"Madaxweyne nooma ahan mana naqaano,Deegaankeyga maxaa leygu diiday Siyaasadd ayaa kujirto"'

  Рет қаралды 33,911

Somali cable

Somali cable

16 күн бұрын

"Madaxweyne nooma ahan mana naqaano,Deegaankeyga maxaa leygu diiday Siyaasadd ayaa kujirto"' Xildhibaan Aamina Xuseen Cali.

Пікірлер: 158
@nadifonuur8786
@nadifonuur8786 14 күн бұрын
Xildhibaan Aamino waa na matashey full Respect❤❤❤.
@halimahassan657
@halimahassan657 14 күн бұрын
Asc abaayo macaan 1000 jeer raali noqo walaashey Soomaaliyeed illaahey ha ku xafido balaayo oo dhan abaayo illaahey ayaa abaalkaga kuu gudi doono insha allaahu Qayr ka aad wadid wad hana ka caashisin jzk Qayran walaasheyda soomaaliyeed idinka ayaa isku leh xaq waad og tahay dariska waxuu ka yori Nabiga scw scw❤❤❤
@labatanjirowibrahim8367
@labatanjirowibrahim8367 14 күн бұрын
Sax waaye mareexaan waa la soo degiyay waxaa soo dejiyay odayaashii Digil iyo mirifle taas oo qalad aheed
@batulasmail8261
@batulasmail8261 14 күн бұрын
Huuno goorma la Soo dajeyey Mareexaanka
@nadifonuur8786
@nadifonuur8786 14 күн бұрын
​@@batulasmail8261 walaal Luuq waxaa ka jiri jirtey Boqortooyo Boqorka ka talin jirey wuxuu ahaa qabiil katirsan Raxaweny oo la yiraado Gasaargude marka boqorkiibaa soo dejiyey Mareexaan. Marka isku soo wada duuboo kan la soo dejiyey iyo kan soo dejiyeyba waa isla Soomaali Alle Nabad dhaxdooda dhigo walaal is dagaaley.
@sadiyaali9508
@sadiyaali9508 13 күн бұрын
Mareexaan ilaah ayaa ku beray beenta jooji najaas yahay
@boosteeyorooble5287
@boosteeyorooble5287 11 күн бұрын
Siyaad Barre ayaa soo dejiyey Mareexaan waa reer Itoobiya !!!
@sucdisiad3316
@sucdisiad3316 14 күн бұрын
Gasaargude waa laga gardaran yahay
@labatanjirowibrahim8367
@labatanjirowibrahim8367 14 күн бұрын
Waan iska dhici naynaa mareexaan haddii uu gardarada joogin waayo dhulka Digil iyo mirifle ayaa iska leh
@ahmedmose5466
@ahmedmose5466 14 күн бұрын
Waryaa mareexan iyo raxan weyn xaduud beyleyihiin . Hadad xaduudada Soo dhafto baydhabo iga filo in aan imanayo. Plz illali derisnimada saaxiib
@batulasmail8261
@batulasmail8261 14 күн бұрын
Adeer dhulka waxaad Ku leedahay meesha at sariirta kuu taalo
@sucaadhirsi-284
@sucaadhirsi-284 14 күн бұрын
amiin xuseen cali mashalah guules
@saadhussein5466
@saadhussein5466 14 күн бұрын
Mom run bey kahadashey 35sano ee burburka ayey moodeen iney leeyahiin lkn soomaali dhulka waa kufilanyaey ee heshiiya
@batulasmail8261
@batulasmail8261 14 күн бұрын
Luuq Aniga wax IGA weydii
@truecomment3650
@truecomment3650 14 күн бұрын
Qof aan wax maamuli jirin hadii uu wax maamul qof aan qadin jirin baa qada marka orodoo magaaladaada tagay oo nabada ka qayb qaado❤
@amalb6261
@amalb6261 14 күн бұрын
Sxb Magalada iyadaa is ka leh
@Yusufxasann
@Yusufxasann 14 күн бұрын
SOMAALILAND DAD GOONIYA OO JAAJUUS ETHIOPIA AH AYAA HOGAAMIYA kUWAAS AYAA BARTILMAAMEED AH. SOMAALIYA MAANTA WAXAA KA GO,AN IN MIDNIMADII DALKA LA SOO CELIYO. CIIDANKA 50000 EE IMINKA LA DIYAARIYEY CIDII XABAD KALA HORTAGTA WAXAA LOO AQOONSAN DOONAA CADOWGA SOMAALIYA. WAA DIGNIIN KU SOCOTA JABHADDA GOONI GOOSADKA AH EE MUUSE HOGAAMIYO. GUUL SOOMALIYA GUUL DJABOUTI.🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@ashamohamed5366
@ashamohamed5366 14 күн бұрын
Masha Allah
@FardussYussuf
@FardussYussuf 11 күн бұрын
ALLAH kala qaboojiyo INSHAALLAHA
@user-jy2ey2bh9d
@user-jy2ey2bh9d 14 күн бұрын
Gasaargudene manshalah lkn gabareey meshan iska deey xil ha u ordine aakhiro kafeker walal
@user-vf5qe4uo3j
@user-vf5qe4uo3j 14 күн бұрын
Waa qalad waxa dhacay waa in talaabo adag ay qaado xukuumada somaliya
@shukrilibax
@shukrilibax 14 күн бұрын
Ilaahow shacbka somaliyed ugargaar amiin 🤲 qabil qaran manoqdo walalay isdaya dhuulkena wuu naga badan yahay ? dowlad xumida dalkena kajirto Baa sababtay waxan dagal wiil un baa kudhiman 😢
@FardussYussuf
@FardussYussuf 11 күн бұрын
Amiin INSHAALLAHA walaal
@XuseenSamriye-k9q
@XuseenSamriye-k9q 14 күн бұрын
Oke abaayo waaqal intiisa lag
@basrahassan5116
@basrahassan5116 14 күн бұрын
Gasaargude waa ii kow iyo maanta! Somali fara badanaa.
@fadumo2199
@fadumo2199 14 күн бұрын
Raga soomaaliyeed waa gun guni dhashay inay gabar ku dhexjirta ee nabad raadinayso saan loo galo xaqmiyaa
@moabdika5623
@moabdika5623 14 күн бұрын
Raga soomaaliyeed maahee Waxani waa ilka yar waana gun
@XuseenSamriye-k9q
@XuseenSamriye-k9q 14 күн бұрын
Oke abaayo
@user-zv9pi8or2v
@user-zv9pi8or2v 14 күн бұрын
Gabadha wain laga garbaxaa marexan xishoda
@AShakurSheik
@AShakurSheik 13 күн бұрын
Gabadh Noocaas oo Kale Ah Oo Saa Balaqo U Leh Oo Dadka Wax Ka Dhaadhicin Karta Lagama Tago Dawlad Aqoon yaraa Ree Somalia 🇸🇴
@firdowsmusay-ze9gs
@firdowsmusay-ze9gs 14 күн бұрын
waxasa lagugu diiday dee fidna tahay ee aamus waxad rabta inad dadka meeshas degan baasin kushubtide
@AbddiUhu
@AbddiUhu 14 күн бұрын
Hhhhhhhhh waa fahantay..si fiican....
@amalb6261
@amalb6261 14 күн бұрын
Fidna ma aha dhulka iyadaa iska leh
@Yusufxasann
@Yusufxasann 14 күн бұрын
SOMAALILAND DAD GOONIYA OO JAAJUUS ETHIOPIA AH AYAA HOGAAMIYA kUWAAS AYAA BARTILMAAMEED AH. SOMAALIYA MAANTA WAXAA KA GO,AN IN MIDNIMADII DALKA LA SOO CELIYO. CIIDANKA 50000 EE IMINKA LA DIYAARIYEY CIDII XABAD KALA HORTAGTA WAXAA LOO AQOONSAN DOONAA CADOWGA SOMAALIYA. WAA DIGNIIN KU SOCOTA JABHADDA GOONI GOOSADKA AH EE MUUSE HOGAAMIYO. GUUL SOOMALIYA GUUL DJABOUTI.🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@batulasmail8261
@batulasmail8261 14 күн бұрын
​@@amalb6261 Dhulkee Waa aduunyo waalatey
@NOREDIN666
@NOREDIN666 14 күн бұрын
​@@Yusufxasann Somaliland waa ARDUL XABASH soo baro taarikhda. Waa Dawlad islaam calan Tawxiidka leh. Adigu adoontii Talayanigu samaystey aya tahay. Wa kaas aad barikicnaysan dadkii asalka u laha Somalia
@Waankudaalnay
@Waankudaalnay 5 күн бұрын
Allah Kuma Dayaci doono inshallah Sabar.
@nuuraabdi8090
@nuuraabdi8090 14 күн бұрын
Sax hadana sax ❤❤❤
@Hashim-eu2cm
@Hashim-eu2cm 14 күн бұрын
Saa hadaa tihiin dadwalla ayaa tihiin howsha dhamaya❤
@abduwahab3411
@abduwahab3411 14 күн бұрын
Mamadan yaa soo doortey
@abdisheikh8211
@abdisheikh8211 14 күн бұрын
macalin weyne iyo gabaawiin waxaa iskudiray mareexaan
@shucaybmooha7827
@shucaybmooha7827 13 күн бұрын
😢😢😢somaali cadaw kale looma raadinayo anaga ayaa isdhamaynayno
@sucaadhirsi-284
@sucaadhirsi-284 14 күн бұрын
Asc sucaado oday
@Waankudaalnay
@Waankudaalnay 5 күн бұрын
Walahi Somaliya Waa Meel Urtay oo Dhibaatada Aduunkoodhan taalo.
@Hasnktal
@Hasnktal 12 күн бұрын
Marexaan iyo habargidir ilaahay jaar noogama dhigo mooryaan weeye
@NimcoXasancali-vm8zb
@NimcoXasancali-vm8zb 13 күн бұрын
Naag waalan oo caasiyad ah baa tahey ma maantaa werneef leyga celinayaa aduunow ba
@hawamohamed5502
@hawamohamed5502 14 күн бұрын
Asc, dhalintii waxay ku dhamadeen kuwo hubka isugu dhibaya ha la saaro maxkamad kuwa gubaya naf maalba, Allha kala qaboojiyo dadka walalha ah.wbt
@nimoa3283
@nimoa3283 13 күн бұрын
War gabadha ka xishooda nimanka ma ka xishoonayaan gabdhaha
@user-mg8er6id5q
@user-mg8er6id5q 14 күн бұрын
Qabiil laysku dhameeynaayo waa wareer ee Alloow wax nalaqabo
@intel76
@intel76 14 күн бұрын
Siyaad bare afkiisa. 😅
@SheikhIbrahin
@SheikhIbrahin 14 күн бұрын
In
@barsaqanbarwaaqo4110
@barsaqanbarwaaqo4110 11 күн бұрын
SOOMAALI 34SANO MAALIN WALBA QABIIL CUSUB BAAN MAQALNAA WELIGEY MA MAQAL GASAAGUDE NINKII NOOL GEEL DHALAANE WAA ARKAA WALAAHI
@HodanMohamed-fp8hm
@HodanMohamed-fp8hm 10 күн бұрын
Are you trying gedo not gedo mareexan 😅
@user-ex2xu3ie9m
@user-ex2xu3ie9m 14 күн бұрын
Dal ba oow yaa ku leh War dalka saan udhaama bilaahi caleykum
@cabdaleFarmaa
@cabdaleFarmaa 13 күн бұрын
😂😂😂 ma qof ciilan mise qof ladul miyey mise qof wanag waday Intaas kee ku xisaabinaa
@DeeqowDuwane
@DeeqowDuwane 14 күн бұрын
Sory abaayo raxaweyn ukas ehede. Marexan waa kii 1992 bakaraha iyo qofan jiray umul baa tahay
@basrahassan5116
@basrahassan5116 14 күн бұрын
Mareexaan la,aantii Somali waxba noqon waydee Allaha isku kiin sakhiro ani hada garoo mareexaan ma ahi!
@AsliDucale-qi2ox
@AsliDucale-qi2ox 13 күн бұрын
Amina nin aan shantaada ka celin sharci kama celiya,hub iyo rag dagaalama Raxanweyn kuma yara xaqiina dhacsada.
@user-jo8fe7zg6j
@user-jo8fe7zg6j 14 күн бұрын
Somaliya oo dhan baa isku dhegan waa marku xasan sheekh madaxwayne noqdo
@SaacidCabdulahi-v7l
@SaacidCabdulahi-v7l 14 күн бұрын
Inkastoo aad adiga horey uga gaabisay xilki aad beshaada u haysay hadana dad aan ixtiramki dumarka aan aqoon baa ku helay
@saidcali6569
@saidcali6569 14 күн бұрын
ADIGA MA REE ABTIGA AYAAD U XOG BADAN TAHAY ABTI NAGA XISHOO OO MARNA ILMAHA AYAN ADER U NAHAY NAGA XIISHO DEE AHMED ILKADHEERE WAA ABTIGA MAA TOOS ULA HADASHID
@halimahersi8454
@halimahersi8454 14 күн бұрын
Reer luuq barwaqay haysteen soomali aqlimale alle hakalaqaboojiyo
@cabdullahimire170
@cabdullahimire170 10 күн бұрын
Gasar gude iyo gawaawayna maxay ahaayeen walaana waligay maqalle, war yaryarkii oo dhanbaa hubka qaatay markay waa waynkii daaleen. Subxanalah😅😅
@AbdullaIdiris
@AbdullaIdiris 14 күн бұрын
😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂 Gasar gude waceel gawawen sokorsatey ayoow ahaa
@Barlin-qd5wd
@Barlin-qd5wd 14 күн бұрын
Ka xaxabiya he gasargudow idinka ismoro dugay wax idin yaqanba maleh magalada luuq
@SheikhIbrahin
@SheikhIbrahin 14 күн бұрын
Amino isdaji OO waxay ahay dumar mesha rag aya waka,ah kaalin kaglinkagamfurno ee Ugaaska uda arintaas
@AnasAliomar-hb1eu
@AnasAliomar-hb1eu 13 күн бұрын
Ciil ban idin bidnay🇱🇺 hadan nahay😂
@Barlin-qd5wd
@Barlin-qd5wd 14 күн бұрын
Falastin maxa ila manta logumadaya wa dadki ay so dhaeeysten Nasibkis nin walbo
@YaasinMaxamud
@YaasinMaxamud 14 күн бұрын
Gasaargud magaaladooda ha loo daayo
@amiiraabdiaziz7043
@amiiraabdiaziz7043 14 күн бұрын
Waaaba naag karti badan qoftaan raxweyney ilaalsada
@abdikanijibril3860
@abdikanijibril3860 12 күн бұрын
caabdka maaa karti u taqaan
@ed-kd8ht
@ed-kd8ht 14 күн бұрын
Shekadi afka nin kaa afbadan xamse dhanto luuq afmaay awoda xafada hishis hoos inagana nala fiji carurti dowlad aqon afkina nagala diritay manta kadib bidaqo cidi basabor dibad lasogasha dalka wada lenahay canshur ganacsi dhib basabor shisheye kushaqeysata kagi waa kula xumaday nagmadow kuilalisa iska dhafta xisabta basabor iska dhiib xamse afka laguxojina madama lacagti wadanka shaqeynen hesta afkey qolo maleh afkaga ixsan buleyahay kitabka kuma qorno ilah kudhaliyay ilan iman ixsan wasogali karta cajab carab galo muslim lala simay
@NOREDIN666
@NOREDIN666 14 күн бұрын
Weligay ma maqal Gasaangule . 😂
@waryaawariiri1812
@waryaawariiri1812 14 күн бұрын
Badownimadaada noo sheegeysaa haddaa boqortooyadii geraadada Luuq maamuli jiray. Taariikhda aqriso.
@ahmedmose5466
@ahmedmose5466 14 күн бұрын
Asc abti rer abtigaa iyo ree abahaa yakugu xaqle.ree abtigana wad fogeyneysaa ree abahana waad sodhaweyneysaa
@MaryaanIbrahiim
@MaryaanIbrahiim 14 күн бұрын
Bacaac
@user-rw4nw8rp3g
@user-rw4nw8rp3g 13 күн бұрын
Biyo dhul laguna aragon Lagana dhowr Cudur Mareexaan Sade ayaa Soomaalida Qaar Ku shacey Walaalayaal Beesha Reersade Waa Wadaniyiin ee Waxeysan aheyn iyo Maagidaba Ka Daaya Soomaali U diida Ceeb Soomaali Udiida Caay Dadyahow Kheyr Isku Raaca guul Soomaaliyey
@DeeqowDuwane
@DeeqowDuwane 14 күн бұрын
Hadal un bad badisay wax madan shegin. Oo hoohinta jooji
@AHBDinthehouse3121
@AHBDinthehouse3121 13 күн бұрын
warbaahinta oo aad kahadashid milkiile kumanoqoneysid .Mida kale usheega mamada in ay aqriso buugaagta taariiqda qarniyadi19ad laga qoray jubooyinka .
@user-ex2xu3ie9m
@user-ex2xu3ie9m 14 күн бұрын
Soomaaliya tuuga ayaa utashatay war dalka haa labadbaadiyo
@abdibotan4740
@abdibotan4740 14 күн бұрын
Dilla qaniskas foshoxun hadhibkas kujihada xasen xayawankas foshoxun hadhibkas soxira dilla tukgas
@daresavage345
@daresavage345 12 күн бұрын
Gabdhaan halaga soo garbaxo dulmi ma ogolin
@somnewnews
@somnewnews 14 күн бұрын
Reerkii wuu isku dhexyaacay yurkut ha noosoo dhaafina Nabada iyo wanaaga ayaad ku kibirteen intaad dad disheen dad masaakiin ah gubteen suuq iyo guryo ilmo saqiiro ah gowracdeen baad weli sii hadleysaan
@mustafaaden-cx8ui
@mustafaaden-cx8ui 13 күн бұрын
Sheekooy kunacay! Cakuye been raad xumaa! Meeye heestii la hayd Luuq Mareexaan baa leh....Lihi libaax ka adag! hataghatagtee waatii runta ka daba timaadaa..
@batulasmail8261
@batulasmail8261 14 күн бұрын
Gabadhaan hurdey ka soo kacday Malaha meel kale ayey ka hadlaysa
@boosteeyorooble5287
@boosteeyorooble5287 11 күн бұрын
Mareexaan waa marti uu Siyaad Barre ka soo daabulay Itoobiya!!!
@user-zw7sj8cv1b
@user-zw7sj8cv1b 14 күн бұрын
Mareexaan waa sidi yuhuuda ayaga oo meel haysan dhulkii falastin la so dejiyey, waad arkeysaan sida falastiin lo gelayo , Mareexaan na wa kuwaas oo kale
@ahlanahmed8860
@ahlanahmed8860 14 күн бұрын
Mareexaan baa qalbada ku jabshay hhhhhh
@sadiyaali9508
@sadiyaali9508 13 күн бұрын
mareexaan cid keentay ma jirto ilaah ayaa ku beeray faanka jooji
@boosteeyorooble5287
@boosteeyorooble5287 11 күн бұрын
Waa runteed 💯
@Abc-sp6gc
@Abc-sp6gc 14 күн бұрын
Beenley waxaad tahay oromadii mingiste waad kibirteen waxii itopia kasooqaxay kadaabiin
@AbdullaIdiris
@AbdullaIdiris 14 күн бұрын
Gasar gude luuq qaxoti ayoow kuyahay
@SaacidCabdulahi-v7l
@SaacidCabdulahi-v7l 14 күн бұрын
Gasaargude luuq ayagaa asal ahaan u lahaa lkn hada waxaa dhiig ushubay oo maamula marexaan gasargude iyo marexaan waxa ka dhaxeyo is ixtiraam iyo wada nolaasho tagtadi shalay iyo taaganta maanta ah kala garo zxip
@alielmielmi2109
@alielmielmi2109 14 күн бұрын
Goosaar gude yay galaan qabiil ahaan
@faadumobilal3963
@faadumobilal3963 14 күн бұрын
Rexweyn waaye
@abdisheikh8211
@abdisheikh8211 14 күн бұрын
reer xasan mareexaan umadhalanin ee waa qabiilkale
@muxyadiinibrahimahmed3251
@muxyadiinibrahimahmed3251 13 күн бұрын
Ma hooyadaa baa dhashay Bal naga daba gee Ciday yihiin
@muxyadiinibrahimahmed3251
@muxyadiinibrahimahmed3251 13 күн бұрын
Ma hooyadaa baa dhashay Bal naga daba gee Ciday yihiin
@maryami2299
@maryami2299 14 күн бұрын
Yaa Kuu yaqaan reer axmad baa loo yaqan magacaa sheegay Sid maanta iigu horaysa ma raxanwayn baa tahay mise dir noo kala sheeg
@AbddiUhu
@AbddiUhu 14 күн бұрын
Kuwa kalaa soo socdo hadaynaan madaxtooyo mareexaan si dhaqsa ah loo dhisin....
@SaacidCabdulahi-v7l
@SaacidCabdulahi-v7l 14 күн бұрын
Zxip malaha dugsi sare maadan soo baran baan filaa taariiqda saldanadihii dalka kajiray ee F4 ka lagu barto bal dib u aqri boqortoyadii gasargude ee luuq xarunteedu ahayd halkaas baad kaheliye
@sucdisiad3316
@sucdisiad3316 14 күн бұрын
Soomaali wey u dhamaatay mar haday nabad naag ka sugayaan. Qoom naag hor boodayso weligood horumar ma gaarto.
@amalb6261
@amalb6261 14 күн бұрын
Naagta Luuq iyadaa iska leh Xaqbay u ledahay in ay ka hadasho.
@maryami2299
@maryami2299 14 күн бұрын
Haa sheekada Waa markay raxanwayn islaysay bay nin mareexaan a dileen markaa daa kuli magaaladii laga saaray
@SaacidCabdulahi-v7l
@SaacidCabdulahi-v7l 14 күн бұрын
Haa luuq sadex raxween ah iyo re xasan o marexan ah ayaa dagan raxawaynta is dagaashay waa. Mcalinweyne iyo gawawiin nin mrexan ah ba dagaalkaas ku dhintay sidas ayayna mareexaan dagaalka kusoo galeen oo lasafteen mid kamida labadi raxween ee dagaalantay besha sadexaad e luuq dagan ee gasaargude waa qabiilka nabada iyo dhexdhexadinta waday ooy sadexda beel ee kaleba ku kalsonyihiin gartooda lkn xildhibaanadi beshaas nabadaynta waday ayaa xamar lagu celiyay oo hawshi ay ayada soo bilowday dad kale isku sawiraayaan gabagabadeeda waa intaa waxa ay islaantaan ka qaylinayso
@ubahhussein7382
@ubahhussein7382 14 күн бұрын
Waleeg eeleey ayaa luuq Dagan xitaa ma maqal jooga eeleeyey dadka nabad Kula daganada awalbaa qarax Iyo Dil soomaali Ku dhameeysen ma kastay
@CabdiW
@CabdiW 14 күн бұрын
Ooyinta nagada
@user-fr8kw7vy9m
@user-fr8kw7vy9m 14 күн бұрын
kkkkkkk digil iyo midhifle ma mr buu lasimanyahay mr waa daarood ogoow hooy dagaankiinii kunoqda adeer baaydhabo aada ama marti edaable noqda cirka soodumi adeer
@SaacidCabdulahi-v7l
@SaacidCabdulahi-v7l 14 күн бұрын
Haday sidaa tahay marexaankuna galgaduudi uu ka soo qaxay ha u laabto iyo deka suftu luuq dadkii lahaa tariiqaha iskuulka lagu barto ka soo aqrisoo
@abdulkarimfarah2336
@abdulkarimfarah2336 14 күн бұрын
Luuq waa somaliweyn baa iska leh
@catgoeswild5001
@catgoeswild5001 14 күн бұрын
Gasaar gute ma Jin baa
@user-le9lk5fw4y
@user-le9lk5fw4y 14 күн бұрын
Horta dalka marka xasan sheikh madaxwayne kanoqdo maxay qabiiladu isulaayan maisagaa iskudira?
@nurhawa646
@nurhawa646 14 күн бұрын
Been baad sheegtey taatiikhdana ma taqaanid ee edeb yeelo marti baad ku tahey luuqe
@ShamisAli-r3u
@ShamisAli-r3u 14 күн бұрын
Naag aqoon ku iman aqlaaq lehen tahay inaa xiliban noqo tana mahan uff xilibanada qaar dhaqan xunaa habarey orod rer kaga dhaqo
@sucdisiad3316
@sucdisiad3316 14 күн бұрын
Gasaargude yaa waaye? Soomaali wey sii badanaysaa Masha Allah
@xasanmaxamed7905
@xasanmaxamed7905 14 күн бұрын
dadka magaalada luuqa iska leh waaye
@user-ex9qq4bs9i
@user-ex9qq4bs9i 14 күн бұрын
Waa Jareerta Webiga degto ee Beeraleeyda ah ee Raxanweynta sheegata oo Sixiroole yaal ah!
@user-ex9qq4bs9i
@user-ex9qq4bs9i 14 күн бұрын
@@xasanmaxamed7905 Luuq ma Eedadaa baa siisay? Luuq dul qaad Mareexaan bay ku joogtaa ciddii joogto, Soomaali oo idil baana ku nool maadaama uu Mareexaan yahay dad Soomaali ah oo lagu dhex noolaado dadka ugu fiican! From Gedo
@amiiraabdiaziz7043
@amiiraabdiaziz7043 14 күн бұрын
@@user-ex9qq4bs9ihhh maxa saas dhan ugu kululaatay dadkaas gob raxweyn waayee
@nadifonuur8786
@nadifonuur8786 14 күн бұрын
Gasaargude Waa Raxaweyn Luuq ganaane Boqorkii maamuli jirey ayaan ahaa gasaargude walaal.
@mohameddahir7293
@mohameddahir7293 14 күн бұрын
Tolow gazaar gudo xagguu galaa, war lama aragan iyo yaabkan eega, maalin walba qabiil cusub baad maqlay. Ii sheega qolodani xaggay galaan Sorry sister sida xun ee laguu galay. Walaal xukuumadi ma jirtee orod oo is abaabula maamul goboleed ku dhawaaqa deegaankiinana ilaashada in dawlad dadka u dhex ah la helaayo, ciddii kale ee idinla degan ammaan siiya.
@user-ex9qq4bs9i
@user-ex9qq4bs9i 14 күн бұрын
Luuq Mareexaan ma lehe orod qaado Jareer yahay fuursan! Haddii aad adinka is disheen maxaad u disheen ninka Reer Xasan?! Luuq reer Xasan baa Mareexaan wakiil oga ah iyaga ayaana ku filan sharanshuur! From Baardheere
@nadifonuur8786
@nadifonuur8786 14 күн бұрын
Luuq waxaa Taariikh ku leh Waa Gasaargude waayo Boqorkii maamuli jirey oo soo dejiyey Mareexaan wuxuu ahaa Gasaargude. Tankalena Gasaargude ma ahan jareer wixii aay ahna waa dhankaaga.
@user-oi5uk4de1b
@user-oi5uk4de1b 14 күн бұрын
Subxanallaah mrexan mooryaanimo kama ilbaxaan War dadka idinla dega kadaaya dulmiga
@Yusufxasann
@Yusufxasann 14 күн бұрын
SOMAALILAND DAD GOONIYA OO JAAJUUS ETHIOPIA AH AYAA HOGAAMIYA kUWAAS AYAA BARTILMAAMEED AH. SOMAALIYA MAANTA WAXAA KA GO,AN IN MIDNIMADII DALKA LA SOO CELIYO. CIIDANKA 50000 EE IMINKA LA DIYAARIYEY CIDII XABAD KALA HORTAGTA WAXAA LOO AQOONSAN DOONAA CADOWGA SOMAALIYA. WAA DIGNIIN KU SOCOTA JABHADDA GOONI GOOSADKA AH EE MUUSE HOGAAMIYO. GUUL SOOMALIYA GUUL DJABOUTI.🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴🇸🇴
@user-oi5uk4de1b
@user-oi5uk4de1b 14 күн бұрын
@@Yusufxasann point 👉 noocee baad ka hadlaysaa anigu dulmi baan ka hadlayee
@mohamednoor2768
@mohamednoor2768 14 күн бұрын
Hadan luguwasin wat rontaxay
@user-fr8kw7vy9m
@user-fr8kw7vy9m 14 күн бұрын
​meesha miyaa latuugsanayaa adeer haguuraan dadkan baaydhabo hakunoqdaan ama marti edaableh hanoqdaan
@nadifonuur8786
@nadifonuur8786 14 күн бұрын
Hooyo Akhlaaq leh ayaa nadhashey Alxamdulilaah hadii kale sidaada camal ayaan u caay tami laheyn.
@xasanmaxamed7905
@xasanmaxamed7905 14 күн бұрын
@@user-fr8kw7vy9m tuugsiga idinkaaba xamar ku imaadey 1991 la idinkaga soo buriyey
@xasanmaxamed7905
@xasanmaxamed7905 14 күн бұрын
@@user-fr8kw7vy9m idinkuna baadiyihi balanbaale la idin celina sidii 91 xamarti aad ku tuugsan jirteen habargidirti idin ka soo burisey
@maryami2299
@maryami2299 14 күн бұрын
Luuq reer axmad baa daga hadana reer xasan baaba ku haystee anaaleh hadhihin gasaaro hide Abidjan ma maqalnaa Waa ii maanta
@SaacidCabdulahi-v7l
@SaacidCabdulahi-v7l 14 күн бұрын
Re axmed oo marexan ah iyo ree aamin oo gasaargude ah waa laba jifo oo tulooyinka luuq iyo dolow hoos yimaada wada daga lkn magaalada luuq markay noqoto gasaargude iyo rexasan o mrexanka kaa tirsan ayaa daga oo u badan inkastoo ay jiraan qabiilo kale oo yaryar oo magaalada ladagan magaalada dolowna waxaa dagan re axmad ka iyo qabil klooo gawawen la dhaho oo luuq minority ku ah sidaa wax u fahan wax baro laguguma karee
@maxamudcabdinur
@maxamudcabdinur 14 күн бұрын
Mid waa Run in Gasaargud Ay Luuq Dagta lkn yaa Maamul LuuQ Waĺiged io Hada ka dib waxa Maamuli Doona Beesha Awooda Leh ee Mariixaan
@SaacidCabdulahi-v7l
@SaacidCabdulahi-v7l 14 күн бұрын
Wa saxanthy bro gasaarguda luuq wuu daganyahay wuuna soo maamuli jiray hadase waxaa maamula marexan barrina cidii uu Ilahay makansiiyo ayaa maamuli tagtada iyo taaganta aan sidaa ukala ogaano timaadadana Rabi ku filan
@waryaawariiri1812
@waryaawariiri1812 14 күн бұрын
Boqortooyadii geraadada Gasaargude inkireysaa mooryaan.
@AbddiUhu
@AbddiUhu 14 күн бұрын
Ayaantan waxaa socoto mareexaan dhulkiisa ku qabso aad caan noqotide.....
@user-pv2ww7ln6m
@user-pv2ww7ln6m 14 күн бұрын
Waar qabiiladan goormaa Soomaalida lagu soo daray? In layskala tashado maanay ahayn? Sidu waa sidee
@SaacidCabdulahi-v7l
@SaacidCabdulahi-v7l 14 күн бұрын
Bal buugaagta F4 ka ku laabo hadad sfcn u so baran leheed iskuulka waad garan leheede
@user-fr8kw7vy9m
@user-fr8kw7vy9m 14 күн бұрын
kkkkkkkkkkkk yaab weeey luuq mareexaan baaleh adeer hadaad marti edab leh noqon waaydaan waalaaydinkararayaa adeer
@CabdiW
@CabdiW 14 күн бұрын
Ma Hooyadaba leh luuq😂Dhilo uus weyn thy was😂
@truecomment3650
@truecomment3650 14 күн бұрын
cayda daa dadkana haku qabsan dhulkooda siyaadkii wax kuu dhici jiray goor horuu bakhtiyey
@user-fr8kw7vy9m
@user-fr8kw7vy9m 14 күн бұрын
sooraac bal adna adeer luuq mareexaan baaleh waxaad kasheelaynaayso maba naqaan adeer marti edab leh hadaay noqon waayaan waa lararayaa adeer
@truecomment3650
@truecomment3650 14 күн бұрын
@@user-fr8kw7vy9m wax ma garat madax adag oo geel jir ah ayaa tahay? Miyaad taqaanaa sidii Baardheere loogu daray Gedo iyo cidii ku dartay? wax ma lagaga sheegay?
@nadifonuur8786
@nadifonuur8786 14 күн бұрын
Xildhibaan Aamino is not easy❤❤❤.
@maryami2299
@maryami2299 14 күн бұрын
Luuq reer axmad baa daga hadana reer xasan baaba ku haystee anaaleh hadhihin gasaaro hide Abidjan ma maqalnaa Waa ii maanta
What it feels like cleaning up after a toddler.
00:40
Daniel LaBelle
Рет қаралды 70 МЛН
НРАВИТСЯ ЭТОТ ФОРМАТ??
00:37
МЯТНАЯ ФАНТА
Рет қаралды 1,6 МЛН
One moment can change your life ✨🔄
00:32
A4
Рет қаралды 33 МЛН
VOA Somali Radio Idaacadda Subaxnimo 24.07.2024
19:37
VTV Somali
Рет қаралды 4,7 М.
LIVE - Ruto to address the Nation from State House
Kenya News Channel
Рет қаралды 1,6 М.
Gabdhihii Jamhadda SSDF - Faadumo Cumaar Dheere
25:03
Juxa Video Research Archive
Рет қаралды 65 М.
RW CALI GEEDDI OO LOO DIIDAY GAROONKA MUQDISHO (4028)
11:13
shantasoomaaliya1
Рет қаралды 9 М.
EXCLUSIVE: “Uma Dhaaran Danaha Jabuuti&Kenya" ~Xildhibaan Fawzia Yusuf.
1:00:31