55-SANO JIRKII REER BURCO:-Jarmalka,Burco,Hargeysa ilaa Jilib.

  Рет қаралды 18,022

Somali cable

Somali cable

Күн бұрын

55-Sano Jirkii AS ahaa ayaa kusoo dhamaaday Gacanta Shuute.

Пікірлер: 101
@umuzaki7515
@umuzaki7515 9 күн бұрын
WAXAANKA YAABAY QOFKA LAGU QABTO SHABAABNIMODA MUXUU ISAGA DHIGAA QOF FIICAN WAAYOO MARKEEY WAX QARXINAYAAN WAA LA FIICANTAHAY HADEEY JAANIS HELAAN SUBXAANALLAAH ALLOOW NAGA QABO SHARTOODA
@ABDIRAHMAN5558
@ABDIRAHMAN5558 9 күн бұрын
Ninkan Reer Burconimo Waa Laga Dareemayaa Hadalkii Burco Hayaa
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs 9 күн бұрын
ninkan shaqo iyo dowroyin bu uqaban jiray ee hamaqlina beentisa ee muqdishu gubi rabay
@Shin-wu4mi
@Shin-wu4mi 9 күн бұрын
Callaamo Allaah hakugu rido run haday sheegayaan may burco ka dagaalamaan ‼️😭😇😰
@KhadarMohamoud-jj5tw
@KhadarMohamoud-jj5tw 9 күн бұрын
burco no amisom
@canabiinadia
@canabiinadia 7 күн бұрын
@@KhadarMohamoud-jj5twamisom xeroyinkoda maxay ugu tagi wayen marke meelaha maskinta jogto la qarxinayo
@Aminatt31828
@Aminatt31828 9 күн бұрын
dowlada hadey toogan weydo ninkan dowladu wax faaiida ma leh asago wadan nabada joogo ayuu ka soo tagay si uu dad muslim ah u laayo xita in aan maqlo codkisan dhibsanaya gardaradiisa daradeed hargeyso iyo burco muxuu ugu jihaadi waayey halkaas ayay clubyo iyo kaniisado, iyo abaarso iyo beloo dhan taalaye hala toogto naaraha Illaahey mida ugu xun ilaahey ha ugu bishaareryo isaga iyo intii ku mabda ahba
@kamilobarre9118
@kamilobarre9118 9 күн бұрын
Janada gaaban oo koofur taala aan waqooyi online?
@cabdiqanikaka3101
@cabdiqanikaka3101 8 күн бұрын
😆 🤣 wa cajiib
@ahmedaweys9202
@ahmedaweys9202 8 күн бұрын
Waqooyi amison kama jirto
@fadumadahir6011
@fadumadahir6011 3 күн бұрын
@@ahmedaweys9202ma ameson bay layaan mise halyegii iyo maatidii somaliyeed?
@masuulofficial7014
@masuulofficial7014 5 күн бұрын
Ninkaasi waa legend ee hala iska sii daayo
@Shin-wu4mi
@Shin-wu4mi 9 күн бұрын
Oo hargaysa maad ku qaadid hadad run sheegaysid ‼️⁉️😭😇😇😇😇😇Subxaanallaah
@Dimond88888
@Dimond88888 9 күн бұрын
Walaal Hargeisa dadkii lahaa baa ilaashada. Qofkii dambiile ka noqda Somaliland idinkkaa xeraysta oo yidhaa SOOMAALINIMO ayaa lagu haystaa. Waxaanse idin odhan lahaa ka feejignaada ummadda aad guryihiina. u furaysaan. Qofka qiimaha lihi girrigiiisuu fadhiiyaa, Yaaan la idinku sirin Soomaaalinimo ayaa laygu haystaa. "HOOYADII KA CARRARE AYAADII UMA NAGAADO"
@Hamza00001
@Hamza00001 8 күн бұрын
ceeb daad islam ah inad tirahdid maad qarxisiid
@hudaibrahim9111
@hudaibrahim9111 8 күн бұрын
Ilaahay hakasodaayo gacmahoda nin habeedleh oo aan diin iyo bitaabka alaah waxkuxukumayn xukunkiisu cadaladma aha ilaahay ha ugagargaro Alaahu maaa aamiiiiiin yaarabiii
@caseerdiiriye8519
@caseerdiiriye8519 9 күн бұрын
Jano gaaban
@sulekhatheni6665
@sulekhatheni6665 8 күн бұрын
😂😂😂
@BadelFaraholad
@BadelFaraholad 9 күн бұрын
Hargeysa buu kayimi xamar buu jano usoo doontey
@alisheikh1442
@alisheikh1442 9 күн бұрын
Kan idoor ka h.bar jeclo waba funny 😁 😂 Cunnada no ilali li orani jire kuyenaho 😅
@FaadumoMuuse-jq4vp
@FaadumoMuuse-jq4vp 8 күн бұрын
Umadii siqiirow kabiir hj laa wax laga tusay musqul hadii ay dunto hj laa dumisey baa la leeyhy cajiip
@daljireali4783
@daljireali4783 8 күн бұрын
@@FaadumoMuuse-jq4vp😂😂😂
@abdirisaqnur6118
@abdirisaqnur6118 9 күн бұрын
Reer burco waa rageedi nin daacada ayuu u egyahay .odayga magaaladii raga ayuu Ka yimid
@MohamedAli-dk5cx
@MohamedAli-dk5cx 9 күн бұрын
Walee leygama dhaadhiciyo dadka masaakiinta lala laayo oo laga qarxiyo dukaamadooda. Waa dad ku ciyaaraya diinta Islaamka ee suuban.
@ayanothman4963
@ayanothman4963 9 күн бұрын
Xattaa ka Alshabaab naga galaa waa daacad. Subxaanallaah.
@soodalxiis4296
@soodalxiis4296 8 күн бұрын
Subxaanalaah illahaw xaqatus
@MohamedSharif-bn3rr
@MohamedSharif-bn3rr 9 күн бұрын
Maxay tahay dawrada lagu bartaa?
@user-fv7zm4nw9x
@user-fv7zm4nw9x 9 күн бұрын
Nooooo wamaxay sidad wax u waraysa naysaan maxay tahy nin ka idinkugu shekayna si qiyaali ah maxay sidad waga war guraysan sidii inko ku qancay waxa u sheegayo su aasha 1 aad waxay tahy cida isaga burco kaso tashikilisay wa inu shegaa lkn maha in sidii flimki ninku nogu shekeyo
@husniyare256
@husniyare256 8 күн бұрын
Janno iyo xowrul cayn fikrad guracan ma ahan balse wadadeeda ma haysaan
@mukhtaarsheikhabdi3621
@mukhtaarsheikhabdi3621 8 күн бұрын
Kkkkkkkk wataa beeshii isaaq shaqadoodii lafahan
@user-gh1sg7eg6o
@user-gh1sg7eg6o 8 күн бұрын
HAla dilo
@yussufhassan4185
@yussufhassan4185 8 күн бұрын
Shuta iyo ugaska sheka wacan aya dhaxmarte haye haye
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs 9 күн бұрын
raqayo tiim 😂😂😂😂😂 kkkkkkk
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs 9 күн бұрын
hargeysa oo qomuluud iyo fasahaad iyo gaalnimo kucaan baxday jannada iyo jihaadka laga waayay koonfur laga helimaayo
@Ladanabdii
@Ladanabdii 9 күн бұрын
Wxe aminsanhyn dadka xamar jooga ka arsadaan wxi hore ziyad barre allah naga hayee
@abdirahman6263
@abdirahman6263 9 күн бұрын
Adiga soo kuwa dhex wareega muqdisho qoomuluudku hooyada wase dhila yahay,niikada iskadaa horta.
@MawelHodo
@MawelHodo 9 күн бұрын
😮akhirad shegi
@Qaali12
@Qaali12 9 күн бұрын
Wax la yab leg waye janada aan waqoyi oolin ee konfur tala wan garan la’ahay
@Khalid-Cilmi
@Khalid-Cilmi 8 күн бұрын
Sababta aad ummad dhan oo malaayiin ah aad qoomuluud ugu sheegtay adaa aakhiro la soo bixi.
@VarxaanMahad-dr8si
@VarxaanMahad-dr8si 8 күн бұрын
Waa beentiisa burco kamu iman😂😂😊
@hassanahmed6221
@hassanahmed6221 8 күн бұрын
Ninkaa u dira dhulkiisii, halkaas ayaa lagu xiri doonaa eh.
@hah7064
@hah7064 8 күн бұрын
Mucaaridnimadii baa halkaa lagashay
@umadunya9699
@umadunya9699 8 күн бұрын
Isaaqoow nagama xishoon balaayoo dhan soo xawileen
@foosmahamud4785
@foosmahamud4785 9 күн бұрын
Subxaanallaah Alle Soomali ha u sahlo Shuute waxaan dhihi lahaa lahjada reer waqooyiga baro adeer😂😂😂😂 maqaasiinka lagu kaydiyo cuntaduu u sheegayaa shute mafahmayo miya war 😂😂😂
@mohammedh1120
@mohammedh1120 8 күн бұрын
Ma futadaad laydh kuleedahay? 😅😅😂
@Feeedomlove
@Feeedomlove 8 күн бұрын
Burco somalia
@hamdamohamed4155
@hamdamohamed4155 8 күн бұрын
Waxaan ahay reer burco waxaan soo jeedinayaa in dambiga uu galay ninkan lagu fuliyo Dambiile qabiil ma matelo hala tirtiro khawaariijta
@sacadkhaalid8933
@sacadkhaalid8933 8 күн бұрын
Odaygaa dibada laga soo waalay bay raban inay yidhaah daan Hargeisa iyo Burcuu ka soo duulay
@user-gh1sg7eg6o
@user-gh1sg7eg6o 8 күн бұрын
Hala Toogto si dhakhso ah.
@cabdiqanikaka3101
@cabdiqanikaka3101 8 күн бұрын
Maxu yiri qeybta cunta kariska qabilsanaaa balo kugu dhacday
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs 9 күн бұрын
idoor wa khawaarij ee halayska jiro aduunkuna wuu ogyahay
@Cabdi_Maxamuud_Cabdi
@Cabdi_Maxamuud_Cabdi 9 күн бұрын
Alle waxaan kaaga baryayaa in uu nin idoor ah oori kaaga dhigo haddii aad madaxbanaan tahay 😂😂
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs 9 күн бұрын
@@Cabdi_Maxamuud_Cabdi taas wa habaare ilaahay ba kamaqan galeye 😂😂😂
@abdirahman6263
@abdirahman6263 9 күн бұрын
Hooyaded wastadan waxay rabtaa nin isaaq ah oo wasa ee fahma,cay uma jeede.
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs 9 күн бұрын
@@Cabdi_Maxamuud_Cabdi nin idoor kuguursaday wa habare
@Cabdi_Maxamuud_Cabdi
@Cabdi_Maxamuud_Cabdi 9 күн бұрын
@@firdowsmusay-ze9gs Miyaanu gayaankaaga ahayn inadeer, mise ka dhaaranaysaa in aanu kugu jirin dhiig idoor 🤣
@B.abokorAderea
@B.abokorAderea 9 күн бұрын
Beentiisa maaha isaaq run ah,waa hadal tiro u fiirso,janada Allaah baa leh,oo u haya adoomihiisa,nin maa igu ridi kara. Swt.
@abdirahmanismaciilfurre4001
@abdirahmanismaciilfurre4001 8 күн бұрын
War ninkaa Qowdhanka ah noo soo daaya ,
@user-pr9gk2ye1b
@user-pr9gk2ye1b 9 күн бұрын
😂😂😂😂😂😂 jano gaaban
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs 9 күн бұрын
ninkan been buu sheegaya ee hala wareysto meesha amiir alshabaab bu ahaa hogaamiya khawaarijta
@beerkaaicadaaday2057
@beerkaaicadaaday2057 8 күн бұрын
Waar ninkaan dad ma dilin ururkaas buu ka tirsanaa. Ganaaxa oo haddaad ka fikrad fiican tihiin wax u sheega. Waa la dilayaa, dadka ma la iska laynayaa? Maxaad dhaantaa qolada kale haddii caqligu yahay naf uun goo?
@jacfaribraahim5988
@jacfaribraahim5988 8 күн бұрын
War iska daaya kani mar hadaanu wax dilin
@warsamaosman-Sool
@warsamaosman-Sool 8 күн бұрын
Somalida maraankaa kubadan. Bal eega ninkaa wayn ee caqligii 5 jirku kujiro. Kulahaa jarmal baan uuga imid jano gaaban 😂😂😂
@khadarhussein
@khadarhussein 8 күн бұрын
Burco isnot easy
@fadumaabdi9765
@fadumaabdi9765 9 күн бұрын
Iidoor oo dhan waxay koonfur ugusooduyleen si aanay u segin madaxdoodaa soo diray
@abdirahman6263
@abdirahman6263 9 күн бұрын
Adiga cuqdad baa ku haysa
@MawelHodo
@MawelHodo 9 күн бұрын
😂sheko
@alisheikh1442
@alisheikh1442 9 күн бұрын
Ha mamulka tagta daran ee snm aya saadka iyo dhaqalahaba so siya iyaga ayana khawarijta ogu aburey somalia 🇸🇴 🤣
@abdirahman6263
@abdirahman6263 9 күн бұрын
@@alisheikh1442 Wax iska celi saw anagu masoo siino alshabaab ta dhaqaalaha dee iska qabo miyaanad tamar lahayn ha cabaadin sxb wax iska celi,hada hargeysa kaala soo hadlayaa.
@YacqubAli-j9d
@YacqubAli-j9d 9 күн бұрын
​@@alisheikh1442😂😂Maamulka taagda daran kulahaa Somalia Maamulka taagda daran geeska Africa masareey IGA qabo muuse
@user-gh1sg7eg6o
@user-gh1sg7eg6o 8 күн бұрын
Siduu ku dhaawawcmay beentiis. Hala Dilo..
@naasirothmaanteywaani9284
@naasirothmaanteywaani9284 9 күн бұрын
Idoor waa shabaab
@abdirahman6263
@abdirahman6263 9 күн бұрын
Adna maxaad tahay ninka uu gumaystaha madow ilaaliyo.
@mustafemk829
@mustafemk829 9 күн бұрын
darood ba shabaab waa leeyahay
@nimcoabdilahi7964
@nimcoabdilahi7964 9 күн бұрын
Anaga shabaabku way naga soo yaacaan, oo nalama joogi karaan waayo cid waliba fikirka ay Aaminsantahay halka xarunta u ah ayuu tagayaa markaa somaliland ma joogi karaan
@ayanothman4963
@ayanothman4963 9 күн бұрын
​@@nimcoabdilahi7964runtaa weeyaan Qaali
@abdirahman6263
@abdirahman6263 9 күн бұрын
@@nimcoabdilahi7964 LegenD inaga qabo waraabayaasha cuqdada qaba
@siradm
@siradm 8 күн бұрын
Naafo hadaa tahay maxaa noo kaa keenay? Isaaqa baa tahay! Ha kaa saarto
@hirsifow2183
@hirsifow2183 8 күн бұрын
Waa Irir isdifaacaya kulahaa biraa igu jira
@siradm
@siradm 8 күн бұрын
Xaggaas Soomaaliyu majoogto miyaa? Maxan ku kala duwan nahay? Jilbaha kajab. Hadda kaddib aad ha loo baaro qofki yimaada halka uu ku socdo, waa muwaadiniin laakiin Godane ka soo billow xaggaas baa laga yimaadaa, hadhawna" adaa qarxaya! Cadaw baa noo soo diraye shaqo ka qabta, janno beela. Abwaan Guure run badnaayee! Wax caqligu ku yar yahay waaye
@hassanhassanismael8470
@hassanhassanismael8470 4 күн бұрын
Germany to muqdisho to hargeisa to muqdisho to jilib to shuute to tiirka😂😂😂😂😂😂😂😂 xuf 🏃🏃🏃🏃🏃🏻 isaaq not ayeas
@FaadumoMuuse-jq4vp
@FaadumoMuuse-jq4vp 8 күн бұрын
Cimri muu jano ku doonayaa adhax da ka jab😂
@cabdiqanikaka3101
@cabdiqanikaka3101 8 күн бұрын
😆 🤣 😂 xurul ceyn radinaya wuna sishegaya fikrad qaldan leyahay ar anaga yab aragnay
@yasinyusuf5629
@yasinyusuf5629 9 күн бұрын
Kkk hadal xumaa muxuu waxa uu aamin san yahay ugu adkaysan waayey 100 hal ayaa lagu arkaa qof reer woqooyi ah reer koonfurkuna qof kaas ayay 100 jeer sii laban laabaan kkkkk isaaq ayaa alshaab ah
@sulemandahir9208
@sulemandahir9208 7 күн бұрын
madaxa halaga gooyo doofaarta kuwaan
@RealIslaamic
@RealIslaamic 9 күн бұрын
Fulay jano ka bood ah ayaad tahay
@jamaibrahim4251
@jamaibrahim4251 9 күн бұрын
Waar Adeer muslim laaye khawaarijaw Dee Isaaq maxaad kaga celcelinaysaa ka dhacoo reerahaa kale sheego 😂 Waaxay sawka soomaaliba nagu soo jeediyay
@libanomar9769
@libanomar9769 8 күн бұрын
Alshabab inay somaliland tahay wan iska ogay marki hoorawa
@Khaalidgamiil
@Khaalidgamiil 9 күн бұрын
Guba xamar allow weligeed aanay degin ninkaasina af libaax ayuu kujiraaye alle hakasooo badbaadiyo isaq power
@AbdirahmanAbdirahmanmoha-ll9ml
@AbdirahmanAbdirahmanmoha-ll9ml 9 күн бұрын
Mamudnid inlaguujawaabo maadamu caqligaagu saa ushaqaynayo ilaahaw kusoohanuuni😢
@tj-mi2ix
@tj-mi2ix 8 күн бұрын
Oromo afsomali baratay waan ku fahanay
@mohamedhassanhoussein8627
@mohamedhassanhoussein8627 9 күн бұрын
Waa borobagaando caadiya fake may gooni iyo hoos u waraystaan beenalayaal masidaasaydin wax u ceebaysaan maaweelo alla maxay reer xamarka ay irbad suuxitan waxay xalaaleynayan isaaq baa ashabaaba
@abwaanmaahiraaden4825
@abwaanmaahiraaden4825 8 күн бұрын
Hadalkana la kala odhan og illahayna lakala baryi og Ninkan hadal toosnaanta eeg Reer koon fur muu ahaado inuu ooyayo ayaad moodaysaa😂
@YacqubAli-j9d
@YacqubAli-j9d 9 күн бұрын
😂😂Anigu Nin Soomalilander Ah baan ahy Ninka Ku Fakaraya Ictiraafow Cirkaasuu Ku jiraa Ninka Xamar Jooga Ee Isla Xamaroo Khawaarij Laga Sifeeyey baad arkeysaana Cirkaasey Nabadi Kuu Jirtaa Adna Qarax Qaado Ana Ictiraaf la'aanta Waa Xaqiiq Hadlkaasi diid ama doon sanadkii 18 baa Arsenal lala dagaalamaya welina waa sii xoogeysaneysa
Koox loo diyaarinayey inay Falal argagixisanimo ka geeystaan Goballada Woqooyi ee Somalia.
26:31
Maxkamadeynta Askari dilay Sargaal Maxkamadda Ciidamada
18:38
Somali National Television
Рет қаралды 103 М.
Секрет фокусника! #shorts
00:15
Роман Magic
Рет қаралды 99 МЛН
SCHOOLBOY. Мама флексит 🫣👩🏻
00:41
⚡️КАН АНДРЕЙ⚡️
Рет қаралды 7 МЛН
Nastya and balloon challenge
00:23
Nastya
Рет қаралды 50 МЛН
XAAJIGA SAFIYA TUSMO OO AFKA FURTAY SHEEGAYNA CIDII GUBTAY
18:24
Awdal Media Production
Рет қаралды 3,7 М.
MAXAMED MAAME WACDARAHA HARGEISA SUMMER SHOW 2024
5:46
MAAHIR MEDIA PRO
Рет қаралды 30 М.
reer burco iyo warsangali maxa kala qabsaday🤣🤣
11:23
Sakariye Jakarta
Рет қаралды 46 М.
Ripple effects of the so called MASENGELI jailing.
6:35
JI-TENGE
Рет қаралды 6 М.