Magaabada Hashaadaa karooon maal laguuro, Abdilaahi suldaan timacade

  Рет қаралды 21,190

suxufiga qarsoon

suxufiga qarsoon

Күн бұрын

Anigoo sebi uun ahoo Sita leeb iyo qaansoo
Siigaduun isku aasoo Sabo reer ka fogaanoon
Laygu aaminin soofkiyo Saaca maanta aan joogno
Gabaygu waygu sugnaayee Haddii aan Sarsarriigo
Ama aan surmaseejo Amaba aan sixi waayo
Ama aan ka salguuro Amaba laygu saluugo
Soomaalida i maqlaysaay I su'aala hadhow
Ilaahaan waxba seegine Subaciisa Quraankiyo
Sabbaxooyin ku sheegayow Saciira iyo naciima
Rabbiigii kala seerayow Markay suurtu dhawaaqdo e
La soo saaro makhluuqa e Shaqiga iyo saciidka
Maalintaad kala soocdo Dembigaannu samaynay
Rabbigayow naga saamax
Subciyay oo ka dukeeyaye Ka siddeetan sebaaney
Calankaannu sugaynaye Sahankiisa ahaynow
Seermaweydo hillaacdayow Sagal maanta darroorayoo
Siigadii naga maydhayow Saq dhexaannu ahayne
Kii soo saaray cadceeddow Samada kii u ekaaye
xiddigaa mid la siiyayow Saaxirkii kala guurrayeaha
Sarreeyow ma-nusqaamow An siduu yahay eegno e
Kaana siib Kanna saar.

Пікірлер: 9
@beststatus9864
@beststatus9864 4 жыл бұрын
alle hakuu naxariisto a deer qali duriyadii reer sheekh isaxaaq
@OmerSahal
@OmerSahal 21 күн бұрын
Warun magabada hashada kaga Ron maydhanankale alah unaxaristo
@a.qanialigadhle4206
@a.qanialigadhle4206 Ай бұрын
Midigtaadu waxay xoogsato ayaa maydha gaajada, Allah haw naxariisto
@beststatus9864
@beststatus9864 4 жыл бұрын
mzhs Allah
@cabdihassan3084
@cabdihassan3084 3 жыл бұрын
Macaluul waxkaagama taran maal la guu gurey midigtaadu waxay xoogsata maydha Gajada malko aanad lahayn looma lulo.maan waligaa
@cige05
@cige05 4 жыл бұрын
mamakeekiyee markaan maydalka ufuulo
@yusufomar6134
@yusufomar6134 5 жыл бұрын
Waaruntii
Cute kitty gadgets 💛
00:24
TheSoul Music Family
Рет қаралды 21 МЛН
女孩妒忌小丑女? #小丑#shorts
00:34
好人小丑
Рет қаралды 100 МЛН
Underwater Challenge 😱
00:37
Topper Guild
Рет қаралды 47 МЛН
Modus males sekolah
00:14
fitrop
Рет қаралды 11 МЛН
Abwaan Cabdilaahi Suldaan Timacade  Ahun | Gabay Kana Siib Kana Saar
10:12
# 506
23:33
Deutsche Globale Medien der Gehörlosen
Рет қаралды 11 М.
KANNA SIIB KANA SAAR/ GABAY/1960-kii Timacade
4:23
kaafiye media
Рет қаралды 116 М.
Baharebolbol
9:52
Nadjmadin Ghoulami - Topic
Рет қаралды 130 М.
Dagaalkii  Danood ee Gobanimo doonka "Abwaan Timacaddde "
10:08
Waddani Somali Tv
Рет қаралды 25 М.
Abdilaahi suldaan timacade
5:30
Arabsiyo Times
Рет қаралды 1 МЛН
سورة البقرة كاملة, رقية للبيت, وعلاج للسحر | القارئ علاء عقل - Surah Al Baqarah
3:58:01
Cute kitty gadgets 💛
00:24
TheSoul Music Family
Рет қаралды 21 МЛН