Magool haatuf .Keyga

  Рет қаралды 265,998

gorgornews

gorgornews

Күн бұрын

Magool Haatufkiyo dabaylaha

Пікірлер: 149
@ahmedraqeeb9544
@ahmedraqeeb9544 3 жыл бұрын
اجمل صوت في الصومال وافريقيا كاملا منذ الستينات وحتي وفاتها. نسأل الله لها الرحمة والمغفرة. تحية للصومال من اليمن.
@sabestiannuradin5402
@sabestiannuradin5402 Жыл бұрын
Thanks u are awsome
@hoodogarays5458
@hoodogarays5458 6 жыл бұрын
Astaamaha u waaweyn ee jacaylka waxa Ka mid ah inuu qofku qofka kale ka waraysto halku ku suganyahay mar walba si' is moogi ah xataa dhawr jeer oo isku dhaw xitaa hadaaanu meeshaa uu kan kale ku noolyahay kala garaneyn oonu weligiiba arag. halkeed ku nagidahay Maxaad caawa haysaa hawada caafimaadkaaga & heerka noloshaada hayntaada jeebkiyo sidee hawshu kugu tahay • xageed joogtaa • maxaa kugu cusub • xaladaada caafimaad • Farxadaada & murugada • Ma haysataa qarashaad • qaab nololeedkaaga qof ku jecel kuna danaynaya uun baa intaa laga helaa..❤
@yaxyemohamed3918
@yaxyemohamed3918 6 жыл бұрын
Hoodo Garays Hadal xaqiiq ah weeyaan waxaad xiisanaysaa arimahaa khaaska inaad ogaato
@saxarla7207
@saxarla7207 5 жыл бұрын
Aad iyo aad
@alisms1690
@alisms1690 4 жыл бұрын
Wlh mar alla marka aan waco ugu horeyn sallaamo kadib intaas baan weydiiyaa maadaama uu iga fogyahay ilaahey isagoo bad qaba dhaayaha mar uun iisaar 😭😭😭❤❤
@abdullahiomar544
@abdullahiomar544 4 жыл бұрын
Hoodo garees gabadha soomalida ugu qurux badan baan kuu caleema saaray huno
@abdullahiomar544
@abdullahiomar544 4 жыл бұрын
Hoodo harees qof jaceelka wax badan kagaraneeso
@Gaasiraguuled
@Gaasiraguuled Жыл бұрын
Heestan mar warlba aan u xiiso my❤ wan dhagysta waanso dag sady mar kasnatana dhagaha kashada hada waxn dhagaysanaya xili aan u socdo jamacdi 🎧si niyadana wan u dhagy sanaya ❤❤😌
@IbraahimMaxamuudciise-l2p
@IbraahimMaxamuudciise-l2p 2 ай бұрын
Heestani aad iyo aad ay noo u khusaysaa jacalka naga dheexeeya aniga iyo princess leoner ilaahay hanagargaaro ilaahayna ha u naxariisto xaliimo khaliif magool ilaahow janadaada ugu deeq amen amen😂😂❤❤❤❤
@IbraahimMaxamuudciise-l2p
@IbraahimMaxamuudciise-l2p 2 ай бұрын
10:19 10:32 10:34 10:35
@IbraahimMaxamuudciise-l2p
@IbraahimMaxamuudciise-l2p 2 ай бұрын
Ilaahaw iacalkayaga aniga iyo princess leoner naga dhexeeya gargaar iyo jacalada oo dhan amen amen❤❤❤❤❤
@Gaasiraguuled
@Gaasiraguuled 2 ай бұрын
@@IbraahimMaxamuudciise-l2p Amiin wllo Allh haysu kiin barakeyo😊
@mohamedabdinoorabdirahman7061
@mohamedabdinoorabdirahman7061 3 жыл бұрын
Hayaan kala fogaado kala heeray Waayuhu Mid Waliba halkiisu la jiifaa halgadee Ereyo aad u Mcn Waye runtii
@Qofnaba.
@Qofnaba. 2 жыл бұрын
Haatuf waxay kamid tahay heesaha soomalida kuwooda aan ugu jecelay, heesaha qaar waxay ku salaysanyiin ama aad mooda in ay ka hadlaan nolashaada. Marka heestan ba kamida heesaha xasuusta iyo xaladaha ila soo maray.❤️🔐😭💔
@WaayoArag.
@WaayoArag. 2 жыл бұрын
Hees qiimo badan, heestan iyada Webiyo-Isu-oomman, waa laba heesood oo aan, si aan caadi ahayn, ugu soo noqnoqdo. Heeso qudha maaha! Ilaahay ha janneeyo Magool iyo Abwaankii curiyay ba.
@barkhadzaki1286
@barkhadzaki1286 4 жыл бұрын
oh walee xasuus igu qaaliya waxaan heestan ku xasuustaa sxbkay cabdi maxamed diiriye iyo qisadiisii allah yacisak sxb
@MrLooyaan
@MrLooyaan 3 жыл бұрын
اجمل صوت نسائي في الصومال الفنانه حليمه خليف مغول ... نسال الله تعالي ان يغفرلها ويرحمها
@cabascabdi1292
@cabascabdi1292 4 жыл бұрын
Anigoo dugsiga hoose dhogta ayaan buug jacayl ka aqriyay maraka ugu horaysay ereyda ay markaan soo barbaarayna waxaan guursaday gawar aan aad u jeclahay lkn waa aduun waxwalbaad kafilan silama filaan ah ayey gacantayda ugu baxday hadana aad ayaan u kala fognahay buugii ayaan dhowr jeer raadiyay lkn waan heli waayay caawa anigoo fceboog ku jira ayaanba maqlay inay heestahay intaa raadinaayay 10 sano wey dhantahay.
@xajiciisexuseen1367
@xajiciisexuseen1367 6 жыл бұрын
waayo waayo iyo xasuus hore alla ha u naxariisto maamo magool
@Ehel_Caashaq1
@Ehel_Caashaq1 Жыл бұрын
Heedhe ma I maqlaysaayee.... Hinduhu siduu rabo, hadmaad iman Bal iisheeg, Hor Alle waan ku sugayaa.... AUN Magool 💔🥰💯
@maryanyuusufadan
@maryanyuusufadan 5 ай бұрын
AHU erayadii abwan sulub cumar laxankii AHU cabdikariin jiir kabankii AHU aweys yasalam hestan iyo hestii xasan adan samatar ee guuleed majogaa ey uy sameyay AHU cabdiqadir xirsi yamyam hadarawi wuxuy yiri wixiy aan sameynay waxba kama jiraan ayuu wa heso cajiib wan idin salamay melkasotod jogtan wlyl
@amiiramaxamed1218
@amiiramaxamed1218 2 жыл бұрын
Waa erayadiii sulub cumar riwayadiii caash iyo cadaalad wwwwww waxa gaaracaya xudaybi abuu mascuud lagayaqaanay gobaha fanka
@hamseyare4451
@hamseyare4451 Жыл бұрын
Igu dheeraa Heestani oo jecliyaa Eebe haw raxmado janadiisana haku abaal mariyo Xaliimo khaliif cumar magool
@CabdilaahiMaxamuud-uf6uc
@CabdilaahiMaxamuud-uf6uc Жыл бұрын
❤ree0
@suhurhassan5840
@suhurhassan5840 7 жыл бұрын
Wow xasuus gaara beey iileedahay heestani, waayo jaceylkeyga ayey quseysaa
@libanwerahkarie4063
@libanwerahkarie4063 7 жыл бұрын
hani waan kula qaba dareen
@MrAliyassin
@MrAliyassin Жыл бұрын
Abwaan sulub cumar ilaahay ha u naxariisto
@thanksari5947
@thanksari5947 2 жыл бұрын
Listening to this song Friday, February 2023 2:31 Pm Sxpkey yaxye kusoo xasuusta heetsan.✔️
@daher_mustaphe
@daher_mustaphe 2 жыл бұрын
Hibashada xasuusta Hurda kaama seexda Wàdnaha i habaýee Kaaguna ma hibaa Waa nooc ereyo ah oo gaar ah ❤
@abdulrahmanmoha3424
@abdulrahmanmoha3424 5 жыл бұрын
Marna madaayo dhageesigeeda wlhi heesatan hadii aan soo galo youtobka cidna majecli lkn hadana si uun beey wax iiga maqan yihiin qofna lama haasaawo hada wax uun Baan go, canayaa aloow amuuraha inoo sahal 😭😭😭😭😭😭
@sucdicadey3465
@sucdicadey3465 4 жыл бұрын
Anaa jacylkyga soma tihid beenta joogi 😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😂😀
@abdulrahmanmoha3424
@abdulrahmanmoha3424 4 жыл бұрын
@@sucdicadey3465 yareey ciyarta iga daay yaah😀😀🙄
@sucdicadey3465
@sucdicadey3465 4 жыл бұрын
@@abdulrahmanmoha3424 jacylkeena ha qarin yarka runta sheeg 😂😂😂😂😂😂
@abdulrahmanmoha3424
@abdulrahmanmoha3424 4 жыл бұрын
@@sucdicadey3465 caruur teeyda hooyadood miyeeba thy mid la qarin karo 😒🙄
@sucdicadey3465
@sucdicadey3465 4 жыл бұрын
@@abdulrahmanmoha3424 igu waaalo 😃😃😃😃😃
@naciimaaar9889
@naciimaaar9889 5 жыл бұрын
Who’s Listening 2k19 July 3:02😐
@abdullahiomar544
@abdullahiomar544 4 жыл бұрын
2020 nuvember
@MohamedAli-px7wm
@MohamedAli-px7wm 5 күн бұрын
Listening 2025 iyo marqaan ilaa 2010
@deeqsiabdilahiahmed1038
@deeqsiabdilahiahmed1038 5 жыл бұрын
Eyadii Cawrala Salah Guray Asal Borama. Codkii AHUN xaliimo khaliif magool
@saadagoudal1306
@saadagoudal1306 3 жыл бұрын
Waa dhab waa erayadii cawrala salah guray rabi cimriga ha u siyaadiyo
@maryanyuusufadan
@maryanyuusufadan 5 ай бұрын
mey waxay sameyay abwan sulub cumar
@aamiinhassan
@aamiinhassan 4 жыл бұрын
Hees aan aad u jeclahay weeye. Ilahay waxan ka baryaya waa Bil ramadaane inu janeeyo Magool iyo dhamaan Hoboladii waaberi intooda dhimatay, Mohamed Nuur Giriig, Ahmed iyo Mohamed Mooge, Cumar dhuuule, Mohamed Saleban Tubeec, Mohamed Ahmed Kuluc, Sahra Ahmed Jama, Kinsi Haji Aden, Saado Ali Warsame, iyo intaan ilawsanahayba
@sahrohaashimaxamed9881
@sahrohaashimaxamed9881 3 жыл бұрын
Aamiin aamiin yaarabi
@libanwerahkarie4063
@libanwerahkarie4063 7 жыл бұрын
aniga hiistaan aad ayeey ii taabata waxaan Ku soo xasuusta xàaskeyga aan aad u jeclahay oo iiga tagtay hadan joogto neyrob aad Ayaan uugu xiisaya marwada aan LA aanted ahaan Karin Cadar
@suhurhassan5840
@suhurhassan5840 7 жыл бұрын
Mahadsanid anbo waan xasuustaa xiligii aan waqtiga kuwada qaadaneynay liibaan Alle ha u naxariistee magool heesteedaan By Cadar
@abdullahiomar544
@abdullahiomar544 Жыл бұрын
Hindisuhu siduu qabo hadmaan iman bal ii sheeg hor alle waan ku sugayaa
@miyiraadan7201
@miyiraadan7201 4 жыл бұрын
Halkad ku nagi dahay maxaad cawa haysaa Jun 25 2020 Yaa dhagaysan haya magool rabi ha u naxaristo
@MIRALUUL979
@MIRALUUL979 4 жыл бұрын
Hayaan kala fogaadoo kala heerey waayuhu Intaan baa ugu mac
@mawliidxuseen3513
@mawliidxuseen3513 3 жыл бұрын
Hibashada xasuustaa hasawenii ma usoo hilwdaa Habeenkii marakaytahy ma usoohilwadaa 2021 doorashadii somaliland xuseen agar
@fathiyataranbi9093
@fathiyataranbi9093 Жыл бұрын
Allah ageyo jannada fardowsa
@hasanhasandahir9836
@hasanhasandahir9836 2 жыл бұрын
Subxaana ilaahi abuuray codkaan mucjisada ah
@ahmedaarka1276
@ahmedaarka1276 4 жыл бұрын
Yaa Dhageysanaya Maalinta Sadexad Ee Eidul-Adha 03/08/ 2020 wxii iga dambeeya👍. Heestu waa Jaceyl iyo Magool oo riimeysta "Caashaqii horeeyiyo keeni halmaamta?😭😭 "Haatufkiyo dabaylaha war laguba☝️ usoo dhiib keygana mar iga hoo"👐 Ugu bambeyn " Hindisuhu siduu qabo hadmaad iman bal iisheeg😭😭😭 Hor Alla wan ku sugayaa"
@zeinabahmed7201
@zeinabahmed7201 3 жыл бұрын
Anigaa dhagaysanayo maalin kii 4aad ee ciidul adxaa 23/ 7/ 2021
@AhmedHassan-ed5ue
@AhmedHassan-ed5ue Жыл бұрын
Aun xaliima khaliif
@Khaalid155
@Khaalid155 10 ай бұрын
Haatutkiyo dabaylaha war la hubo usoo dhiib kaygana mar iga hoo yaa salaam haatufku waa garab daar ama wax adigoo iska fdhiya kugu soo dhacaya tusaale qofbaa kaasoo hor baxay qofkaasood xogaa ka hor niyada ku haysay sikale haddaan udhigo qofbaad wacday suu ku dhahay hadaan rabay inaan kusoo waco aniga heestan kama daaloba xalimo khalif iyo abwaankii qaaliga hadraawi rabi haw naxariisto waxay inooga tageen sugaan mug wayn
@KhadarAxmed-i6c
@KhadarAxmed-i6c 18 күн бұрын
Hibashada xasuusta ĥabeenkii kaama seexdee wadnahaa ihabayee kaaguna maheemaa haasaawaheena maku soo hilawdaa habeenkii kolkaytahay malaykaa horkeenaa eesh calaa hees weeyi
@nuunegaraad3758
@nuunegaraad3758 5 жыл бұрын
Hareertada gogosha maku haabata gacan
@suhurhassan5840
@suhurhassan5840 7 жыл бұрын
Aduunyooy xaalkaa b'a Jaceyloow xaalqaado!!!! Naftu waxeey hibatoo eeyhaabanweeydoo kuhanqaaran badanaa!!!!
@cabdiraxmandahir5265
@cabdiraxmandahir5265 6 жыл бұрын
suhur hassan 0906273594
@maryanyuusufadan
@maryanyuusufadan 5 ай бұрын
allaha unaxriisto abwan sulub cumar
@saidali6960
@saidali6960 6 ай бұрын
Hortab waanu ladanahay, exactly🎉🎉
@faisoafyaretv2495
@faisoafyaretv2495 3 жыл бұрын
Heestan xasus 2015ti mar aniyo sxbkay kala safarany o labo dal kala aadnay ila hada meel u ku suganyhy ma halin😰
@sacdiyaabukar4559
@sacdiyaabukar4559 5 жыл бұрын
Nice
@nuunegaraad3758
@nuunegaraad3758 5 жыл бұрын
Hindisuhu sidu qabo hadmaad iman bal ii sheeg hor alla wan ku sugayaaa
@shoaiybnoor7122
@shoaiybnoor7122 4 жыл бұрын
Waqti badan ayaan ku dhibanaa markay ay dhahayso Haatufkiyo dabaylaha War la,hubo usoo dhiib Keygana mar iga hooo 😍😍😍😍 Cidna ma jecli lkn heestaan mar walba waan dhagaystaaa Sababtuna waa micnaha ku jira
@mohamedaadan3003
@mohamedaadan3003 3 жыл бұрын
Hibashada xasuusta hurdo kama seexdo wadnahy habanayee kaaguna mariimaa wahwah waxan mooda aniga iney iheysato
@sucdicadey3465
@sucdicadey3465 5 жыл бұрын
Yaa dawanayaa 2020 hees xasus mudan 😥
@Zakigaming102
@Zakigaming102 5 жыл бұрын
Huhud armuu kulumiyoo heedhe laysku keen diray 2020 xasuus hore ax jacayl
@Ronaldo-xb7mt
@Ronaldo-xb7mt 4 жыл бұрын
Ilaahow unaxariso magool ayaa ilaaa daawanaya 2k2k March
@naimamahdiya1730
@naimamahdiya1730 3 жыл бұрын
Sun/1/30/2022 Waligay hees la mida ma dhagaysan woooow
@abdiawed3540
@abdiawed3540 2 жыл бұрын
Ninka maalin qudha 30 jeer dhagaystay kawaran.
@naimamahdiya1730
@naimamahdiya1730 2 жыл бұрын
Way istahisha
@naimamahdiya1730
@naimamahdiya1730 2 жыл бұрын
Way istahisha
@haashimmoalim9994
@haashimmoalim9994 5 ай бұрын
25/08/2024 saacadu waa 15:00 galabnimo goobtu waa Muzanbique mueda Sanado Badan oo cafimdleh I alh malin axada haatuf hees iyo bar
@abdiazizqorleex439
@abdiazizqorleex439 4 жыл бұрын
Heestan xasuus ayay ii leedahay waan jeclahay
@najmaali3709
@najmaali3709 11 жыл бұрын
waaaah waaaaah heestan aad baan uga helay mar walba waan dhagaystaa thanks gorgor
@khalkamoh1417
@khalkamoh1417 8 жыл бұрын
najma waa hees wacan lakiin maxaad ku jeclaaday wll ?
@omarsham1534
@omarsham1534 8 жыл бұрын
hees waa tan murti xanbarsan qaraami
@abdimuktar4433
@abdimuktar4433 6 жыл бұрын
najma ali hantada jifkiyo sidey hiwshu kugutahay Habalyada Salan Tiyo mahesha waraqaha Marna wahes jacel Marna waa siyasad
@abdimuktar4433
@abdimuktar4433 5 жыл бұрын
Wad
@abdimuktar4433
@abdimuktar4433 5 жыл бұрын
Thanks
@nouramohamed3219
@nouramohamed3219 4 жыл бұрын
Allow u naxariiso
@maadhiintube1077
@maadhiintube1077 5 жыл бұрын
Waa hees aad iigu qaaliya, Waxaan filayaa inuu lahaa Abwaan Mohamed Ali kaariye (dhakhtarkii jaceylka)
@cabdirisaaqlixle371
@cabdirisaaqlixle371 2 жыл бұрын
Waxa lahaa Abwaan sulub cumar
@deeqsiwarsame324
@deeqsiwarsame324 2 жыл бұрын
Waar xishooda heesta Ereyadeeda waxa iskalehe maamo Cawrala Saalax Gurey. Waa qiso dhaba oo aan geed qarinkarin.
@cabdilaahishafeec2447
@cabdilaahishafeec2447 4 жыл бұрын
Xusuusbay iileedahay.heestani
@faysaln7843
@faysaln7843 4 жыл бұрын
HeeStan xasuus ayaan udhegaysanayaa meesha aykabaxaysana anigoo istagaybaan arkaa
@mahdimmed7272
@mahdimmed7272 5 жыл бұрын
Waa Murti socota
@hoodogarays5458
@hoodogarays5458 6 жыл бұрын
Astaamaha u waaweyn ee jacaylka waxa Ka mid ah inuu qofku qofka kale ka waraysto halku ku suganyahay xitaa hadaaanu meeshaa uu ka kale ku noolyahay kala garaneyn oonu weligiiba arag. •halkeed ku sugantahay •maxaa kugu cusub •xalaadaada caafimaad •inta farxadadu leegtahy •dhaqaalahaaga qof ku jecel kuna danaynaya uunbaa intaaba ku weydiiya Halkeed ku nagidahay Maxaad caawa haysaa Hawada caafimaadkeena & heerka noloshayda Hayntaada jeebkiyo Sidee hawshu kugu tahay❤
@cabdicumar8333
@cabdicumar8333 4 жыл бұрын
Hindiisuhu siduuyahay
@asmakhadar3533
@asmakhadar3533 Жыл бұрын
Hibashada xasusta mawsoo hilow daa habeenkii markay tahay Malaykaa horkeenaa
@yasminfarah2280
@yasminfarah2280 8 жыл бұрын
Heestaan oo qoraal ah halkee ka helaa caleeg waa jaceyl
@farhiafarah7981
@farhiafarah7981 7 жыл бұрын
meesha wayba ku qoren lyrics ka
@abdullahiomar544
@abdullahiomar544 6 жыл бұрын
Tanaaba qoraal ah ee see wax kaayihiin
@nurfarah3319
@nurfarah3319 5 жыл бұрын
Begso bosto qalbi dhagax
@alidayib2637
@alidayib2637 5 жыл бұрын
Dee adiguba qor sawdigan dhagaysanayaba
@dahiribrahim5356
@dahiribrahim5356 9 жыл бұрын
waa hees qiimo badan erayo culus ayaa kujira
@osmanosman475
@osmanosman475 7 жыл бұрын
Ilahay naxriis
@osmanbare
@osmanbare 8 жыл бұрын
labo kala fogaadoo kala heeray waayuhu mid waliba halkiisuu la jiifaa halgaadee
@CadeGude
@CadeGude 5 ай бұрын
Ninkaan pagekan leh wax labarta Dhegoolaha ayaa xataa fahmaya Sawirada uu saaray baa mihiima Qaar baa hees geel kuu soo dhigaya markaasay saarayaan Nin kaaabad gadhiya
@maaxcalimaax1163
@maaxcalimaax1163 2 жыл бұрын
"Haatuf" waa hees aan aad u jeclahay.
@osmamsufi7817
@osmamsufi7817 8 жыл бұрын
ma abwaan hadraawi baa leh
@mohameddaadam9541
@mohameddaadam9541 4 жыл бұрын
waa heesta kaliya ee.qof.dumara odogeedi oo beled ka fog u safray ay usamaysay
@AhmedHassan-ed5ue
@AhmedHassan-ed5ue 5 жыл бұрын
Heestan mageceedu ma,aha haatufkayga mageceedu waa. Dhambaal caashaq
@idirismuhudin3822
@idirismuhudin3822 4 жыл бұрын
Heesta magaceeda waa hadimada thanks
@suhurhassan5840
@suhurhassan5840 7 жыл бұрын
Cajiib waaye heestaan Aniga waxay iileedahay xasuus gaara,
@dahirgoobe6505
@dahirgoobe6505 2 жыл бұрын
Yasbos
@jamalsaleban129
@jamalsaleban129 2 жыл бұрын
2023😢😮
@lulgiughe5574
@lulgiughe5574 8 жыл бұрын
Sida hobal caan baxay kaliya ma heestaa......
@thanksari5947
@thanksari5947 Жыл бұрын
Sxpkey yaxye kusoo xasuustaa heestan....Haatuf.🙏
@zamaarahirad8932
@zamaarahirad8932 5 жыл бұрын
21.2.2020. friday 8:9min
@mubaarikhadi2311
@mubaarikhadi2311 Жыл бұрын
Oof calayk
@ahmedabdulle6954
@ahmedabdulle6954 3 жыл бұрын
Inaba caadi maahan
@abdimuktar4433
@abdimuktar4433 5 жыл бұрын
Wadani wakihore dadna waa kihore
@janagaleentertainment2261
@janagaleentertainment2261 9 жыл бұрын
Allow ku Naxariiso
@nurfarah3319
@nurfarah3319 5 жыл бұрын
Amin amin
@AbshirCalicigaal
@AbshirCalicigaal Жыл бұрын
Makl
@asadjeesto540
@asadjeesto540 7 жыл бұрын
sida Hobal caan baxay kaliga maheesta
@riyaaqabdi4181
@riyaaqabdi4181 5 жыл бұрын
Ninwaliba halkiso Lajifa Hakarke
@nurfarah3319
@nurfarah3319 5 жыл бұрын
Hawada cafimad kaga hentada jifka sidey howshu kulatahay
@axmedyaasiindool3759
@axmedyaasiindool3759 4 жыл бұрын
Riyaaq Abdi, ereyadu waxa weeye. Mid waliba halkiisuu La jiifaa hal gaadhee.
@cabdilaahishafeec2447
@cabdilaahishafeec2447 4 жыл бұрын
Aun magool eesh calaa heesdhe
@Dhudi-10
@Dhudi-10 Ай бұрын
1/1/2025 ban mar kale dhagaysanaya
@sagalismaciil1008
@sagalismaciil1008 5 жыл бұрын
Wadani
@asmadarwiish7958
@asmadarwiish7958 3 жыл бұрын
16 .8.2021
@asmadarwiish7958
@asmadarwiish7958 6 ай бұрын
05.08.2024
@asmadarwiish7958
@asmadarwiish7958 2 ай бұрын
06.10.2024
@siisilafo
@siisilafo 7 жыл бұрын
iPhone 5
@maankaabdulahivietnam7424
@maankaabdulahivietnam7424 3 жыл бұрын
Aaaaaah illaahow adaa wax og
@maankaabdulahivietnam7424
@maankaabdulahivietnam7424 3 жыл бұрын
Halkeed ku nagitahay maxaad caawa heysaa waa hadal weyn
@buurhakabaabdi8776
@buurhakabaabdi8776 5 жыл бұрын
....
@siisilafo
@siisilafo 7 жыл бұрын
iPhone 5 batteries
@siisilafo
@siisilafo 7 жыл бұрын
iPhone 5 batteries
@siisilafo
@siisilafo 7 жыл бұрын
iPhone 5 batteries
Hud-hud- Xaliimo Kh. Cumar (Magool) / Version Cusub / Lyrics
13:03
Xaliima Kh Magool Kalah Banaadiri
10:46
GEEDI SHAAMBOW STUDIO
Рет қаралды 124 М.
It’s all not real
00:15
V.A. show / Магика
Рет қаралды 20 МЛН
Сестра обхитрила!
00:17
Victoria Portfolio
Рет қаралды 958 М.
Hibo Nuura iyo Saalax qaasim heeskii Kalgacalku waa qani .
13:10
ABSHIR SALAH
Рет қаралды 202 М.
Xasan Adam Samatar 🔥Iyo Heesta "GUULLEED MA JOOGA"
12:26
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 304 М.
Waa Jacayl Aboodiya
9:03
Xasan Adan - Topic
Рет қаралды 6 М.
AAN WADA DHAMEYNO
10:34
Cabdi Tahliil Warsame - Topic
Рет қаралды 6 М.
Sida dhamastu geedaha dhirta oga saraysaad with lyrcs
12:23
GEEDI SHAMBOW TUBE
Рет қаралды 1,5 МЛН
Original Neyruus oo (Qoran) + a Bonus
10:12
VivaSomalia1
Рет қаралды 210 М.
xaliimo khaliif magool  Dhirta xididka hoosaa dhulka loogu beeree  lyrisc
11:37
Ahmed Gacayte Amina Abdilahi - sabaalo
8:38
somalijecle
Рет қаралды 2,2 МЛН
It’s all not real
00:15
V.A. show / Магика
Рет қаралды 20 МЛН