Magool Hees macaan

  Рет қаралды 674,030

VivaSomalia1

VivaSomalia1

8 жыл бұрын

Пікірлер: 206
@user-dh9bd5st6t
@user-dh9bd5st6t 5 жыл бұрын
lyrics as i can. haddii aad ubax tahay, mid aad uroo udgoon badan baad, ahaan layde hayaay, waa maxay mooyi iyo mayaydani dheh waaw. Cusbo iyo kama maarmo geelu carroo cirka iyo wuu ogyahay halkii cosob lee! ceeb maaha inaan, ku caashaqo`e cidla iyo ha igu tuurin ciirsi la` dhe(dheh) hayaay!, ha i gula dhicin meel xun, iyo dhagax. waaw. sidii baxrasaaf, ku yaalla bustaan ayuun baad hadba ii, bidhaantaayee. o hayaay! waa maxay mooyi iyo mayaydaniye. wax badan buste saaray, boogteeydoo markii ay bogsan weyday, la i baray, hayaay! ha igula dhicin meel xun iyo dhagax dhe (dheh) iskaa siiyay oo, si kula noqotee waan kuu samrayaa, nabsigaa sido dhe!(dheh) hayaay! waan daayee qalbigaa, i daba wada dhe! waaw. nabsigu wuu dhaxaaye, kuma dhaafoo! ma dheera ee, wuu ku dhinac yaal dhe.(dheh) hayaay! daalayoo dalambaabi baan ahay dhe! (dheh) cambayahow waxaan haadda, kaa celiyoba! waxa aan sida cawsha kuugu ciyoba ma haddaay ku cuneen, cadaawuhu dhe!(dheh) hayaay! waa maxay mooyidiyo ceenkeeduba dhe!(dheh) cishqigu waa toddoba, haddii la tirshee mid aan tebiyaa kama hayeey tiri dheh o hayaay haygula dhicin meel xun iyo dhagax
@mohamedhaadi1491
@mohamedhaadi1491 5 жыл бұрын
maskak fresh ah ayaad le dahay bro hadiba erayadaan fahan tay
@mohamedhaadi1491
@mohamedhaadi1491 5 жыл бұрын
bro heestaan magaceed ayaa la dhahaa
@sahrobilan6025
@sahrobilan6025 5 жыл бұрын
cajiiib
@user-dh9bd5st6t
@user-dh9bd5st6t 5 жыл бұрын
@@mohamedhaadi1491 heeskani waa subcis
@abdullahiomar544
@abdullahiomar544 5 жыл бұрын
Waan kaaga mahadcelinayaa sida wanaagsan ooaad usoo qortay
@aymanmusic6721
@aymanmusic6721 7 ай бұрын
woow subcis faysal cumar mushteeg ayaa laha laxankan caana ku ahaa waana heeloyinka 63 ah ayuu ka mid yahay wakhti danbe ayaay wehel ii tahay dadkii wada seexdeen keligay ayaa dhegaysanaya jawi macn iigalisayba waa idin salmay
@xasancumar6443
@xasancumar6443 Жыл бұрын
Boqorada codka oo kaliya maahan ee waa Albaabka fanka soomali oo dhan allha unaxariisto xaliimo khaliif magool 💖❤💖❤
@shafieali3093
@shafieali3093 3 жыл бұрын
Waxaan hubaa Magool fanaanad ku coda horay loo arag dibna loo arki doonin wlh hubaal waaye Alla maxuu Cajiibyahay codkeeda Allah yaraxma
@cabdinasirclle2453
@cabdinasirclle2453 2 жыл бұрын
Sharifoow kuwo kssitasnu heeynas weeydnaan arag wali majadsanid
@shafleabdi9790
@shafleabdi9790 Жыл бұрын
Walee hadalkaasu waarun inaadeer waasaad sherry
@indheergaradwaxweydii8656
@indheergaradwaxweydii8656 4 жыл бұрын
Woow habeen arbaca ah Goobta gabiley iyo Gobalkii cagaarnaa ee gobta jibriil abokor iyo maxamed case Saacada 1:13 habeenimo
@Mahuraan979
@Mahuraan979 4 жыл бұрын
Wlh waa gob sacad muse oodhanbaa goba I love h.awal from badoa
@dr-abdala8403
@dr-abdala8403 4 жыл бұрын
Allow kunaxariiso.. Codkeedu ilaa hada qof keena lama hayo Mnsh Allaaaah 💖
@TherealNomad01
@TherealNomad01 3 жыл бұрын
Qaar baa isu haysta inay keeneen 😂😂
@asiye717
@asiye717 3 жыл бұрын
Waan Daye qalbiga idaba wada😢💔 Allow unaxariiso🤲🤲🤲
@captaintripplea4468
@captaintripplea4468 2 жыл бұрын
Alla yaa cizik what voice allha u naxariisto magool 🤲🤲🤲
@aliabdirahmanjama1445
@aliabdirahmanjama1445 Жыл бұрын
Mama magool markay yarayd ee ay joogtay hargaysa eebe naxariistii jano haka waraabsho aamiin aamiin aamiin
@abshirali9018
@abshirali9018 Жыл бұрын
Maalinimo arbaca ah taariikhdana ku beegantahay 24.5.2023 ayaan ku dhagaysanayaa degmada Balacad Sh Dhexe allah ha u naxariisto fanaanada xaliimo khaliif Cumar Magool
@aliabdirahmanjama1445
@aliabdirahmanjama1445 Жыл бұрын
Abwaan sulub muxuu jacayl ujiidh go,ay magool iyo sulub eebe naxariistii jano haka waraabsho aamiin aamiin aamiin
@abdulkadirali6556
@abdulkadirali6556 4 жыл бұрын
Haliima Omar khaliif magool Fanaan Qaran Allah ya raxma😭😭😭😭😭
@Suldan952
@Suldan952 Жыл бұрын
1:15 habeenimo sabti 2023-05-13 Xalimo khalif magol ilaahay haku naxariisto 😢😢😢😢😢😢
@cabdifaarax9104
@cabdifaarax9104 2 жыл бұрын
Waxan dhaysan jiray 2001 iyadoo cajalada waayo waayihi wacnaa
@mustaphaahmed5451
@mustaphaahmed5451 2 жыл бұрын
ALLA YAA RAXMA ,,,MY QUEEN XALIIMA QALIIF MAGOOL. ILAAHAY JANADA HAKU GALSHO
@alphakahie1676
@alphakahie1676 3 жыл бұрын
Ax ax abwanki hestaan sameeyay allaha unaxariste waa abwaan sulub oo jacayl awgii lajiiir go'ay aanan guursan abidkii jacayl dartii 😓😓😓😓😪
@aliabdirahmanjama1445
@aliabdirahmanjama1445 Жыл бұрын
Sulub abwaankii jacayl u jiidh go,ay
@najmoasad5333
@najmoasad5333 Жыл бұрын
🥺😭😭
@omaribrahinm1724
@omaribrahinm1724 2 жыл бұрын
Sacabka hesaha waana kuwa ugu xeel dheere xagga qaaramiga
@ibrahimaydid7214
@ibrahimaydid7214 Жыл бұрын
Anagaa kuu sheegaynee Heestan Magaceedu waa Laxankiii Subcis
@rimaaseey
@rimaaseey 3 жыл бұрын
Allaha unaxariisto maama magool allaha cafiyo allaha u waasiciyo qabrigeeda yaa raxmaan irxamhaa
@abdalaak-bd7yn
@abdalaak-bd7yn Жыл бұрын
What a song laxan iyo codbaa isku hellay meesha 😂😂😂🎉
@abdillahimohamoud2607
@abdillahimohamoud2607 2 жыл бұрын
heesta subcis ayaa la idhaa waxaa iska daba qaada fanaaniin aad u badan waxaase laxanka iska leh mushtaaq waana heestii lagu tijaabin jiray fannaaninta fanka kuso biiraya waagii hore, laxamada ugu adag ayay ku jirtaa jiilka haddana cid qaada nimcaan hilaac kaliyaan ka arkay.
@abdulkadirali6556
@abdulkadirali6556 4 жыл бұрын
Cambayahoow bislaaday waxaa haada ka celiyaba MA hadeey ku cuneen cadaawuhu😭😭
@ahmedabdinasir9091
@ahmedabdinasir9091 2 жыл бұрын
Subcis ka macan ma arag magool AUN🤲
@kafiakhaire821
@kafiakhaire821 4 жыл бұрын
Heestan xasus somalia ey riyo igu celisey waxan xasusta barbakiin a shidi jirey ila holwadag wardhigley a habenkii laga dhegeysan jirey qarami wagas somalia waxa degena dad wadanka iyo nabada shacabka jecel
@AliiMoalim
@AliiMoalim 4 ай бұрын
Alle ha unaxariisto maamada fananad.qaran,, habeen jimca ah taariikhda 22 March 2024 from afgooye Somalia
@MrLooyaan
@MrLooyaan 3 жыл бұрын
الفنانه الرائعه حليمه خليف مغول نسأل الله تعالي ان يغفر لها ويرحمها
@zahraaskar9191
@zahraaskar9191 3 жыл бұрын
Ala haw naxariisto
@calidhuuxcabdi4734
@calidhuuxcabdi4734 Жыл бұрын
Heestii dheereeye uu jeclaa
@mursalali9176
@mursalali9176 7 жыл бұрын
Is kaa siiyeyoo si kula noqotee waan kuu samrayaa nabsiga sido! waan daayee qalbigaa idaba wada! kelmado culus! proud to be somali wllahi
@boodhariofficial2678
@boodhariofficial2678 2 жыл бұрын
Legnw wan.ku slmy
@cadiqadirmaxamed2214
@cadiqadirmaxamed2214 Жыл бұрын
Codka dahabiga magool waa xusuus
@SuugaanSafaari
@SuugaanSafaari 2 жыл бұрын
RIP QU'EEN OF SOMALI VOICE AHUN HALIIMO KHALIIF MAGOOL🦻
@laascaanoodsool8947
@laascaanoodsool8947 7 жыл бұрын
2 meeris oo ka mid ah heestan:- Haddii aad ubax tahay, Mid aad u uroo, Udgoon badan baad, Ahaan lahayd 🍓 Sidii baxrasaaf, Ku yaalla bustaan, Ayuun baad hadba, Ii bidhaantaa 🍓🍍🌷
@cabdixasan1326
@cabdixasan1326 5 жыл бұрын
Magool the bees song
@proudcitizen4883
@proudcitizen4883 4 жыл бұрын
Magool Allah Yarhamuh Raheem Much love 💗Midaanla Ilaaweyn💗
@libandarajo3095
@libandarajo3095 7 жыл бұрын
alahu Yarxama xaliimo khaliif magool boqorada codka wlhi heees aaan caadi ahayn weeyi
@ahmedgobeysane1012
@ahmedgobeysane1012 3 жыл бұрын
Ax! Yaa qaraami macrifal qadiime minasab magool
@garaaraxmed1101
@garaaraxmed1101 6 жыл бұрын
Ma gaboobo codkeedu lkn aduunka waa ka tagtay ee alah u naxariisto
@azmocismaanqoslye6925
@azmocismaanqoslye6925 2 жыл бұрын
Alaha unaxariisto magool
@cshakuursheikhabdullahi8606
@cshakuursheikhabdullahi8606 Жыл бұрын
Waxaan hes wa dhafty 1.30 hapinimaan dawanayaa mar an hurdo iska wayay jawiguna daganyhy koley jcylku wa wax aan caadi aheen lkn mafududa inaa hesho qof kula fahma in aad tijaaboyin padn sameso moye madhaci donto hal maraa wax jeclaady wana kuguulesty mar un wan rajenayaa in aan helo gabar an is fahanno aduunyadu we gabanthy waxe kufiicanthy inaa jacyl iyo naxariis kuqaadato wayahaaga nololeed inta isjecl qalpigaan kasalamaya iyo inta wayha xun kujirta
@sahra1274
@sahra1274 8 жыл бұрын
Gorgeous voice Magool, RIP dear
@Sjaamici
@Sjaamici 6 жыл бұрын
Inaba caadi ma aha sida ay isugu duba dhacsanyihin codka iyo kabanka waan la dhacay anigu.
@yuusufcandurbo6495
@yuusufcandurbo6495 7 жыл бұрын
caawa bishu tahay 29/4/2017waa habeen sabti ah manta oo jimco ahayd magalad hargeysa ku dhintay ilaah hau naxriistee rashiid bulo oo kamid ahaa aabayaashii fanka soomaliyeed
@mahadow
@mahadow 6 жыл бұрын
Yuusuf Candurbo Allaha u naxariisto wl
@mrakjunior
@mrakjunior 6 жыл бұрын
AUN.
@MohamedOmar-zi9ug
@MohamedOmar-zi9ug 4 жыл бұрын
Allaha haunaxariisto
@charkodeqsalampeace1919
@charkodeqsalampeace1919 2 жыл бұрын
Waa subcis.
@HAMZA-gn3sz
@HAMZA-gn3sz 6 жыл бұрын
Nabsigu wuu dhaxaa ee kuma dhaafo ma dheero" e wuu ku dhinac yaal...
@mussashire9889
@mussashire9889 7 жыл бұрын
hestani wa hes iyo badh sidanba lo hesa mmisane waleyska daya sida dameraha loma ciyo
@adenosman5262
@adenosman5262 2 жыл бұрын
Allah ha u naxriisto
@ahmedaska6058
@ahmedaska6058 7 жыл бұрын
wowwaa masha allaah waa fanaanad qaran ilahay ha u naxariisto aminiyada iyo inta la midka ahaydba dhamantood
@mohamedismail9710
@mohamedismail9710 7 жыл бұрын
Qaraamka inay ku Qeerooto Naftu Halimo Khalig Magool Alle haku Naxariisto
@muusemaxamed3193
@muusemaxamed3193 3 жыл бұрын
Qararami waayo waayo
@abdinasirmohamed4012
@abdinasirmohamed4012 4 жыл бұрын
Heestan waxa sameeyey abwaan/fanaan/macalin faysal cumar mushteeg alle hawnaxariksto Faysal iyo magool aaaaaamin
@aliabdirahmanjama1445
@aliabdirahmanjama1445 Жыл бұрын
Abwaan sulub weeyi addeero
@regularwarya
@regularwarya Жыл бұрын
@@aliabdirahmanjama1445 Waa lagaa saxan yahay qaraamiga laxanka ayuumbaa la tirayaa erayadu waa hees dhaqmeed aad u fududoo tiro beelay marba meeriskaad rabto ayaad qaadanaysaa. AUN Faysal Mushteek wuxuu ahaa tailant dhab ah.
@ibrahimbasbaas7978
@ibrahimbasbaas7978 2 жыл бұрын
Waaw waan kaheloo waaban kuu samrayaa nabsigaa sido
@abdirizackmohamedibrahim1387
@abdirizackmohamedibrahim1387 4 жыл бұрын
wwww boqarada codka Allha kuu naxariste
@abdullahiyusufwarsame5393
@abdullahiyusufwarsame5393 Жыл бұрын
Allaha janeeyo maamo xaliima khalif magool
@abdulkadirali6556
@abdulkadirali6556 Жыл бұрын
Ya rabbi janatul firdows ka waarbi mom haliima omar khaliif tariikh aan duugoobin
@finnahinna
@finnahinna 5 жыл бұрын
I love her voice ❤❤❤
@nuuralihassan4670
@nuuralihassan4670 2 жыл бұрын
Kkkkk
@finnahinna
@finnahinna 2 жыл бұрын
@@nuuralihassan4670???
@locomotive5275
@locomotive5275 2 жыл бұрын
@@nuuralihassan4670 ??
@cman7388
@cman7388 Жыл бұрын
❤👍
@abdirahmanali3825
@abdirahmanali3825 Жыл бұрын
😅😅
@mustafexirsi
@mustafexirsi 4 жыл бұрын
23/Jan/2020 صباح الخير
@kamaalahmed462
@kamaalahmed462 2 жыл бұрын
Eesh calaa hees
@mahamedhasan2625
@mahamedhasan2625 6 жыл бұрын
Allah ha u naxariisto magool
@nrx8684
@nrx8684 2 жыл бұрын
Jaad gise la yiraa oo Kenya laga cuno iyo heestan ayaa isku mac.
@maxamedabukarjilacow9823
@maxamedabukarjilacow9823 13 күн бұрын
Waa heesihii subcis
@xasanmagafe5780
@xasanmagafe5780 2 жыл бұрын
Faysal C Mushteeg uun baa xasuustaa markaan laxankan maqlo. Ereyada abwaanadii walaalaha Hargeysa ayaa kala lahaa. Iidoor xikmad bay inooga tageen awoowgood la gub.
@abdihassan3836
@abdihassan3836 2 ай бұрын
Legend AUN Magool ❤❤❤❤❤
@mudane1454
@mudane1454 6 жыл бұрын
Legend magool alle haw naxariisto
@ghboy2914
@ghboy2914 8 жыл бұрын
waaw AUN xalimo qaliif magool
@MohamedOmar-zi9ug
@MohamedOmar-zi9ug 4 жыл бұрын
Allaha unaxariisto sado cali warsame
@abdititahmohammedsalaad5357
@abdititahmohammedsalaad5357 3 жыл бұрын
Magool weeye zxb
@cabdfitaaxcabbifitaax8826
@cabdfitaaxcabbifitaax8826 5 жыл бұрын
Yaa salaam yaa salaam
@dr-sihaam1041
@dr-sihaam1041 5 жыл бұрын
Allow kunaxariiso ... Kabanka Music isagaaba kamacan❤
@hassankhadarmohamed584
@hassankhadarmohamed584 5 жыл бұрын
Dr- Sihaam amiiral cuudki soomaalida u tumaya axmed ismaaciil xudaydiidi
@abshircarab18
@abshircarab18 3 жыл бұрын
Gurbaanka goobe miyaa tumaayo
@mohamuda.xamaraawi5553
@mohamuda.xamaraawi5553 4 жыл бұрын
Heesihiisa subciska Kuwoodii u Macaanaa
@MrLooyaan
@MrLooyaan 2 жыл бұрын
من يريد معرفة الحب فليستمع حليمه خليف مجول، ،،،، الا يرحمها ويغفرلها
@MubYus
@MubYus 6 жыл бұрын
i love magoool
@cabdinasirclle2453
@cabdinasirclle2453 2 жыл бұрын
Hade jaceeylkaagu nuxuu tari weey geeriyootey magoole..sabar
@adancabdulahi5712
@adancabdulahi5712 6 жыл бұрын
Waaaaw masha,allah
@libanwarsame5428
@libanwarsame5428 4 жыл бұрын
Waa Subcis.
@mrmukhtar5079
@mrmukhtar5079 4 жыл бұрын
Heeso wakhtigaasay jireene hada yaan waxba la is dhibin
@rashkaabdirahim3987
@rashkaabdirahim3987 6 жыл бұрын
19/5/2018 iyo paris france habeen taariikh leh
@cabdilibaan7198
@cabdilibaan7198 4 жыл бұрын
Xayaahes alaa yarxama
@hubantimedia175
@hubantimedia175 5 жыл бұрын
Sabcis baa ladhaa heestani
@muxiyadiinmaxamed1178
@muxiyadiinmaxamed1178 4 жыл бұрын
Allaha kuu naxariisto
@azmocismaanqoslye6925
@azmocismaanqoslye6925 2 жыл бұрын
Ilahay haw naxariisto fanaanada
@ilyaascali8306
@ilyaascali8306 6 жыл бұрын
Waaaaaw
@walidek1586
@walidek1586 4 жыл бұрын
Woow woow
@Samiirceshqi8
@Samiirceshqi8 Жыл бұрын
What a voice 👌AUN
@MohamedOmar-zi9ug
@MohamedOmar-zi9ug 4 жыл бұрын
Waka helay
@kushish2749
@kushish2749 7 жыл бұрын
The Queen Of Somalia
@farduusaxmed8181
@farduusaxmed8181 5 жыл бұрын
Mnsha allah
@abdulkadirali6556
@abdulkadirali6556 4 жыл бұрын
Hesta WA raaxeeye Banaadiri
@Armani_yossef
@Armani_yossef 11 ай бұрын
Heestu waa subcis.
@kinghabeab
@kinghabeab 6 жыл бұрын
ALLE ha u naxariisto
@noorcali1694
@noorcali1694 7 жыл бұрын
Somalia & somaliland Are One Nation But Two States Masha Alla May Alla Make Them For Ever Loving Siblings Again After All They Are same, faith, unique faith ,Culture & rich poetry heritage both double Olympic gold medalist can't rate them apart Alla Knows Best All Wise the know of ever thing bring there Hearts close & Settle there rights accordingly Amin
@Mohamed100ize
@Mohamed100ize 5 жыл бұрын
There's NO COUNTRY CALLED SOMALILAND BUT There's REGION CALLED IIDOOR NIGHTMARE
@fatushsaid2444
@fatushsaid2444 2 жыл бұрын
aamin aamin walal may Allah bless you clean heart🥰🙏
@mahmudnuur5744
@mahmudnuur5744 2 жыл бұрын
Keep dreaming
@mahmudnuur5744
@mahmudnuur5744 2 жыл бұрын
@@Mohamed100ize no qabyaalad dhilaa kugu curatee
@Mohamed100ize
@Mohamed100ize 2 жыл бұрын
@@mahmudnuur5744 mahadsanid
@ibrahimabdighani9184
@ibrahimabdighani9184 2 жыл бұрын
Subcis weeye heestam
@yaleboycabdimahad9069
@yaleboycabdimahad9069 Жыл бұрын
nuxurku ha igu soobato
@ahmedaska6058
@ahmedaska6058 7 жыл бұрын
xataa heesaha subciska ah laga,gama dhufanjirin MAGOOL
@TherealNomad01
@TherealNomad01 3 жыл бұрын
Hayaay aar laguma soo dagdagi jirin, waxay ahayd one in a million. AHUN.
@trumpppl2024
@trumpppl2024 3 жыл бұрын
Heesta magaceedu waa HANI ..ORIGINAL FAYSAL CUMAR MUSHTEEG SXB
@dayibaxmed4701
@dayibaxmed4701 Жыл бұрын
Heestani waa heelo laxankii subciskana waa la saaray eryada waxaa lahaa sulub Aun codki dahabka ahaa ee magool
@AhmedMohamed-tn5yg
@AhmedMohamed-tn5yg 7 жыл бұрын
waaa subcis tani
@abdiladiiflado9513
@abdiladiiflado9513 6 жыл бұрын
Aun xaliimo khaliif magool
@cabdirisaaqsharmaarke2791
@cabdirisaaqsharmaarke2791 6 жыл бұрын
Abdiladiif Lado Xaliimo khaliif cumar magool waxay ahayd fannaanad cod kar ah oo qalbiyada la jiifa cudurka caashaqa in badan dawaysay, kuma ay koobnayn heesaha caashaqa oo keliya'e waxay ahayd fannaanad dhinacyo badan oo bulshadu u baahnayd luuqdeedii tolmoonayd ee fannaaniinta kale ka tilmaannaa ku soo gaadhsiisay, Ahun Magool waxay dhalatay baan filayaa sannadkii 1948kii waxayna geeriyootay 2004kii.
@abdirahmanhusien6174
@abdirahmanhusien6174 3 жыл бұрын
@@cabdirisaaqsharmaarke2791 babuurka ceydiid ugu heysy sida iney wx qaban karto
@serahmed5346
@serahmed5346 5 жыл бұрын
Subcis weeye heeskani. Laxankaan aadka u cajiibka ah waxaa sameeyay Faysal Cumar Mushteeg.
@MohamedOmar-zi9ug
@MohamedOmar-zi9ug 4 жыл бұрын
Nic
@jacayalbalaadhaa3756
@jacayalbalaadhaa3756 Жыл бұрын
Alle ha ku unaxariisto
@hagadherianofficial6567
@hagadherianofficial6567 Жыл бұрын
Hala hala yaa Xalima😩🖤❤️
@bosirmaye484
@bosirmaye484 6 жыл бұрын
Magol was the queen .
@MubYus
@MubYus 5 жыл бұрын
waaaaw
@xanfar11
@xanfar11 Жыл бұрын
Waxan cood lama oran karo AUN magool 💔😔
KABAN MACAAN KOOSHIN YARE HEESO XUL GEESGUUD MUSIC 1
58:09
shiino1000
Рет қаралды 2,2 МЛН
Daydayaa Ma Dalee (Lyrics) Magool.
6:09
VivaSomalia1
Рет қаралды 433 М.
Best KFC Homemade For My Son #cooking #shorts
00:58
BANKII
Рет қаралды 57 МЛН
Double Stacked Pizza @Lionfield @ChefRush
00:33
albert_cancook
Рет қаралды 77 МЛН
Happy 4th of July 😂
00:12
Alyssa's Ways
Рет қаралды 66 МЛН
Kaan u Jiir Go'ayoo (best) by Magool
8:04
VivaSomalia1
Рет қаралды 683 М.
Axmed Mooge aun, Xalimo Khalif Magool aun & Hibo Nuura Heestii Godadle
11:16
Heestii:- SIDA MUUNI SUBAXEED
7:55
Hal Abuur channel
Рет қаралды 41 М.
Xasan Adam Samatar 🔥 Iyo Heesta "MAALMAHA QALOOCA"
9:22
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 75 М.
Adduunyooy Xaalkaa Ba' (Kaban) || Maxamed Mooge Liibaan || HD +Lyrics
9:03
QARAAM CHANNEL
Рет қаралды 1,4 МЛН
Baxsano Daraadaa - Saado Ali Warsame iyo Baacalwaan
6:22
Mohamed Wardi
Рет қаралды 5 МЛН
Bakr x Бегиш - TYTYN (Mood Video)
3:08
Bakr
Рет қаралды 2,2 МЛН
Әділет Жауғашар & SUNDET MUSLIM - Бір оқиға [M/V]
3:05
Әділет Жауғашар
Рет қаралды 99 М.
지민 (Jimin) 'Who' Official MV
3:28
HYBE LABELS
Рет қаралды 19 МЛН
Doston Ergashev - Kambag'alga (Official Music Video)
5:32
Doston Ergashev
Рет қаралды 4,4 МЛН
akimmmich (feat. Turar) - UMYTTYŃ BA?| official lyric video
2:54
akimmmich
Рет қаралды 3,5 МЛН