Madaxweynahii TPLF oo Galabta Si Kulul U Hadlay Iyo Xogo Cusub oo uu Bixiyay.

  Рет қаралды 89,876

SSTV

SSTV

Күн бұрын

Пікірлер: 229
@mahadiadawe
@mahadiadawe 4 жыл бұрын
wlhy jaamac waa iga qosliyaa thanks My Boyz
@yussufabdi7517
@yussufabdi7517 4 жыл бұрын
Xasiid, XAASID, XAASID jamaac Galad Ayad tahay jamhuriyada BAREKAYSAN SOMALILAND. You can't do anything to us.prosporious ,prosperity ,liberty peace.Masha Allah to the president MUSA BIIXI LONG LIVE.AND SOMALILAND
@ifrahomarmacalin863
@ifrahomarmacalin863 4 жыл бұрын
Waynakaa Hadaba Waynakaa
@maxamedaxmed9570
@maxamedaxmed9570 4 жыл бұрын
Somaliland Guul
@OmarAHMED-gk1un
@OmarAHMED-gk1un 4 жыл бұрын
waar idaacada kaqabta nimankan oromooy iska qabta jaamac iyo wiilashii tikrregudhalee wareeyso awkii tikreegeey kuhadayaan lamaqabno soomaali cadawga tirkeegee waxan waa wacaladii tikreegudhalee iskaqabta qurunkan isujiiibinayee afka tikreega kuhadla iska qabta waxaan
@ismahanali4625
@ismahanali4625 4 жыл бұрын
GAME IS OVER
@adama2988
@adama2988 4 жыл бұрын
War calaacalka iska daaya doqomoyohow afsoomaaliga ku hadla. Wax wanaag ah soomaali u ag yaalo wuxuushtii tplf ee laga sifeeyay bariga Africa. Weligaaba sida dumar raaliyo ugu riyaaqa yeyda tplf.
@abdirahmanmohamed-rx9hn
@abdirahmanmohamed-rx9hn 4 жыл бұрын
Waxay sudan ugashay gudaha dalka itoobiya 25km ee makuwa federalka mise tplf bay dhabar jabiyen
@osmanabdishomar1344
@osmanabdishomar1344 4 жыл бұрын
Tigree wa jabeyn. Koleyba dad badani wey dhiman jabee. Qaarna wey dhinteyn. Was kuwii Tigree lahaa. Inaan ku dhimanaan maahine maqale lama qaban kareem. Aawey maqale maxey ugu yeysan waayeyn mise was dhinteyn kuligood ninkii madexda u Ahaa kaliyah eh. Muxuu ucabaadayaa.ninku isagaa diidey nabadii. Maqale Tigree Any ahmed yaa qabtey.maqale. nimanka Tigree. Isagaa ku duuley any ahmed . La adkaaye.Aby ..met qirtaan was kibreyn Tigree cabaadka ha daayey. Maser iyo imaaraat. Tigree was fashilmeyn. Nacnacda ha daayey. Was o.k obey jabaan tigre habaabi. tigree.waxbaha daafin?? Nacnacda waxba ma tarter
@somjuuni
@somjuuni 4 жыл бұрын
200% waa Gallad qof arimaha ethio wuu ku taqsusay Waxaa uqaatay ma "TPLF" prof jaamac Gallad masha Allaah
@fuaadfuaad7459
@fuaadfuaad7459 4 жыл бұрын
Kkkkkk amxaar wayn weeye Jamac horay usoco
@adamabdi7353
@adamabdi7353 4 жыл бұрын
Tigreey iyo axmaaro hawada guuleystaano labadaba haisku riiq maano hakala adkaani waydano tasa wada guul ah
@OmarAHMED-gk1un
@OmarAHMED-gk1un 4 жыл бұрын
ogaadeenka qaar badawsanaa afkii debrasiyoon gabramiikaaiil maa qudbosiraadkuqaba kuwan xishoodla aanta isugujiiinayo soomaaaliyeey arka arka arka arka arka arkaaaaaaaaay afkii tikreega debrisiyoon iyo digteytarkii maxamed siyaadbare mudane mudane mujaahid ina ceydiidoow yaa baqo badnaa oo shubankiisa badnaa?walaalo 2baduba waa niman ilma adeera dibrisiyoon iyo baadiyo ogaadeen iyo waxaa kusoowaxay libaaxyadii afriko ee mudane ceydiid iyo mudane abii ahmed oo 2bo libaax ah marka 2badaa kalacararee jaale siyaad iyo jaale makaiilba orodkooda mar ala marki ey libaaxyadii sooxargo goosteed xaarbaa kadaaday oo waxaad umoodaa kanamum xumurun farad minqaswara oo micnaheedu yahay waxaad umoodaa cawl goon libaax aragtay ookale hahahahahah waryaa jaamc tikree hadaadan xishoonin waxaa lagugeeynaa adoonnki uray ee ileey lasoco waa intaan adisababa kaimanayo oo qura qudhunkiyoow badaw jabarti ismaaciiloow saa lasoco libaaxa abiina waa kulasocdaa saalasoco
@cabdirizaaqaxmed9701
@cabdirizaaqaxmed9701 4 жыл бұрын
Galad guuleyso inshaa allah
@idirisaydid2612
@idirisaydid2612 4 жыл бұрын
We love jamac
@aromiademha9486
@aromiademha9486 4 жыл бұрын
I love jamaac for the truth and intelligence. Hore uu soco jaamacow.
@ahmedjekey7751
@ahmedjekey7751 4 жыл бұрын
Nuur iyo jaamac salaaan sare boowayaaal Halkaaas inoiga wada wararka fiican Aad inoo soo gudbisaaan 💯❤✌
@Arkaanbooktour
@Arkaanbooktour 4 жыл бұрын
Sidee Noloshaada Ay U Badali Kartaa Adkaartu ? - kzbin.info/www/bejne/Y2GZnYyFgbCFl9k 8Deedda Adkaarta Ugu Muhiimsan - kzbin.info/www/bejne/iF6lf3Snl7Nsadk Ku Fur Fur Adkaarta Shalay/Past Oo Rahan Aad U Tahay - kzbin.info/www/bejne/f6O3aXprd9ueqbc Xanuunku Kobac Ayuu Keenaa - kzbin.info/www/bejne/nJzPkHp3g9l1l7M Baahidaada Allah Un Baa Dabooli Kara - kzbin.info/www/bejne/Y2GZnYyFgbCFl9k
@mohammedroble9437
@mohammedroble9437 4 жыл бұрын
Waar waa in axamaraada laga saara dhulka soomaalida
@abdirahmanmohamed-rx9hn
@abdirahmanmohamed-rx9hn 4 жыл бұрын
Masha alla jamac salanta ku sitaa war la soo hubiyayna waanka fadhiyaa adi iyo mr nuur
@aminafouad5097
@aminafouad5097 4 жыл бұрын
Jamac don t lose the way for the people
@Arkaanbooktour
@Arkaanbooktour 4 жыл бұрын
Ma Doonaysaa Lamaane Xariir Jacayl ?- الحمد لله | #FURAHA_QALBIGA - S1•Q.09 - kzbin.info/www/bejne/a4Ldc4SLgM-jkNU Miizaanka Iyo Macnaha - الحمد لله - Xariirka Allah - kzbin.info/www/bejne/rZXMo52Cipemb7M Sidee Noloshaada Ay U Badali Kartaa Adkaartu ? - kzbin.info/www/bejne/Y2GZnYyFgbCFl9k 8Deedda Adkaarta Ugu Muhiimsan - kzbin.info/www/bejne/iF6lf3Snl7Nsadk Ku Fur Fur Adkaarta Shalay/Past Oo Rahan Aad U Tahay - kzbin.info/www/bejne/f6O3aXprd9ueqbc Xanuunku Kobac Ayuu Keenaa - kzbin.info/www/bejne/nJzPkHp3g9l1l7M Baahidaada Allah Un Baa Dabooli Kara - kzbin.info/www/bejne/Y2GZnYyFgbCFl9k
@hidaayahquraanonline7764
@hidaayahquraanonline7764 4 жыл бұрын
ogaysiis ogaysiis dhamaan bulsho waynta jecel barashada qur'aanka kariimka ah inad helaysan dhigistiisa waliba hab casri ah . hadaba kala soo xidhiidh: Tell:+252633816101. ama 0653816101
@tusmodairyfarm1382
@tusmodairyfarm1382 4 жыл бұрын
Ilasoo xariir 00447484800112
@maxmedcumar8943
@maxmedcumar8943 4 жыл бұрын
Qppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppqppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppppqppppppppppppqppppppppppppppppppppppppqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqqq
@rahmaomaar2242
@rahmaomaar2242 4 жыл бұрын
0907742223 igala so xiirir
@Gfunkyistheshit
@Gfunkyistheshit 4 жыл бұрын
War waxaa wali dhiman inay Ethiopia iyo Eritrea faraha isasaaraan oo si fiican la iskugu wiiqdo. قال الله تعالى بأسهم بينهم شديد، تحسبهم جميعا وقلوبهم شتئ ذالك بأنهم قوم لا يعقلون. Waxaan sugnaaba waa inay Eritrea iyo Ethiopiana markooda dabka isasaaraan oo intaa gudaheedana waliba oromadu ay ka faraxalato amxaarada. Oo ay Oromadu sidaa feynaalka Isreebreebka Ethiopia ku tagto!
@madaxeysharif5560
@madaxeysharif5560 4 жыл бұрын
Waxaan ka akhriyey Sudan Tribune wuxuu ku sheegay ninka Sudan lagu qabtay ee Maleeshiyada iyo lacagta badan lagu qabtay in uu ahaa, ninkii Xoogga ku haaystey, Dhulbeereedkii aay Sudan lahayd oo uu Beero waaweyn ku lahaa. Kadibna dalaga Ka soo go'o uu u iibgeyn jiray, dhulka Tirayga.
@ibrahimdaud8355
@ibrahimdaud8355 4 жыл бұрын
Hhhh jamacow horey usoco
@sadickmahamoud3917
@sadickmahamoud3917 4 жыл бұрын
Jamac iyo tplf maxaa ka dhexeeya in la jabiyo tplf somali bay guul u tahay
@engabdimajid737
@engabdimajid737 4 жыл бұрын
Gabrasiyon iyi Jamac
@amanAkarim3191
@amanAkarim3191 4 жыл бұрын
Jaamac muuqaalkiisaan TPLF uga Shakiyay 😂
@f.mchannel8302
@f.mchannel8302 4 жыл бұрын
Wcs Nuur iyo Jamaac
@ABDIHAKIN5544
@ABDIHAKIN5544 4 жыл бұрын
Jaamac runta ayaan ku jeclahay ee soomaaliyeey runta ayaa idin dhibeysa
@maxamedcabdi3355
@maxamedcabdi3355 4 жыл бұрын
???“q?a
@maxamedcabdi3355
@maxamedcabdi3355 4 жыл бұрын
qqq
@sheikhmaxamed6020
@sheikhmaxamed6020 4 жыл бұрын
Tigree allaha guuleeyo axmaaro allaha jabiyo
@OmarAHMED-gk1un
@OmarAHMED-gk1un 4 жыл бұрын
jaamacow hadaahin ina adeer horey usoco inta aad mudane iley utageeyso jeelka adis ababa
@manhajsalafcenter8688
@manhajsalafcenter8688 4 жыл бұрын
Walal quraanka iyo tafsiirka madoneysa in ad online ku barato nala so xiriir+254722775854
@cabdisalaanomar2964
@cabdisalaanomar2964 4 жыл бұрын
Waankaadiidytaajaamcaw sxiib tikree aby ayaaka adkaady nikana guusha ayuu abiiudiidanyahay axmaaranasaacad iskamacelinkarto eretriyana meelehedii unbayqabsadeene dagaalka guul iyo guuldraba bay teleporting
@ismailmohmaed1157
@ismailmohmaed1157 4 жыл бұрын
Haa
@abdirashiidali8692
@abdirashiidali8692 4 жыл бұрын
Soomaalida maxay sugaysaa tolow Ma axmaar inuu bililiqaysto axmaar ayay sugayaan fuleynimada soomaalida
@abdhassan8795
@abdhassan8795 4 жыл бұрын
TIGREE DILKOODII MIYAAD U XIISTEEN WAADINKA AMMAANAYEE
@maxamedyare8690
@maxamedyare8690 4 жыл бұрын
asc jaamacaw maxaajira caawa waxaa kaamuuqata inaad taageersantahay dawlada Ama Abiyyi maxaa isbadalay
@sainabsamatar1002
@sainabsamatar1002 4 жыл бұрын
Kkkkkkkkk Jamac illhay hakubarkeeyo waad naga qoslisaan XAMAAR WALIBA WEYN
@mohamedshafi293
@mohamedshafi293 4 жыл бұрын
Gaamac iyo nuur waa nisalamay
@dahiromar1060
@dahiromar1060 4 жыл бұрын
Asc waa akhbaar fiicaan
@usaamecalixasan1153
@usaamecalixasan1153 4 жыл бұрын
Jaamac ma luuqado badanbuu yaqanaa Mise wuxuu ahaan jiray iciidankii sirdoonka ayaaa ee tigreega u shaqayn jiray ? xog badan oo Kala gadisan qof shacb ahi sidee kU Heli karayaa,? Giraagabyi!!!!
@adoontiialle3162
@adoontiialle3162 4 жыл бұрын
Waxaan arki jiray barigaan caruurta ahayn Markii ilmo ilmo kale ka adkaado oo uu soo ooyo Mid wllkiisa oo ka wayn baa dhihi jiray Kaalay anigaa kuu bajinayee Marka hada axmaaro tigray waa loo bajiyay dawladaana u bajisay
@AliAli-uh5bu
@AliAli-uh5bu 4 жыл бұрын
Ciidanka Sudan ay soo celisay waa kuwa federaalka ee ma aha Tigray
@OmarAHMED-gk1un
@OmarAHMED-gk1un 4 жыл бұрын
dibrisiyoon maaha daalimee xaaranbuukudhalay inbadanoo reeraha kamida curudkuna waa mastarileey baa ahaa kuwaan isuwareeysanayo siay utaageeraan aabahood xaaraanka kudhalay dibrisiyoon mekhaiil waa xaaraan markeey kunmar cirka amaan beena idaacada agasiidaayaan bey halmar oo beena oo isqarina leeyihiin waa daali hahahaha
@cagtamadhige2689
@cagtamadhige2689 4 жыл бұрын
Kulanti wacan nuur iyo jamac galad falaqeyn wacan
@mohammedroble9437
@mohammedroble9437 4 жыл бұрын
Jamaaca saaxiib waan ku salaamayaa
@mohamedibrahim1741
@mohamedibrahim1741 4 жыл бұрын
Ethiopia. Been. Waligeed Kama waynaato Lkn. Beenteedii Waxaa. Soobandhigay Sstv Waan idin salaamay
@hufane4153
@hufane4153 4 жыл бұрын
(Tigree waa Daalimiin waxay gaysteen ayuunbaa laga jarayaa) Murtidaas ayaa ugu qiimo badan waxaad sheegtaan oo dhan.
@OmarAHMED-gk1un
@OmarAHMED-gk1un 4 жыл бұрын
waryaaya oromoo jaamc waa debrisiyoonee lasocda oo iska qabta afsoomaaliga kuwiinayaqaanee kukoray soomaaliya iyo soomaalilandiba hagaarsiiyeen qoraalkeeyga qaarbaa oromada soomaaliga aqriyee usheega asadka abii dibrisiyoon awlaadii uu xaaraanka kudhalaa iskuwareeysanayo jigjiga hahahahahaa
@ubaxelmi2833
@ubaxelmi2833 4 жыл бұрын
Asc
@deqcalideqchannel6256
@deqcalideqchannel6256 4 жыл бұрын
Wcs
@superfun1819
@superfun1819 4 жыл бұрын
Csw
@nurkeyadan355
@nurkeyadan355 4 жыл бұрын
janirale bacha dabale wa oromo jamac
@abdullahiomarali5241
@abdullahiomarali5241 4 жыл бұрын
wuxuu yadhi 3 days baan ku qabnyaa sidaa buu yadhii Abbey sax
@nasraahmed7362
@nasraahmed7362 4 жыл бұрын
Jaajuusyaal kufsi lagudhaley Tigre is this Tigre is that Tigre is nothing. In your head you think they are lion but they are nothing. Get over it aunt stop crying for them
@habibaadan1224
@habibaadan1224 4 жыл бұрын
Jama run ma sheegayo ee waxa uu bubuniya meleshiyadka tigreeda
@sahra4091
@sahra4091 4 жыл бұрын
Waan iskaa rabnaa ee sheekadaa hanagaa qaasiin. lol
@sahra4091
@sahra4091 4 жыл бұрын
Tigrey waa daalimin lakiin axmaro ayaa kaa daalimsaan.
@minetoumina5830
@minetoumina5830 4 жыл бұрын
VIVA ABYSSINIA MACHA ALLAH 🇪🇹🇪🇹🇪🇹
@bilehussien1079
@bilehussien1079 4 жыл бұрын
Dagaalka si cadaalad ah ooga soo warama sida xuseen kurdi
@shan-maalsomali8533
@shan-maalsomali8533 4 жыл бұрын
Amxaaro gumaysigooda ayaa kaxun iyo oromo wax noqota, Tigree haguulaysto
@minetoumina5830
@minetoumina5830 4 жыл бұрын
Somali mechada Ku jog, AMXAR, TIGRÉE,OROMO 3 DU WA DAD IS OGOL
@husseinmohamed6347
@husseinmohamed6347 4 жыл бұрын
Kani wa Weceladi Tigreega
@shan-maalsomali8533
@shan-maalsomali8533 4 жыл бұрын
Husen maxamed dhilaa kudhashay ma Amxaaro ayaa taageerasaa duliyahaw, dagaalada somali iyo xabashi udhexeeyay miyaad ilawday Gumaysigooda xataa dadka ayay cashuuri jireen
@muhammadsheikh676
@muhammadsheikh676 4 жыл бұрын
Magaalo wa la qaban kara lkn suasha muhimka waxay tahay ma hayn kara? Maalmaha so socda amxaaro waxay kuso jeesaneysa abbey axmed karfantisa ha diyarsado
@aminafouad5097
@aminafouad5097 4 жыл бұрын
Martha ba run
@somjuuni
@somjuuni 4 жыл бұрын
Nuurow, prof Gallad 3bil ka hor ayuu sii sheegay
@abdirahmanmohamed-rx9hn
@abdirahmanmohamed-rx9hn 4 жыл бұрын
Waxaan maqlayaa sudan ayaa dhabar jabisay ciidamadii tplf ee maxa ka jira bal iga qanci
@abdirashiddaud5778
@abdirashiddaud5778 4 жыл бұрын
Tigreegu waa guuleysan doonan dagaalkuna waa soconayaan dharaar iyo habeen ciida ayaa hiilis
@MegaKeenadiid
@MegaKeenadiid 4 жыл бұрын
Guusha Tigreedu maxay kuu Soo wadaa ma fircoonkii Ina iley ee kilalka u sameeyeen baad u xiistay
@abdirashiddaud5778
@abdirashiddaud5778 4 жыл бұрын
@@MegaKeenadiid axmaaro iyo tigree waa isku mid laakiin waa iney isku dhamaaden ayeey dani inoogu jirtaa
@MegaKeenadiid
@MegaKeenadiid 4 жыл бұрын
@@abdirashiddaud5778 I agree
@abdhassan8795
@abdhassan8795 4 жыл бұрын
Tigress dilmoodii miyaad u xiisteen
@cadeguhadd1571
@cadeguhadd1571 4 жыл бұрын
Ina aaboow tigree iyo axmaro mid fa ido nooma leh
@83587
@83587 4 жыл бұрын
Waa runtaa ee Allaha isku baabi iyo Soomali galbeedne hatashato oo ha is uriiriso
@OmarAHMED-gk1un
@OmarAHMED-gk1un 4 жыл бұрын
waaidaacadii tikreega iyo tikreega ilmo adeeradood viva oromo
@maxamedaxmed9570
@maxamedaxmed9570 4 жыл бұрын
Shacabkuse wxay gesteen Jamacaw ma ogine Kareb baanku odhanlahaa
@ismahanali4625
@ismahanali4625 4 жыл бұрын
SSTV/TPLF
@hooyoqaalichannelaxmedwaxk1755
@hooyoqaalichannelaxmedwaxk1755 4 жыл бұрын
Tigreeyow nabsigu waa wareegtee ninba waa maree markiina xijiya markiina xijiya markiina xijiya
@ahmedhussein4464
@ahmedhussein4464 4 жыл бұрын
Dadkaan Africa anagaay rabaan wax walba iney inoo sheegaan ma Ethiopia ayaa heysatato diyaarado magaaloyin oo dhan dukumdaakun ka dhigi karta
@mohamedabdirahman5840
@mohamedabdirahman5840 4 жыл бұрын
HALKAY KASOO WARAMAAN LABADAN NIN
@cabdirisaaqxuseen2043
@cabdirisaaqxuseen2043 4 жыл бұрын
Asc sstv jamac galad waxan raba inan saxo general bach dabale inusan eheen amxaaro u yahay oromo dhalad ah wayo magaca dabele waa waluuqa oromada warkas iska sax saxiibow
@abdirashiidali8692
@abdirashiidali8692 4 жыл бұрын
Jaamac IYO NUUROW WAA IDIINKA MAHAD CELINAYNAA HAWSHA ADAG EE NOO HAYSAAN..WAA IDIN SALAAMAYNAAA
@alihashi2958
@alihashi2958 4 жыл бұрын
Geediga wadaay Somali weyn
@superfun1819
@superfun1819 4 жыл бұрын
Tplf. Somalia teey ugeesatey allaha ka so saaro. Snm iyagaa abuureey. 😊 Snm allaha nagaa saaro laascanood
@mubarakmahamuod9162
@mubarakmahamuod9162 4 жыл бұрын
Naacle adeer waliba way idin wasi SNM
@yusufali2900
@yusufali2900 4 жыл бұрын
Tplf siyaad barre ayaa sameeyay taariikhda dib u raac
@superfun1819
@superfun1819 4 жыл бұрын
@@mubarakmahamuod9162 😁😁maxaaad wax wastaa. Dhulbahantee indho idiin aahe. 😄 Ina kore saad uga danbeeysan u jeedah Mj ayaad ka cabsaneeysan
@superfun1819
@superfun1819 4 жыл бұрын
@@yusufali2900 Xaage ka aqriiseey. Aniga snm iyo usc ssdf tplf iyaga sameyeey
@muqtaarcabdiaziiz7476
@muqtaarcabdiaziiz7476 4 жыл бұрын
Waad waalan tahy snm iyo tblf col ayay ahaayeen Midna Siyaad bare ayaa taageri jiray waa tplf Midna amxaaro ayaa taageri jirtay waa snm
@ugaskawadanka2623
@ugaskawadanka2623 4 жыл бұрын
Eriteriyanku waa somaliland oo kale. Waa sidii somaliland ONLF ama ogaadeen ku ahaayeen. Waa isku dad laakin hmmmmm
@odeyqodax6437
@odeyqodax6437 4 жыл бұрын
Asc waa ayaandaroo weeyene in cidankii dowladii Fadaralka oo goobjog ah in lafadhateysto magaladii maqale waxad moda in labadale dagale ka dheexeye ma ma moodii dalkii Etopiya
@minetoumina5830
@minetoumina5830 4 жыл бұрын
DULKA ABYSSINIA-HABASHA-ETHIOPIA LA YIRAHDA, DADKUNA WA MID MA KALA JABEYANE BARAKA ALLAH HOUMA BIL HABASHA 🙏 💪💪💪 ❤❤❤ 🇪🇹🇪🇹🇪🇹
@mamaaasiyo7315
@mamaaasiyo7315 4 жыл бұрын
Matigree baa wax macquula ka hadla??????kkkkkkk sheekooy ku nacay
@ismahanali4625
@ismahanali4625 4 жыл бұрын
WAA RAG HUNGURI QAADAY. 2BO DOQON OO BEENTA KA SHAQEYSTA. WAXAN JIRIN BAY SHEGAN. TUGTI RER CABDILLE EE INA ILLEY TABABARAY AYA ETHIOPIA RABA INY BURBURIYAN.
@mahadmohammudsh8957
@mahadmohammudsh8957 4 жыл бұрын
Aad ayaad ugu mahadsantihiin mudadaas bisha ahayd. Maalmahaan falanqayntu wey yarad jamacoow. Horumarkaas aad sheegtay waan soo dhaweynaynaa
@mcnhoyo1734
@mcnhoyo1734 4 жыл бұрын
Ugu yaraan 100 000 oo qofna waaa dhinteen labo jibeerkeedna waaa dhaawacmeen 100 000 waaa qaxeen intaas buu ku guuleystey abaya axmed
@suldaankaahmed2445
@suldaankaahmed2445 4 жыл бұрын
Baalja Dhabala waa Nin Oromo ah
@kamaladan6122
@kamaladan6122 4 жыл бұрын
Jamaca galeed ......zxp somalidu iskaa Duucaysate dhaaman shaacbak somalid isjecaalad aniigu waN jeecelahay somaliywaynie
@cmarabadid8457
@cmarabadid8457 4 жыл бұрын
Iaqwi waxaan ahayn mahaysid
@cilmimediafilms9580
@cilmimediafilms9580 4 жыл бұрын
Waar oromadu halkay ku socoto maan garan xabashi qaaqaawana waa kuwaa biliqaysanaya maqale
@abdihakimmohamud9373
@abdihakimmohamud9373 4 жыл бұрын
""Kun ayaa u yar kun ayaa u wayn"Erat bixnada Jaamac waa qaybta ugu muhiimsan ee aan udaawado barnaamijkan falanqaynta sidoo kale Nuur ayaa isna ah lafdhabarta barnaamijka oo Jaamac iyo Nuur haddaanay labadoodu qaadaadhigayn Falanqaynta barnaamijku markaa ma dhama!
@OmarAHMED-gk1un
@OmarAHMED-gk1un 4 жыл бұрын
wadawgaan jaamac iyo kurayadiisa uusoo kaxeystose maoga kkkk
@abdirashiidali8692
@abdirashiidali8692 4 жыл бұрын
Jaamacow dariiqadi runsheega ahayd Ma dadka kaa bedelay..tigraay guulahooda waa muuqdaan ugaas
@MegaKeenadiid
@MegaKeenadiid 4 жыл бұрын
Meesha ma agoontii Tigrey baa KU jirta, waaxay guusha Tigree gaadhay?
@yahyajama8319
@yahyajama8319 4 жыл бұрын
Amxaar huuro weyn iyo intii hiil ku raacda, (gabey hore)
@OmarAHMED-gk1un
@OmarAHMED-gk1un 4 жыл бұрын
ufilimaayo 10 qarni oo soo socda iney itoobiyo soo haweysandoonaan
@queenja5138
@queenja5138 4 жыл бұрын
Amxaro gajesan oo calan aan laa aqonin laa ordaysa ethopia kama dalinaso. 🙈🤣🤣
@maxamedaxmed9570
@maxamedaxmed9570 4 жыл бұрын
Nimankii ONLF na wxaan leeyay say isku dhamaan Axmariyo Tigregu
@cabdisalaanomar2964
@cabdisalaanomar2964 4 жыл бұрын
Wariyauaal sharafleh oosomaaliyeed takalewaanhubaa in aby axmed axmaarowaxkaqabandoono lkn waa igudaahy
@mohamedntube4598
@mohamedntube4598 4 жыл бұрын
Waxaan fiicnaan lahayd inaad kusoo dartaan warbixintiiba muuqaalo
@MrMohamud78
@MrMohamud78 4 жыл бұрын
Jaamac waa geesi aan gaban, dhexda ayuu soo dhigaa wax jira.
@dahmuse8775
@dahmuse8775 4 жыл бұрын
Aad baad isku badasheen.
@bilehussien1079
@bilehussien1079 4 жыл бұрын
Taageero. Tigre weeyaan jaamac
@المؤمنوالواثقباللهوبرسولاللهأب
@المؤمنوالواثقباللهوبرسولاللهأب 4 жыл бұрын
الحمدلله رب العالمين جميع محامده حمدايوافي نعمه ويكافئ مزيده ويدافع نقمه أبدا في الدارين أبدا عددخلق الله ورضى نفس الله وزنة عرش الله ومدادكلمات الله ابدا في الدارين أبدا وأشكرالله والصالحين جميعاجميع الشكرعلى جميع النعم كذالك أبدا في الدارين أبدا عددخلق الله ورضى نفس الله وزنة عرش الله ومدادكلمات الله أبدا في الدارين أبدا
@OmarAHMED-gk1un
@OmarAHMED-gk1un 4 жыл бұрын
afkii maqale oosoocanwaaye jaamac iyo kawareeysanayoo ah kuray dibrisiyoon dhalay
@AliOmar-mn8yb
@AliOmar-mn8yb 4 жыл бұрын
Waar kan suu ubartay dhakhtar buunoqon karay intuu Ethiopia siyaasadeeda
@abdullahiahmed3724
@abdullahiahmed3724 4 жыл бұрын
hhhhhhhhhhhhhhhhhh , waa axmar wayn weyan 🤣🤣🤣🤣🤣😂😂😂😂😂
@mr.socdaal1433
@mr.socdaal1433 4 жыл бұрын
Wcs
@mohamedabdirahman5840
@mohamedabdirahman5840 4 жыл бұрын
WALAAALO LABADAN NIN HALKAY KUSOO WARAMAAN
@yooniskaahiye3708
@yooniskaahiye3708 4 жыл бұрын
wan idin salmaya jamac iyo nuur madaamo ood xogo rasmiya ad nosogud
Cheerleader Transformation That Left Everyone Speechless! #shorts
00:27
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 16 МЛН
СИНИЙ ИНЕЙ УЖЕ ВЫШЕЛ!❄️
01:01
DO$HIK
Рет қаралды 3,3 МЛН
“Don’t stop the chances.”
00:44
ISSEI / いっせい
Рет қаралды 62 МЛН
FURDUG WAA LA SOO JABAY JAB AAN CAADI AHAYN (5430)
23:35
shantasoomaaliya1
Рет қаралды 7 М.
Axmaarada oo qax kii ugu daraa abid wajahaysa iyo jamac galad oo karbaashay
16:43
Cheerleader Transformation That Left Everyone Speechless! #shorts
00:27
Fabiosa Best Lifehacks
Рет қаралды 16 МЛН