xishoo anagaa kuu halganoo boqorkayaga cafiya nidhiye. Ma tiiyoo adigii dab laguu waayaad dadkale u doodaysaa.
@AbdirahmanJota-b2o
@AbdirahmanJota-b2o 3 күн бұрын
Adeer far baa lagaaga cidhib tirayaa Somaliland waa inoo 13 November
@SuhuurCarab-us2gx
@SuhuurCarab-us2gx 3 күн бұрын
Hadi denbi lagu hayo maxa maxkamada lo hor keeni wayay markasa xasaanada laga qaadi laha sido kale maxaa umada denbigisa logu so bandhigi waayay hadi ay wax jiraan war heegoy sharciga ciyaarta ka daaya
@Ahmed_Rainfall.10
@Ahmed_Rainfall.10 3 күн бұрын
Maalintu kula mowqif kaaga taageero waad wadataa, maalinkuu xaqa dadka kale leeyihiin sheegona adkayso... Dulmi jecelidaa Xooloyahow🙏
@hodanibrahin1569
@hodanibrahin1569 3 күн бұрын
​@@AbdirahmanJota-b2omaxaad samayn laxay Allaha kuma soo saaro hadaad balaayo doon tahay 😂
@ragemu-c6q
@ragemu-c6q 3 күн бұрын
muse waa na Dulminay !! Saylac baa iib ah!!!!!!!!: Nooo askari waalan!!! Iyo balaayo madow dagaalkii ceel afwayn B madow ha la waydiiyo:
@fawsiayussuf1025
@fawsiayussuf1025 2 күн бұрын
Buurmadow kala garo dalka iyo madaxweynaha adigu wax aad caayi jirtey madaxweynaha ee dalka waxba umaad geysan jirin dambigaagiina waad qiratay cafisna waa dalbatay haddaba kala saar arrimaha sharciguna cid kasta iyo qabiilkasta wuu ka sareeya min dambi qaranka ka galay madaxweyne siida ka xishooda rag waaweyn baad tihiin ee
@abdifataharabayto9551
@abdifataharabayto9551 3 сағат бұрын
Walal dadkan wax badan baa ka khaldan dawladnimo iyo shakhsi kursi ku fadhiya ayay isku labayaan
@abdinoor2194
@abdinoor2194 3 күн бұрын
Waxaa dhaba in ciidanka qaranka aanu lahayn eed eeda waxaa leh Siyaasad xumadii Xukuunada
@SaciidSaid33
@SaciidSaid33 3 күн бұрын
Ninkaan waalan waba ka badbadiyeen
@CabdilaahiFarsameeye-jt1jr
@CabdilaahiFarsameeye-jt1jr 3 күн бұрын
Boqor waasax laakiin ninkasi waa danbiile qaran marka Inta dorashadu dhamanaydo wiu xudh nAnayaa
@housseindjibril3618
@housseindjibril3618 3 күн бұрын
HORAA LOO YIDHI NIN MAR KU KHIYAAMEEYEY HA AAMININ XATTA WALAALKAA BA HA MOQDEE HADDII UU KUN JEEER ISKA OOHIYO WAKAA NINKII AAD U HANWAYNAYDEEN DHAAXAAN JALADAY E DHEG BAAN JALAQ LA II SIIN NIN DEMBI KA GALAY AAYAHA 7 MILYAN OO QOF WAKAA CAQLIGII SHAYDAAN MADAW AAYAR LEH ISKA SII DAAYA
@SaciidSaid33
@SaciidSaid33 3 күн бұрын
Heego 1bilil haku wado marba gabilry ha ku geeso
@warsameahmed3195
@warsameahmed3195 3 күн бұрын
Munaafiq waalan ee qabri ayaad geleeysaa ye
@Sinoy21
@Sinoy21 3 күн бұрын
Buurmadow horey iyay ciimadi ka ga Dhaacdaay ee umaada kaa faadhiso
@MohamedHussein-yz2gp
@MohamedHussein-yz2gp 3 күн бұрын
Mr Boor madow , should stick to his neutrality he said he would act Somalilands politics and Abiib was caught red handed trying subversion, treason and act for the enemies and Abiib was paid by Darod terrorist and Mogadishu mafia so no one is above the law and traitors like Abiib will be dealt in Court of Somaliland no more traditional justice because the time for that has come to an end because young people of Somaliland has chosen to live in fair, Justice and rule of law societies and anyone who breaks the law will be brought before courts and dealt with according to law. Somaliland forever
@SuhuurCarab-us2gx
@SuhuurCarab-us2gx 3 күн бұрын
Did you ask your self why he was not brought to the court for this long period unless there are no evidences against him
@Cadii-skadhig
@Cadii-skadhig 3 күн бұрын
Boqor buurmadaww cagaaha dhulka dhigo oo basaal somaliland lakiin jooji qofka dambi ku jiraa inaad fasaxdo taas uu daa shacriga wadanka somaliland iyo doiwada somaliland iyo madaxweyne ah ha isku dlalban inaa luguu xidhoo mar kale❤❤❤
@nadiamohammed5330
@nadiamohammed5330 3 күн бұрын
😂😂 muqdisho marbaa qabiilkaagu dambiilayaal ka ahaayeen anagoo og inaanay isaaq kuligood mucaarad aheeyn oo xitaa qaar kabo qaad u ahaayeen siyaad bare😂sidoo kale maxamed abiib qabiilkiisu waa ka dambiile soomaalland sababtuu u xidhan yahay cid walbaa weey og tahay inuu qabiil ahaan loo heeysato markaad boqor buur madow afka qa baneeyso eed diidan tahay runtu waxaad tahay daalim laakiin waa markaad dumi doontaan isha alaah er hadhow ha ka shalaayin bari
@SuhuurCarab-us2gx
@SuhuurCarab-us2gx 3 күн бұрын
Hadi u denbi leeyhay o cadayn lo hayo maxaa maxkamada lo hor keeni waayay bal is waydii, ileen markaas denbiga lagu helo aya xasaanadana laga qaadi lahaaye
@Ahmed_Rainfall.10
@Ahmed_Rainfall.10 3 күн бұрын
Sharcigu muxuu Boqor Buurmadow dambiile uga dhigi waayay, sowkaa cadaynaya inuu Muqdisho kasoo shaqeeyay🙏
@Kbrallh
@Kbrallh 3 күн бұрын
@@nadiamohammed5330 intaas isaaq waaa ishaystaa waana la ogyhy dulmi nin isaaqi ma ogola jaarkiisana lama ogola xataa haduu kayeelayo waayo isaaq dulmi iskuma taageero Sharcibaa dadkan loo sameyey daahir riyaale ayaa kan hadlaya xidhay wadanku waa xor sharcina wuu leyhy lkn maxamed abiib dalkiisa iyo dadkiisa wuu xilka uhayuu uxidhayahy
@nadiamohammed5330
@nadiamohammed5330 3 күн бұрын
@@SuhuurCarab-us2gx 😂😂😂adeer sharci aduu jiro qof xasaanad wata xeer beenbeenaad qorateen sidaasuu sheegayaa in aan la xidhin ilaa xasaanada laga qaaday mida xigta ninka mujaahid cali gureey iyo fasal cali waraabe iyo xitaa buur madoow mid aan madaxda soomaaliya la soo kulminmajirto lakiin xeerku wuxuu qabanayaa qofaan isaaq aheey sidii barigii hore ninka mareexaan xeerku waxba ka qaadeeyn ee ninka isaaq u qabanayey waxaanad tihiin 40 sano kabacdi copycat laakiin waxaad qaadeysaan baa iska yar imika sooshiyaal media jirta adeet
@MaxamedAbdiaadam
@MaxamedAbdiaadam 3 күн бұрын
Adeer dhan walba ha u kicin Kala hambayso arrimaha
@ShadiaAhmed-g3m
@ShadiaAhmed-g3m 3 күн бұрын
aqligaan kugu checlahay boqorkayagow. muuse Biixi baynu ku ceshan kursiga hogaanka. wado saxsan buu ku taaganyahey .
@Axmedsaki-fl2ih
@Axmedsaki-fl2ih 3 күн бұрын
Boqorku hadu hdalka dayn wayo waxan kabaqaya inu lijnta lasiyo
@saynabibrahim2187
@saynabibrahim2187 3 күн бұрын
Cagah dhlka dhig
@ugaskawadanka2623
@ugaskawadanka2623 3 күн бұрын
IIdoor kkkk
这三姐弟太会藏了!#小丑#天使#路飞#家庭#搞笑
00:24
家庭搞笑日记
Рет қаралды 124 МЛН
Пришёл к другу на ночёвку 😂
01:00
Cadrol&Fatich
Рет қаралды 10 МЛН
Barnaamijka Madasha Furan & QADAN QARAN
15:54
Dhambaal Digital
Рет қаралды 181 М.
Muramte Diraamaa Afaan Oromoo Gareen Roras OBN waliin Qopheessan
11:51
这三姐弟太会藏了!#小丑#天使#路飞#家庭#搞笑
00:24
家庭搞笑日记
Рет қаралды 124 МЛН