😂😂😂😂 jamac gacan ayaan kuu taagey.. legend legen dhaley
@muslimlivinglife9341Ай бұрын
Cirkaan kujiraa nacaawiya😂😂😂😂😂😂❤❤
@shh56726Ай бұрын
😂😂😂😂😂
@NimoYusuf-m5iАй бұрын
😂😂😂😂 xasan bahana u wareray somaliya iney nabad noqoto marabo marka ilhy hanaga qabto
@abdullahisaman9582Ай бұрын
Sede mareexaan guuleysta siyadkii wuxuu yiri mareexaanku waa dhool yar oo dhuuxa daarood ah oo dhankey kaa jiraan bee dhaxanu kaa qabane adeer wakaas haween iyo ragbo waa loo guntaday midnimada iyo difaaca jubaland laakin walahay ogaadeen madama ay ka fursad fiicanyihiin walahood mareexaan itobiya ha noqoto kenya ha noqoto iyo jubaland ooy madax ka yihiin yey san ku fiirsan bareesharka xasan dhiiqo gedo ku hayo ugu yaraaran itoobiyo ha ka dhaadhiciyeeno in ay san garoomada gacanta jubaland ka bixin
@hamdijama4508Ай бұрын
Good point
@yahyahassananshur3705Ай бұрын
Waa Rafasho ❤❤😂😂😂
@familjenstvАй бұрын
Hooyooyinka Somaliyeed ilmahoooda ha ka i laalsadaan gurguurte yusan dab uga shidine
caqli xumada xasan sheekh bal inu mareexaan kuyidhaahdo ogaaden dagaal kuqaada war mareexaan iyo ugaaden haday axmed tuuraya iyo haday haysanayaba iyagay utaal ee dhexdoda layskudhufan maayo
@snw9257Ай бұрын
Tafagaabta xagee laga maraya mise waa lamideynaya ?
@IstaahilAli-uy1tvАй бұрын
Waa runta ee allow ee allow naga qabo sharkoda xasan waa fashilmay
@AamaCade625 күн бұрын
Laftagareen oogartay danta koofur galbeed
@siyatamin3003Ай бұрын
Mesha aqli kuma heysine orodo ethiopiayadii laga so fijiyey ku labto
@saidhussein814Ай бұрын
Innaga Saarney ( Xasan Sheikh,) innagaa Saarney ( Axmed Madoobe)......Waa ayo iyaga!!!!...SSDV miyuu ka wadaa, mise isaga iyo midka la fadhiya ee qoslaaya? ....mise koox siyaasadeed ey ka tirsan yihiin? ...
Marexan iyo ogaden Labadaba wa darood ayagaa walaal ah ama kan 100% dheh ama kan aa 60 % dheh
@MohamedAhmed-k1f7mАй бұрын
Ogaadeen itoobiyaan bay leeyhiin,qaarna keenyaatibaan nahayaa leeyahay,qarna soomaliyaa leeyihiin,bal horta ogaadeenay hal meel usku raaco waan idiinku wareernee. Xasan Tuugna meelaan u raacnaa la,nahay. State of Hiiraan
@AbdulahiAli-z3bАй бұрын
Rerka waxaa lagu xantaa caqli majiro waxa iskugu farax san yahiin af xumo iyo gumeesi ayaga isku cinqaabay😂😂😂
@ubah-tb5wlАй бұрын
lol🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣🤣 dal jir u so funny
@ahmedhagi7096Ай бұрын
Doqoni waa kii warmihii walaalkiisa loo tumanayo qod ka tuma.
@abdulqadirmohamed4429Ай бұрын
Kkkkk walee waa ruuntii
@siyatamin3003Ай бұрын
Laftagareen na afkaga najasada ax ha ku so qadin neefyahow neefka ax
@DahabohasanahmedАй бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂 ceel baan ku jirnaa na caawiya
@MawlidRashid-rn5xcАй бұрын
Cirkaan kujiraa nacaawiya
@zahraabdalla7376Ай бұрын
Xasan Trainkiisa waa uu ka dhumay dhabadii toosneed. Fartaag wuxuu ku hadlaayaa afkii Xasan.
@zeinabs678Ай бұрын
Axmed madoobe dadkiisa ayaa jecel ee dulmi kuma joogo Maalin ku ka tago jubaland jiri oo dhan baa kici wexe dulmi ku wada allaah ha kaqabto
@MOHAMUDIbrahim-mz4wvАй бұрын
hees Teena maxaa idin dabadhigey wayaab aa
@hassanosman5496Ай бұрын
Labadan nin kolba ka axmed madoobe ka Soo horjeeda ayay caayaan shalay farmaajo ayay caayi jireen maantana Xasan sheekh soomaali qabyaalad ayaa diin unoqotay.
@baadodhugad4157Ай бұрын
Tiirarka iskaa wax u qabsada lagu dhisay bay Rabaan inay ka jajabiyaan
@nuradinali4156Ай бұрын
Walaaahi Jaamac waad iga qoslsay waana run biyo kamadhibcaan ah laftat gareen oday kadhashay dadkatuugsiga lagu yaqaan ayu kadhashay waxana markgaati kugu filan aadan madoobe oo qacmaha meel kasta hoorsanaayo wax ay badali karaani majirto😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂!!!!!!!!!!!
@IstahilYusuf-gl5ycАй бұрын
Markii horana bilaash baad utaageereysay
@MOHAMUDIbrahim-mz4wvАй бұрын
Vila somaliya wax ka indho adag imasomarin dadka wixii ay kasugayeen oo xog iyo hanti iyo talo ah intey afka marsato bey Iska Imani oo xoog igu kaba ledahey
@Khdarcrashiir96AxmedАй бұрын
Axmed Maxamed islaam dadkiisa ayaa jecel
@Tacaawun12Ай бұрын
Waa nacas fartaag lacagta lagu burburinaayo jubaland may ku dhisaan buundooyinka burbursan mudada sanadka ka badan dhiiqada xassan sheikh iyo kuwa lajiro damacooda xun waa in laga hortagaa, Dan umadeed meesha ma taalo Dan shaqsi ayaa liisku hayaa
@ruqiyaali6596Ай бұрын
Jama galad iyo nuur asc
@SSTV2Ай бұрын
wcs wll
@AbdirazakMahamudMahamedАй бұрын
Xasan waxa uu geshis la soo galay kanbaniyo doonaya inay xeebta juba land inay iibsadaa xeebahas quruxsa badan
Ahmed madoobe gado iyo kismaayo ayuu kala jaray xal malaha arin maleh waan kakacayaa malaha
@saeidsharif6331Ай бұрын
Kkkkkk
@azalikTasfay-zd1yhАй бұрын
hadi runta laga xadalo kg way kasi muhimsantay kismayo lakin waxa kunol kg iyo kuwait talada kaqabta ayaa ax kuwo dameero lararto???????!!!!!!!
@MOHAMUDIbrahim-mz4wvАй бұрын
Jamacow Hana gu dirin reysal wasaare ha yusan nagu istagin aa hesta keliya inu wasiiro argagixisada ahaan jirey qondadena siiyey unbaan ushegey ney sarbab aa Mel kele bad nala aden
Jamac was oday in qabyalad ku duqobay waye ceeb maleh lakin nuur wa nin yar…. Sax Miya inaa ina adeerka oo xil somali oo dhan uhaya inaa casid … axmed madobe oo awalna alshabab aha hadana itopia miciin idontay inaa tageertad … war ogadenow axmaar wa istaqanan amin magalo dhulkini ayu idinku gumaysta waxa kaliya garab idin ah wa somali …qalbigina runta ushega …
@KwzaRHasaNApduLaaaHiАй бұрын
Jaamac gallad runta waadtaabatay
@SarahWarsama-o8uАй бұрын
XASAN KHAAYIN MA RABO IN NIMAN GOBOLO KA TALIYAAN ‼️ KELIGII TALIS BUU U SOCDAA😂. LAFTAGAREENE MA AAMINAYAA XASAN?
@cazzam6193Ай бұрын
Wax yar sug! Dadkan sida ay u hadlayan ma cadi baa?
@daljireali4783Ай бұрын
Wax caadi ah Somalia kama jiraan walal.
@IstaahilAli-uy1tvАй бұрын
Kkkkkkk Kkkkkkk Kkkkkkk
@AbdulahiAli-z3bАй бұрын
War ileen Rena midba midka ugu dhaqanka xun ayay muraayada soo hot farisiyan bal eg antan Dalan e kala waregsan hada afxumada an la xishoonin dhaqan ka weryahay rerka miyaa intaasi dhafi waaye ader coskaga is cun bal eg ninka afxuma u geysanaayo adiga iyo axmed madoobe adon daciif ayaa tahiin xasan shekh waa adoon alle yaqaano e wax isku fal yaahi baa tahay
@daljireali4783Ай бұрын
Midka aad difaacayso iyo midka aad caynayso isma dhaamaan Somalia madax nadiif ah oo ilaahay ka cabsanaysa ma joogaan.