Madaxweyne CIROW ma Danaha JABUUTI & MUQDISHO ayanu kaala Shaqayna: Aqonyahan Hassan Yusuf

  Рет қаралды 6,576

Ubaxle Media 24

Ubaxle Media 24

Күн бұрын

Пікірлер: 43
@deqaabdi1846
@deqaabdi1846 17 күн бұрын
Mansha allaah muxuu ruun sheegay hasan noloow ❤️❤️👏👏👏
@jamalskp7280
@jamalskp7280 17 күн бұрын
WAXBAA SALAGLE RABOW SAHAL AMUURAHA
@AshaQaalib
@AshaQaalib 17 күн бұрын
Maansha Alla, Mujaahid Abdirahman Ubaxle Rabi Haku Xiftiyo, Mujaahid Hassan Yusuf Hadal waad dhamaysay oo ma hadhin hadal lays yidhaahdaa waa haday Ummaddu caqli leenahay.
@CamuudAwed
@CamuudAwed 17 күн бұрын
Waa Inaynu Nimankan dhagarahooda aynu si dhaqso badan u fashilinaa insha Allah Gudoomiyaha Suti Gaashaan Ibraahin Caydiid na Weynu la kaashan doonaa waxaynu bilaaban doonaa kacdoonadeenii Shacab Iyo Mudaharaado Waaweyn
@abdiali6611
@abdiali6611 17 күн бұрын
Waa yaaaab!!
@CamuudAwed
@CamuudAwed 17 күн бұрын
Inna Ubaxlow Arintu Hadal soo dhaaftay Kooxdan Inna qabsatay Uma Eka kuwo marnaba ka Shaqaynaya Danaha Jamhuuriyadda Somaliland wey Cadahay taasi waa Niman Cadaw gooda Cadaw ga Dal Kooda iyo Dad koodu ku Qanciyey in ay Gunimo yeelaan Oo gunimo Qaataan Sidaa Darteed Maaha in aynu Chance Intaa ka badan siino maanta wax ka qabasha doodu wey dhaw dahay waxaa Iman doonta maalin ay wax ka qabasha doodu macno inoo Samaynayn Oo ay wax kasta innaga kharibeen Ama ay Inaga Nijaaseeyeen Cadaw geenana ay Chance fara badan siiyeen waa aynu is Abaabulaa hadaynu Shacab weynihii Jamhuuriyadda Somaliland nahay Oo Aynu nahay hadii shacab weynaha Jamhuuriyadda Somaliland nahay kuwii wax ka Xumaanayeen Masiir koodii Dawladnima doodii iyo Jiritaankoodii lagu cayaarayey Oo ay tuug iyo haayiriin Cadaw geenu soo carbistay doonayaan In ay Masiir kii Jamhuuriyadda Somaliland Ee kumaan kun ka Nin u dhinteen horteena doonayaan in ay tuugtaa iyo haayiriin taa cadaw geena u Adeegayaa ku Xaraashaan taasi waa inoo doqoniino e waa in Aynu Abaabulaa Kacdoono iyo Mudahaaraado Waaweyn Oo aynu ku kals didinayno tuugta Iyo khaa'unul Wadaniyiinta taladii Somaliland sida fudud Ugu gacan gashay waa In aynu dhamaan Gobolada iyo Degmooyinka Waaweyn Ee Jamhuuriyadda Somaliland Mudaharaado Waaweyn ka dhignaa shacab Cadhaysana la Abaabulaa sidoo kale Xisbiyadda Mucaarad ka ahina Mudaharaadadaa Waaweyn Ee shacab ku Asbuucii ba laba jeer dhigayaan iyagu Horaan qaadaan sidii Tuugta Isbedel doonka Innagu qiyaanaysay itaguba yeeli jireen Guul iyo gobanimo Jamhuuriyadda Somaliland ✅💚🤍♥️
@KayseHuriye
@KayseHuriye 16 күн бұрын
Ku.Scw.Scw.Scw.Scw.Scw.Scw.❤❤❤❤❤❤❤❤🎉🎉🎉🎉🎉🎉🎉
@Farax_mm
@Farax_mm 17 күн бұрын
Ubaxloow cid aan alle iyo idinka Oo afartiinaa qof ahayn😢malihin😢walaalayaal nadifaaca😢😢😢
@ZahraIbrahim-vp2ez
@ZahraIbrahim-vp2ez 17 күн бұрын
Waa laogaday mantaa wixi shaley la didsanaa wadani somalia ayu inaguwadaa
@jamuuriyadasomalilandhanoo4591
@jamuuriyadasomalilandhanoo4591 17 күн бұрын
ADERR DALKA WAA IN LAGA DIFAACO CIRO IYO KOOXDIISA ICTISAAM HOTAANU USII SHEEGNAY LAAKIIN BAGAAD NALA ARAGTEEN
@IdrisXusen
@IdrisXusen 17 күн бұрын
Ciro danta jabuuti buukajecelyahay ta somalilan
@NimaIbrahim-p8f
@NimaIbrahim-p8f 17 күн бұрын
Waa yaab somaliya maxaa yala
@Qodax-x7i
@Qodax-x7i 17 күн бұрын
Guul Somaliland cadow geeduna hajabo ha dhaco !
@nathra7351
@nathra7351 17 күн бұрын
Somalia iyo jabuuti iyo cadowkastaba ilaahay baa ka weeyn. Guul somaliland ciro. Ilaahay dabaylaha haynaga raaciyo oo waa la waayeyuun hakays yidhaahdo ishalah balaayo haloo soo diro ciro ishalahu
@Suad-w8b
@Suad-w8b 17 күн бұрын
Hadaanu reer London nahaay wanau is abaabu leeyna sidii anu uga qab qadaal laheen isuu taag badbaadad dalkii idiin is abaabua inder reer outside London oo dhan
@mohamedhuasein3712
@mohamedhuasein3712 17 күн бұрын
❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤❤😂😂😂😂😂😂❤❤❤❤❤
@JanoAbdirahman-k2v
@JanoAbdirahman-k2v 17 күн бұрын
Ciro wuxuu rabaa inaynu danaha jabuuti la difaaacno Somaalilandna la dumino
@ibrahimahmed7444
@ibrahimahmed7444 17 күн бұрын
KOOXDA DOWLAD KU SHEEGTA DILAALINTA AH EE CIRO MUNAAFAQ WAXABA QALAD AH IN LA SUUGO 100 MAALMOOD (3 bilood) RUNTI.
@IbiEntertainment
@IbiEntertainment 14 күн бұрын
Oo ma waxaad dooni lahaa inuu danaha Ethiopia 🇪🇹 uraysa ka’shqeeyaan 😂 😂😂😂 nacalatullah calaykum iyo wixii Ethiopia 🇪🇹 aaminsan ilaahay ayaan kabaryayaa in Gowraca Oromada ilaahay uu inoo’soo dadajiyo walahi Hargaysaan bakhtigooda wadhaynaa inshaAllah dhalinteena Reer Somalilanderna diyaar ayaan nahay in Ethiopia 🇪🇹 aan howdka ka’soo ceshano oo Jihaadd aan lagalno Ethiopia 🇪🇹 walahi wayna Iman goor aan fogayn InshaAllah 🤲🏼🤲🏼🤲🏼 Badeenuna maaha kiro iyo iib nacalatullah calaykum Orom iyo maalgala tufuuuu calaykum 🇪🇹🇮🇱🤧🇰🇪🇪🇹🇮🇱🗑️🇺🇸🇪🇺🇬🇧🇹🇷🇦🇪🇪🇺🇪🇬🇮🇱🇪🇹
@Jumu-rb5bi
@Jumu-rb5bi 17 күн бұрын
Still Ciro's policies are but needs more benefits of the doubts as yet too early for premature accusations. IOG backed by France. What bilateral relationships between Somaliland proper and France? Somaliland proper have many friendly countries.
@ilhanhassan9813
@ilhanhassan9813 9 күн бұрын
Walaahi lagama yeelayo in dib loo noqdo oo afar qof oo caada qaate ahi lacag ku soo qaataan
@ZahraIbraahim-e6p
@ZahraIbraahim-e6p 10 күн бұрын
SL gurmad bay rabta
@xarirmaxamed9291
@xarirmaxamed9291 17 күн бұрын
WALAAHI WAA RUNTII MA WAXAANU LADIFAACNAA DANAHA JABUUTI TAASI DHICI MAYSO EE WAANU TUSI WAXAANU SAMAYN KARNO
@brbynulolilumu
@brbynulolilumu 17 күн бұрын
Hala sameeyo mudaharaadyo oooga soo horjeedo ciro iyo cadoow kallkaalka
@IdrisXusen
@IdrisXusen 17 күн бұрын
Heshiiska itoobiya madaxwayne ciro ayaakatirsaday madaxwayne muuse
@mohamedhuasein3712
@mohamedhuasein3712 17 күн бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😢😢😢😂😂😂
@Qodax-x7i
@Qodax-x7i 17 күн бұрын
Boqorka Aboorka kkkkkkkkkkkkkk Kkkkkkkkkkkkkk Alylehe Cirro waa Madaxweynaha Aboorka!!!
@rodahashinur
@rodahashinur 16 күн бұрын
Kkkkk waalahi aboorbaa ina helay lakiin rabi iyo ragbaa jooga way hagaagi
@djoharaabdi5480
@djoharaabdi5480 17 күн бұрын
Cirro muxu uhadlilayay wa yaabe .?way iska cadahay in oo faqaash faqaash dhashay lajiroo Allow sahal amorahaa
@khaliifabdi8139
@khaliifabdi8139 17 күн бұрын
Maye kalashaqaynmayno
@sabahgoth1081
@sabahgoth1081 17 күн бұрын
Waar Reer Somalilnadooooow inga Qabtaa Xukumadan. Somalilnad Gargaar bay u baahantahay
@MuuetoJopir
@MuuetoJopir 14 күн бұрын
Raga dibadahu haka shaqeeyaan ciriraafka haka shaqeeyaan sidey uga shaqenayaanwaxa soo socdaa la ogyahey wuxuu ku soo casuumey xamar iyo jabuuti ciro waa nin jilicsan
@Jannah-m4o
@Jannah-m4o 17 күн бұрын
Sakaaro xaar muuq day aas aas taa ciro nin ciil u qaby wadan kiisa siduu u bur burinayo way cadahy wadan ku gurmad ayuu u baa Han yahy ilaahow noo gar gaar
@NimaIbrahim-p8f
@NimaIbrahim-p8f 17 күн бұрын
Wadanka hala difaco mar hadii waxii loo dortay ay ka baydheen nala majara hababin mayo ayagaa fudud. Umada ha ka hor baydhaan
@abdusalansaleban7339
@abdusalansaleban7339 17 күн бұрын
Dulliyohow gaboobey dubjirka ah hooyadaa dullinimada kawas yaakeleb ubaxle yaanijaas
@Sharmarke-h1z
@Sharmarke-h1z 16 күн бұрын
Waxa soo cay ii waxa weye maxa la noo fahmay 😂😂😂😂
@brbynulolilumu
@brbynulolilumu 17 күн бұрын
Wadani wuu fashilmay war reer somalilnd gacmaha is qabsada oo ilaashada QARANKNA NABADIINA CADOOWGANA MEEL UG A SOO WADA JEESTA WAA LOO SOO HALGAMAY XORNIMADA HAYSATAN MAANTA DADBAA KA XUN RABI HA JABIYO CADOOWGA SLAND
@IdrisXusen
@IdrisXusen 17 күн бұрын
Waxa cabanaayay dad lasamaysday
@ilhanhassan9813
@ilhanhassan9813 9 күн бұрын
Wasiirka arimaha dibada ma arko barwaaqada ay reerkoodu ku haystaan soomaaliland Waxa maskaxdiisa ku jirta in uu minoraty ka yahay soomaaliland markaa iyada oo dunta ayuu ka jecelyahay Laakiin haddi koonfur xitaa lagu biiro wali minorty ka sii daran kii hore ayaad noqonaysaa
DEG DEG CULUMO CAAN AH OO INKAARAY XASAN SHEEKH & DIL LOOGU HANJABAY
17:23
Zaki honest Official
Рет қаралды 1 М.
Quilt Challenge, No Skills, Just Luck#Funnyfamily #Partygames #Funny
00:32
Family Games Media
Рет қаралды 55 МЛН
1% vs 100% #beatbox #tiktok
01:10
BeatboxJCOP
Рет қаралды 67 МЛН
MW XASAN SHIIKH OO KU BOODAY GUDDOOMIYA AADAN MADOOBE
shantasoomaaliya1
Рет қаралды 273
Xanuun Halis ah oo laga qaado hilibka xoolaha || Dr Bashiir Cali Biixi
16:55
Masjid Xaaji Cali Biixi Gaalkacyo
Рет қаралды 9 М.
DEG DEG Xassan sheekh oo lasoo qarxiyay Ceebta dhacday yaab
13:12
Konfurgalbed TV
Рет қаралды 4 М.