Madaxweyne Muuse Biixi "Maalin dhibaato yar oo dhacday nama niyad jabineyso"

  Рет қаралды 17,346

Somali cable

Somali cable

Күн бұрын

Madaxweynaha Somaliland Muuse Biixi Cabdi.

Пікірлер: 87
@cabdinaasirsalebaan6600
@cabdinaasirsalebaan6600 Жыл бұрын
Ha sugin g.sool laascaanood illaahay baa mahadi u sugnaatay freedom sool Somalia 🇸🇴
@khadarali9655
@khadarali9655 3 ай бұрын
Alxamdulilaah
@AMO00165
@AMO00165 Жыл бұрын
45 gaadhi tinnies ah iyo 800 oo maxaabiis ah subxanallaah taasi dagaal maa ah ee waa hubka dhigis caadi ah
@ibrahimmohamed9255
@ibrahimmohamed9255 Жыл бұрын
Ninkan waa midki Issaq dabar goyni laha iyo Somaliland 😂😂😂😂
@alisaladahmed424
@alisaladahmed424 8 ай бұрын
Qaranka qaranka Qarankii qabiilku kufsaday, waleee taariikh qorantay 💯💯
@siraajdiin7185
@siraajdiin7185 Жыл бұрын
Dee waliga raga lamayaso away kibirkii iyo quursigii iyo santaagii safka hore sogal muse bixi benta labarey adeeer
@kayfmohamed565
@kayfmohamed565 Жыл бұрын
Muusow ragaagii dabkaa ku shubtay yaa hablaha kaa guursan war sida kadaa dadka
@maryanalimahamud41
@maryanalimahamud41 Жыл бұрын
Allaha ha ku soo hadeyo miskiinoow
@farhiyamahamud-fz1wm
@farhiyamahamud-fz1wm Жыл бұрын
Ala maxaa niyad jab ciil iyo qamuunyo kamuuqata juudankan waxlagu soo hirtaye maxaa kasoo horeeyey😂😂😂😂😂😂
@AbshirMohamud-np9zt
@AbshirMohamud-np9zt 8 ай бұрын
Dhulbahantow mxd samysen qaranki idinka laydin waydiin😂😂
@osmangure6040
@osmangure6040 Жыл бұрын
Kalab kalab dhalay dalaka aad u halgamaysaa waa kee tuug aad u xun oo qarmuun ayaad tahay Waxaa tahay qof qurmuun.
@shantagees9425
@shantagees9425 Жыл бұрын
Khaain gacan ku dhiigle ah. Wiil walba oo gooja Cade ku dhintay tuugaan Muuse Biixi baa ka masuula.
@nazdalaan
@nazdalaan Жыл бұрын
War ninkaani see madaxweyne ku noqday??? Ma QABYAALAD??? ninkani waa SEBI, denbi ma laha..
@midnimo.jaceyl23
@midnimo.jaceyl23 Жыл бұрын
Midnima doonka reer laas caanood haa guuleysataan insha Allah gooni ugoosadka haa jabaan waa nabaddoonkii hawiye waa idin salaamaayaa
@ahmedabdi684
@ahmedabdi684 Жыл бұрын
Guul iyo Gobonimo umada jecel midnimo somalia Down somalidiid
@aliadam180
@aliadam180 Жыл бұрын
هزيمة مع السلامة غنيمة
@ibrahimbare179
@ibrahimbare179 Жыл бұрын
Ilahay uma naxaristo adiga iyo ayagawa
@mohamedabdullahi6556
@mohamedabdullahi6556 Жыл бұрын
Muuse sool kaaga dhamaataye burca akteeda difacaga kaxidho cidi kuugu iman maysee waa balane beentanada daa iyo indha adayga
@ahmedabdi684
@ahmedabdi684 Жыл бұрын
33sano wali dadkaan ma caglisan miyaaana hhhh qabiil qaran manoqdo
@gashaanchannel8043
@gashaanchannel8043 Жыл бұрын
Qaranka barida miyuu ooya yaaa huuuno biiiqle fu,,,,,,you, dagaalkuna sidiisaba awood maahan ee waa xeelat waxaa doondid la imoow reer ssc khaatumo guul iyo gobonimo 🎉
@user-gm8hn1qw9o
@user-gm8hn1qw9o Жыл бұрын
Somalilland isaaq land wxn waabawxoolaba
@MohamedHassan-ky3lu
@MohamedHassan-ky3lu Жыл бұрын
Walle reer reer ka adkaada lawaa. Ee muusoow qoriga dhig
@abdulqadirmohamed4429
@abdulqadirmohamed4429 Жыл бұрын
Muuse qurun eber baadtahay
@nasreenwhatdowedohavali1425
@nasreenwhatdowedohavali1425 Жыл бұрын
Odayashaan asaa saqa oo xukunka ku waashey furimaha dagaalka maa lageeyo 😂😂
@user-nu8ec4rl4d
@user-nu8ec4rl4d Жыл бұрын
ICTIRAAFLAND🔥
@awenoolays6540
@awenoolays6540 11 ай бұрын
War inan gumeed iidoor soomalidiid walaal maxaa oohin kaa keenay oo sawdii doobada soo ritayo gaal iyo islaam shafka u garacday oo sawdii deegaamada daarood isku dayey inaad xoog kuba xalaalayso oo dhaqashow maaro iyo marin lagaa waayey oo nabad lagugu maareeyo iyo maslaxo lagaa waayey oo maxaad waxyahow maantadan oohin ula ilmaysay oo maxaad isugu salaqdhabatay sidii islaan gabar yar la la guursadayoo waa wareey islaba daba wareegaysa oo war iidoorow tayo iyo taag toona ma lihide heedhe hawiye ha kuu taliyo oo irirkaa arxan iyo oodba la wadaagso oo iska aad halkaas Marka Cadeey Minnan Aw Cismaan iyo halkii Shiikh Isaxaaq raxiimullaah awoweheen mandheerti hooyadi uga siibtay oo kani dhul daaroodba weeye dhaqashow isaga dhoof halkaan nabad lagaaga waaye.
@HakiimHakiim-t8p
@HakiimHakiim-t8p 11 күн бұрын
Idoor caadi ma aha hadii qaadii Ethiopia ku marqqamen😂😂 maxaa moodaa hadii la siinlahaa kan Kenya
@abdihakimali4429
@abdihakimali4429 Жыл бұрын
Muusow colaada aad wado jooji oo runta ukaalay beentii aad daldaleyse wey soo afjarantay aaway argagixasadii aad ladagaalameysay?
@abdifatahaden6414
@abdifatahaden6414 4 ай бұрын
War waa rag jabaye ha ku diirinina
@midnimo.jaceyl23
@midnimo.jaceyl23 Жыл бұрын
Yaa huu
@MohamedHassan-ky3lu
@MohamedHassan-ky3lu Жыл бұрын
War adeer cimrigiina waad idleysateene. Dhalinta yar mustaqbalkooda ha ku ciyaarina
@maxamedfaahiye1437
@maxamedfaahiye1437 29 күн бұрын
Muusihii isqaadqaadijiray wuu isqariyaadheh
@fatimaomar6400
@fatimaomar6400 Жыл бұрын
Muusow weli ma NeefNeefsanaysa maad quusatid dad iyo dalba waad baabiesay Beentaan aad la wereegayso ilaa Aqiro dhalinyar waad dhamaysay ka hor wareeg
@malaakyakub2559
@malaakyakub2559 Жыл бұрын
Kkkkk 50 Sanoo ayaat adigo qhabiil ah wax laaynaysay balsee xiligii xabada kulaykeeda dadamin laheet mafogaa soo diyaar garoow?
@AliHassan-nm3ks
@AliHassan-nm3ks Жыл бұрын
Muusow kibirka iyo san taaga dhaaf. Dagaalka jooji kala badbaadi umadaas muslimiinta ah, cimrigaagi waa dhaamaday khaatumo xumo haku dhameysan.
@sirisaac8163
@sirisaac8163 Жыл бұрын
war xaywaankan macangagga ah iska qabta. hadduu dhowyahaye ha la eryo.
@waryamidiya3143
@waryamidiya3143 Жыл бұрын
qaranka kabaha gacanta kuwata waa maxay 26 juun miyaysan ahayn maalin midnimo somaliyeed lagaaray wadaniyiintuna adoo kale aamusiiyeen oo ah ciyaalkii kirishtaanka ingiriiska muuse makaayeelayaan raga kusugan hargaysa & burco oo ah aabaha qaranka somaliya iyagana ilaahay sabab uga dhigay in ay kuraaxaystaan dalwayne cadawu kabaqo meelkastoo uujoogo in aad maanta xeero suuliyeed u oodo rer meel dagana ugu tilmaanto qaran dalwayne muuse dadkan yar & gobolkaan yar malaha hadiyad aad uwado itoobiya ayaan u arkaa wax aad kadifaaci karto majiraan majiraan majiraan wax maqal shaydhaanka iskanaar xilkaagii wuu dhamaaday dalkan somaliyeed adiga & wax kulamida oo kala jari kara majiraan waxa kadhaw adoo lagu kal gooyo waxa kuxigta jamhuuriyada islaamiga ah ee barakaysan ee somaliya ilaa kilalka en ef dhii adeer muuse ma arkin shaqsi kaaliita kaadaciifsan mawaxad aragtay dal lagumaystay laqaybsaday hadana gumaystihi kiciyay kabacdina laga dhaxtoos oo loogu khudbeeyo gumaystihii sistamkiisii aan raacno siduu inoo qaybsadayna aan isu qaybino hhhhh daciif fooqal daciif waxan kuleeyahay ciidanka aad leedahay qaran baaladhaha gee xuduuda itoobiya & dakada saylac kuna hami somaliya oodhan in aad xukunto dalkan somaliya oodhan asaga ayaa wax lagu faano ah aduunkuna maanta uma socdo gobol gobol ee waxuu raba nin kastama xulufo uu isku difaaco marka rerkan somaliyeed ee isaaq adeer kada hadimada seefta itobiya ayaa dul saarane joog muusaw
@Halgan396
@Halgan396 Жыл бұрын
SSC socotay muuse juudanaw dhiigi dadka wa laga shubo dona in cha inti badneyd walaka shubey gadabursina in yar ba u hadhey
@habibomohamud2510
@habibomohamud2510 Жыл бұрын
Wabaaaa handaba waqti badan ayad benale ehed de mantaa waa sidi uun bentadi qaran kalku jogaa wadi Ohin afkaa furte 😂😂😂😂😂
@khadraosman1724
@khadraosman1724 Жыл бұрын
Alhamdulillah waa lagaa adkaadey
@maryanalimahamud41
@maryanalimahamud41 Жыл бұрын
Muusow waxaan kaa sugeynay in dhihi doonto xilkii waa kan laakiin waa aad soo taagantahay
@getdonegetdone3872
@getdonegetdone3872 Жыл бұрын
Ciil iyo caro la dhinta cadowga barida xun
@surayamoha3945
@surayamoha3945 Жыл бұрын
ilhw aya ka so horjeeda ssc ilahyba la jira wad jabeysa waliba si foolxun
@user-uk4of1ls4u
@user-uk4of1ls4u 2 ай бұрын
kan ilaah nayaqaan
@abdiisse4554
@abdiisse4554 Жыл бұрын
Ragow kibirka waa lagu kufaa taa hala ogaado
@BadelFaraholad
@BadelFaraholad 11 ай бұрын
Taako kamid ah somaliland inta ay maqan tahay dagaalku wuu soconyaa meeeday. Bilaa caqli ah
@cuudcuud
@cuudcuud Жыл бұрын
BEENTA HALAGA XISHOODO AAKHIRO HALAGA CABSADO
@getdonegetdone3872
@getdonegetdone3872 Жыл бұрын
Muuse waa sirdaan shisheeye u shaqeeya oo garac ah
@Darwiish733
@Darwiish733 Жыл бұрын
Waxaaa tuugta askar isku sheegaa lagu sameeyey hubkadhigis kkkkk yeelkiin iidoor wagaashle
@saalaxy
@saalaxy 11 ай бұрын
Qaranka waxaa jabiyey waa dameer cabdi dameer
@Abdullah-rs7tm
@Abdullah-rs7tm 5 ай бұрын
Yaagaadhsiiysy
@farxiyaali9899
@farxiyaali9899 3 ай бұрын
Eey eey dhalay haddaan hargeeysa lagu ugu iman sidaada daanu dabacayuun ahay wallaadan uga soo waqsanayn wixii hore been hargargaysa nagafiiri
@saalaxy
@saalaxy 11 ай бұрын
Dhibaato aan ahayn dameer cabdi dameer ma jirto is casil
@CoolBoyshafi
@CoolBoyshafi Жыл бұрын
Eydii kudhashay was ciil qabe
@Darwiish733
@Darwiish733 Жыл бұрын
Waleee waajibkoodii baa lamariyey tuugtii iidoor wagaashle dabacayuun naarta ale ha geeyo intii kudhimatay ee isaaq kuwa dhaawacaa ale ha uga dhigo kansar tuug tuugi dhashay iidoor beenaale walee harti cashar bay idiin dhigeen
@Zakariaxaajijanikedajanikeda
@Zakariaxaajijanikedajanikeda Жыл бұрын
Wan ka xumahay waxa ku dhacay mujaahidinta rer somaliland from Hawiye
@midnimo.jaceyl23
@midnimo.jaceyl23 Жыл бұрын
Soomaaliya haa nolaato dabadhilif haa dhinta
@user-zy2mu2iw5e
@user-zy2mu2iw5e 4 ай бұрын
Kkkkkkkkkk
@farahabdi4067
@farahabdi4067 Жыл бұрын
Wanka ilaa lagowraco indhihiisu cirka ma eegaan Ma maantadan ciro miciinsatay
@ozzyaj1273
@ozzyaj1273 11 ай бұрын
Waxba ma ada haysta maxad ku so dagaal tagii sow laguma furaan kkkkk
@user-uk4of1ls4u
@user-uk4of1ls4u 2 ай бұрын
qaranbeen ah
@mohamedyusuf5663
@mohamedyusuf5663 3 ай бұрын
Lol😂😂😂😂😂😂
@abdirahmaanmohamed1582
@abdirahmaanmohamed1582 24 күн бұрын
Been baa isku sheegtey
@nazdalaan
@nazdalaan Жыл бұрын
Liibaan Samatalas ayuu subliminal u dhiibey… LIIBAAN Ina BIIXI CABDI DAMEER wuu ka adkaaday!! 😹😹😹
@cumargeeddi8013
@cumargeeddi8013 10 ай бұрын
Qaran Qaran qaranka ayey ku waalatey saaxiib adaa byrburiyey qarankii
@user-zy2mu2iw5e
@user-zy2mu2iw5e Жыл бұрын
Ehlu naar
@getdonegetdone3872
@getdonegetdone3872 Жыл бұрын
Qaranka beenta ka dharga beenta la idinku soo abaabin jirey aha hooya oo ka dhageysta muuse been bad ne
@abdulqadirmohamed4429
@abdulqadirmohamed4429 Жыл бұрын
Hada horgalada ayaan hada laqabanaa
@user-uk4of1ls4u
@user-uk4of1ls4u 2 ай бұрын
mujim
@user-hl9pb1do6y
@user-hl9pb1do6y 10 ай бұрын
kkkk harti ayad ka aar gudanyaa dheh
@midnimo.jaceyl23
@midnimo.jaceyl23 Жыл бұрын
Mussa biixi ina ingiriis jab
@khadraosman1724
@khadraosman1724 Жыл бұрын
No qaran
@musseyusef4183
@musseyusef4183 Жыл бұрын
Muse😂😂😂 waa maskaq babaday
@AdanHussein-se9cn
@AdanHussein-se9cn Жыл бұрын
Reerri naret wayi kuwas Muslim dulumina. Musa bixa naratada farata walala gara
@user-zy2mu2iw5e
@user-zy2mu2iw5e Жыл бұрын
Kkkkkkkkkkkkkkkk aardoon
@saybahmed1504
@saybahmed1504 Жыл бұрын
Shacabka iyo Dowlada Somaaliland Ilaheey haydin guuleeyo
@Caliyuusuf-rh9nw
@Caliyuusuf-rh9nw Жыл бұрын
Maanta lagabilaabo majiro waxlayiraahdo s/lynd sxb
@Redspittingcobra
@Redspittingcobra Жыл бұрын
Waar dadka beenta kadaaya hubkiina la furay ee hub la, aan ayaad ku dagaalami doontaa. Lacag hub lagu soo iibsadana ma haysid.
@saalaxy
@saalaxy 11 ай бұрын
Is casil
@DHEXDHEXADIYE
@DHEXDHEXADIYE Жыл бұрын
Nacalaa kuugu yaal
@Iphone20249
@Iphone20249 Жыл бұрын
Warbax istubidh afkaqadhmuun
@Iphone20249
@Iphone20249 Жыл бұрын
Kakacaay warkakacaay waqayladhan tolaay meeye ubaxii waar usoo aara kakacaay warkakacaay hasugsugina mardanve itusa garaadadoo garbadub u xidhan iyo huwan baabaday ila garoowe kakacaay
@adammohamed5339
@adammohamed5339 Жыл бұрын
Hada ayaad wali dhawdahay inaad ka joogto dagaalka
@fatumaosman783
@fatumaosman783 Жыл бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂
55-SANO JIRKII REER BURCO:-Jarmalka,Burco,Hargeysa ilaa Jilib.
7:32
АЗАРТНИК 4 |СЕЗОН 1 Серия
40:47
Inter Production
Рет қаралды 1,2 МЛН
The Joker kisses Harley Quinn underwater!#Harley Quinn #joker
00:49
Harley Quinn with the Joker
Рет қаралды 40 МЛН
Modus males sekolah
00:14
fitrop
Рет қаралды 10 МЛН
WARARKA SOMALI CABLE TV IYO Cabdulaahi Axmed Cali  06 09 2024
15:21
Somali cable
Рет қаралды 3,2 М.
WARARKA SOMALI CABLE TV IYO SALMA XAAJI 07 09 2024
18:05
Somali cable
Рет қаралды 833
АЗАРТНИК 4 |СЕЗОН 1 Серия
40:47
Inter Production
Рет қаралды 1,2 МЛН