Magool (maxaad taqaan)

  Рет қаралды 128,230

Xamar Cade

Xamar Cade

Күн бұрын

Пікірлер: 45
@cirmarbadmar5522
@cirmarbadmar5522 7 жыл бұрын
Kuwan Magool caynaya miyeysan ogeyn in Magool ay ka qayb qaadatay halgankii soomaali ay kula jirtay Xabashi. Idinku qurbaad iska joogtaan. Maxaad wadankiina u qabateen. Magool waxay ka dhalatay qoys halgan iyo gobonimo. Taas ayaa u sabab ah inaysan dulmi u dulqaadan.
@osmansufi4066
@osmansufi4066 5 жыл бұрын
Yea caayi kara magool Alle ha u naxariisto iyada iyo abwaan cali sugule
@cabdilaahiaxmedallam8989
@cabdilaahiaxmedallam8989 5 жыл бұрын
Waxaa ka danbeeyey daaroodka eryaay
@cabdilaahiaxmedallam8989
@cabdilaahiaxmedallam8989 5 жыл бұрын
Fanaanimadii way ka dhacday hawiyay noqotay
@cabdilaahiaxmedallam8989
@cabdilaahiaxmedallam8989 5 жыл бұрын
Angaa cayayna tuugo tuugo dhashay
@kaahinyuftan399
@kaahinyuftan399 5 жыл бұрын
@@cabdilaahiaxmedallam8989 Danbi uunbaaad ka qaatay lkn Sharafteeda waxba kama dhimin. Daaroodow cuqdada Hawiye iska saara. Hawiye Siyaad barow la dagaalamay ee lama dagaalamin Daarood.😡😡😡
@mukhtarawad3863
@mukhtarawad3863 5 жыл бұрын
Jaalle M.iyo B.Khayre Guul Wacan Soomaali Oo Dhan
@MAHIIGAANCALI
@MAHIIGAANCALI 5 жыл бұрын
*abwaan sugulle iyo mgool allow idiinaxariiso* 3/11/19 wixii iga danbeeyow like me
@fatumaali8288
@fatumaali8288 11 жыл бұрын
siyad bare ilaahay ha u naxariisto wax noo dhaamo miyaan heynaaba ilaahay hooskiisa ha harsiiyo
@MedehiMoMedeshi
@MedehiMoMedeshi 14 жыл бұрын
ale ha u naxariistto iyada iyo waxii umada nabi mahamedaba intaa waxaan raacinayaa waa fanaanadii u caansaneyed ee soomaaliyed uguna heesaha badneeyed qof walibana waa ogyahay kii xaqiraaya mooyee waa wardi oo idin leh extimaama
@usamearwax2999
@usamearwax2999 Жыл бұрын
Cajib weye heska .wa erayadiiAbwaan cali sugunle cigaal( duncarbeed)
@mukhtarawad3863
@mukhtarawad3863 5 жыл бұрын
Dhalinyarooy Ka FAA,iidaysta Heestan
@ibrahimalimahamud2921
@ibrahimalimahamud2921 8 жыл бұрын
ilaahaan idiinku dhaariyee nin yiri nin iyo naag waa simanyihiin culimadiina laayay wuxuu soo waday ayaa ka darneed balse maanta labadoodba dhulkeey ka hooseeyaan waxay soo hormarsadeen ayaan horyaal
@xawo234dhahir7
@xawo234dhahir7 9 жыл бұрын
Wooow allah ha u naxaristo boqorada codka
@fuaadmohumed3678
@fuaadmohumed3678 7 жыл бұрын
ayaa taqaan waa erayadii abwaan cali sugule codkii magool
@micnamalahan
@micnamalahan 13 жыл бұрын
she died on March 19 2004 it was friday ; Alla ya raxma.
@aminhaibe6816
@aminhaibe6816 7 жыл бұрын
micnamalahan o
@mukhtarawad3863
@mukhtarawad3863 4 жыл бұрын
DhalinyaroowDalkiina Cadawga Difaaca
@abrahamcaesar1783
@abrahamcaesar1783 8 жыл бұрын
Heeestaan oo dhamaystrn wn waayya yaan ka helayaa
@mukhtarawad3863
@mukhtarawad3863 4 жыл бұрын
Dhalinyarooy Of Soomaaliya
@mukhtarawad3863
@mukhtarawad3863 4 жыл бұрын
Somaliya Mida Wacanaaaaaaaaa
@worldtoday1331
@worldtoday1331 4 жыл бұрын
Heesta horta yaa loo qaaday ma taqaaanaan, Aden Abdulle Osman( Adan- Ade) ayay u qaaday, dawladii kacaanka shaqo kuma lahayn heestan. Ciyaalka hada dhashay ee aan fanka waxba ka ogaynoow
@mukhtarawad3863
@mukhtarawad3863 4 жыл бұрын
Baro Ama Bar Dhalinyarooy
@caliosman
@caliosman 15 жыл бұрын
This song and bunch of them came out after 1969 coup...Some say it was a way of encouraging the masses but others say it was against the coup leaders especially Siad Barre.
@xeroshiinochannel8189
@xeroshiinochannel8189 4 жыл бұрын
2020 hadad firsanayso like
@mukhtarawad3863
@mukhtarawad3863 5 жыл бұрын
Maxaad Taqaan Wax kaweyn Ayaad Taqaan But That Don't Work Good people You must Kwon that
@mukhtarawad3863
@mukhtarawad3863 4 жыл бұрын
Soomaaliya Midnimo
@nkwakutoure
@nkwakutoure 15 жыл бұрын
the song is by magool. she is the aunt of k'naan.
@mukhtarawad3863
@mukhtarawad3863 3 жыл бұрын
Dhalinyarooy Fadhiga Ka kaca
@salawaat1
@salawaat1 15 жыл бұрын
allah ya raxmo magool
@omarpk4726
@omarpk4726 11 жыл бұрын
illaah haw naxariisto H.KH.O.[Magool.] the star with the gold voice. taariikhdaa ay dhimatay waxaan joogay South africa. Marxuun dhintay waxaa uhiila Naxariis eebe looga baryo & faataxadoo loo maro.[Dadoow aakhiradiina ha seegina hiil wallaal noqon waaye.]
@ibrahimalimahamud2921
@ibrahimalimahamud2921 8 жыл бұрын
iyada markaas waxay arkeeysay xumaan waxayna diidaneed in aay afka kaqabsato gumeesiga maxamad siyaad lkn uurkubaale ma ahayn oo maay ogayn in aay saan dhici doonto
@issadin8698
@issadin8698 8 жыл бұрын
Somalia hanolato alow naga bixi anfada
@hamacade
@hamacade 14 жыл бұрын
haliimo qaliif omar barre magool maasha allah ilaah janada haku siiyo @ oliyo qofkaan wato qabiil waxaaad ku heeysataa laabtada dadka ha u sheegin waxaa tahay ma jirtee xaliimo cadeey ilaah janada haku siiyo wadaniyad ayaa aheed
@nkwakutoure
@nkwakutoure 15 жыл бұрын
So you and Knaan are cousins? Have you meet him?
@oliyo
@oliyo 15 жыл бұрын
waxaan aqaan HAWIYE,DAAROOD, DIR, ISAAQ iyo qaar kaloo badan
@Mofamisa77
@Mofamisa77 11 жыл бұрын
iman sis aniga ahaan waxaan qabaa in uu binuaadanka is cafiyo kuligeen waan ka wada qaadanay dagaaladii sokeeyo ha ahaado af iyo adin ama dhaqaale,marka runti waxeey aheeydba alla ha cafiyo qabri ayeey maanta ku jirtaa,laakiin runta waxaa weeye magool fanaanad la mid ah nagama dhalan.
@CIGAYON
@CIGAYON 15 жыл бұрын
dhuxuxda alle ayaa bixiya, adigaba waxaa lagayaabaa in dhabdaada afka kaaga taasho,kkkkkkkk
@mohamed724
@mohamed724 14 жыл бұрын
@salwa0031 she said kill every darrod even their 2 year old boys she is like hassan adan samatar
@salwa0031
@salwa0031 14 жыл бұрын
FIRST OF ALL R.I.P HER AND THE REST OF MUSLIMS BUT SINCE I NEVER BEEN TO AFRICA AND NOT PLANING TO GO ANYTIME SOON, I HEARD THAT SHE LOST HER POSITION IN THE MUSIC SO FOR THAT SHE IS NOT A PATRIOT OF ANY KIND OF CIVILIZED NATION ECXEPT TAKING SIDE OF HER CLAN AS AN ARTIST SHE SHOULD BE AN ECXEMPLE AND FIGHT FOR THE RIGHT OF ALL KIND AT THAT TIME, FOR ME IM LEARNING HER MUSIC BUT IM NOT GONA PLAY FOR THAT KIND IDEOLOGIES SO MOGOOL IS NOT ANY LEGEND OF MINE, BUT I ADMIT SHE WAS TALENTED, SO R.I.P
XASAN AADAN SAMATAR & XALIIMA KHALIIF MAGOOL. " DALSAN :
13:50
Jaalle Allamagan
Рет қаралды 2,5 МЛН
SHACABKII OO KU FARXAY HEESTA XASAN SHEEKH LAGU GARBAASHAY
27:27
Zaki honest Official
Рет қаралды 27 М.
СИНИЙ ИНЕЙ УЖЕ ВЫШЕЛ!❄️
01:01
DO$HIK
Рет қаралды 3,3 МЛН
Hees Qalbiga Taabanaysa ❤️ Hooyoy Yaa Ku Heli Kara🙏
4:49
Dal Jire Tv
Рет қаралды 1,4 МЛН
Gacal xaayow
5:43
Tuuryo Tv
Рет қаралды 3,9 М.
JABKII MW XASAN SHEIKH ITOOBIYA AMAR ALLE LAAKIIN
19:35
Tusmo media
Рет қаралды 13 М.
100 Oraah iyo Xikmad Noloshaada Gabi Ahaanbo Badali Doono .
16:05
Xaliima Khaliif Magool 🔥Iyo Kooxdii Waaberi Iyo Heesta "TURUNTUROOTAY"
3:07
WAAYO WAAYIHII WACNAA
Рет қаралды 74 М.
Maxaad Taqaan - Hees Wadani Hobolada Waaberi
3:40
Ik Hajji
Рет қаралды 102 М.
Xaliima Kh. Magool - Hurdo Seexanmaayee ( Abwaankuluc Entertainment)
3:39
DAGAALKII MAGOOL IYO SIYAAD BARRE@BULSHADA CUSUB
8:11
BULSHADA CUSUB
Рет қаралды 18 М.
СИНИЙ ИНЕЙ УЖЕ ВЫШЕЛ!❄️
01:01
DO$HIK
Рет қаралды 3,3 МЛН