Madaxweyne Biixi Oo Dhoolatus Ka Dhigay Xaafadaha Hargeysa iyo Jewigii Caawa ee Jidadka Caasimadda

  Рет қаралды 8,583

Hargeysa Today

Hargeysa Today

23 күн бұрын

Madaxweyne Biixi Oo Dhoolatus Ka Dhigay Xaafadaha Hargeysa iyo Jewigii Caawa ee Jidadka Caasimadda
*** Subscribe, Like, Share and Comment on Our Videos **
/ @hargeisatoday
#ShopwithKZbin

Пікірлер: 52
@elhanweera2435
@elhanweera2435 21 күн бұрын
Inshaallaahu guuuuuuuul ilaahay ba Ina xafidi
@dauuddaaauud8339
@dauuddaaauud8339 21 күн бұрын
Guuuuul aabo muuse
@user-ms2hu5jp7i
@user-ms2hu5jp7i 21 күн бұрын
Guuul guul Sla jeceliyaa dad Kayga SOMALILAND ❤❤❤❤❤ Ala Dhiiga
@yasirfarah399
@yasirfarah399 21 күн бұрын
Mashalla ❤ Guull JSL
@xaajimasaleh8837
@xaajimasaleh8837 21 күн бұрын
Qac baa ka yeedhey cafowgii gudaha iyo kii dibada wey baqtiyeen somaliland guul forever insha allah❤❤❤❤ madaxweynaha somalikand doorashada soo socota insha allah waad ka guuleysan eyda naga daba ciyeysa❤❤❤❤
@xaqudirir244
@xaqudirir244 21 күн бұрын
Huuno ina gaaniyow ma afarta caruura een intoda badani qaan gaadhin ee iyaga iska tumanaya la dhex kenay muuse ayaad sacab kooda guul u haysata muxuu qabyay aan ahayn qaran dumis muuse oo aad ugu habalyanaysa gabilay na inaad bilaa abaal tihin kaad cadaw ku sheegaysa kuu keenay haday gobol noqoto
@xaajimasaleh8837
@xaajimasaleh8837 21 күн бұрын
@@xaqudirir244 habeena maad jirin xageed joogtey markuu madaxweyne muuse ahaa wasiirka arimaha gudaha taariiqda soo baro ilaahey baa gabiley siiyey guusheeda xaqna wey u laheyd waxaa saxiixey madaxweyne muuse biixi iyo golahiisa wasiirada cadowga gudaha iyo adiguba huubooy horaad u jabtey wadani xirsiyo gaab iyo candho cirro iyo tuug xaashiba waa laga badiyey car soo hel taariiqda somali ama somaliland madaxweyne shacabkiisa sidaas u dhex socda dhamaanba degmooyinka dalka tagey cirro markuu gudoomiyihii baarlamaanka ahaa waakii diidey ansixinta baarlamaanka
@hassan-mp1pk
@hassan-mp1pk 21 күн бұрын
Free 450 in jail lasacanod kuu jiraa
@dauuddaaauud8339
@dauuddaaauud8339 21 күн бұрын
Republic of soomaliland government guuul caalamiya hanbalyo soomaliland guuuul
@khaliifabdi8139
@khaliifabdi8139 21 күн бұрын
Mwaynaha, mayarka, madaxda Kale iyo shicibkan iyo rer sland Guud ahaan wan slmyaa
@user-ms2hu5jp7i
@user-ms2hu5jp7i 21 күн бұрын
Qac baa ka yeedhsy ❤❤❤❤❤😂
@FarxanMohamed-er9mu
@FarxanMohamed-er9mu 21 күн бұрын
Maashaa alaah. Xaasidka ishiisaha Alaha idin Ka xijaabo Wlhi xaasid ma Liibaano Maashaa alaah
@fadumojamac2415
@fadumojamac2415 21 күн бұрын
Masha Allah hambalyo somaliland ❤
@user-yy8jw1pr7b
@user-yy8jw1pr7b 21 күн бұрын
Muuse. Biixi. Cabdi. Geesi. Qaran❤❤❤❤❤❤❤❤
@hassan-mp1pk
@hassan-mp1pk 21 күн бұрын
Tuugaa Ina biixi dhulbahante Kaz dhigay oromo
@FarxanMohamed-er9mu
@FarxanMohamed-er9mu 21 күн бұрын
Maashaa alaah. Maashaa alaah Maashaa alaah Horey usocda Reer soomaalilan Ilaahay ha idin xafido Nabada iyo barwaaqada aad heysataan
@Jumu-rb5bi
@Jumu-rb5bi 21 күн бұрын
Keep it up. Kudos.
@aminaosmanawad8575
@aminaosmanawad8575 21 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@saynebxasan9049
@saynebxasan9049 21 күн бұрын
Halyeey qaran muuse ciiltire🤍🤍❤️❤️❤️💚💚💚🤍🤍🤍🤍🤍❤️❤️❤️💚💚💚💚💚💚❤️❤️❤️🤍🤍😇😇😇
@hassan-mp1pk
@hassan-mp1pk 21 күн бұрын
Ina askar dhadiga isaaq laa soo bixi lahaa
@hassan-mp1pk
@hassan-mp1pk 21 күн бұрын
Dhulbahante kaa dhigay oromo tuugaa Ina biixi
@nathra7351
@nathra7351 21 күн бұрын
❤❤❤guuul somaliland cadowga madaxweynuhu hajabo ishalah
@fatoumamohamed171
@fatoumamohamed171 21 күн бұрын
❤❤❤❤❤guul iyo gobonimo
@zainabdirir8818
@zainabdirir8818 21 күн бұрын
🎉🎉🎉🎉🎉🎉❤❤❤❤❤❤❤❤❤ guuuuul SLND ALLOOW jebi cadawga SLND aamiin yaarabbii 👍🙏👍🙏👍👍🙏👍🙏👍👍🙏👍🙏🙏🙏♥️🙏🙏♥️🙏🙏♥️
@najmaxamda4026
@najmaxamda4026 21 күн бұрын
Libaax mooge noolow jir oo joog aamin dad waxa u liita tarnkii habar iyo tafiirtii cay sllka ha ku xiftiyo nacabka somaliland ha ka qabto
@user-mk4nu5qm2s
@user-mk4nu5qm2s 21 күн бұрын
Viva somaliland
@khaliifabdi8139
@khaliifabdi8139 21 күн бұрын
Maya mwaynahaga inad so Dhawayso tagerto waa sax Wana diiniyan, lkn aabbo Cid aan abbahaa ahayn Ma odhan kartid cinda Shareca halla iskajiro
@heroes_day_May_31
@heroes_day_May_31 21 күн бұрын
🤣🤣🤣 Goormaad noqotay shiikh fatyowda? Daliilkaagu waa maxay?Jaahilnimo lagagama jawaabo arrin diineed
@umalkhymohamed7492
@umalkhymohamed7492 21 күн бұрын
Mansha allah geesi yoo qaran shacab Iyo madexweyne nacaabka baabiya cadowgi qalbadi baash ❤❤❤❤
@hassan-mp1pk
@hassan-mp1pk 21 күн бұрын
Ina biixi tuugaa laa dhigay oromo 2023
@umalkhymohamed7492
@umalkhymohamed7492 21 күн бұрын
Cilaan maxade kaa badeliye karta maskin cilaaan manto kaale uma joojino nin sakaraad tahaaye oo laa cilaaaye 😅😅😅warkagu waa Anne oye al babada ii xiidha yaan laga daremin ina bixi ayaa iska kaa Lee ilaa qiyamaha 😅😅😅😅
@hassan-mp1pk
@hassan-mp1pk 21 күн бұрын
@umalkhymohamed7492 go free 450 jail lasacanood kui jiraa Ina biixi tuug fulay kkk free cidankaa somaliland
@umalkhymohamed7492
@umalkhymohamed7492 16 күн бұрын
@@hassan-mp1pkoromo ayada iska kaa Lee dhilo huwan qalbadi bash 😅😅😅 2000 oo huwaan ah beerihi gabiley noo fasha loodi darood ayaa jelasha noogu xeraysan huno qalbadi bash😅😅😅 kuwa maa iloowdey
@hassan-mp1pk
@hassan-mp1pk 16 күн бұрын
@umalkhymohamed7492 listen inkaa noqday oromo 2023 dhulbahante inkaa dhigay oromo
@nathra7351
@nathra7351 21 күн бұрын
Madaxweynaha kanhadhay. Maaha gx Maayer mooge waa lagu khasaaray garac awalba kuwii meherka kundhashay baa mnu arkeynayaa mise garac dadkii kudoordmtay waay kugu khasaareen
@hassan-mp1pk
@hassan-mp1pk 21 күн бұрын
Dhulbahante kaa dhadiga tuugaa ina biixi oromo
@FarxanMohamed-er9mu
@FarxanMohamed-er9mu 21 күн бұрын
Wlhi dad wngsn ayaa Xukun yaqaana Dameer cawska cunaa Maamul wax Kama yaqaana
@roodanuur461
@roodanuur461 21 күн бұрын
Maashaallah waan 😂😂 somaliland naabadina ilaaliya waata maadaxa wiini haalka haabeen iniimo idiila ciiyaaraye
@YaasinMaxamud
@YaasinMaxamud 14 күн бұрын
Xasan sheekh sidaa shacabkiisa muqdisho ma u dhex qaadi karaa u maleyn maayo inuu sidaa yeelo
@hiddowacan811
@hiddowacan811 20 күн бұрын
Odaygiiba waa caatoobay waayo gunbaa riftay
@bakarelmi6112
@bakarelmi6112 21 күн бұрын
Musse Musse 💯💯🫡🫡
@hassan-mp1pk
@hassan-mp1pk 21 күн бұрын
Free 450 cidankaa
@Hoodohandi
@Hoodohandi 21 күн бұрын
Cadawgu ha jabo
@hassan-mp1pk
@hassan-mp1pk 21 күн бұрын
Oromo 2023
@hassan-mp1pk
@hassan-mp1pk 21 күн бұрын
Dhulbahante kaa dhigay oromo
@mahdibahdoon9742
@mahdibahdoon9742 21 күн бұрын
Kkk waa oroma dii laga soo kiraysray itoobiya ee baryahan dahabshiil ku ququlayay..🤣🤣 Cabdiraxman Ciro marka uu soo koco aya lagu kala bixi doona Guul Wadani 👍💪
@makebravo7133
@makebravo7133 21 күн бұрын
CIRO WAA JILEEC MALO BAAHNO SHAME FROM GALMUDUG
@hassan-mp1pk
@hassan-mp1pk 21 күн бұрын
​@@makebravo7133dhadiga isaaq ahaa dumar dadka loo soo dayay makhnuud Ina askar
@xaqudirir244
@xaqudirir244 21 күн бұрын
Caruurta yaryar ee meesha ku dabaal dagaysay ayaa lagu soo dhex tuuray waar intaasi somaliland wax ka badalimayso kuwaa abo haya ayaa bari qofi ugu riden c
@mohamedqaray847
@mohamedqaray847 20 күн бұрын
viking *(Wcb)2 bullring ppe24/25 elite(eagle-eyed)vstv.
@harunmusse153
@harunmusse153 21 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
@aminaosmanawad8575
@aminaosmanawad8575 21 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤
Gaardiska Ciidamada Kala Duwan ee Jamhuuriyada Somaliland.
38:38
Horn Cable Tv
Рет қаралды 62 М.
Шокирующая Речь Выпускника 😳📽️@CarrolltonTexas
00:43
Глеб Рандалайнен
Рет қаралды 11 МЛН
Как быстро замутить ЭлектроСамокат
00:59
ЖЕЛЕЗНЫЙ КОРОЛЬ
Рет қаралды 12 МЛН
КАРМАНЧИК 2 СЕЗОН 5 СЕРИЯ
27:21
Inter Production
Рет қаралды 604 М.
IRAN NUCLEAR LA'AAN MA JIRI KARTAA?  SINWAAR OO SOO HADLAY
18:13
BRIT SOMALI TV
Рет қаралды 34 М.
Шокирующая Речь Выпускника 😳📽️@CarrolltonTexas
00:43
Глеб Рандалайнен
Рет қаралды 11 МЛН